Axmed rasta| Barqadaan is baranaa|

  Рет қаралды 327,975

Caaqib Tube

Caaqib Tube

2 жыл бұрын

subscirbe iyo like nagu dhiira gali haddi aad muqaalka daawatay Thanks.

Пікірлер: 111
@ilyazzadan816
@ilyazzadan816 Ай бұрын
Waxaan Dhagaysanayaa 16/6/2024 Maalin Eid Carafo ah Anigoo Jacayl dhab ah Dareemaya inta iga dambaysa waan salamayaa❤.
@BukhariAhmed
@BukhariAhmed Ай бұрын
I7/6/2024 😂
@NimcoMahamd-jp6ir
@NimcoMahamd-jp6ir Ай бұрын
Isku wakhti iyo isku xalad😢💔
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Ай бұрын
​@@NimcoMahamd-jp6ir run sheeg xaliimo
@user-cy2kr1tc6y
@user-cy2kr1tc6y 27 күн бұрын
Ma heshay jcylki aad darenaysay
@Caaqibtube
@Caaqibtube 2 жыл бұрын
Haddi aad muuqaalka daawato fadlan ha iloowin inaad inoo like gareyso share dhahdo asxaataada gaarsiiso thanks
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 6 ай бұрын
Waxan ka yabay qofka heesta sameyey koley waa nin somaliyed erayada macnaha, eeg erayadan qurxda badan ee sidas uga burqanaya iyo😅sidey nimanka soomaliyed ugu qalafsan yihiin dumarkoda cajiib😢
@amaalmaxamuud-qq3ct
@amaalmaxamuud-qq3ct 2 ай бұрын
Jah waa hees dhaftay❤
@AmranMustafe-ep4ul
@AmranMustafe-ep4ul 2 ай бұрын
1/26/2024💍❤👑😢
@user-fi9jp6oy6w
@user-fi9jp6oy6w 2 ай бұрын
27/5/2024💔🥹😰
@wacan698
@wacan698 2 ай бұрын
Isku mid❤❤
@deckaali
@deckaali 2 ай бұрын
31/5/2024❤😊
@ayaancabdi3518
@ayaancabdi3518 2 ай бұрын
3 6 2024
@Updaa
@Updaa 2 ай бұрын
5/6/2024😢
@ifraah2757
@ifraah2757 2 ай бұрын
5/6/2024😩😩
@hayadmahdi1595
@hayadmahdi1595 Ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 17/6/2024 maalinti labad i eid carafo waxn daremy jacel an u qabo qof an iugin jacelkas 😢😢❤
@YoungAdesh143
@YoungAdesh143 Ай бұрын
Xanuun waaye!!! 🥹😭🤦🏻
@drsmariaturki6295
@drsmariaturki6295 2 ай бұрын
1/1/2017 is baraneyy 21/7/2023 wn is guursaney Alxm 🥹👸🫂
@claahiclaahicabdiqaadir186
@claahiclaahicabdiqaadir186 2 ай бұрын
Jiroo jooga Walgiin
@SahraMohamedali-vb9ou
@SahraMohamedali-vb9ou Ай бұрын
Oo intaa maxaaa iska fiirsaneyseen wll
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Ай бұрын
​@@SahraMohamedali-vb9ou way is baadhayeene 😂
@guuleedcali8834
@guuleedcali8834 Ай бұрын
1da luulyo malin arbaca 2024
@user-nl1lf6kl6e
@user-nl1lf6kl6e 2 ай бұрын
Nin cod mcno heestan iqaada hadaa heli laha nafta sowma garab dhigen🥹❤️😂
@Hussein8-lz1fc
@Hussein8-lz1fc 2 ай бұрын
Kly aa kuu qadee hehe
@calimohamad2332
@calimohamad2332 2 ай бұрын
Kalyy mcnto❤️🥰👸💋
@ifraaxcumar8316
@ifraaxcumar8316 Жыл бұрын
heestan waxaan ku xasuusta gabar aan zxiipo nahay oo hibo la odhan jiraY 2017 waxaan wada dhihaN jirnay meel wax lagu barto waxay jeclayd wiil qurbaha ku maqnaa wllh intaan wax dhiganayno een duruuska kujirno waxay dhagaysan jirtay heestan ninkaas aadbay ujeclayd lkn markii xariirkooda socday 2017 ilaa 2020 ayuu wiilkii ku yidhi waxaan imanayaa wadanka telkiisina uu iska tuuraY dib dambena umuu soo xariirinin uga baxaY waxay la ilmayn jirtay jacaylkiisi waxaY sidii ahaataba gabartii 2020 ilaa 2021 waxay ku qaadatay wakhtigeeda murugo iyo ciil 2022 waxay samaysaTy reer waxay guursatay wiil hargaisa jooga oo aad ujeclaa nabsi bixii ayuu ilhy siiyay alx maanta waxay uleedahay 1 gabar ayay udhashaY nolosheedana farxad ayay ku nooshaHy😰🥲jacayLka waa balaayo
@bushramohamed9297
@bushramohamed9297 Жыл бұрын
Wa dhib jecylku abayo sorry wixi ku dhacay wn ka xumhay wlhy gabrtas ilhay reerkedan ay ledahy hada ha u barakeyo inshallah 😘 💖
@Caaqibtube
@Caaqibtube 11 ай бұрын
Waxaa guule ah in ugu danbeen wax walba oo dhiba ay ka booga dhayatay
@sihaam673
@sihaam673 2 ай бұрын
sorry ilhy ha u barkeyo reerkeeda😢
@amaalmaxamuud-qq3ct
@amaalmaxamuud-qq3ct 2 ай бұрын
Srry wlhi qlbi I xanun waye bayo dhibtu gabdha badayna malin ayey heli isna ayadana watah nabsi baxday alle haw barakeyo rerkeda🎉
@hamdiqueen6057
@hamdiqueen6057 2 ай бұрын
27/5/2024😫❤xajigeyga aa iqaday yaa rabi si nabad nagu kulansii i.a❤❤
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 5 ай бұрын
Fannaankii Nooras Ameerika. ❤
@NasteexaMahettaxmed
@NasteexaMahettaxmed 7 күн бұрын
Fv song ❤💐
@Mawliidkawsarfamily
@Mawliidkawsarfamily 2 ай бұрын
Only 2024 from TikTok ❤😢
@deckaali
@deckaali 2 ай бұрын
Same😊
@DeeqoJaamac-px2yr
@DeeqoJaamac-px2yr 3 ай бұрын
Heesta kali ee la I barey 24/04/2024 waqti waqtigiisa kle inan isla jognaa jeclhy❤😊
@asmamuhidin6043
@asmamuhidin6043 Жыл бұрын
hees xasuus igu weyn qof an jeceelaa maanta intu ku dambeyaa jecelow maxad xanun badantahay😢😢
@issa8468
@issa8468 5 ай бұрын
Wonderful song legend keep going 💙💜
@ApdirahmanDeq
@ApdirahmanDeq 3 ай бұрын
wonderfull song ahmed rasta mi poi
@munasalebaan293
@munasalebaan293 Жыл бұрын
Ala qof ijecel ayaa heestan isoo qaaday😢😢ilaahay Haysu kaayo daayo😩🤲🏼🤲🏼❤️
@kHaLitt_Abdi
@kHaLitt_Abdi 2 ай бұрын
Amin amin alle idinma kala fogeyo
@ZakariAbarreZalMAAN
@ZakariAbarreZalMAAN Ай бұрын
Hesttttannn❤🥺
@khaledfaais3962
@khaledfaais3962 2 ай бұрын
Heestan xusuus gooniya ayay igu leedahy mrkan dhagaysto wxn xasuusta xanuunki aan jacaylka kasoo maray gabadh aan si xad dhaafa u jecla baan u qaadi jiray iyadu lkin imay rabin oo xidhiiidh kle ayay lahayd anna iyaday igu dhamayd wxan daba calaacalo oon isku dhiibo wxy iga dhigan jirtay wllked oo kle anna naftan dul dhigi jiray manta inantii mid klaa qaba caruurna way haysata ilahay haysku barakeyo anna wali xanuunki waa i haya 😢
@Caaqibtube
@Caaqibtube 2 ай бұрын
Walal inaad ilowdo baan kuu rajaynayaa
@Suleeqosalaxxuseen
@Suleeqosalaxxuseen 4 ай бұрын
Masha allh❤❤❤❤ abti mcnei gulayso❤❤❤
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Watching June 25 2024
@Mushtaaq-fo2er
@Mushtaaq-fo2er 2 ай бұрын
2024 🎉😢😢😢
@MAANKAHD
@MAANKAHD Ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 17/6/2024 time 12: 16 habeen eid Maxay kamid tahay heesaha aan jecelahay ❤❤❤
@user-cw6mj4nm6c
@user-cw6mj4nm6c 3 ай бұрын
27/4/2024 waa first day eeen heeskan dhagysto😊
@miskihussein8948
@miskihussein8948 Ай бұрын
Waxan dhagysanaya 4/7/2024 anigoo dareemaya wliba bal aan arko meeshay ku danbayso ❤❤
@NaasirMaxamed-vq8gb
@NaasirMaxamed-vq8gb Ай бұрын
haye
@Zamzam-xg6tw
@Zamzam-xg6tw 10 ай бұрын
Favourite ❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
My fv singer❤🙏
@jeniwaren
@jeniwaren Ай бұрын
Heestan Qof wax jecel ayuun ba fahmi kara . Hadad iga dambeyso ha i dhaafin🥰🥹
@AasiyoCabdilaahi
@AasiyoCabdilaahi 26 күн бұрын
Waxan dhegysanaya11/ 7/2024😢
@HooyoNuuriyocali
@HooyoNuuriyocali 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@bashiircabdicasiis8940
@bashiircabdicasiis8940 2 ай бұрын
2024
@JimcaaleCumar-i4s
@JimcaaleCumar-i4s 10 күн бұрын
@sabrinfatuma
@sabrinfatuma Ай бұрын
13/6/2024❤
@KhadraxuseenJaamac-gv5zd
@KhadraxuseenJaamac-gv5zd Жыл бұрын
Wow
@user-jn7if9qy1j
@user-jn7if9qy1j Ай бұрын
Taariikhda 16/6/20/24 Saacada 23:03 Habeenka habeen sabtiya Weliba ciida😢😢
@ZakariAbarreZalMAAN
@ZakariAbarreZalMAAN Ай бұрын
H 5:07 esttttannn❤🥺
@AmranMustafe-ep4ul
@AmranMustafe-ep4ul 2 ай бұрын
1/26/2024💍❤️🥹🫶👑 🎉
@AyuubCarab-xq7cs
@AyuubCarab-xq7cs Ай бұрын
Waxan dhegeysanaya 20ka bisha 6xaat 2024
@Axmedrasta-hi7nm
@Axmedrasta-hi7nm Ай бұрын
May 27/5 /2024 > malinti igu farxada badned
@muadHussan
@muadHussan 5 күн бұрын
16 12 2021 ❓❓❓❓❓❓❓
@Jama.Abdinur
@Jama.Abdinur Ай бұрын
Waxaan dhageysanayaa 25/6/24 Xasuus io xalad❤😊
@Nuuradiin906
@Nuuradiin906 Ай бұрын
18/6/2024
@ramadanabiib1834
@ramadanabiib1834 11 ай бұрын
Heestan wxan Ku xasuustaaa.......
@suldanzahir9122
@suldanzahir9122 2 ай бұрын
6/6/2024
@koosawale2211
@koosawale2211 Ай бұрын
9/March/2019 -♾️
@bashealiknml4135
@bashealiknml4135 Ай бұрын
Waxaan soo booqday heestan 1/july/ 2024. Maalin isniina waxaana xasuustay jacaylkaygii "INDHO DEEQA". inta iga danbaysa jacaylada xusa oo xasuusnaada. Like tana ii saara ❤🫂👸🙏
@zemzemibrahim4620
@zemzemibrahim4620 2 ай бұрын
1/06/24
@user-fm9qj1gm8b
@user-fm9qj1gm8b Ай бұрын
5/6/2024💔😭
@AnisoAniso-fk3jz
@AnisoAniso-fk3jz Ай бұрын
11/5/2024 😢❤
@liibaanaxmed6656
@liibaanaxmed6656 2 ай бұрын
Xidigiii north america 🇺🇸 Rasta 🥹. 21/5/24
@Suleeqosalaxxuseen
@Suleeqosalaxxuseen 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-gh7br7kh3x
@user-gh7br7kh3x Жыл бұрын
WWw❤❤❤❤❤❤❤vm
@MaxamedMuxumed-th5og
@MaxamedMuxumed-th5og Ай бұрын
17 /6/2025❤😢
@Awooy
@Awooy 11 ай бұрын
19/8/2023 malin sabti ah😢
@AishaSaid-zr7mg
@AishaSaid-zr7mg 2 ай бұрын
Heestan dadka kuwa jecel ba uqadi jiray balse aniga ana isku qadi jiray oo dharka ku dhaqan jiray malinka jimcaha ilaa habeenki ,xilli fican ba jawi ku galay hestan
@c.rasaaqmahmed
@c.rasaaqmahmed Жыл бұрын
Ax ax jaceela🤦‍♀️🙏
@user-wj8rl9cd5e
@user-wj8rl9cd5e Ай бұрын
❤❤❤
@AyaanhassanHassan
@AyaanhassanHassan 2 ай бұрын
28/5/2024 my name Ayaan wil cod mcn o hestan iqaado hadan helilaha sow nafta ma hos dhigen 😫🙈😂
@upaxmohamed959
@upaxmohamed959 8 ай бұрын
Heestaan😢
@timo6867
@timo6867 2 ай бұрын
27th May 2024 like
@yuusufmohamed8575
@yuusufmohamed8575 2 ай бұрын
Oky
@SahroIsaaq-wm4dj
@SahroIsaaq-wm4dj Ай бұрын
20 6 2024
@abdinnaseribrahim2353
@abdinnaseribrahim2353 2 ай бұрын
25/8/2022🥺😭
@Nasirdahirolol
@Nasirdahirolol Ай бұрын
Waxan dawanaya 23/7/2024❤💔
@nastexomaxamedxasannastanalka
@nastexomaxamedxasannastanalka Ай бұрын
6aad waye😂
@MaxamadAxmadsaalax
@MaxamadAxmadsaalax 2 ай бұрын
😢
@bilanjanno2264
@bilanjanno2264 2 ай бұрын
2024👀
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 2 ай бұрын
24 minutes iga horesa ❤😂
@nasuraay8351
@nasuraay8351 2 ай бұрын
31/05/2024
@Bayula-uj7ur
@Bayula-uj7ur 3 ай бұрын
" raga somalida romantic ma'ahan" meanwhile their lyrics, 💀
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 2 ай бұрын
Hee 😂
@aishaaden35
@aishaaden35 3 күн бұрын
🥹💕💕💕💕
@user-kf1do3ky5f
@user-kf1do3ky5f 25 күн бұрын
2024😂😂❤😢
@user-tj5pq1dw9m
@user-tj5pq1dw9m 2 ай бұрын
3/6/2024💔🥹💔
@ZakariAbarreZalMAAN
@ZakariAbarreZalMAAN Ай бұрын
Hesttttannn❤🥺
@mohamedismacilyusuf1095
@mohamedismacilyusuf1095 2 ай бұрын
28/5/2024❤
@tatianaandria7956
@tatianaandria7956 2 ай бұрын
18/5/2024🥹💍🤴🏼💗
@Suleeqosalaxxuseen
@Suleeqosalaxxuseen 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sihaam673
@sihaam673 2 ай бұрын
Heestn markn dhgysto wxn soo xasusta wiil an Jecla oo an u ooyi jiry😢 lkn isagu ima ogyn oo anigo u bahan buu iga tagay waliba
@AyaanhassanHassan
@AyaanhassanHassan 2 ай бұрын
Sorry wll jcylka iska noocasa anigaba qof aan jecla go.aan ka qaatay 25/5/2024 waxa rajena inu I anfaco
@sihaam673
@sihaam673 2 ай бұрын
@@AyaanhassanHassan ilhy mid khyr qaba haku beego Qali❤️
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 28 күн бұрын
​@@sihaam673 dunidan aad arkayso wllo qofba qofbaadhaawacay
Hees Cusub - Boqoradaan Jeclaa - Ahmed Rasta  2011 New (With Lyrics)
6:37
King Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
AHMAD RASTA HEESTA GOBAAD LYRICS 2018
6:06
Dulucda Filimada
Рет қаралды 693 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Maxamed Bk (Been Go Lagu Daday) 2015
7:46
Codka Shacabka
Рет қаралды 4 МЛН
AHMED RASTA Live Naftan Kuu Buktee Nairobi
6:04
Abdirahman Somali
Рет қаралды 2,5 МЛН
Hassan A Samatar - Baladweyne (Lyrics)
11:01
Pile Tracks
Рет қаралды 2,1 МЛН
AHMED RASTA AYAAN OFFICIAL MUSIC VIDEO LYRICS 2021
6:22
Gacanqabat Digital Studios 8K
Рет қаралды 343 М.
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,7 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Ahmed Rasta,new release DOOKH, 2014  by Socdaal
7:10
Socdaal Photography
Рет қаралды 3,5 МЛН
AHMED RASTA  DUMAR IYO JACEYL LYRICS  2021
6:31
Gacanqabat Digital Studios 8K
Рет қаралды 2,4 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН