AYAAN QISADAADA CML AYAAN LANOOLAHAY WALIBA ANIGOO XAAMILO AH AYUU ILMIGII IGA SOO

  Рет қаралды 14,519

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Ай бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 146
@user-ty3mx4hu2j
@user-ty3mx4hu2j Ай бұрын
Hooyo maahi laakin waa dareemi karaa abaayaden ayada iyo ilmaheeda alle dip ha ukulan siiyo iyo inta lamid ah
@muna607
@muna607 Ай бұрын
Gabdhan wad isku qiso ee tihiin waxa yar ayaney ilahay subaxaana watacaalaa ha u keeno ilmhedi o nabad qab hakul miyo walalshey ayad iyo ilmhed🤲🤲😢
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en Ай бұрын
Hooyo walba oo ilmaheda ka maqan yihiin alle hakulansiiyo
@NimcoBiriiye
@NimcoBiriiye Ай бұрын
Aamina abayo😢😢
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 Ай бұрын
Amiin allaha wayni ninka gabar miskiina dhiba awladeedana ka xarima alle uduga janada haka xarantimeeyo😢
@Najminaa
@Najminaa Ай бұрын
intii dhiban Alle dhibka dheef haugu badalo🤲
@user-sf7hw4wz4l
@user-sf7hw4wz4l Ай бұрын
Wll ayaan waxan ku farax sanahay sida hufan oo ad shekadada walashan ilahay gurigeda ha Ubarakeyo gabdhehedana alle ha ukeno
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 26 күн бұрын
Ilmaheeda ayadoon fileynin Albaabka Allaah hawga soogeliyo Aamiin ayadana qalbigweda Allaah hawxajiyo Aamiin❤️👏
@aishamohamed5369
@aishamohamed5369 Ай бұрын
Illahay cadowgoda ha jabiyo raga somaliyed kuwa sidaas u xuna wey ku jiraan😢😢
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk Ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢
@khadiijoabukar8640
@khadiijoabukar8640 Ай бұрын
Ayaney abayo ilahey hoyo walbo ilmaheda hala kulansiyo oo kafog kuwa nolosha kumidoba alle haka dhigo amiin anigabo hoyoyinkas wan kujiraa Wana jeclahy qisadeyda inan kula wadago oo meelaha qaar marki lafiriyo kuwina kaxanun badan sakay anigo shaqeynayo Ayan kudhagestay wnba ilaway inan comments soqoro hada kudawanayey oo xasustay
@bellasharif9501
@bellasharif9501 Ай бұрын
Gabdhaha allaha u xafido jirkooda sharaftooda maskaxdooda iyo sikastaba hooyo la,aan gabdha na kuma qurxoona ninkaas allaha uga soo qasbo
@AsmaAsma77-mn4tp
@AsmaAsma77-mn4tp Ай бұрын
Amiiin yarabii aniga ubad kaygii nin iga qaatay oo habeen iyo malinba ooya😭😭😭
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn Ай бұрын
Ilahy adinko nbda ha idin wda kulmiyo 😢 Ale barigana badso
@AsmaAsma77-mn4tp
@AsmaAsma77-mn4tp Ай бұрын
@@mulkimicraaj-ig4nn amiiin wllashay ilahay waxan marwalba kabar yaa inuu iga qado ubadkayga
@ZuzuahmedMohamed
@ZuzuahmedMohamed Ай бұрын
Habo ayaaney asxb tada ha iiso suceyaan 1 sano lii qaba wali illahey ilmo ima siin 40.qof ducadooda waala aqbalaa habo mcn thnks❤
@SucdiAbdi-qx2zn
@SucdiAbdi-qx2zn Ай бұрын
Alle hakusiiyo kuwobariya
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Ай бұрын
Alaha kusiiyo ubad abaayo
@sadioabdirahmaan8016
@sadioabdirahmaan8016 Ай бұрын
Xbt alle haku siiyo awlaad bari ah oo deg deg ah insha allah
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r Ай бұрын
Adiguna duceyso wll mcney insha allah allah hakusiyo insha allah
@ZuzuahmedMohamed
@ZuzuahmedMohamed Ай бұрын
@@ayaangobdoon3254 haye habo mcn
@caaishoxuseen9415
@caaishoxuseen9415 Ай бұрын
Ilaahow hooyo walba iyo ilmaheeda kalamaqan isku keen
@sundusawil2355
@sundusawil2355 Ай бұрын
Allahu akbar waa la ilmeeyey qisadaan😢
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️😢🫶🏻
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Ай бұрын
Ilahy Si Sahalka Intuu Kusoo waco iga soo Doono Ku Dhaho I a
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m Ай бұрын
Subxanahla ilhayo qalbiga ha ku qabojiyo walashey qali sabir wllo wad heli doonda caruuta 🤲🤲😢😢😢😢😢😢
@LadanYussuf
@LadanYussuf Ай бұрын
Ax ax😢😢 alla xanuun bdana yaaarabbi hooyo walbo ladhiba u gargaar
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Ай бұрын
Wcs xbbtiiiiiii❤❤❤❤ ilaahay dartiis kuu jecel nahay ayaaney
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Ай бұрын
Alaha kujeclaado xayaati
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kusoceliyo Ibrahim cade ya Rabi inshallah
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad Ай бұрын
Ala xanuun badanaa😢😢wlhi wan ilmeyi😢
@SumayaAbdiqadir
@SumayaAbdiqadir 28 күн бұрын
Ameen ilahayow ka xaarantimeey janadaada😢
@SaidahassanHassanmoussan
@SaidahassanHassanmoussan Ай бұрын
Ayan qiso ayan raba in kula wadago
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 Ай бұрын
Wcs xabibti ayaaney insha allaah boqorka labadna illaah waa kugu guleyna waa hubal o hooyoyin badan ayaa duco kula garab taagan waana aad guleysane abayadan na illaah waxa uga barya in gabdhaheda dib ula midoban walhi ayaney ilmada wan ceshan wayey hado wax so qora wan tira o wan arki weyna qoralka wlhi dumarka xad gudub aad uweyn aalo gesta ❤❤❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
Aamiin Yaaaa Allaah 😭😭😭😭
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 29 күн бұрын
Aabe maaha kaasi waa Allah Cadab Raga Soomaalidu Caqubo haku dhacado
@QUREESHOAADAN-nr1kj
@QUREESHOAADAN-nr1kj Ай бұрын
Ayan abyo aniga waxankugu jecladey dhirarnanta ah ubadkaga intey ka mqan yihin wax mel usii dhigo o shaqeyso xaqiiq waye wlh hadad bahantahay o intey carurtada ka maqnayeen ohin iyo murug ad meel la fashidey hadhow iyaga xitaa aad kuma xisanayaan
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 27 күн бұрын
Abayo Allah ku fududeyo ilmahada Allaha kuso gacan galiyo se yago nabad qabo kas nin mahan ilhay inu kudhafiye kumahadi gabdho waxa aqano qiso tada kadaran ku dhcday waliba ninki u silvonoyo marki ilhey bari inu kuso gacan galoyo
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Ай бұрын
Illhy cadawga ha oga soo furfuro gabdhaheeda
@user-zv4cm2xc2y
@user-zv4cm2xc2y Ай бұрын
Allow hoyo cilan waye ubadkeda o samo ah uso gacan gali ninka sida ugalay na allow raxa adun iyo tu aqiraba garab mari sida u ugalay hoyo ugana ilmeysiyay hoyomcn allow xajigaga iyo ubad kaga ku barakey sama adun iyo tu aqiraba wada hela iskuwara owada jira. Abid 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭 wan qiroday ilmana iga so dhawate wan somanahaye allow ni aqbal ducada sida min qabiga ah e an nigu duceye hoyo iyo carurteda sowj keda yarabi 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 Ай бұрын
Ayaaan xbbt habeen wanagsan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Ай бұрын
Wanaagsan xayaati
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Ай бұрын
Guu leeso walasheyn Allaah ha ku fududeeyo amurahaadha Insha Allah mahadsanid
@IstarMohemmed
@IstarMohemmed 20 күн бұрын
Ani xita ano 3jir eh ayaa hoyade ilag wati malinta so gardsadi ana so radsadi hoyade mcn wiliba waliga xarntamey hoyade 😢💔🥹
@shamsohussein
@shamsohussein Ай бұрын
Allah ha u gargaaro abayo
@user-uz8iw8xi8g
@user-uz8iw8xi8g 24 күн бұрын
Allah ha Kadul qaado dhibka hesto
@falishassan528
@falishassan528 Ай бұрын
Qurux dumar abayo Masha Allah
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Gabadhaas waxaan kula talin abayo suratul baqarah akhriso ayaaney adna akhriso ilaahay ilmihiisa wuu idiin soo fududeyn
@user-yi5qz9yf1v
@user-yi5qz9yf1v 27 күн бұрын
Amin ya rabi abayo❤❤❤❤
@user-xk2ic4ri2j
@user-xk2ic4ri2j Ай бұрын
Ayaan xirsi gobdoneey wan kusalamay wllo wiilki ibrahim ahaay maheshay
@CaptainOzil-yq6dc
@CaptainOzil-yq6dc Ай бұрын
Abyo alle bari
@hananhassan7371
@hananhassan7371 28 күн бұрын
Amiin yaa rabi
@user-gb1gi1yn3g
@user-gb1gi1yn3g Ай бұрын
Abyo ayaney gabdha abaya ilmaheda allha unobad keno adnah ibrahim yre allha kukeno aso nobada
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Ай бұрын
Maasha allah xabiibti ayan waxaan kaa codsanaa inad Shere out iisa mayso waana kaaga mahad celinaa
@AyaanCabdullahi-lj2oq
@AyaanCabdullahi-lj2oq Ай бұрын
My queen 💖💖👑👑
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 Ай бұрын
Aamin yaa rabbi
@user-dm8gf4yx2u
@user-dm8gf4yx2u Ай бұрын
Ale haw gargaaro aaamiin yaarabi
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o Ай бұрын
Ayaany allh kuxfdo ❤
@nasteexocqadir
@nasteexocqadir Ай бұрын
Aamin yarabi
@hawafarahaden60
@hawafarahaden60 Ай бұрын
Ha ku qoslin waxkasta Iska dhaca Allahi qalbigiisa kuu sojeediyey ku shugri
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 Ай бұрын
Ayaany I miss u
@khadrasaleebaan4773
@khadrasaleebaan4773 Ай бұрын
Àsc hooyaa illahay qalbiga haw qaboojiyo waa hablo ee illahay vacated ha ku soo celiyo ishallah si deg deg ah
@IlwaadinaCaroone
@IlwaadinaCaroone Ай бұрын
Haben qurux bdn wll ayaan hoyo adag aallah kula garab galo nolosha abaayo wlhi waxa thy gabar ku dayasho mudan
@FathiaFathia-un5xo
@FathiaFathia-un5xo Ай бұрын
Gulaayankurjiynya abyo ❤🤲🤲☝
@shukrimaxamed1317
@shukrimaxamed1317 Ай бұрын
Ax ax ax as ax ax ax alla qalbiga maxa akhiro waryala
@MunoXuseen
@MunoXuseen Ай бұрын
Wcs abyo ayanah❤❤
@FartuunTifow
@FartuunTifow Ай бұрын
Ayaan quruxey ❤❤❤❤❤
@HaniCismaan-q6t
@HaniCismaan-q6t Ай бұрын
Amiin amiin yarabi 😭😭😭🤲🤲🤲
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Ай бұрын
Wan ku xisay abayo ayaan dheyman ale ha ikaa dhowro ❤
@CashaMaxamed-tw3ol
@CashaMaxamed-tw3ol Ай бұрын
Qalbi Adkaa qof hooyo iyo ilmeheeda kala fogaynayaa😢
@FARHIYAFARHIYA67
@FARHIYAFARHIYA67 Ай бұрын
Setahay abaayo
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 Ай бұрын
Wcs xbbti ayaan hore usoco
@ShamsoCali-du2qk
@ShamsoCali-du2qk 29 күн бұрын
Aamiin ❤❤
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad Ай бұрын
Subaxan allah
@umulkhairmohamed9152
@umulkhairmohamed9152 Ай бұрын
Ilahaw u soo dhawee
@Siman.qalbi-lacka
@Siman.qalbi-lacka Ай бұрын
😢 soori Abyo anga neh noosoducey
@SaabiriinCismaanCabdi
@SaabiriinCismaanCabdi Ай бұрын
Sodhawow ayaanay
@muhachannel5140
@muhachannel5140 Ай бұрын
Aamiin
@KalthumshariffAbdinassir
@KalthumshariffAbdinassir Ай бұрын
Subxanallah😢😢
@muhaahmett3496
@muhaahmett3496 27 күн бұрын
Amiin 😭
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 Ай бұрын
Wcs xbbti ❤❤❤
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi Ай бұрын
ilaaahey dhibka dheeef ha idinkugu badalo
@NimcoBiriiye
@NimcoBiriiye Ай бұрын
Walaahi ayaaneey gabadhan isku qiso anaha 2 gabdhod aa sas iga maqan lkn malintan gaaro meshan rajeenay waxyar ayaa igadhiman insha allaa malintaasa kulawadaga marey noqotaba😢😢😢😢😢😢
@Bishaaro-Bilan
@Bishaaro-Bilan Ай бұрын
Fast ayaaney abayo muqaalka hordhaca aan ku jeclhy malmahaan ma u sameysid 😢❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Ай бұрын
Inshaa allaah waan usamaynaa xbbt
@MaryamoMaxamed-fv5zk
@MaryamoMaxamed-fv5zk Ай бұрын
AMIIN YARIBI
@ZamZamHusein-uh3lt
@ZamZamHusein-uh3lt Ай бұрын
Alla ayaneyy manta janis helay walahi abayo waxa tahay dhiri galisada gurugena vedio ga 3 minit mis alay guleso waliga siniyad ku jeclahay❤
@adniabdi-vn6kp
@adniabdi-vn6kp Ай бұрын
Ayaney abyo wllhi hoyoyin xunna wey jiran aniga gawar aan darisnahay waa minyaro waxaa lokenay wiilyar oo xanunsan oo hoyadis eyso turtay waliba ,ayado ladha hayo walagugubilaa ee ilmahada heyso weyna diday wllhi wiilka xanunsan hadu kushekeyo wad ilmeynesa xataa wuxudha hy hoyo jab canjero eyisinjirtsy markan dhaho hoyo igusodar wexe ileda hay waryaa xadka maka dhaqikaro hadaa badarka iskabadiso wayo wilka wadnaha dulelay oo 2tilabo haduqado. Wuusuxa marka wainuu sarirta lee jifa aqiiran wuxanuunsaday wllhi ayado xaamila edadis ey isbitalba mar lagaleyse ilaa marki dambo oo esiyu ukudhinta ani iyo gawadhi edadis eheed okortagan wana edo abo qabo kawaran , 😭😭 wllhi malin makufikirin hoyo sas uber adak ineyjirto😢
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en Ай бұрын
Iney maskaxiyan xanunsathy laga yabaa abaayo ilama aha hooyo caruurteda sida ku sameyneyso ayado caafimaad qabto
@user-xr6hj2dd7w
@user-xr6hj2dd7w 28 күн бұрын
💔😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 28 күн бұрын
Sorry sister Ilàhy haku so sahlo gbdhahaaga wll
@maryanosman4076
@maryanosman4076 Ай бұрын
Sooo sad 😢😢😢
@najaxaxmednalka4208
@najaxaxmednalka4208 Ай бұрын
Aniga isku maleya qisada 😔
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 Ай бұрын
Allah gabadhan cadaab ee aragtay. Faraxan cml ayaa salid lo karkarsadaa. Balo kuqaaday dheh
@siciidaadanmaxamed6387
@siciidaadanmaxamed6387 Ай бұрын
Fiicantahay
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Acuudu bilaah kan mid ka cadawsan ma maqal 😢 miskiintaan cadaw gaajo ayay u gacan gashay.
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 Ай бұрын
Wcs❤abyo ayaan cawa dhowr su.aal ku weydiina dadka warka badan ama su.aalaha badan maahi😂 ee malin dhaweyd waxad dhahday khaalid baan dukaan wax uga dirsaday buskud miya mise caano ma xasuusto maka baqeysid miyaa in lagaa xado tedkle muqdisha ma toos baad u dagtay abyo❤mise waad laabaneysaa quruxey ❤waxan kaloo kugu amaanaya adigoo 9sano qiso xanun badan lanoolaa inaad na dhiiragalin jirtay aniga abaal ban kuu haya abyo waana kusooduceeya inaad ibraahim heshidna nogana farxi markad hesho i.a guuleyso abyo❤ Ayaan waa illeys waa dayax sareey oo muuqo waligaa abaayo❤👑🦋🫶
@user-yu3tu5tg3e
@user-yu3tu5tg3e Ай бұрын
Sc ayaaneey
@IlwaadinaCaroone
@IlwaadinaCaroone Ай бұрын
Qisada hada cawa dhagesto subaxdi waxa canjelada❤ku dubo raba wan ku ceshta❤ama shekoyinka inta ku baran ka hor ayaa radiya taqriban Sanad iyo bar cml ayaa kugu xeranahay
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 4 күн бұрын
❤❤
@nasteho7821
@nasteho7821 Ай бұрын
Ayaaney amaa xamar kugu imaadaa from kismayo
@AishaJama-n6n
@AishaJama-n6n Ай бұрын
Asc wll Ayan gobdoon xage kala xidha waxan raba qisadad kulawago😊
@AishaJama-n6n
@AishaJama-n6n Ай бұрын
Asc wll Ayan gobdoon xage kala xidha waxan raba qidayd ku so gudbiyo
@amranabdirahman7060
@amranabdirahman7060 Ай бұрын
Waa xunun waaye wlhi
@Najmo35
@Najmo35 28 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@SaruuroMohamed-on7ke
@SaruuroMohamed-on7ke Ай бұрын
Abayo Alx qalbi ga hauqabojiyo
@falishassan528
@falishassan528 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mateyscali3700
@mateyscali3700 Ай бұрын
😢😢😢😢 sorry abyo macn
@user-yl5nh7vk7i
@user-yl5nh7vk7i Ай бұрын
Asc abaayo sthy
@FARHIYAFARHIYA67
@FARHIYAFARHIYA67 Ай бұрын
Wsc
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
TAMIIM HOOYADIIS AYAA LACAG IGA DHACDAY AYEEY TAGAN TAHAY  🤭
12:16
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 232
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Sawda Billan
Рет қаралды 64 М.
WALAALKAY WAA WIILKAYGA SANADO KADIB SIRTII FASHILMATAY
28:56
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 20 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 2,6 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
0:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 1,8 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
0:54
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 29 МЛН