AYAAN TOROMSO IYO DEEQ DHEEG - TALANTAALI - BEST SONG 2017

  Рет қаралды 874,934

Abdirahman Somali

7 жыл бұрын

Ereyadii QOLQOL
Laxankii XANFAR YARE
Music By SHEEGOW BISHAAR
Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
Somaliproduction
abdirahmansomali
soundcloud.com/abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSomali
reallysomali

Пікірлер: 261
@ahmedshuxle1605
@ahmedshuxle1605 5 ай бұрын
2024 still watching 😊😮
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 5 ай бұрын
me too😂
@ahmedshuxle1605
@ahmedshuxle1605 5 ай бұрын
@@niciimaxaaji2343sirqo 😂😊
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 5 ай бұрын
Same😂❤❤
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 5 ай бұрын
wan wadayaa dhagaysigeda ila aan ka 💍😀😀
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 5 ай бұрын
@@niciimaxaaji2343 kasii wad anigana isoo ducee
@MowliidHajiAbdi-dw1lc
@MowliidHajiAbdi-dw1lc Жыл бұрын
Heestaan xusuus Ayaan udhageystaaa xaaskeyga aan ilaabin Mar walba Ayaan wada dhagey San jirnay jannada Allah nagu kulan siiyee darted ayAN UDHAGEYZTAA 😢😢
@user-rz2bb3nj6n
@user-rz2bb3nj6n 4 ай бұрын
Alleh hawnaxaristo wlll😢
@mohamedhirrsi5255
@mohamedhirrsi5255 4 ай бұрын
Qbw​@@user-rz2bb3nj6n
@fattiyaaxmed2798
@fattiyaaxmed2798 4 жыл бұрын
Heestan saxiibady nasiem saciidba jecel 😍 ayda darteed bn udhagysan
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 Жыл бұрын
Sow maha
@saedroble
@saedroble 4 жыл бұрын
From boosaso bari somalia Heestan xasuus bay igu leedahay aniga iyo sxbkay an aad u jeclaa ayaa wada dhagaysan jirnay xilli labadayada u nahayay jacayl aad u culus habeenka xilliga dame ayan ku saamalayli jirnay lakin maanta sxbkay waa u dhintay allah ha u naxariisto janada allah haku irsaaqo Caawa ayan arkay heestan ano ay igu damaysay wakhti hore iyo waayo an la ilaawi karin.... From Boosaso _ Bari _ Somalia
@owliyo1218
@owliyo1218 2 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 ай бұрын
Allah ya raxma ana holland ban ku dhagaysan jiray wakhtigass
@farhiyajama3342
@farhiyajama3342 7 жыл бұрын
wow waxaasa baa hees lagaa dhahaa ayan &deqa allow idindaa aamiin😍✌❤❤❤❤❤
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 5 жыл бұрын
Ninka raga ah wa kii nagtiis dariiqada tosan horseed ma ah inuu boqol rag dhaxdeeda inuu keno ee ka dhax hesto asne ku faraxsanyhy allah so hanuuniyo iyda iyo asiga 🤩🤩
@ubahnora9157
@ubahnora9157 Жыл бұрын
Ninka aan jeclhy markn is guursano waa bln inaan daaarto anago todobada ku jirnaa 😁 Commnt ne wan so qoraayaa 🤗
@DeeqDarajo-qp5tr
@DeeqDarajo-qp5tr 4 ай бұрын
Hye ma sameysay 😂
@ubahnora9157
@ubahnora9157 4 ай бұрын
@@DeeqDarajo-qp5tr ma aroosin 😄
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 ай бұрын
​@@ubahnora9157 dee maku gursada😮😮😅
@nasteha8049
@nasteha8049 2 жыл бұрын
Waa hees aan jeclahay inaan wada dhagaysano inagoo lamaana aniga iyo mustafa mudan xaqlihii naftayda 🤍👩‍❤️‍💋‍👨🤲
@Hafsahubi
@Hafsahubi 6 ай бұрын
Tashi iyo Gudoon wacan waan u ahay diyaar taas❤ Noloshaydii Mar waynu ku kulmaynaa Nolosha insha allah❤
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 Ай бұрын
Khadar Ahmed Omar ❤❤❤ Caashaqii itaabtaaaa Igusii tarmaayoo Macaaan waan kutabayaaa Adigaan kutabayaaaa Khadar waan kutabayaaaa 😊😊 caruurtayda aabohood Allahayoow ikaa daa❤❤❤
@aminaahmedmohamoud5425
@aminaahmedmohamoud5425 4 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysan jirey jacaylkeygii oo maqan waxaan is oran jirey marbaa saa ukulmaysaan saacid waxaana wada soconey 6sano laakiin geeridii ayaa ku timi Allah ha unaxariisto saacid
@ayansiciid2425
@ayansiciid2425 3 жыл бұрын
Ameen
@geesigadhulkahooyo2551
@geesigadhulkahooyo2551 3 жыл бұрын
Allah yarahma
@user-vb1bw6yl8l
@user-vb1bw6yl8l 3 ай бұрын
illhey ha u naxariisto 😢🤲🏻
@mobayle8508
@mobayle8508 6 жыл бұрын
Deeq dheeg oo xaaskiisii khibradiisa ugu awood sheeganaya ayaa halkaa iiga muuqda, waa hees aad u macaan, labadooda iyo cidii gacanta ka geysatay mahad balaadhan ha ka gaadho, anaguna xaq baan u leenahay in aanu ku raaxaysano. Mahadsanidiin.
@libanabdi7714
@libanabdi7714 6 жыл бұрын
Still I watching..... 2018/05/28.... SOO ROGMAY TOGII 😭
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 ай бұрын
23/03/2024 dawanaya markay so baxdayna wan dhagaysan jiray
@AliAydarouzy_69
@AliAydarouzy_69 Жыл бұрын
Xasuus Ayaan idayninoo Gabdhaha Waligaa Ka Dhex Muuqo Meelkastood Joogto March/15/2023 4:07 Habenimo😔💔
@muhiimhashim9957
@muhiimhashim9957 6 жыл бұрын
Ayaan qurxa badan wle qurxdii dhulbaante waad ledahy 😍😍😍😍😍
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 3 жыл бұрын
2021 daawanayaa This song ila mid Maa thy😁
@zuhurayusuf2612
@zuhurayusuf2612 3 жыл бұрын
Haaa wlhi kula mid ahay😢😢 malintay so baxday ila hada Jecel ma helin wana jecelhy in aan helo😢😢
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 3 жыл бұрын
@@zuhurayusuf2612 kan iga soo qabo apaayo +251925067467
@kingjaceylowshortfilm3810
@kingjaceylowshortfilm3810 6 жыл бұрын
Ayaan trosmo waa gabadh qoodh ah shidanaa
@fadumoadendiriye3227
@fadumoadendiriye3227 2 жыл бұрын
Ninkeyg Deeq ladhahaa Allah igadayo mcn Deeq 🥰🥰
@najwadiriye5216
@najwadiriye5216 7 жыл бұрын
😓 beautiful couple
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 6 жыл бұрын
gabar reer garaad ah in aad tahay way ka muuqataa nasab kaamila
@nasrosheikhabdi7200
@nasrosheikhabdi7200 3 жыл бұрын
Hees Darenleh jclku waa wax qurux💞 badan mcn waan ku tabyah ❤❤⚘💋
@beautyqueen3108
@beautyqueen3108 6 жыл бұрын
This is my words yasalaam Tubtii aan la doonayey Imikay kutoostoo Tottob hooray caawuu Soo rogay togiiyyee😍😍😍😍♥️❣️❤️
@innanta1438
@innanta1438 6 жыл бұрын
Best talantaali ever........😘👌
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Iigu soo duceeya jcylkaga oon 8 sano is jeclqyn inaan is calfano sxpayaal insha Allh
@VivaWNP143
@VivaWNP143 5 жыл бұрын
Ma relationshipiology baad diyaarinayseen
@xamdishariif6399
@xamdishariif6399 4 жыл бұрын
@@VivaWNP143 🤣🤣🤣🤣🤣
@umuyacquubmsbruukiskuwaara8089
@umuyacquubmsbruukiskuwaara8089 4 жыл бұрын
8 sano waa wakhti dheer
@zeinabali7639
@zeinabali7639 4 жыл бұрын
Ma isku hesheeen 1sano kasoo wareegtaye
@maryanahmed4165
@maryanahmed4165 4 жыл бұрын
Illhy ha isku kiin calfo hadaa is calfateena alle ha isku kiin daaayo
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 Жыл бұрын
Woow waxasa hees laga dhaha kama xiise dhaco💝💝💝💝
@xamdimohmed8163
@xamdimohmed8163 6 жыл бұрын
wawawawa lmanha is jeecleel allow isku barkeey waan jeclhy markaan arko labo qoof oo is jeceel ha guulesto jaceelka ❤❤
@dralikhalif5281
@dralikhalif5281 7 жыл бұрын
Wlhi wan qiiroday waayo waxan ahay gabar jecel somartay wiilkaan jeclaa malinka la iishegay dhimashadiisa 7 dees ayaan aha qof maqana joga ah alloow kuu naxariiso jacayl god malagashay welibo iil maluguu qoday ana qalbiga may dumay
@hayadamin7611
@hayadamin7611 6 жыл бұрын
Smir xbbti❤😩allah ha uu naxaristo
@makhiriya6753
@makhiriya6753 6 жыл бұрын
dralivision2020 dr thank u good lecture really uducay walal 😢
@nasiibaabdikariim9332
@nasiibaabdikariim9332 6 жыл бұрын
dralivision2020 dr thank u good lecture really allah hawnaxaristo walal adna samir iyo iiman haka siiyo 😢
@qurxoonsidahooyadeed6676
@qurxoonsidahooyadeed6676 6 жыл бұрын
dralivision2020 dr thank u good lecture really samir mcnto illhy haku siiyo wax aad kaga samirto janada ku helaysaa jylkagii hore
@zamzamosman7765
@zamzamosman7765 6 жыл бұрын
dralivision2020 dr thank u good lecture really insha allah alle qalbiga ha kuu dhowro
@saynabfarxaan1981
@saynabfarxaan1981 2 ай бұрын
Maxan raDiyay in badan hestan 😢❤
@HothoDhawrsan
@HothoDhawrsan Ай бұрын
8/5/2024 Maalin Arbacaa 10:28 Subaxnimo Gadaal ayan usoo laban donaa Marka aan Helo Noloshayda Qofkii aan u Dooray Insha Allah
@ladan_99
@ladan_99 21 күн бұрын
15/6/ 2024... sabti 10ka carafo in.a. ay berrina thy ciidi carafo waxan ku leyhy ciid wangsan iyo rajadaadoo aad heshy❤
@nimcaanmohamed4621
@nimcaanmohamed4621 2 ай бұрын
Heestu mxay ahayde
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 5 ай бұрын
Sidi aan kutaamayay way tahay hadeeroo talantaali caaway noloshenu tahay gorman qaadi😢❤🤲
@khadarhargogolle3488
@khadarhargogolle3488 6 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan mahxamed yousuf qolqol eesh calaa midho
@MR.BK136
@MR.BK136 Ай бұрын
Ex hees xasuus gara igu leh habenki hestan laxanka lasarayay ustaad cali anso gurigisan jogay aniga iyo fananin badan subixina walay xidhay xusuus gara
@user-vn1st9wc1e
@user-vn1st9wc1e 6 жыл бұрын
كل التحايه الجميله والصادقه للشعب الصومالي لكم مني كل الود
@baryarevic6160
@baryarevic6160 6 жыл бұрын
Ayaan gabdh reer SSC ah habalaha darawishta wa lagu yaqanay hablo qurux badan halkaa qof halayga so qabto hadii tol la yahay
@aimasaid4598
@aimasaid4598 5 жыл бұрын
afkaga cano lagu qabay@😍🤩😜
@Halgan18876
@Halgan18876 5 жыл бұрын
kkkk ma dhulbahabtaa
@saynabsiman4182
@saynabsiman4182 4 жыл бұрын
Halkaas igag noqo Bal ayaan iyo deeq waa ilmadeer waa gabooye
@horiyo2491
@horiyo2491 4 жыл бұрын
@@saynabsiman4182 ayaan waa dhulbahante
@eastafricanqueen2796
@eastafricanqueen2796 4 жыл бұрын
@@saynabsiman4182 wax gaboye ah mesha majogan ayan wa dhulbahante deqna wa isaq
@warsamesomali3277
@warsamesomali3277 7 жыл бұрын
Romantic song 💕💖💖
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Ayaan qurux badan mash Allah iskuwaara adi iyo xajigaada amount👏👏👏👏👏👏😘✌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@wllziyach9323
@wllziyach9323 5 жыл бұрын
Queen zamu raxeso
@nuuriyeproduction1636
@nuuriyeproduction1636 3 жыл бұрын
Weli Wan Dhagaysanayaa Heestan After 5 Years Laxankii Adeerkay Cali Aanso Iyo Abwan Qolqol Ducan Idinku Ogahay. Lamaane is Jecel. Ilaa xiligaa an heesta dhegaysanayay ila imika sidii uun baa la'igu weynyahay......😪 Alle Xaqa Ha ina Waafajiyo Alahuma Aameeen Aaamee...
@adenfarhan4090
@adenfarhan4090 7 жыл бұрын
waaaw washers aad umacan nice music and saund
@munoabdulahi1726
@munoabdulahi1726 6 жыл бұрын
Waaaaw abid isku waara ayan iyo deq dheg wlhl kama daalo heestan waad isku burey saan in ley kukin tala galay ayaa lamodaa😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘💏💏💏💋💋💋💋💘💘❤❤❤👌💖💖💖💖💖💖💌💌💌💌
@ayaandhalad9082
@ayaandhalad9082 6 жыл бұрын
Hawaaro jaceylku 😍
@dheemanitasuleiman92
@dheemanitasuleiman92 7 жыл бұрын
lamane quruxbdn hees mcn wankaheley😙😘
@asifshah4919
@asifshah4919 6 жыл бұрын
Nice
@mubaarikabdale6123
@mubaarikabdale6123 7 жыл бұрын
😉😉😉waaaaw hees talaantaali ah oo macaan
@fatimafariido6527
@fatimafariido6527 4 жыл бұрын
Isku warra idim Alle Habbo Ayaan quruxsan wax yaroo daadax Ah
@abdukadirwarsame2942
@abdukadirwarsame2942 2 жыл бұрын
One of my fv song🥰
@bilanmatan9065
@bilanmatan9065 6 жыл бұрын
Masha allah ilhy haysku kiin daayo deeq iyo ayan❤️❤️❤️
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 4 жыл бұрын
2020 still im watching
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 5 жыл бұрын
One of the best duet songs
@Amirajamac
@Amirajamac 6 жыл бұрын
Wali 2k18 waa dhageysanoyaa 😓😓 xasuusta qufki ibaray igama ba do😟
@aaliyacali6074
@aaliyacali6074 6 жыл бұрын
DDSI 4lyf anigaba kula mid ah
@muhimastylish6473
@muhimastylish6473 4 жыл бұрын
ALLOW iskukin daa masha Allah beautiful ilxun iyo xasid kuma arkan
@maxamedjama688
@maxamedjama688 6 жыл бұрын
Mnsha allh lamne is JCL ilahay I ha isku kin dayo
@caydaruuscali9699
@caydaruuscali9699 7 жыл бұрын
wow talantaali qurxoon
@abdimoh
@abdimoh 6 ай бұрын
Tabtaad iigu wayntahay🫂
@FahadOsman
@FahadOsman 6 жыл бұрын
Heestu ayado mac romantic kadhocoyo maha abkow shaxaari waakan Deeq dheeg walee waardiye laga dhige iska dulqaado ada fananad aroose ayaan aniba inta iiga fakanen mobile ka dhex shumiya ayaan toromso saa ujeclahay wlh juuni cml ugad gadin laha hadan heli laha qurux waku dhamatay cayilka dhib maleh
@honeygril1421
@honeygril1421 6 жыл бұрын
Waa hees jcl ku xasuusineysa ax
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 ай бұрын
Heestan agtad xusuus ayay ku ledahay nin an is jecelan aya iso diray 6sano ka hor oo Aad igu qiimo badan isla Wan kala harnay mudo badan ayan kal maqnan qofba qofka kale niyadan isku haynay wan is waynay wllhi Heestan wax i ahad wehel xita jacal an u qabo 6sano xidhidh ma saman lkn hada ayan dib u kulanay runti Aad ayan isku jecel nahay 2024 ayan is helnay Alxamdulillä jacalka dhabta ahi ma dhamado waligi😢❤❤
@yasminyussufmohumed1317
@yasminyussufmohumed1317 6 жыл бұрын
waaaaw quruux masha Allah ayaney
@meysanaraale18
@meysanaraale18 7 жыл бұрын
wooow Ayaan &Deeq😙😙😙😙😍😍💯💯💯💋❤❤💋💋
@fathiyayoosef6428
@fathiyayoosef6428 7 жыл бұрын
Nice song and boy waliba ilahay ha iskukiin daayo awooda is kaleh ❤️😘
@hibaaqaden2965
@hibaaqaden2965 5 жыл бұрын
wan Ku tageera qaali adiga iyo xaajigaaga ka madaalo heesihiina faladagan adinka ka fiican
@ShukrimaxamuudFaarah
@ShukrimaxamuudFaarah 3 ай бұрын
Hestan waxan ila dawanaya Ninkeyga an jeclhy waliba labtiisa an ki jeefo jacelku macanaa markad haysato qof ku fahma Ha waaro jacelku
@salahmohamed1475
@salahmohamed1475 9 ай бұрын
Waa legent wuu maseeray ninka markuu garabka ku dhagay xaaskiisa
@zuzanajamac614
@zuzanajamac614 6 жыл бұрын
Waaaw l like that ayantoronto viva
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Super lamaanaha Allaha idiin dhowro Wllh illahay ha icafiyo balse marka aan ciishodo ee gurigena ka waayo farxad iyo jacayl aabahay anigoo la nool Lamanahaan heesahoda ayaan farxad iyo jacayl ka helaa Ax xanuun badanaa noloshu eedo aabo la dhalatay iyo aabe
@nimcoaadan3974
@nimcoaadan3974 5 жыл бұрын
Waaw lamane aan kahelay
@alhudaonlineacademy5474
@alhudaonlineacademy5474 7 жыл бұрын
iga helay wlhi aadbay iisaamaysay
@samiraokash7348
@samiraokash7348 11 ай бұрын
Lovely ❤ beautiful words axx
@najmacadeynalka5385
@najmacadeynalka5385 7 жыл бұрын
wow hees jirta really
@jamaaabi9692
@jamaaabi9692 7 жыл бұрын
nice words aad baan uga helay ayaan toromso noolow iyo deeq
@hodanahmed9185
@hodanahmed9185 5 жыл бұрын
Nice son 😍
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 6 жыл бұрын
Masha Allah lamaane is jecel allow isku daaa
@mahammedshiine8877
@mahammedshiine8877 6 жыл бұрын
AXya Fanana😍😍
@mustafejama2353
@mustafejama2353 6 жыл бұрын
Waaah waaaah Eesh calaa sawt
@ayaanmahamuud
@ayaanmahamuud 4 ай бұрын
Still watching.....2024/3/6 macanow wali waan kutabayaa❤
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 2 жыл бұрын
May fav song and couple ❣❣❣
@fardowsaf5761
@fardowsaf5761 7 жыл бұрын
😍😍😘😘😗😗❤❤❤👈 ha macasho cashaqa
@cumarxaji1045
@cumarxaji1045 6 жыл бұрын
Dhulpahante
@shuushuuomar9298
@shuushuuomar9298 5 жыл бұрын
lamane qurux bdn o si dhaba isku jecel Allow dadka is jecel ka ilaali ciil iyo cadaw rabi ha isku dhooro dadka is jecel
@jambread6713
@jambread6713 7 жыл бұрын
Dhulbahante ❤️❤️
@Amirajamac
@Amirajamac 7 жыл бұрын
jam bread yaa eh bowe
@hayadamin7611
@hayadamin7611 6 жыл бұрын
jam bread what does qabiil have to do with this? 😭omg and this is why somalia will never get there freedom!
@makhiriya6753
@makhiriya6753 6 жыл бұрын
DDSI 4lyf kuwa hesaya ah dhulos
@mohamedwarsame5910
@mohamedwarsame5910 6 жыл бұрын
jam bread 😭😭😭😭😭😭 dhulbahante yaa eh
@muhiimhashim9957
@muhiimhashim9957 6 жыл бұрын
Abdirahmaan Harbi ayaan tarmso yaaa dhulbaante walib garaadadi
@AA-fu6xg
@AA-fu6xg 5 жыл бұрын
jaceyl hore hadii lala damqanayo waa sideydoo kale maanta
@Ahmedmohamed-jy3no
@Ahmedmohamed-jy3no 6 жыл бұрын
Ayan tormso 👌👌👌
@mzzsmileuggie8968
@mzzsmileuggie8968 7 жыл бұрын
so romantic song
@abwancabdiqanixcaynabachen2283
@abwancabdiqanixcaynabachen2283 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaw sha allah masha allh
@xaajideeq34
@xaajideeq34 2 жыл бұрын
really what a song
@zamzammohamed116
@zamzammohamed116 6 жыл бұрын
Masaha Allah 😍😍😍😍👌👌👌👌👍👍👍👍❤❤❤❤💋💋💋
@xamsemuuse5885
@xamsemuuse5885 3 жыл бұрын
Hees tan waxaan soo xasuus taa barigaan fanaan ka haa
@zakimaxedbiixi628
@zakimaxedbiixi628 7 жыл бұрын
Wooof waxasa hees la yidha
@hibakyuusuf3944
@hibakyuusuf3944 6 жыл бұрын
Kama xiiso heestaan😘 Noolaada lamaanaha qrxda badan😘😘😘😘😘😘❤
@AA-fu6xg
@AA-fu6xg 6 жыл бұрын
Hibaq degan aad iyo aad waa hees emotional ah
@Awosareedo
@Awosareedo 5 жыл бұрын
2018 ztill liztening thiz zong
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A wonderful couple 💓😘💕 sharing their voices and love
@khadramohamed7042
@khadramohamed7042 2 жыл бұрын
Heestan wanba iska jeclahay maba ka daalo wale
@engayaandugsiiye8075
@engayaandugsiiye8075 6 жыл бұрын
Labadan qof waaxay mudanyihin kudayasho wan ladaremaya jacaylkoda
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 10 ай бұрын
Deeqow ❤ 😂
@alhudaonlineacademy5474
@alhudaonlineacademy5474 7 жыл бұрын
Masha alh
@saladomar8670
@saladomar8670 10 ай бұрын
Kan doqon miya naag ninkada agtagan yahey garabka ka qabsahaye xoolo
@ayaandhaladsamaaleaxmedyuu916
@ayaandhaladsamaaleaxmedyuu916 6 жыл бұрын
Mac an wankutabaya asal
@haniaxmed1641
@haniaxmed1641 6 жыл бұрын
jcyl kaa ha kaa ahaado
@seyfaadismaciil4828
@seyfaadismaciil4828 5 жыл бұрын
Macaanaa heestan
@maxamedjama688
@maxamedjama688 6 жыл бұрын
Inanta wa daremi kara jclka wlo ilahay ha u naxristo
@omerali1498
@omerali1498 2 жыл бұрын
11:47 CeelBuH saNaaG tue 3 Aug 2021 xasuus 😘 Ax Yaa LaMaane MochlH NooLaaDa poqorTooYdii
@huud7497
@huud7497 2 жыл бұрын
Still listening 2021/10/11 kismayo somalia 🇸🇴
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 5 ай бұрын
me still 2024😂
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 44 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
小天使生病,去学校被嘲笑,最后太有爱了#short #angel #clown
0:56
Man tries outrunning cops on skateboard
0:10
Frankie Lapenna
Рет қаралды 22 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
0:16
LOL
Рет қаралды 11 МЛН
Телега - hahalivars
0:55
HAHALIVARS
Рет қаралды 3,1 МЛН