AYAAN WADANI | WAXAAN SIDAA KALGACAL AAN KULA SUGAAYEE | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 397,171

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

CIRKU SAGAL DARUUREED
SUBAXDII U LEEYAHEY
WAXA LAGA SUGAA
SAADAASHA ROOBKIYO
XILLI SEERMO WAYDEE
INNAGUNA SAD IYO CALAF
----- ------ ----- ----
XUSUUSTII - WABERI LEGEND
SAHRA AHMED - SAHRA AXMED
MUSIC: USTAAD SUBXAANYO
VOCAL RECORDING : CAYDIID JOWHAR
CAMERA : BY GOODAX
EDITED BY ABDIASKARITUBE
.................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
NIMCAAN HILAAC
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube

Пікірлер: 145
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
mashaalllh quruuux daganan iyo cod xidig kaa cod mcn majiiiiirto
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 4 жыл бұрын
Xidigta muqdisho ayaan wadani hore u soco quruxeey London aan kaa tageraa qurux iyo cod ❤❤❤🙏🙏 ABDIASKARI TUBE HORE U SOCO 🙏
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 4 жыл бұрын
Ayaan Wadani waxaad runtii tahay,hablaha Soomaaliyeed oo dhalinyarada ah,oo leh cod aad wanaagsan,xiliba fanaanin baa soo baxda, Waxaad tahay horyaalka fanaaniinta cuusub ee Soomaaliyeed.guulayso.
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 4 жыл бұрын
Sahra Ahmed yar ayaa noo soo baxday keep going Sister Ayan
@haniaxmed6893
@haniaxmed6893 4 жыл бұрын
Waanka helay heestaan❤❤ ayan wadani ❤🇸🇴
@luckyosman8102
@luckyosman8102 4 жыл бұрын
Wlhi Ayaan Wadani codkeedu waaa cajiiib waxbaa ka dhex guuxayaaa ❤️ keep going siz
@aaaAaaa-yy6vq
@aaaAaaa-yy6vq 4 жыл бұрын
Ayaan nagta kaliya ee an fanka katagro dhanka dumarka
@mohamedabdi5005
@mohamedabdi5005 4 жыл бұрын
Axsan cod wlhi waad ka soocanthy fanaaniinta hada jira
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
manshallah gabadhan waa top waana cod macaan tahay lakiin weli ma hayo my bäst favorite legend aun SAHRO AHMED JAAMAC lakiin is ok gabadhan sanqashaduna waa hadal hadana waa sii gooni ah
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
IyaaaItaaaah waaaamayaaaaa yarta gabadha khatraaaaaySahraaaay sedexaad yareeydumaarcadceed Shamsaaaay.
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Best song 🎵 and best voice xasuuuus 💔🙌
@deeqomsuudi5978
@deeqomsuudi5978 4 жыл бұрын
Masha alllah walashey wey tahte hore u soco ina abe illah ha ika dhoro ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fali9372
@fali9372 4 жыл бұрын
W000W halkeda dhigtay walle My Fananed Ayaan Dheeman Wadani😍
@nastehiinaabdalla
@nastehiinaabdalla 4 жыл бұрын
Badalka Sahra Axmed AUN Ayaan wadani ❤❤❤❤
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 2 жыл бұрын
Fanaanad buuxda Thanks Abdi Askari
@anissalad
@anissalad 4 жыл бұрын
Waaaaw waa soo dhaweysay Sahra allow unaxariiso waan kahelaa Heesa heedda
@saciidmataanofficial5126
@saciidmataanofficial5126 4 жыл бұрын
Wlshy ayaan wadani horay usoco axya hees halkeediibaa dhigtay ❤❤❤✔✔✔✔
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 2 жыл бұрын
Ayaan wadani Number one 👍👍👍
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
The one and only lagend Ayaan Wadani❤
@samiirocumar6382
@samiirocumar6382 4 жыл бұрын
Masha.allaah.ale.hakuxafido.walaasheey.horeu.soco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulqadirxaji8057
@abdulqadirxaji8057 4 жыл бұрын
Ayaan wadani waxeey bedeshay sahra axmed
@mascuudcabdicasiis9292
@mascuudcabdicasiis9292 4 жыл бұрын
Cabadi askari tub keep going
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
Xasuusti sahra axmed jaamac ilaahay haw naxariisto❤️❤️❤️❤️❤️Forever
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 4 жыл бұрын
Suul dhabaale waa hadal hadana waa si gooniya🥰🥰🇸🇴👋👋👋
@khaalidmaxamedabokor4989
@khaalidmaxamedabokor4989 3 жыл бұрын
macha allah Sahra Ahmed Oo Yar ayaa La Modapa mahadsanidin Abdi Askari Tube
@abdirahmanmohahanshi5770
@abdirahmanmohahanshi5770 4 жыл бұрын
Ww mzha allaH wllhi Gabadhaan cod beey leedahay
@nuurojiinow7765
@nuurojiinow7765 4 жыл бұрын
Masha.allah.hore.u.soco
@mashaurimageme2678
@mashaurimageme2678 2 жыл бұрын
Weeeeee Aaaaa sawa
@faraxalijama2166
@faraxalijama2166 4 жыл бұрын
Ayaan wadani waa Cod fiican tahay
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 3 жыл бұрын
Ayaan wadani masha allah she’s top ❤️❤️👍
@halimahassan1981
@halimahassan1981 3 жыл бұрын
Maansha allaah Ayaan waa in heeso badan oo Xaliimo Khaliif magool ah 😍 Loo dhiibaa
@muhumedabdullahi9744
@muhumedabdullahi9744 3 жыл бұрын
manshaalh waaye abayo ayaan wadani imoow kenya aad ayaan kujecelnahay xagee kahelaa nambarki ayaan wadani
@maxamedxasan6710
@maxamedxasan6710 4 жыл бұрын
Masha allah ayaan hore usoco
@cabdirashiid8860
@cabdirashiid8860 Жыл бұрын
Golden voice ayaaan wadaani
@cabdinuurmohamedcali8933
@cabdinuurmohamedcali8933 4 жыл бұрын
Maasha allah boqorada codka allaha inoo kaa daayo abaayo
@TheSamale
@TheSamale 4 жыл бұрын
Super Cool. Star += xidig.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Asww. Iyaaaah , Dumar badan baa bareer iyo qabanqaabo adag laygu qadariyeyqiimo badantan sanado ciyaar iyo dhalanteed ma ahayn.yartaankhatraaaayqarancaday yarey cadceeddumar.
@nila7120
@nila7120 2 жыл бұрын
Beautiful voice keep on going wow
@user-kc1vp4hx3p
@user-kc1vp4hx3p 4 жыл бұрын
Waaaw waaaaw waaaaw waaaaaw
@omarpilotmohamed5291
@omarpilotmohamed5291 3 жыл бұрын
Manshaalah Ayan walashay waxan ahay tagarahaa waqati walbo kujacle
@foziyaqalpi680
@foziyaqalpi680 4 жыл бұрын
Ayan wadani fanan la mida somaliya ma jogo xaqiiq weye magol halka ay fanka ka gadhay ayy ka gari dona insha alh hory usoco wllo qli
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mashaaaaalah khatraaaaykhayrto dumaar ladaawado.
@xasanaxmed6492
@xasanaxmed6492 4 жыл бұрын
good Ayaan wadani
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
gabdhan qosol iyo qoraaxo baa daawadashadeeda iigu horay waa gabar dhaqan wnaagsna oo dabeecad wnaaagsan xadaarad ah deganaansho badan bay samaysay codkeeduna wa asal
@mohaalasofficial8904
@mohaalasofficial8904 4 жыл бұрын
Waaaaw inaba cadi mhn. Wadka baxsatay cod iyo dhan kasta
@deeqaarusha4731
@deeqaarusha4731 3 жыл бұрын
Manshaallah
@omarpilotmohamed5291
@omarpilotmohamed5291 3 жыл бұрын
Keep it up 👍
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
Axsan sood ayaan wadani
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 2 жыл бұрын
Axsan sood ayaan w
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Suul dhabaale hadana waa si gooniya, sanqashaduna waa hadal hadana waa si gooniya. Sahra Ahmed iyo Cabdiraxmaan Dheere AHUN labadoodaba
@gacalowbinmusa6593
@gacalowbinmusa6593 4 жыл бұрын
Keep going
@xamdanuura3840
@xamdanuura3840 4 жыл бұрын
Masha allah halkeeday dhigtay ayaan wadani
@ilhaaniita299
@ilhaaniita299 4 жыл бұрын
Hees iyo bardh ayaan wadani barteeda dhigtay heesta
@mahdikadiye1885
@mahdikadiye1885 4 жыл бұрын
Wax aan kugu tilmaamo maba kasaayo axyaaa cod allah kudeesto
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 4 жыл бұрын
Codkii fananintii hore ayey leedahay mmmmmmm mnsh allh
@Jibaari_bey
@Jibaari_bey 4 жыл бұрын
Ayaan wadani
@sahrayareey57
@sahrayareey57 4 жыл бұрын
Caadi maaha
@lynellepabon1716
@lynellepabon1716 2 жыл бұрын
Masha'Allah! What a beautiful voice.
@nasriinsomaali4937
@nasriinsomaali4937 4 жыл бұрын
M.a heesta meeshi loobahnaa aadhigtay ayaan wadani ilaahey codkada haku daayo sanqashado waa hdl hdana waa si goniya Waxaan sidaa galgacal aan kula sugaaye naftaan ma issilignaa
@user-bd2zx5vc1n
@user-bd2zx5vc1n 4 жыл бұрын
First
@nimcocabdulqadir1123
@nimcocabdulqadir1123 4 жыл бұрын
Mansha alh ayaan wadani horay usoco fanaanda qarni 💋💋🙏🙏🙏🙏❣❣❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@ifraaxahmed6570
@ifraaxahmed6570 4 жыл бұрын
ayaan wadani sxb qaali gull
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AYAAN ASALAKAYGA WAXAAN KAIMI LAAS CANOOD.SHIR SHOORE .DAROOD.HHH HHH.
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 2 жыл бұрын
Afkaaga caano iyo malab laguqaya wwwwwww
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 4 жыл бұрын
Wan ku wadaa Ayaan Wadani boqorad
@cabdibaasheshay8001
@cabdibaasheshay8001 4 жыл бұрын
Xasusti sahra axmed iyo cabdiraxman dhere waxan dhagay sanayay 13 kahor burco
@filmacaddey729
@filmacaddey729 3 жыл бұрын
waaaw
@drnurhajihassan7145
@drnurhajihassan7145 4 жыл бұрын
boqoradii fanka ayaan wadani sxp igu qaali ah iska jeclahay codkeeda
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 4 жыл бұрын
Sahra ahmed so xasustaa wlhi
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Friidad faceeda karoon wax taqaan.princeseses loo hiloobofarxo soo dhaweeyo waxbadan caleemo iyo
@nasrokiin5416
@nasrokiin5416 4 жыл бұрын
Ayaan wadani hees qisooyinka jacayl nooqaad
@wadanistudioofficial6858
@wadanistudioofficial6858 4 жыл бұрын
ayaan wadani codkaa idilay
@axmedcabdala3598
@axmedcabdala3598 3 жыл бұрын
nnkl
@a.mm.6742
@a.mm.6742 3 жыл бұрын
Asalama alaykum Mashalah laguma cuno cafamaad Ku waar anikaa
@Idhanka-media24
@Idhanka-media24 2 жыл бұрын
asturnaan iyo cod is wata saasaa hablaha looga baahanyahy is iibanaya
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 4 ай бұрын
❤❤❤AR ILOVE You OUI
@alimohamud3243
@alimohamud3243 4 жыл бұрын
Heeso cusub maxaa looqaadi waayey heesihii hore waa biliqo
@_s8895
@_s8895 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE SALAAN SHARAF🖐😘
@hodanmaxamed8106
@hodanmaxamed8106 4 жыл бұрын
Somaliland
@alfasomalichannel9912
@alfasomalichannel9912 4 жыл бұрын
Top
@zunduzmohamed8328
@zunduzmohamed8328 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE SALAAN SARE ❤❤❤❤❤✋✋✋👌✊✊
@abdiali2424
@abdiali2424 3 жыл бұрын
Caajab igaadex
@sankuusyare5495
@sankuusyare5495 4 жыл бұрын
Nice
@mahdikadiye1885
@mahdikadiye1885 4 жыл бұрын
Axyaaa cod
@elmihussein9154
@elmihussein9154 4 жыл бұрын
Ayaan ragaan kamid ahay markaan oo kale kkkkkkk. Ilaahay amarkiis si gooni ah ayaan ujecelay gabadhaan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
I.AM.SOMOMALI DENESH.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
👋
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Gabadhaan baa kaga cod quruxan islaantii gudhuu da aheyd ee heesta qaadi jirtay. Waaa boqorada codka gabadhaan masha allah.
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Ceeeb wa fanand qaliya allaha u naxariiste ma mudna inad sidaa tiraa
@a.mm.6742
@a.mm.6742 3 жыл бұрын
Asalama alaykum Eedo hees kan waxaa jeclayd gabadh aan sacoib ahayn aan kuleejo ku wada jirey Meshay jirto
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Asww.👋
@abdirahamananshurabdiraham5280
@abdirahamananshurabdiraham5280 4 жыл бұрын
What abdi
@qaranmnet5973
@qaranmnet5973 4 жыл бұрын
Sanku neefle adiga sadrigiyo laabtiyo qalbigaba kasahan saday indha ruuxa saaro kula simanba maan arag
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 3 жыл бұрын
Sanqashadu waa hadal kulahaa wad kaakhaldandahay .waxa tiradaa suul dhabaaluhu waa hadal kkk
@zeynabmaxamed6701
@zeynabmaxamed6701 4 жыл бұрын
🎤🎤🎤🎤🎤❤❤❤❤❤❤✌✌
@suldaansuleiman9157
@suldaansuleiman9157 4 жыл бұрын
Cod tolmoon ayaa ay ku qaadday Ayaan, lkn, marna ma hayo Sahra Axmed iyo hablihii u dhigmi lahaa.
@mohamudjama168
@mohamudjama168 3 жыл бұрын
ok
@xaawoluul8883
@xaawoluul8883 4 жыл бұрын
✋👌
@ebrahemawol8583
@ebrahemawol8583 3 жыл бұрын
Hii
@almaasmedia4371
@almaasmedia4371 4 жыл бұрын
👄💋
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Waxaa laga sugaa saadaalsha roobkiyo Dirir seermawaydo
@abdiasisjama8690
@abdiasisjama8690 3 жыл бұрын
Ayaan wadani vs bilkair axmed
@lullove1448
@lullove1448 3 жыл бұрын
Waa maxay sanqasho ?
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Wlh.wa.inantii.1.ee.an.kajeclado.hawada
@abdirachididil3182
@abdirachididil3182 4 жыл бұрын
waaw heestan hadan gabdh uu qado mayga gadmaysa asaxbtay hhhhhhhhh iiso sheega dadkaygii
@banditmo09
@banditmo09 4 жыл бұрын
Ayaan wadan barnaamijkii qareexo gabdhii ku jirtay miyaa mise mid kale??????
ABDIFATAH YARE IYO AYAAN WADANI | SOO HOR CAASHAQA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:37
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 20 МЛН
Ayaan Wadani | Oh My God | New Somali Music | Official Video
5:31
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 61 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Ayaan Wadani Heestii Qamar  Lyrics Xasuustii Magool
5:40
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 194 М.
NADIIRA NAYRUUS | HARRAAD BAAN KUU QABAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:39
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 1,8 МЛН
Garaad Jaamac oo jawaab kulul ka bixiyay Aflagaadadii Boqor buurmadoow
11:24
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН