Alla ilaahy caadilsanaa bal arag waa samir sad helaye Guulayso hppti Ayan ❤
@user-wz1dh2eg5b3 ай бұрын
Aniga hada gado ma kariyo hilibka iima saamaxaayo quraac iyo casho bis waa nolol fiican oon ku qanacsanahay abaayo ❤❤❤❤❤❤❤
@NajmaabdikadirAli3 ай бұрын
ayaaney waan ku salamay maalin ayan hooyadey qisoyinkaga tusay hdda number one taagero ayey ku tahay qisoyinkaga ma dhafaan😊
@user-yl7vy1gd7g3 ай бұрын
Aniga gurigeena marki hore way ila yaabi jireeen😂😂😂hadana iyaga wallhi iga daran 24 h TV ga Bay ka shidantahayyy 😂😂❤
@kafiaabdinurahmed68433 ай бұрын
Guryaha dhan wa ayan gobdoon❤
@tressahassan89473 ай бұрын
مرحبا مليون قصص روعه ماشاء الله تبارك الله يسعدك يارب العالمين صلوا على النبي محمد صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مساء الورد والياسمين الله عطيك عافيه شكرا 🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰💯💯❤️❤️
@suhaylaaliabdi83463 ай бұрын
ayaaney waan ku salamay adiga io asxaabtaadaba wlalalyal waan idin baryaye iso duceeyaa waxaan wayay gacaliyahaygii garbkaygi qofkii aan aduunkan iska dooranay ismanan qabin lkn dad xidhiidh dhiiba ka dhexeeyay ayaan ahayn allihii lahaa baa iga jecladay wll wan idin baryaya si min qalbiya igu so duceeya in alle qalbiga iga reebo asgana janatul fardowsa ku casuumo 40 ducadooda waa la aqbalaayee pls plz wll iso duceeya 😢😢
@deeqomaxamed87393 ай бұрын
Ilahay ha u naxaristo abyo naxaristi jano alle haka warabiyo adna Samir quruxbadan alle hakugu irsaqo🤲
@suhaylaaliabdi83463 ай бұрын
@@deeqomaxamed8739 shugran wll alle ducadaada ha i aqbalo 😢
@xuriyoali76283 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Walee ayaney ani been hadan shegin 15 baan jiraa waxa ma fahmi karo lkn wan fahmi donaa
@ShukriShukriyuusuf3 ай бұрын
Ayaaney wali wan yarnahay😂 Nagu qaado😂
@mulkimicraaj-ig4nn3 ай бұрын
Ayany abyo xly wxa dhahday gabadha hdi 3 mar la donto o lo dido wey iska gursan karta cml abyo wan so baray gabadha sinaba isma bixin karto ayado waliged jogo sas u ogow qli❤
@SajidaHassan-ct3bx2 ай бұрын
20 jira ilmo isku melaya 😂wxzna xfda k dnbyso hdey guurso idhihi lhyen Mr hre xaro lha😂😂
@HamdiAhmedNor3 ай бұрын
Was byo
@hodanyusuf53423 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizinappe14 күн бұрын
Hada kahor ayan xafadena kaa tagay sidi naag dudsan ama maseyrsan kadib markaan gurigi laygu soo celiyay marti ayanba kaa noqday xafadii aan 15 kuu Nola ayan marti camal kaa noqday 😢😂😂😂😅😅😢😅🤣👌👧👧
@user-vj2dm6oz2v3 ай бұрын
Wad iga qoslisay maryaryaridin kula koxdasan kujira ❤❤😅😅
@maidahassancabdulhi6353 ай бұрын
Hhhh Ma Nagu Qabatey 18 Juun Baan 19 Galayah Ma Yari runtii😂😂
@user-bu5tz8fs6h3 ай бұрын
Samraa sadkiisaa helaa
@SabariinCabdishakur3 ай бұрын
😂😂😂😂❤❤❤
@Xamdimaxamad-bh1qm3 ай бұрын
Wcs ayan quruxey alh ku xafido ani biri dhagesan dona hadow ilahey ka raali noqdo insha alh abyo mcnto wan ku faraxsanhy inan noqday fest like ❤❤❤ like ti 1 aad inan ani noqday
@aaminasaleeban69433 ай бұрын
Ayaaney wax yar ma jiraan oo chanalka daawado walashayba kugu qososhay iyada 20 markay jirtay 4 cunug u joogay😂😂
@NajaxMohamed-bc9ed3 ай бұрын
Hooted ayaa hagratay met gawadheeda cadawga ujawiso
@qalbiysaafiy223 ай бұрын
Afkaa shaly nagu yareysay miyaa nagu weyneynee wn ogolnhy qali❤😂