BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN

  Рет қаралды 24,140

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

2 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan warbixin idanka siinayaa Bacaha Qarbad ka ee ladhigo Dhaamamka iyo Baliyada biyaha lagu kaydiyo.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Пікірлер: 88
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Fadlan Like Saar Muuqaalka nagala soo xidhiidh qofkii Mashruucan u baahan eng u qiimeeya. Lifaaqa hoose. wa.me/905528257930
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 2 ай бұрын
asc sxb tusaale waxaa naga siisaa 50mby50m depth 10m intee qiimo ahaan ku kacaysa si aan maskaxda wax uga qiimayno hada lama socono qiyaas ahaan inta kharash galeysa balse tusaale inaga sii sxb
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 ай бұрын
nin yahow khayr badan allaha ku siiyo waxaad indha u furtaa dad badan oo an aqoon halkeey wax ka bilaabi lahaayeen lacagtiina haysta umadaad ilbixisaa maasha allah
@dalkalogistics9252
@dalkalogistics9252 2 ай бұрын
Zakaria Allah Haku barakeeyo ee iisheeg engineerka qiimeeya address kiisa
@IdilMuse-mj6rm
@IdilMuse-mj6rm 2 ай бұрын
Seriyemashruucan waa imisa
@user-sz5kv3so1k
@user-sz5kv3so1k Ай бұрын
Waxage
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 2 ай бұрын
ilaah baan ku dhaartee waxaad moodaa hadba waxaan niyada kuhayo inaad kasoo hadasho saa youtube soo galaaba mawduuc aad u muhiim ah baanugu imaadaa .. khayr badan alle haku siiyo wll sare
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Mahadsanid walal soo dhowow
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b 2 ай бұрын
Halaga faaidaysto mashruucan muhiimka ah ee walalkeeen Zakariye abdulahi cali ino so diyaariyey
@nimosamater3429
@nimosamater3429 2 ай бұрын
Allaw noo xifti einamad soomlilaan ee nosootabiya waxlagu farxo iyo horumraka wandan kasocda man sha allah❤
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 ай бұрын
Yaa kuu sheegay inuu Zakariye tahay Soomaalilaan?
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
​@@CmonNowTellme Wa nin somalilandara walalo
@luulsharib
@luulsharib 2 ай бұрын
Mar walba wax ka duwan waxa dadku noo dheegaan baad noo soo ban dhigtaa Noolow Xayaakllah 👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴🇸🇴💯💯❤️
@maxamedcabdillahi6630
@maxamedcabdillahi6630 2 ай бұрын
MashaAllah waa mashruuc Beerahs iyo xoolaha anfici kara jazakallah Zakariye
@Ugaas_Abdifitaah
@Ugaas_Abdifitaah 2 ай бұрын
Zakariyow brother waan ku salamay markii hore nio sida aad ogtahay dhulalka webiyada leh jubba iyo shabelle in ay fatahan waliba waa kala sii daran yihiin Marka laga ego xaga fatahada sanad waliba ama 2dii sano Marko in uu so fataho sida Gobolka HIIRAAN ka dhacdo u jedka markii aan ka hadlo sideen u yareyn karnaa fatahada anagoo biyahaas ka faideysan karno ileen biyo yari ba'an aydoo ka jirto wadankeena bal nio arintan si qoto dheer u fiiri kana Soo Hadal brother waanna mahadsantahay.
@Adahab-313
@Adahab-313 2 ай бұрын
Masha Allah, sakariye walaal aad baa loogu baahan yahay.
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b 2 ай бұрын
Masha allh Ustaad sakariye wa ku salamay glp wngsn
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Wacan oo wanaagsan
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 ай бұрын
Sxb wad mahadsantahay lakin hindiisaha wan ku haminayey lakin mad tusaale ahan oo kalee qimaha wad ka cudurdarataay wanan kugu racat oo dhulkan isku mid ahaynba inshaalaaah an soo diyaargaroobo
@GF-fk4is
@GF-fk4is 2 ай бұрын
Aadba ugu farxay Barnaaminkan Baliga iyo bacdeeda
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 2 ай бұрын
Zak allha ku barakeyo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
Walalo ilahay khaar haku siiyo waxa wadanka loga bahanyay iyad no so gudbisa
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 2 ай бұрын
Waa miwduuc aad uu wadankeena ugu baahan yahay
@user-ks4bq1hx3i
@user-ks4bq1hx3i 2 ай бұрын
sakariye waa ku salamay wll waxan wata hal su'aala oo ah dhamaanku wuu ii sameysanyahy lkin biyaha dabaysha cabeysa maxa u xala arinkas .😇
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 ай бұрын
Bacda dhan geesaheeea dabeeyl celis ka sameey siliga ku wareegsan bac gaduud ku wareeji dhirna ku abuur.
@hananm7701
@hananm7701 Ай бұрын
Masha alah faiido wangsan waye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 ай бұрын
Great job
@wadarmusikfilmspro2213
@wadarmusikfilmspro2213 2 ай бұрын
Thanks bro
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 12 күн бұрын
Walale meeeqo laacag Igu fiilan
@mwaranle
@mwaranle 2 ай бұрын
Zakariye salan sare Fadlan telkaaga shaqada iisoo qor si aan Cagafyadda beerha aan xiriir kaala soo sameeyo
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 2 ай бұрын
Asc dhameeys tay. Waad ku mahad santahay mustaq balka ayaan rabaa iinshaa Allah.
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Good job 👍🏾
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
Masha Allah, Zakaria walaal nooloow.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Mahadsanid walal
@user-ce1ls9xp9e
@user-ce1ls9xp9e 2 ай бұрын
Sxb aniga ayaa u baaahan
@user-ub4ed5ys4x
@user-ub4ed5ys4x 2 ай бұрын
Zxp qali ayamahan waad naga suragtay 🫂
@AbdirisaqMursalali
@AbdirisaqMursalali 2 ай бұрын
Sakariye nin aad wangsan baadtahy m.a
@hawosheik3670
@hawosheik3670 2 ай бұрын
Maashaa Allaah
@dodorara9532
@dodorara9532 2 ай бұрын
Allaah khayr ha ku siiyo qofka dadka anfaca allaah baa u naxariista Dadkaa reer baadiya ah waa anfici lahayd bacaha mash ruucyada aabarihii wixii somaray dadbaa biyo laan U waayay naftoodii calool xumo baa jirtay haraad ah hada roobab baa allaah ugu deeqay cid siin kartaa jirin aan allaah ahayn in ay ku shugriyaan oo oo ka faaiidaystaan waqtiga jiilaalka sii gataan bacaha ka fakaraan in ay biyo iyo baad raashin kaydsadaan oo xoolahaay gataan barwaaqada kaga faaiidaystaan say ugu aayan markaas abaarta in kastoo allaah naxmadiisa allaah cidna kala tashan oo ugu deeqo markuu doono dad wax fahansiiya oo wax la qabta bay u baahan yihiin umada soomaaliyeed ee islaamka ah allaah ha soo hadeeyo xaqa islaamka isku leeyahay allaah ha tuso iyo in dulmiga allaah iska xaaraantimeeyay oo ogalayn in umadiusa la dulmiyo nabi mcsws uga digay umada islaamka ah dulmiga cirib xumadiiisa aduun iyo aakhiraba iyo xaqdarada xadgudubka umada islaamka ah iyo biniaadamka allaah abuurtayba umada islaamka meel.ay joogaan alaah khayrka ha waafajiyo shaydaanka allashhaka qabto
@Happyqaali
@Happyqaali 2 ай бұрын
Wall gobolada SSC khaatumo ayaan urabaa imisaa ku baxeysa mashruuca
@said-dd1wb
@said-dd1wb 2 ай бұрын
Mashruucyo wax kuool ah baad soo gudbisaa
@osmanhaggi6947
@osmanhaggi6947 2 ай бұрын
Macalin waxaa jeclaan lahaay ina kasoo hadashid sidee dadka ganacsi share iskula noqda ee u kala qeebsan karaan ayadoo la iska ilaalinayo ino qof badsado lacagta tusaale mid kamid ah sadaxdaas aya joogo goobta ganacsi oo shaqada dhan haayo labada kale ma joogaan goobta oo bisha kaliya waxooda ine qaataan rabaan sidee ukala qaadan karaan hada wax talo ah naga siin karto wa jeclaan laheen waana mahadsantahy sida wanagsan marwalbo wax noogu sheegto alle hakaa raali noqdo
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n Ай бұрын
Taas wax wayn maha Marka hore percentage baa fa'idada u qabsanaysan, qofka haya mesha kaga dherada wa inuu helaa oo aad ku heshisan wayo wa shaqale Wana mulkile kabadasba wa inuu lacag ku qata heshiskinayna ku xiran tahay. Lacagta shaqalaha la sinayo bad qabtada qadan.
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 ай бұрын
Waankuu saaray likta
@burjilibax
@burjilibax 2 ай бұрын
Wa ok
@user-bb7qk4tr8o
@user-bb7qk4tr8o 2 ай бұрын
Waanka faa idnay wll
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 ай бұрын
Sakariyeh wall qli waxd tahay qof bulshada faaidooyin badan U hayo aadiyo aad bad umahadsnty pro
@Qoofane
@Qoofane 2 ай бұрын
Mhdsanid wll.
@isamodric
@isamodric 2 ай бұрын
Wl mashruuca green house ka. More information nooga soo samee. Mahadsanid.
@AQAL77560
@AQAL77560 2 ай бұрын
Wa shaqa caaqiba leh
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 2 ай бұрын
Wcs
@sahracumar8769
@sahracumar8769 2 ай бұрын
Mahadsani
@cabdallaahmed5371
@cabdallaahmed5371 2 ай бұрын
Waa mashruuc aad uwangsan oo waliba dalka dadkaba anafacya in bulsho badan ka faa idaysato ayan filin
@user-go2wp1qw6i
@user-go2wp1qw6i 2 ай бұрын
Machinadi aaween machinka sisinta lagu soosaro an rbaahe
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u 2 ай бұрын
Wax kimikaal samayskodu ma ku jira oo cafimaadka daadka iyo xoolaha dhiib maaw kanaysa
@Abdirizaqabdullahimuse
@Abdirizaqabdullahimuse 2 ай бұрын
Asc
@Cabdirisaaqxaajifaarax
@Cabdirisaaqxaajifaarax 2 ай бұрын
Waxaa iiga war bixisaa riiga yaryar ee cali baa sameeyo
@adanali4975
@adanali4975 2 ай бұрын
Biyaha baliga ee cadceeda iyo dabeeshu ay cabeeyso ama uumi ahaan u baxayaan waxaa xal u ah ayaan u maleeynayaa 1
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 ай бұрын
Ku waxa jira an ladhisayn balkana soo ogow sxb
@user-uh3fl7fn7g
@user-uh3fl7fn7g 2 ай бұрын
Zakariyaw evaporation ka maxa xal u ah cadceeduna way sii kululaanaysaaye
@Daacad1999.
@Daacad1999. 2 ай бұрын
Qarbadkaa somaliland cidii joogta waan hayaa.
@shaqaleaxmed3514
@shaqaleaxmed3514 2 ай бұрын
Qiimaha maad nala wadaagtid wll
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 2 ай бұрын
2:31 2:33
@shaaficiosmaan4716
@shaaficiosmaan4716 2 ай бұрын
Qiyaasta Qiimaha Ku Baxaa Noo soo sheeg Sxb Sedax Qayb Cml Usoo Kala qaad Wll .
@CabdiladhiifMaxamuud
@CabdiladhiifMaxamuud 2 ай бұрын
Asc wat is abkaaga ii sheeg saaxiib
@salmaumusalma
@salmaumusalma 2 ай бұрын
Waxaa kuu wacan in aad qiimaha raaciso
@user-xt2ig9zc5f
@user-xt2ig9zc5f 2 ай бұрын
Barkad malagu xidhi karaa meeshay kutalaa waa dhul buureed markaa gacantaa lagu qoday balse biyaha waysii daysaa
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 2 ай бұрын
Qiimaha nooma sheegin hadii aan ku soo talo gali laheen waxaada waa ila meereeso xataa adigoo sheegin qiimaha saxda ah ayaa dhihi kartaa waa intaas iyo iyo inta u dhaxeeso
@AQAL77560
@AQAL77560 2 ай бұрын
1.5mm weyaan noocyada ugu adag e yimada
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 2 ай бұрын
Kenya Makaheli kara
@guleidomar8972
@guleidomar8972 2 ай бұрын
Qimahu wa imisa meter sq ka
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 2 ай бұрын
زك
@Abdirizaqabdullahimuse
@Abdirizaqabdullahimuse 2 ай бұрын
Ii soo tour lanbarka
@user-ce1ls9xp9e
@user-ce1ls9xp9e 2 ай бұрын
Please lambarkaaga isii sxb Aniga ayaa u baahan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Halkaa igala soo xidhiidh wa.me/905528257930
@mawlemagan
@mawlemagan 2 ай бұрын
Biyuhu uumi ayaa i badan u baxayaan marka quraxdu ku dhacdo. Sidoo kale, waxaa qaadin dabeysha qalalan ee ku dhicin. Maxaa xal ah oo aad u haysaan oo lagu xiri karo furnaanta biyaha.
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 2 ай бұрын
Arrin aad u muhiim ah weeye.
@adanali4975
@adanali4975 2 ай бұрын
Samee
@adanali4975
@adanali4975 2 ай бұрын
1
@beeriyobarwaaqo372
@beeriyobarwaaqo372 2 ай бұрын
Sxb waxaa la isticmaalaa ‘shade balls’ Hadey meeshu weyn tahay hadii kale wad hareen karta
@mawlemagan
@mawlemagan 2 ай бұрын
@@beeriyobarwaaqo372 waa Mahadsantahay.
@salmaumusalma
@salmaumusalma 2 ай бұрын
Waar roolku waa imisa
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 2 ай бұрын
Qofku isagoon diyaar ahayn miyaan qiimaha loo sheegi karin kaliya macluumaad ogaansho ahaan, wax walba lagama ganacsadee xogtii kaliyee laga faa idi lahaa muuqaalka waad qarsatay.
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 28 күн бұрын
Bacda sidaa u wayn beeralayda bay ku haboon tahay u malaynayaa, laakiin reeraha reer miyiga ah waxay magaalada Hargaysa ka qaataan kuwo 5×4 ama 5×6 ah oo biyaha u qabta ee kuwan malagu qaban karaa
@cabdullahicabdi
@cabdullahicabdi 2 ай бұрын
Asc
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
BAALCAD ‘SOMALIYA 😱
12:14
Maaweell
Рет қаралды 56 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 13 МЛН
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 92 М.
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
6 KUN OO SANNO KA HOR AYAA LA DEGANAA GOOBTAN!
8:31
Mustafe Dayo
Рет қаралды 3,5 М.
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business
10:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 14 М.
MASHIIN LACAG FIICAN KUU SHAQAYN KARA - INVEST IN THIS MACHINE
10:48
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 31 М.
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 30 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 536 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY SUUQA XOOLAHA UGU WEYN SOMALIDA.
10:06
Mustafe Dayo
Рет қаралды 10 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 13 МЛН