bajiyo iyo lef leefow iyo basbaas😋😋😋😋👌👌👌👌😋😋😋👌👌👍

  Рет қаралды 301,307

Fadumo Has

Fadumo Has

5 жыл бұрын

Пікірлер: 464
@xilkaslamoodye1516
@xilkaslamoodye1516 5 жыл бұрын
Woow leeeleefoow wan jecelahay mash alllaah
@jamilamohamed4161
@jamilamohamed4161 5 жыл бұрын
MASHALLHA i like it i will try Inshaallha thank's keep going
@hanaabdirahman5214
@hanaabdirahman5214 5 жыл бұрын
Reer somaliland waxaan maxaad kataqaniin indhaha lee kafiriya bas🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@wllcuuu187
@wllcuuu187 4 жыл бұрын
Wllohaayo hada tihin waxan na bara😂😂😂
@xaliimocoking4404
@xaliimocoking4404 4 жыл бұрын
Run iga dheh walaahay
@amlaahmed3189
@amlaahmed3189 4 жыл бұрын
@@wllcuuu187 waka halka Ka baro suqa tag ee alabtan melwalba laga hela wllo
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
@@rahmaahmed1836 hhhh saas waye wlhi adinkana suga oo laqa anakana wn subineynaa hhhh
@naimajukulaatiina9349
@naimajukulaatiina9349 4 жыл бұрын
Waan samysana lkn bagiyan uu naqna
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
mashaa alaah qurux iyo mcn ii boqo qaliyey
@halimoabdullahi6783
@halimoabdullahi6783 5 жыл бұрын
Mashallah illahay haku hifdiyo jazzaka allahu khayra
@queenbasra7473
@queenbasra7473 5 жыл бұрын
Abaayo.cawa wan sexan la ahay waayo anigoo.walac ah ayaan sii arkay bajiyo iyo lef lefow iyo bis baas xbbti alle ha kuu barakeyo gacantada wlhi cawa dharerka ika imaday 😬
@najaxguleednajaxguleed8952
@najaxguleednajaxguleed8952 5 жыл бұрын
Hhh wlh sidokle aniga xitaa walac ayn ahy
@foziyofankaqaali9428
@foziyofankaqaali9428 4 жыл бұрын
Abyo dhamantiin wax qer qaba haa idin siyo
@ashwaaqcabdalla1600
@ashwaaqcabdalla1600 4 жыл бұрын
wlhi walaca wan kula qabaa saudia aan jooga kii somali leen udhareeroya oon soo gadan jirny masha allah wlsheyda
@yuusufabdulahi2917
@yuusufabdulahi2917 4 жыл бұрын
Asc
@yuusufabdulahi2917
@yuusufabdulahi2917 4 жыл бұрын
Asxaabta
@faisaxaji7309
@faisaxaji7309 5 жыл бұрын
Wcs bayo mcnto manshalah bayo Allaha kuxif diyo
@habibaa8212
@habibaa8212 5 жыл бұрын
Gacanta allah kubarakeeyo walahi waqti dhow macunin xasuus aanba galay iyo xiligii muqdisho
@fadumomohamed8102
@fadumomohamed8102 4 жыл бұрын
Masha alaah Tabaarak ilaah ha nii xafido Aamiin xayeesiin uma baahnid adigaa ah Masha alaah
@munomaxamed2745
@munomaxamed2745 4 жыл бұрын
Mashallah ishcaalaa leeleefow
@sahrabarqadle8497
@sahrabarqadle8497 4 жыл бұрын
masha allah shaqo wacan abaayo😍😍😍
@jamilaali8084
@jamilaali8084 4 жыл бұрын
Woow zaka.Allah Abaayo🌹🌷❤💓💕
@rahmaabdi5359
@rahmaabdi5359 5 жыл бұрын
Masha allaha caadi matihit masha allah abyo
@Malaay-cu8li
@Malaay-cu8li 5 жыл бұрын
Fadumo masha'allah thanks sister
@shukrimohamedhassan3789
@shukrimohamedhassan3789 5 жыл бұрын
Mashalh abayo illah haku barakeyo xamar ayaaba iso xasuusisay
@fadumoayanle3102
@fadumoayanle3102 5 жыл бұрын
Masahallah Fatima
@ikraanosman3396
@ikraanosman3396 4 жыл бұрын
Masha allah shukraan xabibti
@ilhaankhaliifcumar2458
@ilhaankhaliifcumar2458 5 жыл бұрын
Mashallah Huno qali Allaha ku barakeyo😍😍
@bellaskitchen9392
@bellaskitchen9392 5 жыл бұрын
Ma Sha Allah 😋yummy
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 5 жыл бұрын
I'm not fan of leefleefow lakiin I love the ingredients 💚💚 bataati with bisbaas😋
@bilaalmaxamed4029
@bilaalmaxamed4029 5 жыл бұрын
Masha Allah Wlh Allah ku xaflado dhareer baad iga geyntay 7 sanaan mogahay
@daahirmaxamuud315
@daahirmaxamuud315 5 жыл бұрын
Masha Allah macaan badanaa
@ubahindho3414
@ubahindho3414 4 жыл бұрын
Manshaa Allah Xabibti Cafimaad kucuna 👌
@beautystylechanel5197
@beautystylechanel5197 5 жыл бұрын
Mnsha Allah fadumo has wa love u aby
@hanihasan907
@hanihasan907 4 жыл бұрын
Lika ta adaa iga istaa hilo abooyo masha Allah waan kafa iday
@nashaaddaahir6580
@nashaaddaahir6580 5 жыл бұрын
Masha allaah mcnto allaha noo xafido
@ashaadan4584
@ashaadan4584 5 жыл бұрын
Masha Allah waaye😋
@IgaFiloWanaagchannel
@IgaFiloWanaagchannel 5 жыл бұрын
Masha allah abaayo dhareer aaba iga dhamaaday
@fatmasalim231
@fatmasalim231 5 жыл бұрын
Masha Allah mcn
@quentellatella7868
@quentellatella7868 5 жыл бұрын
Masha alha caaadi mhn leeelf lafow
@khadijajumcale8737
@khadijajumcale8737 5 жыл бұрын
😢👌 waa u dhareernay❤️
@hanaahmed8520
@hanaahmed8520 4 жыл бұрын
Wwwww uqtii afarehey waaye alabtan saaujeclahy lee keep gowing uqtii m.a love isaar ❤
@ahlammohamed2278
@ahlammohamed2278 5 жыл бұрын
Dharer aya iga imaday alabtan berjilbi jabshe wagi dugsileyda iyo school leyda masha alah thnx qali
@zammyali3047
@zammyali3047 5 жыл бұрын
Woow caadi maahan
@ayaanmaxamud6632
@ayaanmaxamud6632 5 жыл бұрын
Kkkkkkk mansha Allah bal wan karsan seeda u dhadhamayo
@farxiyoabdiraxmaan4435
@farxiyoabdiraxmaan4435 5 жыл бұрын
Masha alah abayo 😋lelefowga sida lo sameyo 7sano radaye thnk qali alaha ku dhoro 😊
@caashoabukar4905
@caashoabukar4905 5 жыл бұрын
Woooow mansha allah 😋😋😋😋😋
@hamdiyusuf9045
@hamdiyusuf9045 5 жыл бұрын
Namnam wakahely mashaalah intaba ka cunaya alaha kusiyadiyo😘
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 5 жыл бұрын
Msh Allah wlh waa cunta aan zaidka u jeclahy an cunin mar dhaw dhareerka ceshan wayey Cafimaad ku cuna indhaha ku nursaday 😊👍
@samiraluulamohamed6971
@samiraluulamohamed6971 5 жыл бұрын
Masha Allah cadi mahan😘
@user-nn2di9dr3t
@user-nn2di9dr3t 5 жыл бұрын
👌👍
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 5 жыл бұрын
Maashallaah caadi maaha 💕💕
@xidigtaxamar9481
@xidigtaxamar9481 4 жыл бұрын
Mashaa allah xbbti albi hore usoco malabto
@sahrobeuty546
@sahrobeuty546 4 жыл бұрын
Fadumo has waan ku jeclahay🤤🤤🤤🤤🤤🤤
@somalitiktok4223
@somalitiktok4223 5 жыл бұрын
Ala maanta xasus aaba igalisay waagii aan wadanka joogay alaabtii yareed oo aan ku tuuran jiray. leleefow I miss u Masha Allah sister
@xafsaali3651
@xafsaali3651 5 жыл бұрын
masha alaah alaab aan caadi eheen qatar macaan badan waad Ku mahadsantahay abayo alaha idin daaweeyo 😘😘😘😘😘😘😘😘👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿❤❤❤❤❤
@hamdiworldoffunny6749
@hamdiworldoffunny6749 4 жыл бұрын
Mashallah abyo ,wakahelay wlhi ,Allah kudayo
@sahraabdala9172
@sahraabdala9172 3 жыл бұрын
Wax iga soo gaarsii🤤🤤🤤😋😋😋🇸🇴
@khadrojamac6352
@khadrojamac6352 4 жыл бұрын
Mansha allh abyo ilahay gacantada haku barakeyo
@muhuboabdi3614
@muhuboabdi3614 4 жыл бұрын
Maansha Allah keep going abaayo
@ANISASTYLES
@ANISASTYLES 5 жыл бұрын
Mansha Allah caadi maahan 👌👌👌🔥
@injinerxasancalidaacad1199
@injinerxasancalidaacad1199 5 жыл бұрын
Lakin basbaska in latumo ayuu kumacyahay
@fatmaomar857
@fatmaomar857 5 жыл бұрын
qurux badan video yada so gaagaabi daqiiqadaha aad ayee u dhaadheer yihiin hor usocod wacan maa sha allha abaayo
@wonderwomenactually9344
@wonderwomenactually9344 5 жыл бұрын
walhi anixitaa dharerkaa ikadadnooyo macaaan walhi awoooow awoow
@kaamilk8863
@kaamilk8863 4 жыл бұрын
Maasha Allah xamaraa isoo xasuusinee Fatima khayr alaha kusiiyo
@samiramohamed359
@samiramohamed359 5 жыл бұрын
Masha ALAH.abayo saacada noo gaabi adigoo raali ah saaid ayu u dheryahay video ga in sha ALLAH .Shukran habibti jazakaLLAH Khair.
@zeinabmusasheikh3300
@zeinabmusasheikh3300 5 жыл бұрын
Masha allah waa shidan thy wx kle oo qatarna soo geli leefowga wuu shidanyahay wllhi kugu raacsanahay wllhi
@queenmoha4932
@queenmoha4932 5 жыл бұрын
Leef leeflw ayow waban kuwalnaaa abawabow kalexo kulha dharerka wasodaatii so funny qoftn😂😂
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 5 жыл бұрын
Waa soomanahe dhareer aa iga da'ooyo walahi baahi MA I heeso Lakin dhanabkii aa u xiisay maashaa Allah abayo xasuis
@abdii9086
@abdii9086 5 жыл бұрын
Kkkkkkk Mashallah wall 💛💛🤔🤔💚👍👍🌷❤😋😋😋😁
@deeqaluul9499
@deeqaluul9499 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk abayo qosolkaa iga dhameesay iyo dhareerka luuqii xamar weyne lee leefo udooni jiray aa isoo xasuusisay cali kamiin baa dagnaa xamar weyne bajiyo iyo leefoo l love youu ciyaal xamr. Hore usoco abayo noo soo badi video thanks
@zamzammaxamed4692
@zamzammaxamed4692 5 жыл бұрын
Masha Allah abeyo 😋😋😋😍😘
@zamzammaxamed4692
@zamzammaxamed4692 5 жыл бұрын
👌👌👌👌👍👍
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 жыл бұрын
Wan samaayn kan abaayo inshllaah.
@Samsam-fd7mw
@Samsam-fd7mw 5 жыл бұрын
Www leefleefow iga dheh mcan
@ayannur9480
@ayannur9480 5 жыл бұрын
Bajiyaha in Aad kala goosid oo aad dhex diisa na tusto Ayaan rabi labi lahaa . Well done walalo!
@awosh3541
@awosh3541 5 жыл бұрын
Manshallah xamar iyo xusuus waad mahadsantahay abaayo bakaaraad igaysay.
@VisionaryVitality118
@VisionaryVitality118 4 жыл бұрын
Wwwww macaan waaye m.a like
@khadrasaahid7796
@khadrasaahid7796 5 жыл бұрын
Mashaal wllo waan kahelay wanan samayndoona inshaal jazakalaa xbbt😍😘🙏🙏
@hidaayaomar5897
@hidaayaomar5897 5 жыл бұрын
Masha'allah
@fahmosalaxudiin5454
@fahmosalaxudiin5454 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@stg-somalitradinggroup9096
@stg-somalitradinggroup9096 5 жыл бұрын
mnsha allaaah wn uxiiisay runtiiiii😂😂😂😂
@nastehaabdalle5218
@nastehaabdalle5218 5 жыл бұрын
Ani badiyaha Wnjeclahay lkn Masameyn aqaan 😋eefleefowgu MA cambe lashiidaybaa
@fatimaaweismohamedshoble3970
@fatimaaweismohamedshoble3970 5 жыл бұрын
Fadumo has gacanta ka fudud qaandada
@queenlove4481
@queenlove4481 5 жыл бұрын
masha allh abaayo allh haa ku daaweyo isbiid😘
@Aamina5677
@Aamina5677 5 жыл бұрын
Masha allh xamar ayaaba iso xasuusisay abaayo
@munaomar2050
@munaomar2050 5 жыл бұрын
Manzha allah 😋😋😋
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Fadumo cadeey mahadsanid insha Allah hadaan sameeysanaa hadaan kagaariwaayana berito kheyr Alle hakusiiyo
@seynabasser4202
@seynabasser4202 5 жыл бұрын
Masha allah abaayo
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 жыл бұрын
MashaAllaah says 😋😋😋😋😋
@habonhassan8504
@habonhassan8504 3 жыл бұрын
Lelefow wan maqlay lakin ma arad hada wanbartay wllshey qali mansha allaaaah ale haku barakeyo
@user-gk5ls4od2f
@user-gk5ls4od2f 24 күн бұрын
برافو عليك ماشاء الله ❤ ‏‪31:42‬‏
@kujecliyahooyo4846
@kujecliyahooyo4846 5 жыл бұрын
Masha allah 👌👌👌👌
@xidigtaxamar9481
@xidigtaxamar9481 4 жыл бұрын
Hhh shanqada lelefow anigaa isih fadumo dharerka igaa sodatay 😋😋😋😋
@aaminafaarah6406
@aaminafaarah6406 4 жыл бұрын
War walalyaaalow bajiye halysheeeg alle kabaqooo wuxu maglybaaa
@swarm4245
@swarm4245 5 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka llaah Allahu Akbar
@maryamaruun5821
@maryamaruun5821 5 жыл бұрын
jecliyaaaa alaabtaan wuuuuw
@khadraadam9327
@khadraadam9327 5 жыл бұрын
Mashaallah
@xamdikutub8106
@xamdikutub8106 5 жыл бұрын
Faadumo has xbbty aad ayaan kaaga mahadcelinayaa cunada mcn ee ad inoso diyaariso ❤️❤️❤️
@zakiyahahmed1285
@zakiyahahmed1285 5 жыл бұрын
Maa Shaa Allaah Dhareerkaa IGASOO Daadanooyo. Bari Ayaan Sameesanaa In Shaa Allaah 😋😋😋
@sumayasiman1939
@sumayasiman1939 Жыл бұрын
😂😂😂
@alishaozzy6907
@alishaozzy6907 5 жыл бұрын
Maasha-Allah abaayo horay u soco 👏 waa ki cusbahay channel kaaga lkn wan ka helay coz leeleefoowga aad ayaa u jeclahay wlhi😋😋😍
@sucaadocumar4212
@sucaadocumar4212 5 жыл бұрын
abow abow meshaan aan jogno galab kasto leee leyska caadiriyaa wllhi xamar weyne kalakicis waaye
@saadmaariinka2428
@saadmaariinka2428 4 жыл бұрын
Fadumo xasuus ayaad I galisey Guul Ayaa kuu rajeynaa Insha Allah
@shaymashacni7929
@shaymashacni7929 5 жыл бұрын
Mashalah abaayo san ujeclahay wlhi😛😛😛😛dhereerka iga keentey
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
mahadsanid abayo😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖❤💖💖💖💖💖❤😍😍😍😍😍😍😍😍
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 5 жыл бұрын
Dhareerkaa iga soo faktooyo lol
@whome4851
@whome4851 5 жыл бұрын
gabadhee caag wax haku walaaqan
@nafiso7343
@nafiso7343 2 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍
@kiineyxasan8066
@kiineyxasan8066 5 жыл бұрын
Abaayo hada lelefowg xamar wuu qaliyibay halkii qaando3kun awalne waliskugu dari jiray xamr wax walbo hada qaali waa
@fardowsaqurux5506
@fardowsaqurux5506 5 жыл бұрын
Masha allah😗❤👍
@halimosharif7651
@halimosharif7651 5 жыл бұрын
Maashaa Allaah
@safacadeey5168
@safacadeey5168 5 жыл бұрын
Masha allah fadumaa kujecliyaa illahow ku xafid abyo
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
💕💙💙💙💕💜💜💙💕💜💋💙💕💙💜💜💙💜💙💕💙💕💜💙💕💙👈😍
@rahmaaanoyali6078
@rahmaaanoyali6078 5 жыл бұрын
Masha allah abyo kheyr allaha kusiiyo mahadsanid
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
amiin Rahma abayo😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖😍😍
@blackberry4500
@blackberry4500 5 жыл бұрын
Maasha allah
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 Жыл бұрын
Yamyam
@ahmedOsman-nt8bf
@ahmedOsman-nt8bf 5 жыл бұрын
Mashae walale waaba Soomahy dheer baa iga kerntey hhhhh
Bocor hindi o 3 cunto kala nooc laga sameeyey/Cafimat Fican
21:47
Cafimat Fican
Рет қаралды 113 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 32 МЛН
SURPRISE AYEE IIGA DHIGEEN ABAAL MARINTA  DAHABKA EE YOUTUBE..?🥹
15:34
Daawo Bisbaas Shidni Macan badan 10 daqiqo Ku karso
10:13
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 402 М.
Sida ugu fudud ee loo sameysto Bajiyo iyo Bisbaas Ramadaan Day 5
12:03
Ifraax Bashiir Kitchen
Рет қаралды 23 М.
|Sida loo sameeyo bajiyo iyo leeleefow iyo Viyazi|
13:56
Hafsa Cooking Show
Рет қаралды 9 М.
QALADAADKA MUSALSALKA WACDI IYO WAANO PART 1
18:59
Universal TV
Рет қаралды 467 М.
Galabta iyo bajiyo casariyr ka faideso
20:27
shukri masala
Рет қаралды 55 М.
bariis iyo basbaas shidni qadadii ciida
30:11
Fadumo Has
Рет қаралды 316 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН