BANAANBIXII HEESTA SAALAX SANAAG LOOGA SOO HORJEEDAY OO XOOGEESTAY

  Рет қаралды 13,468

Zaki honest Official

Zaki honest Official

6 күн бұрын

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
m_source=qr

Пікірлер: 92
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 5 күн бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m 5 күн бұрын
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw
@ikranabib7919
@ikranabib7919 5 күн бұрын
Subxaan Allah kuwan waa bilaa damiir ka fuqa Saalxa Sanaag waa geesi noolaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizam523
@faizam523 4 күн бұрын
Idinkuba nimcaan iyo dalnuurshe ka fuqa, caydiinu ma ducaa dadka kale tooduna wey idin damaqdaa.😂😂😂😂
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 5 күн бұрын
Saalax sanaag sidee wax yeeshay eeddo,soowdigii ka Soo cararay hargaysa goormaad leef leeftay iidoor,sidee iigu sinaadaan gebilay iyo garoowe gebilay soo tii laascaanood laga duminayey Garoowena waa tii laygu dabiibay tolbeeli waayey Naalaye Axmed iyo Dhulbahante ba waad ku geftay ee waa meeshaad gashaa SSC Khaatumo Guul iyo Gobonimo 💪🇸🇴🏇🥰
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 5 күн бұрын
Salah sanaag waa fanaan sax ah geesi weeye somali oo dhan usiman
@user-ru8em6hy8c
@user-ru8em6hy8c 4 күн бұрын
Wecel adigaa ah doqonyahay aan weligii wax macna leh sheegin waayo waa marantahay heesta waxay doqonow tilmaamaysaa soomaalinimo iyo qaranimo, isku keen iyo ka midayn waxan dhalinyarada iyo shacabka miskiinka ah ee qabyaalada iyo cunsuriyada lagu barbaarshey wayna dhamaan coomadayaasha duqoobey way dhiman soomaalinimona way soo noqon insha ALLAH thank YOU SAALAX SANAAG and salute SALAAN SARE.
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 4 күн бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤
@user-bw4rp3ih7w
@user-bw4rp3ih7w 4 күн бұрын
Saalax Sanaaq waa Garaadkii nabada.dareen dad badan buu metelay.Doqoni meel laysku dileey moodaa in lagu kala tegay.Kala go-i maynee walaalo ayaynu nahaye colaada gaamurtay ii ina dulaysatey Allah ha inaga qaado 🤲🤲🤲🤲🤲🤲.Saalax Sanaag geesi geesi dhalay ❤❤❤❤❤❤❤
@CabdulaahiMaxamed-wi4ni
@CabdulaahiMaxamed-wi4ni 5 күн бұрын
Saalax sanaag sooyaalka somaliyeed waxaa kuuguxusan in aadtahay midnimada soomaaliyeed in aad utahay hormuud nin kucaayay meel duleesha makaagalinayo wllo samir iyo dulqaad lahaw runtu way cadaan wllky ❤❤❤❤❤❤❤
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 5 күн бұрын
I am from Somalia thanks Salax 🙏
@anisaduela9784
@anisaduela9784 5 күн бұрын
Saalax Sanaag heees Miro macno ku fadhida ayuu qaadey mabruuk
@Cabdiqaniiskowiskow-iu9dh
@Cabdiqaniiskowiskow-iu9dh 4 күн бұрын
Kusali cabinkeena Muhammed scw scw scw scw
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 5 күн бұрын
Somali oo ints wanaagsan oo dhan baa wadata inta bugtana waa yeelkood😅 noolow S/Sanaag boqor ❤
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 күн бұрын
Kuwa leh heestu Somalinimo ayay ka hadleysaa hooyadiin anaga wasna iyo Somalinimo saalaxna waa horgal heestana isaaq ayuu kuraali gelinayaa mr qas qas
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 5 күн бұрын
Imisaa Cabaadweeyn u sabreeynay.Ayagaa bilaabaye ha adkeestaan Qaldaanta.
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 5 күн бұрын
Saalax Sanaaga❤❤ Somalinimo ku dhimo gobnimadu waa geesinimo
@HYSh2023
@HYSh2023 4 күн бұрын
HEESTAAN IN MAJEERTEENA CURITEY (KHALIF FARAH XAYIR AYAA LEH EREYADA HEESTA)
@hhaji6556
@hhaji6556 2 күн бұрын
Waa wada qabyaaladiistayaal aandoonaynin maslaxo, oo garanayo qabiilkaaga kaliya qaranimona garanaynin.
@mahadociise25
@mahadociise25 4 күн бұрын
Qabiilka iyo qayimka kalareeb ninkan waa somaalidhalad ah shaatiga ugafuqa fakirkiisa buuhadlay hakuqabsanina fakirka qofka
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 күн бұрын
Adiga adeerda baa salax xiro ugu jira lakiin doqonow ka dhamoow somali waa one
@hhaji6556
@hhaji6556 2 күн бұрын
Saalax dadka haysataa waawada tuug waaninka kaliye maslaxo kataliyay .
@yussufmahat1475
@yussufmahat1475 5 күн бұрын
Koley caqli malahan dankaan qawiil lee maskaxda kagaley waar wu ka aqli badanyahay horey usoco salaax sanaag wuna kusaxanyahay
@user-jn5ki2mb5o
@user-jn5ki2mb5o 4 күн бұрын
waa wadani soomaaliyeed saalax sanaag❤❤wooku saxanyahay
@samsamahmed807
@samsamahmed807 5 күн бұрын
Saalaxow haniyadjabin kunheesod oo soomaalidamidkadhigta soo qaadfanaankina mideyanoqo
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 5 күн бұрын
War somaliye alle kabaqa ma waxad ku dhagantihin qof jecel in eey umada hishiso😢 subxanallah wax ka xun majiro somali
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 күн бұрын
Naalaye Axamed isma saare waa cawaale cabadi horogaladu oo ragii sool kadagaalamaye laaye 😉
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 5 күн бұрын
Saalax sanaag waa garaadka fanka❤❤
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 5 күн бұрын
Gabiley waxa la yidhaa Gobolka Griinka ah Garowe waa tuulo kuleel looga cararay
@Imaan92546
@Imaan92546 5 күн бұрын
Somaliland intii la karbaashi Karo wa la karbaashey Saalax sanaag in laga hor imaado ama lacaayo hoyadii wa qalad ma uu tagerin rer Somaaliland lakiin waxuu ka Hadley isu keenida dadka Somaaliyeed wanaag qofku wa lagu amaana
@blackpanther8219
@blackpanther8219 5 күн бұрын
SAALAX SANAG I am with you. I don't want to separate my world into parts, so why should I choose a side. We all know Somaliland dose not like Somali people, their own people, but not all Somaliland people. Some Somaliland people like their Somali brothers and sisters, our famous brother SAALAX is just trying to bring us back together stop insulting him is Haram. Just Saabar, meaning be patients, my brother SAALAX SANAG, and Allah will love you who cares what they say you are saving our country, but they are not
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 күн бұрын
Saalaxa sanaaga waa istusu iidoora inuu heese u qado oo siibatiyo kadiyara sanayo qofokasato oo iidoora oo hesetisa ka hadala ribalaya buu u geliye😏
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 4 күн бұрын
waar daaya reermiyigan laysu keenay waa runtii waa nin somalinimadu ku wayntahay.
@nimohassan4453
@nimohassan4453 5 күн бұрын
Kkkkkkk Aamiin run Alle hakadhigo Ninween bad uekaatay😂😂
@ismahanali1121
@ismahanali1121 5 күн бұрын
Kkkkkkkkkk see camal walaalow ninweyn baa iska dhigtey
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 күн бұрын
Salax sanaga he's best man hes smart man
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 4 күн бұрын
Wa Inta Xunn eeee. Edab daran Inta Xunnn. Eeee Rabinnn in Somaliya Midawdo
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 5 күн бұрын
Kii xumaa ee Wajiga Haaraha Kulehe wuxuu Saalax Sanaag ucaayayo waa in Hooyadii Isaaq thy markaa Adaa Garaca oo qadhmuun Wajiga Haaraha leh Iska Soo hagaaji uff
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 5 күн бұрын
Dad walan wayeh Somalia is one
@Mulki_Gacal
@Mulki_Gacal 4 күн бұрын
ZAKI ADIGAA QALDAN SAAKEY WAA ADIGA AMAANAAYEY GOORMAA WITHIN 24HRS HADDANE WAXAAN NOO SOO DUUBI LAHEYD
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 күн бұрын
Wuu qaladan yahaya weliba aada iyo aada😉
@hhaji6556
@hhaji6556 2 күн бұрын
Saalax yayaa kuligood kusaxan.
@gamer5Real
@gamer5Real 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ic6em1nv5z
@user-ic6em1nv5z 5 күн бұрын
Saalax waa halyey soomaali usoo baxay inta ciilan iska ooya kafuqa abwaanka
@fxcooking9677
@fxcooking9677 4 күн бұрын
War wiilka iska daa waa nin dhalin yaro ah waa lagu siray kaligii haduu horgal noqdo wuu ka soo noqon
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m 4 күн бұрын
Kkkkk subxana Allah secamal hee garkan
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 күн бұрын
Waxaa laga yabaa Saalax Sanaag inuu reer janno yahay, waayo dadka eheljanada ah Aduunka way kudhibtodaan, oo waa imtixaan Aduunku, Islamka noo fasaxay inmaslaxada lagashaqeeyo, Saas darteed magaranaayo waxalagu haysto saalax sanaag?
@user-ic6em1nv5z
@user-ic6em1nv5z 5 күн бұрын
Geedkaan naagnaagta ah waa soomaali asiil saalax cafowgiisa hoos
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 5 күн бұрын
Sheikh garweyne 😅😅
@user-jn5ki2mb5o
@user-jn5ki2mb5o 4 күн бұрын
kan asaa wecel ah odaygaan daalal waa thy munaafaq
@user-ne3cq5ux7w
@user-ne3cq5ux7w 4 күн бұрын
Waa wil aqlibadan hacaynina
@khabiircosta7
@khabiircosta7 5 күн бұрын
Allah is one❤❤
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 5 күн бұрын
Dhuxulasatadii way waasheen
@AashasaidShire
@AashasaidShire 5 күн бұрын
Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw
@samsamahmed807
@samsamahmed807 5 күн бұрын
Saalax Amaansiiya isaqkeliya mu amaaniin ee waxfahma midakaleintadkagajawaabten heestiqudha ciilqabkadshegeysanba idinkuidinkucadaadry
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 5 күн бұрын
Dhuxulayste kadhamow wiilka yar
@user-zv6ec8hh8j
@user-zv6ec8hh8j 3 күн бұрын
Masha allah 😂😂😂😂❤❤❤
@Xasankalob
@Xasankalob 4 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-zv6ec8hh8j
@user-zv6ec8hh8j 3 күн бұрын
Jabra 😂😂😂😂😂😂😂
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 күн бұрын
Aduunka waxa ugu xun marku doqonku doqon kugu yeero ileen caqa
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 5 күн бұрын
Doofaar facilities la'aan baa loo cadaaba.
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 күн бұрын
Dadka xanuunsan ha iska cabadeen sida dameerka
@Amineta.0
@Amineta.0 4 күн бұрын
Heesihiina Ma Horgalaa loo yeeleey
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 5 күн бұрын
Waxaan hasoo deyn uf uf
@KingCHfilms
@KingCHfilms 5 күн бұрын
War somaaliye sidaan wax isko dhamaam sidaan xal mahan
@rahmozubeer
@rahmozubeer 5 күн бұрын
bismillah wa maxay garkaan weeyn
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 күн бұрын
REER QAATUMO WEY MASEYREN REER ISAQ LAND WEY MASEYREN YAAAB WAARBWAA DHEX DHEXAAD WAAYO LABADAA REER ISKA DHALY SOMALI WEYN UKACA WIILKAAS LADULMAY
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 5 күн бұрын
Daahir dadkuu iskudiraa
@awilabdi1549
@awilabdi1549 4 күн бұрын
Scw❤scw❤scw❤❤
@Fadimo-my8yp
@Fadimo-my8yp 5 күн бұрын
Salax wuxukuqaldanyahay majiran kafuqa
@11naa44
@11naa44 5 күн бұрын
Salax sanag way ka xumatey srry Abwaan xun ba wx u dhiibey Abwaanka keena an aragnee noocu yhy sida kii heesta amxarada qoray
@abdihashi3062
@abdihashi3062 5 күн бұрын
Walakey maxa kaqaldan😂😂
@11naa44
@11naa44 5 күн бұрын
Iska daa gadhka sida waridaad oo kale ha noqon
@user-lb6bf1rn5i
@user-lb6bf1rn5i 5 күн бұрын
Walh wxuet Nin anaqan😂😂😂😂
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 5 күн бұрын
Haw dadku maxay qudad qabaan
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 5 күн бұрын
Bismillah kadaya ninkaa habaarka
@ayaanmousa6027
@ayaanmousa6027 5 күн бұрын
Hhhhhh ❤❤❤
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 5 күн бұрын
Waxaan waad ku foolxuntahy iska bedel been bay kuu sheegeen isku kalsoonoow wsjigaaga
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 5 күн бұрын
Darood waa kansar somali ku dhex jiraa wake hawiye iyo somali dhabta ah.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 күн бұрын
(BISMILLAH )!! CUDURKA AAD UMMADA💕❣️MUSLIMKA💕❣️ku TILMAANTAY INUU KUGU DHACI MAANAD KA BAQEYN??? ❣️💘🌹🫀♥️DAAROOD MUXUU DAD CIILEY😂HAHHHHHHHA!! MOORYAANTA QABRIYADA MAYDKA KALA SOO BAXEYSA!!!! EE XOLIHII DAAROOD💘💕🌹🫀❣️💕CUNTAY!! XAARAANTA KU NOOL !! MA SOMALI DHABAA???😂😂😂😂!!
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 5 күн бұрын
Waa runtaa kansar hadii lagooyo wuu soo noqdaaye waa walaalkaaye daawayso hadaa jartid wuu kugusoo noqon majarmayee iska dhayo boowe
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 5 күн бұрын
@@shukri114mohammed2 somali inu hees u diiday darood ilahayna wuu ogyahay somali waa ogyihiin.alalahah ha ka qabto somali aamiin.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 5 күн бұрын
Darood somaliyee waa geed la dhaho dhilowyahan. 1.DHILOWYAHANTA? WAA GEED KA DHUL DHIRTA KALE OO DUL.NOOL. SOOMALI WAY DHIBEEN CIDKALE INAY XUKUNTO MA OGALA IYAGA MOOYAANAY.WAA 20BOQOLKII SOOMALI.
@11naa44
@11naa44 5 күн бұрын
D5 is not easy Alle ishada haka qabto
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂yaa
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
DEG DEG SHACABKII OO FARMAAJO U KACAY IYAGOO HUB QAATAY
24:10
Zaki honest Official
Рет қаралды 16 М.
2 QISOO CAAJIB AH IYO XARAGII SH ABDIRAHMAN BASHIR | MAALMAHA
12:38
ASHRAF OO CADEEYMO LAGU HELAY ISAGOO XUKUN HALIS AH WAJAHAAYO
19:07
Zaki honest Official
Рет қаралды 13 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41