No video

Barashada Forex Trading Qaybtiibtii kowaad Sida loo isticmaalo Tradingview Lesson 1

  Рет қаралды 361,813

Bare Media

Bare Media

4 жыл бұрын

Barashada Forex Trading Qaybtiibtii kowaad Sida loo isticmaalo Tradingview Lesson 1
Kusoobiir groups-ka ardayda.
Bare media group
t.me/baremedia
Bare media Signals
t.me/joinchat/...

Пікірлер: 695
@movi-channel
@movi-channel 29 күн бұрын
Insha Allah waan fahmi doonaa dakhli bdana waan ka sameyn dooonaa Billionaire noqonaa haduu alle aqbalo❤
@user-kf6gl2ly1c
@user-kf6gl2ly1c 21 күн бұрын
Masamese😂😂😂
@movi-channel
@movi-channel 21 күн бұрын
​@@user-kf6gl2ly1c Haaa
@naum644
@naum644 16 күн бұрын
Go forward I believe in you
@ayanmalin2875
@ayanmalin2875 4 жыл бұрын
You are the best trainer that I have ever seen for Forex. Thank you so much
@Kidstops
@Kidstops 4 жыл бұрын
Thanks brother I'm new at market ur explain very clearly
@Bajaj193
@Bajaj193 3 жыл бұрын
T
@Umsamira252
@Umsamira252 3 жыл бұрын
Acx AC Fetty wap do too so I so we to do too to GI to so milk 🥛
@BAREMEDIABaremedia
@BAREMEDIABaremedia 4 жыл бұрын
Kusoo darso group ka Telegram t.me/baremedia
@tikey-tiger2915
@tikey-tiger2915 4 жыл бұрын
ustaad aad aya umahadsantahy , the best teacher ever on forex trading in Somalia teacher tahay m,A allaha ku xafido🤗
@Sundus_hire
@Sundus_hire 7 ай бұрын
Walaal hada Maad kujirtaa forex trading intesa kbaraty asking you after 3 I hope inaad isojawabi doonta
@jamalshukriabdi4220
@jamalshukriabdi4220 4 жыл бұрын
walaal aad ayaad u mahadsan tahay, illaahayna ajar iyo xasanaad hakaa siiyo. Markaan Soomaalida adiga oo kale arko aad ayaan oogu farxaa in wali damiirkii Soomaalinimada uusan dhiman ee wali nool yahay. Adiguna inta nool ee damiirka leh ayaad tahay. Mahadsanid keep going brother, God bless you.
@munasalebaan293
@munasalebaan293 7 ай бұрын
Wllo sidee loo baran karaaa waxan😢
@user-jf6jp9jt8z
@user-jf6jp9jt8z 7 ай бұрын
Mafahan thy
@user-uv4mp2ld9f
@user-uv4mp2ld9f 7 ай бұрын
​@@munasalebaan293anaa bilabirabeee maislabaranaa😢
@AxmedTaajir-mk4yh
@AxmedTaajir-mk4yh 6 ай бұрын
Laptop malaku isticmali karaa neh
@IkraanMohamed-xz8ow
@IkraanMohamed-xz8ow Ай бұрын
​@@AxmedTaajir-mk4yhHaa
@cadiinka1439
@cadiinka1439 3 ай бұрын
Marki igu horesay waye waxa rajena inaa wax bdn ka fhmo oo an ka faido🎉
@ayaanabdirahman6775
@ayaanabdirahman6775 3 ай бұрын
Hi inte wax marsinosaa
@mohamedtuute4381
@mohamedtuute4381 2 ай бұрын
Zxp hdan raba inan bilabee kawarn xgaee wax ku marayan
@cadiinka1439
@cadiinka1439 2 ай бұрын
Bariga dhaxe imarayaan hada​@@mohamedtuute4381
@cadiinka1439
@cadiinka1439 2 ай бұрын
​@@ayaanabdirahman6775waxyr ihary
@cabdinaasircali6176
@cabdinaasircali6176 2 ай бұрын
Ana ku garbsiin in😊
@hibobashir862
@hibobashir862 2 ай бұрын
Anyone 25/5/24❤
@Husni_l
@Husni_l 2 ай бұрын
Yes wlshey
@nasrohassandahir6529
@nasrohassandahir6529 2 ай бұрын
Yes, 2/6/24
@SuldaanTaagane
@SuldaanTaagane 2 ай бұрын
​@@nasrohassandahir6529 waku jeda xalimo 🎉😂
@SuldaanTaagane
@SuldaanTaagane 2 ай бұрын
​@@nasrohassandahir6529xalimo wa kuu jedaa 🎉😂
@Ilkacazze
@Ilkacazze 2 ай бұрын
4/6/24
@HamdaSocialHS
@HamdaSocialHS 4 жыл бұрын
Ilahey kheyr haku siiyo sida fasiixa aad nooku soo kudbisay manta cashirka kowad kabaxay inta dhiman Allaha ii fududeyo thanks ustad
@Mrsalutation652
@Mrsalutation652 2 ай бұрын
Hor Mar maad ka gaadhay wll
@abdullahimohamed5116
@abdullahimohamed5116 Ай бұрын
wa kaga mahad celinaya sida faahfahsan ee aad ii fahansiisay i.a waxan sugi doona malin aan bartay kuna shaqeya xirfadan thanks bro
@mohamedhassanabdullahi1693
@mohamedhassanabdullahi1693 3 жыл бұрын
Thank you very much for giving me this golden opportunity. Your illustrations are infact illuminable.
@GaNeY.
@GaNeY. 7 ай бұрын
2sano ka hor ba dawaty muqalkan anagana hada ayan rabna ina dawano ama barano ee bal maxa ka fahanty wll?
@shukriwarzame7519
@shukriwarzame7519 4 ай бұрын
​@@GaNeY.Aniga hadan dawane xagee wax kuu marayan wll
@kaareburburiye
@kaareburburiye 4 жыл бұрын
WAAN kaaga mahad celinayaa wakhtigaad galisay inaad dadka ugu faa,iideeso,,,waan dhameestay qaybtan Koowaad sifiican waan u fahmay qaybaha KALENA waan u sii gudbayaa,
@najiibbalaala2408
@najiibbalaala2408 4 жыл бұрын
Ustad ad ayad u mahad san tahay aniga ahan wan fahmay cashirka mar labad ayan kaga mahad celinaya sida wangsan aad u sharaxday keep going👌
@aarkaTech
@aarkaTech Жыл бұрын
Sxb forex xiligaan lacag maka sameese ❤❤❤
@shuubilan9781
@shuubilan9781 Ай бұрын
Aadba u mahadsantahay walal wax badan ka faiday insha Allah waxan so laban dona ano macalin ku ah
@NuurXasan-iz1xu
@NuurXasan-iz1xu 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin sharaxaad aad iyo aad umacaan oo haba yaraatee wax isdabamar ah aan laheyn 👏👏👏👏👏👍👍👍👍
@WiilkaHooyocaasho
@WiilkaHooyocaasho 8 ай бұрын
Mashala allah sida aad usharaxayso ee daganant leh ba i cajibisay allaha kubarakeyo
@Aden851
@Aden851 4 жыл бұрын
Thank you walal. Aniga maanta aya igu horeysa oo inan barto bilaabay, InshaAllah casharada 1 ilaa dhamad wan wadi donaa.
@ayuubmaxamedaadan
@ayuubmaxamedaadan 5 ай бұрын
3sano kadib bahasha si fican ma ubarate lpx😂
@Ayana8181
@Ayana8181 Ай бұрын
​@@ayuubmaxamedaadan 4 bil baan kasii danbeyaa 😂😂 adigu war isii bal Xagee wax muu .marayaan
@bacderproduction6517
@bacderproduction6517 4 жыл бұрын
you are the best trainer tHat Have i ever seen in my live go forward pro and thank you for helping us
@user-wx4cy2zh5w
@user-wx4cy2zh5w 4 ай бұрын
Hi
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 2 жыл бұрын
You are very gd teacher really thanks👑🙌
@RamadanHoussein-uq9qz
@RamadanHoussein-uq9qz 15 күн бұрын
Vous êtes le meilleur entraîneur que j'ai jamais vu pour le forex. merci beaucoup
@Abdukadir1986
@Abdukadir1986 4 жыл бұрын
jazakallahu kheir anagane rabi faaidada aan radinayno oo kheyr ah allaha na siiyo
@funnytv7565
@funnytv7565 4 жыл бұрын
Sxb fikirkayga hadaan ka dhiibto aad ayaan uga helay sidaad wax u sharaxayso thanks a lot of bro
@AfrahimYemen
@AfrahimYemen 2 ай бұрын
Sxb xage marineysa hada
@haninageye5487
@haninageye5487 4 жыл бұрын
cilmigada allah kubarakeyo ustaad msha allah safican aad nofahansisay qeeptan aad ad umahdsanthy👍👍👍
@munocaliMunocali
@munocaliMunocali 2 ай бұрын
Abaa tlefn mlgu bilowi karaa
@mohayare4138
@mohayare4138 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad trading view meel aan ka bartaa la aay lkn waad ifahansiisay thanks a lot
@AfrahimYemen
@AfrahimYemen 2 ай бұрын
Bro moha hada xage wax marineysa
@nashadamir8506
@nashadamir8506 4 жыл бұрын
Thank uh teacher allle haku barakeeeyo
@mohamedo8596
@mohamedo8596 4 жыл бұрын
Macalimkii ugu fiicnaay inta aan arkay kuwa badan sharaxaa FOREX. Macalim cashirka xiga ayaan sugeeynaa.
@user-nc7jf8ys6f
@user-nc7jf8ys6f 7 ай бұрын
wxa thy boqor an xiqdi iyo xasidnimo ezan ku jirin dhib adun Alle kma tuzo akhirana mid an wx dambi lahyn Alle aku zo saro macalin👑🦁👏
@daahiraabdirahmanjaamac
@daahiraabdirahmanjaamac Ай бұрын
WAA MARKII IGU HOREYSA O AAN RABO INAAN FOREX BARTO HADII AAN BARTO O SIFIICAN AAN U BARTO WAXAD IGU YEELAN DONTA ABAAL MARIN INSH ALLAH MAHADSANID ENG
@ShucaybMahad-od1ub
@ShucaybMahad-od1ub Ай бұрын
Isoo qabo inaan barta ana wll
@idrismuhumed8981
@idrismuhumed8981 3 ай бұрын
Thanks brother for your unlimited efforts and i am very glad to be one of your students /audiences and keep it up supporting your community
@abdisamadofficiall8659
@abdisamadofficiall8659 3 жыл бұрын
maanta ayaa bilabay barashada forex am happy nd i liked your presntation
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Ma baratay maka shaqaysataa
@gogann9033
@gogann9033 10 ай бұрын
Wllo ma iga caawin karta hadad si fican u baratay
@calanlemedia7821
@calanlemedia7821 6 күн бұрын
Wan bilawaya iso ducaya inu Illhey ifuufeydiiyo oo billionaire ka noqdo inagana Illhey ni baro❤❤🎉
@qadarshiineofiicial1072
@qadarshiineofiicial1072 2 жыл бұрын
Macalin Aadaa U mahadsantahay % 100 Aniga Waan Ku Cusbahay Cours-kan Hadana Waxabadan Ayaaan Ka faaiday Jazakallah
@RidwaanMohamed-s2u
@RidwaanMohamed-s2u Ай бұрын
Macalin maanta ayaa iigu horeysa trade wxaan ahay arday aan awoodin inuu lacago ku bixiyo suuqaan waan kaaga mahad celinaa sida wanagsan ee aad iigu dhiiro gelisay inaan ka shaqeysto suuqan forex maalin uun waan ku xusi doonaa anigo suuqaan ka helay faaido badan thank you so much macalin 👍🏼
@abdirizakofficial6844
@abdirizakofficial6844 Ай бұрын
Hada bilaabi raba ani xita shp
@abdinaasirr7993
@abdinaasirr7993 2 ай бұрын
Wa marki uguhoreyzay an rabo inan barto forex chanalka ayan zobooqday waxan rajeynaya inan malin malmha kamid ah zopoqdo commentgyga ango guul kagaadhay i.a. Hdi ad igahoreyzay forex commentgyga ad aragto waxi ad igacawin karto igulatalin lahayd izheeg wllo.
@abdirizakmaslahnageeye8866
@abdirizakmaslahnageeye8866 Ай бұрын
Isoo Qabo aniga Rabo In aan bilaabe
@ExcitedAirplane-mi3nf
@ExcitedAirplane-mi3nf Ай бұрын
wlloh wax maka faidey
@abubakarabdiwarsame8249
@abubakarabdiwarsame8249 4 жыл бұрын
waa mhadsantahy ustadh jazaklaaah kheyr ugaaas mnta laga bilabo halkas ayan kwadan dona cashirada
@maxamedcabdiwahab-qq9bn
@maxamedcabdiwahab-qq9bn 2 күн бұрын
Sifiican oo faah faahsan lana fahmi karo ayaad usharaxdey Waad ku mahdasantehey waqtiga iyo juhdiga aad galisey si aad,dadka ugu faa' idayso
@ayaaniita12
@ayaaniita12 3 жыл бұрын
I had never see macalin adigoo kle ah Waad ku mahadsantahay hagrasho la'aantaada ustd
@InacaliCali
@InacaliCali 4 күн бұрын
Ilahay ha ku barakeeyo usraad
@sumayasiman9736
@sumayasiman9736 Жыл бұрын
Mahadsanid aboowe Waxan rajeynaya Inaan kafaidayso 👍
@user-qt5ql4xi5b
@user-qt5ql4xi5b Жыл бұрын
Siden kubilowna 😢
@CabdulahiAk
@CabdulahiAk 11 ай бұрын
Maka faaiidesatay abaayo hada bilaawoya
@enghassandollow5666
@enghassandollow5666 10 ай бұрын
Eng shukran adaa umahadsantahye allah nala garab kagalo wixii aad wakhti galeysey anagana waxaa nagu balan ah inaa ka faaideysano lkn sadex sano kadib ayaan dawanooy insha allah riyaa kuleeyahaye allah ii fusadeeyo
@matanleomessi8490
@matanleomessi8490 3 жыл бұрын
Hadan soo birey Maclin ficn Thy masha Allah my Brother
@Maanoww1
@Maanoww1 Ай бұрын
Wax ma qabsatay hee 2024 lagu jira
@feisalid6126
@feisalid6126 3 жыл бұрын
Thank you Si Wanaagsan. ayaa U Fahmay Qeeybtaan.
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 3 жыл бұрын
2cisho ayey igu qaadatay in aan casharkan sidiiisa ubarto thank u wlll
@k.m.a2024
@k.m.a2024 3 ай бұрын
3 sano kadib ina ader xagee wax kuu marayaan ?
@Baarihonsset
@Baarihonsset 3 ай бұрын
Mashalh ninkani waa Bare sare Qaabka uu wax u sharaxayo ayaa heer caalami ah
@abdikhaalaqcalicali2700
@abdikhaalaqcalicali2700 Жыл бұрын
aad iyo aad ayaad umahadsantahay ilaahay khyr iyo xasnaad hakaa siiyo
@Meriama-66
@Meriama-66 6 ай бұрын
Sanad ayaa laga jooga mxa ka fahmsnthy
@ABDIWELISIYAAD
@ABDIWELISIYAAD 26 күн бұрын
Mansha Allah bro aad baad oogubahadsantahy fahankaka qiima leh we aad nakufahansiisay waxloobahanyahy in labarto bulshadana waxkabadalkaro thanks so much
@Ismail-q1b
@Ismail-q1b Ай бұрын
Mahalla Allah ha ku barakeeyo macalin aduun iyo aakhiraba qof qalbi wanaagsan baad tahay u tudhaaya dadkiisaa waxaad Naga dhicisay dhiig miiratadii mahadsanid ina badan ustaadii.
@SamaaleOnline
@SamaaleOnline 8 ай бұрын
Thank you teacher ❤ Wax badan waradiye Faynali wan heley❤❤❤🎉🎉🎉🎉 new subscriber
@AhmedAli-cf3hw
@AhmedAli-cf3hw Жыл бұрын
Sxb aad ayaad u mahadsanthy madama aanka so daahay korsadaan lkn best motivation forex 🙏🏻🙏🏻
@SYMAN-IS-MY-LIFE
@SYMAN-IS-MY-LIFE 7 ай бұрын
Raga socda 2024 ❤
@cumarhassanhaji9664
@cumarhassanhaji9664 3 ай бұрын
🎉
@ShaaficiApdiraxmaan17
@ShaaficiApdiraxmaan17 21 күн бұрын
Me !
@macalinsaalax
@macalinsaalax Жыл бұрын
Maa shaa Allah sharax aad u sareeyo ayaad sharax macalin kula siman soomaali kuma arag sida fiican ee aad u sharaxday waad mahad san tahay macalin qaali
@Moztaphow
@Moztaphow Ай бұрын
3/7/2024 I.a Wxn rajaynaya waqti kadib inan Soo booqdo anan ufaaideeyo inta iga danbaysa ❤️🔥
@aziyaruun9287
@aziyaruun9287 Ай бұрын
Ma isla barana ana mantan bilaabyaye
@maxamedxasan5468
@maxamedxasan5468 27 күн бұрын
Sxb waxakuu hagagen
@apdirizakahmet697
@apdirizakahmet697 7 ай бұрын
Thank you teacher
@husseinmohamed8940
@husseinmohamed8940 3 жыл бұрын
this clip really motivated me a lot, thank you so much.🙏
@abdulkadirahmedyusuf3766
@abdulkadirahmedyusuf3766 2 жыл бұрын
Walaal aad iyo aad baad umahadsantahay insha allah qeer badan alle hakusiyo
@chamiilachano3510
@chamiilachano3510 Жыл бұрын
waad mahadsan thy wlloh ilhy khayr haku siiyo aniguh hadaan bilaabayaa isha allah
@abdiwaliahmed3301
@abdiwaliahmed3301 2 жыл бұрын
Waa macalin si dhib yar u sharaxaya aad baad umahadsantahay.
@alimohamoud1130
@alimohamoud1130 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin, waa clip aad I dhiirigaliyey
@daauudcabdi3507
@daauudcabdi3507 10 ай бұрын
Tnx ustaad wx badan ka fahay malinkaygii kowad wlhie wx an moodi jiray inay wx adag yihiin iga dhigtay wx fudud 🙏🌴❤😊
@halima1882
@halima1882 9 ай бұрын
Boowe adoo mahadsan website markii la galo si ka duwan sida hadda ustaadka uu u yahay waaye ee charts ma soo qormaayo iga caawi
@daauudcabdi3507
@daauudcabdi3507 9 ай бұрын
​@@halima1882 Labtom bad ku istic mali mise mobel
@user-qw7zh9jr3j
@user-qw7zh9jr3j 3 жыл бұрын
wll aad Iyo aad ban kaga mahad celinaya alleh hakugu badalo wanaag iyo janatul fatdowsa 💯
@babaayhaji1245
@babaayhaji1245 3 ай бұрын
WALAL ad bad umahadsanthy runti casharkaan cilmi badan ka faaiday alh haku sharfo
@Ridwaantechnology
@Ridwaantechnology 4 жыл бұрын
Masha alah alaw ku barkeee wlllo. Tks TKS. Wlllllo qali
@aziyaruun9287
@aziyaruun9287 Ай бұрын
3/7/24 maalin talaado ah ilaahow hamigayga ii rumee ❤
@falastiinbeautychannel5763
@falastiinbeautychannel5763 Ай бұрын
Ana manta ban bilawa cadey guul wacan no rajena insha allh
@shuubilan9781
@shuubilan9781 Ай бұрын
Ana manta bilawe ilahey riyadena hano rumeya 8 July 2024 insha Allah
@ayanlegurxan113
@ayanlegurxan113 4 жыл бұрын
Aad bad umahad santahy ustad link ga telegramka hos noso dhig alle haku xifdiyo akhiro iyo adunba
@xuseenfaadhigo6049
@xuseenfaadhigo6049 3 жыл бұрын
Soo gali
@kadrowaris4542
@kadrowaris4542 3 жыл бұрын
ustaadku aad bu u mahadsan qaabka sharaxadisa wa excellent
@abdinasirabdi7851
@abdinasirabdi7851 7 ай бұрын
Walal mahad sanid marka hore Marka xigta waxaan kaaga mahad celinaa sida wanaagsan naxariista leh ee aad cilmigaada ula wadaageeysid dhalinyarada u baahan fursadaan shaqo ee xurta ah. Waxaadna wax noola wadaagtay si qofkasta oo aan forex aqoon u laheeyn oo uu fahmi karo Mahad sanid walal
@nimcohassan9611
@nimcohassan9611 4 жыл бұрын
Masha allah waad mahadsantahay walal wax badan baan ka faaiidey
@Abdukadir1986
@Abdukadir1986 4 жыл бұрын
well done MR Marre Macalin fiican baad tahay nooloow walal
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
pro wip sate usoo baxan maxa waa
@Ina_Deex
@Ina_Deex 2 жыл бұрын
Wax badan baa isku dayay oo ka niyad jabay cashirkaaga waqtigaan baa bilaabayaa Insha Allah after 59 lessons inaa forex trader noqda rajeenaa Insha Allah.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Indr hada xagee waxkuu marayaan
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
59 lesson xagee ka keenasa indr
@qaalyare8060
@qaalyare8060 4 жыл бұрын
Waa mahadsantn wllo wax badan baa kaa faa idaystay
@cubaydofficially4915
@cubaydofficially4915 4 жыл бұрын
Masha allah ustad ad ayad u mahadsnthy
@user-pf9yp1sj7h
@user-pf9yp1sj7h Ай бұрын
ad ya ad bad umahad santahay sxb sare guleyso teacher
@cabdikariina1085
@cabdikariina1085 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad si wacan ayaa kaga faa,ideysanay
@rumeeriyada1943
@rumeeriyada1943 4 жыл бұрын
Masha Allah wll runtii waxan dawadey casharkan kowaad kaliya waxaa mooda 80/100 inaa fahmay suqan sida degan oo faahfaasan aad u sharaxdey tools ka jazaka allah khayr wll waana dhamaysanayaa dhamaan casharada insha allah
@AdamOsman97072
@AdamOsman97072 7 ай бұрын
Thank you so much .Amazing topic you are best trainer i never seen in forex I hope we will benefit more things if you mantain your assistant
@HabonHussein-l1k
@HabonHussein-l1k Ай бұрын
0:00 thanks apowe😊❤
@haarunrashiid5115
@haarunrashiid5115 3 жыл бұрын
aad baan ugu qanacsanahy allh ka abal mariyo thanks
@Mohamedhass-ge9zm
@Mohamedhass-ge9zm 3 ай бұрын
you best teacher for ever 🙏
@yasinwr5553
@yasinwr5553 2 жыл бұрын
aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida faahfaahsan ee aad u sharaxday casharka iyo playlist ga aad u sameesay intabada waad ku maahadsan tahay, fiiro gaar ah qeybta lacagaha sida loo kala badalo iyo cendles ka hadaan qaldaneen wa ku so celcelisay ayaan filayaa.
@amlcwl2674
@amlcwl2674 7 ай бұрын
Mahadsanid wlhi qof layaab leh ayaa tahay saa noogu faideesay ❤
@shaakir2281
@shaakir2281 2 жыл бұрын
Mahadsanid usTaad Si Fiican Ayaad Noogu sharaxday 100%
@naum644
@naum644 16 күн бұрын
MashaAllah wlhi adaa waxwalba i fahansiiyay awel waxan halkuu ka bilaabmoba ma garanaynin
@abdishakurahmedabdullahi1401
@abdishakurahmedabdullahi1401 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad aad baad u mahsantahy waxaan dawaday qeybti koowad ustad wxan u bahnaa qeybihis kale allah ku xfdo hdi whatsup kaga heli karo anh ad bee igu ficnan lahayd
@Hagardiid24
@Hagardiid24 8 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء.
@somaliahanoolato349
@somaliahanoolato349 3 жыл бұрын
Masha allah ustad Aad iyo Aad aya u mahadsan tahay run ahanti wax badan ayan ka faiday kaliya markan dawaday course sadada rajo aad u weyn ayan yeshay in aan cilmigan baran karo melaha kale lagu barto forex sidan hada nogu so gudbisay Dacadnimada ah laguma so gudbiyo buur ayey kaga dhigayan sida shegtay ustad wana lagu kis kisena Aad aya u mahadsantahay ustad markale allah ku xafido waxan rajeyna insha allah in aan ka guul garo barashada cilmigan wax badane aan ka faido insha allah garab ina igu siiso ayan ka codsana ustad Mahadsanid
@sabnaaali8856
@sabnaaali8856 4 жыл бұрын
Muqaalkii kobaad 1 ayaaba ku qancay wili kuwakale ma dawan insha allah waxaa rajenayaa rajadeen inee i rumoday cawa kadib insha allah madaa aan arkay moalin xisadiisa ku qancay Shukran
@abdikani4081
@abdikani4081 Жыл бұрын
Hy
@mohamedqasimhussein9150
@mohamedqasimhussein9150 6 ай бұрын
aad iyo aad ayaad umahadsantaay macalin
@engrxiddig
@engrxiddig 3 ай бұрын
Wepsite makuushaqeeyay
@muadapdi2078
@muadapdi2078 4 жыл бұрын
masha allah aad ayan uga helay wlhi allaha ku barakeyo teacher
@Phenomenalharun
@Phenomenalharun 4 ай бұрын
Walal bare WLHI legend ayad thy Allah HAKU BARAKEYO
@talisonaasir8038
@talisonaasir8038 4 жыл бұрын
lkn markaad baraneeyso waa inaad laptop ama computer heeysato somahan mahadsanid kun iyo kow jeer 🙏
@ahmedabdi8925
@ahmedabdi8925 11 ай бұрын
jazaakalaah kheyr sida aad u sharaxday waa si qurux badan wax badan ayaa lagaa faaiday
@amra2205
@amra2205 4 жыл бұрын
Jizakalah macalin wax badan ayee natari donta shaqadaan aad sida wanagsan isugu xilqaantay weliba si free ah waana jeclan laha inaan kuso biiro telegramka aad inoo sameysay
@mahamodhashi9784
@mahamodhashi9784 2 жыл бұрын
Ustaad aadbaa kaaga faaiiday ajarna alle ha kaasiiyo waana mahadsantahay
@AmiinYare-li1wu
@AmiinYare-li1wu 3 күн бұрын
My teacher
@msaajin1334
@msaajin1334 2 жыл бұрын
Mnsha alh Jazakumulah sificn ayaad u shaaxday casar kans sificn ayaan u fahmay
@abdikadirahmed6507
@abdikadirahmed6507 4 жыл бұрын
M.a macali thank you allah hakuxifdiyo
@marwaanofficial9707
@marwaanofficial9707 3 ай бұрын
❤m. A abowe wlhi wanka fahmay ❤ m.a wax badanka fahmay 1m uqalanta❤
@mcrmcr2335
@mcrmcr2335 4 жыл бұрын
Teacher shaashada wa mugdi plz Iftin nogu yeel mhdsanid.
@karama5120
@karama5120 3 жыл бұрын
Maclin bare runtii waa casharkii kowaad ee aan kaa dhageyso illahey haku guleyo waxbadan wan fahmay waana kudhiranaa inaan galo tradinkan mahadsanid waxan firsandonaa dhaman cashiradaada
@Xavi18.
@Xavi18. 3 жыл бұрын
Teacher tnx aad baan uga faaiday sabiskaraab waan dhahay
@comingfacts2623
@comingfacts2623 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustad, siwcn bad inogu hagar baxday🙏
How to Read Candlestick Charts (Step-by-Step Guide)
55:18
Ross Cameron - Warrior Trading
Рет қаралды 1,8 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 152 МЛН
Barashada sida loofurto Real account Fxprimus Lesson 6
17:19
Bare Media
Рет қаралды 28 М.
4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?
11:25
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 299 М.
Waa Maxay Forex? (Af-soomaali)
11:42
Moalimuu fx
Рет қаралды 290 М.
The ONLY Candlestick Patterns You Need To Know
18:00
Trade Prime
Рет қаралды 1,7 МЛН
7SABAB OO AY DADKA FOREX UGU QASAARAAN
13:44
Hudda Tajir Abukar
Рет қаралды 45 М.
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 129 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН