BARNAAMIJ TAARIIKHDII DAGAALADII BUURAHA SHEEKH OO UU DIYAARIYAY ALA HA U NAXARIISTEE CABDIWALI FA

  Рет қаралды 113,234

Saxartire

Saxartire

4 жыл бұрын

Пікірлер: 126
@jimcaalejaamac7651
@jimcaalejaamac7651 3 жыл бұрын
Ala hawnaxariisto intii kudhimatay inta noolna waxan dawlada kula talinlahaa inay daryeesho oo ay kawar hayso
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 4 жыл бұрын
Gersiyaasha...BIRTA..Ah SNM
@maxamedaxmed5902
@maxamedaxmed5902 4 жыл бұрын
Mujaahid xasan ilaahay ha ku xafido
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 2 жыл бұрын
Mansha Allah Macalinkeygii Xasan Dayax
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Very wonderful straggler story well done and keep forward my l lovely guys
@user-sq2gr4wc9b
@user-sq2gr4wc9b 2 ай бұрын
MUJAHID XASAN DAYAX
@drhasansheikhyousuf4790
@drhasansheikhyousuf4790 2 жыл бұрын
Alla haw naxariisto macalinkaygii cabdi weli farta taaga ciyaal aflax
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Maxa #GEESI Tan usoo HALGAMAY WLHI inanan weligay idin ilaaweyn💪💪💪 Hadii sida #RAGAAS aad NAFTADA uhurayso dalkaaga☝️☝️☝️☝️
@ciisecabdulahi2574
@ciisecabdulahi2574 3 жыл бұрын
À
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Raganimo anba ilawi maayo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
@@updimuze9428 Bal sxb allan kugu dhaarshee NINKAA mujahidka ahi gaadhi danbu u badheedhay li ajli saan u xorowno
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
@@puresomalilander6951 haa walhey qar badana waabey u dhinteen
@hamzedeek5281
@hamzedeek5281 Жыл бұрын
Allle ha u naxariiisto macalinkaygiii cabdi wali
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Dhagawayne wuxuu kamid ahaa raga ugu hoodada badan xaga dagaalka.
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 3 жыл бұрын
ASC WAA QISO CAJIIBA RUNTII OO KU HABOON IN BUUG LAGA QORO SUBXANALLAH XASSAN DAYAX IYO DHAGAWEYNE NOOLADA 😍
@Mamar6310
@Mamar6310 11 ай бұрын
Manshalaha Ilaahay ha idin xafido
@myusuf6667
@myusuf6667 3 жыл бұрын
Thanks
@Yonis5
@Yonis5 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Macalinkaygii Cabdiweli faarax jaambiir
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Ilaahay ayaa abaal badan kugu leh Alxamdu lilaah
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
ILAAHEY HA U NAXARIISTO INTII SNM SHAHIIDEY ILAAHEY CISI HA SIIYO INTA MAANTA NOOL
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Ilaahay danbigina hadhaafo geesiyaal bay ahaayen gunimo qaadan waayay ilaahay janadii ha idin geeyo
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 жыл бұрын
gaar siiya moorgan faruur wali ragii waa nool yihiin kaasaarey hargeysa maasha alaah
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Saa maxay moorgan ku samayn karaan wasyey oo ka tegye dawlad waa la ridaa caalamkoo dhan bay ka dhacdaa dawladana ilaa afar jamhadood iyo itoobiyaa la dagaalamay
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 3 жыл бұрын
Ragiwaynoolyihiineesunkurtasii
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 6 ай бұрын
M.n laandhere landhere dhalay oo G36 ah car wakaase cid GX ahayni halganka ha sheegato
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 2 ай бұрын
Allaah ha ku cafiyo
@roodacismaan952
@roodacismaan952 3 жыл бұрын
Xasan deyax geesi geesi dhaly Macalinkaygii fisikiska iyo kimisteriga maashaa allaa
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 жыл бұрын
Labadan.mujahid hada waxay ku nolyihiin hargeisa dhibta intaa leegna waxay usoo mareen dalkan waa geesiyaal dhaba allow idin daa
@jaama20
@jaama20 4 жыл бұрын
kuwa habar habarta u waashay u sheeg
@abdimajid3336
@abdimajid3336 4 жыл бұрын
@@jaama20 habar habar goorma laga tagay nio nina waa nin ciidagale ah ninka ibraahim dhagawayne nana waa habarjeclo geesiyaal aanu maanta dhiigodi ku hoos hadhsanayso
@abdielmi6419
@abdielmi6419 4 жыл бұрын
@@abdimajid3336 waar dee dhega weyne waa ciise muuse qof aanad aqoon wax h iskaga sheegin midda kale qabiil maxaa d u sheegid.
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Markii rahma yarey laga naxay ayay waxay bilaabeen been abuur fidyow guulayso raxma yarey viva balow maydinka yeeray
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 Жыл бұрын
Allah cis iyo sharaf iyo karamo haku noleeyo inta nool maanta intii dhimatayna allah naxariistiisa haku gallado janatul fardawsana haka warabiyo mujahidiintii xaqu dirirka ahaa ee dhiigooda iyo naftoda iyo noloshoda u hibeeyey in manta ay ummadda reer somaliland ay gadhan noloshan raxada leh ee ay kunalonayan runtii wax la ilawikaro maha dalkn wuxu innagu jooga dhiigii mujahidiinteenii iyo xasuuqii an kla soca lahyn ee logeystay shacabkeenii iyo in badn oo kamida haldoorkeeni iyo miiddii iyo labeentii dadkeena oo ay aragtidoodu innagu qaali ahyd
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Dhega wayne geesi qaran
@nimcaancompany6863
@nimcaancompany6863 3 жыл бұрын
Vediogaan goormaa la duubay
@nimoali1200
@nimoali1200 4 жыл бұрын
Xaq udirir ayaa ahaydeen idinku laakiin kuwa markay ladnaatay kusoo hangagaaray ee dhib aan usoomarin ayaa qasaaya
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Waa halyeyadii snm ibaahim dhegawayne iyo maxamed kaahin oo markan miriye iyo guban ubad xidhmay cabdulaahi askar oo halyey qimokulaha snm waana dagal loogu aarayay geesigii lixle
@axmedcismaanxarbi2221
@axmedcismaanxarbi2221 3 ай бұрын
Xunbawayne ayay igu son maureen
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Rahma yarey guulayso. Fidyow beena keena walee hoog baa idiin danbayn
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Hadaba kawaran kuwa maanta xamar u bilqanaya? Waa kaa ragii noo dhintay
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 4 жыл бұрын
Waa caloshod uu shaaqayestayaal. Cidnaa wax maa waydiiso kuuw xamar joogaa
@dhago1117
@dhago1117 4 жыл бұрын
Xalimo waa kuwii dhadiga ahaa aa hablahòda lagu horkufsan jiray isaaqa xalasha waaninkan
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 4 жыл бұрын
Halyey dhab ah jir oo joog.
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 10 ай бұрын
Ma kuugu ducaynaa in qiyaamaha lagula soo saaro? Hadaadba saas u jeceshahay
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 Жыл бұрын
Daqiiqada 36aad ilaa daqiiqada 38aad ibraahim dhagawyane hadalkiisu waxa uu rajo u u abuurayaa dhulbahantaha maanta la dagaalamaya Dawlada somaliland sababto ah waa isku xaalad kkkkk
@OmarAli-dv1is
@OmarAli-dv1is 4 жыл бұрын
Geesiyo dhab ah maantana u baahan inay maalaan waxay u halgamayeen inta noloshooda kahadhay
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
SNM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ guul
@abdiwahabadam492
@abdiwahabadam492 3 жыл бұрын
Mujrim aakhiro halkeed gali dad muslimiin baa dishay
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Futo xume illaheyba ogol in dad diinti alle iyo maalkagi iyo naftaadiba kusu duuley inad iska celiso
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 3 жыл бұрын
Ragii rag aha ee nagihii siyaad dhameeyay
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
Xasan dayax waa jebiye abtigii waa geesi la dhashay ismail bidixo oo ah khaniis faqash ah
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Dhagawayne waa ninka ugu geesi sana snm waana ninka ugu daacadsana waa nin aan qabyalad lagu xaman dadka qaarba odhanaya waxu iminka dhalila silaanyo waxasi maaha qabyaalad ee waa lays dhalila madaxna waala dhalila lakin macnehedu maha qabyaalad
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 4 жыл бұрын
Dhegaweyne waa sakhraan gaboobay iminka Waa run wuu soo dagaalamay Laakiin calool xumadii Ciise muuse la bukeen ayuu la wareegayaaa meelahaa
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 4 жыл бұрын
Ma tiina yarbuu la qayilay waadigan sakhraan ku sheegaya ragii abaalka kaa mudnaaye
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 4 жыл бұрын
@@haibesuleiman8388 Dee taasi dhaqankii reerkiina cidi idin lama wadaagto MA xishooto lala qayilo Hadana Caan ah Haygu qaldin Markaa xaafadihiina Nacal disik Abaalka Reer buu keligii SNM Ka ahaaye Kuwa wada Mujaahidka ahaa ka waran Ilayn Ciise muuse waa LA yaqaaanaaye markii Rag is hayay Buuraha ayay ku dhuumanayeene Dhedig ilaa Dhedig
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Waxan idin leeyahay xasiib maka daysan qabyalada halganki snm haadan idin saxo sideeda reer ee ilma shixishixaaq way kuwada jiren snm marka cidna hakala gurina hana sarifinina halganki snm Ibrahim dhagawayne niman aqoonba sikhraan kusheegilaha lakin ragii lasoo xabada ritaa yaqan waxuu yahay anigu reer ku amani mayo lakin mujaahid ka ayuun baan uqiray waxuu halganki ka aha hadan isu kiin sheegana waxan ahay nin maxamed shixishixaaq ama cimraana markaa wxan idin leeyahay qabyaaladu yay idinla gelin meelaha qaar taarikh du waa waxyabaha ay qabyaaladu xaaranta katay waayo dhadhanka iyo macaanka kataga sheekada hadii laqabyaladeyo
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 4 жыл бұрын
@@snmtv1499 Wad mahadsan tahay Aniguba Maan diidin in uu soo halgamay Laakiin Waxan aan sheegay uun in Dhagayweyne berbera hala xoreeyo ay meelaha taaagnaa Xiligii Siilaanyo Waa dhaqan cusub oo belwedi keentay Wax kale kama sheegin anba
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Maxamed kaahin waxa kudhacay marka runta laga sheegayo culayskii ugu wayna sigaara ayanay udoonayen inay qabtan oo meel walba ciidan ayay udhigeen hadana maxamed kaahin xadka kafoga oo ciidankisi kama kala noqon wuu isku hayay waana lasoo baxay waxii dhintay mooye
@abdilahimohamed6272
@abdilahimohamed6272 4 жыл бұрын
Mujahid hasan dayax geesi geesidhalay waa ragii xoreeyay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 Жыл бұрын
gadhigu xagukayimid noosheeg
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 4 жыл бұрын
Mujaahidiintii xaq udirirka jabhaddii SNM RABBI NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYO INTII DHIMATEY
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Barigu galbeed wuxuu kaga fiicnaa beero malaha inta badan waana dhul isaaq oo qof caruur ah mooyee Qofna masheegayn SNM balse xaga xuduudka ayay faqashtu garba siman ayay ahaayeen!!
@cigeoch23
@cigeoch23 Жыл бұрын
Horta malintaasi malintii deeroyanka maaha loolz
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
Ismail bidixo waa qaniis qaniis oo faqash ah laakiin xasan dayax waa geesi qaran 😅
@rimaaseey
@rimaaseey 2 ай бұрын
Intaasoo dad ah ayaad xasuuqdeen oo waliba kufaaneeysiin hadana waad cabaadaysaan oo waanala laayay baad tiraahdaan xasbiyallaahu wanicmal wakiil
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Жыл бұрын
Waa beenaale Wareysi dàmbe uu bixiyey iyo kan faraq weyn baa u dhexeeya
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Waa ilaahay mahadii marhadii guushii ilaahay inasiiyey faqashtiina dhagta dhiiga loodaray hadaynu somaliland nahay nabada iyo xoriyada manta haysano qadhaadh aya losomaray guuuuuul snm guuuuul somalland
@abdikariimmulley2162
@abdikariimmulley2162 3 жыл бұрын
Sacad muuze faqashbay ahyd
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Жыл бұрын
Sidaa ha odhan Cllaahi askar ismaciil shaqale iyo xasan yoonis habane waa mujahidiintii sacad muuse
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 Жыл бұрын
Hooyadaa baa lawasaa cida fashashta ushaqaynay say waa layaqaan anagu reer waxba kasheegimayno laakiin shaqsi ahaanbaanu usheegi waxaanu ahaa faysal cali waraabe iyo ciro maangaab ilaa maangaab
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Ninkaan mafilim buu dhigayaa jaasha buure aduunyada been kafara weyn waligay ma arag
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Waxaasuu ragsoo maray maalin nimaan hawshoon ayaa loo sacabtumaa
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 жыл бұрын
Raga sidaa wadanka ugu soo baaba'ay ayaan imikana qiimo laheyn oo dad kale isaga taliyaan wadankii sorrey sorrey ax
@jaama20
@jaama20 4 жыл бұрын
shalay bay ahayd markii cabdi waraabe oo faqash nadal ahaa loo wada mashaxaradayay . markaas taariikhdii dhabta ahayd waa la aasay , imika dabadhilif kaste waa geesi , warancade , waraabe , cawil iyo wax ilaahay nacay
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 жыл бұрын
@@jaama20 kkkkkkkkkkkkk cid kale miyaad garan weydey intaa mooyaane
@jaama20
@jaama20 4 жыл бұрын
@@anabmohamed344 ma qaar wax kuu ah baan ku daray waataa qabyaaladii ku daarataye?
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
@@jaama20 oo tolay maxad qolada ku maagtay reer waliba daba dhilif wuu leeyahaye maxad uga raabtay Cumar carte oo isba raysal wasaare ka noqday somaliya iyo cabdi xaashi oo hada jooga iyo ina Cumar carteba mise kuwasi waa halyeyo qaran
@jaama20
@jaama20 3 жыл бұрын
@@anabmohamed344 oo ma dhilooyinkaan ururiyaa baa maqashay,
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Beenlow qaadicu dariiq
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 Жыл бұрын
Suxufigan waa waayo arag hibo sare u leh shaqadiisa runtii su'aalihiisu waa kuwo 100% cilmiyaysan.
@qarandoonyusuf1668
@qarandoonyusuf1668 4 жыл бұрын
SUBXANA ALLAH dhiig ISLAAMEED ayuu ku faanayaa , Yowmal xisaab ayeey ku sugeeysaa .
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Maka dumarka iyo caruurta laynayay ba janada galaya markaa kkkkkkkkk
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 4 жыл бұрын
Wallahi dhiig gaalo ayuu ku faanayaa oo kuwii qawlka illaahey ka horyimid ayey leynayeen oo ay la dagaalayeen
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 4 жыл бұрын
Ninkii Kitaabka ilaahay nasakhay ayaad ciidankii udagaalamayey leedahay islaam ayay ahaayeen....., markaa Fircoon iyo kuwii nebi Muuse dabagalayna waxaad dhihi Islaam ayay ahaayeen
@ciisecabdulahi2574
@ciisecabdulahi2574 3 жыл бұрын
Islaamku marka uy naftaada iyo maalkaaga aad uga ammaan weydo wasjib ayety kugu tahay in aad iska celiso oo aad ku jahaado faqash kahadheey barooro ama ha barooran
@qarandoonyusuf1668
@qarandoonyusuf1668 3 жыл бұрын
@@sahalmohamed3477 ASALAMU CALEYKUM walaal ha u hadlin afkygaa qoyan is xisaabi intaan lagu xisaabin , Adiga laguuma dirin in aad adoomada ama maqluuqa ILLAHEY xisaabiso ku mashquul naftaada dambeeysadaada ma ogide.
@ustaadmursal4293
@ustaadmursal4293 2 жыл бұрын
Sheekadu iskuma toosna
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Reerkii ayay xoolihii kacuneen 🤣🤣🤣 idin iloobi mayno mujaahidiintii SNM. Thank you setting us free from Faqash oppression.
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda, geerida dishay geeska ha ba o
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Maal Mahan guntii idoor Baroor toodii ayaa kusoo badatay KZfaq war waxani taariikh idiin.noqon maayaane Naagaha yohow naaguhu Dhaleen inaga aamusa 30 sanood ayaad lasoo Taagan tihiin waa nala Laayay war wuxu miyaanay Rag ahayn
@mohamedawale373
@mohamedawale373 4 жыл бұрын
Nimanki dhibta gaystay illahay kun laabkeed buu ku dhuftay , waa nagaa maanta ku raaxaysanaysa dhibta idin haysata
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Walee waanagi rasaas ifiso ah idinku wasnay, nacala faqashtad ahayden ku yaale baastar
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Hoyada noogu yeedh faqash faqash dhashay
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Taariikh weeye waxani waan laayay manidhaaye ragani waa ragii aabayashaa iyo dawladoodii ooda urogay cadhadii iyo xiqdigii lacarartaybaa wali kuhaya adigaa hakugu taagnaato waligaa taasina
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Kkkkkk malaha afsomali uku hadlayo ayanad fahmin mel kaliya warkisa kuma jirto wanala layaay isagu wixi u layaay ayu ka waramaya tasa dhiga kugu kicisay mida kale anaku qabil somaliyed cayimayno qabil somaliyedna lamanu dagalamine rajimki siyad aynu ladagalanay
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 361 М.
barnaamijyadii buuraha galbeedka iyo wasocade
18:34
Saxartire
Рет қаралды 83 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
BARNAMIJKA GOOB JOOG  Mujaahid  C/laahi Cabdi Faarax
46:51
T55 Narxi 23 900$ 📞95 155 03 00 | 📞91 033 03 03
0:18
China Avtouz
Рет қаралды 7 МЛН
Le geste réconfortant d'un motard lui vaut un cadeau inestimable #shorts
0:22
Les meilleures astuces de Fabiosa
Рет қаралды 18 МЛН