Barnaamijka Ciidanka Booliska Somaliland

  Рет қаралды 106,044

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Booliska Somaliland

Пікірлер: 277
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Wiil Reer Mogadishu Ahay Waxaan Mustaqbalka Jeclahay Inaa Qorto Ciidanka Police Somaliland Waxaana Rajeynaa Inaa Darajo Sare Ka Gaaro Wallahey Somaliland Waa Idin Jeclahay Allow Nabada Idin Siyaadi From Mogadishu 💯👏
@arahmanmohamedibrahimfarxa8449
@arahmanmohamedibrahimfarxa8449 2 жыл бұрын
Geeesi
@abdirahmanhassan5435
@abdirahmanhassan5435 2 жыл бұрын
Waa dalkagii labaad wll unwellcome anytime
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhassan5435 m.a Wallaal Mahadsanid
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 жыл бұрын
dad badan oo reer somalia iyo kililka shanaadiba way ku jiraan ciidamada kala duwan ee somaliland waxaan anigu sitoos ah u garanayaa oday layidhaahdo Aways; oo ka tirsan milatariga somaliland waxaanu ka soo jeedaa beesha jareer wayne.
@maxamedamiinxasan8472
@maxamedamiinxasan8472 2 жыл бұрын
Zhp walhi nin wanagsan ayaad tahay insha allah hormar fcn ayad rajaynaysaa insha allah waad ka gaadhaysaa zhp hadii aad u samirto waan kugu taagersanahay zhp
@osmaan7523
@osmaan7523 2 жыл бұрын
Aminga allha idiin siyaadiyo wllalha Somaliland angane allha amini nasiiyo noolaada hormarkiinu waa hormarkeena
@user-ty1bj5sq5m
@user-ty1bj5sq5m 2 жыл бұрын
aamiin
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Aamiiiin wll
@Habsame
@Habsame 2 жыл бұрын
Amiin wll qaaliya
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
Jasakallah Khayir
@abdikhalaqabdiqadir3466
@abdikhalaqabdiqadir3466 2 жыл бұрын
ammiin ammiin amiin
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Kuwa anagoo hurudna soo jeeda Anagoo shaqaysanayna iyagu na ilaaliya illaahay ba wax ilaaliye #MASHA_ALLH_GUULIYO_GOBANIMO WERIYE_SARE CSALAAN HERERI HAAYE HAAYE🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 #ILLAAHOW_NOO_SIYAADI_AMNIGA🤲 SOMALILAND GUULIYO GOBANIMO❤❤
@aliismaelhassan9608
@aliismaelhassan9608 2 жыл бұрын
Very talented journaliste. Weriyee Soomali ah oo sidan wax u wareysta m jiro dhulka soomaalida. Mashallah. Thank You Abdisalam hereri
@adnanhaji2147
@adnanhaji2147 2 жыл бұрын
Dadtashayday waar yaynan habsamin reer somaliland guul wllayal
@abdirizakfamily2385
@abdirizakfamily2385 2 жыл бұрын
Viva somaliland forever prosper.
@suldaanseermo9068
@suldaanseermo9068 2 жыл бұрын
Qaadka hadii ciidanka qaranka Somaliland iska daayaan waxay noqonlahaayeen mucjieo africa kaga yaabisa. Please horumara oo qaadka iska daaya si awoodiinu usii korodho, allah hayydin xifdiyo guulaysata.
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
Wa Runtaa Qaadka Wa Wax Hormarka Dadka Hoos Loga Digo,Dadkaa Lagu Mashquliyaa ,inta Qaadka Cunayaan Waxbadan Ayeey Qabsani Lahayeen
@fatnahaadi5442
@fatnahaadi5442 2 жыл бұрын
Ma sha Allaah guuuuuuul somaliland
@xamaamomuuse4984
@xamaamomuuse4984 2 жыл бұрын
Mansha llh ilahy ha barakeeyo cidanka boliska somaliland hadaanu nahy jaliyada reer somaliland ee germany waanu idin garab taahanahy guulaysta 💚🤍❤💪💪
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 2 жыл бұрын
Cawaa waa habeen jimco so galeeyso hereriyow waan ku wataa legend wariyahan waan jeclahay wararkiisa iyo barnamijyadiisa ilahay haa ku baraakeyo 🥰🥰🥰
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 2 жыл бұрын
The most magnificent idea humans has created is the governmental institutions , congratulations to the Somaliland police, I think Major General Mohamed Hassan Jidhif has established the police of Somaliland in 1991. during the colonials era the Somaliland police was used to be called the scout or the camel cord.
@Shifaavlogs
@Shifaavlogs 2 жыл бұрын
Thanks for that information 👍
@abdirahmanhassan5435
@abdirahmanhassan5435 2 жыл бұрын
Xiliga aad shegayso ee general jidhif waxa la odhan jiray cidamada nadabgalyada lakin ciidanka Police waxa la asasay xiligi ina cigaal waxana asasay wasirki arimaha gudaha oo hatan ah madaxwaynaha qaranka muuse biixi taliye cidanka wuxu ah nin ay col cilmi kabaal.ilmader ahayen inkasto cilmi kabaal la warrgay sanad kadiba marka cidanka waxabla asasay 1994
@AbuMuhammad
@AbuMuhammad 2 жыл бұрын
great analysis doctor. there is need to modernize the police system. it should a service rather than a force. the police stations should have different sections of modern ploicing system.
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 жыл бұрын
Bileyska somaliland halaga bedalo direyska faqashta
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
MaanshaAllah Hereri wariye caan baxay. Iyo dawlad caan baxdey ciidan kala danbeeya mashxarad iyo qosol laguma aas aasin.
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Rer waqooyi waligoodba xaga dawldnima way inoga fiicnayeen markay inaga baxeen wataa aanu dhaqaaqi laanahay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Wll tinimadu waa hlkedii irina isha allh in aa guulaysataan ayan idinku ducaynayna
@mombasa7
@mombasa7 2 жыл бұрын
Give the devil his due! Somalinders have always been bureaucrats and administrators!
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Nabadbad heleysaañ isha allah
@hamzeraygal3263
@hamzeraygal3263 2 жыл бұрын
Gobaa marti loo noqda wll🥺 horumar wacan idiin rajeynaya inshaa allah
@memm9473
@memm9473 2 жыл бұрын
Waxa muhiim ah in cctv wadooyinka iyo meel kasta oo loo arko in ay laga maarmaan tahay in lagu xidho, si ay door wayn uga ciyaarto caawinta ciidanka. Waa iga talo waana qodob muhiim ah.
@xaraabeofficial1912
@xaraabeofficial1912 2 жыл бұрын
Qaarbadan wayku xidhanyahiin wadooyinka waawayne centerka ah lkn kuwayaryar kuma xidhna
@dabelsar4395
@dabelsar4395 2 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij loo baahnaa mar hore ee balse ka dib Dhacay guul iyo gobo nimo dhamaan ciidanka qaranka slland
@ahmedibrahim7595
@ahmedibrahim7595 2 жыл бұрын
Dadka kalana ha kudaydaan xasidnimo mafaciino is Londan ayaan kataga dhulbadan Somali waan soomaray walahi haka meel ee nidaam doladi kajirtaa ama aad dereeme waa somaliland anoo reer putiland ayaa kuushagaya xaqiraad iyo xasid dhaafa Somali intaa Turki itoobiya kiniya ugadha basha calamaka ka sugaysay wax noodhis lacgtii aduunku ku dhamatay iyga beel calam masugin waa isku tashadaaan Somali hadaan nahay kudayano
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
Isaaq waa nasab macal tuugayagii baa qiranaya in uu khaldamay waxna dhacay haduu daarood iyo Hawiye ama soomalidaa kale ahaan lahaa indho adagaa ma kaluun buu liqay iyo waan dulmanahay buu odhan laa
@zahrahmaxamud6607
@zahrahmaxamud6607 2 жыл бұрын
Oo ma isaaq uun baa leh maamulkan?
@BP-si2ww
@BP-si2ww 2 жыл бұрын
@@zahrahmaxamud6607 🤭🤭laf dhabar ay uyihiin kawadaa
@zahrahmaxamud6607
@zahrahmaxamud6607 2 жыл бұрын
@@BP-si2ww Marka maxaad dadka ugu daalisaan waa la wada leyahay anugu waa rumaysanahay in reer kaaasi leeyahay balse idinka marba is u hadlaya waa la wada leeyahay iyo iyagaa laf dhabar ka ah macanaha lafdhabar bay kayihiin waa iyagaa leh. Markaa waa in aad ku ekaatan inta aad degtaan!
@BP-si2ww
@BP-si2ww 2 жыл бұрын
@@zahrahmaxamud6607 dadka Dal ka dhexeeyo mawada fiicna ,hadba inta Dalka U tudhaysa difaacaysa ayaa utalinaysa intakalana hangool ayaa Laga ga haynayaa
@zahrahmaxamud6607
@zahrahmaxamud6607 2 жыл бұрын
@@BP-si2ww Wll somaaliand waa qaran iyo qabiil hebel baaleh is waafaji! Ta kale hada dadka waxaad ka iibisey in reer keliyi leeyahay . Oo waxaad cadaysa in daarood aanu waxaba ku lahay hada aqoonsigu hadiiba wuu jiro waa in daarood idinla socdaa hadan kareebtaye maxaa xal ah🤔
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Masha.allah ciidanka somaliland ❤
@adaruzmohamed9668
@adaruzmohamed9668 2 жыл бұрын
MAANSHA🙏 ALLAH💯 HALYEEYADA IYAGOON😭 HAYSAN DARYEEL IYO DHAQAALE KUFILAN HADH IYO HABEEN SAYMO DHAXAMEED IYO SURIN COLAADEED UJOOGA ILAALINTA DADKOODA IYO QARANKOODA EEBE HAYDIN XAFIDO SAMIR KAAD NOO SAMRAYSAAN WAANU IDIIN OGNAY ABAALKEEDANA WAYDUN KAHELI EEBE NOOLADA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Mucjiso gabdhii Moblilke laga dhacey oo dacawdii station police joogta la soo qabto tuugi dhacey mobilka yaab yaab addunak kama dhacdo taasi waxey ku tuseysa in polickaa somaliland addunak ak horeeyan
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
SOMALILAND GUUUL WAA DOWLAD JIRTA CITURAAFKUNA WUU IMANAYA IISHA ALLAH
@awad2304
@awad2304 2 жыл бұрын
Magnificent ,impressively
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 2 жыл бұрын
*CIIDANKA AAD BAY UMAHADSANYIHIIN WAXAANU CODSANAYNAA IN POLICE-KA LAGA DHISO XAGA DHAQAN WANAAGA, BOOLISKA INTA UGU BADAN WAY LIIDATAA AKHLAAQDOODA*
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 2 жыл бұрын
Burco kasoo bogaadinanaaa cidnka🥰
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Mnsha allah Somalilnd Allow dhawr
@zeinabismail969
@zeinabismail969 2 жыл бұрын
Maasha Allah Tabarka Allah guuuuul Somaliland my cautery 😍💚💚🤍🤍♥️♥️
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
asc booliiska somalilandna waa ku amaanayaa shaqada culus ee ay dalka iyo dadkaba u hayaan guulaysta guulaysta guulaysta qaadkana la dagaalama idinkuna iska daaya.
@onkodtv4500
@onkodtv4500 2 жыл бұрын
Manshallah Guul iyo Gobanimo Alow Somaliland dhowar
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
SAREEYE GUUTO IBARHIM ABDI HAJI MAHAMUUD WAA ADEERKAY MASHA ALLAH WAA NIN AQOONYAHAN AH WAANA MUJAHIDIINTII TOGDHEER .SANAAG.SARAAR.SAAXIL INTA RAGII XORAYAY WEEYE . MASHA ALLAH
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 2 жыл бұрын
Mnasha allh cidankena boliska alle ha dhaworo talyaha guudena wanu bagodinan muse biixi talayha guude boliska maraku umagacaby maxamed aadn janagale wuu asiibay intii uu haysatay urumar way ka muuqoda bolisaka
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 2 жыл бұрын
HANOLADO SOMALILAND IYO POLICE QAARAN KA SOMALILAND GUUL IY0 GOBANIMO from DJIBOUTI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdiali6611
@abdiali6611 2 жыл бұрын
Jano gale ilaahay haku daayo Amiin Amiin Amiin
@abdihakim391
@abdihakim391 2 жыл бұрын
Kabtan C/salaan waa nin wax badan fahansan. 10:57 Kabtanka "waa sir ciidan indhahaaga waad ku aragtaa 😎 amazing........
@abdiajaama3699
@abdiajaama3699 2 жыл бұрын
Shacab iyo police isku kalsoon wada shaqeeya. Umalayn maayo inay cadaw soo dhex gali karo
@hoyolester161
@hoyolester161 2 жыл бұрын
Maash Allah maash Allah bless you thank you so much for your hard work guuul iyo gobanimo somailand insha Allah bless you thank
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
Guuleysta, geesiyaasha dhamaan ciidankayaga qaranka Somaliland. Ciidanka Police isagana hanbalyo gaara ayaan u dirayaa
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 2 жыл бұрын
Mansha Allah aduunka Hargeisa magaalo ka nabad badan ma jirto cidii aragtay ayaa aragtay ALLAH ha ugu wado nabadaa
@abdirahmaanmaxamed1204
@abdirahmaanmaxamed1204 2 жыл бұрын
Q
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Daabagaale waa nin qaraan good job 👏
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 жыл бұрын
halkaa iska sax waa janogale.
@ahmedhaniabdirahman4094
@ahmedhaniabdirahman4094 2 жыл бұрын
War ninka la sii daayo waa nin fariid ahaa Somaliland ciidanka police shaqo fican bay hayaan
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Waaba ha,lagu siidayo Wuxuu sidaa ugu hadlayo kkk.
@awad2304
@awad2304 2 жыл бұрын
It's all about good government 👏
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Mashallah il iyo cawriba la'aada. Nacabku darbiyada ha jiidhaan Rabbow noo siyaaadi.Aamen
@fjpozzlyrics1282
@fjpozzlyrics1282 2 жыл бұрын
4:52 Wxn ka helay sida ay u wada hadlayaan ciidanku (Indhahaaga iyo Dhagahaagu Ha Furnaadan)😘😂
@Shifaavlogs
@Shifaavlogs 2 жыл бұрын
Masha'Allah beautiful Allahmubarika 👍👍👍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maansha Alaah rabow xafid oo ilaali jamuuriyada barakaysan Aamiin Guuuuul Somaliland 💚🤍❤💚🤍❤
@nuurcabdiismaciil8332
@nuurcabdiismaciil8332 2 жыл бұрын
Polisku ha guulayisto guul guul somaliland
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 2 жыл бұрын
MnzHa allah Ciidanka police Somaliland horumar wacan
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Allow barakee somaliland
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 2 жыл бұрын
Mashalah police waxay hayaan Hawley ween halal shaqeeyo
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 2 жыл бұрын
Masha aalaah somalind heriri muwaadin dhaba
@munamaxamedmunamaxameda1567
@munamaxamedmunamaxameda1567 2 жыл бұрын
Yaa rabii no xafiid ciidankayag naago hurudna Heganka no ah rabi haydiin garabgalo geesiyaal gulaysta manshallah Manshallah
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
INTAN WAXAA AFAR JEER KA BADAN CIIDANKA BILAA DIREYSKA AH EE LOO YAQAAN DHARCADA IYO SIRDOONKA CIIDANKA SOOMALILAND DHAMANTIIN GUUL SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL
@jamalahmed8344
@jamalahmed8344 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@dahablow2846
@dahablow2846 2 жыл бұрын
Maashaa allaah waa dad nidaam leh
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Dadkani way tashadeen noolaada intay nololi jirto!!!!
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 2 жыл бұрын
Baashe aw dheere waanku salaamay
@agulet7853
@agulet7853 2 жыл бұрын
ManshaAllah Guul iyo gobanimo
@xaajilacag828
@xaajilacag828 2 жыл бұрын
Taliyaha sharafta badan cabdi casiis sheikh Ismaciil waa sheikh maxamed ismaciil wllkiis Maa nin isaaqa hadana waad aragtaan amniga guud sidu u hayo iyo sida looga amar qaadanayo
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Maasha allaah jahmuuriyada barkaysan ee somaalilaan cadowgu hajabo insha allaah
@jibriilsheikhismailjobriil7675
@jibriilsheikhismailjobriil7675 2 жыл бұрын
Masha Alllah yaa waddanii
@najmamowliid1381
@najmamowliid1381 2 жыл бұрын
Legend wariye c.salaan herari
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Jano gale guuleyso
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Mashalah Mashalah good 👍 job
@spotluxe1885
@spotluxe1885 2 жыл бұрын
Is important to have undercover police as well.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 жыл бұрын
Ilaahay ha dhawro ciidankayaga
@A-shaka
@A-shaka 2 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaarakallaah, Allah wadanka ha inoo barakeeyo.
@abdirahmanadenhassan9665
@abdirahmanadenhassan9665 2 жыл бұрын
Way mahadsanyihiin ciidan ammaanku, waxa inaga dhiman ciidanka akhlaaqiyaadka iyo basarka, sida dhaqanka jira bacadlaha ee hablaha aanay ammaan ku dhex mari karin dhalinyarada meheradaha ka shaqeeya, oo ku haya aflagaado iyo jiidjiid.
@Nabeelluth
@Nabeelluth 2 жыл бұрын
Mashallah Tabarakallah
@suldaanseermo9068
@suldaanseermo9068 2 жыл бұрын
Taliye ilaali afka aynu leenahy ku hadal afsomali iska dhaaf English, afkeena 1 waa Af-soomaali ka labaadna waa carabi marka isku day inaad afkaaga ku faanto oo aad adeegsatid xilli walba. Sharfbaan u hayaa Ciidanka qaranka Somaliland.
@abshiryusufcoofle
@abshiryusufcoofle 2 жыл бұрын
Ciidanka Booliska JSL waan HAMBALYEYNAYAA balse Jananku wax laga bogsadey oo Sland ka tashatay ayuu faqayaa oo booliskii buu kala qaadey , (SNM, Beelihii naga soo horjeedey) waa masuul qaran ninka sidaa u hadlayaa ee Ciidankiisii kala qaybinayaa . Maanta SL ma qaran baa mise waa qabiil mise waa SNM & beelo ?
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 жыл бұрын
Aasaaska ciidanku siduu ku yimi uunbuu sheegay. Waana runtiis oo ciidanka waxa lagu bilaabay dadkii dagaalada iskaga soo horjeeday oo la mideeyey
@hamzeraygal3263
@hamzeraygal3263 2 жыл бұрын
Kala qaybin maaha ee suaasha la waydiiyay unbuu ka jawaabay iyo sidii ciidanka loo aasaasay
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 жыл бұрын
ninba meeshii bugtaa balbasha. adeer anigu reer sool baan ahay taliye jano gale wax kala qaadaya ciidanka booliska oo afkiisa ka soobaxay ma maqal ee hadii aad u jeedo booliska iyo xiligii la aasaasay waa runtii oo sidaa uu sheegay ayuu aasaaska ciidanka bilaska somaliland ku bilawday.
@mansiontech1265
@mansiontech1265 2 жыл бұрын
Msha allah
@nafiisasiciid4615
@nafiisasiciid4615 2 жыл бұрын
Mashallah noolaada cadawgiin Jaban 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍♥️♥️♥️
@luqmanbashir1897
@luqmanbashir1897 2 жыл бұрын
guul somaliland
@AbuMuhammad
@AbuMuhammad 2 жыл бұрын
sandiga booliska waa in loo yelaa aqsaam kaladugan: sida adega qoyska iyo carurta. inshaAllah hadii ebe nasiiyo waaynu gaari donaa wadenkena
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
Mansha allah wll hambalyo hambalyo ilahay haydin xafido kuwa ani ku hurudna habeen iyo malin ba
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 2 жыл бұрын
Masha allah guul baan urajayna dalkayga
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 2 жыл бұрын
Dhaman dhulka somalida marka laga reebo jabouti oo xafad ka mid ah hargeisa inta kle waa cadaw somaliland leedahay faqqsh waay jabtay m.a ciidanka jamuriyada somaliland waa 70k oo hubysan hadii lo bahado in ay karbashan faqash ka hadhka joga dalka iyo kuwa xududaka ka baxsan sida somalia iyo cagdhreeta Ethiopia gumaysto universal waa cadaw iyadana dalka halga eeryo
@dr.shaafici.clxuseen9512
@dr.shaafici.clxuseen9512 2 жыл бұрын
Mashallah cidanka.boliska
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ guul ciidan kayaga an jecelnahy alleh haydin xafido Akhiro iyo Aduunba ilaahy kasakow idinkuu dal ku dal idinku yahy wa xatihii muwadinin dalko da iyo dad Koda jecel anaguna wanu idin jecelnahy alleh janadiisa haydinku bushareyo aduunyadu wa ayame ci badadana ku da daala walalyal
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 2 жыл бұрын
Manshalah somaliland hore u soco
@abdarasaqmohamoud5788
@abdarasaqmohamoud5788 2 жыл бұрын
Ccasiis Sheekh Ismaaciil sarkaalka weriyaha la socda ee habeenkaa amniga Sland oo dhan masuulka ka ahi waa nin karti badan inta aan garanayn ayaan u sheegayaa waxay walaaloyihiin sheekha caanka ah ee Maxamed Sheekh Ismaaciil ee dadka diinta iyo dhirta ku daweeya. Qabyaalad kuma iman meesha karti iyo aqoon ayuu ku yimi.
@alnaimi4035
@alnaimi4035 2 жыл бұрын
Waa qoloma
@abdarasaqmohamoud5788
@abdarasaqmohamoud5788 2 жыл бұрын
@@alnaimi4035 waa Akisho
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 2 жыл бұрын
*48-SAACADOOD AYAA MAXKAMAD LAGU GEEYAA MAXBUUSKA!!!? TALIYAHA POLICE-KA HALKAA HAKUNOQDO*
@samsammaxamed5505
@samsammaxamed5505 Жыл бұрын
masha allaah ilaahay amniga hainoo adkeeyo
@Abdallah_672
@Abdallah_672 2 жыл бұрын
Mashallah ilhay ha no dayo libaaxyada
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
asc somaliland idayadaan is aqoonsanayn ee waa dowlad mucaaradka daba hayaana ha sii daayaan shacabkuna haysku duubnaadaan cadaalad ha sameeyaan musse iyo kuwii ka horeeyey iyo kuwa ka danbeeyaaba waa tegayaan diinta dadka iyo dalkaa hadhaya muussena salaamanaqsiga badan ee jig jiga yar ha joojiyo oo dhinac walba how salaamonaqsado ummadda dhaqo lama wada siin karo cadaalad halagu saleeyo iyo aqoon.
@hamzeraygal3263
@hamzeraygal3263 2 жыл бұрын
Somaliland duco mooye habaar uma baahna wllkayow wxn ad wadana waxa lagu tilmaama propaganda markaa cawrida kala hadh wadanka halkad ka hadlayso iyo qodobka meesha yaala isma lehee
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Videoga inta Ilmaha yar kasaara waa naxdin😭
@apdallademoneyes...4164
@apdallademoneyes...4164 2 жыл бұрын
Somalia Ha Noolaato
@asmamaxamudfarax5659
@asmamaxamudfarax5659 Жыл бұрын
Mashalah dalkaygii Wlhi Wan idin jeclhy
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 2 жыл бұрын
can you yes
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 2 жыл бұрын
Guul i.a somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹 kulaha nasta nasta 😂😂 dacad u qosley wllhi burco idinka zo bogadinaya
@fjpozzlyrics1282
@fjpozzlyrics1282 2 жыл бұрын
33:44 Camuudo inta taqaan Legends Tihiin😂Kala Mardherka
@cagomaalmc3515
@cagomaalmc3515 2 жыл бұрын
Wariye bislaaday Horay usco hereri Somaliland guul iyo gobanimo
@AbuMuhammad
@AbuMuhammad 2 жыл бұрын
waa in OB laga dhiga digital.
@user-px4tn7dl4x
@user-px4tn7dl4x 8 ай бұрын
anigu waxaan ku xidhna 2 sano saldhiga dhexe ee magaalada hargeisa waxaa laigu xukumay 5 sano laakiin waxaa iga soo badbaadiyey gaashanle cabdicassiis aad baad u mahadsantahay taliye halkan baa kaasalaamaya
@mohamethilkacasemohamethil7606
@mohamethilkacasemohamethil7606 2 жыл бұрын
C/salaan Hereri suxifinamdan Hibo iGa dHeh
@mukz6995
@mukz6995 2 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa 1991 anigoo ciyaala markii la aasaasay wadankoo bilaa police ah. Yaa garanaya uniform kii u horeeyey midabkiisa?
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Mnsha alaah police qaran horuu socda
@moh_wardilyrics8878
@moh_wardilyrics8878 2 жыл бұрын
Allaw usiyaadi napadoo sugano parwaaqo kusoor somaliland
@tarik4828
@tarik4828 2 жыл бұрын
Mobel baanla xaday, markiiba wala soo qabtay ninkii xaday.... Poliska addunka xitaa sidaa dhaqsada kuma soo qabtaan.. waa xayeysiin wacan Abdisalan Hereri waxu sameynayo lol
@waanomedia5781
@waanomedia5781 Жыл бұрын
Inshala qaybta damdamiska
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 125 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 17 МЛН
Casharkii ugu horeeyay ee duulimaadka oo uu i siiyay pilot Jeex.
36:05
Majaajiliiste Diidan Nolosha Truck-ga iyo Waayaha Maraykanka
22:26
Hereri Media
Рет қаралды 190 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 65 М.
RIWAAYAD QOSOL BADAN l  MAGAALO MACNA BADAN l AMIIN ZAYID l FARXAAN
30:21
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4 МЛН