Barnaamijka Dharaarihii Tilmaannaa Qaybtiisii-20aad... Bahda Mareegaha Farshaxan

  Рет қаралды 14,115

BAHDA MAREEGAHA FARSHAXAN

BAHDA MAREEGAHA FARSHAXAN

3 жыл бұрын

Waa barnaamij ay bahda Mareegaha Farshaxan kaga waramayaan dhibtii iyo diihaalkii loo soo marey dalkan Soomaaliland.. Waa abrnaamij dhalinyarada aad ugu horseedaya inay ilaashadaan dalkan oo aanu gacantooda ka bixin ... Dadkii xilligaa jirey sidaa ayey ugu halgameen inay Maandeeq guyo keenaan , dhalinta Maantaay waxaa xil idinka saaran yahay ilaalinta iyo horumarinta dalka Soomaaliland.... Taariikhdu way qormeysaaaaa.....
Bahda Mareegaha Farshaxan
www.farshaxan.com iyo www.farshaxan.org

Пікірлер: 20
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Illaahayow SNM intii dhimatay Illaahayow u naxariiso inta noolna caafimaad iyo cimridherer Illaahayow sii adigaa wayn oo waaxid ah
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Anigu WAXAAN aamainsanahay in qofka xitaa hadaad coloowdaan libintiisa lama duudsiyo
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa ilaahay hawnaxariisto mujaahid diintii
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 2 жыл бұрын
Somalilad guul
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 күн бұрын
Abaal ayaanu uhaynaa Mujaahidiintayadii SNM. Somaliland baryo iyo dhayal kumay iman Somaliland.
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Miyaanay halkaa ka miyaan in xasan guure ka been sheegay siilaanyo taariikhdu ma duugoowdo maaha qofka hadaad siyaasad isku haysaan inaad dafirto libintiisa
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
ciidankii ugu horgalay waxaa hogaaminayey muj axmed mire maxamed ciidankii qaybta dhexe waxaa hogaaminayey xuseen axmed guuleed ciidankii qaybta galbeed waxaa hogaaminayey ibrahim cabdulaahi xuseen dhegawayne
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Naago caddaan ah ayaa lasocday ciidanka SOUTH Africa ee Balidoogle kasoodagay waan xasuustaa.
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Miyaad joogtay balaydoogle makan ay naagaha cad soo dagayaan walaal
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
@@Cirguje2 haa waan xasuustaa ciidanka cirka ayaan ahaa farsamayaqaan ah dayactirka diyaaradaha qaybta alxanka qolofta sare waxaana nalakubaray Ukrain saddex sano ayaan baranaynay. Diyaaradkasta ilaa an amar bixinno makicijirin. Nacaybkii ay shuuciga uqabeen ayaa keenay South Africa lkn Fidel Castaro ayaa kataqalusay Siyaad Barre iyo South Africa.
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
@@AliHassan-hb1bn waad mahad santahay walaal
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Waa maalmo xasuus gaarale oo nin raga mooye nin fulayi ka cararay wax snm layidhaahdo xasan yoonis hadalka uu jeediyay waa hadal qiiro le mujaahidintii snm
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 2 жыл бұрын
Mujaahidkii u dhintay xoraynta dalkiisa ma dhiman ee waa nool yahay inta Somaliland nooshahay.
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Silaanyo geesi buu aha waana saxeexay lakin xasan guure wuu dhintay waxba ka odhan maayo
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 ай бұрын
SNM tii.baqatay aya marmarsiiyo shidaal ku maraysanya .....?
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 3 жыл бұрын
Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured somaliland waxay la wallotahay kinaya iyo immarat carabta iyo itobiya iyo intaa samaha jeceel cidankaa qaranka somaliland habalyoo habalyoo habalyoo hadanunahay shacabka rer somaliland waxanu sodhaweyneynaa cidkaste oo somaliland sodhawaysa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Qabiil cidina aqoonsanmayso.
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Ahn xasan guure been Buu ka sheegay siilaanyo bal dhegayso aadan cade wuxuu Cadeyey in siilaanyo saxeexay
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 3 жыл бұрын
Rer somaliland noowuu moyanay ahayn inaynuu mantaa amaa barii arsanoo allan idinkuu dharyee
HOGGAAMIYIHII SIYAASADDA EE XAMAAS OO LA DILAY
29:26
VOA Somali
Рет қаралды 20 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 22 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
DEG DEG:FASHILKA & CEEBTA SHIRKII XASAN SH & XILDHIBANADA DAROOD KALA TAG
11:19
I Regret NOT Moving Back From Canada To Somaliland Earlier!
19:54
ya murga ki ka ha #funny
0:18
Nemi Shorts
Рет қаралды 7 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 2,1 МЛН
POV Anger is popular, but fear.. | Inside Out 2
0:36
CAT-N-TOON
Рет қаралды 21 МЛН
Война началась #сериал #ссср #история
0:48