Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta By Nimco Samriye HCTV Hargaysa

  Рет қаралды 75,818

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

9 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 46
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
Gabadha kowad ayaan ka helayb ano gabadha tolow zagay ku danbaysa inantani janiyo aya ilahay ku manaustay runti ❤
@mahamedwarsamefatah7098
@mahamedwarsamefatah7098 4 жыл бұрын
Xaybaro waxaan daawanayey tartankii hargeysa lagu qabtay Ee Ku soo baxay ay daadahaynaysay nimco samriye, iminkana waxaan arkay isagoo garsoor ka ah tartanka hibida jiilka cusub.
@xareedyaazin8162
@xareedyaazin8162 Жыл бұрын
Cbadi jibaar songi
@fartunabdi9174
@fartunabdi9174 4 жыл бұрын
Maanta hybaro asaaba dad tartansiinayo dadaala wuu gaara
@amnyali8654
@amnyali8654 3 жыл бұрын
Tubeec yare wax kale
@benmashegeproduction1337
@benmashegeproduction1337 9 жыл бұрын
heesta ugu macan mesha ee dadku adka uga wada helen waa heesta abdi jibaar waa nin ka codka raga leh
@koosduale8475
@koosduale8475 9 жыл бұрын
well done xaybaro walee waa fanaan jira
@faadumoriyaad5011
@faadumoriyaad5011 Жыл бұрын
Walee yusuf xaybaro wa mujahiid faneed bala odhankaraa 😂😅🤣
@AhmedHassan-vl7uc
@AhmedHassan-vl7uc 9 жыл бұрын
Meesha waxaa ka maqan fanaanadii topka aheyd xamda cumar hira.
@user-nc9se3qf8u
@user-nc9se3qf8u 3 жыл бұрын
Xasuus qaaliya iyo 2014 waa aduunyo
@hasanaadanabdi7596
@hasanaadanabdi7596 9 жыл бұрын
fanaanka aadka uu codka macanleh abdi jibaar waa fanaan cod dahabiya ah leh heesta barnamujka hogaminaysa
@amirasaid4927
@amirasaid4927 9 жыл бұрын
Waaaaaw nice song tubeec yare nolooow
@hargeisamusiclyrics5650
@hargeisamusiclyrics5650 9 жыл бұрын
woooooooow...SAHRA KIIIN cod baa ku baxsaday.
@qatafqalinle7639
@qatafqalinle7639 9 жыл бұрын
meesha heesta tubeec yare baa top ahayd looool
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
Sahra kiin wad gulaysatay runti ❤
@zakimohamoud5854
@zakimohamoud5854 9 жыл бұрын
Cabdi jibaar Gacaliye sxb cod baa kugu dhan illaahay haku sii siyaadiyo
@riyaaqhabi6580
@riyaaqhabi6580 7 жыл бұрын
woooooooòoow fani qli
@muusecali4478
@muusecali4478 4 жыл бұрын
mohamed xussen cali kaahin dhal fanaaan hore uso bro
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Waxani waa iska aduun xaybaro maanta waa macalin iyo tartan hage xaybaro riyadii way kuu rumowday maanta waa run maxalin baad tahay
@umeimaabdirahmaan7469
@umeimaabdirahmaan7469 4 жыл бұрын
Kulligood waxaa moodaa steeriga gaariga ineey kaxeeynayaan macbuudka
@caashaluul235
@caashaluul235 5 жыл бұрын
Xppti nimco
@abdulkadermohamed3900
@abdulkadermohamed3900 4 жыл бұрын
Somali musik dhanto
@jagsanlaki7303
@jagsanlaki7303 8 жыл бұрын
wwwwwwwwww alfanaan cabdi Jibaar gacaliye waxad thy fanaan buxa sln kal iyo lab 🌷🌷🌷🌷💌👍
@mohamudmukhtar9804
@mohamudmukhtar9804 7 жыл бұрын
💖💖💖💓💖💖💖💖💖
@mohamudmukhtar9804
@mohamudmukhtar9804 7 жыл бұрын
masha lllha
@suleimanmohamud9796
@suleimanmohamud9796 4 жыл бұрын
Hesta hani bashir waxaad modaa in aniga la iiqaday cajiib
@Hooda36
@Hooda36 9 жыл бұрын
Yasalaam yasalaam yasalaam inabacaadi maaha heestan udabayseey waa number one wwwwwwwwweee
@MrSirenglish
@MrSirenglish 9 жыл бұрын
well done abdi jibaar fanaan jiraad tahay hlkaas ka sii wad
@xamdikassimshuriye4759
@xamdikassimshuriye4759 5 жыл бұрын
Inte kabaxday gawadhan
@warzandahir5915
@warzandahir5915 9 жыл бұрын
Koxdan dhalinyaradaa wali waa cusub yihiin lakiin codka oo la labin kuma xuma dadaala kuwa codkoda qaldee yurub ka qayliya adinka ka fiican e
@somalilanderpure28
@somalilanderpure28 9 жыл бұрын
anigu waxan ku helay kiin..xaybaro iyo cabdi jibar
@riyaaqhabi6580
@riyaaqhabi6580 7 жыл бұрын
mohamed is real muslim 🏝
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Hani hees macaa cod macaan lkn wax yer cod casi maa ku jirto ma aqaano gaabis baa jiro
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Horta xaybaro ma warihii weynaa ee BBC da miyaa dhalay wuu iila magac ekaaday?
@abdisalanabdilahi8501
@abdisalanabdilahi8501 9 жыл бұрын
abdijibar ninkasa fanaana intakale ima qancin
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Жыл бұрын
Nin meel fog ka hadlad tahy hada isaguunba fanaana inta kle maaha
@gobonimo1
@gobonimo1 9 жыл бұрын
Busaarad ayaa ka muuqata dhalinyartee, laakiin dhib maleh wey iska dhiigeysan doonaan
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 жыл бұрын
5years ka dib ka wrn say ueekaadeen hhh
@nimcoadan5577
@nimcoadan5577 4 жыл бұрын
Maantaba dhiigeyste hhhhhh
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
@@nemodiamond6401 hhh way shidan yihin
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
@@ridwaanmohamed5980 🤣🤣
@marwoahmed9833
@marwoahmed9833 8 жыл бұрын
Ala ninku dhera oo qaab xumaa af waynida iyo cad xumada kadaran illahii ku abuuray eed maleh ishii ku aragto baa ayaan daran
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 3 жыл бұрын
Ninkee ehlu danbiyeey
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Жыл бұрын
​@@safiyalucky7893 😆😆😆 ehlul xan jeceleey mxad kasii waydiin adna inder
Barn Fanka Iyo Suugaanta Ubax Fahmo By Nimco Samriye
56:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 75 М.
DAAWO : Xafladda Gaba Gabada Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta
1:25:12
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 77 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
MUSTAFE KANTE 2024 QALBI. KULA  MIDOOBO HAWEEEN. HEES CUSUB
4:59
Barnaamijka Taariikhda Balwada Fanka Soomaaliyeed oo la dh
1:00:03
Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Maxamed Pk By Nimco Samriye HD
55:52
Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta HCTV Iyo Nimco Samriye
50:34
Horn Cable Tv
Рет қаралды 65 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,1 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 620 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН