No video

Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan

  Рет қаралды 1,506,793

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Hore waxaa u qaaday Aamina Cabdullahi
Ereyada waxaa leh xasan xaaji Cabdullahi (xasan Ganey)
Laxanka waxaa leh Axmed nuur Jangoow
Codka Xamdi Bilan
Kabanka Cabdulaahi Liibaan
Boonge Cabdulaahi Boonge
Organka Cali Buule
Cod qabasho Cabduqaadir Kaalmoy
Isku dubarid Cumar Seerbiya
Astaan 2020

Пікірлер: 501
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 4 жыл бұрын
Xamda bilan codka qruxon hadey qur’aanka karimka ku aqrin lahayd baye kasi mcanan lahayd wlh inti igu racsan like dhakab igu siiiya
@abdulaahimohamud7532
@abdulaahimohamud7532 4 жыл бұрын
Really
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 4 жыл бұрын
Alideq Dahir qur aanka mudnanta Leh wllo
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 4 жыл бұрын
cabdi ibrahim sx noloshu qaybo badan wllo balse gabarta yr wlashay ah wnagaa lajeclahay ani wllo qofka wallka ah waxa jceshahy wa ina la jclaataa sx
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 4 жыл бұрын
cabdi ibrahim tankale hes wxlagu raxaysto maba ahn Allah quraanka karimka kuraxaystu Ina Yiri wl
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 4 жыл бұрын
cabdi ibrahim hes madhagaysto frxadaa kunolahyna qof kunol wayar yahy kwran
@Mohamedgaleyr2023
@Mohamedgaleyr2023 4 жыл бұрын
Mucaashaqiinta heestaan dawanaya like ii saara♥️
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Qoftaan waxay isku darsaty astunaan iyo cod baxsan fartuun balbalarka iyo mursal faladagan ayaa lugta anagu waqaya like isaar nacalaa shaydan ku yaale hadaa ka heshay qoftaan
@samiyocadey181com3
@samiyocadey181com3 4 жыл бұрын
Hhhhhhh naag fanaan miyaa asturan walee waab
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 жыл бұрын
Iyo weliba qurux mashllh haday fanaantahay kala qiimo badan fanaanintu wanaageeda uqira gabadha teeda kale waa hees horay looqaday dibu xasusin weeye
@greenempire2916
@greenempire2916 4 жыл бұрын
Maansha Allaah. Ta yari qurux badanaa, Xaga Quraanka u baydh walaaleey
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
2015 kii oo wakhti adag aan ku sugnaa ayaan heestan si waali ah u dhagaysan jiray. Weliba marka ay Hodan Cabdiraxmaan qaadayso. Waxa ay iga saartay wakhti adag. Maalintii ugu yaraan 100 jeer baan dhagaysan jiray iyada iyo heesta Mursal Muuse ee "sad jacayl". Sidii buu qalbigaygu u jaban yahay, balse waan ka noolahay maanta. Boqortooyo
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 4 жыл бұрын
Huuno waxaa kaaga khair badneyd adigoo astaqfaarta badsato oo quraanka dhageysato qalbigaba wuu kuu dagaa
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 4 жыл бұрын
Plz linkiga hodan qadayso isoo dir
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
@@Ayeh_Media kzfaq.info/get/bejne/rJhibM2jnL7QYY0.html Weliba maaha kani kaan dhagaysan jiray walaal. Kaa waan waayay oo organ baa loo tumayay. Boqortooyo
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 4 жыл бұрын
Boqortooyada Shacraawi mahadsantahay wll inbadan hodan oragn with out organ waa laga yabay cod mucjisay leedahay Allaha udayo ❤️❤️❤️
@falisdalmar1123
@falisdalmar1123 4 жыл бұрын
So sorry abayo time heals. Would love to hear ur story
@Abiprague
@Abiprague 4 жыл бұрын
Aamina Cabdillahi codkeeda waqtigeeda 1974 uu u shidnaa ee anaga waqtigaan codkaan macaan aa naga degaa❤
@modernsomalifood
@modernsomalifood 11 ай бұрын
She has such a beautiful voice ❤
@abdiraxmanyarasudeisoffici5586
@abdiraxmanyarasudeisoffici5586 4 жыл бұрын
Manshallaha wllshy qali codka mcn badan wadaa kantay codkii amina cabdullahi xirsi legend
@abdirazaakmahamed3151
@abdirazaakmahamed3151 3 жыл бұрын
Subxnlh Alle Qur,aankiisu Waaa Caafimaad
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
nonosesesesesesesesese matan batuuntaaancaday khaybadan systemssss yareey yarta cadceeddumaroooo ama dumaaaar iyo rag.oori yareeeeey. iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
@mohamedyusuf4020
@mohamedyusuf4020 4 жыл бұрын
Heesahaan oo kale waan kahelaa iyo kabanka waa somali dab ah. Mashallah quruxleeyda soomaliyeed.
@abdulrahmanelmi769
@abdulrahmanelmi769 3 жыл бұрын
Boqorada codka sanadka cusub xamda bilan nicesong nolow from ottawa ilove u
@Abiprague
@Abiprague 4 жыл бұрын
Xaaaax, xaadaa wallahi i kacday, Mashallah, Ilaahay haku barakeeyo. Aamiin
@lankydesniper1264
@lankydesniper1264 4 жыл бұрын
M.a what a voice this is talent wish u all the best my dear siizzz i love u
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Waa heestii hooyo Aamina Abdilaahi Xirsi, ifka nabad iyo caafimaad ku waar, xusuus iyo waayowaayo.❤❤🌺🌺❤❤❤❤🥰🥰🥰
@Mohamed_A_Alpha
@Mohamed_A_Alpha 10 ай бұрын
allah unaxariisto maama aamina abdullaahi hestaan xasuus gooniya ayey igu leedahay runtii 🤲
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Asxan Hees ❤️ Horay waxa u qaaday Aamina Cabdullaahi. Thanks Astaan TV 😍. Xamdi Bilan ❤️ Cod mcn
@hayfaamallin8840
@hayfaamallin8840 Жыл бұрын
Waqtiga 25/8/2022 hooyo iyo reerkeyga u xiisay runtii samir iyo wanaag ayaa rajeynaa koley hada jeylkeyga wa family, kaligey ayaann balcony fadhiyaa cid walbo aanjeclaa waankala fognahay 🥰🤞✍
@caraalecabdi739
@caraalecabdi739 4 жыл бұрын
Astaan tv fankii saxda ahaa ayey dib usoo nooleeyeen . Hore u socda 😍😍😍
@abdibarkhad5259
@abdibarkhad5259 4 жыл бұрын
Xasuus iyo waayo waayo Heestan waxaa qaaday Aamina Abdi laahi xirsi illahay cimriga ha ubarakeeyee waxaana sameeyey Xasan xaaji Abdilaahi (Xasan ganey) laxankana waxaa ku ladhay Axmed nuur Jaangow waxayna kujirtay Riwaayadii Dab Jacayl kari waa ee la dhigay 1974 tii 🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸 Waligeed aduunyada Wakhtigaa qof saacida Midna waayahaa xidha Labadaas waxaan ahayn Horaa looga waayoo Waa niniyo waagii 💐💐💐💐💐💐💐💐💐 Aniguna wisiisiga Waxa wayda loo hayaa Igu wacan waxyeelada Wiish baa ila sarakacay 💗💗💗💗💗💗💗💗💗 Caashaqu wadaad male Wadalowna kuma hadho Waan waana kaba tagay Waxba ha i dabiibina Wadka aan is aragnee 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷 Webibaa ila saratagay Wadadiina ka anbaday Sida weel dalooshamay Kuwa looga weriyaa Waanadu idhaaftaa Culimada wanaagsani 🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻 Cama iyoo watiiniyoo Waduxaadii oo idil Haday igu wareejaan Walbahaarku ima dhigo 🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼 Caashaquu wadaad male Wad allowna kuma hadho Waan waana kaba tagay Waxba hay dabiibina Wadka aan is aragnee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 жыл бұрын
Ala ya cisag
@abdiqadar9905
@abdiqadar9905 4 жыл бұрын
Xamdi Bilan fanan qaran Bey thy Inta igu racsan like hala ii saro 😍
@amaanicabdullahi1047
@amaanicabdullahi1047 2 жыл бұрын
😭😭😭 waligeed adunyada waqtika qof sacidaa qofna wayaha xiraa😭😭😭😭
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 2 жыл бұрын
AAAAD IYO AAAD
@zackhan3873
@zackhan3873 4 жыл бұрын
20 jir heesaha kamanka jecel baan ahy iyo dhaman heesahii hore.
@ibarajaceylka7574
@ibarajaceylka7574 4 жыл бұрын
Kula mida ahy lkn 20 waali magarin 😂😂😂
@zackhan3873
@zackhan3873 4 жыл бұрын
ibara jaceylka 😂 😂 mala hubee dee?
@ibarajaceylka7574
@ibarajaceylka7574 4 жыл бұрын
@@zackhan3873 Haa dabcan
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875 3 жыл бұрын
Wlahy kulamid ahay
@raagehusseinmayow1103
@raagehusseinmayow1103 Жыл бұрын
Ya salaam Best and sweet voice HAMDI BILAN
@hailugobeze4408
@hailugobeze4408 4 жыл бұрын
Beautiful lady with beautiful voice !!!
@foosiwarsame9325
@foosiwarsame9325 3 жыл бұрын
Mansha a
@foosiwarsame9325
@foosiwarsame9325 3 жыл бұрын
D F FHBBNNJVVAHNNNÃAHYAHQUHH+++Q
@halimaali8768
@halimaali8768 4 жыл бұрын
Asc Masha allahi masha allahi nolow nolow waxad i so xasuusisay waayo waayo hamdi Cadey 💖🤲🏿💕💖🤲🏿
@abdirahmanomar1604
@abdirahmanomar1604 4 жыл бұрын
Heestii aayaday Marna edady amina abdilahi Xirsi (berni). Ilaahay cimriga ha u dheereeyo. Danbi dhaaf wayn alaha siiyo
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 4 жыл бұрын
Wwww haatufkaas dhacayo ma xamdi bilanaa boqorad codka inaa thy daliil uma baahno keep going sis❤💯
@DJFalcoOfficial
@DJFalcoOfficial 3 жыл бұрын
She sounds better here with less autotune on her vocals, as she has such a pretty voice and doesn't need so much autotune in some of her songs.
@1.ogtoobar
@1.ogtoobar Жыл бұрын
Ok
@zakariyeyare5800
@zakariyeyare5800 Жыл бұрын
3
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
Cadka misanka leh Video ga oo casriya Ayadoo style leh Mashallah guleyso
@dr.muxyadiinmoxamuudcali4923
@dr.muxyadiinmoxamuudcali4923 4 жыл бұрын
Maasha allah waaye plz haliigu soo daro batnaamijka waxaan ahay abwaan +fanaan
@omaregal164
@omaregal164 4 жыл бұрын
Dhidid baay iga keentay. She is welcome talent. Sidaas baa live loogu heesa ama waa layska daayaa
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
She nailed it ♥️♥️♥️♥️
@abdulqadirabdiaziz7426
@abdulqadirabdiaziz7426 4 жыл бұрын
Gabdh waa dadaashey codkeda wa mcn plz ugu cududaara ineysan qof ti heesta qaadey ahed blse ay meel ficn bey dhigtey
@abdallasaid793
@abdallasaid793 4 жыл бұрын
istaqfurulaah cama iyo watiin wax walka wey ka saarayaan
@abdimutaalmiyir58
@abdimutaalmiyir58 3 жыл бұрын
Qoftan oo taagan yaa i tusa.. talow dheeraa!! 😍😍😍
@karanaden9741
@karanaden9741 3 жыл бұрын
masha allah allah hakuu daayo quruxdaada xamdi bilan qurux iyo cod buu ilahay isku daray masha allh
@summertime2535
@summertime2535 4 жыл бұрын
Qaab, cod, labis, qoftan waana waalaysaa waliba waxay aad ugu soo baxdaa heesihii hore....
@naimahabeeb2846
@naimahabeeb2846 4 жыл бұрын
Masha Allah cod baa Illaaheey siiyey gabadhaan
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Heesta dareenka loogu tala galay oo horay loogu qaaday (Aamina Cabdullahi) malahan runtii. Caku nin heesti asal keeda soo dhageeysta ay tan waxba la noqoneen. Laakin si kastee ahaataba iyadaba maxuma gabadhaan.
@samaronck1815
@samaronck1815 4 жыл бұрын
Woow dhaqankeni hore iyo live music and live song together Cod iyo music laysa sarey heesmaha Heesi wataa live music and and live voice
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
Cod iga dheh.. Wiish bayla sara kacay markey ku luqeysay xaadda i istaagtay. Masha Allah.
@ugaaska1801
@ugaaska1801 3 жыл бұрын
Heesta codkeedii hore ayay ku macaantay lkin adiga cod mcn waad leeday mazhalah 👏💯
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 2 жыл бұрын
Thanks Astan Tv.. Waxaad u istaangteen Soo noleynta Iyo kor uqaadida
@nipseyalihonst5107
@nipseyalihonst5107 4 жыл бұрын
❤️xamdi bilan ilove u somach ❤️😍
@Tawakal007
@Tawakal007 3 жыл бұрын
Yaa Salaam cod, laxan iyo ereyo isku dhacay boqorada xamar💝
@apdiqaadirapdilahi6784
@apdiqaadirapdilahi6784 2 жыл бұрын
She is very sweet voice keep going my sister
@abdirizaksalat9156
@abdirizaksalat9156 4 жыл бұрын
My favourite singer hamdi bilan
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
Absolutely amazing
@kabirucalhassan6568
@kabirucalhassan6568 Жыл бұрын
Looks more tantalising without makeup. Scintillating beauty at its purest form
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Xamda billan waa boqorad fanka in live lgu heeso aad bey isku hubtaaa ❤❤❤
@GALOOL.
@GALOOL. 4 жыл бұрын
Mansha allah Cod iga dheh inantaan Waateeh
@abdikarim290
@abdikarim290 Жыл бұрын
Masha allah hanbalyo Astaan TV aad ba isaga hagaajisey garaaca iyo tunka qalabka inaad hore usii hagaajisaan baa dooneynaa aad Mix ka deysaan iyana
@xaliyesuldaan6352
@xaliyesuldaan6352 4 жыл бұрын
Wow codaka ba idilay codka ku haystaa baba. Qofta halkee ka helayaa
@abdirahmanmaxedjiin3560
@abdirahmanmaxedjiin3560 4 жыл бұрын
Haldoor waxa tahay dunitan ku joogta hipadeeeda hormar wacan pilan isha cadawga Allaha ka haayo inaabti
@daahirisaaq5997
@daahirisaaq5997 4 жыл бұрын
heestan wey iga gadan tahay hore u soco xamdi bilan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC THEN XAMDI BILAN WAAN KAA HELAA HEEAHA AAD KHAADO 😁💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💞💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💞💞💘💙💘💙💞💘💞💋💙💘💋💙💋💙💘💙💘💙💘💘💘💘💘💘
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
"What a melody voice 😋
@mashalaahcimzs3094
@mashalaahcimzs3094 4 жыл бұрын
Axsn soot mashalaah nooloow waligaa
@deeqbaari
@deeqbaari 4 жыл бұрын
Coronavirus quarantine seems so much easier listening to this beautiful voice Caaadi maahan runtiiii
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Kkkkkkk damn right
@bourhanafar5029
@bourhanafar5029 3 жыл бұрын
nnñnñ
@zalmancadeh8992
@zalmancadeh8992 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@muhumedahmed4250
@muhumedahmed4250 2 жыл бұрын
What if u have died …
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 3 жыл бұрын
xamda bilan gabahan codkeeda aad bu u macanyahay. qaaciga i jecleysiisey😍
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Ax ax yaa xamdi bilan cod baa ilaah ku siiyay. Halkeedii baad dhigay. Waa gabadha kaliya ee live u heesi karta. Miyay waxii mixurka ku heesi jiray. Alaah alaah caleyk waa dhashii mudugeed. Halkaa kasii wad xamdaay.
@aamow667axmed9
@aamow667axmed9 4 жыл бұрын
Queen of the queen
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
Waa gabdh Hijabadan Maasha Allah lkn Quranka inay ka reebaan bay ahayd Heesta SubhanAllah
@adammohammed4843
@adammohammed4843 2 жыл бұрын
Amazing voice sister
@hamzzyxubbo8365
@hamzzyxubbo8365 4 жыл бұрын
Hamda biLan ZowTu Rahma SaQiirah...♥️
@ttyfgdgdgg753
@ttyfgdgdgg753 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cadarus75
@cadarus75 4 жыл бұрын
She killed wooooow
@Yedo25254
@Yedo25254 4 жыл бұрын
Xamdi bilan iyo Dauud xanfar waa 2 fanaan EE Ogu jeclahay fanaanta hada soo baxday
@hilaac075
@hilaac075 4 жыл бұрын
Absolutely fine tune, I extremely enjoyed this new version by this lovely sister. Well done millions.
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Hees den ah xasan genet made in somalilamd
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Way keentay maasha allah fanaanad cod macaan
@Mohamedibrahim-bd3ng
@Mohamedibrahim-bd3ng 4 жыл бұрын
Waan jeclahay gabadhaan hamdi bilan❣❣❣❣
@haliyeofficial6558
@haliyeofficial6558 4 жыл бұрын
Jdn aktyda Kugu arko Igu wlle madxn Kaa jarayaa
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
Gabadhan wey cod macaan tahay laakiin maad ka saxdaan ereyada heesta ee qaladaadku ka buuxo plz
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Niiko iyo baashaal ku soo yaac
@mudanechemmo3788
@mudanechemmo3788 4 жыл бұрын
Gabadh yar oo cod qurux iyo isku darsaty Mustaqbal ifaya ayan ku rajaynyaa adero
@kingmuniir.
@kingmuniir. 11 ай бұрын
Beatiful song Listening With M, F, M, S,&H 8 /sep/ 2023 2PM FRIDAY malin
@rapileeilix1677
@rapileeilix1677 4 жыл бұрын
Msha Allah abyo xijabkada ka helay
@MYD.Mohamed-Aar
@MYD.Mohamed-Aar 4 жыл бұрын
Muna iyo astaan fadlan iska saxa heeskan Waligeed Aduunyada laxanka waxa leh ku farayareystay Axmed Cali Cigaal, ustaad jaangow heesa badan ayuu ruwaayada laxameeyay caan ah dib u baadi goobo Aamina Cabdilaahi ba laga hayaa in heeskan cigaal ku fara yareystay mahadsanidiin
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 Жыл бұрын
Waligaay maan arak hees uu LA xameeyay laxamiistihii weeynaay Ahn axmad nuur jango laxmo lamid ah inta badan hesha uu laxameeyay lagama daalo ilaah ha kuu naxariiisto axmad
@izadinabdi3875
@izadinabdi3875 4 жыл бұрын
Waa ka baxsatey gabadhaan waa fanaanad jirta runtii hamdi bilan
@cabdullhishoole1908
@cabdullhishoole1908 Жыл бұрын
Masha allaha saan miyeey codkeeda saxda ah oon laqurxin
@malmahaaduun6469
@malmahaaduun6469 4 жыл бұрын
Caku tala aduunyo Waqti bay i ahayd markay wehelka i ahayd heestan Alx manta wanka bogsaday xanunkaas Wana shaqeysta Raga iga danbeyow Idinkoon wax baran shaqeysana iska ilaaliyo jacelka
@farhanhersimohamed3717
@farhanhersimohamed3717 3 жыл бұрын
Wa talo fcn sxn markad jcl heysato xolo umahesatid markad xolo uheysatana jcl maheysid adunyo iskuma tosto
@Tasniim-xy2qp
@Tasniim-xy2qp 2 жыл бұрын
🥺
@zharisadcaddey6915
@zharisadcaddey6915 4 жыл бұрын
Hees qiimo lah cashaqu waadaad maleh❤❤❤
@ruqiyocabdullhihaaji1833
@ruqiyocabdullhihaaji1833 3 жыл бұрын
Boodhari caashaq God oogu jidho alle yarxmo cashaqa waa dhip badnhy
@wadanisoomaliyed513
@wadanisoomaliyed513 3 жыл бұрын
In badan weey keentay lkn tan Maya falop beey ka noqotay
@Amnigadalka
@Amnigadalka 7 ай бұрын
Mashalaah waa in taala loodhisaa xamdi bilan waa xidigta geeska africa
@husseinabdi4689
@husseinabdi4689 3 жыл бұрын
Heesta meshay dambi kaheedba odayal baa kahaya maisdahdeen😅😂
@fartunsalaadmaxmud1014
@fartunsalaadmaxmud1014 4 жыл бұрын
Wwwmasshallah wlhi wey cod macantahay qoftan keep gooing my dear xamdi bilan
@saacidyare8083
@saacidyare8083 4 жыл бұрын
Ala maxan jeclhy xamda bilan wllo ad ayan kutagera tunti horay usoco abyo
@cccarab8496
@cccarab8496 4 жыл бұрын
Ala cod macan wallhy masha alah
@dhdhhfdj7077
@dhdhhfdj7077 4 жыл бұрын
Masha allah cod iyo qurux xamdi bilan
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 3 жыл бұрын
Laxanka Cabdiraxman Dheere ayaa lahaa astaan mahad sanidiin
@mohamedaden5925
@mohamedaden5925 4 жыл бұрын
Way cod macan tahay qoftan
@saidmohamedsaid5678
@saidmohamedsaid5678 3 жыл бұрын
Maansha allah codka Xamdi Bilan, waa hees macaan, laakiin Aamina C/llaahi waxay qaaday 3 page, marka page 3aad ee WAHABKA UGU YURURA WAABEYDA IGU MAQAN ayaa maqan
@abdulqadirhusseinmalim3158
@abdulqadirhusseinmalim3158 3 жыл бұрын
Masha Allah .......,!
@abdulqadirhusseinmalim3158
@abdulqadirhusseinmalim3158 3 жыл бұрын
Qof siddan u heeso waayahan dabe lama arag.......
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 3 жыл бұрын
Laxanka heesta waxa leh cabdiraxmaan dheere qalaka ka daaya axmed nuur jaangow boqol heesood oo kale ayuu laxamaye. Tan waxa leh aamina cabdillaahi xaajigeeda cabdiraxmaan dheere
@Aqoonguud489
@Aqoonguud489 4 жыл бұрын
Laxanku waa cabdiraxmaan dheere iska saxa badiyaa waad qaladaane
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 2 жыл бұрын
Waw XAMDI BILAN FROM S LAND IYO DJIBUTI CODKA ADIGAKA QURUX BADAN
@yasincamay9868
@yasincamay9868 3 жыл бұрын
2006dii ila 2020❤️❤️❤️still kama xiisa dhicin heeskan
@xalanefilms2711
@xalanefilms2711 4 жыл бұрын
Abwaan xasan Ganey ilaahay haunaxariisto abwaan Qaaliya ah
@bashiirhassan5689
@bashiirhassan5689 4 жыл бұрын
Naxarista ilaahay mar walba waa loo bahan yahay lkn sida hadalka aad u dhigtay waa sodii wof dhintay uu nool yahay xasan genay ilaahay ha dhawre
@siciidnettkaofficial8930
@siciidnettkaofficial8930 4 жыл бұрын
Alla maxan heestaan ku marqaamay anigoo waayaha ladaalaa dhacaya xasuuso hore weyo wey
@mukhtarcabdi6618
@mukhtarcabdi6618 3 жыл бұрын
boqortooyo awooowa wiirn
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Kkkkkkk xasan gine maaha ee waa xasan ganey!’
@theviperpro
@theviperpro Жыл бұрын
Allaha naxariista Janno haka waraabiyo Aamina Abdilaahi. Hada waa ay naga hooseysaa.
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 2,9 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Heesta - Sabaalo - Warda Siciid iyo Axmed Jaceyl.
8:25
Astaan
Рет қаралды 143 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 921 М.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН