Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay fannaanadda Warda Happy

  Рет қаралды 422,235

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay fannaanadda Warda Happy

Пікірлер: 1 000
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
@mshire3995
@mshire3995 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
SCW SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW SCW 🕋♥️ N.N.K.H.SCW SCW
@samirahassan8352
@samirahassan8352 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 Жыл бұрын
Naag dagan o hdal YaQan ah Warda Happy 💪🏻😌 Muna waa Jiliinkii oo Qof ah 😂❤❤
@K_arbash
@K_arbash Жыл бұрын
May Waa xariifad bariiskeday ubaqday marki danbe😂
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Жыл бұрын
@@K_arbash waa Marti waana lagu goobtey wey iska aamusty
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
​@@K_arbash wallalo subscribe isar
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
​@@nadiiracali0123 abaayo subscribe isar
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 Жыл бұрын
Ee baryahan ma lagu aragee 😂
@Bintumrayama
@Bintumrayama Жыл бұрын
Inta kaba la’aan ku daawanysa 😂❤
@hafsakhadar8833
@hafsakhadar8833 Жыл бұрын
😂😂😂
@hanimohamed1387
@hanimohamed1387 Жыл бұрын
Suuliga ku dawanayaa😁😁
@maryamaliban8726
@maryamaliban8726 Жыл бұрын
😂😂Waa ikan😂😂
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
😂wallalo subscribe isar
@jimaale3095
@jimaale3095 Жыл бұрын
Tobonaan goor oo shalmadu ka dhacday warda happy waxa u celinaysay muna. Naxariista muno iyo danaynta badan ay siisay asturnaanta warda ayaa wax loo dhigaa jirin❤
@abdisalamtatiko1311
@abdisalamtatiko1311 Жыл бұрын
Wardo is a very stable person. Masha allah.😂
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW
@ifkahooyochannle143
@ifkahooyochannle143 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW SCW
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه وسلم
@mshire3995
@mshire3995 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@bilanealiyoussoufbilan3741
@bilanealiyoussoufbilan3741 Жыл бұрын
Scw
@nimcaqaaliyusuf3371
@nimcaqaaliyusuf3371 Жыл бұрын
Warda qof qalbi fiican waaye dagan aqli badan maasha allah Muno qatar ku tahay jiliinka
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
Damiir la aan iyo ficil la aan miyaa caqli iyo daganaan noqotay wardo shaqsiyadeeda caawa la Barta 😂😂haday comments wax aysa ahayn ku noqonayso haku noqotee faan beena usoo qora by
@fatimacabdi5627
@fatimacabdi5627 Жыл бұрын
🤣🤣
@hamdaabdi6779
@hamdaabdi6779 Жыл бұрын
@@caashobashiir6695 midad kaxuntahay inantayar noga fuq
@quenxanan9716
@quenxanan9716 Жыл бұрын
Naag sxibteed ooyeysa hadana warqad xun ku dhagan dagnaanho miyaa😂😂😊
@ilwaat4158
@ilwaat4158 Жыл бұрын
deganan,qurux,qalbi wanag intaba warda ilahay wa siiyay❤️mashallah Ilahay Haw siyaadiyo
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
Illahay ha kuu ekaysiiyo
@fahaddahirtohow
@fahaddahirtohow Жыл бұрын
Ma qfta qawan????
@naimachannel1523
@naimachannel1523 Жыл бұрын
Haa danteedana wataqanaa yay wax ku dhaafin😂😂
@hiyahiyamoha2123
@hiyahiyamoha2123 Жыл бұрын
P😊😊😊ve ⁶🎉ıviķķķ😮5😢tþ 😅😮😮🎉
@mamecade7824
@mamecade7824 Жыл бұрын
Ma waxan bila dhiga gabar horteda lagu bahdilay o laga onsiyay ayeey iska tagan thy ma ba ka qadanaba
@amranupdirahman3772
@amranupdirahman3772 Жыл бұрын
qof asgaba xanaqin ayey raban ine qof klle u xanaqdo ar somalia happy nimadeeda🥺😊
@deen7819
@deen7819 Жыл бұрын
Thumbs up to Muna for putting back the scarf whenever it falls from warda..masha Allah
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@abdiwalimohamudshire
@abdiwalimohamudshire Жыл бұрын
😂😂 wlahi jiif ayaa ku daawanaya
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Жыл бұрын
Wll waan qayilayaa
@xamdixuseen4655
@xamdixuseen4655 Жыл бұрын
​@@apdirahmansuldaan8020 yaaaaaahuuuu
@nasteexocusman8894
@nasteexocusman8894 Жыл бұрын
Warda waa qof aaad udagan oo qiima badan ooo wax walbo inay wax inay wanaajiso ayeey isku dayeeysay❤😢
@shineyare6465
@shineyare6465 Жыл бұрын
Lkin akteeda Waa lagugu qalan karaa hiilo walal ma gasho
@farahfareeha-pk8md
@farahfareeha-pk8md Жыл бұрын
​@@shineyare6465 wllhi gabar ila sogoto agteyda wax laguma oran waan la guban lahaa😢
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Warda waa dulqaadkii oo qof ah ninki hela naag buu helay wlhi Masha allah 👏👏👏
@ana2604
@ana2604 Жыл бұрын
Alla warda quruxda daganaan iyo dulqaad bay ku darsatay m a❤🥰 balse markay oyday waa oyey😭😭😭😭 qalbi nadiif weeye
@huthoahmed9817
@huthoahmed9817 Жыл бұрын
Me too😭😭🥰 wxn la yabanahy dadka leh muna u hiili iyadiba 3 nin isugu tagen mxay xasusan
@xabiiboxuseen1515
@xabiiboxuseen1515 Жыл бұрын
Sido kle wlhi🥲🥰
@fatmaomer8235
@fatmaomer8235 Жыл бұрын
​@@huthoahmed9817 3nin hdaa shaqa isugu imaatan isna fahmo weysan waalaga tagaa ama xtaa waala is kululeeya sharaftada kaweyn ee wey is moogeysine iyadoo bahdil kusocdo qofkasta dabcigiisa waalasoo bandhigay
@abdulfarah4030
@abdulfarah4030 Жыл бұрын
Waxan prank ma aha gabadha inad heer eey ooyso inad garsisan meysan aheyn wa gabar miskin ah warda 😢😢😢
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Жыл бұрын
Haddaad caafimad ku dawanyso alhamdulillah dheh ❤❤ ismuuji
@shafieali3093
@shafieali3093 Жыл бұрын
Warda Wlh dabeecad wey dhaaftay 😊war qoftu gobanimo badana 😊Mashallah ❤
@maxamedcali9406
@maxamedcali9406 Жыл бұрын
Bahalkaan dhaqan maleh iga qabo kulahaa warda funny waaye😂😂😂😂😂😂
@mohamedabdikadiraden9216
@mohamedabdikadiraden9216 Жыл бұрын
I realy liked how Muna consoles people at the end of every show. Mashlaaah.
@maxmadcali8525
@maxmadcali8525 Жыл бұрын
Gapadha oynesay waxe ka qurux padan tahay mida madaxa u furan farqigas waa asturnanta 🥰Gapdhahehena marke asturan yihin adpe u qurux padan yihin 👸♥️
@suhuusahur6782
@suhuusahur6782 Жыл бұрын
Dadka muna sida saxda ah ugu heelaiyey oo wanaaga umuujiyey waxy ahayeen kashka iyo nasra abdidoon
@xamdaabdirahman6782
@xamdaabdirahman6782 Жыл бұрын
Walalhi runtada waye labadas qof lee u danenaye
@Aziiza_A
@Aziiza_A Жыл бұрын
Sax👍
@kim_maanka
@kim_maanka Жыл бұрын
Warda ayada lagu Goobtay Hiilo Maxay ka doonta ayada lagu qeylinayay
@suhuusahur6782
@suhuusahur6782 Жыл бұрын
@@kim_maanka si kasta oo lagugu goobta qofka aad dan wadaaga tahiin wa inaad umuujisa inaad garabkisa tagantahy
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
Beenta maaha warda caawa shakhsiyadeeda saxda sasa lagu bartay haday arintaan dhab ahaan lahayd masaasay samayn lahayd wardo dulmiga dadka dadka ku fiirsaday ahan lahayd, xitaa hadaysa wax kale awoodin walaalo ina keen nimankan ku caayaya meeshoda uga tagnee bay dhihilahayd xoogaga qadaadiicda ba u muuqatey😂😂😂😂
@maxameddeeq1875
@maxameddeeq1875 Жыл бұрын
Team warda happy ismuujiya 🥰❤️
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 Жыл бұрын
Mashallah Warda happy Wii lo dhahay wa run she is cute🥰😍🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@cabdifitaxcaabi1980
@cabdifitaxcaabi1980 Жыл бұрын
Inta bacdul taraawiix daawaneysa like ii saara😅
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Жыл бұрын
😂😂😂
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
​@@abdikadirnoor2084 wallalo subscribe isar
@huthoahmed9817
@huthoahmed9817 Жыл бұрын
Dadkan mey dhiman yihin gabadha u hiili leh iyadiba warerte mxay gabar xasusata iyada 3nin aa isugu tagey😮😂😂 wlh wa dulqadki iyo daganidi qofa ❤fiiri xta sidey u ixtirameyso
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 Жыл бұрын
my tan horteeda waraaba kugu cunya wllhi cbdulhi kashka agtiisa lagugu cuni maayo
@fatmaomer8235
@fatmaomer8235 Жыл бұрын
Raali ahoow nafteeda xta ma eysan difaacin ilaa markii dambe muno ey dhahday abayo ma xayeysin xunaan dhibkan u mareynaa markasey xooga is is kululeysay 500 baan aroos ka qaata hhhh
@ina.aarad10
@ina.aarad10 Жыл бұрын
@@fatmaomer8235 been mahan kadib lee xanaqde ka hor weba iska qosleese iyo mare dan Teeda iska wadatay iyada marki wax la dhoho xta mar mar le ka xanaqese lkn qof lagu tashan kro mahan hor Teeda walagugu wadan karaa lee
@maymuuncali2000
@maymuuncali2000 Жыл бұрын
Degenaan iyo qurux isku darsatey miskiin 😭💜💜
@CafeyaAli-cj2se
@CafeyaAli-cj2se Жыл бұрын
Msha allh warda qurux❤ina dhashi duriyada tahy daganida iyo aslubta ka muqata laga garanaya Habo😇 dadkn leh muna I hiili qof isagiyo martiya wxso dad ahi ku gobten gormu xasuusta naf kle wba xanaqsan yahye inti horaba wa u hdleyse😊wa xalqadi ugu dherays 26 soctey
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯
@fatimacabdi5627
@fatimacabdi5627 Жыл бұрын
Salalahu casyhi wsalam😍❤️
@mshire3995
@mshire3995 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@faadumosahra1515
@faadumosahra1515 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW SCW 🕋♥️.N.N.K.H.SCW SCW SCW 🕋
@ismailahmed6894
@ismailahmed6894 Жыл бұрын
Saliga nabiga like haku raadsan
@munakhayr2866
@munakhayr2866 Жыл бұрын
Inta jiifka ku dawanaysa oo fadhi ku jifta😂
@bashkirtech
@bashkirtech Жыл бұрын
Warda happy naaga danaysataa waaye 😁😳
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Masha allah waa qof qadarin iyo xushmad Bdn wlh fanaanad warda happy ❤
@azizaozman3357
@azizaozman3357 Жыл бұрын
Waa qof dabeecad wanaagsan oo dad la dhaqan leh warda❤
@hamdiabdirizak2321
@hamdiabdirizak2321 Жыл бұрын
Warda qof aad u dulqaad badan weeye mashaAllh
@KHALID-nj9ne
@KHALID-nj9ne Жыл бұрын
Warda waxaas cml in lagu sameeyo ma mudno yartii sanadka ugu dagan hala siiyo masha allah sending her much love ❤
@abdullahijama2982
@abdullahijama2982 Жыл бұрын
Her laughter is contagious. our Somali halimos are pretty and we love them.
@mandekmanka
@mandekmanka Жыл бұрын
Lov u too blood🩸❤😂
@cabdullaahimaxamad5437
@cabdullaahimaxamad5437 Жыл бұрын
Waryaa ina jamac maxaad leedahy dee, 😂😂😂
@mumtazdagen588
@mumtazdagen588 Жыл бұрын
Jah warda quruxey dumashi💋🥺 ka daya wxn yar i dhibka 😭😂 always wa iska happy l hve never ever seen qofka qalbi wngsn ka af gaban kna dadnimo jecel❤ koley naag isaqa u tahy quruxna👸🏻🥰
@huthoahmed9817
@huthoahmed9817 Жыл бұрын
Mss 8dys hda position ka warda kujiri leyd kol horey afka ka xunbey lahayd😢😅😅😅 wba nagu ooyi layd😂
@nimcoadam1147
@nimcoadam1147 Жыл бұрын
Ha gabar yro iska happy ah👸🏻😫🥰Ilahayow warda iyo ismail farxadodi uso celi🤲🏻🙄😭
@HappyhassanYusuf-od8mq
@HappyhassanYusuf-od8mq Жыл бұрын
​@@huthoahmed9817 😂😂😂😂😂 ma noli
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@huthoahmed9817 subscribe Isaar waa.codsi
@nawaalnalka5983
@nawaalnalka5983 Жыл бұрын
Jah qalbi thank you Hawiye oo dhan wn jecelhy from isaaq❤️🩸
@cudoon1439
@cudoon1439 Жыл бұрын
Warda happy wa gabar degan dulqadleh iyo ixtiramleh Masha allah kaliya abayo is astur❤
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Жыл бұрын
Inta taraawix aadin like ii saara 😂😂
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
Waaa soo tukaday alxm
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Жыл бұрын
@@najaxabdi8578 Allaha ka aqbalo 🤲❤️
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
@@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Amiin dhaamaanteen
@bushrajamac2641
@bushrajamac2641 Жыл бұрын
Son dhashaa nagta taraawiixda aaday ma ihi
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Жыл бұрын
@@bushrajamac2641 mucjisa tahay 🥰😗😆
@falisahmed3681
@falisahmed3681 Жыл бұрын
Ward is so calm and respectful eventhough the guys were unbearable and rude. She has a good personality. 👍
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Masha Allah warda nag rabi dhan kasta ka dhameystirey inanta dhibka ka daya
@abdirahmanmohumed7469
@abdirahmanmohumed7469 Жыл бұрын
Dulqaad+ixtiraam aye isku darsatay warda happy🙏
@nadiajamal3776
@nadiajamal3776 Жыл бұрын
Dhammaystiranaa oo dul iyo dabeecad badanaa quruxleydayadu. Maasha'Allaah❤❤❤
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Жыл бұрын
Waa waxyaroo dahab ah warda waa lama helan ad u dagan rer magal ah dhaqan fican. Mansha allah wardaay allah haku xifdiyo ❤
@burhanjacfar219
@burhanjacfar219 Жыл бұрын
The music in the background is mesmerizing. I am a great fan of this program indeed. But i was so emotional at the end of this episode especially when Warda Happy cried.
@roodarooda5483
@roodarooda5483 Жыл бұрын
76
@liibaanqoley
@liibaanqoley Жыл бұрын
Nio fatale thy episode waalba English beena sowiree
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 Жыл бұрын
MashAllah warda happy she is very well respected person ❤
@dagancadey2185
@dagancadey2185 Жыл бұрын
Waxan is weydiya wagi hore e an Somalia jogay xijabka gacanta la iskaga qaban jiray si usan xabadkada u sawirin lkn hada waxan arka gabdho qamar wata hadana xabadkoda ka sikinayo amaba kalexinayo war ilahay ka cabsada waxan wa aduun ee dhaldhalankan idin sirin
@Girlboss1.
@Girlboss1. Жыл бұрын
Siwalba wey idhaahdeen 😂😂😂 way kaxanaajiin kariwaayeen dirqi bay kaga xaanaajiyeen Qosol bay ku bahdisheyba🤣
@abdullahitezma1436
@abdullahitezma1436 Жыл бұрын
warda happy magaceeda iyo dhaqankeeda wayba is leyihiin masha allah She's so Stable one Allah ku xafido Wlashey❤
@UgpathAli-rd1nv
@UgpathAli-rd1nv Жыл бұрын
Magaca quruxda Daganaanta io Dulqaadku isku Dheeli Tiran Warda Happy mnsha AllaaH Dhayal-dhayal uguma bixin ❤😊🫶🏻👸
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 Жыл бұрын
Wardo Happy Agdeeda Waaba Lagugu Qalanaa Dandeeda Lee Taqaan War Gabdha Dhaafa Hal Mar Xitaa Ma Oron 😢😂😂😂
@nimcoadam1147
@nimcoadam1147 Жыл бұрын
Wlh wey dhahdey ma abaha dhaley mxa u dili wati dhahdey lkn teda cusleysay saddex nin aa ku qaylinayey ma iyada wxba kle og😢
@nasrocabdullhi3019
@nasrocabdullhi3019 Жыл бұрын
Iyaa weye dhahdey gabadha ka leexo walibo labo mar mxa adi videoga ma dhameysan mia😊
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 Жыл бұрын
Wardo In Deeda U Dooda Ma ahane Gabdhaas Waxba Kama Celin Madax I Xanuunay Shaafdadeeda Fiirsaneeysay🤣🤣🤣🤦🏽‍♀️
@Taliso921
@Taliso921 Жыл бұрын
😂😂wlhi wax ila fakara adan arkay dan saasa ka meey laha 15:46 xitaa marki warqada lagu dhufanyo ay ooyda xita dan ka meysa lahen😂
@K_arbash
@K_arbash Жыл бұрын
​@@dekalovemoha9544 legend meel dheer wx kafiirisay😂
@rakiaelabe1650
@rakiaelabe1650 Жыл бұрын
Macha allah warda happy waa gabadh aad udagan ixtiraam badana ka muuqdo ❤❤
@mohamedbaashe5716
@mohamedbaashe5716 Жыл бұрын
Wardi wa slandered wlhi sidaaba umey aamusteen hadaaney aheyn qof ixtiraam midhana
@ahmedmo637
@ahmedmo637 Жыл бұрын
Warda happy ❤m.a ixtiraam Qurux dulqaad happy🎉
@omarqulxa6793
@omarqulxa6793 Жыл бұрын
Walahi maskiin waaye anigoo daawanayo ayaan ooyay markii adan magaaladadii joogiin caloosha I hurtay
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 Жыл бұрын
Magaca happy bilaash Kuma bixin wllhi wax badan waa is xakamaysay qurux badan warda
@iqlaasseid5855
@iqlaasseid5855 Жыл бұрын
Warda happy waa taageraa ❤❤
@Samiaaxmed27
@Samiaaxmed27 Жыл бұрын
Warda happy waanka helay😊❤
@abdullahiahmed1212
@abdullahiahmed1212 Жыл бұрын
Runtii warda waa hablihii 100 geela ah laba bixin jirey mansha allaah
@riyoxidhohawdgunti3179
@riyoxidhohawdgunti3179 Жыл бұрын
Gabadh habar yoonis ah kibirka ma yeesho warda laandheere hy ah weeye Garxajis
@Aziiza_A
@Aziiza_A Жыл бұрын
Clipka waad nagu dheereeseen😮 gabadhiina waadnaga xiijiseen😢
@nicmaabdy
@nicmaabdy Жыл бұрын
Magaca happy bilash uguma bixin😢😊😊she is happy 😊
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
😢wanla oyay maskiin waye
@hudaapdirazhidofficial7225
@hudaapdirazhidofficial7225 Жыл бұрын
@@habonali9734 oh my oohin 😂😂
@hamdayar8030
@hamdayar8030 Жыл бұрын
Nagtan wa nag iyo badh mrky ogatay inay mesha u dhalan wayka gaabsatay warda the only one 😂❤
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
Markey lhyd car 2daqiiqo sii hayso yeykutashaneysy meel walow somali joogto nin kuma xumeyn karo inan midkla uhiilinyo ee wll doqonimada iska daa
@mohazsaed4418
@mohazsaed4418 Жыл бұрын
Xamar lama kala laha
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Xamar cidi kama xigto waa magalateydi 😌
@muscabxayoow4268
@muscabxayoow4268 Жыл бұрын
Her gabal waa kan cunsiri jahil hadaa mqasho wakn
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
​@@qaaliyuusuf8234 abaayo subscribe isar ado mahadsan
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 Жыл бұрын
Kashka iyo nasra abtidooon agtoda malagugu cunayo wa labadi qofe ugu hiilada badna masha allah inta ila qabta
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
Waa gabdh aad u dagan oo hadal yaqaan.. suldaan ba dhalay. Mashallah
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Жыл бұрын
oh wlh waan la ooye waxey darentey meel deegankad ahayn cml wiilsh u hanjabayn oh abaayo😭😭😰😰😍😍😍🥰🥰🥰🥰
@huda4995
@huda4995 Жыл бұрын
Naakir deegaanlahaane 😂😂😂
@ikhlaasmoha4850
@ikhlaasmoha4850 Жыл бұрын
@@huda4995 naaa kud adigaba wa runteed deegaankeeda maahe ma beenba taa
@mahamedali7198
@mahamedali7198 Жыл бұрын
Masha Allah way dagantahay gabadhaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahijama2982
@abdullahijama2982 Жыл бұрын
23:23 That moment I felt heavy-hearted when the lady started weeping. 😥
@jamacpile9503
@jamacpile9503 Жыл бұрын
Warda wallhi so funny the best 😂
@kingbdai6894
@kingbdai6894 Жыл бұрын
Wlhi happy waa dagantahy ilaa xad masha allh 🎉
@hamdaali5964
@hamdaali5964 Жыл бұрын
Wardi waba farxad miran qosolkay iga dhamaysay 😂😂😂
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor 3 ай бұрын
Warda habi the geseyi inta isla jecel inayi is helan lov you ♥
@djmoneyman
@djmoneyman Жыл бұрын
NUMBER ONE SOMALI CHANNEL INSHA ALLAH WE WILL BE REACHING SOON 🎉2M
@abshirabdi1340
@abshirabdi1340 Жыл бұрын
Warda waa gabar qalbi wngsn naxariis badan sahqada kuwngsan wllhi inta an arkay Masha alllh
@Hanuunmedia
@Hanuunmedia Жыл бұрын
❤❤ ku Sali nabiga ❤❤❤ Scw scw
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW SCW SCW.N..N.K.H.SCW SCW ALLAAHU AKBAR 🤲♥️
@cabdifaarax7696
@cabdifaarax7696 Жыл бұрын
Scw
@idilapdishakur9673
@idilapdishakur9673 Жыл бұрын
Masha allah wlhi way dulqad ban tahay ano soman ban kula oyaay wardey 😢❤❤
@MohamedAbshir-tk1ki
@MohamedAbshir-tk1ki Жыл бұрын
Gabadh isaaqa u tahay dagani aslub iyo af wngba warda diomnd👏🏻👸🏻______ Dadkan leh inanta mey u hiliso inti horaba wey u hilineysay lkn qaylada ka tiro badatey mxay halesha wxso nina ku qaykinaye
@quenrulla362
@quenrulla362 Жыл бұрын
Yaa allaah wardo muno oo oyneso aye rabta inee xayesinta sii wado anna anoo og ine prnk thy iscelin la ahy😢😢
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
Abaayo ka waran dadka sooqoraya wardo waa dagantahay ma damiir laan iyo ficil la aan baa daganaan noqda sory haday hada waxan run ahan lahayen ma saasay yeelilahayd wardo xita hadaysa wax kale awoodin may muno gacanta qabsato oo ina keen dhahdo uf
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 Жыл бұрын
​@@caashobashiir6695 dadkaas qabiil ayaa walaayo dagananta iyo ficil la.nta ayee kala aqoon mida kale yaa wardo xamar ka xigo waa dad meel bukto
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
@@fardowsomuqtaar5206 ma aragta maye reer halakaana oo say doofaro u raacayeen iyo dameero xamar hada soogalay baa intay u qaadan waayen meeshan quruxda badan bay saseen o waxay ku saseen xamar inay ayaga leeyihiin bay u qabaan 😂😂😂dadka dhan waa u aamusan yihiin caqligooda caqli dameerka baa lala yaabanyahay xamar soomali oo dhan baa leh 😂 wardana xamar ayada ka talisa
@fatmaomer8235
@fatmaomer8235 Жыл бұрын
​​@@caashobashiir6695 naa is qabo wa bugtaaye qabiila ku madaxmaree dadka leedahy damer iyo dofarey racan xamar ayagaaleh blse qofna laguma cunsiriyeyo wa xor qofwalba qabiileysato xamar tuulo maahan wa caasumad dadkaa u quuri la,adahay dhiigey u shubaan qofna laguma dulmiyo, waa u aamusanyihiin kuteh wa iska cadahay inaa dhibsatay xamar anagaaleh dadka dhaha wa ferdibaxday wlh ee qol inta soo xiratid sifacn u ooy naqaska iska saar ileen wxba kama badali kartide sooy sooy
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 Жыл бұрын
Warda way yaabtsy waayo ma may arag rag dumar la tirsanyaa 😢
@radiomarkabley1830
@radiomarkabley1830 Жыл бұрын
Guri barwaaqo soo hormariya. Gobalki tokdheer baan ku dhashay aniga oo ku wan xiran ķkkkkkkk
@hamdamohamedahmed8934
@hamdamohamedahmed8934 Жыл бұрын
Wlhi warda happy wa miskiin qof dabecad io dadnimo leh ilhy haku berekeyo ❤
@mohammedeeqibrahim8335
@mohammedeeqibrahim8335 Жыл бұрын
Qaraxada Haboon WAAN sugi la ahayd ❤❤
@fihiimaaxmed2992
@fihiimaaxmed2992 Жыл бұрын
Wllhy seem ani xtaa😂
@nasraomer2819
@nasraomer2819 Жыл бұрын
Warda happy qurux bdn❤
@afnanabdullahi9606
@afnanabdullahi9606 Жыл бұрын
7.35 waa lagaray waqtiga soo dhames Tira muqalka 😢warda
@bulshaawicaraye639
@bulshaawicaraye639 Жыл бұрын
Alla wrda wa nasab wlhi masha alh dulqaadka 100/00
@queenzaarayozzef4141
@queenzaarayozzef4141 Жыл бұрын
Dulqaad badna gabadhan warda❤
@ayanayanayuush8312
@ayanayanayuush8312 Жыл бұрын
Walhi warda waa gabadh qalbi fican saaid 😢😢❤
@abdalla782
@abdalla782 Жыл бұрын
Warda happy is so beautifull 🥰❤️
@hamsemohamed5033
@hamsemohamed5033 Жыл бұрын
Warda happy the one and only honest person💁‍♀️👸🤗, DuLqaadkii oo qof ah🥰👍👊👊
@MuparakHassanali-mn5ho
@MuparakHassanali-mn5ho Жыл бұрын
Aaaay warda she is so young 😘 ixtiram iyo dulqad bdna .cakuye ninki sxbkey ismail ma quruxda iyo daganida dhaftey dhubo dhexyar ❤iyada dhana desing kle ah hal mar ku qososha qalbigu ku dagaya wa indho ku dogsi wlh😢
@umuabdalla7090
@umuabdalla7090 Жыл бұрын
Say masha allah😂😢
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Жыл бұрын
Warda naag dagan masaakin eh qurxdeedana bisha kadaran ❤🖖
@qadronuur2515
@qadronuur2515 Жыл бұрын
alla qoftu wanaagsanaaa wardaa masha allh wan is xakameynaaa kuleedhy
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 Жыл бұрын
Warda dagan mashallah wa qof ixtiram badan oo markasto iska faraxsan mashallah
@ahmadhusein3725
@ahmadhusein3725 Жыл бұрын
DuLqaad Bdn wards happy 💯🎉😍
@sharmahurie2168
@sharmahurie2168 Жыл бұрын
warda waa dulqaad socda great
@naimaqoslaye9735
@naimaqoslaye9735 Жыл бұрын
Masha aallah gabar dagan waye mash allah
@abdiqafarmuhumed-sl4xf
@abdiqafarmuhumed-sl4xf Жыл бұрын
Tan agteda walagu dhimana 😂😂😂 Dhig malahan😂😂😊
@simranileys4207
@simranileys4207 Жыл бұрын
M.a warda qurux
@adenhajji7623
@adenhajji7623 Жыл бұрын
Hehe Mr Cut- the director is talented. He knows how to act proffesionaly
@Max-fb4zf
@Max-fb4zf Жыл бұрын
Farah cut nd action ragedi waye 😂😂
@queensharaf707
@queensharaf707 Жыл бұрын
Warda dulqadki oo qofa masha allh ❤
@abumaryammohamed2470
@abumaryammohamed2470 Жыл бұрын
inanta muuna ciwaan keeda hala isoo qoro please asxaabta qofkii muuna ciwaankeda isiiya ilahay if iyo aakhiro janada ha galiyo wll waa codsi muuna ciwaan keeda isoo qora😢😢
@badrakeyse3249
@badrakeyse3249 Жыл бұрын
Miino7x7 baa ugu qoran Snapchat keeeda wll
@Hodanisha
@Hodanisha Жыл бұрын
Muno star qor KZfaq
@xaawocali2403
@xaawocali2403 Жыл бұрын
Muna star
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
WAAR DAG DAG AH
26:21
JUBA TV
Рет қаралды 1,1 М.
Bur kus kuus aad u macan badan  Si fudud aad u sameesan karto
11:06
QALIN MEDIA
Рет қаралды 4,9 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
19:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 405 М.
Muna oo Prank ku sameysay Madar iyo Dayax
22:55
HOB FILMS
Рет қаралды 844 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
13:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 176 М.
Weydiimo iyo Warcelin | Jilaayaasha Taxanaha Arday
11:51
Bile TV
Рет қаралды 484 М.
Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku tahay Miss World.
23:21
Astaan
Рет қаралды 215 М.
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 5 МЛН
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 3,8 МЛН
Did you like the picture with my cat? #cat #cats
0:28
Prince Tom
Рет қаралды 19 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 35 МЛН