Barnaamijka Xaqiiqo Baadhista iyo Dabagalka ah ee Baadi-goob

  Рет қаралды 94,406

Abdirisaq Terra

Abdirisaq Terra

6 жыл бұрын

Пікірлер: 202
@abdiwahaby.abdilahiemail7458
@abdiwahaby.abdilahiemail7458 6 жыл бұрын
Who else in the tech industry watching with me this documentary and burst in to tears
@abdulrahmanjama8572
@abdulrahmanjama8572 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@ahmedxajimuse392
@ahmedxajimuse392 6 жыл бұрын
Abdirisak Terra Barnamij aad u qaaliya ayad so diyarisay Wali ma arag barnamij lamida oo ay diyariyan wariyayasha somaliyed. Go forward bro Its good ducomentry
@ahmedshhasan2076
@ahmedshhasan2076 6 жыл бұрын
documentary somaliada ugu horeya arko sidan uu diyaarsan waaye waxyabo badanaa wayku jiraan oo qarin uu bahan lakin waa loo bahan yahay in wariye sidana oo kalaa la helo hambalyo
@husseinh.mohamed5289
@husseinh.mohamed5289 6 жыл бұрын
Run ahaantii waad mahadsan tahay Abdirizaq Terra Horay u soco Shaqa fiican baad qabatay Cilmi baadhis fiican baad samaysay
@xogmedia3930
@xogmedia3930 6 жыл бұрын
*waah waah waa taas xaqiiqadu ninkii diidayow aday ku jirtaa, thank you mr Terra and his team*
@tech-jf7fj
@tech-jf7fj 6 жыл бұрын
Wallee waan kuu qiray inaad tahay suxufi sarre
@farahjama6460
@farahjama6460 5 жыл бұрын
Maansha alaah Aloow cadaw kaa hay Aloow ku bad baadi Walee wariyahaan Geeridiisu ale hadaayee Waa xaq maan sha alaah Guulayso horayna u soco Adeer ale ha ku dhawrwee
@farahbinin9725
@farahbinin9725 6 жыл бұрын
Ayaan darro. Waa ay mahadsanyihiin kooxda hawshan soo qabatay, waxan rajeynayaa inaad bulsgada sidaas ugu adeegtaan.
@khaliilabdih1955
@khaliilabdih1955 6 жыл бұрын
29:20 Bal ila dawo,dadkaso midhan baa xil inoo hya SUBXANALLAH!!
@afrahjama409
@afrahjama409 6 жыл бұрын
Beautifully well done, my dear brother Abdirizak go forward.
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
waxaan ayaa wariye layiraahdaa ilaahow kudaa aamiim
@Abdulsamad-nj7kf
@Abdulsamad-nj7kf 6 жыл бұрын
Masha allah sxb terra waa barnamij aad si heer calamiya u diyaarisay waad ku mahadsantahay iyo xogtiisa
@abdirizakmoalinali9247
@abdirizakmoalinali9247 5 жыл бұрын
Baadi Goob Waxaan Leenahay Hadaanahay Somaali Mel Kasta Ku Nool Dunida Waa Wariyihii Ubareeray Xaqiiqda Taal Labadii Gobal Ee Somaliya Waqooyi Iyo Koofur Waxyaabaha Ku Dahsoon Soo Bandhigista Siii Wad Sxb Mr Terro Mahadsanid Kuwa Xaqiiqda Naceb Allah Kaa Dhowro Shartooda
@Ahmvdov
@Ahmvdov 6 жыл бұрын
Taariikhdaa ku Xusi doonta Abdirisaak Terra Hore u soco Brother oo Bulshada Xaqiiqada Tus Nacabkaagana Dhagaha ka Furayso Markastana Garabkaaga Naga eeg
@amooreahmed290
@amooreahmed290 6 жыл бұрын
Waa barnaamij aanan fiirsan waligay mid lamida ,waa mid xaqiiqa oo u cad siday cadceedu i caday,waa mid damqashadiisa wata .bal isweydii su aasha uu TERRA is weydiyey ee ah"Hadii uu xumaado xidhiidhka ka dhaxeeya somaliland iyo Djabti ,somaliland hal mar ayey hawada kabaxaysaaa
@somalitruckdrivingingerman115
@somalitruckdrivingingerman115 5 жыл бұрын
Abdirisaaq Terra . Realy Wariye . Aduunka Documaterry ayaa waxlagusaxaa waxna lagu iftimiyaa . Waxaan donaynaa Waxbadan banaanka soodhig waan kugarabtaganahay 💪👏👏
@hassanyousuf606
@hassanyousuf606 6 жыл бұрын
Baadi Goob: wax badan oo dadnaa ayaa daaha ka qaaday , wuxuu shacabka meel fog ka tusay bidhaan ah xaqiiq dhabta ee dalkeenna ka jirta. Somalilaan waxay u baahan tahay badbaado , in laga badbaadiyo musuqa iyo Dawlad xumaanta maamul oo sababtay in awoodii haayadaha qarranka ay ku shaqaystaan ashkhaas ama kooxo ama qabiilo. Thanks Terra.
@18mayusoobaxareersomalilan61
@18mayusoobaxareersomalilan61 6 жыл бұрын
Walahi aad baan ugu mahadnaqaya zxp sare wariye teera markii waxa ga waxan uhaystay wax been abuura lakin waxad kicisay caqliyada lakin waan iska qabanayna wixi dhib ama lidi ku ah horumarka dalkan hanoqoto madaxweyne, wasiir ,xildhiban,IWM waa inaaynu shacabaw isku dubnaana oo ay ina midaysa daanteenu eee ayna ina midayn qabyalada iyo qudhunka baas ee ku habsaday caqliyadi ficnayd ee rabi ina siiyay 😭😭😭😭
@Hachimohammed
@Hachimohammed 6 жыл бұрын
Kan wasiirka mid maha wa kuwa nahorjoogee meelnana lagadhi kariwayny ee uun aqaan qabiilka iyo danahoooda shakhsiyadeed inty kuwani iyo kuwalamiida wasiiro iyo mdxba noyiin Waxaan leyahay guuuli wa wali " intu maanku gajaysanyahay guuuli wa wali "
@sharmakehersi534
@sharmakehersi534 5 жыл бұрын
Bahda baadi goob allaha idin amaan sado koley dhiigya cabkan umalen maayo inee ku deyn donan warka haduuba cadeyn wato xaqiiqda waa iska cadahay ee badal qeyr qaba allaha nasiiyo
@abdurahmanmahomed4640
@abdurahmanmahomed4640 6 жыл бұрын
Saxafi mahadsanid
@asalerigavo3272
@asalerigavo3272 6 жыл бұрын
Kuwa Caqliga Qafilani si fudud bay u oranayaan waa barnaamij qabyaladeed lakiin nasiib darro kan sidan lehi waa isla kan xaqiisa la cunay loo doodayo, Gaariye AHUN baa laga hayey" Nimaan kaba dareen qabin ,Inuu dayn ka maqan yahay,Ayaan doono lagu karin
@engibraahinmohomed9693
@engibraahinmohomed9693 6 жыл бұрын
ASAL Erigavo waa qabyaalad waayoo wuxu dagaal kula jiraa som cable
@sharmakehersi534
@sharmakehersi534 5 жыл бұрын
Kkkk wlhi waa xaqiiq kuwaaba dhihi doona ee Indhahiina wax ku arka baan lenahay
@sharmakehersi534
@sharmakehersi534 5 жыл бұрын
@@engibraahinmohomed9693 G2A soo som cable mey laheen maxaa loo baajiyay kkkk allaha ku cafiyo
@mk404
@mk404 6 жыл бұрын
Wa barnamij heercalami ah oo xaqiqada albab walba ugu gasheen. Inta aynu isleenahay hebel iska eeg ayaynu dedalki dalkena god ku ridayna allahayow adaawayene umadaada xaqa garansi.
@abdirahmanyusuf3343
@abdirahmanyusuf3343 6 жыл бұрын
Ayaan darro kaweyn majirto in xogtaada iyo sirahaag dawlad horumarkaaga cadaw KU ahi dhagaysto hadaad is qabataana hawada lagaa saaro waa caqli xumada iyo ayaan darada iimaan la aanta jeegaanta
@HEERSARE13
@HEERSARE13 6 жыл бұрын
terra suxufiga qarniga somalida muuqaal cajiiba curin heer sare ah iyo tifatir miisaan leh
@ahmedgaraw8551
@ahmedgaraw8551 6 жыл бұрын
Waa barnamij loo bahna go forward
@jimalefather
@jimalefather 6 жыл бұрын
xaalkeenu waa odhaahdii abwaanka ahyd "aan ooyee albaabada ii xidha"
@pestskeals7233
@pestskeals7233 4 жыл бұрын
Ninkaa aragiisa uurkaan ka nacbahaye aan ooyee albaabka iii xidha
@muusesiciidmulaax5767
@muusesiciidmulaax5767 6 жыл бұрын
Barnaamij qiimo leh. Terra weriye sare
@ubahisse5337
@ubahisse5337 4 жыл бұрын
Masha Allah aboowe waa ku salamy keep going
@khaalidabiib7256
@khaalidabiib7256 6 жыл бұрын
documenterygii ugu qurux da badnaa ee aan arku suxufi somaliye ee soo bandhiga hore usoco zxb tera
@ibraahiiimhfuaad4564
@ibraahiiimhfuaad4564 5 жыл бұрын
Hore u soco geesi .
@abdisalammohamed4729
@abdisalammohamed4729 6 жыл бұрын
Wloh waa xaqiiq wlhi
@GenyoXarago
@GenyoXarago 6 жыл бұрын
Wll aad iyo aad ayaad u dadaashayn shacabku wey u baahan yihiin Rag idinkoo kalaa oo xaqiiqada u ifiya oo xogta rasmigaa u soo gudbiya Dadaal wacan.
@ahmedfarahnurnur212
@ahmedfarahnurnur212 4 жыл бұрын
Maash allaaah cabdirisaq tera alle hakuxafido wariye daacada
@saidoroble8338
@saidoroble8338 5 жыл бұрын
Thanks knowing same of us are back ward, we need change
@gorgorboyofficial3502
@gorgorboyofficial3502 6 жыл бұрын
walhi saxafadu haday noocan wada noqon lahayd waxbadan ayaa dalka iska badelilaha
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 5 жыл бұрын
halakaas kawada wl cabdirsaaq teer cadyata qaiqada kuwa dalka ibasaday alle haku xifidiyo wl
@jaamaccabdi7743
@jaamaccabdi7743 4 жыл бұрын
Barnamij wacan
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Shaqo Wacan wll
@abdishakuurmuse6982
@abdishakuurmuse6982 6 жыл бұрын
Barnaamij aad u macquula xogo badan oo dadka ka dahsoonaana banaanka keenay Waa laga shaqeeyay
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 6 жыл бұрын
Allaa yaacisak wariye qaran weeye ninkani
@bileduuble167
@bileduuble167 6 жыл бұрын
Wariyahaan oo kaleey ubaahan tahay saxaafada soomaliya ee sxbyaal shaqo waxan horay usocda
@munaawil6903
@munaawil6903 6 жыл бұрын
Waad mahadsanatahey wariye adig inta kula shaqayasaba hawal ficin bad qabaten shacabki indha ah ayad u jexaden illahey siyaasi danayasata qawalisatayashan hay na dhaafiyo
@mohamoudelmi3366
@mohamoudelmi3366 6 жыл бұрын
barnaamijkan wakhti badan iyo lacag badan baa ku baxay waanu u qalmaa runti hoee usii wad wariye
@mokhtarbaadil3801
@mokhtarbaadil3801 6 жыл бұрын
WA XAQIIQ DACARTA KA QADHAADH
@CASKA1212
@CASKA1212 6 жыл бұрын
Cajaeey Cajiib
@mustafecoddeyproduction891
@mustafecoddeyproduction891 6 жыл бұрын
"Aan ooyee albaabka iixidha "
@iftiinfilms6973
@iftiinfilms6973 4 жыл бұрын
Siyaasiga manta soo kacayaaa inuu tariikh baadho maha kaliyata ha soo dawado #Abdirsaaq Terra
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 6 жыл бұрын
weligay ma arag barnaamijkan ooo kale waa mid aad iyo aad ufiican
@muhamedjabran4556
@muhamedjabran4556 5 жыл бұрын
Waa barnaamij cajiibah runtii wll isku day inaad xata tv yada aad saameyn kuyeelato illaa heer dawladeed waxaadna yeelan shacab xoogleh si ay kaaga daydaan idaacadaha iyo tv yada dalka
@awalleomar4382
@awalleomar4382 6 жыл бұрын
waa arin laga xumaado ina danaha gaarka ah laga hor mariyo danaha guud ee shacabku wada leeyahay
@aliosman4138
@aliosman4138 6 жыл бұрын
Cawaale Cumar 👍👍👍
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
wariye dhab ah waakanaa umadu wariyahaanookale ayay ubaahantahay guuuuuul iyo.gobanimo kudhimo guuuuuul
@Yeskos
@Yeskos 6 жыл бұрын
cabdirisaaq waan kuu garab taaganahay shaqadaad hayso zxp
@dahaboburcaawi6795
@dahaboburcaawi6795 6 жыл бұрын
Woooo
@cawilcumar3850
@cawilcumar3850 5 жыл бұрын
muwadin sare
@mustafecoddeyproduction891
@mustafecoddeyproduction891 6 жыл бұрын
Wallaahi waa wax laga xumaado In siyaasiyiinteena soomaaliland anagii mustaqbalkeenii ku ciyaareen Dhalinyarada somaliland Waad aragtaan waxa ka socda wadanka anagoo reer Barbara Ah bal waxaa nala dhaafiyay eega ????
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 6 жыл бұрын
Terra oo kale ayaa weriye lagu tilmaami karaa aan qabiil iyo xisbi u xidhnayn inkastoo uu mar waddani nagu waalay hhh
@abdikasiyad4412
@abdikasiyad4412 6 жыл бұрын
dal kooto dad ugu xidhan tahaan ku nool nahey
@8yearsago649
@8yearsago649 5 жыл бұрын
Isaqu. Kaligood. Baa caqli leh ninkas hawiyaha. Ah ganacsigisa wey ka hor is taagen. Iyaguna. Xamar. Baa. Dahabshil & somtel. Iyo bank 🏦 dahbshil. Bal. talow. Caqligaas ila. Eega. Xolahaga ku leh. Xoolihisa isaga. Gaar u leh. Ka xaq. Baaa. Hawiyow. Tashada. Xamar. Cidaan. Hawiye. Ahen yesan ku ganacsan
@filsanmohamed9711
@filsanmohamed9711 6 жыл бұрын
haddii siilaanyo muuse biixi iyo inta lamid ka ah madax kuu noqdaan was khasab inaad dadka ka hadhayso kuna noolaa nayso jasiirad yar oo bilaa horumar ah runtii waa wax laga naxo 😓😓
@xaroguled3126
@xaroguled3126 8 ай бұрын
Neefow koley dadkan garan ayad tahaye ee wa meeshe mesha Xiligan lajogo ay somali dagto oo somaliland ka hor marsan dhinacjasta
@gamalolaad7455
@gamalolaad7455 6 жыл бұрын
Reer siilaanyo iyo siilaanyo waydii wax ku dhacay somaliland.
@amirabdulrahman6344
@amirabdulrahman6344 5 жыл бұрын
Waxaa wax aad looga xumaado ah in madaxdi somaliland ee dalka udharaty ka hor istagayso hormarkeeda ninka u doodaya berbera inay noqoto xaruunta isgaarsinta geesta africa waa nin kasoo jeeda gobolada kale ee somalia hadaba ogow in ay tahay somaliland meel dano gaara lagu fushado
@warbaahintanoloshaislaamka7774
@warbaahintanoloshaislaamka7774 6 жыл бұрын
wali wax badan oo kadaran baa Qarsoon, Qarankayga Dantiisa Maan ka siisteen aduunyo yar .... khayr iyo shar waxa aad sameysaana waa mid mahadho ah oo laguu ogaan doono
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Wasirkiii dhamaa ee wakhtigaaa qabilbuuu kusaleyay inaaderkina wuuu siiyay
@mohamedabdurrahmanfaarah6403
@mohamedabdurrahmanfaarah6403 6 жыл бұрын
runtii zhpkay terre waa barnaamij loobaahna indhaha bulshadana laga qarinaayy ayna ka indho la aayen, waxaanad diyaarisaa barnaamij sida ay suurta gal u noqon karto Berbara hoyga ICT
@slmansaylici3784
@slmansaylici3784 6 жыл бұрын
Wariyahan waxa u badheedhay khatarta ay madaxda afrikaanku suxufinta runta ka sheegta ay ku hayaan aad ayuu wariyahan muujiyaay in xaqiida uu soo u soo bandhigo umada somaliland aad ugu hambalyaya geesinimadiisa
@abdisamedjimcaalejama5215
@abdisamedjimcaalejama5215 6 жыл бұрын
inta umada ku jiraan cakooshooda u shaqyastayaal iyo siyaasi tuugi horemar wuu ka dheeryay wadanka. balse rejo dhigi mayno hadaanu nahay muwadininta.
@tech-jf7fj
@tech-jf7fj 6 жыл бұрын
Barbara Cigaal baa ka dhinatay axeey way iyo ciil
@jamacfarax3753
@jamacfarax3753 4 жыл бұрын
Walaahi.waa.runte.zxp.ayan.daro
@jamacfarax3753
@jamacfarax3753 4 жыл бұрын
Somaliland wad aragtan.tugta
@abdikanimohamed6324
@abdikanimohamed6324 6 жыл бұрын
manzha Allah wllhi barnaamijkan aadbu Ii taabtay Alle Ayaa umaqan somaliland
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 6 жыл бұрын
halkaa ka siii waa tiiiro
@amedomer971
@amedomer971 6 жыл бұрын
Silanyo iyo tuugadiisi iyo kuwa hatanba allow nga qabo o dhulka la jar qudhunka
@daryeelemedia9729
@daryeelemedia9729 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhh War odaygu miyaanu ogayn inay Camera duubayso kulahaa saa ha iisii waraysane iga qalleee
@mustafecoddeyproduction891
@mustafecoddeyproduction891 6 жыл бұрын
Internet xawaare leh Iyo horumar tolow xillimaan helaynaa haddaan soomaaliland nahay ??? Mise siyaasiyiin tuuga ayaa dadka iyo dalka siddaa kala qaybinayaa ???
@muuseismaaciil4346
@muuseismaaciil4346 5 жыл бұрын
Looma baahna dalka in kooto loo xidho somcable telesom waa muwaadin keen xadhig fiberoptic
@amiirtuahmed2112
@amiirtuahmed2112 6 жыл бұрын
Iga walla waxbdan xaqiiqa ayuu kabhadlay wariye terre waxbdan dadka ka qarsoonaaa
@mokhtarbaadil3801
@mokhtarbaadil3801 6 жыл бұрын
Kulmiyow wadanka dhisabad tidha.hadana dumiyad tidha
@husseinh.mohamed5289
@husseinh.mohamed5289 6 жыл бұрын
Dal ba ow yaa ku leh Somaliland rag baa ku ciyaadhay Berbera na qabiil baa u diiday hormarka Alla kuu maqan Somalilandnay
@aliosman4138
@aliosman4138 6 жыл бұрын
Hussein H Mohamed 👍👍👍
@ibrahimhmohamuod1082
@ibrahimhmohamuod1082 6 жыл бұрын
Walaahay riyaddii dadweynaha iyo dooroshooyinkii la soo galay waxaa dhib u gaystay siyaasi ku xidhan qabiil baas. Ilaahay dadaalka dadweynaha biyo kuma shubo.
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
Barbara cadaw aan Dano Shacab fiirinayn baa helay
@abaskarim41
@abaskarim41 6 жыл бұрын
That background music is annoying tho. At least cut it out during the interview.
@xasanalaahixasan7618
@xasanalaahixasan7618 5 жыл бұрын
wariye terra waxaad samaysay research wanaagsan waliba had iyo jeer researchku waa laba nooc waa primary iyo secondery mar inaad samayso secondery research oo aan cid hore samayn hambalyo
@japirjamal9717
@japirjamal9717 5 жыл бұрын
Runta waa mid lòo bahanyah
@susanabdi2136
@susanabdi2136 6 жыл бұрын
😖😖😣😣😭😭😭😭😭😭
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 6 жыл бұрын
600 subscribe anaa ka dhigay zxb
@saadoaxmed8038
@saadoaxmed8038 6 жыл бұрын
Runtii in la isidhatiro maahee waa xaqiiqa waran
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 4 жыл бұрын
AHMED WUU KA XANAAQAY SU,AALAHA XAQIIQDA AH E LA WAYDIYEY WAAYO WUXU RABA INAANAY SHACABKU HADALADIISA XAQIQDA KALA DHEX BIXIN
@mahadisse1801
@mahadisse1801 6 жыл бұрын
Hormarka somaliland gartaay waxaa been yire g2a cable Madama uu noqdaay dhaqalo loo diidaay dhul dad Yaa cuneey oo jeebka ku shubtaay dhaqalahaas Waxaa xusiid mudan somalia 21 days waxee qasareyn 21m Hada a somaliland meega saano ee qasaro Aan laga soo kaban ee ku jiirtaa Thanks Abdirisaaq terra
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 жыл бұрын
War nio Ninkan Madaxa Cadaynta weye wllhi wllhi wa sunta kulmiye kaga iLmaysiisay waxay mel walba u ugalay
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Subxaanalln
@yasincagayare532
@yasincagayare532 6 жыл бұрын
barnaamij aan u bogay
@captaincrashiid4140
@captaincrashiid4140 6 жыл бұрын
Terra waa suxufi Qaran
@siciidxasan1784
@siciidxasan1784 6 жыл бұрын
masha allah xaqiiqa jirtay oo la dedaayey buu soo shaaciyey alle haku xiftiyo wllkey
@libaaxalaagtahurda3718
@libaaxalaagtahurda3718 6 жыл бұрын
terra nin jira
@zackmismail6333
@zackmismail6333 6 жыл бұрын
Barnaamij qiimo badan halkaas kasii wad cabdirisaaq tarre
@mohammedyaasin8554
@mohammedyaasin8554 6 жыл бұрын
Waa Barnamij Dhinac ka raran
@ahmednur6787
@ahmednur6787 5 жыл бұрын
runta ha noolaato
@cabdirisaqxaji2690
@cabdirisaqxaji2690 5 жыл бұрын
cabdinasir sola kasoo hadal siduu isba kaaga hadlay sxp
@najiibshiine8121
@najiibshiine8121 6 жыл бұрын
geesi
@kaafiyoabdi2481
@kaafiyoabdi2481 5 жыл бұрын
brnmijka numbers usameee si aan u daawano bilow ilaa dhamaad
@abdiasisabdala8620
@abdiasisabdala8620 6 жыл бұрын
wlhy indhaha ayaad noo kale qadayr ale ha ka jasaai siiyo haday runyihiin warkaagu
@abdirisaqterra3730
@abdirisaqterra3730 6 жыл бұрын
Xaaraam Calayk wax been iyo male-awaal ahi kuma jiraan, Illaahay ayaana makhraati nooga ah waan xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah oo indhahaagu makhraati ka yihiin cidkastoo ku lug lahayd
@dualehelmi8468
@dualehelmi8468 5 жыл бұрын
Run ahnaantii muuqalada uu baahiyo weriye C/RISAQ TERA waxay gabi ahaanba waji gadi ku noqotay fikradii aan aka aaminzanaaa 2ba wajiilayaasha ama dhiigmirtayaasha isu magaxaabay siyaasiyiinta oo laf dhuunta gashay u noqday umada ree somaliland 😓
@avv-abdirizakali9976
@avv-abdirizakali9976 5 жыл бұрын
waa warbixin aad u heersaraysa oo ay yartahay in uu wariye somali ahi diyaariyo amaba hore loo arag
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 2 жыл бұрын
Sorry!!
@ahmedrashedahmed6688
@ahmedrashedahmed6688 5 жыл бұрын
war ka da terra heestiina waad u saarte Ragiina ma ana ka hadhay
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 жыл бұрын
Berberay ciil ha mudan 😂
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 357 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 165 МЛН
مذكرات رجل أمن سعودي | بودكاست فنجان
2:54:25
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 3,4 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 360 М.
NASTEEXO HABEENKII AY GO'AANKA KU GAARTAY INAY IS DISHO!
46:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 143 М.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 135 М.
KHUDBADDII MUSIIBADA REEBTAY EE AUN JAALLE SIYAAD BARRE UU JEEDIYAY.
10:41
Xusuus Reeb = Waraysi Muuse Biixi Qaybtii 1 aad
45:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 539 М.
Nabad & Nolol | Doodii ugu adkeyd 2022 Boska iyo Boodhari.
30:04
NUXUR MEDIA
Рет қаралды 39 М.
WAREYSIGA SHIIQ AXMED NUUR CALI JIMCAALE
30:12
Universal TV
Рет қаралды 75 М.