Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi=Cabdiraxman Maxamed Siciid Taariikhda Somalida Iyo Canfarta

  Рет қаралды 32,078

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 33
@zeinabmoahmed7689
@zeinabmoahmed7689 7 жыл бұрын
waxaan ku noolahay magaalada Manchester ee UK, anakka oo ah koox dumar ah ayaanu soo booqanay qabriga Xaliimo oo ku yaal mmagaalada Bradford waxaanu u samaynay calaammad lagu garto
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
kadaba taga taariikhda oo yaan laga daba hadhin alla yaa aniga xaggiisa igu badala garmalka waan ruxi lahaa viva reer sheekh isxaaq and reer ciise
@mmimadar4216
@mmimadar4216 8 жыл бұрын
Taariikh muhiim ah weyi insha allh wxn rajeynaya buugas inuu wakhtigu igusimo intan ka akhrisandano
@samatardoualeh5536
@samatardoualeh5536 Жыл бұрын
Horta waxaad ogaatan, tarikhdu wax dib u maso ceeliso ee dadow in la Barto wa wanaag ee In dib aya lo sixi la dhaho waa fasaad, ay gaalada qarqarinaysa ay ni isticmaalayso. Waxaad ogaatan tarikhdu waxba dib u ma hagaajiso ee ha laga faaideysto wakhtiga hada jira in tarikh fiican la qoro oo ku salaysan wanaag iyo walaalnimo iyo wadajir
@burcoduurray
@burcoduurray 8 жыл бұрын
Wariye Ducaale kan yaree Ilig Haw Dirin Qamaamuurta Kongo Kale ah Hadii Kale Sii Fahamsii Wuxuu Weydiinayo Su'aalo Iyo 30 -40-ilaa 50 Sanee ugu Danbeeyay Wixii Dhacay Waanad Seexatee Beryahan danbee Maxaa Kaa Khaldamay
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 3 жыл бұрын
Waxay axadkan hadalka malqacadda lagaga soo gurayah.
@ahmedsheikh2141
@ahmedsheikh2141 6 жыл бұрын
i want you somali news.
@abdihassan4780
@abdihassan4780 7 жыл бұрын
halima abdi aqoonteeda ayey qortay kan la waraysanayo,kan waraysanaya iyo intiina commentiga bixisay aqoonteeda ma lihidin
@fadumoibrahim2667
@fadumoibrahim2667 7 жыл бұрын
imin lideena lacataa donateed
@mohamedmohamud658
@mohamedmohamud658 7 жыл бұрын
M
@abdifatahsomalilanderdhaba9323
@abdifatahsomalilanderdhaba9323 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hawiye sida xolaha la dawan jiry hhhhh
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 7 ай бұрын
KUWII LA GURTAY WAKHTIGII SAHANKII SAYLAC ILAA HERER SOO RAADIYA. WAA 1847 KII KUWA KALAA MARAYKANKA LA GEEYEY OO XATAA ABTIRSIIMTOODU KU QORAN TAHAY SAWIRADA KORKOODA
@fadumoibrahim2667
@fadumoibrahim2667 7 жыл бұрын
kkkkk aber benta lafadhiso
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 6 жыл бұрын
Hataa sacudiga islaan eedadey oo kunol soomali carwada sacudiga ayey uiman jirtay shan iyo bilkasta italyana sido kale waxa ufurna dukan ilkaha marodi laguqoro ganacsi dhar bibito wadan dhis ayan ahen dadki hore nafta masineso inuu wadan dadow inuu haben kunolado waa gaas sacudiga inudabeyo badaw yahay ayaa naloshegi jiray ilbax nimadis kontan sano magabadno sacudiga
@maxameddxaashi5105
@maxameddxaashi5105 2 жыл бұрын
Hhhh
@abuusundus2464
@abuusundus2464 7 жыл бұрын
labada rer Somalia uku qabyalada badan isaq iyo majerten balo idin dagtay
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 4 жыл бұрын
Daarood iyo Isaaq dheh. Hoos haddaad u dhaadhiciso dadka ugu sii liita dheh Majeerteen iyo HabarYoonis
@nuurabdullahi8623
@nuurabdullahi8623 7 жыл бұрын
Anigu waxaa ku taqasusay maadada ( maadada lasocodka iyo qiimeetnta hadakal jirra) markaan daawaday siduu usharxaayo iyo indhaha siduu kasiinayo waa been cad aana sal iyo raad toona laheyn balse waxaa kadaran midka horfadhiya aana haddane fahmin
@garissatube3388
@garissatube3388 7 жыл бұрын
dad ku faanaya sidi negros kii baa maraakib la inasaray oo wala ina daawan jiray kkkkk
@fadumoibrahim2667
@fadumoibrahim2667 7 жыл бұрын
salac nini kee iskalahaa waa samaroo esaqo
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Kkkķ ciisa dhulka leh
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Labaad
1:00:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 88 М.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
XUSUUS REEB : JANARAAL ( FADHI KU SALAAN) PART 2
39:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 99 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p1
35:32
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 161 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1
31:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 155 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART1
36:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 110 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 44 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 93 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,4 МЛН