No video

BARNAAMIJKI SHILALKA TELEFONKU SABABO PART 3🤣| WAR BARNAAMIJKAAN CIMAAMADIISA LAMA HEESAN KARO WLHI

  Рет қаралды 147,637

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

2 жыл бұрын

Пікірлер: 3 100
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
iyadoo dadku si gaar ah u mashquul sanyihin hadana waxa jira ruux wanagsan oo qoralkeyga aqrinaya M.A ❤
@Yooja6
@Yooja6 2 жыл бұрын
pro adoon youtuber ehee aa 831 subscrib hesataa ccajiib shiqow👀
@yahyeabdirahman5099
@yahyeabdirahman5099 2 жыл бұрын
M ,a
@ishwaaqmaxamed624
@ishwaaqmaxamed624 2 жыл бұрын
@@Yooja6 Maasha Allaah
@shinesscade1025
@shinesscade1025 2 жыл бұрын
Waan akhriyee maxaa ka faa iiday neh marka
@axmedmaxamed4710
@axmedmaxamed4710 2 жыл бұрын
Wll waan Aqriyay
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan soo gudbiyaa kheyrka ma jiraa qof igu dhiirri galinaaya😥
@mrdiyaarwaaye9384
@mrdiyaarwaaye9384 2 жыл бұрын
Haaa Horay usoco ayaan kuleeyahay
@aadanxasan6872
@aadanxasan6872 Жыл бұрын
Haa
@dayaxcade6958
@dayaxcade6958 Жыл бұрын
𝐡𝐚𝐚 𝐰𝐥𝐥 𝐦𝐜𝐧
@samatersead6098
@samatersead6098 Жыл бұрын
Haa wll horaybusoco
@kingsmoke49
@kingsmoke49 2 жыл бұрын
maanlin maalmaha kamida anigoo gabar aan sxpnahay lahadlaaya ayaa gabadhii hadalkii isku fahmi weynahay kadib callka ayaan ka jartay wan kala xanaaqnahay kadib abbe ayaa isowacay markaas ayan ku dhahay talefanka adi maa ii gaday iga dhawaaw shuubayahay😂😂markaa xafada tagay telefeankii waa liga ceshtay guriga nh waa leyga bursaday 😂😂markaas ayaa igu danbeyaay naag aan lahadlo✊
@zumeyrachemale
@zumeyrachemale 2 жыл бұрын
😅🤣🤣😂emotional damage
@sacdiyobashiirmuxumed3298
@sacdiyobashiirmuxumed3298 2 жыл бұрын
😂😂😂
@nasrohuseen6774
@nasrohuseen6774 2 жыл бұрын
Kkkkkkk🤣🤣🤣
@nimco1719
@nimco1719 2 жыл бұрын
😂😂😂
@kaafiyocali6838
@kaafiyocali6838 2 жыл бұрын
Shuubayhy kulahaa bisinkiyow 🤣🤣🤣 wllhi wey kugu dhacday wll 🤣🤣
@saacidmohamed2005
@saacidmohamed2005 Жыл бұрын
Shilkii iigu weyna wuxu ahaa 2020😅😂 Habeen baa mid aan isku xaafad nahay igu yiri qish baan hayaa anago subixi examka dowlleda u fariisan rapno markaasu link lays debsaarayo iiso diray (bal maan iska fiiriyo) anigoon fiirin ban is dhahay walalaalahaga haka hagrane isaga dir bal iney baasaane group WhatsApp ay schoolka sameeyen 207 arday iyo dhowr macalin ka kooban baan dalaq siiyay qishka waa lawada sugaayey markaasana u raaciyey "Dhalinyaro yaan lays murjin ee hala raaxaysto" aasay u daateen wixii iga raacay examki xitaa dhuudhumashaan ku galay✋😅😂😂
@qaali_ladan
@qaali_ladan Жыл бұрын
Hogayeeey😂😂
@Amii395
@Amii395 Жыл бұрын
Legend walhy waxba ku helay 😂
@maxameddj5694
@maxameddj5694 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
🤣🤣😂
@mohamuttmohamett1573
@mohamuttmohamett1573 Жыл бұрын
Dhiiqaa lugaha lagashey
@updyrahmanahmett9813
@updyrahmanahmett9813 2 жыл бұрын
Waan aaminaY waana RumaYnaY waliba inaGa oo aanan araG nabi muxamed scw
@cabaaskokcanjero5025
@cabaaskokcanjero5025 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@yahyeabdirahman5099
@yahyeabdirahman5099 2 жыл бұрын
Scw
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Wll isoo boqo wll
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@cabaaskokcanjero5025 ISOO RAAC WLL PLZ SUBSCRIBE ALLE HAKU DHAWREE 😭🙏
@saarikamuseyussuf4821
@saarikamuseyussuf4821 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@hamsehassanhuriye1856
@hamsehassanhuriye1856 2 жыл бұрын
Wazir shilki iigu xumaa wuxu ahaa ( Habeen anigoo qolka fadhiga flim Ku fiirsanaya oo qaar badan oo Family ah ila fiirsanayaan ayaa iso galay call waaba qoftaydii kadib wan la baxay qolkale oo madow ayaan dalaq iska yiri intaan furaash darbiga Ku tiirsanaa so ritay ayaan halkii cabaar Ku taahay... kadib markan callki dhamaystay ayaan iska kacay markaan sii baxayey waxa qofkii ka dhex hadlay Aabahay waryaa Albaabka iga sii celi 😳🙆‍♀️ naxdintaan qaaday ilaa imika qol madow anoon iska hupin Mobile lama galo🙆‍♀️😂😂😂😁😁😹😂😂🤣
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Astafurllah cadiiiiim 😅😅😅😅 Inallilah wa Inna illayhi rajicun 😭😅😅😅
@alihooyo5599
@alihooyo5599 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 walee waxba kuheli jah
@cayunicadey8653
@cayunicadey8653 2 жыл бұрын
Anaaba hada isku naxey in ay aniga igu dhacdey cml
@balqiisabdiahmancali2245
@balqiisabdiahmancali2245 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@user-fk4yg2lk7c
@user-fk4yg2lk7c 2 жыл бұрын
Aɴᴏ xᴀɴǫsᴀɴ ɪɢᴀ ǫᴏsʟɪsᴀʏ ᴍʜᴅsɴɪᴅ ᴛʟɪʏᴇ😎🤟🏾
@hotho6671
@hotho6671 2 жыл бұрын
Bari ba waxa igu dhacdey inaad class Alifle ka ahay macalin cusub la keeno ka dib macalinkii ba igu yidhi cashir ban ku so dirayaaye ardayda u dir markuu is do diray aniGo isleH group ardayda ugu dir ban macalinkii u diray aniGoo u raaciyay Naa Hablo ninkii dhabada Dhuubnee ee surwaalku ka dhacdhacey wxaasu idin so dirayee Soo qorta😂😂 markan arkay inaan mclinkii u diray schoolkii laba week Kama agwareeegin😎😎😂
@heartbroken9116
@heartbroken9116 2 жыл бұрын
walahi waaa qiso igu dhacde 😂😂 anigoo wayn baaan isku kaadiye subaxdiina iskuul baan laha kismayo ku yaala ahmed bin hanbal la dhaho Horta salaad subaxii Meesha maro baa saaray si aan la iiga shakin banaanka soo mar maray salaad maba aadin sababto ah gogosha waardiye ka haaye 😂 Feerada dharka inta soo qaatay baan meeshi kaadida feereyey qaleel bee noqotay xoga barafun biif biif ku siiyay kaalay iska arag meel shil ka dhacay ba looma maleenayo 😂😂 2019 mar baa ceeboobi laha 😂😂😂😂😂
@cayunicadey8653
@cayunicadey8653 2 жыл бұрын
Qorsho fiican aa ku badbaadey
@cabdaleidiris7472
@cabdaleidiris7472 2 жыл бұрын
Kaadi aaa 😅🤣🤣🤣
@mullermohamedgarane405
@mullermohamedgarane405 2 жыл бұрын
Habenki dambo maku sexaty marka 😂
@manizaomar7385
@manizaomar7385 2 жыл бұрын
Lkn shil mobile aya lagu wey diye lolz
@asliahmed2966
@asliahmed2966 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🦕
@akgalad5915
@akgalad5915 2 жыл бұрын
Wlhi waziir waxa tahay qof dhalinyarada role model utahay waad naga qoslisa😂😂😂keeb going😂😂👏
@ccasiscumar5527
@ccasiscumar5527 2 жыл бұрын
Dar ilaahay baan kuu jecelahay bro nooloow wasiir 🙋🙋
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Wll qaali isoo boqo
@nimosharif1438
@nimosharif1438 2 жыл бұрын
Anagoo Group whasup kujirno oo arday iyo mclimin iskugu jirno ayaa mcnlin soo dhigay sual wuxuna yiri qofkii oogu hor jwbo abal marin qali ah ayuu leyahy anoo jwbtii garanayo ayaan is iri iska hubso markas ayaan intaan screenshot kaqady oo hoos ooga qoray mcne jwbta oo deg deg ah laiska rabaa markaas ayaan isla groupkii dalaq siiyey🙆Naxdintaan naxay 7 days schl ma aaadin🙅🤦😂
@gouledmed4004
@gouledmed4004 Жыл бұрын
Maxad kawda maa fahmin
@salmaanchannel67
@salmaanchannel67 2 жыл бұрын
Aniga oo habeen xabad call kula hadlaya midna qoraal ayaa waxan qor islaha wlahi Call kuma jiro zaan caadi udhahay wlahi call kuma jiro ppe🤣🤣
@ishraaxishraax5238
@ishraaxishraax5238 2 жыл бұрын
Aar ani xataa San camal igu dhacday
@mrdiyaarwaaye9384
@mrdiyaarwaaye9384 2 жыл бұрын
Zaa maxa dhacay?
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Hooyoy🤣😂Telkaa kaga soo dhax bixi lahaa dcadiii😅🙈
@user-xb6sm6oc3q
@user-xb6sm6oc3q 11 ай бұрын
​@@ishraaxishraax5238🎉
@abdirahmanfarah4462
@abdirahmanfarah4462 2 жыл бұрын
Mid aan u qori rabay "Gabar kaa fiican dunida ma joogto" baan u qoray "Habar kaa fiican dunida ma joogto" illaa hadda baloog ay igu heysaa.😂😂😂
@bishaaroaadam4552
@bishaaroaadam4552 Жыл бұрын
😂😂😂
@allhishariif6237
@allhishariif6237 Жыл бұрын
😂😂😂
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Жыл бұрын
😂😂😂
@suqurinho
@suqurinho 3 ай бұрын
😂😂
@mohamedabdiladiif1632
@mohamedabdiladiif1632 2 жыл бұрын
Shilka talefonak : mid saxibkey ah aya malin xabab kucusub asaga share iso dhahay wuxuna igu yiri qoftas wa qof kala xiran ee lashekayso , markasan lahadlay wada shekaysi kadib sawiradedii bay iso dirtay, markasan ana is iri xarifki saxibka aha udir oo dheh wataas qoftaad balada noga dhigaysay durba wan kala tuuray , 😀mxa dhacay he isla iyadi baan udiray Waziir salama 😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋
@Somaliboy
@Somaliboy 2 жыл бұрын
Dhaqso badnida qof yahay kolay subscribe wn ku ahay ma ii thy sharafey lol 😂
@deka__gamer6894
@deka__gamer6894 2 жыл бұрын
@@Somaliboy 😂😂😂💔
@maxamedcabdifitax343
@maxamedcabdifitax343 2 жыл бұрын
Kaale adi meel walba majogta qofyahe😂
@shafiabdi535
@shafiabdi535 2 жыл бұрын
Tuesday is fine 🙂 if you could give us 🇺🇸
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi 2 жыл бұрын
Gabar cajiiba comontegeya lee kawaye
@abdirizack4066
@abdirizack4066 2 жыл бұрын
Gabar aan qaraabo nabay ayaa ASC iisooqortay, meshaan WCS udiri , auto-correct ayuu isdhahay, WAS abayo uqoray 🤣🤣🤣🤣. ilaa hada block ayaan kujiraa, gogol beey iidhigatay 😂😂😂
@kooshink7979
@kooshink7979 2 жыл бұрын
Waxaan yareyn baa ku helay 😂😂😂😂
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Manoooli amee ku dharbaxde dankaga siduu yahay😂😀😅🙈
@nashiirazmed4419
@nashiirazmed4419 2 жыл бұрын
Gabar aan shukaan sanaaye ayaan maalin waxaan lahaa video jeceyl ah u dir markaasaa waxaan udirey hees maadaama aan sheekh ahaa kadid ayada ayey isoo wacdey waxeyna igu tiri sheekhoow maxaa waaye jees taan kadib siida ayaan utaabtey cud ayaan uduubi rabey markaas aan waxaan dhahey soory hadaa diidana gooy anoo is leh codka waad tuuri doon taa ayaan meeshii ku tuuri lahaa ayada udirey ilaa hada xanaaq darteedaa qof uguursatey 🤣🤣
@abdirizack4066
@abdirizack4066 2 жыл бұрын
@@seibaahmet1821 😂😂😂 tariiq igaraacday
@axmedcabdi7103
@axmedcabdi7103 Жыл бұрын
Erey kale oo ingirisi ahad sidaba dhigtid WAS being wax caynkasa mad iska qoqortid Wcs ee ma iga saxba tolow luqadanbaranaye baad iskadhihilahayd Nio wa lays daadraaciya marka shil gasho
@hanadmohamed5794
@hanadmohamed5794 2 жыл бұрын
Maalin sabti ayaa waxaa ii bilaabanayay exam final semester 6 kaga gudbaayo statuska baan ku qoray "Day 1 on exam final..... Waxaa isla mar fariin iiso wada diray gabadha xiriirka igala dhaxeeyo iyo mid sxbkey ah labadooda waxey iisoo wada qoreen fariin ah Ilaahey haku fududeyo anigoo rabaa inaan sxbteyda u qoro "aamiin mcnto" baa kii sxbkey u diray markaasu asigana qoraal dheer oo caaya oo aad isleedahay tallow meel miyee ugu diyaarsaneed iiso diray anigana examka ka walwalsana asigiina waan filayay kulahaa inaa sidaan soo wado 🤣😅😂
@misskookei6193
@misskookei6193 2 жыл бұрын
Lailaha 🤣
@mullermohamedgarane405
@mullermohamedgarane405 2 жыл бұрын
Macnto 😂😭
@kaafiyocali6838
@kaafiyocali6838 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Ar xuu ku dhahay😅😂macsonkor😅😂🏃
@munomuniiish8101
@munomuniiish8101 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@abdiqani3478
@abdiqani3478 2 жыл бұрын
waxaa hada ka hor igu dhacday anoo group class kayaga ku jiro ayaa si kadis eh waxaa iiga dhacay sticker anshax xumo gabdhahayagii macalimiintii tusay macalinkii chemistry ga war waaxay wuxu war waaxay wuxu sidaa school uga cararay ilaa hada dibjir ahay🤣🤣
@th0maszhalpy791
@th0maszhalpy791 2 жыл бұрын
*The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤*
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد عدد ما ذكره الذاكرون وصل اللهم علي نبينا محمد عدد ما غفل عنه الغافلون وصل اللهم على نبينا محمد عدد الحركات والسكون وعلي اله وصحبه والتابعين وسلم تسليما كثيراً طيباً مبارك فيه 💝💖💝💝
@musabillowdahir6322
@musabillowdahir6322 2 жыл бұрын
Scw scw scw.scw.scw
@ogow4579
@ogow4579 2 жыл бұрын
Ma ogi
@xidigtamaariya2464
@xidigtamaariya2464 2 жыл бұрын
Xariif aan sheekeysaneeney ayaa sawir uu sanka taagaayo isoo diray anah waxaan rabey in aan dhaho mcn sanka day asaa status ka soo dhigay waxaana kusoo qoray mcn sanka day kadib waxaan aadey dhaankaas iyo facebook kadib ayaan soo laabtey whatsappka waxaanba arkey asoo Reaction kasoo bixinaayo oo leh masan weynahay mise waansan yarahay wlh saan unaxay xitaa hurdadii iga tagtey sidii ayaanba salaad subax ku tukadey isnah uma jawaabin 🤣🤣🤣 Team Saraakiisha one love Waziir🤣
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Ala hooyoy jab ka weyn kaas lkn xariif uu ahay mcn ma san wenahay😅😂😂😂🤣🙈
@MDuraan
@MDuraan 2 жыл бұрын
Xasuusaa igalisay Aniguu Ahaaa Kaas Mariyo Lkn ina caadi isoo dhigtaa u malenaayay kwrn
@xidigtamaariya2464
@xidigtamaariya2464 2 жыл бұрын
Waa igu dhacdey taas😂😂😂
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 2 жыл бұрын
Mashaa Allah! Waziir. ALLAH S.W.T Akuhafidho. Wahatahay quf utagan farxada bulshada wahasna utahay horsocod Dalanayara
@abdimahadabdulahiali3563
@abdimahadabdulahiali3563 2 жыл бұрын
Wasiir waa true history 🤣 🤣 Maalin ayaan xaflad isku raacnay xabad cusub mar mid kle oo aan wada soconay ayaa aad isoo wacday waan ku dhagaystay waqti danbe ayaan imaday waan ka qabtay anoo iska dhigayo wax xanuun sanaa waxaan ku dhahy maanta dhan waaan xanuun sanaa hadana ma hadli karo ee waa no bari kadib ayaan is dhahy ku dheh xabdi cusbay quruxy damaashaadkeeni iyo sawiradeenii maanta kawarn intaa sawiro kala kacsan u diray gabdhii aa beenta u sheegay block tii la isaaray ila hada waa isaaran tahy kkkkkkkkk
@hanimuqtar7909
@hanimuqtar7909 Жыл бұрын
Laa ilaaha waa kugu dhacdey ina ader sorry😂😂😂😂
@somaliislamic2460
@somaliislamic2460 Жыл бұрын
@@hanimuqtar7909wll Istaqfulah dheh waad danbaabte😕
@Abdala10
@Abdala10 Жыл бұрын
@@hanimuqtar7909 wall shahadada dhamaystir لا اله الله laa ilaaha illallah
@electronicparacticsengshek6488
@electronicparacticsengshek6488 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable is profet Muhammad SCW❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Somaliboy
@Somaliboy 2 жыл бұрын
Kusaliya xabiibkena mohamed scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Scw wll isoo boqo
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
Merci bcp 🌴🌟Wazir Zaki bin Xaj🌟🌴 Keep going Acteure des Acteurs 💝 🤣🤣🤣😂😅 quelle rigolo 🤣 & quelle ambiance kkkkk 🤣🤣🤣🤣
@khalidadow5418
@khalidadow5418 2 жыл бұрын
Luqadee abyo
@charkoyabehboy3932
@charkoyabehboy3932 2 жыл бұрын
@@khalidadow5418 wa français wll
@charkoyabehboy3932
@charkoyabehboy3932 2 жыл бұрын
T'es un Djiboutien .
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
@@khalidadow5418 French wejan Bro
@maxamadcabdicaziizking8039
@maxamadcabdicaziizking8039 2 жыл бұрын
Wado dhiiqo dhiiqo eh aan maraaye habiin phone 📱 ka nalkiisana woow ii daarnaa markaan kabaxy dhiiqada nalka madensan eesidiisa jeebka ugashtay teelka markaasa gabaraa balansaneeyn iso wacday markan dhegta saartay kuwo dharcada meesha fadhiyeen wllhi dharbaaxsho iyo Dharbo leesugu keeydaray habiinki shukansi is kusoo diyaariyee jeelka liinta kucaby 😭😭😭🤣🤣
@siinshiinfiin678
@siinshiinfiin678 2 жыл бұрын
Telephone-nadda Gabadhaa kale si aan Xaaskaygu u Fahmin waxan ku qoran jirey , Maamulaha WFP, wasiirka Maaliyada Soomaaliland , Agaasimaha Maareynta Masiibooyinka , Xildhibaan Cabdulaahi, iyo wax lamid ah si aan xitaa aaney xaasku u qaban hadii ay isoo wacaan iyadoo telephoneka haysata , Laakiin maalin ayaa waxa Sms ii soo dirtay mid aan WFP ku qortay iyadoo leh " Xabiibi waa ku salaamay shiinoow " Xaaskaygii waa i fahantay kulahaa ma WFP baa shukaansataa , afar cisho baan Guriga ka maqnaa sidii la ii baacsaday.🏃‍♀️💔🤣
@nasraahmd6505
@nasraahmd6505 2 жыл бұрын
Adigu ma dawladad u shaqysa wxno magacyaa se ugu qoraty magacaaba fashiluu ahe🤔
@sumayamohamed4512
@sumayamohamed4512 2 жыл бұрын
Hogay wlhi xariifad waaye 😂😂😂
@Saidibrahim44
@Saidibrahim44 Жыл бұрын
Legendary 😅😅😅😅
@hamzefaarax9669
@hamzefaarax9669 2 жыл бұрын
Habeen habeenada kamida ayaan qaad badan cunay anoo murqaan darti caga dhulka lagaadhi la ayaan imaaday gurigii kuleel ayaan daremayo soqubayso ayaan isdhalay suuliga ayaan aaday markaa waxan wataa mobeel danka hadala oo tikno ah iyo sabunti mariska aheed ee jidhka iyo tuwaalki markii aan suligii tagay ayaan Halkan okale saaray sabuunti iyo talefanonkii dharki ayaan labaxay shawarkii ayaan furay halkii aan sabuunta ku qubaysan lahaa ayan talefonkii ku qobastay cabar markaan Is marmariyey talefonki ayaa Is dhahay waxay sabuuntan bilaa xunbada waan eegay show waba telafonkii 😂😂😂😂
@mryamoabdi7929
@mryamoabdi7929 2 жыл бұрын
🤣🤣intan sheko aqrayy tanokle marqaan nucas waye yahu ha iso marin
@munomuniiish8101
@munomuniiish8101 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 Жыл бұрын
Telefon ku qubaystow😂😂😂
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
😂🤣😂
@hamdimoulidfarah7016
@hamdimoulidfarah7016 2 жыл бұрын
3years ka hor ayan kuso biiray sarakiisha welina captain ka leygama dhigin 😂😂 Hadii aan idinla wadago shiilki igu dhacay telephone shilkuu igaliyay Hada kahor ayaa waxan habeen saqdhexe 2:00am waxan lahadlayay wiil aan is shukansaneynay suu mid kalon ishurdiyay 10:30 oo on iri wan sexana so kacay suu iso wacay markas talo faraha kabaxde kii aanla hadalayay baanku iri Hooya iso waceysee aankugu so celiyo intuu igu qoslay buu yiri oo hoyada maxa sacan sokiyay 😂😂😂ila hada qof uma dhafo wala iso wacaya aankugu so celiyo 😂😂😂
@Saidibrahim44
@Saidibrahim44 Жыл бұрын
😂
@inaawaare5270
@inaawaare5270 2 жыл бұрын
Anoo hooyadey lahadlaya Baa qofteyda ilasoo hadashey markaasa hooyadey waxaan uqorey hppi ana kuwacayee isug hooyaaa lahadlayaaye iyo screenshot kkk ma waxaan HooYo Hal saac haysanbaa war yaa manaag baa kumaamusha doqon yahow WaxaY kamid yihiin eraydii aan ilaa hada kasoo kabsan la ahy 😂😂😂😂
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Nolosho wey adagthay maanta balse berri waxaad arki doonta ayago dadku kaa daba cararayaan kaliya dadku waxa ay qiimeeyaan qofka wax dheer sameyso mustaqbal wanaagsan waqtigagana haku lumin xiriir ku dhamaan kara waqtigaga oo kaa luma shalaay.." So dhww wll ngu so bir❣🙏
@salmaanmaxamed8107
@salmaanmaxamed8107 2 жыл бұрын
HADAKAHOR ANIGO WhatsApp group ayaa oo faslka lag leeyahy ayaa gabar markas ana gadagdijir is iri luq ugal markasban uqoary (yarta iskawarn)show qoftu waa ba macalimadi xisaabta markas bay isoo qortay waa ficanhy macalin naxdinta naxay labo isbuuc school ma adin🤣🤣🤣🤣
@makomed9741
@makomed9741 2 жыл бұрын
hhhhh
@nasteexoahmedyuusuf5481
@nasteexoahmedyuusuf5481 Жыл бұрын
Wasiirow waxaa igu dhacday habeen aniga oo macalin physics noo dhiga aa xariir ii soo bandhigtay ka dib si fudud baan ku dhahay welcome in aan screen shot ka qaaday waxaan rabay sxbtey in aan u diro maadaama uu ahaa macalinka school ka ugu kala kacsanaa isla asaga baan u diray oo aan ku dhahay mr zaki aniga uu gacanta igu jiraa naa bal waxa ka dheh aan iska markaas coll baan saaran nahay ka dib wuu arkay 😂waxaa laygu dhahay maxaa waaye waxa aad ii soo dirtay inaa kuu naxay😱 oo qadka kor ka xiray oo tellka damiyay baan qolka fadhiga galay baan qadka network sii damiyay ileen maskaxdayda ma fadhisee😂😂😂😂 lkn hada alx waan is calfanay🥰habeen kaas baa shil igu danbaysay iguana horaysay😂😂😂
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 Жыл бұрын
Mash aalh imika xaajigaaga kiya
@rahmaaj8220
@rahmaaj8220 Жыл бұрын
naag intaynu xan u gee is leenahay baynu meel lo daran kac dhici walee😂😂😂😂😂😂
@maryanmohamed4095
@maryanmohamed4095 2 жыл бұрын
Wasiir malin baan gabar aanjeclaa intaan isdagaalney baysan 3 maalmood ilahadlin maalinkii afaraad baan is Iri wac marka anigii oo xanaaqsan intaan Wacay xoogaa yar cay San aabahay baan intaan wacay Waxan kuiri gabadhii Lambarka lahayd aawaey saa wuxuu idhay gabar maleh lambarka San lambarka fiiri baan is dhahay mise waa lambarkii aabemalinkii baa jacayl iigu dam beysey🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@dacadofficial7977
@dacadofficial7977 2 жыл бұрын
HHʜ
@asiamohaud9404
@asiamohaud9404 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@varpoy331
@varpoy331 Жыл бұрын
Yaaa ooo hadana yaaaa😂😂😂😂
@saahilfilmsstudio
@saahilfilmsstudio 2 жыл бұрын
Hada Barnaamijkaan Sugeeyse Like Isaar Wasiir Pinka📌 iigu Cimaamad 👇✌️
@aaminaabukar8714
@aaminaabukar8714 2 жыл бұрын
Wiil Baraha bulshada caan ka ah baan maalin jecladaay Saan u sugaaye ayaa Markii dambe Wiilkii igu Adkeeye Anigana Aqoon uma lihi Cida uu yaqaao ileen Gabadha aan saaxibo nahay Ayeey walaalo yihiin Markaas baan dhahay naa heedhe Wiilkaan maxuu Isla Weyneysiiyaa ma raggu Ayuu dheeryahy Doqonka soo anigii jaceylkeyga usheegtay ileen Aabe ayaa udiray friintaa naxdinta aan ka qaaday waxan dhahy aabe WhatasApp ka waa leyga jabsaday 😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirashidaadanjama7827
@abdirashidaadanjama7827 2 жыл бұрын
😭😭😭😂😂shil kaweyn majiro😂😂😂😂😂
@iftincabdullahi6688
@iftincabdullahi6688 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂wllhi wa iga qoslisay 😂
@zeynuushsiman9381
@zeynuushsiman9381 2 жыл бұрын
Another level accedent
@zurachbinhuzein9088
@zurachbinhuzein9088 2 жыл бұрын
QOF CAAN AH WELIGA JECEYL HALA SAMEYN HADAD LASAMEYSO HADHOW MARWELIBA PRANK DYYR U AHAW IYO NAXTIN😅
@kaafiyocali6838
@kaafiyocali6838 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@kawsaraxmed3095
@kawsaraxmed3095 2 жыл бұрын
Anig shilki telefanka iga qabsaday oo ugu xumaa wuxu ahaa wiilan shekeysaneynay baa waxan dhihi rabay ma sasbaa ba waxan u qoray wasa aa Naxdin tan naxay 3 bari ayaan qadheysanaa😂😂😂
@aliismail2602
@aliismail2602 2 жыл бұрын
War wasiir shilkii iigu darna waxa uu ahaa :hada kahor anoo gabar xirir naga nexeeya call lasaran ayay gabadhi waxay samaysay waxay asc iiga soo dirtay anaa waa ujawabay markaa cabaar shekeysanay waxay tiri waa ka helay markas aan dhahay sawiradaada isoo dir markasy sawirkedi isoo dirtay shaw waaba gabadha call ii saaran kulahaa ila hadal maxaa u amustay anna naxdin walhi waa shoogay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@ciisemohaofficiall8979
@ciisemohaofficiall8979 2 жыл бұрын
anoo gabar lahadlaya ayaa midkale isoo wacday 📞 another call, marki ladhahay bey tiri maxaa kugu dhacay caawa bbe, kaibne waxaan dhahay isug bbe hooyo ayaan lahadlayaaye kadibne tii aan callka lasaarnaa baan udiray😀😂😂🤣 world war 3 baa bilaaba gaadhay hhhhhhhhh
@ikran5811
@ikran5811 2 жыл бұрын
Malin ya macalimka dugsiga Aya cashir oo ga baxaye kadib ayade bagafay ull bu soqatay Marka banaxay macalmki bakudahay abayooy Usha bas igadeh
@abdikaremali
@abdikaremali 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@ibrahimshuriye8735
@ibrahimshuriye8735 2 жыл бұрын
Malin will talefanka hooyo kala shekeysanaaye baa wexey isku magac ahaayen macalin Class teacher iahaa baa marka waxan dhahay bbey wan kujeclahay macalinkii marka tagay school wxuu i dhahay qoralka maxa waye waxan dhahay walashey xalay Talefanka heysate magaranaayo naxdinta ka qaday ilaa hada qof magacisa wato waa nebcahay 😹🤣😂😅😀
@yaxyeyaxyemacalin3529
@yaxyeyaxyemacalin3529 2 жыл бұрын
Malin aya mid lacag kulaha kolkas ayan aderkey iyo abtigyey uga dirsaday malma kadib ayn abti wacay asan dhahy abti lacagti raba kolkas ayow idhahy abti lacagti wn kaqadi la ahy e ader kudhiba lahadal ana waxn moday xarifki lacagta ku leheed ayan kudhibaa horay ayn waxn kadhahy waryaa adiga tug mathy lacgteyna nama sisidooo kulahaa ader ani ma tug naqday xili an telki damiyy ayn wayy
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Iso boqo wll
@amranhassan7955
@amranhassan7955 2 жыл бұрын
Shilkii igu darna wuxu ahaa wiil igaweeyn oo walaalkey ah' ayaa hooyo waxay kutiri gabadha lacag u dir safar ayay u soco taaa' markasuu ilaga soo daahay dhowr maalin ' hooyo iso weydiisay oo itiri muu kuseeyay lacagtii' aniga mayaan iri' kadib waxay soo duubtay cod 5min so conaayo oo asiga ku jafeyso' Oo ay leedhahay waa baqeyl aan waxbo ogoleeyn ' saa imay soo dirine 'asagay u dirtay' waabo la ogaa wixi kadhacay' ilaahada ruufiyaanta xafada ayaa ii diiwangashan🤣🤣🤣🤣🙈
@sultanaahmet240
@sultanaahmet240 2 жыл бұрын
Maalin anoo la hadlaya gabar aan saaxiib nahay oo xaafadoodu digaag dhaqato ayaa anoo la kaftamaya waxaan duubay cod anoo leh diiga iyo digaagada kala qabo inta aanay beed iska dhalin ileen codkii aan duubay iyada umaan dirinba waxaan dhex dhigay groupkii iskuulka oo ay kuwada jiraan dhmn macalimiintii oo dhami naxdintii aan ka qaaday week dhan iskuul ma aadin😂
@mohamedosman2064
@mohamedosman2064 2 жыл бұрын
Gabar ayaan ka bartay nimbuzz group is barsho kadib waxaa usheegay in aan Nairobi jogo maalinkii danbe ayaan aniga oo ilowsan udiray video aan kadubey magalda kuna qoray axl bosaso manta waa robsatay wixii dhacay reer nimbuzz ayaan udayn😂😂
@somali8212
@somali8212 2 жыл бұрын
wiil asxaab isgu dhaw nahay ayaa habeen la hadlayay marka gabar iyo wiil ayaan saaid u jafay xabadka telfoon kale ayuu haystay cod ayuu iga tuubay marka warki dhameyay waa isga seexday saq dhex wiilki gabartii iso wacen warki ayee igu qabsaden wa inkiray codkeyga mp3 ah le maqasheyay ani naxdin WhatsApp delete ku qabtay shoook qaday hal isbuuuc ma sexan malintas xan igu danbeysay hadii war le shekayo waa baxaa waa towbad keeenay Istaqfurullahi 😂😂😂
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Saasaa kuu fcn xantu marka horeba ma fcnee 😅😅😅😅
@Jackcadnaan1234-d8p
@Jackcadnaan1234-d8p 2 жыл бұрын
Aniga oo xaaskayaga u qoraya xabiibi caawa waa jimcee ayaan u diray abtigay 🤣🤣 wllhi markan is aragnaba wuu igu dacaayadeeyaa abtigay 🤣🤣
@cabdimahaddayibjeele7179
@cabdimahaddayibjeele7179 Жыл бұрын
zaki bni xaaji keep my best frind
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 жыл бұрын
Waziir walahi funny 🤣 waan wataa barnaa mijkan
@maxamedcabdifarax4564
@maxamedcabdifarax4564 2 жыл бұрын
shilki ugu darna waxa waye hada kahora ani iyo wil sxbkey isla jogno aya gwar dariska iso wacde wan la hadle waxan ilwe ina callka jaro ayadane maysan jarin wuxu igu yiri yey tahy cml ane balaya iskega dhigay waxan ku dhahy wa mid i jecel lkn ima shegan karta ane waqti uma hayo ilamaha yar yarka waxan maqle qof ileh wey nolata mobelka firi mise waba qofti yab iyo amakak ba iga so hare mudo 2 asbuc ban ka dhumanaye ila ay xafadiba ka guren😂
@user-nast
@user-nast 2 жыл бұрын
😂😂😂😂emotional 😢
@cabdalladj5254
@cabdalladj5254 2 жыл бұрын
😂😂😂
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Iso boqo wll
@spanishbowy3161
@spanishbowy3161 2 жыл бұрын
Daacad o qosley wlhi 😃 😀 😄 😁 🤣 😂
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Manoooooli emotional nuclear waaye taaas macsonkor lkn🤣😂😅🏃😀😅🤣🙈
@naimaabdullahihassan5474
@naimaabdullahihassan5474 2 жыл бұрын
Wasiir ano xanunsn xta wa iga qoslisa Allaha ka farxiyo 😍🤣
@ahmeymusharaf7645
@ahmeymusharaf7645 2 жыл бұрын
Ameen
@eleyehwali2513
@eleyehwali2513 2 жыл бұрын
Allaha ku cafiyo wll
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Isoo bqoo wll
@sumayamohamed4512
@sumayamohamed4512 2 жыл бұрын
Allha ku caafiyo wll
@haryanpea2296
@haryanpea2296 2 жыл бұрын
Nyaa
@mohaqoslaaye3398
@mohaqoslaaye3398 2 жыл бұрын
Anigoo qoftaydii islahaa u qor waad nuuraysaa baan u qoray waad uaraysaa 🤣🤣 Hal saac bay taybin qoraysay 🤣🤣
@qaali_ladan
@qaali_ladan Жыл бұрын
Nabar xaqdarro allaha kaga dhigo😂😂
@mohamedabdulahi5247
@mohamedabdulahi5247 Жыл бұрын
🔗😂Anoo qofteyda lahadlayo ayay iisoo qortay 'dhiblow' ana waxan uqor maagay 'inaan ku dhibo aan iska jeclahay' aasaan wxn uqoray 'inaan ku dhabo aan iska jeclahy'😂😂😂maalinkaas laga bilaaby ilaa hada fariin dambe ma dirin anoo checkup ku sameen.😂😂😂😂😂😂
@Amiiraqurux
@Amiiraqurux Жыл бұрын
Hhhh
@nuurmohamed6321
@nuurmohamed6321 2 жыл бұрын
Hada kahor anoo madarasa dhiganayo aaa habeen Ciyaar daawasho aaaday kaaga daran ciyaarta waa Champions league 1:00 habeenimo ka imaaday Marka mid sxpo nahay aaa sharad wada Galnay waan wici rabay waxaan dhihi rabay wixii iska diyaari markaaasa waxaan wacay macalinkii madarasada oo maanta oo kale aaan mid sxpo nahay number kiisa ka qaatay oo aaan dhahay macalin waaan xanuunsanahay madarasada ma imaan karo cml markaasa waxaan wacay macalinkii oo aaan dhahay waraa caaawa waxbaa kugu dhacay horaaan kuugu sheegay inaaan qabiir sports ahay markaaasa waxaan ka war Helay War maxaad sheegeeysaa naxdin darteeed waan fadhiyay waaan istaagaY waan fariistay hadan habeenkii ma seexan seed macalinkii bari maxaaad la hor tagi doontaa ka fikirayay markaa subixiii saaas u tagay madarasada macalinkii oo macalimiin badan la joogaan aa wuxuu igu dhahay hyh qabiir sports iwrn maaalin kaas ulihii igu dhacay ilaa hada waa igu yaalaaan😆😆😅😅😅😅😅😁😁😁😁😁😂😂😂😂
@yussufhhish9320
@yussufhhish9320 2 жыл бұрын
Hhhhh wallahi waan kuqoslay Shekadan
@JARAS_J
@JARAS_J 2 жыл бұрын
😁😁😁😁 Sorry xppti
@JARAS_J
@JARAS_J 2 жыл бұрын
Shil kale sorry sxb 😁😁😁😁😁
@cutetube2779
@cutetube2779 2 жыл бұрын
Sorry qabirka sportskaw 😂
@RuweydoRasmi-ck2yp
@RuweydoRasmi-ck2yp 2 жыл бұрын
😃😃😃
@umuzana
@umuzana 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wasiir aad baa uga helnay barnaamijkaan Thanks
@herodalla9010
@herodalla9010 2 жыл бұрын
Wasiirka wan kusalamaa dawade ayaa ka ahaa programadada wan ku wataa legend shilka phonka anoo baxar io badaba ibaday blse Hal codsi inaa kula hadlo an rabaa walalka.
@diishkaboy7628
@diishkaboy7628 Жыл бұрын
Wasir shilkii iigu xumaa waxa uu ahaa zxpdy anaa lahadlayo ayaa waxa iga dhacay waan dhuusay markaas waxay idhahdy zxpy waad sanegneed ileen 🤣🤣
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 жыл бұрын
Barnaamijka shilalka wa Barnaamijka aan jeclaan wlahi qosol ayaan ka dhargay mahadsanid waziir zaki bin xaaji 👏 👍 👌 ❤ 💖
@abdikaremali
@abdikaremali 2 жыл бұрын
Malin baa waxaa dhacday group whats uppki ardaydii classkayga aan ku wada jirnay baa gabar classka kamid ah waxay soo qortay " bari class miyaa jira ' markaasan u qoray ' haa qaali ' mida iga raacday ardaydi dhan abdikaren qali baa la igu dhajiyay naanays cml 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Ibro_alfa
@Ibro_alfa 2 жыл бұрын
Kkk
@muscabmaxamuud4057
@muscabmaxamuud4057 2 жыл бұрын
So So So funyy wlhi😂😂😂
@ikran5811
@ikran5811 2 жыл бұрын
Malin ba ano nin call kulajiro ba hooyo iso wacday markaa ba dahay he bbe
@abdiloleey5935
@abdiloleey5935 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@feyruuzmahad5941
@feyruuzmahad5941 2 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣
@yaxyexuseen4622
@yaxyexuseen4622 2 жыл бұрын
Wasiir gabar sxbo eheen ayaa dhihi rabay wluu wayay lkn waxa uqoray wluu wsayay🤣🤣🤣🤣
@wllbatarofficiall2545
@wllbatarofficiall2545 2 жыл бұрын
Examkii aa galey 2019 form four ka ahaa natijadii aa sobaxdey wana dhacey masiib daro koo saxpkey ah aa i amini wayey inaa dhacay anoo udir is dhahayo aa groupkii fasalka dhex dhigey natiijadii malintaas aa school dhan nacay ilaa hda dib uguma laban🥲🙏
@namcuush2099
@namcuush2099 2 жыл бұрын
Thanks wasiir intaa naga qosliso mar wlpo🙏❤️
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 2 жыл бұрын
Habeenbaa qofteydi aan shukaansan jiray, iyadoo maseyrsan oo careysan call isoo wacday intaan tuugtuug is iri beey hadalba igama dhageysane call,ki igu jartay deetana anoo qawaafsan, ayaan cod u duubay anigoo calaacalaya markaas baan groupka jaamacadda oo macallimiin iyo arday ku wada jiraan dalaq ku siiyay codki, saa anoo iska fikiraya jawaabtiina sugaya 50 farriimood oo qosol iyo yaab isugu jira iiso dhaceen anina anoo yaab i heystay baa mid kale iigu sii darsamay waagaa igu beryay wlh 😔😂😂😂😂
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🔥😂😂😂😂
@talizoh8409
@talizoh8409 2 жыл бұрын
Insnilaah wxbah ku helly😂😂
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 2 жыл бұрын
@@talizoh8409 bisinka waa suuxi gaaray 😅😅💯
@talizoh8409
@talizoh8409 2 жыл бұрын
@@King_Safwaan10 🤣🤣🤣🤣 aniguh joogan ka dhici lha wlhie ilhy nagumah keeno ceeptaaz🤣🤣
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Жыл бұрын
@@talizoh8409 ilahey kuguma keeno 🤣🤣💯
@kingnuhozenuhcade5757
@kingnuhozenuhcade5757 2 жыл бұрын
Hada kahoraa Gabar Aan isjecleen Aya igaxaqday Gadib ayada saxibted oo dumashi ahan iibarty ayan waxn Uqoray Doqontii wey xanaqday adaa Aqli iyo maskaxba u ahayee isoosab bal meshi laray in an udiro dumashi Aya waxn udiray ayadii Maxa igaraacay heee Ila hada raali gainti Ayn wadaa😂
@ibraahim_mideeye77
@ibraahim_mideeye77 Жыл бұрын
Garab Aan shukaan sanaaye Ayaa ugur is dhaxay Kadibna hooyadeeda Ayaa ugurey subax wanaagsan Bbe isla maekiiba waan dareemey wan katirtirey kadib waxey iisoogortey subax lamid ah xata gurac uma sookacin subaxadaas🙊🙊🙊🙊🙊
@abdirashidahmed1145
@abdirashidahmed1145 2 жыл бұрын
Shilki igu darnaay 😂😂😂😂 Hada kahor ayaa waxaan ka shaqey jiray meel telfanada lagu sameyo waan ku cusbaay meesha kadib anoo shaqadeydii ku jira oo daacad u ah ayaa gabar aan sxbo nahay igu timid meeshii waxeyna igu dhahday abowe abo ayaa iga xanuunsan ayaantaan ma ogtahy aniga waa mashquuulsanaye waa ka amusay weey igu soo celceliday abwe abo said ayow u xanuunsanyahy wlhi ayeey i dhahday kadib aniga madaxa waxaa iga jiray telfan balayo oo haleeysane waxaan ku dhahay abayo dami ee soo daar asagaa fiicnaanaayee 😂 malintaasa gabdhiiba igu danbeeyday 😂😂😂😂
@sumayamohamed4512
@sumayamohamed4512 2 жыл бұрын
Hhhhhhh wlhi waa comment iigu qosol badnaa intaan aqrinaayay comment yaasha 😂😂😂😂
@moabuukarkoor413
@moabuukarkoor413 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@mrdiyaarwaaye9384
@mrdiyaarwaaye9384 2 жыл бұрын
Gabadha lagaraye shaqadana maxaa uga carartay
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 2 жыл бұрын
Waaawaareeey 😂😅🤣Mar marka qaar walida ayaa dhanta waxyalaha qaar😅🏃🏃🏃
@Razaan-xl1oh
@Razaan-xl1oh 2 жыл бұрын
😁😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shamsosiciid9675
@shamsosiciid9675 2 жыл бұрын
Habenka hooyaday udiray bbe isug hooya so jeeda ma hadli karo 😁😁🤣
@maxakagalay12345
@maxakagalay12345 2 жыл бұрын
Waziir shilkii iiguxumaa wuxu ahaa malin onoo zxpkay lambar gabarlee dahay udir Isle ayaan kii gabadha aan isjecleyn oo ufursad ukuraadinayay ayaan udiray deetana uu iga dulqaaday nindambe lambar omadirin waan ka aamin baxay raga nio waziir
@yacquubjaamac10maahirmaan6
@yacquubjaamac10maahirmaan6 2 жыл бұрын
Legend Zaki ❤️
@suhour3906
@suhour3906 2 жыл бұрын
Hahah Wlhi shilkuu mobileku igaliyay Waxa kamid ah Anoo Gbdh aan saxiibnahay u diraaaya videogii dj subeer Iyo ninkle Oo call Ku wada hadlaaya o qaawan ayaan groupkii jaamacada Ku direy😭
@axmedmoola1991
@axmedmoola1991 2 жыл бұрын
Zaki ben haji The one an only legend keep going
@shafiabdi535
@shafiabdi535 2 жыл бұрын
💟💟💕💕💞💞💓💗💖❤🧡🧡💚💙💜💯
@shafiabdi535
@shafiabdi535 2 жыл бұрын
For a night at the apartments for sale near ghost near GG jvfryyhhhjjmbgdewwwfg
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Wll isoo boqo
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@Nosa1411i ISOO RAAC WLL PLZ SUBSCRIBE ALLE HAKU DHAWREE 😭🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ISOO RAAC WLL PLZ SUBSCRIBE ALLE HAKU DHAWREE 😭🙏
@BreakTime184
@BreakTime184 Жыл бұрын
The only one KZfaqr aa daawaada thy blh keep forward ✨ bro
@cadeyare8939
@cadeyare8939 2 жыл бұрын
Shilkaan wa iska cadi e waxan layabanahay qomka naga danbeyo o wadada sohaayo shil nocee ayey kali donan 😇😇😇😇😇
@allamaganshiine6989
@allamaganshiine6989 2 жыл бұрын
1. Malin ayaan mid face book soo dhigay geeri shaw ana ma hubinoo Masha allah ban u qoray iyo hore u soco cabaar ka ka dib uun notifications ku arkay waar mad walatay anigo yabay bn eegay mise waa geeri anigii dhiman gadhay maalintaa🤣🤣🤣
@zayidphenomenal7039
@zayidphenomenal7039 2 жыл бұрын
Ano malin school ka kaso baxey oo dagal so galey aa books waxa uso dhiibey Gabar Aan daris naheny waxana ku dhahey xafada igeey😂😂 Qofta Waa jecla lkn wllkeda aa beerka kaso garey😂 ano suuronayo ee dhahdey Zayid Nin ka Mxaa wajiga uga badli weysey 😂 anoo hadalyo igu danbeysey clka kadib waxa maqley books iyo Gabdha aad shukanasey wajiga hka badalan 😂😂 😂😂 subaxdi xisada aan qadan lahay waxa ka fa’idey Gabar iyo JALAATO oo Aan waqti badan ubahan😂🤗 Madama uu books wlkeeda gubey aneh darasada wlshisa aa ka qatey 😂😂 Seedi Waa Beer🥰🥰🥰
@abdisamedjamac8366
@abdisamedjamac8366 Жыл бұрын
Hada kahor ayaa gabadha anaan wada socon jirney ayaan isku dhacanaye marka anagoo wada hadlaayna ayaa lacagti ayaa iga godey markaasn is idhi lacag kushubo show ayadi ayaan ugu shubaye ileen mana odhankaro isooceli lacagte
@muhumedyussuf7938
@muhumedyussuf7938 2 жыл бұрын
Legend kuwata sxb wazir
@fadumamohammed3542
@fadumamohammed3542 2 жыл бұрын
Anigoo call xasaasi ah ku jiro ba Facebook fiirinayey markasa tacsi Allha u naxaristo u qorirabay ku dhahy hamplyo hamplyo waaku faraxsanhy guushada maalin uun waan sugayey 😂😂😂😂😂😂 shock igu dhacy le mardambo qofa aqan hdey dhimato xita afka Allha u naxristo kadhahaa 😂😂😂
@sumayamohamed3912
@sumayamohamed3912 2 жыл бұрын
😅😅
@xaviharnandez2007
@xaviharnandez2007 2 жыл бұрын
Abti 400k coming soon I can't wait 🙌 😍
@adancabdi2476
@adancabdi2476 2 жыл бұрын
Waziir gabar baa isootiri asc waxaan dhahay was shilki iiguwynaa
@cabdulwahabyuusuf3280
@cabdulwahabyuusuf3280 2 жыл бұрын
Waa sarakiisha 🤣🤣Waxaan lambar ka reebay mid cajiin no keeni jiratay sheeko dheer ka dib usbuucyo waxaan wada soconay habeen dambe ayan whatsapp waxaan uga qoray ppe cajiinki makuu dhamaade ileen hooyadey mcn ayii u dhacday fariinta hooyo inta iso wacday so ima dhihin cajinkii waan so dhameeye kalay ii imaaw🤣🤣🤣🙈🙈🙈
@qaali_ladan
@qaali_ladan Жыл бұрын
😂😂😂😂😂nabar xaqdarro allaha kaga dhigo
@mohamudalihassan768
@mohamudalihassan768 2 жыл бұрын
Anoo wllkeyga u hampalyey rapo wxa u diray Drso hmplyo dhahay ila hda wa iga xanaqsan yahay shilka ilaa hda wa ka kopsan la'ahay 😂😂😂
@Koobanmedia
@Koobanmedia 2 жыл бұрын
😁😁Umaleen maayo inaad shilkan dhaafayso....maalina waxa dhacday anigo qoftayda uqoraya fariin ahayd xbb xaalka kawaran in aan u qoray xbb xaarka kawaran 😄 qaladkaas marku dhacay qoftii waxba ma ceshen waxkastay isheegtay xita inuu maalmo dhan xaarka/saxaradu inay ku adkeed oo ay calool istaag ahayd ana wayaabay fillinki run aanba uga dhigay
@sumayamohamed3912
@sumayamohamed3912 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 qsl ad iga oysisy
@ahmedjicsin3773
@ahmedjicsin3773 2 жыл бұрын
Mid aan sxb nahay ayaan is idhi mxd haysaa u qoroo markasan u qoray xarma ku haya ti iga qapsatay ilahayba ogaa 😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cllaahimuqtaar3558
@cllaahimuqtaar3558 2 жыл бұрын
Gabar sxbo nhy ayan raby inan uqoro waxaa thy gabar caqli bdn ayan waxn uqoray waxaa thy hawar caqli bdn markas lahadalked igu dambeesay😅😅😅
@axmedfaarax8821
@axmedfaarax8821 2 жыл бұрын
zaki binu xaaji waan kutageera lbh guuleyso👏
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Wll iso bqo
@mohaaaadan3264
@mohaaaadan3264 2 жыл бұрын
Hada kahor xabada,sheko wadag aheen ayaan massage dheer uqoray asc abyo iwrn seithy,waan kuxisay,abtigay ayaan udiray,abtina wab online horow ka arkay naxdintan qaday ,habadana abtiyaba dhalay🤣🤣🤣
@faysalhanadhanad5421
@faysalhanadhanad5421 2 жыл бұрын
Waziir zaki bina xaaji coming soon 400k insha allah
@eliza-oliva6275
@eliza-oliva6275 2 жыл бұрын
😅mar baa waxaa igu dhacday 💔😂 group AA Ku wada jirnay oo wada Gabdho ahaa xiligasna waa xiligii school laadka Mid beynu is dagalsaneyn oo xurguf yar Naga dhaxeysay marka umey maleyneyn inaa group Ku jiro HAL number bey igu taqaanay markasey sey ii jafeysay baan luqa u galay oo Ku iri qoftaas maxaa Ku heystaa sey tiri waa necbhy 😹 ana umasii qabnoo malintii kle bey ogatay inaa Isla aniga ahy Labada number 😂sey mudo dhan waa iga dhuman jirtay ceeb darteed😹😹😹
@Maxamed-12
@Maxamed-12 2 жыл бұрын
GABAR AAN SHUKAAZANJIREY AYAAN RABEY INAA U QORO PPE CAAWO WAA WADA KULMEYNAA INTII BAA WIIL AAN ZXPONAHEY U DIREY IZBUUC CIYAALKA CAMIRASHO 😂😂😂😂😂
@Anzal___
@Anzal___ 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@jaabircade1115
@jaabircade1115 Жыл бұрын
Gaba aan shukaazan jirey ayaan rarey lnaa u qor
@zakariaabdikadir7662
@zakariaabdikadir7662 2 жыл бұрын
Aniga oo dag dag yah oo is leh xaliimo balan sano ban hooyaday oo mrkas ila hdlaysay hppi cawa meshii igu klay waa la ihyaaye🤣🤣🤣🤣 7 bari mobil ma isticmalin
@Mohamud_cr7
@Mohamud_cr7 2 жыл бұрын
Wasiir part yagiii aawey waan ku sugaynaaye
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Wasiir Zaki Bin Xaaji 🎤 Sarakisha 💕🇸🇴💕 Please Garsiya 20KLike👍 Si Muqal 🎥🤳 kale Ka Helno❤️
@maxamedclaahi1714
@maxamedclaahi1714 2 жыл бұрын
Keep going ustad zaki bina xaji❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Wll isoo boqo
@gaaniboy3318
@gaaniboy3318 2 жыл бұрын
Wasiir shilkii igu waynaa waxuu ahaa gabar aan shukaansanyay baa anigoo fariin ugu suuro suurona kuwa cayaalka xfda ee aan agfadhiyay iga qosliyay saa waaba taan qofti qosol u diray kkkkklolz cml jawaabteyda waxay aheed qof fiyow matahide nakala wad walaalow kkkklolz
@abdirashidadanabukar1441
@abdirashidadanabukar1441 2 жыл бұрын
Waziir barnamijkan waan wataa
@Taliso921
@Taliso921 2 жыл бұрын
Shilalka statuska ba iigu badan wax ka xuna iney jirto ma umalenyo😂😂
@kaldeeqaadan7521
@kaldeeqaadan7521 2 жыл бұрын
Legend zaki 🦋🥀💯
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Wll mcn isoo boqo
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ISOO RAAC WLL PLZ SUBSCRIBE ALLE HAKU DHAWREE 😭🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 ISOO RAAC WLL PLZ SUBSCRIBE ALLE HAKU DHAWREE 😭🙏
@anwar__werdi6259
@anwar__werdi6259 2 жыл бұрын
Xariif aan sxbo nhy baa gabar lanbarkeda isiiyay shukaansi iyo hasaawe dheer kadib waxan go an ku gaarny inaan magaladeda ugu tago 😳marka magalada tagy waxan ku degay guri familygygu degan yihiin plse aanan is aqoon waxa jirta gabar eedo ii ah oo yar 🤣habeen kadib qoftydi ban wacay tii eedady ahyd ba waxan kusi iri labaiska kawran wa shukansi tagya waa shidan thy bay idhahdy🤣ceeb badana saa qoftii usugyay eedadydii aan guriga kaga imi hayso hor istagto naxdin habeenkii baan magalada lug kagaso baxay🤣🤣🤣🤣ileen ceeb looma dhinto🤣🤣🤣🤣
@hanadgamer1832
@hanadgamer1832 2 жыл бұрын
LIKE 100% COMMENT 100% HHHHHHH🤣
@cabdiwahaab6763
@cabdiwahaab6763 2 жыл бұрын
Hanad gemar waaku salame sxb 👍🏼
@fuaadhareed2533
@fuaadhareed2533 2 жыл бұрын
Waziir anigoo talefonkeyga sameecada ku xariirsadey iska bashalayo ayaan musqusha adey kadib baa yar aan saxibo nahay status kiisa aan firinayey wax xun so dhigey waan darey waxan u maleynayey in uu codka ii gabsan yahay ileen shamecadii baa la iga dhageysanayey kadib baa mid iga yaraa igu dhahay war musqusha haka so bixin aaba baa ku dharsane san iskugu naxay habeen kii ba igu danbeysey waxas aan arko🤣🤣🤣🤣
@shakrayare5729
@shakrayare5729 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jibrilabdishakur638
@jibrilabdishakur638 2 жыл бұрын
Waa sigeysani rabii maa dahdid nio😂
@suleekhosiman3490
@suleekhosiman3490 2 жыл бұрын
Wasiir thanks
@wllsuhayl3180
@wllsuhayl3180 2 жыл бұрын
Anooo mid sxb keeey iga xanaaajiye aaan massege aan uqoraaaye aan aaabahay ka jafay🤣🤣🤣
@xakiinka541
@xakiinka541 2 жыл бұрын
Wiil baa hada ka hor gabar isku fasal ahaan jirney sawirkeeda i weydiiyey markaasa Profile keeda sawir u saarnaa Screenshot ugu qaadey intaa wiilka u dir lahaa iyadii u direy markaasa waxan ku hadlo garan waayey🤔 suxibxii waa la i qabsadey markaasaa ku dhahy Ciwaanka waa la iga jabsadey ilaa hada ciwaankaas saan u damiyey waaye waziir 😂
@najmiitabbe7906
@najmiitabbe7906 2 жыл бұрын
Prank ayaa isdhahy sameey lkn anig ayaaa la iku sameeyay 😂🥺😩😬
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН