Barnamijka Qaraami - Heestii Tawaawac - Dahabo Degan - Suugaan Bile

  Рет қаралды 47,576

Suugaan Bile

Suugaan Bile

6 ай бұрын

Barnamijka Qaraami 2
Heestii : Tawaawac
Codkii : Dahabo Degan
#suugaanbile #BileMedia #qaraami

Пікірлер: 41
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553 5 ай бұрын
Xuustii shamso cumar Ahn Aabo Abwaan muxumed soofe kaneec
@iissa7685
@iissa7685 5 ай бұрын
Dhaqanka iyo diinteena aan ilaaashano somaliyeey
@cabdiaden9008
@cabdiaden9008 5 ай бұрын
Beautiful view hido dhaqanka macanaa geela ilaahow nabad somalia qurba waa nacnay Amiin 🎉
@rasheed4so
@rasheed4so 6 ай бұрын
Ya Salaam
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 2 ай бұрын
Heestii zainab laba dhagax❤ Xasuustii musasalkii maria klara only legend 2010 like ii saar see dareemee maxaa isku aadisa aroos iwm..???
@abdishaakir1758
@abdishaakir1758 2 ай бұрын
Malahan saynab laba dhagax
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 2 ай бұрын
@@abdishaakir1758 ma hees hore baa zainab baa ku arki jira musasalkaa
@user-hn8pk4ze1r
@user-hn8pk4ze1r 5 ай бұрын
Preservation of our culture is a noble course 👍😊
@user-iv2lp4wk7g
@user-iv2lp4wk7g 14 күн бұрын
Yes😮
@abdirazaqbarqadle3093
@abdirazaqbarqadle3093 5 ай бұрын
Dahabo dagan inaba caadi ma aha
@ali2025-in9cc
@ali2025-in9cc 2 ай бұрын
xasuusdii shamso omar Aloow kunaxariiso 😭😭😭😭
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
#LyricsSongTawaawac " Taawa cuduriyo "midaan taws lahaynoo "waxaan tabanayaa jirin "oo guri tigaadliyo "raaxo aan ku talo galay "Qormadaan tusmaystiyo "tiskuna ay isku muuqdaan "tifmay oo kalgacalkuna "ilaa maatan iyo cidhib "igu tiixay sida roob "tabtii Layla iyo Qays "isu tebinay sheekada "kaanu dhigay mee tallo "sow ma tuurin wacadkii "Ilays taran jacayliyo "talaal malaha caashaqu "ragna taada taada kama naxo "Tigaad ka laacdoo "sami Lagu tayaystiyo "Taabsin dheer wax iga jira "anoon tiigso weli odhan "Sow toomman naaf galay "Saxal ururku toban yahay "Toddob baaqday kowsaday "ma tiraabin wiilyohow "ana uma tawaawicin "todobaadba sheekadu "waxay taako socotaba "Markuu taabtay Halistuu "wadnaha dhiiga kala dagay "yaa taqaan Imuu Odhan "ILayn taran Jacayliyo "Tallaal malaha Caashaqu "Raggna Taada taada "Taada Kama Naxxo. Erayadii Abwaan M Soofe Kaneeco AHUN Laxanka Hassan Aadan Samatar Luuqda Shamsa Cumar Ahmedd AHUN
@raxmahassan9185
@raxmahassan9185 4 ай бұрын
Heestaaa waxa sameyey abtigay abwan kaneeco waaa hees aad u jeclahay
@iqroabdi8156
@iqroabdi8156 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤waa hees aad ii soo jiidatay runtii
@ahmedd9046
@ahmedd9046 6 ай бұрын
Masha'allah musikada iyo luqeyntuna wa heer are D Dagan nolow.
@HaboonMohamud-mm4ti
@HaboonMohamud-mm4ti 5 ай бұрын
For me is the culture ❤❤❤
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC 5 ай бұрын
another level horey u socda suugaan bile inkastoo organku bilaa jaajar yahay lolz
@abshircarab18
@abshircarab18 5 ай бұрын
Hhhhhhh
@balqeesyousif3791
@balqeesyousif3791 5 ай бұрын
Masha allah.video yada ka turjumaya hidaha iyo dhaqanka please no soo badi yaa wanu jecelnahay hadanu qorba jogta nahay
@cabdiaden9008
@cabdiaden9008 5 ай бұрын
Nice voice, Aun habo shamso cumar
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
Waaw waa heesda aan ugu jeclahay hëesaha soomaliyeed
@cabdiaden9008
@cabdiaden9008 5 ай бұрын
Dahabo degan xagay dagantahay 🎉
@abdirashiidabdirashiid86-xs7of
@abdirashiidabdirashiid86-xs7of 5 ай бұрын
Waaw
@deeqoowyare
@deeqoowyare 5 ай бұрын
Hees wey dhaaftay lagayaab maasha allaah horay usoco wlashay
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 5 ай бұрын
Hees waa dhaaftay runtii xasuus ayay igu leedahay 2014 ayaan dhagaysan jiray
@Maeyann9
@Maeyann9 5 ай бұрын
1976 ayaan ana
@BilalHassan-qw2rd
@BilalHassan-qw2rd 5 ай бұрын
Love song walalo
@baaruudbrdbaaruudbrd7573
@baaruudbrdbaaruudbrd7573 2 ай бұрын
Walee reer waqooyi waa dhaqanka soomaalida
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 2 ай бұрын
Yaa reer waqooyi ah marka❓️
@user-ni1ef4ye5m
@user-ni1ef4ye5m 5 ай бұрын
❤❤❤
@user-ep3wz4vn4y
@user-ep3wz4vn4y 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Rabow u naxariiso shamso cumar waxay walaalo ahaayeen wariye maxamed cumar xaydara radio muqdisho
@abdirasakosman1757
@abdirasakosman1757 5 ай бұрын
Aamin Allaha u Naxariisto Maxamed cumar Heydara Aniga aya isla sheqeynaa Hada mudo 5 sano nin qiimo bdn wayay wlhi oo rugcadaa saxafadeed
@MOHAMEDABDI-mt4ip
@MOHAMEDABDI-mt4ip 4 ай бұрын
*( ALLAAAH IS A GREAT )***❤🎉😅😊😮😢😂
@iissa7685
@iissa7685 5 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@talo.tilman
@talo.tilman 5 ай бұрын
a
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 3 ай бұрын
Organka nin sheegow u eg ayaa u tumaya kabankana nin qoor qoor u eg see camal Aniga miyaa mirqaansan misse Waa la illa qabaa taas 😂😂
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 5 ай бұрын
Heesta maaha mid loo dhawaado ee maad isks daysid shamso iyo musigii loo garaacay midna loo dhawaan karo
@fabu2526
@fabu2526 5 ай бұрын
Waaw
Heesta Libaan Maleh Adduunyoo | Dahabo Dagan | Qaraami
9:01
Suugaan Bile
Рет қаралды 2,5 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Heesta TAWAAWAC Sharaxa Erayada La fahmi waayay
6:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 10 М.
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 446 М.
Nadiira Nayruus I Barnaamijka Xiddigaha I Suugaan Bile
33:26
Suugaan Bile
Рет қаралды 14 М.
Heestii Balad Xaawo | Barnaamijka Qaraami
7:35
Suugaan Bile
Рет қаралды 48 М.
RAXIIMA CALI (TAWAAWIC) XUSUUSTII SHAMSA CUMAR 2021
7:22
RASAMAAL TV
Рет қаралды 64 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 256 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 88 М.