No video

Basaaskii ugu horeeyay ee Itoobiya usoo dirtay Soomaaliya 1960-kii

  Рет қаралды 251,507

Dalsan TV

Dalsan TV

Жыл бұрын

Basaaskii ugu horeeyay ee Itoobiya usoo dirtay Soomaaliya 1960-kii iyo sida uu maleegay dilkii Wariyihii Afka Amxaariga ee Radio Muqdisho 1961-dii,
Sidee Diyaaradii siday Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare uga badbaaday Gantaal ay ku dhufan lahaayeen ciidamadiisu?
Ku daawo Q-aad Barnaamijka Xog iyo Xusuus oo uu marti ku yahay Korneyl Cumar Cali Maxamad Baalbaal

Пікірлер: 312
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Жыл бұрын
Wariye Sheekada waad dhabqineysaa xagee odayga u hor boodeysaa deg deg badanaa ruuxu!!! Wallahi waa sheeko cajiib ah balse waxaan wariye maaha .
@mohamed-ey7ox
@mohamed-ey7ox Ай бұрын
wlh waa ila Aragtay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Masha Allah, Ragaas baa Rag Ahaa Foojigan ,kuwa hada jooga waa Xoolo Hurda walhi
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Mashallaa allow ku xidhi waa ragii somliyeed ee runta ahaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙💙💙💙
@abuabdulrahman1951
@abuabdulrahman1951 Жыл бұрын
Wariyaha professional maahan wareysiga ka dageysan weyne dalsan tv marka wareysi xasasi keneysan wariyashina kuwa ugu qabiirsan udira anyway congratulations dalsan tv
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Walaahi sheekada waa Cajiib soo badiya idinkoo mahadsan
@husseinosman6592
@husseinosman6592 Жыл бұрын
He is not a journalist. Just pretending
@mohamed-ey7ox
@mohamed-ey7ox Ай бұрын
wlh illah Aa og lkn shekada dhan oo naga Qasye
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Жыл бұрын
Wareysiga wax ka bedel codkaaga wu dheeryahay waana horbodeysaa,odeyga sheekada ka soo qor ka dib no aqri sudaan si maaha,
@hassanyare7022
@hassanyare7022 Жыл бұрын
انا لله وانا إليه راجعون سبحان الله العظيم
@SakariyeDahir
@SakariyeDahir Жыл бұрын
😂😂😂😂 walaahi waa runtaa
@masterashkir9607
@masterashkir9607 Жыл бұрын
Intii dhihi rabay aa dhahday. Wariye dhaliisha positive u qaado oo wax ka badal cabashada dhageeystayaaaha. Si barnaamijyada danbe u qurxoonaadaan. Get a more quality equipment I. E better sound recordings Wait and give an space untill he/she finishes I. E don't disturb Thanks 13:04
@percyacc-qe7yo
@percyacc-qe7yo Жыл бұрын
odayga qaab fiican ayuu sheekadda u sheegay, midkaan wariyaha ah a qasaayo sheekadda
@abdikarinfarey3675
@abdikarinfarey3675 Жыл бұрын
Ayaale xusein suldaankaan Ha noo wareysto waa nin maskaxdiisu walimu fresh tahay
@najmaabdiwali3257
@najmaabdiwali3257 Жыл бұрын
Wariye nosoo badi Awoowe ilhy khayr hasiiyey
@nurmohamed6604
@nurmohamed6604 Жыл бұрын
Wariyaha naftiisa ayaaba ka shakiyay, inuu yahay Jaajuus kale, si fiican haloo fiiriyo body language giisa, iyo qalqalka fara badan ee ka muuqda😮
@zakariaabdi5950
@zakariaabdi5950 Жыл бұрын
Haa anigaba wan is dhahay wariyaha qabkisa wanka shakiye uma bogin qabkisa
@nurmohamed6604
@nurmohamed6604 Жыл бұрын
@@zakariaabdi5950 aad iyo aad qaabkiisa waxa uu abuuraya shaki badan, aniga ahaan marka aan arkay far ayaa iigu godan ninkani
@zakariaabdi5950
@zakariaabdi5950 Жыл бұрын
Waxaa is dhahay kan amaa Somalia losodiray ani body language kisa iyo shekadan shikh badgale ee uu wado amu asiga lee oday usudhibay ani waligey mamaqal xitaa oday ga hadalka wa uu kadafaa wayab
@nurmohamed6604
@nurmohamed6604 Жыл бұрын
@@zakariaabdi5950 wax waliba waa suura gal, soomaliya waa xalaq mareen allah amaansado
@BileShuuriye-vx9ho
@BileShuuriye-vx9ho Жыл бұрын
Macquul
@shafihussein4433
@shafihussein4433 Күн бұрын
Janaraal Ceydiid waligii wadani ayuu ahaa ilaahoow u naxariiso
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Dad Qiima badan oo inay wax saxaan rabaan baa ii muuqda qoraaladooda balse waxaan usheegaya in dadka isku mid ahayn cida xogta nooso tabinaysa waa waalid da'ah ixtiraam ubaahan iyo inan lagu boobin su'aalo si aan xusuustiisa loo qal qal galin wariye mashallah waa ku amaanan tahy sida qurxoon ee aad waalidka warka uga dhur sugaysay uguna jiibineysay.
@abdulazizfarah3373
@abdulazizfarah3373 Жыл бұрын
Aww wll aad baad u mahadsan tahay. Fdln inoo sheeg magaca iyo mansabka xaajiga aad wareysanaysid. Mida labaad soo ma fiicna inaad xoogaa sugtid oo aad xadidid dhexgalida iyo suaal waydiinta iyo ku celcelinta wax uu sheegay
@bisharmohamed5967
@bisharmohamed5967 6 ай бұрын
Qaabka wareysiga loo qaado magaranaaya wariyaha waayo qofka hadalka waa laga dhagaystaa si uu maskaxsiiaa u dhuuxo
@AAhmad-hi4pg
@AAhmad-hi4pg Жыл бұрын
Aniga saan u arko wariyaha laftiisaanba rabin in sheekadaan si fiican loo dhuuxo sababtuna asigaanba ka shakisanahay waxoowna iila eg yahay amxaar sababtoo eh wajigoow kaduudaa uma jeeddiinoo kkk walee amxaariya wacaladooda meel walbeey Fafadhiyaanoo weliba tuuran yihiin ayagoona ka ilmo dhalay kuna abtirsada qabiilada soomaalida, cajiib badanaa soomaaliya ilaaheey iyo anigoo kalaa u maqan ee allaha nawada badbaadsho aamiin yaa Rabbi.
@Somali.National.Movement
@Somali.National.Movement 7 ай бұрын
Waa sax Sifiican u fiirso body languagekiisa waa jaasuus caadiyaa
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 Жыл бұрын
Midka wariyaha hadalkii dhan naga qasey war naga aamus
@mmk626
@mmk626 Жыл бұрын
Niyahow sheekada ka dhageyso odeyga jawaab Suug next time isoo hagaaji
@nasraahmed4014
@nasraahmed4014 7 ай бұрын
Guul guul inshaal allah 💙💙💙❤❤👊
@abdulahisom9914
@abdulahisom9914 Жыл бұрын
Magacii Xajiga iyo xirfadiisii hore waad hilmaamtay in aad noo sheegto. Wariyaha:su'aal iyo jawaab dag dag ah oo taxqiijin wadata ayaad weydiisay wareeysi maahan ee waa... maxkamed😂. Mahadsanid wariye.
@ahmedyus0179
@ahmedyus0179 Жыл бұрын
Wariye sheekada dhagayso ha hor boodin please
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
WAA RUNTAA 😂😂😂😂😂😂😂
@user-dj2to4gt2x
@user-dj2to4gt2x Жыл бұрын
Odayga waa taariikh yahan rug cadaan waaye❤
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Жыл бұрын
Wariyahaan maxaa ka qaldan war aamus odeyga hadalkiisa aan dhageysanee yahuu,
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 7 ай бұрын
Maanta Somalia waxa tuugsada oo dhan waa sirdoon af may maay Bay bartern wadanka oo dhana meel aysan joogin mallaha barakaca yaasha ayaga oo miiran waaye hadanay Shacabka somaliyeed iyaga u istaagin illaalinta wadanka iyo diinta oy basssas wada noqon oy dalka iyo dayarta iyo diinta aysan difaacey nin wadankeena waa gapbada Dowlad kaligeed waxba ma tari karto Dowllada ha joojiso ENG owyada barakaca yaasha lagu quudiyo ha aadeen meelahay ka yimaadeen marka hore Dhulka Muqdisho iyo inta ku deedsan hala nadiifiyo ayaan aniga ra yigaayga dhihi llaaha kadibna gobol walbana ayaga ha is nadiifiyaan Somalida Qabiilka Hawiye laguma dhex dhuuman karo lamana amini karo in si sahlan loo yiraahdo Hawiyaan ahay lakiin Ethiopia way sheeganayan Putllan somalilland kofurllan magaranayo gedo iyo Kismaayo dhaqan kooda
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Жыл бұрын
Sheekadoo dhan ma aaminayo lkn fahmad badan baan kala baxay thanks ader🙏🥰
@Eszaade
@Eszaade Жыл бұрын
Inaad fahmo badan kala baxdaa kasii daran inaad aaminto shekada
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 Жыл бұрын
MAXADAN KU AMININ CIROLE HADLOYO MAWAXA TAHAY XABSHDI AFKA SOMALIGA BARTAY HHH ADER DALKAN WAGAS WAA FOJIKNYEEN
@fiicaneeyfarduus4331
@fiicaneeyfarduus4331 Жыл бұрын
Maashaa allaaah,, walaal xasharo waan ku salaamey ..
@libana4081
@libana4081 Жыл бұрын
If they could fool us back in 60’ what about now
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Bal maantana kawarama xaaladeena soomaaliyey.
@rashidhaji144
@rashidhaji144 Жыл бұрын
Maan ayeey inoo Helen wada cad itoobiya la amiin inshaa allaah waxba inaga qaadimeyso ee ha la dadaalo
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 6 ай бұрын
Tolow ma axmed yusuf dacaala mise Waa boobe yusuf daccaale koley Waa Waa huuno indha biijo
@bilefma
@bilefma Жыл бұрын
War kan wariye maahan sheekada u daaa qofka xaguu u hor cararayaa
@abdirahmanomar6778
@abdirahmanomar6778 5 ай бұрын
Radio somali weyn ayaan soo xasuustay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبني الله ونعم الوكيل أللهم أستر عوراتنا وعورات المسلمين ونساءنا ونساء المسلمين أللهم آمين يارب العالمين
@hassanegal1880
@hassanegal1880 Жыл бұрын
Bj
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 Жыл бұрын
امين يا رب
@Abdijama-tm1cd
@Abdijama-tm1cd Жыл бұрын
cabdi
@CalmAirboat-ry2qx
@CalmAirboat-ry2qx 7 ай бұрын
​¹@@hassanegal1880
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 Жыл бұрын
Qisadaan lafteeda iyadoon saan ufaahfaahsanayn ayaa waxaa fasal noogu sheegay Aun. Jen. Jaamac Muxamed Qaalib.
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 Жыл бұрын
😢😢😢😢 Ka aamus ninka
@abdikadiralimohamed8187
@abdikadiralimohamed8187 Жыл бұрын
SHEEKADII O DHAN WAXAA QASAY WARIYE UN PROFENIONAL AH
@jaallemohamadabdikadir
@jaallemohamadabdikadir Жыл бұрын
Weriye: waxaan kaa codsanayaa in aad suaalaha faraha badan yarayso si aan uga bogono haddalka qolka war-bixinta ina siinaya si aan haddalku u qasmin oo aan nuxurka iyo taariikhdu u lumin isna aanu wax uga tegin fadlan
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 Жыл бұрын
Waa dad xulo ah
@footballAsfa
@footballAsfa Жыл бұрын
Dalsan wariyahan profishoinal ma aha shekada isaga hor boodayo Inaga soo badala mahad sanadiin
@musemuse417
@musemuse417 Жыл бұрын
Fadlan tababar dib ugu laabo oo baro sida dadka loo waraysto dadkana hadalka ka sug.
@MohamedIsmail-vl7el
@MohamedIsmail-vl7el Жыл бұрын
Wariyuhu waraysiga macaanee oo hadalka ka gurbuu isleeyahay laakiin waaba hor cararey oo odeygiiba waa sheekey Kari la yahay, wariye tartiiba markuu odeygu cabaar hadlo hadalka ka gur uun codkana yara naaqus wll.
@rashedguleed6736
@rashedguleed6736 Жыл бұрын
Nimankan nabad suguda ahaa ee safiirka ethiopia daba socday ninkan habeen walba meesha kula kulmaya miyaanay arag?
@suaadd5788
@suaadd5788 Жыл бұрын
Sirdiinkii kacaanka ayaa soo afjaray Dhibkii haddana meel walba basaas baa iska jooga dalkeena
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah
@ismailalas205
@ismailalas205 Жыл бұрын
Wariyaha waraysiga waa hor cararoyaa
@user-lh4xv4wk4t
@user-lh4xv4wk4t 5 ай бұрын
Dowlda soomliya guul ❤❤❤
@roodacismaan952
@roodacismaan952 Жыл бұрын
Waa xog fiican laakiin wareysiga waa degdeg si hufan oo qayb qayba ama tariiba u soo daa xaajiga
@sabirina34john70
@sabirina34john70 Жыл бұрын
War kan wariye mahan wlhi ma isaga wax waryasanya mise isaga la warysan
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Sheekadaan waxaa aan jec,laan lahaa in irir samaale loo gudbiyo oo ay wada dhageestaan Buugna laga qoro dhallinyarada irir samaale ama 🎥📸🤠 hawiye weyne si ay wax uga ogaadaan Taariikhda dhabtaa mida kale aan ku xasuusiyo Odeygaan Xerada Afisooni ka soo horjeeda,keeda Gur,yihii ku yiil wali waa ay ku yaalaan waa hadaad xamar,jajab kala taqaan waxa Odeygaan uu sheegay waa wada run sidaa daraadeed Irir Samaaloow In Dhihiina 👀Fura hadii aan si kale u Dhigo Hawiyoow Indhahaaga👀 Iyo Aqligaaga Fur 🎥📸🤠🤠🤠🤠🤠 GUUL 💪 IYO GOBANIMO 👍💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹🌼🌼🌼🌼🌼🌷🌷🌷🌷🌷💮💮💮💮💮🏵️🏵️🏵️🏵️🏵️🌻🌻🌻🌻🌻🌸🌸🌸🌸🌸💐💐💐💐💐🙏 respect 🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 4 ай бұрын
itobiyon ku.waa cadowga umad somaliyeed
@husseinaden7560
@husseinaden7560 7 ай бұрын
Waa warbixin wanaagsan bulshadana muhiim u ah,waa u baahanahay inaan ogaano
@alisalax5279
@alisalax5279 Жыл бұрын
war nimanku sheeka xumaa ninkii Sirdoonka itoobiya ahaa markuu gabar somaliyed gadaal ka qarxiyey ayaa la ogaaday 😂😂😂😂 waxay meel ka dhac ku tahay sirdoonkii somaliya🇸🇴🇸🇴
@shamsaahmed408
@shamsaahmed408 Жыл бұрын
Haa laakiin waxay ahaayeen dad foojigan waxay dareemeen dhaqan sheeq inuusan meesha ool😂 😂
@KhaatumoState-dk7yk
@KhaatumoState-dk7yk Жыл бұрын
Wariyuhu ha joojiyo hadalada badan oo waraysiga ha dhagaysto. Waaba nin wareersan
@saaqeeyOfficialChanel
@saaqeeyOfficialChanel Жыл бұрын
Itobiya luqadoda somaliyey barta sida ay ayaga afsomaliga ubarteen
@yusufabas4506
@yusufabas4506 Жыл бұрын
Walahi Ragbaa somaray dalkeena hooyo!!!
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 Жыл бұрын
Waa cadaaw qarson hadaba barlamenki ayeba joga ee yego afamharku hadlaya
@cabdiqaadirjanagale953
@cabdiqaadirjanagale953 Жыл бұрын
Wariyaha dhaliishiisu way badataye wax ha ka badalo dhaqankiisa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Jaajuus isqarinayey waqtigiisina la soo dhaafay waxaa ka daran kuwa maanta joogo oo Dowlada xilalal sare ka hayo kuwaas ayaa u baahan in laga hadlo oo la iska qabyo.
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 4 ай бұрын
Waana basaasiin
@sharmarkenur-eg6mw
@sharmarkenur-eg6mw 5 ай бұрын
wariyaha ayaa ka hadal badan qofkuu wareesanayo
@munasarjaye
@munasarjaye Жыл бұрын
Qalina waa wataa sidi wariye
@mohaa1645
@mohaa1645 Жыл бұрын
Hadaan body language ka weriyaha akhriyey wariyuhu waa jaaajuus shisheye u shaqeya baaaris deg deg ah halagu sameyo
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
Habar gidir jiniya arag marki laleeyahay wasas
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 Жыл бұрын
War Aamus Waxan Afka Dheeri Muxuu Ahaa 😂 Tababar Soo Qaado.
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
Wariye niic
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh Жыл бұрын
Deg deg badanaa wariyuhu muu sugo hadalka.
@faahiyechannel2410
@faahiyechannel2410 Жыл бұрын
Kan wariye mahan
@anisayusuf9711
@anisayusuf9711 5 ай бұрын
Wariye jira mahan wa dadka warka kasugo . Wari6e Ayaale ufiirso oo wax ka baro
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
War wariyuhu miyuu cabsanyahay.wareysigiiba waa dilay.
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HA IDIN XIFDIYO DALKEENA IYO DADKEENA MAALINTAAS IYO MAANTABA WAY KU SOCOTAA OO CAADO QAATEYAALNA WAY NAGU BATEEN QABYAALAD WAA NA DILOOTEY XALANE BAY MAANTA NOO FADHIYAAN GUMAYSIGII UGU WAYNAA NINKII DEJIYEYNA MAANTA WAA NINKA MADAXWAYNAHA KA AH DALKA OO MEELWABANA DABKA QABYAALADEED KA HURINAAYA LOONA SACABO TUMAYO QABYAALADU KU QADEEYA KU QURAACDA KU CASHEEYA EEH BAY SHEEKADU TAAGAN TAHAY .
@snw9257
@snw9257 Жыл бұрын
ASCWW tasokale waxay ka dhacday xamar 2007 ninki 10 ka sano basaska jaha Ethiopia ee xerowga masajidka iska dhijiray
@husseinaden7560
@husseinaden7560 7 ай бұрын
Subxanalah ilaahow umadaada u gar gaar
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIVECWATIONS
@user-jk4gk9vw5e
@user-jk4gk9vw5e 5 ай бұрын
@Jibriil571
@Jibriil571 Жыл бұрын
Barnaamij fiican odaygan halagu warayso. Taariikh badan oo khatara ayuu hayaa odayguye
@ayaanleyare8840
@ayaanleyare8840 Жыл бұрын
War yaa ilahay yaqan kan yaa wariye kadhigay shekaduba xumeynaya odayga hadal kamaba sugayan cilbu igu dilaya wlhy isaga owgii ayaba udhameysan waba iska qaday bakhtigan waxba maba sugayaba😂😂
@mohamedsufi52
@mohamedsufi52 Жыл бұрын
Shekadan waxba ka qaldan 1962 hotel Curbar ma jirin
@ruqiyosaid948
@ruqiyosaid948 Жыл бұрын
Waagaas haday saas ahayd hada maxaa moodaa
@yusufabas4506
@yusufabas4506 Жыл бұрын
Thanks boss???
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Жыл бұрын
Waalidaada weriyuhu xitaa waxay saamaysay Xaajigan waramaaya oo Uu ku jujuubay In Madaxweyne Aaden cadde joogay habeenkii xeebta
@KhalidSaid222
@KhalidSaid222 Жыл бұрын
Nice
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei Жыл бұрын
Eaxaaan wariyee maaaha bad reportor.warka sii ninka
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 Жыл бұрын
Walaahi waa qiso cajiib ah aabaha. Somaliyeed. Waa waayo arag
@saedboni6011
@saedboni6011 Жыл бұрын
kkkkkk wll sheekoo beenaa
@shafihussein4433
@shafihussein4433 23 сағат бұрын
Waa sheeko xaqiiq ah
@AliHassan-nm3ks
@AliHassan-nm3ks Жыл бұрын
Weriyuhu waa fiican yahay lakin wareysiga qofka inuu jaanis siiyo ayaa fiican. Inuu hor ordo maahan.
@asiliboorle998
@asiliboorle998 Жыл бұрын
Nin tariqa haayo waa yoo
@munirkh
@munirkh Жыл бұрын
Cajiib,,,
@user-ln8bg1kq7r
@user-ln8bg1kq7r 6 ай бұрын
wariyaha ma fahmin!!!! Waa badgale kale (youtube gale waaye kkk)
@ugaasduceysane4442
@ugaasduceysane4442 Жыл бұрын
Wardiyaha wakaa dhibaya uuw qaaday isagaa Ethiopian ASAL ah oo afsomaliga bartay ee yuwsan toogan odayga warbadan yaa ku aadan odayga wadaniga ah aysan aheyn wardiyaha magacyada GENERAL DAUD IYO CAYDIID YAA DHIBAYA IYO MADAXDA KALE UUW MQGACYADOODA TARIQDA DUQU GELINAYO
@Ahmedshabdi325
@Ahmedshabdi325 6 ай бұрын
WARIYAHA WAA KAWAALAYAA WARKA
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 10 ай бұрын
Xaajiga magacii
@liban4679
@liban4679 Жыл бұрын
Manta ilmo dayuusin dowlad isku sheeg Itobiya walaale bay u yaqaan oo waxayba aaminsanyihiin inay dowladnimo Iyo ciidamo in ay dhistaan la rabto. Ilmo dayuusin
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Sheekadaan waxaa ay ka ga,dhigan tahay Sheekada Cabdi riqaa Qaliif uu ka wado Soomaali 🇸🇴 Iyo Somaalilan 💚🤍❤️ guul 💪 iyo gobanimo 👍 madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud magaciis ha raagee iyo Madex Weeynaha somaalilan 💚🤍❤️ Mudane Muuse Biixi Cabdi 😎🙏 respect guul 💪🤠😎💯💯💯💯💯📸🎥🤠 hawiye irir samaale 🙏 respect guul 💪🤠😎 iyo gobanimo 👍💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹🌸🌸🌸🌸🌸🌷🌷🌷🌷🌷💮💮💮💮💮🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌻🌻🌻🌻🌻🌻💐💐💐💐💐💯💯💯💯taariiqdu dadkeey bartaa Dunida Waayaheeda NIN LAGU SEEXDO HA SEXAN XILBAAD SIDAA HA SEEXAN GUUL 💪🤠😎🤠💯💯💯💯💯💯 IYO GOBANIMO 👍🙏 RESPECT KA NAXOOW NAFTA WAA QABUURAHA ⚰️💀 BADI SIDA SIYAAD BARRE AF WEYNE MUSQUL 🚽💀⚰️ KU BAQTIYE MUSQUL AMA SUULI KU TAAL NAAY,JEERIYA KOOW IYO LABAATAN SANO KA DIB U N C YOU INSII WAXA AY TUSTAY WAXAA UU YAHAY ILAA LA BADEY IN UU MUSQUL 🚽 AMA SUULI KU TAAL DALKA NEYJEERIYA XILIGII AF WEYNE EE XAMER AMA MUQDISHO QAAWANAAN KU SOO GALAY SIDIISII QAWANAAN MA LOOGA SAARAY KU WAA SU,AALE MUDANKIISII MA LA,MARSIIYAY ILAA UU KU BAQTIYO MUSQUL 🚽💀⚰️ AMA SUULI SIDA AAD UGU TAGAAN?
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Жыл бұрын
waar wiilku waa fiicanyahay dadkan qalinayo wariyu hadalkuu waadax dhaigayaa ileen dadbadan oo lahajada sifiican ufahmeyn baajira ee lasocda wariyaha
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 7 ай бұрын
Wariyahaan waxuu moodaa isaga loo sheekeynaa dad ayaana waraysi taariikha loo duubaa. . Sxb qofka warkiisa ha qaldin hadalkana yareey. KOOBINTA badan iyo codka dheer gaabi
@farxiyosiidow
@farxiyosiidow Жыл бұрын
Noosoo badi wllken
@maxmaxamed2199
@maxmaxamed2199 Жыл бұрын
Faqashtii oo is wareesanaysa Ha la dhageysto sheekedooda
@user-nz1hw1rc8k
@user-nz1hw1rc8k Жыл бұрын
Amxar kii kudhalay was.
@maxmaxamed2199
@maxmaxamed2199 Жыл бұрын
@@user-nz1hw1rc8k Anaa ku wasa
@maxmaxamed2199
@maxmaxamed2199 Жыл бұрын
@@user-nz1hw1rc8k sidaan kuu dhameeyey waad la socotaa itaal baranbaro lahayde la waseen yahow
@user-nz1hw1rc8k
@user-nz1hw1rc8k Жыл бұрын
@@maxmaxamed2199 somaliweyn haajirto, waaliged na weyjiree.
@user-bp1gi8vb1v
@user-bp1gi8vb1v 7 ай бұрын
😊
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Kani weriye Maaha , waxan ugu baaqayaa inuu doodaha qabto oo aanu waraysiyada qaadin
@abdimohamed55
@abdimohamed55 Жыл бұрын
Kan wariye maaahan wlhi si wax loo wareesto ma yaqaano
@abdinur6152
@abdinur6152 Жыл бұрын
Maxamed Siyaad Barre uga horeeyay ninkan u basaasida Ethiopia
@gedefletv6049
@gedefletv6049 11 ай бұрын
Kiniinkii cuqdada doono
@user-qk6cj4dq1w
@user-qk6cj4dq1w 6 ай бұрын
Kalabaq
@user-qk6cj4dq1w
@user-qk6cj4dq1w 6 ай бұрын
Alaha kabaq niyon
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Жыл бұрын
Subxaana Allah
@user-ck2gh7yl9r
@user-ck2gh7yl9r Ай бұрын
Sirdonka Maanta itoobiya ujooga soomaliya lama xisaabikaro taas waxaa kadaran oo layaaba ah wariye kasta oo soomali ah kama hadlikaro dhibaatada soomaliya Maanta haysata
@Daacad1
@Daacad1 Жыл бұрын
Asc akhiyaarta odeygu waa ragii ruugcadaaga ahaa wadankana waxbadan ka'og lakiin maxaan dhageysanaa waryihii ayaan warkii uu faahfaahinayey sugeynin oo marwalba dhex boodaya ofeyga warkiisii marka wareysiga mar labaad soo duub markaad wax weydiineysidna odeyga su'aal weydii lakiin hadalkiisii ayaad kadafeysaa oo ka'qaseysaa subxaanallaah waxaad noqotay Sheekh Badgale labaad
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 Жыл бұрын
Waxan wariye maaha waa qof bila anshax ah
@abwaanxasan-mahadkooreeye514
@abwaanxasan-mahadkooreeye514 6 ай бұрын
Waxa kan wariye maahee, isagaaba basaas ah ee daba-gal ha lagu sameeyo.
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 23 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 31 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 172 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
What is ChatGPT doing...and why does it work?
3:15:38
Wolfram
Рет қаралды 2,1 МЛН
GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988
24:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 62 М.
Qaybta 1aad Faa'iidada iyo Khasaaraha Heshiiska Badda ee Itoopiya iyo Somaliland
35:33
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 23 МЛН