BEENTA ONLINE SIRTA QARSOON MAXAA KA OGTHAY|":"""""

  Рет қаралды 15,904

Walalkaa Filims

Walalkaa Filims

Ай бұрын

BEENTA LA NOO SHEEGAY EE AAN KASOO KABSAN
ONLINEKA WAXA KA OGOW BILOW MANTA
HA ILAAWIN INAAN ILA SAXIIBTO SAXIIB MAHNSID

Пікірлер: 171
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
t.me/abdishakuuraden waxan ahy forex treader hadii aad rabto inaan wada tader gareyno iga soo qabo shpkyyga ahy like haiga ilaaawin mahnsid
@Sahalmarketing
@Sahalmarketing Ай бұрын
Ma Adaa Trader garaynaya
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan Ай бұрын
treader maaha waa Trader..sxb waxbaro oo qoraalka iska sax waa iga talo
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 Ай бұрын
aad baan uga helay mawduucan iyo weliba ragga aad soo qaadaty oo ku caanbaxay marin habaabinta dhalinyarada
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
raga aan raby waa adiga oo kale oo xota haya
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 Ай бұрын
@@abdishakuuradenhusseinexactly wax badan baan islahaa maxaa mawduucan looga hadli la’yahay iyo raggaan 300$ dhalinyarada ka qaada si ay uga hadaan website hadu cilad timaado ayna iyaguba aqoon u lahayn. post baa jira yar tech expert uu ka qoray labo nin oo raggaan meesha saaran kamid ah.
@nmcflims7421
@nmcflims7421 Ай бұрын
Ragaas waxaan ka yaabey kooras ayey soi diyaarinayaan ooo youtube ka ka buxa ayey lacag kaa qaadeyaan
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 Ай бұрын
@@nmcflims7421 waa tuug bal qof crypto labo bil keliya kujiray oo ku dhahaya waxan gado iyo sidan samee koorsadana iga gado ka wrn waa la fahmay
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Ай бұрын
@@nmcflims7421 haa walaahi mid baa hadda igu yidhi 49 dollar bixi youtube ka helay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Walahi, waa Runtaa😂😂 Rag yutub ka shaqeysta Ayaa Iska dhiga In Ay xirfad ku shaqeystan , markaa waa beenalayaal views Raadis Ah.
@AbdalaAbdiaziiz
@AbdalaAbdiaziiz Ай бұрын
Ninki ugu horeeyay ee somali-ah oo fahmay ragan shaxdoda anaguba wan fahane lkin KZfaq man so farisan marka guuleso man 👨🏽.
@FarhaanAbdirahman
@FarhaanAbdirahman Ай бұрын
Bro dad badan baa fahan sana hambalyo wxay wxan u sameenayeen waa in course ey ka iibiyan ama views ka helan😂
@Baananews
@Baananews 17 күн бұрын
Wa ku saxan tahay sxb warkaga Lkn wax walba waqti aya la isku dhafay nin hurda iyo nin so jeda mel maka wada bixi karan Lkn dulqad iyo samir wa jira iyo aragtida fog na wa muhiim mahadsanid
@abdiazizismail5306
@abdiazizismail5306 Ай бұрын
Ragga ad shegtay iyo dhalinyarada doonaysa wado fudud inay inay lacag ku helan iyaguna way khaldanyihin sababto ah qof walba ayaa lacag Samayn lahaa . Qofku Hal xirfad oo dadku badankodu garanayn number 1 ha ka noqda lacagtu iyada iska imanaysa .
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wad ila hysaa mudan raga ladoonyo waa adiga oo kale
@mohamedhaye4
@mohamedhaye4 Ай бұрын
Mahadsanid sxp Abdishakur 🙏🙏 Muuqaal muhiim ah baad nala wadaagtay Runtii aniguna wax badan baan kaa faaiday oo aan rabay cid iikala saarta جزاك الله خير الجزاء Noona soo badi muuqaalada noocaan oo kala ah si waxyaabaha badan ee dhalinyarada wareeriyay ay u gaadaan midka saxan iyo midka khaldan
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
mahsnid wllkyga wax wayn buu iiyahy hadlkn
@AbdulRazak-pr9ce
@AbdulRazak-pr9ce Ай бұрын
Mahadsanid
@Mohamudahmed-vu2ew
@Mohamudahmed-vu2ew Ай бұрын
Meeshan dadkii bilaa hal abuurka iyo Samir la aanta ayaa iskugu nacam laynaaya waar sxp ma jirto xirfad qiime sare leh oo lagu barto short time marka hore ba . 2019 ilaa hada waxaaan wadaa shay aaan barto walina diyaar baa u ahay inaan si wado qof kasta oo wax igu kordhinaayana waa dhagaystaa
@JamaalTimoJamaaltimo
@JamaalTimoJamaaltimo Ай бұрын
You welcome brother, keep going
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
meaning big brother thnks
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Ай бұрын
Ninkii qosolka ahaa 😂
@CaashaFaarax-kw1kh
@CaashaFaarax-kw1kh Ай бұрын
Wll bal ka waran bloggingka isaga wakhti hore ayan ka iibsaday ninka gelle Bashir la yidhaa 29 ayu igaga ibiyey wllahi wan ka qoomameyaa waayo in badan oon isku dayey inan fahmo wan fahmiwayey xita adigon fahansanayn halku kugu shegi laha sidad u isticmalayso ayun buu kaliya link ku so dirayaa kumana fahfahinayo😢
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wll sorry muuqlkn inaan kusoo daro ban raby bloginka lkn long waaye qof inuu caan yhy oo lasoo buuqanyo bes buu umuhiim yhyin way way jiraa kuw kale ha niyda jabin bilw had kuwa kale
@maryamabdiguide
@maryamabdiguide Ай бұрын
wilka yasir marketer la dhaho sharaxay side wax loo soo dhigo bloging ee channell kisa fiirso qeybtq search ku qor sidee bloging wax loo post gareya yasir marketer kdb asiga video yadiisa ku soo baxayaan.
@ayaanleali7203
@ayaanleali7203 Ай бұрын
blogginka waa xirfad dunida horumartay aad uga shaqeeya lkn bulshadeena somaliyeed ku adag waayo maaha bulsho wax raadisa ama baadhintaan samaysa blogginku wuxu u baahan yahay in bulsho badan ku xidhnaato qoraalada aad soo gudbinayso. waan isku daayey lkn iima suura galin kan geele ee youtuber iyo qaar kle oo badan wa beenayaal kaliya viewskooga eega.
@user-pm5gt1lt8u
@user-pm5gt1lt8u Ай бұрын
جزاك الله خير يا أخي الكريم
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
you wlcme wlll
@miskifarax579
@miskifarax579 Ай бұрын
Qof ifahansiiya wn rabay mahadsanid guulayso
@user-rx4wo7ur3g
@user-rx4wo7ur3g Ай бұрын
You are the best
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wax wayn bay iithay mahnsnid
@cabdiwahidfarah7835
@cabdiwahidfarah7835 Ай бұрын
Abdishakur shp aadaa umahadsanthy meel aan kala soo xariiro isheeg prp 🫡
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
0906490641 kasi iga soo qabo shp
@Jiilxirfad0
@Jiilxirfad0 Ай бұрын
Muuqaalo run ah ka daawo ( Jiil Xirfad)💰
@user-zz4mg1yz5i
@user-zz4mg1yz5i Ай бұрын
Sxp waan dareemay marar badan arkay❤ i..n inaad naga jahil bixiso rajeyhaa
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
nabdoone guulyso wax wayn bay iithy
@MssEimana
@MssEimana Ай бұрын
Thnks wallo ani xitaa waaba yaabana iney wax kasiya yihiin anyway keep up bro😊❤❤
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
mahsnid wllshy
@Karama.editor
@Karama.editor Ай бұрын
Zxp sound effect xogaa gaabi
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
hy jano gale
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali Ай бұрын
Qolya share iyo follow lacg ka raadisa aya maalinkasta dadka ugu sheekeeya malaayiin ayan ka samaynaa
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
waa saxnthy wll kaliya waa inaan baarid samyno wax noo shaqynyo markn joogno soomaliya
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Waa run Walhi
@somaliboy6040
@somaliboy6040 Ай бұрын
Waa run waanku wareeray ragaas inaan fahmo baan isku dayay lkn waan fahmi waayay
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
mafhamysid waayoiygu dantooda waa coreska aay gadayaan
@user-zz4mg1yz5i
@user-zz4mg1yz5i Ай бұрын
Sxp guuleyso❤❤
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
shp sidoo kale wax wayn bay iitahy
@shariifwaaye57
@shariifwaaye57 Ай бұрын
3daan waa dhibsadey 2022aa bartey ayaga ilaa hada .5 qadka ku shibtaa😢😅
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
SHP XIRFDA YAR YAR BARO
@A.maalik.
@A.maalik. 29 күн бұрын
waa benalayaal meel yar ka tusaa qof isbuuci 200__500 sameeyo miya kuku baryayo corse 20\30 dolar ah wixii raba no sheekan
@fakateshortos
@fakateshortos Ай бұрын
🫡
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Ай бұрын
Xaqiiq waad haleeshay mawduucan.
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
MAHNSID MUDAN
@abdikariimabdirahmanali542
@abdikariimabdirahmanali542 Ай бұрын
mahnisd mudan
@dearpain2815
@dearpain2815 Ай бұрын
landheere sirtan wan ogaa dadka ma amini jirin wax iga dhex guxayy ba toosh ku ifimisay
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
nabdoone wax wayn bay iga dhiganthy commntga mahnsid bro
@Our_luxury_world
@Our_luxury_world Ай бұрын
Waa xaqiiq jirta , guuleyso walal
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wax wayn bay iga dhignthy mahansid
@salmaansaalax223
@salmaansaalax223 Ай бұрын
Dhalinyaroy mar hadaa maqasho online lacag ka samee adoon xirfad u baahnayn waa beenaale qofkas xirfad un baro kadib xirfadada iibi kadib hel lacag aad u dididay oo xalaal ah
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy Ай бұрын
Waa mahadsan tahay
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wax wayn bay iga dhignthy wlcme
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 28 күн бұрын
Wllkay dropshipping anaa sameeya lkn labo sano oo dhib ayaan ka maray sxb marka dropshipping been ma ahan lkn wxd sxbayaal samaysaan iibsada courses ka ajaanibta waligay somali dropshipping kama aanan baran waxa jira wiil aan sxb nahay wuxuu ka sameeyay dropshipping $250k Ogaadana wax si fudud lacag looga sameeya ma jiro ee waa inaad dadaal iyo daal badan ka martaa
@user-bt3wm1rn1x
@user-bt3wm1rn1x Ай бұрын
Pro xaqiiq aan kula hayo weeye in badan Ragaas waan ku xirnaa waana u fiirsadoo marka uu mid kasta doonayo course kiisu ama product giisa u gadmo yuu dhalinta usoo bandhigaa isagoon usoo bandhigayn xaqiiqada uu yahay iyo waaqica dhalinta somalia 🇸🇴 jooga
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
great wad ila hysaa rag indhaha ufruan ku jirtaa keep going man
@zakiboy-3592
@zakiboy-3592 Ай бұрын
Sxp waa saxiix ka hadshayaaa lkn digital marketing waa mihnada weyn wax uu leyahay faracyo bdn faracyada short term ma noqyaan sid social media marketing
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
waa saxnthy janogale
@yunisyonka8462
@yunisyonka8462 Ай бұрын
WARSAN BADE WA BEENALI CAADIYA WAN KA SHAKIYAY AXADKAS😂😅
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf Ай бұрын
Ader qofwalba xataa adiga marketing busamynyaa si uu lacag usameyo,
@OmarZakriye
@OmarZakriye Ай бұрын
Hada waxa barano cryptocurrency waxn joga kenya 🇰🇪 3 months bis ka badn cryptocurrency easy ❤🎉
@ayaanleali7203
@ayaanleali7203 Ай бұрын
3 bilood waa ku filan tahay qofka baranaya cryptocurrency lkn profitkeedu waxay qadanaysa sanado oo qofku faaido lama bixi karo mudo kooban balse crypto waa ta uu wacan danka maalgalinta online
@lazco__1943
@lazco__1943 Ай бұрын
Xifadaha fudud ee laga shaqaysto kasoo hadal chp
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Ай бұрын
That’s reality ❤
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wax wayn bay iitahy midan mahnsid shp
@daadiyemedia
@daadiyemedia Ай бұрын
Daadiye media kusoo biira si aad waxbadan nooga faido
@fardowscabdi7012
@fardowscabdi7012 Ай бұрын
Wll video editing ma long ba mase short term
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
WAA SHORT WLL baro waa muhiim waxd samysan soo gubiyo soo dhiga baraha buslda
@CabdallaCali-re1uc
@CabdallaCali-re1uc Ай бұрын
Nio sxb wa runta in badan waad ku saxantahay ,except crypto iyadu aad uma adka Keliya course da 3-4 bilood baranaysa ,kadib waad ku shaaqaysanaysa sida kuwa kle uma adka. Tan kale ragan waxay attention ka radiyaan xirfadaha markaasi dhalinyarada ay xiseeyaan , Markasay websites koda kuso daryan course daasi marka kacsanayd Oon awlba aysan website kooda ku jirin😂😂. Halkasad ba ka gran inay isla adiga fursad lacag ka dhexradinayan,
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
shp taasi forex ku fiican caadi ahaa waa la maalgashtaa kadiban waa lasugyaa inuu kaco qiimaha
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik 25 күн бұрын
Sax weeye dadki wey waaleen Somalida dhamaan onlike ha kashaqaystaan maxay tahay Yaa ka shaqaynayaa beerihi janale
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein 25 күн бұрын
waa sax
@happygirl5264
@happygirl5264 Ай бұрын
Video editing iyo graphic design. Inte ugu fican youtube oo laga barta igu cawiya
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
zxp samwade and garaadso degsin
@gicilo386
@gicilo386 Ай бұрын
rageedi wllhi wax kasoo hadlo waan rabay ragaa wax eey somaaliya ka og yihiin majiraan the just went sell courses and rob this maskiimiin
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
agree wlhi dhalinyrta soomaliyeeda mx ushaqyn kara baa muhiim ah zxp
@MSA10_Clips
@MSA10_Clips Ай бұрын
Wuxu wa benalayal qof kisto oo kashekeyo online business always they growing their chanel through us by telling us lies ways they never tried and even some knows it does not work
@axmedanashde9194
@axmedanashde9194 Ай бұрын
Isntgtam ma leedahay sxp iyo meel lagaala so xariiro waxban ku weydin laha ado raliya
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
shpay tetegarmka iga soo qabo pin saarn
@axmedanashde9194
@axmedanashde9194 Ай бұрын
wa waayay maxa kugu qoran ​@@abdishakuuradenhussein
@axmedanashde9194
@axmedanashde9194 Ай бұрын
@@abdishakuuradenhussein waa waayey sxp maxa kugu qoran
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Ай бұрын
Alla maxaan in badan arinkaa ku fakaray waad mahadsantahay wll in badan ayan ku fakaraayay Arinkaaa
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wan kuu hadly miyaa wad ku mahnsthy commetingn qurxoon
@KhalidArab01
@KhalidArab01 Ай бұрын
bro mice aad isticmaasho app aad codk ku hagaajiso ila wadaag
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
adobe podcast
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Iikaalay kuma dhihin ilbaxnimo mawadan
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Ай бұрын
Zxp wllhi waad no hadashay kuwaan kaligood mahineee xitaa Andrew Tate iyo iman gadzhi waxey lacag ka sameeyan coursoyinka ay gadaan waana mahadsnthy zxp
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
haa shp baarid ban samyey waxn aga noo shaqynmaalin waliba laga shekeyaaa
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Ай бұрын
@@abdishakuuradenhussein mida kle Horta kuwa Somalida waa faatalayaal Tate iyo Iman baa dhaama oo wacyi galin leh
@XuseenAlasta
@XuseenAlasta Ай бұрын
Hhh waxaan qoslaa markaan arko bil kasto intaan ka sameey xirfad hebel Sababtoo ah Internet ka malahan wax limit leh oo la dhihi karo lacag hebel aa ka helee bil walba Marna way tiro badanthy marna way yartahay marna waaba eber waxaa kaloo ka daran teamka sida dhiirigaliyayaash cml u dhaqma ee dhaha 5taan taalabo qaad 5taan business bilaw 5taan xirfad baro maalin kasto 5 ay wadaan ayagana KZfaq lee dhex fadhiyaan 😅
@shumacboy
@shumacboy 21 күн бұрын
Waa saxan tahy walo isku fkradna waa nahay ma jidho hab fudud oo online lacag looga sameeyo ragaana waa scamers u soo tashaday jiibka dhalinta aan hasan fahan guud oo ku saabsan Internet ka
@abwaanamooreoffcial3552
@abwaanamooreoffcial3552 Ай бұрын
Ragaas shekadaas online caado bay kadhigteen si ay umarin habaabiyaan dhalinyarada
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
way nawlee qof soomali jooga maxa ushaqeya majirto waa laiska kaa waramyaa
@suuqhaye6435
@suuqhaye6435 Ай бұрын
Gelle bachir wuxuu Soo bandhigay blogger uu dhahay ka shaqaysta, lkn blogger wuu dhibtay , siduu google sheegay
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
baarid samee shpkay yan lagu gaadin
@motivationdechangement
@motivationdechangement Ай бұрын
Walahi affiliate marketing iyo forex wan ku dalay
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
forex xooga saar waliba ICT BARO SHP
@mohamedomar8783
@mohamedomar8783 21 күн бұрын
Term dhawaaqeeda iska sax
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein 20 күн бұрын
muhiimadu dhawaaq trem maha ee waa muuqaalka
@mabdirizak
@mabdirizak 13 күн бұрын
La iskama warhaayo
@AmalXasancabdi
@AmalXasancabdi Ай бұрын
Waxa tahaay qof kaliya oo ilafahamay beentoda❤😮
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
shp mar badan ban isku dayyey lkn kaliyashaqda socota waaa coures inay iibyaan wax kale majiraan
@jamaccj9040
@jamaccj9040 Ай бұрын
Wlhi benta maha warsame iyo geele bade waligeyga oga benalayal ine yihin
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
baarid sameey mar waliba zxpkay
@josephjmc9640
@josephjmc9640 Ай бұрын
dropshiping hal xirafad kaliya ma ahan si aaad lacag uga samesid wa xirfado badan la isku geyay waxa ads ad creator copywriting marketing designing iyo waxa ugu muhiimsan wayo aragnimada waqti waxa kugu filan 1 ilaa 3 sano waqti hado imana wixi waqti ka galay ayana faido waarto leh
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wad saxnthy mudan
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
t.me/abdishakuuraden igala soo hadhiih mudan
@NatureandQuran887
@NatureandQuran887 20 күн бұрын
Ama short term hanoqoto ama long term ugu danbayn maan lacag laga samaynayn
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein 20 күн бұрын
kasoo samee adiga waa kusugynyaaye
@NatureandQuran887
@NatureandQuran887 20 күн бұрын
Aduu mxd youtube kaqabansaa
@NatureandQuran887
@NatureandQuran887 20 күн бұрын
Bal umada u sheeg
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Ай бұрын
Waar waa runtaaaye waan ku mashquulayba
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
hada kadiba baarid samee
@user-qf5ux9hx8f
@user-qf5ux9hx8f Ай бұрын
Cripto in vestments kaliya lacag loogama sameeyo sxb Daily baa jira
@ABDISHAKUURADANHUSSEIN
@ABDISHAKUURADANHUSSEIN Ай бұрын
TAASI FOREX BAA KU FIICAN DAILY
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
daily marky timaado forex ku fiican iydan aniga hada isticmaala daily cyrpto majiro soomali baa logu shekeeyaaa way jiraa lkn waa looga wacnyhy
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Ай бұрын
Meel si ficcan video editing ka looga barto ii sheeg
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
online miyaa mise offline
@Sharifmahamed2
@Sharifmahamed2 Ай бұрын
Online ​@@abdishakuuradenhussein
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Ай бұрын
Meel laguu tilmaamaayo wax kuuma tareysee youtubeka hada kudhex jirto aa kabaran kartaa searching kuqor
@XabsaAxmednuur
@XabsaAxmednuur Ай бұрын
Offline majira ishheeg bl hno
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 25 күн бұрын
Nio xirfadahas waa jiran ee aqoondaro aya ku heysta
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein 25 күн бұрын
aqoonta adiga qaado oo kashaqyso dropshoping
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 25 күн бұрын
@@abdishakuuradenhussein waxan lcg ka sameya affiliate marketing io blogging alx 2024 ayan websitekeyga blogging ku bilabay
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Ай бұрын
Hadana thumbnail walba lacag kuqoran yaab wye 😂
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
dhalinyarta soomaliya joogta hadaan nahy way nawalee
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Ай бұрын
@@abdishakuuradenhussein ha wlhi zxpow hadan coursooyinkooda lacagta ay dadka kaqaadaan za'id ubadan
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Ай бұрын
war ninkani dhalinyarada kor ha loo qado dhalinyaro ninmankaasi wey na waaleen maskaxdeenii bay dhinaca kale u rogeen waxay kaaga dhigayaan waxaad beri lacag ka helayso.lacagta koorsadoodu waa qaali qofkii english ama carabi yaqaan wuu ka maarmi karaa youtube ayuu ka heli karaa macluumaad badan
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wad saxnthy mudane
@maanka4496
@maanka4496 25 күн бұрын
taliye tuugada dhalinta wareerisay waa soo qabatay ee saxib intee dhalinta ka jareen adna ka jar ee kusoo caan bax weliba dad badan ee dhibateyen ayaa jiro ee raadi youtubekaga soo dhig
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein 25 күн бұрын
okibro
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Ай бұрын
Codka😮
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
hee ma hoseeyaa wll qli
@Ismlre125
@Ismlre125 Ай бұрын
walahi kuwas dhaliyarada ah oo ad sawirkoda soqadatay waligooda ma arkin ayagoo dadka courses baraya markay sogalan siday ushekeynayan oo ay isku faaninayan way iska baxan , yaap.😂😂
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
WAD HYSAA YAA LAGU GAADIN HEE GUULYSO WLL
@user-ls7rk6by7d
@user-ls7rk6by7d Ай бұрын
Aniga nimanka magarankaro horta lkn online marketing waa noocyo badan tahay lacag fiicana waa lagasameeya dhalinyarada haniyad jebin adiga qudhaado ninki dadaala bilo buu lacag kaga keenayaa
@ABDISHAKUURADANHUSSEIN
@ABDISHAKUURADANHUSSEIN Ай бұрын
Lkn zxhp ninka wuxuu ka hadlyaa xirfda kuwa wkhtiga dhow iyo kowa wkhtiga dheer muuqlka madhamysan miyaa
@Barakodiin
@Barakodiin Ай бұрын
😂😂😂😂 raga ugu caansan marin habaabinta bulshada ayaa soo qabatay balaayo niila been badnaatay waxaaba ugu daran halka warasame bade ah turuufe toore weenaatay waaye bal hantida uu sheegay moo qaato asiga oo iskaaga baxo youtubaha maxaa dhexdhigay😂😂😂
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
yaan lagu gaadin
@user-by5cx5jk4j
@user-by5cx5jk4j Ай бұрын
Sidoo kle Forex Waa Long-term
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
zxp mahan sabatoo ah wan soo arkay soo arag adiga wll
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid Ай бұрын
Online in lacag lka sameyo been mha....bil wlba lacag ba ku shubta ama interent ba lka qada xge marta ma isweydisay suasha....tedakle onile ku mha shaqda oo kle wxey qdaneysa inad resultka aragto bilo ama sanado...qof wlbna kma so bixi garo
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
waa runtaa wlhi been ma aadan sheegin mudane
@getsmart01
@getsmart01 27 күн бұрын
Nio dadaka beenta ni jabka kada dadka dhan Aya ka shaqeysta
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein 26 күн бұрын
dadka lacga looga qaado coureska ku jiraa shp bannanka usoo bax wax isbar awoowe intaa waxsi waa been leedhy baa laga tagy
@MohamednoorHassanIbrahim
@MohamednoorHassanIbrahim Ай бұрын
Wlhi waa runtaa dadkan waa views raadis
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Ай бұрын
Nio waxa dhaha maxa qaldan dadka miya ja duwanthy yaap sow waaba beenayal kulli unsubscribe aya dhahay
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Ай бұрын
Guleyso ugas
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
mahnsid ugaaas
@sayid1148
@sayid1148 Ай бұрын
Warsame bade wa xirfad yaqaan dhamaystiran lakin raga kale mooji
@b.00.00
@b.00.00 Ай бұрын
QOfka aysan dalka ugu shaqeyneyn waxa uu isku dayi in xal raadiyo qaabab badan ayaa jira, tan kale nimanka thumbnailka kuu saaran waxa ku heysato ma fahmin,waaan ku mahadsanthy informationka nala wadaagtay lkn marka xiga nin raga xaniinyaha ha uga dhagin (kg)
@ABDISHAKUURADANHUSSEIN
@ABDISHAKUURADANHUSSEIN Ай бұрын
Lkn si markii loo fiiryo qaybtooda waxy ka hadlyaa kama shaqystaaa shpaky
@abdikariimabdirahmanali542
@abdikariimabdirahmanali542 Ай бұрын
zxp lkn markay runta laga hadla xirfado qofka dhalinyrta ee soomali jooga aan ushqynyn baa ban iydoo waliba xali waliba laraadinyey inay thnks
@b.00.00
@b.00.00 Ай бұрын
@@abdikariimabdirahmanali542 Adiga ku shaqryso maxa ayaga kaaga xiran shaqadooda hada ka barato adiga iyo computerkaga
@Sharifmahamed2
@Sharifmahamed2 Ай бұрын
Gutless sxp wax saaan runtaa dadkaa ugu sheego waba weyneee
@abdishakuuradenhussein
@abdishakuuradenhussein Ай бұрын
wax wayn bay iiathy mudan midan wad mahnsithy shp
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 128 М.
🌟 How to Verify Your LinkedIn Profile: Step-by-Step Guide  🌟
3:39
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 108 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН