Beeraha qarash la aan baxay

  Рет қаралды 32,991

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

Жыл бұрын

Пікірлер: 163
@nimcocali-oo4ql
@nimcocali-oo4ql Жыл бұрын
masha allaah wllo dhaqankaaba guulayso wll intad umada somaliyed dhulkooda jeclaysiinayso anaguna waan kugu taageeraynaa
@lebaan4795
@lebaan4795 Жыл бұрын
Indeed sister great news That is very nice keep working hard
@creativemind8924
@creativemind8924 Жыл бұрын
Dadka soomaaliyeed horumarkii baa laga fadhiisiyey oo hub baa la isugu dhiibay. ...shared and liked ❤
@mohaayare1800
@mohaayare1800 Жыл бұрын
ماشاء الله فماأجمل فى أراضنا يارب لك الحمد لله كما ينبغي لجلال للهم إجعلنا آمنا رخاء سقاء
@user-tq9rl2ex7w
@user-tq9rl2ex7w Жыл бұрын
Allahu akbar maxan uxisay qarahan iso tur dhaqankabaay
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 Жыл бұрын
Mashaallah I'm so proud of you ❤👍👍👍👍👏👏👏👏👏
@user-ps4ci8mn3s
@user-ps4ci8mn3s Жыл бұрын
Ma sha Allah waxa thy qof ku dayasho mudan .mahadsanid wll qli Allah ku siiyo cimri iyo cibaado soban .horey usoco waad gaari dontaa u jeedkaga ama yolkaga insha Allah. Shimbirta qudheda waa la xanaaneyaa caalamka is ku day wll hormarka caalamka hiigsanayo waa warshadaha ,Beeraha iyo xoolaha ee ugu horey yaan shimbiraha .
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Masha Allah walaashey Videos-kaada waan daawadaa waadna ku mahadsantahay , arinta Beerta inta Roobka danbe lagaarin waxaan kula talinlahaa in aad 3 months training oo agriculture ah sameysid waxaadna ka heleysa ZAMZAM UNIVERSITY MOGADISHO sida aan filayo.
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Жыл бұрын
Good to know!!
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Жыл бұрын
Nalasoo wadaan mesha siliga ka iibsatay inta kaaga baxday’ inshallah beertaha waynaatay baan soo booqan doona’
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
Masha allah wallo quruxey guulayso❤wallo baradho iyo basbaas beer waxaan maqlay degdeg ayaay u baxaan
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Baradho waa fiican tahay. Lakin dhaqso ayey xumataa haddi korkeda ayey noqoto geedo geedo wax noqotay. Sidda in ay so bixi rabto. sun. Lama cuno. Waa qatar. Waa la daa 'diyaa. Ani wax ila roon. Bataati macaan muxug. Muxuga wuu fiican yahey. Lakin. Muxuga xitaa si fiican ayaa lo fiiqa xitaa Marki lafiqo waa la xogaa. Isaga xitaa qolafta Karo waa xun tahay. Africa Ayaan ku bartey aad iyo aad ayey u fiiqaan. Qolafta Muxuga oo cad ayey cunaan. Afsoomaali aad Uma aqaano. ❤Wax ilobey. Timir wax maqley wey ku so bixi kartaa kartaa. ❤❤❤
@SaHarlaOsman
@SaHarlaOsman Жыл бұрын
Gabadhan saan ujeclahy lee Guleyzo baaye gacalizo♡
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
❤❤
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 Жыл бұрын
Maashaaallaah Tabaarakaallaah, ciidaan qaraha, digita Liin macaan ta ,Liin dhanaanta iyo wixii la mid ah oo dhulka qalalan oo qoraxda leh sida saxaraaga .
@ahmednaasir
@ahmednaasir Жыл бұрын
Mahadsanid Guuleyso Huno
@Black_wolf159
@Black_wolf159 Жыл бұрын
Mashallah 😍 wlh waa niyeysanoya inan joogo abaayo waad Mahadsan tahay
@Haaruunyare-oh9pp
@Haaruunyare-oh9pp Жыл бұрын
Masha allah dhaqan kaaba wlhi xubin aad u muhiim san ayaad Somalida u haysaa waxaana u qalantay intaa in ka badan guuleyso wll qaali
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Жыл бұрын
Maashaa allaah keep going sister
@user-bu6fz7pd8h
@user-bu6fz7pd8h Жыл бұрын
Masha Allah walshey Qarahaan waa iibaxaa Alx wana ku faanaa wax soo sarkeyga sababtoo Ah qof baahani gob ma Ahan
@creativemind8924
@creativemind8924 Жыл бұрын
Walaal dhulkeena waa dahab..oo wax kastaba way ka baxaan ee ha dhegsysan..Ta kalena dadka ku leh wax kama baxayaan waa negative weligiin iska jira Negative people.. iyaguna wax ma qabsadaan adigana wax qabadka kuuma ogola. Fadlan iska jira Dadka Negative ka..la saaxiib dadka Positive ka ee horumarka jecel. .. Jasaka 7:52 Allah Alfa Khayr walaalo 🎉🎉❤❤ waan kuu hambalyeeynayaa
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr Жыл бұрын
Masha allah mawduuc muhima weeyi
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Mansha Allaah👍🤲💖💖💜💜💙💚♥️
@hudayasin3341
@hudayasin3341 Жыл бұрын
Am Firsta 😂❤🎉 car yaa iga so horeya
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Maasha Allah waad ku mahadsantahay waa waxqabad wayn dadka inaad u sheegto beerta dhulkiina
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Shukrn Abaayo
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Aamiin yarabi. Allah ka aqbalo. Abaayo timir abuur.
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Masha alaah waa loobaahanyahay in la maal gashto dhilkaaga hore usoco❤🇸🇴
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Жыл бұрын
Masha alh ani hadan ku arko walhi farxad ayan darema alah kudayo hirmar wacan amana alah
@MohamedAhmed-xo5kc
@MohamedAhmed-xo5kc Жыл бұрын
Mansha Allah wll Ale haku bara keeyo
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 Жыл бұрын
Rabiyow aamiin
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Жыл бұрын
Inshallaha habo guulayso ❤
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Жыл бұрын
Maashaa qurux qareheeni waa uxiisay❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah mahadsanid
@SSTV5080
@SSTV5080 Жыл бұрын
2:13 firiq dhiin aan u aqaan
@saidismail2854
@saidismail2854 Жыл бұрын
Mansha allah walaal ilaahay keyr ha ku siiyo
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha Allah
@asli1087
@asli1087 Жыл бұрын
Allaah ha ku sahlo saad rabbto Amiin Amiin Amiin
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 Жыл бұрын
Masha allaah ❤
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
Masha allaah❤❤👍👍
@princesaragsanofficial1659
@princesaragsanofficial1659 Жыл бұрын
Asc abayo dhaqankaba wankusalamay abayo salan sare wakuku tageeraa howshada wayo wawaxan garanaayo ❤qarahasna adban ujecalahy walhi manta meelfog Ayan jogaa walow an somalia jogilahay waakuu imalahay qarahas san ujecalahy waayo adiga ayaa kamacaan kan casaanka ah ❤❤❤aadbaku jecelahy allah hakuxafido adun iyo aaqiraba
@user-ix7np1zt8t
@user-ix7np1zt8t Жыл бұрын
Badiyaha waa masha alaah
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Жыл бұрын
Masha Allah sifiican ubeerta
@asli1087
@asli1087 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@user-ix7np1zt8t
@user-ix7np1zt8t Жыл бұрын
Asc barakadley ma sha alah
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Жыл бұрын
Maashaa alaah abaayo wadanka hadey nabad jirto hogaan wanaagsana la helo wax walba way hagaagin inshaa alaah diinteenana waxay na faraysaa inaan beerno hadaa haduu qofku ka tagayo meeshaas maalin ka dib waxay u noqoneysaa sadaqo hadii wixii qofkaas ka dambeeya ay dhameystiraan lakin caalamka waxaa habeeya dowlada iyadaa wuxuu wadanka ka maqan u fureysa ganacsatada wixii gudaha yaalana dadka ku dhiiri galiso oo xataa dayn siiso hadii la dhoofin karana u abaabusha shirkado dibada u dhoofiya oo suuq geeya qiimahana iyagu xukumaan ee aan la xukumin masalan hadii dowlada ay ogolaansho siiso shirkado cusbada soo saara ka dibna ay la xisaabtanto si wixii la soo saaray ay caafimaadka bulshada u fiican yihiin ilaahey ka caalamka oo dhan nadaam ayey ku socdaan itoobiya intaanay soomaalida wax ka iibinin horta dad baa baadiyihii iyagoo jooga lagu baray sida ay wax u beertaan si aanay xoolaha kaliya ugu noolaan marka ilaha naga xiran alaha noo furo
@mustafemohamedali143
@mustafemohamedali143 Жыл бұрын
Masha allaah Buuhoodle
@sahrohumble
@sahrohumble Жыл бұрын
Masha allah 🥰🥰🥰
@user-go6ko6ki3s
@user-go6ko6ki3s Жыл бұрын
Maasha Allah
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Жыл бұрын
Maashaa Allah
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын
Masha allaah
@xasanadan573
@xasanadan573 Жыл бұрын
Masha alaah burkagana dhuxusha un
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc Жыл бұрын
Dhaqankebay iskudayga jormarka wafurahaguusha ilahmacaka sharafey keep going
@anisoxayle949
@anisoxayle949 Жыл бұрын
Abayo ubax dhiiri galiso aatahay ilahay hakunabadyelo ani wanjeclahay sad dadka udhirigaliso ❤
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
❤❤
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Xamer wakhti hore miraha qaraha ba guriga noga datay 8 xabo o qare bakaso baxday
@umunihaal
@umunihaal Жыл бұрын
Masha allh
@qaaliosmanchannel9797
@qaaliosmanchannel9797 Жыл бұрын
Masha allaha😮😮😮😮😮😮😮
@ifraaxfaatule8705
@ifraaxfaatule8705 Жыл бұрын
Shinmbirta wa xa ladhaha digiran
@mascuudcabdi-jn1wu
@mascuudcabdi-jn1wu Жыл бұрын
From galcad
@MuuseShaani-iq3ow
@MuuseShaani-iq3ow Жыл бұрын
Waa digirin shimbirtu
@cabdidhakaar6599
@cabdidhakaar6599 Жыл бұрын
Magacidu waa barakaley
@UbaxHassan-yp9ss
@UbaxHassan-yp9ss Жыл бұрын
Mash allah
@dekakasim9010
@dekakasim9010 Жыл бұрын
Waa qaraha yurub oo kale
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Жыл бұрын
Since I saw that snake I run away subxanallah 😂😂
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Boqol dhaan rabbi yahfadak waxaad tahay hormuudkii dadkan hagi lahaa! Tacabkaaga alle haku barakeeyo Anagana kuwii Weeleeya hanaga dhigo.
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Dad Nacfileh weeye Reer Galmudug
@preatykaliya8355
@preatykaliya8355 Жыл бұрын
First comment i.a farah kunolow qofwalbo like isaro🥰
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
Asc, ✨🌟🌹💕🙏👋👍💕🎊🎊Walaalo🥰🌹💖KABO XIDHAN, gasho!! Waayo QODXAHA, iyowaxyabaha kale, ee KHATARTA, ah🎉ayey kaa difaacayan👍✌️🙌♦️👋✨(IN SHAA ALLAH)🙏🙌🤲♦️🌟💕(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🙌🤲💝🥰🌹🎊(RABBI) haku xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲✨💖💖🥰🙏🌟🎊🎊🌹💕🎊💖🥰🌟🌟🌹🌹🎊🎊
@ahmedmuuse-ts8pj
@ahmedmuuse-ts8pj Жыл бұрын
M.a❤
@iqradahirnaxar14
@iqradahirnaxar14 Жыл бұрын
❤❤❤
@fadumajinow6796
@fadumajinow6796 Жыл бұрын
daanguur😊
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 Жыл бұрын
Waa digiran
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Walaal dhaqankaaba beeraleeyda Galgaduud kusoo dhawoow. Anigu waan leeya beero dedan iyo kuwa furan waan kusoo dhoweynaa wixii talo ahna waa diyaar.
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Жыл бұрын
Adiga iyo beeta iyo waddankaba alaha idinguuleeyo
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Жыл бұрын
Geedo waa wayn oo hooskooda waxlagu abuuro sida liinta canbaha haylka dhagayaraha hadhowna hooskooda ku abuura waxa yaryar
@youngingace2674
@youngingace2674 Жыл бұрын
Waa runteed
@Raabica7961
@Raabica7961 Жыл бұрын
Dhaqan kaabaay wan ku salaamay abaayo isku miyibaa nahay xitaa carrada waynu iskaga egnahay iyo waxyaabo kale oo badan reer from galgaduud
@bushra445
@bushra445 Жыл бұрын
Iyaduba waa reer galmudug
@Raabica7961
@Raabica7961 Жыл бұрын
@@bushra445 sax weeye wll
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
🥰🥰
@AbdurRahman-co5tp
@AbdurRahman-co5tp Жыл бұрын
Mashallah 👌👌👌👌👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiaziizosman2185
@abdiaziizosman2185 Жыл бұрын
Dooro duur ladhahaa
@cadceedchannel3734
@cadceedchannel3734 Жыл бұрын
Wll Solarkii Nooga soo sheekeee Lacagta kaaga baxady iyo awoodiisa sida Aad uga kaaftoontay Laydhkii Lacagta ahaaa
@Ayeeyo1025
@Ayeeyo1025 Жыл бұрын
Habo shimbirta Digiiran baa la dhahaa
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 Жыл бұрын
Anagu waxaan dhahnaa idaan bukuri
@user-in6cj1vb4m
@user-in6cj1vb4m Жыл бұрын
Wadaniyadda Waa Saanookale kusoco Mahadsanid walaaley
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Жыл бұрын
Somliad waa matabacade Burwayne 😅😂😂
@foosnoor7368
@foosnoor7368 Жыл бұрын
👍👍👍👏👏👏💯💯💯💯💕💕💕💕
@mohamedmoalim3363
@mohamedmoalim3363 Жыл бұрын
Waa Barbaar kanixiso
@xasanabdi4966
@xasanabdi4966 Жыл бұрын
kabaray baaladhahaa
@abdihamidahmed7341
@abdihamidahmed7341 Жыл бұрын
M.a m.a kudayasho ayad mudantahay wlhi
@FaraH-dw7cb
@FaraH-dw7cb Жыл бұрын
Wall galgaduud intee ka joogtaa meshan ka so jeedaye
@HassanAbiib
@HassanAbiib Жыл бұрын
Shimbirtu waa HABAS.
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Shine
@inacumar601
@inacumar601 Жыл бұрын
Dagiiran
@husseinali-lv1wd
@husseinali-lv1wd Жыл бұрын
Fadlan maadaaba barnaamijyadaadu wacyi galinyihiin Yaan GEEDAHA LAJARIN
@mohamedgerat2619
@mohamedgerat2619 Жыл бұрын
Shimbirtas waxan unaqana barakanixis.
@btechnology2059
@btechnology2059 Жыл бұрын
Abayo xaarka arika ku bacrami
@hasssanomar5619
@hasssanomar5619 Жыл бұрын
Dhaqankaba walal waa iska jecalahay walahi
@wambasifreddy4131
@wambasifreddy4131 Жыл бұрын
Qurqurfiq balayirahdaa
@sn4271
@sn4271 Жыл бұрын
Ani gorgor wii an u aqana shinbirtas xamar iyo agagarkas magaca aloga yaqana ✅
@sunduscabdimahad4263
@sunduscabdimahad4263 Жыл бұрын
Waxan qare mahee waa anuun ubaxay 😂
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 Жыл бұрын
Shimbirtaas waa warac warac
@GouledAlcisaawi-qt6dt
@GouledAlcisaawi-qt6dt Жыл бұрын
Shibirtan anigu waxaan u aqaan cuur ama hambadh
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
Dhulka iyo Qayraadka kale Ee illaahay nasiiyay Inaan kafaaidaysano Allaha nagu Duwo Insha allaah
@Raabica7961
@Raabica7961 Жыл бұрын
Aamiin yaarabbi
@osmanreyd1603
@osmanreyd1603 Жыл бұрын
Reer mudug indho adaga meel walba waxay ugalaayaan
@IqraMaxamed-hn5vk
@IqraMaxamed-hn5vk Жыл бұрын
Dooro duureed ayaa ladhaha
@carimchannel9459
@carimchannel9459 Жыл бұрын
#Garuunjo malahan
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
Waa dagiiran shimbirta.
@Ahmadissak
@Ahmadissak Жыл бұрын
Maya digiiran maaha.
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
@@Ahmadissak magaceed hee shimbirkaas ma wiira wiiraa inoo sheegbal.
@Ahmadissak
@Ahmadissak Жыл бұрын
@@aarboy2305 bro waxan uaqaanaa qorqor diiq
Abeesada waaloo heesaa😂
8:14
dhaqan kaaba
Рет қаралды 51 М.
Intaan baadiyo arkayey kanoo kale ma arag
8:03
dhaqan kaaba
Рет қаралды 73 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
GOOBIHII UGU QURUX BADANAA AFGOOYE OO AAN BOOQANEY !!!
12:31
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 188 М.
Gaarigii aad dhahdeen baro maxaa iga racay😂
8:41
dhaqan kaaba
Рет қаралды 32 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 550 М.
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
dhaqan kaaba
Рет қаралды 92 М.
Garab rarato meel cidlaa ayaan ku harsanay
10:55
dhaqan kaaba
Рет қаралды 65 М.
Mas cagalay baagii biyaha nooga dhacday🥺
8:17
dhaqan kaaba
Рет қаралды 29 М.
afurkeena galabta iyo baadiyaha
17:48
dhaqan kaaba
Рет қаралды 269 М.
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
Kinooff
Рет қаралды 1,6 МЛН
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58