Beesha Dhulbahante Maanta oo Laascaanood Duntay Gobanimo ayay ku Noolyahiin | Xildhibaan Sanyare.

  Рет қаралды 37,306

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 248
@osmanmohamed789
@osmanmohamed789 Жыл бұрын
Sanyare waa madax waynaha mustaqbalka ee daarood insha allah, just keep going!!!!!!!.
@xasan127
@xasan127 Жыл бұрын
sanyare waa halyeey geesi ah
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Sanyare wa nin weyn oo wax badan og oo hadana diyaar u ah inuu dadkiisa u shaqeeyo❤❤❤
@leylahasan8352
@leylahasan8352 Жыл бұрын
Maasha allah sanyare Illahay haku barakeeyo
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 Жыл бұрын
Manshaa alaah ilaahy haku xifdiyo
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Maasha allaah sanyare allaha kuxafido shar shaydasn iyo cadaw allaha kaaqabto sanyare guulayso
@ruqiyahassan4828
@ruqiyahassan4828 Жыл бұрын
😊😊😊😊
@filsayusuf1048
@filsayusuf1048 Жыл бұрын
Absolutely ✅❤️❤️❤️
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 Жыл бұрын
ilaahaw sanyaroow khayr aduun iyo mid Aakhiro ku sii afkana ilaahay kaama gooyo halyeey
@personaldev8527
@personaldev8527 Жыл бұрын
mahadsanidin Mudane xildhibaan sanyare iyo sstv ❤👏
@muxuboawil2257
@muxuboawil2257 Жыл бұрын
Xildhiban allah kuxifdiyo waxaa tahay indheergarad geesi ah
@24Sevendays
@24Sevendays Жыл бұрын
Ninkan I Tawxiidki Alle ayuu leeyaahay wacan Ku yaala calanka. Waxaase iigasii daran kuwa dhiiri gelinaaya. Subxaanallah.
@mohamedyusuf6231
@mohamedyusuf6231 Жыл бұрын
Labaduba Towxiidkii baa lagu qortay calanka shacab somaliyeedna waa la xasuuqayaaa
@kadarhashim5997
@kadarhashim5997 Жыл бұрын
@ Abdillahi Haji Ma tawxidka iyo Quran ayaa Somaliland lagu daqaaa
@ismailalimohamad1173
@ismailalimohamad1173 Жыл бұрын
Mujaahid sanyare Rabi ha Ku xafido ❤
@caanosadax9561
@caanosadax9561 Жыл бұрын
waa gaal ninkan
@khadijo1396
@khadijo1396 Жыл бұрын
Mashaallah Sanyare geesi runshegey SSC guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismailalimohamad1173
@ismailalimohamad1173 Жыл бұрын
Libaax Liibaax Labo maaaha
@mohamedabdille2471
@mohamedabdille2471 Жыл бұрын
Mahadsanid mudane Xildhibaan Sanyare sida fiican ee aad xaqiiqada uga hadashay, lkn reer SNM ma oggola in runta lasheego
@caanosadax9561
@caanosadax9561 Жыл бұрын
Qoof gaal weeye ninkan
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Жыл бұрын
Waa runtaa X/aan Sanyare nooloow.
@ibadojama4506
@ibadojama4506 Жыл бұрын
Masha Allah sanyare Alle haku xafido.waana ku salaamay guul ssc and putiland and all of you
@ibadojama4506
@ibadojama4506 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@saciidohassan8611
@saciidohassan8611 Жыл бұрын
Waa sax reer hargeyso ilaa maalintii ay la galeen reer laascaanood dagaalka wey yaraatay qaraxii Muqdisho
@ilmo1234
@ilmo1234 Жыл бұрын
Joogsiga qaraxa muqdisho waxaa leh halgame yaasha macawis leey guul aan xaqloo lahayn yaan la sheegan dadka guushaas keenayna waa la ogyahay sannad ku waa 2023haganka macawis leey mala mid noq doono halgamadii horey loo sheegtay ee yaa run isu sheega haqiir walaalkii soomaaliyeed haqiraaya maliibaano waxa aad leedihiin sheegta dadka halgankooda xtooyada iyo sheegashada ka daaya
@mother5251
@mother5251 Жыл бұрын
Mash Allah next prime minister 🙏 🙌 ❤ 😊 ☺
@mohamedbaashe5046
@mohamedbaashe5046 Жыл бұрын
waa siyaasi caqli badan xilku
@AdenMahamed-dd4xp
@AdenMahamed-dd4xp Жыл бұрын
Xildhibaan Sanyaro guulayso. Halyeey qaran ayaa tahay.
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 Жыл бұрын
Xildhibaan Sanyare run ogu imaaw
@alisalad9653
@alisalad9653 Жыл бұрын
libaax libaax dhalay awoogiis baa ahaa nooryare kamas halyeey
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Жыл бұрын
Guul Insh'Allah bidmilaah SSC 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@mohamedadan3072
@mohamedadan3072 Жыл бұрын
San yare waa halyey ilaahay ha xafido
@warsameahmed3195
@warsameahmed3195 Жыл бұрын
Libaax libaax dhalay geesi geesi dhalay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
Xildhibaan Sanyare geesi Harti oo aan gabasho aqoon Laascaanod baan kuugu soodhaweyn doonaa inshallah markaan SNM geeyno Caynaba shishadeeda
@kamaalderia4842
@kamaalderia4842 Жыл бұрын
Inshilah inaadeer waa sidaas in cadowga wadnaha lGu dhuftaa waa i oo balan sida xildhibaan sanyare
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Xildhibaan cabdilatiif xafidullah waa geesi codkar ah
@osmanmohamed789
@osmanmohamed789 Жыл бұрын
What a great man.well informed guy. Ilaahay waa ku baray afkuna kuma go,o.
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 6 ай бұрын
Ma jirto dib u noqosho wllll
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Tawxiidkii ayuu xaqirayaa, kulahaa labada cal isku wax baa ku qoran! Daciifkan oo kale in wax la weydiiyo maaha.
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
Puntland yaa ku wareejiyey Xamar?
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Midnimada wey ku qasbanyihiin noo macnee xildhibaan? Qaybiyo xukunta nagadaayo.
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 Жыл бұрын
M.allah sanyare waa xaqiiqo hadal sugan waa run I.alaah guul iyo midnimo
@hodanaskar2089
@hodanaskar2089 Жыл бұрын
Waa sax
@bidaarhooleey3440
@bidaarhooleey3440 Жыл бұрын
Good waan kuugu taageer sanahay san yaroow anigoo hawiya ah shaqo wacan
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 Жыл бұрын
Walee tariikh buu ka sheegakeyay sanyare somaliyey wax ka Barta xil.sanyare
@aliadam180
@aliadam180 Жыл бұрын
قال تعالي إنا كفيناك المستهزئين
@lionlibaax1032
@lionlibaax1032 Жыл бұрын
Asc sstv maxaa cusub
@nasirhussein7349
@nasirhussein7349 Жыл бұрын
Ninkii Ingiriis weene ahaa.. Run ayaad ku sheektay Sanyare Scotish iyo qeeb Airish aa lagu heestaa London iyo dhoor magaalo ayuu ku uruuray Ingiriis weene.. Isaaqna Barbara iyo Hargaisa ha qaato waa iga talo
@kadiiraisma7381
@kadiiraisma7381 Жыл бұрын
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 Жыл бұрын
Mashalaah xildhiban sanyer hadalkisa wa cad yey nimankan xagjirka cashar fican bu udhigay mudug wana ka go antahay in lala dagalamo mel walbey jogaan
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Жыл бұрын
Laskuma dirikaro isaaqa ee waa lagaa horeeyaa
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Жыл бұрын
War kan cilaajkaaa gaalkacayaa karaysataye
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 13 күн бұрын
1960 wixi ka horeyey dal somalia la yidhaahda mu jirin xaqiida ha dafirin
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 Жыл бұрын
Hogaamiyaha G21 ee Beesha Daarood.❤️🙏
@elmihassan6054
@elmihassan6054 Жыл бұрын
Geesi noolow.
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 Жыл бұрын
Mashaa sifiican buu uhadlay xildhibaanku waa run muuse wuu waldan yahay
@mohaahassan9156
@mohaahassan9156 Жыл бұрын
Calanka Somaliland iyo midka Shabab waiskumid waxaskawatha labadhaba towxidka ayakuqoran ninkani waxaskaxunyahai kalimada towxidka sithii horibaa as ushegii wayo wakilaha masajida adhankotha idibaa , xildibanow kalasar diinta iyo qabilka kuguuqofalan
@osmanmohamed789
@osmanmohamed789 Жыл бұрын
هذا الكلام من هذا الرجل العطيم يصيبهم ( اسحاق ) بالمقتل...... يا لها من رجل!!!!!!! استمر استمر ،والله ينصرك ونحن الشعب س س ع معك.
@rayantm683
@rayantm683 Жыл бұрын
sstv ilahy hanokadayo waa nin nool sojeda hadalkii ninraga oo tolkii lahayo wakaa adookale ilahy hanoobadiyo xildhiban sanyar
@mohamedfagadhe8606
@mohamedfagadhe8606 Жыл бұрын
ASC NINKAN XANUUN WEYN BAA HAYA ILAAHAY CAAFIMAAD QAB AYAAD U BAAHAN TAHAY
@ummahmedaaa3844
@ummahmedaaa3844 Жыл бұрын
I'm totally against Al shabaab and what somaliland is doing in last canood but this man is showing disrespect about the word of Tawheed which is the first pillar of Islam . What he is saying is a big sin which can lead him to disbelief
@omaali2898
@omaali2898 Жыл бұрын
So you want people to write the name of Allah and go mad by murdering innocent people. Then when people defended themselves, you blame them that they are disrespecting Allah. Nonsense to me, those to blame are Alshabab and Somaliland who written those words and terrorized people with it. When people fight back, they insisted people are disrespecting Tawheed.
@Garigoan
@Garigoan Жыл бұрын
Big respect Xildhibaan Sanyare!! Wa Nin hawleed, wadani ah, Hadalkiisuna cadyahay! Noolow, jir oo waligaaba joog! Aad baad u mahadsantahay!!!
@ridwanmaxamed5588
@ridwanmaxamed5588 Жыл бұрын
Adeer ninka sidaa u hadlaya car hargeisa miyu iman kara
@MusseWaraaq-jn7zw
@MusseWaraaq-jn7zw 26 күн бұрын
Xildhiban sanyare wuu asiibay wlhy
@axmed-jamaalsh.saleebaan6127
@axmed-jamaalsh.saleebaan6127 Жыл бұрын
Aadaanka/addinka salaaddaha oo aad maqalkiisa diiddo ayaannu ogeyn maantana TAWXIIDKII RABBI miyaad miyaad qabyaalad daraadeed u nacaysaa ABU JAHALOOW
@AhmedAhmed-hs5fe
@AhmedAhmed-hs5fe Жыл бұрын
Hargeysa; London provincia! 😢😢😢😢😢
@shaaficiclaahiaxmed4493
@shaaficiclaahiaxmed4493 Жыл бұрын
Sstv waxaay noqotay meel laga soo habaaro somaliland iyo meesha isaaq
@mascuudcabdirashiid4435
@mascuudcabdirashiid4435 Жыл бұрын
Masha allah waa nin xog ogaal ahi oo wax badan u war haya waxaa fiicnaan laheed in lagu daro gudiga wadahadalada labada dhinac runta buu usheegi lahaa
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban Жыл бұрын
Labo xaniyoodle cod kar ah ❤❤❤❤
@qasimboobe1049
@qasimboobe1049 Жыл бұрын
Hadhihina somaliland wagobolada waqoyi
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Kani kii yidhi, “ masaajidda waan xidhayaa eedaankuna waa i dhibaa”. Ma kan ayaa weli wax la weydiinayaa yaa yidhi waa Islaam
@MohamedMohamed-wi6fh
@MohamedMohamed-wi6fh Жыл бұрын
Wariye daba dhilif ah
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. Жыл бұрын
Xildhibankan Sanyare waa nin Geesi ah oo run sheeg ah lkn been /Huuha ayy umada ka heelan!
@bidaarhooleey3440
@bidaarhooleey3440 Жыл бұрын
San yare waa nin geesi ah shaqadiisa ka adag run sheeg badan san yaroow hool wacan alle dartiis ku wad hoosha sxb
@omarbide3238
@omarbide3238 Жыл бұрын
Tawxiidkii baa afkiisa kasoo bixi la subxaanallaah
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Muuse waa jabay.
@mohamedyussuf-ik7xj
@mohamedyussuf-ik7xj Жыл бұрын
Xaqbaad kuhadashay xildhibaan
@mahadsofe4522
@mahadsofe4522 Жыл бұрын
Tawxiidku waa furaha islaamka lagu galo qofkii wax ka sheegaana waxuu ku badalanayo isagaa yaqaan hadalada dhacdhacaa ee foosha xun hala iska ilaaliyo
@omaali2898
@omaali2898 Жыл бұрын
Haduu qof towxiidka saafku qorto islamarkaana muslimiina ku laayo. Dadkuna difaacan oo seefta jarjaraan, digada xoolaha burburkeeda ku tuuraan yaa masuulka ah. Waxa ka ah ka kusoo qortay ee Dadka kulaynaya.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Xuduuda waa laTagayaa waana la Soo Xidhayaa dhulbahantana waa Somali land adeer waxba Nairobi beenta ha ka Shubin gobolka Sool Goaan ayaa nooga Yaal oo ah xuduud haha soo Taabto ragga ha is Arko.
@abraQolkisa
@abraQolkisa Жыл бұрын
Soo soco oo xuduuda oo kalay xuduuda aad sheegayso, wax balana in aad dhiigbax u dhimato.
@HamdaDaauud-pl2bv
@HamdaDaauud-pl2bv Жыл бұрын
Adiga iyo Nooca kula midiiba Muuse Biixi Cabdi Xildiid 💪🏻❤❤❤❤wax kama sheegi karo doqon baa thy ciilen bilaa macnayhow😂😂😂😂😂😂😂😂
@omarsulaymanali7380
@omarsulaymanali7380 Жыл бұрын
Xildhibaan sanyare Waa Nin karmeeed hadal Yaqaana,
@shugri3133
@shugri3133 Жыл бұрын
Runbuu sheega gudomiyeha mudug waa nin waxgarada
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Xaqu maaha waxa qabiilkaaga aaminsan yahay! Xaqu waa in soomaali shan tahay. Dhulbahantena ka mid yahay Somaliland.
@AhmedAhmed-hs5fe
@AhmedAhmed-hs5fe Жыл бұрын
Carrara Somalida qof iga leh ma jirto, DNA deyda SOMALI inkirikarto ma jirto! Masha Allah Somali an ahhay.
@faisahersi5370
@faisahersi5370 Жыл бұрын
Sanyare Waa runtii culumo caamo way kuwada socdaan been baa kadhaadhasan
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Жыл бұрын
Haaa ninkaani waa ninki Eedaanku dhiibi jirey weyi xamar ma adiga leh
@omaradam3376
@omaradam3376 Жыл бұрын
Dhulbahante aa ka hadleysa ogoow goteborg Sweden aan kuugu imaanaa gabdhaada aan wadaa
@abokersharif9812
@abokersharif9812 Жыл бұрын
DAAROOD OOHIN IYI XAASID NIMADA Ayaan kunacay sanyare meeshii lagu arko haligudilo Qofkasta oo irir SAMAALE AH WAA inuu dilo madama calanki barakeeysnaa ee jamhuuriyada somaliland waxkasheegay toow xiidki ayuu ugafay haladilo
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
Irir samaale lahayne waxad tahay sheego
@abdirizackmohamed8367
@abdirizackmohamed8367 Жыл бұрын
Cabdullahi Yusuf oo yar waa kan
@mukhtaarmuuse6351
@mukhtaarmuuse6351 Жыл бұрын
Soomaalida waxaa magaceed ba, ay markay noocaasi xildhibaano u noqdeen Lkn waxaa alle mahadii ah mar hadaanay waxba ka qaadayn cida uu afka ku cel celinayo
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 Жыл бұрын
Waryaaya meeshaan waqooyi galbeed ee Somalia 🇸🇴. Malaha kuwa ka taliya waa yahuud. Waxay aamminsanyihiin wax dad SOOMAALI u nasabad sheegta aqbali karaan maahan. Xitaa dadmuslimiin ahi ma aqbali karaan waxay muuse iyo kooxdiisu aamminsanyihiin. Waa in dadka aamminsan midnimada Somalia 🇸🇴 iyo soomaalinnimadu ay u istaagaan daafacidda Laascaano iyo wadajirka dadka iyo dalka soomaaliyeed
@filsayusuf1048
@filsayusuf1048 Жыл бұрын
Absolutely! you’re right ✅❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 9 ай бұрын
Wan yaab nocan marka umad la horkeno
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Жыл бұрын
Waxaa sax ah 5 golaha siyaasadda golaha sare 25 Bay ahaayeen.
@sanjabxoore7662
@sanjabxoore7662 Жыл бұрын
Aan ku saxo airportka hargaysa ingiriis ba dhisay sankow
@fadumojama5716
@fadumojama5716 Жыл бұрын
Ingiriis Daraawiish dhulbahantaa saartay. Xoromada waqooyina iyagaa ku dagaalamay. Markabtaariikhdooda lama qarin karo.
@DrAbdiqadir
@DrAbdiqadir Жыл бұрын
Habeen maad jirin wallaahi xildhibeenyahaw. Garashada candhaysani waa waxa, caynkan waaridaye, Caqli toxoble, cilmi aan wax tarin, calmaaniga hogtaa leh. Nadal fawqal nadal alle iyo diintaba ka furtay ayaa xildhibaan sheeganaya uur ku malaxle
@kenadidbihi4340
@kenadidbihi4340 Жыл бұрын
Xildhibanku waxuu khalday 5 ta wadanka xukuntay 2 isaaq malahen halkaliya ayey lahayen Ismail Ali Aboker markii la xiray asaga 1982 ayaa lagu badalay ina laxwas 5 ta wadanka xukuntay waxay ahayen 2 Darood ah Siad Barre iyo ina dafle Ali Samantar Hussien Kulmiye iyo ina laxwas.
@CadeIbrahim-vh4wt
@CadeIbrahim-vh4wt Жыл бұрын
Waw nurow Kan Soma aha. Sanyare sanyar oodhiibsaday adimka masjiida hortu. Muislamay
@awowejpeen3251
@awowejpeen3251 Жыл бұрын
Af somaliga si fcn ubaro adigu marka hore wll markaas qof wax ka sheeg maxaa qortay bal 😂😂😂😂
@ahmedmohamed-ww6ux
@ahmedmohamed-ww6ux Жыл бұрын
Waxa uu Dad kale ku eedeynayaa in ay qayaali isugu sheekeeyaan Asigaana qayaali ku sheekeynaaya Hal su’aal yaan rabaa in la igaga jawaabo maxey ku kala duwan yihii Askariga Kenyatiga ee jooga Gaarisa , kan Amxaarka ee jooga jigjiga iyo ka Isxaaqa ee jooga Goojacadde? Jawaabtu waa waxba Africa waxa sidaa xuduudaha ugu sameeyay waa Ninkii European ka ahaa
@shuaybhassan-co4lk
@shuaybhassan-co4lk Жыл бұрын
ninkan wax na waan ku raacay wax na waan ku diidanahay
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 Жыл бұрын
Majeerteen sheekadiisu waa taase yaa ku duege6sanaya
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 Жыл бұрын
Ina kaahin iyo dhagawayne askar ayay ahaaayeen waxna kamay goayn anagu askartii iyo saraakiishii aanu qabanay waanu sii daynay barigaas 😂😂
@ismailadammuse1903
@ismailadammuse1903 Жыл бұрын
Markuu Lee yahay tawxiidkaa ka dhaxeeya isagu tawxiidka miyuu ka marmay
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 11 ай бұрын
Sanyare waa xayawaan jaahilla
@user-zu7zu1xv5y
@user-zu7zu1xv5y Жыл бұрын
DAAROOD Waliba Majeertenimo is not easy
@samoc5405
@samoc5405 Жыл бұрын
Ssc kuraastii sool sanaag iyo cayn federaalka kuraastiisii waxa kufadhiya majeedheen
@MunaAzlupsan
@MunaAzlupsan Ай бұрын
Nin weyn oo iyada oo salaad lagu jiro waraysi in laga dubo uga muhimsan thy inuu soo tukado muxu ka yaqana danbi iyo danbi daro is xisabi somalia iyo somaliland naarta ka badbadinmayane
@user-tx4rg7ie4h
@user-tx4rg7ie4h 13 күн бұрын
Nin wala oo isku dhexyacay
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 Жыл бұрын
Waxaas baa xidhban inoo ah waaa wax lala yaabo dadkii uu majerten bara kicaiyy aya weli soo indha adag
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
MAXA DHACAY 25 BISHII SIDEDAAD?
1:55:11
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 29 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
TAARJIRKI KA QUUSTAY GUURKA SOOMAALIDA - GANACSADE INDHABUUR
1:03:14
Xasan Shiikh IYO siyaasadeed 8 August 2024
18:50
SHANTA TV
Рет қаралды 239
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН