No video

Beesha Gabooye oo u jawaabtay Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Jabuuti.

  Рет қаралды 60,751

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 122
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuul somaliland
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Jabuuti waa cadowga somalilaan waxaba hasku dhejinia idinma rabato hala xidho xuduuda guul somalilaan Allow dhawr ✊ ❤❤❤
@issaibraahim4692
@issaibraahim4692 Ай бұрын
Muse juudaan ha celiyo passportka Djibouti 😂
@khadarofficial3380
@khadarofficial3380 Ай бұрын
Horta been maaha inay djibouti madaxa inagaga taagan tahay somalilnad ahaan Waxa taas kasii daran shibaatada ay ku hayso somalia hubka fudud iyo kuwa culusba alshabab djibouti baa ka iibisa
@serietvenfrancais4092
@serietvenfrancais4092 Ай бұрын
Wadan somaliland layidha majirto wllo riyad ku jiirta jabuti la'antedna waxba matihiin wllo
@serietvenfrancais4092
@serietvenfrancais4092 Ай бұрын
😂😂😂
@karimhasan8967
@karimhasan8967 Ай бұрын
​@@issaibraahim4692cadawga qaranka iyo mucaridnimada gudaha kala barta
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
qofna ma dooran ciduu yahay ee raggow hala xishoodo oo waxaan lasii qodqodayo ha lajoojiyo
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Dadka gabooyaha waa anaga waa maxamuud gorgaarte hawiye .waana Niman irrir samaale
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
Gabooye waa kuwii doorashada kahor madaxa kaga istaagayey, Hb.jeclo ayaa idiin hiilisay iyo MW.Biixi oo ku adkeystey magsiinta ragii ladiley H.bjeclo waatii inankiina sharaftay. Gabooye waa halkey habar jeclo joogto. Abal Nin Gudaa loo galaa. Guul Somaliland ❤🎉🎉
@user-gz7zs8rs9g
@user-gz7zs8rs9g Ай бұрын
Aabaha iyo jabuutida sheegayso wase duli ilaa duli jabuuti ilahay ka dhigo.anagu ilahay ayaa nagu filan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Waxaa fijcan in reer somaliland isku mowqif noqdaan matkay noqoto qaranimada iyo interska gobolka
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto Ай бұрын
Aad ❤iyo aad ❤❤❤
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Jabuuti haday walaaltinimada ilaalinayn annaguna ma ilaalinayno
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey Ай бұрын
Ku shubasho Caadiya kkk
@SiraadCismaan
@SiraadCismaan Ай бұрын
Haa wll
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Yaahuu cidweliba anaa amiir,wuxuu yidhi diinbuu garenayaa maxud xaashi, subxaanallaah illaahay been looma sheego
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 Ай бұрын
😅😅😅😅😅
@asxaabi
@asxaabi Ай бұрын
Aabahaa containers ka was nebedda ayaad ku kibirtay iyo dhaqaalaha yaal meesha iyo mashariicda beeshada la siiyo, Djibouti iyadaa noo baahan
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
America xita idiin bhn 😂
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
Baasboor Jabuuti baan leeyahay, mana ihi muwaadin Jabuuti; bal beentaa is qabadsii
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Ай бұрын
Jabuuti waa Cadawga Somaliland, iyaga ayaana ka badheedhay, Gabooyow Waxba utarimaysid Jabuujiye joog🤣🤣
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Ninkii garab istaaga cadawga soomaaliland sida jabuuti iyo wixii soo raaca waa in isha lagu hayaa Sideed wadanka aad ku nooshahay ee ciidankoodu ku ilaaliyo sideed uga hor iman kartaa islaax bayna naas waa sax Laakiin inaad jabuuti oo gardaran la safatid waa gardaro cad
@sahracaalin897
@sahracaalin897 Ай бұрын
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Odayga ina iiman waa oday sax ah waa ninka ugu hadalka fiican odayal dhaqameedka somaliland oodhan legend of the legend
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 Ай бұрын
Aniga inan gaboye Ah iikena oo qurux badan.
@saidahmed7450
@saidahmed7450 Ай бұрын
Masha allah allah hakuxafido bogor iiman
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Waa run waad Naga gobsantihiin
@abdirazaktarabi2134
@abdirazaktarabi2134 Ай бұрын
WaR maxMed xaashi waa geesi anagaaaa jecel hadaanu nahy beelaha gabooye
@deeqawaeys2376
@deeqawaeys2376 Ай бұрын
Wa runta ❤
@aadanxasan2832
@aadanxasan2832 Ай бұрын
Soomaali baa inaga dhaxaysa ha odhane somalilandnimo ayaa inaga dhaxaysa dheh mahad sanid suldaan
@CaliCismaan-zy3om
@CaliCismaan-zy3om Ай бұрын
Soomaalinimo waxa somali ingiriislaydhaa ayaad dadka ku qasbaysaa looma baana isaaq isaaq
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Jabuuti haxishooto haddii kale way arki wixii uga soo oga
@cigesoma5549
@cigesoma5549 Ай бұрын
Anigaa gabooye ah odaygan nama metelo farac iyo sinjina uma lihin balal gorayo oo madaxa la gashado
@user-gz7zs8rs9g
@user-gz7zs8rs9g Ай бұрын
Absolutely boqorku si fiican ayuu munafaqa yar ugu jawabay. Bal labada Nin sidu isugu dirayo.aakhiro meel kuma lahaa
@ahmedaamin7706
@ahmedaamin7706 Ай бұрын
Dofar dur dur iyo dabal haduu galo ma daahiro gabooyena waligii daahiri maayo
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Ай бұрын
BAASAAPORKA GELÉ AYAAD LA TAAGTAHAY EE WAXBA LAGAA WEYDIINMAAYO QADIYADA WADANKA
@user-vb3bt4ip5z
@user-vb3bt4ip5z Ай бұрын
Hadaad passport hesho somalia inaad wareerisad kashaqaynaysaa
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Ай бұрын
Siyaasi Maxamuud Xaashi Isagu Haka Bilaabo Guurka Beesha Jaarka😊
@saidahmed7450
@saidahmed7450 Ай бұрын
Walahi wa runta ciisah aya gob ah
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Maxamuud xaashi sii odaynimo ayu u hadlay hablah beesha gabooye waa hableheeni cidka dhalasho wanagdanu majirto raguna waa siido kalee maxamuud xaashi xuujo qofkasta qiyamah hortala ayu xujadeedi iska reebay wanan ku hanbalyaynaya xiiligi jahliga laysku cunsuray nayay waa laga gyydbay waa dad walaaladena inbadan aynu cunsuri nimo kula kacnay anigo ah beesh ukasio jeedo m x wanku hanbalyaya hadalkiisa codbu kudonaya waa qalad inay bulshadu mid qudha tahay dadwada dhashay isku diina isu afah isku djaqana aabo iyo hoiyo wada dhalay ay logukala abtiiriiyay is ma gaydan gaalo waxay soi wariday ayan isku cunsuriyaynay baal eeg kiitabka alle meel ay arintasi kaga tala ma jirto wana dad somaliya kuwaa an siida utakoray alle halaga baqoo
@choukrisaidfarah1830
@choukrisaidfarah1830 Ай бұрын
Odayaasha dhuuni u noolkee adunka rogoow siyaasada ka baxa siyaasiga u daaya xiinkiinaad ka badiseene
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 Ай бұрын
Djabuti dalkeeda kuma socono kumana haysano e gardarada iyo weerarka ay Somaliland ku soo tahay ha joojoso . Somaliland irsaaqadii Djabuti gacanta kuma haysato markaa taas ha ogaato in aany Djabuti bakhtiyayn hadii Somaliland horu mar gaadho.
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaliCismaan-zy3om
@CaliCismaan-zy3om Ай бұрын
Waar wariyahan cuqaasha sida qaldan ula hadlaaya gabooye waa dadka ugu qaalisan geeska afrika ee kalatag caadifada iyo takoorka xabashida gabooye ayaa iiga dhaw isaaq iswaydii xaguugalo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Wiilka Gabooye cid walba muu guursanayaa kkkkk Maxamuud Xaashi Inantiisa kama fiicna Inanta Gabooye e edaab ha la yeesho. Waxba yuu inantiisa siinin wiil Gabooye e ha haysto. Wiilka Gabooye waxba ugama bashna maxamuud xaashi inantiusa yar Habar Heclo kkkkk
@user-fl9dj8jf8y
@user-fl9dj8jf8y Ай бұрын
Haybtii garanwaa weeye m xaashi.
@user-ui7ff4rq5l
@user-ui7ff4rq5l Ай бұрын
Waa afkabaarkiisa baladigu inantaada sii maxamuud xaashi iniyeelo kkkkk
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Gabooyaha waa garxajis
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Ай бұрын
WAABAANU NAHAY REER YUSRA HARTI HADAANU NAHAY MADHIBAN
@kkin7066
@kkin7066 Ай бұрын
Garxajis muhu dad ciley
@MoneyOn_Air
@MoneyOn_Air 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@kkin7066
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
kan iyo tan iska ilaaliye waa weriye oo dadkay isku diraan oo warka u kala qaadaan baan maqli jiray waa weriye dadka warka u kala qaada oo qori dable la wareegay midbaa hadal odhanay isla maalintii bay raad sanayaan kii yidhi ama kuwii lagu yidh yaahuu qoriga dabkale la fadhiista nabiibiyoow aad la wareegay saan
@califaarax7052
@califaarax7052 Ай бұрын
Boqorka gabooye waa istaahilaa In idoor oo dhan looga dhigo boqor
@user-wd9ix1fl6k
@user-wd9ix1fl6k Ай бұрын
Madax dhaqmeed maxaa qaaq idinka siiyay dhaqanku eekaada, siyaasada rag baa suudh uxidhay
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
Adeer hadii ay jabuuti nadawado waanu iska celinnaa. Please this is not your job you are the others as well. Tell jabuuti to stop getting into somaliland business okay.
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Ай бұрын
Bal nimankaasi waxay dadka su'aalayaan eeg .. aduunyo.
@Fariid
@Fariid Ай бұрын
laba Dawladood oo walaalo ahi ma jirto caalamka
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Meeshii somaliland aheed muuse biixi wuu waalan wlhi. War ninkaas iska qabta. Umadii wuu kala diray
@AbdulrahmanHassan-h6k
@AbdulrahmanHassan-h6k Ай бұрын
Maasha Allah waa hadal Boqor oo dhaqan ,& aqoon ku salaysan.
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 Ай бұрын
Kuwan wariya yaasha ahi waa diraadiraale iskudiraaya dadka walaalaha ah waar ilaahay kabaqa oojoojiya waxaa
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Ай бұрын
Wariyayaashan badankoda aqoon mlah a Professional maaha Waa in waasarda warfaafintu u furtaa tabar Hda ninkan odayga jabouti ma taagerin somaliland ma taageerin hala wada hdlo buu hadalkiisu ahaa lkn wariyaha isaga xumaan raadis ah mise jaahilno ka tahy Jabouti taaagersan tahy iyo password ku siisaa waxas maaxa galiyay
@user-hr1dq9sv8m
@user-hr1dq9sv8m Ай бұрын
Si fiican ayuu u hadalay
@SiraadCismaan
@SiraadCismaan Ай бұрын
Haa wll 🎉🎉🎉
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s Ай бұрын
Waa beentii ee cod iyo kanbayn buu ku rabaa
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Tv iyo 🎤 waa macno beeleeen nin ayaa xaflad kahadlay hadalkii ninkaa inuu jawaab ka bixiyoh
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 Ай бұрын
Nimankan jabuuti baa soodiratay oo sheegtay inay ka xuntahay horumarka ber bera marka waxay ku qanac sanyihiin basaborada ay sitaan waxan odhan lahaa keenaba hada ayaa la aqooon sanaya waar wadanka khiyaamada kadaaya hadii kale waa laydin arkaa hooy war hooy liinta liinta kkkkkkkkm
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Muxuu raadinayaa yarku?
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl Ай бұрын
Suldaan daakir somaliland qalad ma leh qaladka waxaa leh jabuuti Runta u sheeg maxay ka rabaan somaliland soo kibir iyo gardaro maaha
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey Ай бұрын
Somaliland imisa odey Bey leedahay fajac kkk
@YuusufAamin-zc1ek
@YuusufAamin-zc1ek Ай бұрын
Adeer wariyahan aqoon paradise ayuu suldaanku iftimiyey marking uuweydiiyey suaal can khusayn waxii up ka hadlayey waryihu waxay ahayd in waydiiyo waxa last isku hayo oo ah somaliland dhulkeeda uma tashan karto
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 Ай бұрын
Meeshaa hilibbaaka bislaaday dheh
@khadraahmed4751
@khadraahmed4751 Ай бұрын
Tuug
@xusseindubad869
@xusseindubad869 Ай бұрын
Suldaan daakiroow aabahaa muxuu ka shaqayn jiray
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt Ай бұрын
Odayasha passport iyo inlacag aya lasiye. Umada ha ku warerin
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 Ай бұрын
Jabuuti iyada gardarada iyo xumanta wada ee hatska qoyn,sawdugii siyasada ka hadli jiray ,
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Waar waydii ya ka gardaran somaliland
@gaandaa-n4l
@gaandaa-n4l Ай бұрын
Soomali nimo ayuu joogaye maxaa gabooye gaadhsiyay, adeer soo wada bax, caloosha kubugta waliye, ragaas somaliyeed ee aad ugaftayna raali gali
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale Ай бұрын
Waar nimaankunu way badheedh sanyihiin waanay cadaysteen manta ooda uu daw yahay
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Koonteenar kkkkkk Farid
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Ala maxa lagu kibray meshan
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Wariyahan yaa dhalay horta
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Boqor DJIBOUTI iyo ismail lasoo hadal
@mohamoudhorre3222
@mohamoudhorre3222 Ай бұрын
Adiga waxba kaama galin iska aamus
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Ай бұрын
Ma herbaad nagu soo celisaan
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Snm kuma amaneyso
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale Ай бұрын
Waar orodoo qabo soomaalilaay hadaad doonayso soomaliya macidbaa kuu diidan
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Ай бұрын
Dhuni cunay Somaliland waxa ka taliya President Muse Bixii.. Ka Djibouti u dawa dhiliifa GO TO Djibouti..
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Ай бұрын
siyaaasadna madax dhaqamedku haka baxaan ayaad leedahayyyyy imkana idinkiiba siyaaasadddddddd sooo dhex galinaya
@MustapheChanell
@MustapheChanell Ай бұрын
Haa zx 💯👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌 zuldaan wxy odha😢😢😮😂😅😊❤😊anaaa no wasa😮😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 1:43 1:44 1:45 1:45 1:45 1:45 1:46 1:46 1:46 1:46 1:47 1:48 1:48 1:48 1:49 1:50 1:50 1:50 1:50 1:51 1:51 1:51 1:51 1:52 1:52 1:52 😂😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Ma cod buu ku doonayaa inantiisa
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Somaliland dowlada jago fiican kumalihidin gabooyow mesha isagasoguura
@abokorahmed9064
@abokorahmed9064 Ай бұрын
Bilaa camal weeye kan yar. Wax aan war ahayn ayuu war ka raadiyaaa. Adeer dariiqyada soo duub iyo horumarka iyo dibudhaca iyo nolosha, inta aad ninbaaa wax yidhi maxaad ka leedahay aad war ka dhigayso
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Ciise waa ciise Nina caano madheera. Gadhaha ciise ama xeer ciise.❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Ma ciisaa laga had layaa gabooyaa laga hadlayaa iyo maamuus xaashi oo xisaaqee malaa gabooya haad ciise u taqaanaa kkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk imisa la idin soo siyaya wan arka v8
@Gudhuudhe058
@Gudhuudhe058 Ай бұрын
Midgaan waa midgaanuun
@youtubeqadaafedegane6651
@youtubeqadaafedegane6651 Ай бұрын
Nacaladi kugu dhacday waxii xun midgaana daa suldaanka
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Cay maaha midgaan ama madhibaan ama tumaal ama yibir markaa caqligu haku shaqeeyo reerahaa cay malaha waa gobta somalida aqalkii aad kusoo barbartay ayaa xumaa ee dib ugu noqo oo waxa qaldan iska soosax
@youtubeqadaafedegane6651
@youtubeqadaafedegane6651 Ай бұрын
@@odayjama1829 -Cayda micnaheeda waa qofku siduu hadalka u adeegsado eeg waxu qoray iyo sidu uqoray iskada dulmiga iyo nin jeclaysiga-hadanu cay ula jeedin-midgaan waa midgaanuun-ma heesbaa mise waxadiis-afsomaligs hala barto hadanay qabyaaladi ku indho tirin-kolay anigu ma ahi reer kaa lakiin dulmiga ayaan diidanahay from ssb
@saidahmed7450
@saidahmed7450 Ай бұрын
Nacalad kugudacdey
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi Ай бұрын
Dhaqan wey dĥaaftay arinkaasi waa siyaasad ee ma shaqaalihii Somaliland lagu dhex sameystay ayaa tahay koleey way tahayeee
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
MAXAMUUD HASHI WA HADII INAANTIISU KEENTO DIINTEENA HADA U DIIDO NIN MUSLINA GABDHADA FIDNO KA BAQO WAXAAQ INTAY TEGAYSO MEEL KA FOG KA U DIIDAY AJANABKA LAFTIISA HADU MUSLIM YAAHAY LOOMA DIIDI KARO MARKA INANTIISA AYUU AJAHANAB UGA DIGAY SOMALIANA YIDHI KA GUURSO HADIISE ILAHAY U QORAY AJANABKEEDA WAAY GUURSAN GABOOYENA WA ISKU DNA SOMALIDA KOONFUREED IYO DAROODKABA WALAHAY BILAHAY ODAY e LA ODHAN JIRAY BAA WADA DHALAY MARKA XAFARAHA DNA LA EEGO HAL REER OO KA MIDNA CARAB BU GALAY INTA KALE SOMALIDA AYAY GALEEN KALE AAN AHAYN BEELAHA DIREED MARKA YAAN LAGA DHIGIN WAX KALE HADA SI LOO EEGONA SOMALIDA REER AANAY GABOOYE KA QABIN MA JIRO WAAY KU DHAN YIHIN WAYNA KA QABAAN QABIILDA SOMALIDA ODHAN MID AAN GABOOYE QAAR KA MID KA GUURSAN MA JIRO CAR WAAKEE KA ODHANA KAMA GUURSAN GABOOYE ISAAQ DAROOD HAWIYE RAAXAWAYN XAWADALE CIDA DOONTO NOQO GABOOYE WAAD KA GUURSTEEN WAYNA IDINKA GUURSADEN QOF ISALAMANA WEYE BEEN HA ISUGU SHEEKAYNINA HADA DIIDANA IYO WADA CAANA LA IDIN KENAYAA JILIBKA BEEN SHEGA YIDHAHDA KAMA GUURSAN HA IS ASO BARAXO BADANKIINA WALEE IYO BILEE WAD KA GUURSATEEN AMAY IDINKA GUURSADEN
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@Abclll-i3h
@Abclll-i3h Ай бұрын
Maskaxiyan ayaad xanuusanaysa , madaxweynaha iyo ina kaahin iyo nuux iyo kii is casilay ayyaa ka dambeyey
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 Ай бұрын
Midgan wa midgaan uun 🤮
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Siyaasad xumada muuse waa mid bilaa xad ah .jaar kana aan ka xishooneeyn.iyo xidid iyo xigaalo toona.❤❤❤❤
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 Ай бұрын
Silkii hooyada iyo xishodkaba was
@KhadraMahamed-yy3sl
@KhadraMahamed-yy3sl Ай бұрын
Adigoo laangaaba oo dawladna ku jirin maxaa kaa galay cidanis aryanaysa😅😅😅😂
@AnabAhmed-mn3vu
@AnabAhmed-mn3vu Ай бұрын
Nimaka siyasiyinta ah wa cadadodi ineye siaye dadka u ber loxow sadan waxa sidasokale u bayacey inan tusi siyad bare oyini gaboye bansin dabetan samatar baweydisitey wuxu kuyudh lasoheshi dabeto inantisi wuxu kuyudh hadad ogalatid wan kutogan kursiga hadal wolba wakaken
@DjamahGaraad
@DjamahGaraad Ай бұрын
Jabuti iyo somaliland wa walalo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Shut up
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
War suldaan muuse baa fidnada wada oo rabto inuu ganacsiga jabuti inuu kaxiro dakada jabuuti
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuuul somaliland
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Cidkasta somaliland bay edaynayan waayo maxay jabuti ugu shegi wayen
Hereri iyo America 3aad-wareeysi Ilhaan Cumar &  Somali Museum
43:15
Universal TV
Рет қаралды 370 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 33 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 39 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 105 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 656 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 33 МЛН