Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.

  Рет қаралды 356,276

Somali Literature Media

Somali Literature Media

6 жыл бұрын

Fadlan Subcribe saar Somali Literature Media.

Пікірлер: 64
@ahmedtimacade3527
@ahmedtimacade3527 2 ай бұрын
xiliyada nasiinada iyo madax dagsiga fanaankaan waan dhagaystaa waana u duceeyaa.
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 26 күн бұрын
Aniga somali baan ahay❤❤
@maxamudyusufkilakila3953
@maxamudyusufkilakila3953 18 күн бұрын
Best somali SINGERS, WOW
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 8 ай бұрын
The most popular and attractive singers ever somaliwood Ilma mooge❤ rest on peace.
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Ай бұрын
Jaleelo waan idiin salaamay🎉🎉
@djsomali4414
@djsomali4414 2 жыл бұрын
Excellent. From Buffalo ny, Hargeisa🍔
@siciidmohamed5977
@siciidmohamed5977 5 ай бұрын
Alla waa hees Wanagsan 😊
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Intuu rasuulku scw scw u shafecaqado ilahay haka yeelo sayid maxamed mooge sayid axmed mooge liibaan aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@axmedcaraffanaxjinayare9397
@axmedcaraffanaxjinayare9397 3 ай бұрын
Plpp⁰0 😊P0
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 26 күн бұрын
ScW ScW ScW ScW
@eng.abdulrahmanyusuf9712
@eng.abdulrahmanyusuf9712 11 күн бұрын
Axmad mooge iyo axmed gacyte isku klaas ayaanu aheyn(class mates).
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Ай бұрын
Hargeysa sanad guura wacaan
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Kabanka macaan waa saalax Qaasim naaji
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 4 ай бұрын
Rabbi How Naxariisto Adero Axmed Mooge Liiban
@BrowYare-hs4zp
@BrowYare-hs4zp 4 ай бұрын
Allaah ha unaxriiste waxuu ahaa nin cod macaan
@farahibrahimabdulahi2755
@farahibrahimabdulahi2755 3 жыл бұрын
wow allaha unaxariisto fannan buu ahaa
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Ай бұрын
Amiin Yaa Allah
@abdirasaqmukhtar5145
@abdirasaqmukhtar5145 3 жыл бұрын
runtii abtigay waxa uu ahaa qof hurmood u ahaa umadda soomaaliyeed meelkastooy joogto magaciisuna meelkasta ooy soomaali ku dhaqantay wuu ka dhacay rabbi waxaan u weydiinayaa jannadii firdawsa iyo in uu uqaaddo niyaddiisii wnaagsanayd
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 5 ай бұрын
Rabbi ha u Naxariisto Adeer Axmed Mooge
@badalilkacase1015
@badalilkacase1015 4 жыл бұрын
Legands m.mooge
@yuusufcabdi1513
@yuusufcabdi1513 3 ай бұрын
Rabi haw naxariito
@LibanAbdi-fv8li
@LibanAbdi-fv8li Ай бұрын
habeen sabti soo galayso 15 jun 2014 jawi dagan iyo magaladeydii jigjiga
@nasraslbn3477
@nasraslbn3477 4 жыл бұрын
Wuxuba waa axmed mooge niyow laba heesood mooyee ee naga naaqee
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Ай бұрын
Ha ASC
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 19 күн бұрын
Lives
@Xiijiyaasiim
@Xiijiyaasiim Ай бұрын
❤❤❤
@khadarmaxamed8959
@khadarmaxamed8959 3 жыл бұрын
qaraami saxdii ah weyi
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Ай бұрын
Waan ku salaamay sxb barasha wacaan waa xuseen Ibrahim xuseen waa dhal Daraawiish 🎉🎉
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 19 күн бұрын
Share
@abdihamidmohamudharir8836
@abdihamidmohamudharir8836 Ай бұрын
Heesaha Jawiga sax fananka kalia aan mar wlba dhagaysto alle ha ku naxaristo 2023/2024🙉🙈❤️😭
@adanfarax363gmialcom
@adanfarax363gmialcom 2 ай бұрын
@LibanMohamed-ft6zt
@LibanMohamed-ft6zt 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 Жыл бұрын
The legend of the legend May allah granted him the highest level of jannatu fardasa Amiin Amiin the
@abdourahman6650
@abdourahman6650 Жыл бұрын
aaaaaaaaaaaaaa
@mohmoodabdi4177
@mohmoodabdi4177 5 жыл бұрын
Hi
@bashiircali9738
@bashiircali9738 5 жыл бұрын
allaha unnaxariiso labadoodaba lkn waxaan waayey taariiqda axmad mooge maxamad tiisa waan helay
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
sxp Anigu xitaa waan ku daalay taariikhda AML Dookh Ahaan Anigu Isagaan Taageeraa Oo Aan Ka Jecelahay MML Lkn Wax Taariikhdiisa Ka Sheekaynaya Weli Maan Arag Dadku badanaa Maxmed bay jecel yihiin Oo Ka Saameyn Badnaa Maadama Oo Uu Ahaa Nin Macalin Ah isla Markaana Lasoo Shaqeeyay Dawladii Kacaanka Ee Afweyne AHUN labadoodaba
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
@@abdishakourshakti7364 aniguba ma arag lkn 50 jir ayuu ku dhintay sidan maqlay saxib insha a lah waynu heli
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Taariikhdiisa waxaan ka hayaa inuu caruur gabar ka dhalay isaguna ku dhintay kenya sababta dhimashada malaria.
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
Runtii Ma Kala Dhacaan , Lkn Sasabta Mohmed dadku u jecelyihiin waxay ila tahye, maadama uu ka waynaa fanka kasoo horgalay ,
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
@@awilmohamed3257Hada Miyaad Aragtay Gabadha Uu Caruura Ka dhalay Mise Sheeko Uun Baad ku Maqashay
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Ай бұрын
Buflofow ma ahan ee masac miyaa sxb
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 19 күн бұрын
Legeta
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Jirku muu dubaaxsheen Naftanoon kujirinoo Cirku jabaq ma keeneen Haddaan jirin daruurtuye Ifka lamaba joogeen Dhulka looma jiifeen Ogoobey jaceylkuna Waxaan jirin hadduu yahay Jaleecadaan ku eegaba Jirro ima haleesheen Mana jiriricoodeen Miyaan xalayto jiifsaday Jirjirkaba miyaan dhigay Riyaad igula joogtee Axmed Mooge heesta miyaan xalayto jiifsaday.
@user-du8rd5su1o
@user-du8rd5su1o 3 ай бұрын
Hello sayiidi
@user-do4kk5rj1z
@user-do4kk5rj1z 2 ай бұрын
😏🤫🤣🤫😘
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 11 ай бұрын
Daauud malaa waad maqashay uune maaha kabankii daaud kani. Sida codku qof gaar ugu yahay ayuu kobankuna gaar ugu yahay qofka.
@alishaaliosman3659
@alishaaliosman3659 5 жыл бұрын
Walalo miya ragaan? Allah ha unaxariisto
@salmaanpotar9592
@salmaanpotar9592 4 жыл бұрын
Haaa wll
@abdulkadirosman4330
@abdulkadirosman4330 Жыл бұрын
Ruuf
@feisalturki9827
@feisalturki9827 8 ай бұрын
Best mirqaan hesan tolka markan dhagaysanayo so badi sxb😂
@abuMascuud8928
@abuMascuud8928 4 жыл бұрын
Tue 7/4/2020 4:00 Am miyaan xaleyto jiifsadey alle haydiin raxmado
@hodmagumsresins6230
@hodmagumsresins6230 5 жыл бұрын
labada ilma mooge waxay ahaayeen horyaalka fanka somalida mmooge wuxuu heeso ku qaaday sudani amharik iyo somali labadan fanaan ee walaalaha ah xassan aadan ayaa hees ku amaanay kuwa loogu magacdaray ee muuqa aan lakala garan
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 11 ай бұрын
waxan dgagaysanayaa 18/8\2023❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@macanowcade280
@macanowcade280 11 ай бұрын
Ahmed mooge iyo maxamed mooge wallo miya horta
@nuurhubane
@nuurhubane 3 ай бұрын
Haa
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 2 жыл бұрын
Wxan tabayaa arin ah in axmed mooge uu mohamed mooge shiiqiyay taariikhdiisana aan ahmiyad lasiin..lkn axmed mooge wxa uu ahaa mucjiso dunida mar soo martay mxamedna wxa uu kaga duwanaa wxd moodaa in codkiiso meel aan meel qiiro ah iyo duni aan wxn ku sifeeyo garanwaayay ku gaynayo cajiiib
@user-uo4vt1df8h
@user-uo4vt1df8h 3 ай бұрын
Dad kan miyay Waalan yihiin horta maxamed Mooge axmed Mooge wAA WALLO ILMA MOOGE LIIBAAN BANBAN LA YIDHAAHDA
@khadarmaxamed8959
@khadarmaxamed8959 4 жыл бұрын
cheese qaalia weeki waay
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 28 күн бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 38 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 192 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 74 М.
Axmed Mooge Liibaan-Heestii Waxaad Taransataa
10:13
HASSAN IH
Рет қаралды 79 М.
HEESO QAACI KABAN MIX AH
2:31:11
kobciye official
Рет қаралды 70 М.
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 2,3 МЛН
Полицейские проучили парня 🤯 @itsappie
0:28
Они так быстро убрались!
1:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН