Biriijka iyo zerooga ugu wayn hargeisa oo hada gacanta lagu hayo 2022

  Рет қаралды 23,236

AK Vlogs

AK Vlogs

Жыл бұрын

Wadada hargeisa iyo berbera oo ladhameeyey | berbera
AK VLOGS ENJOY YOUR TIME😍 Hotelo cusub oo aad uqurux badan😍 hargeisa somaliland 2022 | #Ak #vlogs #subscribe #like #share
• HOTELO CUSUB OO AAD UQ...
Guryo iyo dhul iiba hargeisa somaliland 2022
• Mid kamida shirkadaha ...
HARGEISA SOMALILAND 2022 Ak Vlogs
HORUMARKA SUUQA JIGJIGA YAR HARGEISA SOMALILAND 2022
XOGTA IIBKA DHULKA IYO GURYAHA
NOLOSHA IYO maciishada magaalooyinka
TRAVELING VLOGS
HORUMARKA KASOCDA DALKA
..................♡........♡.................................
■SOMALILAND HARGEISA VLOGS ■HARGEISA SOMALILAND APARTMENTS ■ LAND & HOUSE #HORUMARKA #hargeisa #somaliland
■BURCO VLOGS ■BURCO APARTMENTS ■ ■BURCO LAND & HOUSE #HORUMARKA #burco #somaliland
BERBERA SOMALILAND VLOGS ■BERBERA SOMALILAND APARTMENTS ■ ■BERBERA SOMALIABD GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #berbera #somaliland
■BORAMA SOMALILAND VLOGS ■BORAMA SOMALILAND APARTMENTS ■BORMA SOMALILAND GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #borama #somaliland
■LASCANOD SOMALILAND VLOGS ■LASCANOD SOMALILAND APARTMENTS ■LASCANOD SOMALILAND GURYAHA IYO DHULKA
#HORUMARKA #LAASCAANOOD #somaliland
■CEERIGAABO VLOGS ■CEERIGAABO APARTMENTS ■CEERIGAABO GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #ceerigaabo #somaliland
Muqdisho somalia
SOMALI KZfaqRS SHIINE CULAY OGANSHO OGAALKA DUUNIDA KING CK DIRISLE ABDI ARIMAHENA.. MMTV WAQAL STUDIO TAAR TV HC TV SAAB TV…..
RIWAAYADO GAAGAABAN
HEESO BILAA MUSIC AH 2022
THANKS TO SUBSCRIBERS FROM SOMALILAND
HARGEISA BURCO BERBERA BORAMA
ceerigaabo jigjiga somalia muqdisho garowe bosaso.............and others
GMAIL: Ahmadsamatar2010@gmail.com
FACEBOOK page : ak vlogs
INTAGRAM: AHMETH_Nouha

Пікірлер: 118
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
Rer waqooyi dhaqankii lagu yaqanay wali ka muu guurin xaga waqabta waligoodba way kaga horeeyasn waayo waxaan xasuusta mashariicda hirgalay ee somalia laga hirgalin jiray rer waqooyigu uuba gacanta ama hal abuurka laha aad ayaan ugu madilaya rer waqooyi abaal wayn ayay igu lee yihiin ila macalimiinti wax ibartay gob aya tihiin se somali ayaa idunku xaartay
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 Жыл бұрын
walaalo alle Haku dhawro 🥰
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
Walal Mashallah good job. Idiinka iyo Qayser shaqo fiican baa wadanka uu wadaan. Keep going. From Australia 🇦🇺
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 Жыл бұрын
wow mnsha Allh wllhi waa wx lagu frxo, taariikhda abid wa mrkii u horeysee dalkena loo dhiso biriijyo caalamiya siiba dooxyadii dhibta wyn ingu hayay waa mashruc runtii noociisa wliged hore loga fulin dhulkena wa mashruc faaiidadiisa laso kobi karin mrku dhmdo insha Allah ha nolaato Jmhryda brkysn ee Somalian ✊️ ✊️
@muniirosman1302
@muniirosman1302 Жыл бұрын
Sxb axmed iyo siciidaw waxan idinka soo salamaya Namsa Austria muqaalada casimada nosoo badiya Ninkaa axmede lawaayey meeshaad aday soo sheeg dheh😅 Kaftan weye sxb
@tanitv7529
@tanitv7529 Жыл бұрын
MashaAllah beautiful video keep up the good work AK vlogs 💪🏾💪🏾💪🏾
@guledciidle3713
@guledciidle3713 Жыл бұрын
Wararka soo badiya sxp wadanka ku saabsan sida wadoonka mayerku magaalada kawado
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Insha allah
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Жыл бұрын
Maan sha allaah reer ayayayday illaahay haydin barakeeyo nbar waawadaad ku jirtaan from awaare
@zackayoub
@zackayoub Жыл бұрын
MashaAllah...wadanka waa inaynu dhisanaa inagoo isku duuban.#vivasomaliland..
@xamsedheeg2626
@xamsedheeg2626 Жыл бұрын
Waar miyaad heshiiseen Bagah rag wakii wax walba kaheshiiyee sidii abdallah jamal Gaar ha ududin Good job maashallah
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Жыл бұрын
Hargeisa waa magaalo goob qurux badan Ku taal . Xoogaa yar oo infrastructure ah uunbaa Ka dhiman.
@exhargeisa1540
@exhargeisa1540 Жыл бұрын
Axmedkii lawaayey sxb ma nabad timid. Masha allah in badan baanu kusoo ducaynaynay❤ we miss u legend
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Nabada iyo wax qabafka fiican ayay dad nagu haystan viva somaliland❤
@fathia5461
@fathia5461 Жыл бұрын
Maashaalaah walaal waan kuu hanbalyaynaa wAad mahadsantahay. Wadankuna hori mar inshaalaah
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Maashallah tabaarakallah illaahay swt ha ilaaliyo oo haynoo siyaadiyo ameen inshallah and thank you very much guys keep going
@munirkh
@munirkh Жыл бұрын
Maanshalaah. Welcome BACK sxb. Waa video qurux. Mahadsanid
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Maansha Alaah
@muuseboqor6837
@muuseboqor6837 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland✅👑🙏
@garyaqaantv4173
@garyaqaantv4173 Жыл бұрын
Mashallah masha allah good job ilahaw wadanka noo barakee amin❤❤❤
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Жыл бұрын
Masha Allah
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 Жыл бұрын
masha allh
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Жыл бұрын
Mashallah. Somaliland hore ayey u socotaa.
@hargisasomaliland4884
@hargisasomaliland4884 Жыл бұрын
Masha allah
@ahmedabdi4396
@ahmedabdi4396 Жыл бұрын
Mansha Allah horumar wacan bn dalka u rajaynaya
@abdillatifismailahmad4862
@abdillatifismailahmad4862 Жыл бұрын
Waxaan aad ubogadinayaa wlladay siciid iyo ahmad waxan idin leyahay insha alaah wadanka maalintaan imaado wan idin sooradin donaa abal gud baat mudan tiihiin wll wlhay wax badan ayaad noo iftimiseen hanaga dalina anagaa idin ogsoon abalkina
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Mahadsanid wall ready🙏
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Жыл бұрын
Muuqaal fiican thankz
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Жыл бұрын
Mnshaa good insfructure of slnd
@libside6869
@libside6869 Жыл бұрын
Briishkan waxa Engineer ka ah Gabadh u dhalatay Senigal waana Briishka ugu dheer dhulka Somalidu Degto
@abdillatifismailahmad4862
@abdillatifismailahmad4862 Жыл бұрын
Masha alaah wlhay waa faraxad gul aanu gadhanay ilaahay hanoo xafido
@calixashi9470
@calixashi9470 Жыл бұрын
Manshlah qaranka jamhuuriyada somaliland
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 Жыл бұрын
Maansha alaah
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 Жыл бұрын
Manshallah
@baalgoraymedia4282
@baalgoraymedia4282 Жыл бұрын
Mashaallah🎉❤
@somcaafimaad7009
@somcaafimaad7009 Жыл бұрын
Maashallah
@abdalewarsame2282
@abdalewarsame2282 Жыл бұрын
Masha ALLAH guul somaliland ❤❤❤❤
@mukz6995
@mukz6995 Жыл бұрын
"HAWWW" 😄Ilahay ha barakeeyo nika odaygahee wuu iga qosliyey
@fadumoaden5864
@fadumoaden5864 Жыл бұрын
Mansha Alaah ilahay wa wax lagu farxo 👍👍❤️❤️
@abdifatahnabil
@abdifatahnabil Жыл бұрын
Mansha Allah Horaa Loo Soconaya
@Nabadoon1000
@Nabadoon1000 Жыл бұрын
Mashallah good job brother
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO HORUMAR WACAN GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL GUULL
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Жыл бұрын
Keep the good job
@c.majiidmahamed2766
@c.majiidmahamed2766 Жыл бұрын
Masha'alah, dadka tus sida uu wadankoodu Horumarka Uga socdo.
@muunasicid4733
@muunasicid4733 Жыл бұрын
Wadawh wllo ok wale
@mohmed5378
@mohmed5378 Жыл бұрын
Macha-alla la somaliland est un état libre cmm les autres états dans les mondes et j les souhaits bnn chance a tt les gouvernements de la somaliland et les peuples somaliland j vs souhaitez bnn avenir
@rizwan4862
@rizwan4862 Жыл бұрын
Manshallah saxibayaal runtii waxaad mudantihiin abaal in aad nala socodsiisaan hormarka wadanka, maanta waxaan na tusteen waxbadan oo ka qabsoomay dalkii oo aanan arag mudo aanu ka maqanahay wadanka
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Mahadsanid wall 👍
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 Жыл бұрын
Kkkkkk, sxb, ka daa ha odhan zero. waxaad tidhaa Goolad (roundabout).
@Hawd74.
@Hawd74. Жыл бұрын
Manshala beautiful dhalinyaro dalkooda jecel baad tihiin bal maxaa u diiday inay idinku daydaan tuugtan wariyayaasha iska dhiga ee ceebta dalkoda jecel faafiya xumaanta walaal congratulations shaqo fiican baad haysaan keep up the great job
@jamalismail3465
@jamalismail3465 Жыл бұрын
High visibility vest Habeenkii baa la xidhaa si ay baabuurtu kuu arkaan
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
walaal shaaq wanaagasin
@fs292
@fs292 Жыл бұрын
High visibility vest :Waa wax yar oo shaqaaluhu dharka ka dul xidhaan oo laydh gadhi hadoo ku dhaco iftiin yar soo celinayya (reflection) markay meeshu madowdahay taas oo nabada shaqaalaha ilaalinaysa oo tusaysa gaadhiga inuu qof meesha ka shaqaynayo ama marayo. Waa waxa cas ee baskeelada xaga dambe kaga yaal oo kale ee lamoodo inuu laydh bixinayo.
@MohamedAli-eb7rd
@MohamedAli-eb7rd Жыл бұрын
Waan idin weydiiyey. Bridge waan gartey. ..Zero.. muxuu yahay. Umadu ayey idinla yaabin....
@abdilwahid768
@abdilwahid768 Жыл бұрын
Sidaad arkeysaan biriijkani waa cidlawaaqla meesha laga dhisayo.meelaha ugu mudan on biriij loo sameeyaa waa qudhac dheer iyo gacan liibaax inta udhaxaysa ma tiyAtarka'waxa kaloo ku haboon mhaaruun iyo ina mooge yacni from shiraaqle iyo geeska kale ee mmooge!WAXA LAGUU XAYEYSIINAYAA WAA WAXAAS MAXAA KAAGa baxay!!!!
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 Жыл бұрын
WADADU MA ONE WAY BA MISE WAA TWO WAY ?
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Жыл бұрын
Waa maxay zeroogu? Hawl qiimo badan yeelan doonta ayaa socota
@sakiguray3248
@sakiguray3248 Жыл бұрын
Goolada kala qaybisa Wadoyinka
@khaalidalleeli5987
@khaalidalleeli5987 Жыл бұрын
Biriishka Somaliland ugu weyni waxa uu ku yaallaa duleedka bari ee magaalada Berbera, waxana la dhahaa Kala-dhac ama Kala-jab, dhererkiisuna waa 1KM iyo dheeraad, saaxiib waxaan kugula talinayaa intaadan wax u sheegin dad og waxa aad sheegaysid, adigu wax badan daraasee ✌️✌️
@cabdicasiismaxamedcirro4125
@cabdicasiismaxamedcirro4125 Жыл бұрын
biriijka ugu weyn hargeisa ayaa laga hadlaya , ee adigu intaadan isa soo maqiiqin wax hubso oo fahan waxa laga hadlayo , hubsiimo halbaa la siitaa
@khaalidalleeli5987
@khaalidalleeli5987 Жыл бұрын
Adigaa is maqiiqayee Hadalka inanka ayaan anigu tixraacay ee soo dhageyso adigu, hadii la isa saxona ceeb maaha.
@khaalidalleeli5987
@khaalidalleeli5987 Жыл бұрын
Adigaa is maqiiqayee Hadalka inanka ayaan anigu tixraacay ee soo dhageyso adigu, hadii la isa saxona ceeb maaha.
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Masha’Allah,Sxb, waxaad illawdeen in aad noo sheegtaan xaga uu kaga yaalo magalad. waxaan filayaa in uu kaga yaalo xaga dalooldho waayo waxaad na tustay birihii laydhk ee magaalad soo galaayey.
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Dhanka waqooyi ayu ka mara wall
@goldkey1451
@goldkey1451 Жыл бұрын
saxibadayda chanelka leh hal talo aan idinla wadaago idinkoo walipa iga raaliya sxp xabad drone ah oo mararka qaar meel lug ama mobile la gaadhi waydeen idinka caawisa inay woxooga yar idinka soo duubto meesha ayaad u baahan tihiin , waayo clipka yar ee drone idin so duubto markaad video edit ku dartaan aaad ayu u qurux badnaanaya videogu. waad mahad san tihiin sxpkay aar diiriye gaasna igu salaama
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Mahadsanid wall
@kingdom6502
@kingdom6502 Жыл бұрын
😅😂😂 Waa axamed yare sxb maad noolayd waxan islaha ma dadkii mudaharaadkuu raacay Noo sheegoo xagee qabatay Ma tahriib baa lagaa soo celiyey Sxb😂
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 Жыл бұрын
Hadii aanu muuse biixi joogilahayn lacagtan jeebkaalagushubAnlahaa waxa heshiinlahaa dawladda iyo shirkadda sidii horeba u dhicijirtay ma amaanayo muuse laakiin runtaan sheegayaa xataa maayir mooge muu shaqaynkareen haduu madaxtooyada lacag gaynayo ama boonooyin loosooqorayo oolaleeyehay intaasoo lacaga soodhiib sidii madaxwayneyaashii hore yeelijireen
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Жыл бұрын
Nooca dusha Ka mara magaaladana waynu dhisan markay haynteenu gaadho .
@farhbid7406
@farhbid7406 Жыл бұрын
what did you say high visibility vest means in somali language?????
@Borama1960
@Borama1960 Жыл бұрын
Lol. He did good, but he got that one wrong. He thinks it means a vest to protect your chest from objects. It's a clothing that workers can wear to improve how well other people "see" them while on site for safety.
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 Жыл бұрын
High visibility vest has no place in protection is a light reflector which helps others to see you ,and even some times , in addition talks about the type of staff you are however in somali we can call it (MUUQ DHEERE) if you accept it because you can correct me
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
CALAMADAHA AFSOMALI KUMA QORNA WAXAAD MOODAA IN AY INGRIIS LA HADLAYAAN DADKA LUUQADOODA HALOOGU SHEEGO SI AY U FAHMAAN
@ilkacase8572
@ilkacase8572 Жыл бұрын
Hhhhhj
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah ❤ ♥ Hora Loo Soconaya ♥ ❤ Berayhan Cilipyadi Casimada Horumarkeeda Aad Noo Soo Duubi Jirtay Beryahan Lagama Hayo Ee Maxaa Kugu Dhacay Zxb
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Waan sowadna wall insha allah
@sakiguray3248
@sakiguray3248 Жыл бұрын
7:24 Lagtani Dooxa hargseisa biyaha kuma darte Waqoyibay ukacda
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Жыл бұрын
waa been prige ka dacarbudhuq uguma dheera waxa ugu dheeraa prige ka KALAJAB ee u dhaxeeya Berbera iyo Sheikh, iska sax halkaa.
@mohmed5378
@mohmed5378 Жыл бұрын
Macha-alla la somaliland est un état libre cmm les autres états dans les mondes et j les souhaits bnn chance a tt les gouvernements de la somaliland et les peuples somaliland j vs souhaitez bnn avenir
@intifaacshopping8950
@intifaacshopping8950 Жыл бұрын
Xaguu kaga yaalaa hargaysa biirishku ma xag haleeyaaa
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Xaga daloodha
@mohammedyusuf738
@mohammedyusuf738 Жыл бұрын
Oromo tv Bilisummaa Oromoo kan gammoojjii hin VI lammii Firaansi
@MohamedAli-eb7rd
@MohamedAli-eb7rd Жыл бұрын
Waa nimanyahow aduunka zero waa number fadlan jidka waxaa gala Waa ISGOYS. Ama. GOOLAD. Markaa carabi waa dawaarad English waa Roundabout. Ama soomaali GOOLAD... ZERO. ISKA BEDELA FADLAN
@guledyuusuf8555
@guledyuusuf8555 Жыл бұрын
Maxa manshalah dagaal ba ka dhacaye wlahi
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 Жыл бұрын
Car is dhaqaaji 2sano ayan ku darsadee xabbad ban madaxa kaaga dhufanayaa weliba
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Жыл бұрын
HHHHHHH YAA XANUUN XANUUN WASEY KKKKKK KU DHAKHSO FUAY
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Inanad Dalka kala aqoonban Filaya Birijka ugu Wayn Somalililand waa Kala Jab berbera iyo Sheikh inta u Dhaxaysa
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Kala jab markii horuu ugu waynaa lkn hada kuwo kawawaynba ladhisaya
@cabdiqaysnuur6290
@cabdiqaysnuur6290 Жыл бұрын
kolayba waa bila tayo sida wadadaa iyadoo gacanta lagu hayo bur burtayba alla ceeb weyna
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Wadadan uk ba dhisaysa Ta wajaalena emarates
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
waaxa bila tayo ah xasidka ado maydhana o ceebtisuna dibada talo waxa ka nixinaya horumarka iyo wanaga jamuriyada barakaysane somaliland
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
SOMALIDA WA DADKA UGU LIITA OO AN HAL XABO OO GARAYIDA SAMAYSIN KARI! LKN WAY KU FICANYIN SIDA AY U ISTICMAALAN WAX QAYRKOD SAMAYSTAY 🤔 WA UMAD AFKA KA NOOL OI SIDA LO HADLO KA ADAG!!!
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Waar odaygii muu soo noqday wax islahaa xamaanta way kala urursadeen ninka kale ayuu baa beryahan na hor taagnaa!!!
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Maan fogaan wall daha dabadisan hawsha kawaday thanks
@xashiadan6483
@xashiadan6483 Жыл бұрын
Come to garoowe. Ada yaabi doona Maammul yar oo aan waxbo haysan waaye isaaqland😂
@sergio9893
@sergio9893 Жыл бұрын
garowe wa a ka wayn degmo hargreisa ka mida🤣
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Жыл бұрын
HHHHHHH YAA MA TUULADII GAROOWE ANA TAGEY GAAJA TAAL MAXAA YAAL FAAN WEYNIDAA MA JIDHOY KKKKKK
@ahmedfarah2182
@ahmedfarah2182 Жыл бұрын
Ma tuladii yareed majidho baqbaq badan carowe cararka iyo fanka wa la idunku yaqan majertenia afka book ital baranbaro
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
Dhabaycooy hargeisa waxa ku nool 2m garwe waxa ka wayn ceerigabo waxa ladagay garwe 1985kii halka hargeisa la dagan 1880 kkkkkkkkk
@kingdom6502
@kingdom6502 Жыл бұрын
Garoowe anagaa aragnay. Woxoodu waa bug waxbo kama jiraan waa huuhaa iyo igu sawir waa tuulo yar oo laaska leeg markiihore laaskaa kawaynaa😂
@barkhadhassan407
@barkhadhassan407 Жыл бұрын
Muuqaalada aad soo duubto waxay mustaqbalka kuu noqonayaan xusuus adiga iyo dalkaba wax Tarta . Fadlan freezonkana noo soo duub adigana xusuus ha kuu noqotee
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Thanks inshallah
@madhobe
@madhobe Жыл бұрын
High visibility vest, you got it wrong. Learn english bro, wrong translation
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
Waa jacket ifiinka leh ee shaqadaa.
@bashircade1671
@bashircade1671 Жыл бұрын
Garxajisaw magaciin be’ intaad sidii nagaha halkaa nac nac lahaydeenbaa Xukunkiina laydin dhaafiyey ganacsigii iyo aqoontii laydinka tegay Mashaariicdii iyo iyo deeqihii laydinka qadiyey 😂 Anybway hambalyo somaliland
@muuseboqor6837
@muuseboqor6837 Жыл бұрын
😂😂😂 waa laydinka caqli badiyey Waa markayagii waanu ka gacan qabsanayna garxajisaw marka fursadu idinsoo marto kafaaidaysta Sidaa habar xabuushadaa aanu 7bada sano kudul shaxaynay hanoqonina Lama kala xanaqaan😂😂😂
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Жыл бұрын
HHHHHHH YAA NEEF NEEF U JAWAABEY WEEYE LABADANI INAD ISKA AAMUSTAN AYAA IDIN fiican
@muniradan1875
@muniradan1875 Жыл бұрын
Hehehehehehehe. Xagee maroysaa see dareemin Super power super Awal👑✅✊✊✊ Dadku waa super awal iyo in lagu taraxay. Habar jeclo danteeday garatay Waxa garxejis kudhacaybay aragtay 🤣🤣🤣
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 Жыл бұрын
Garxajis waa nasab siyaasiyiintii baa se ka xumaaday garxajis waa reerka isaaq ugu gobsan gobeey liicoo ha jabin 👑👑👑👑👑👑
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
bastard ilma faqasha o bila nasaba ayad tahay intad dhowr magac so qaadatay ayad is ledahay ka dhex faidayso duriyadsa reer sheikh issaxaq e ehlu beyth ka ah e ka horeysa faqash yahow naf lacaridki e nasabidisa ka cararaya e dad anu ahayn sheganaya lakinse waxan ku shegayna inay duriyada reer sheikh issaxaq tahay mid kaliya o mel u wada jeda
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 Жыл бұрын
Masha Allah
@libside6869
@libside6869 Жыл бұрын
Manshallah
Hargeisa roob masha allah 2022
16:10
AK Vlogs
Рет қаралды 25 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Wadada Hargeisa bypass dhamaad🥰
16:55
AK Vlogs
Рет қаралды 32 М.
Wadooyin cusub iyo goobo nasasho hargeisa somaliland 2022
9:08
Wadada Hargeisa by pass | oo Gebogebo  kudhaw. 2022
14:10
AK Vlogs
Рет қаралды 65 М.
WADADA UGU CASRISAN SOMALILAND | HARGEISA - BERBERA CORRIDOR ROAD
8:16
XAAFADA GANTAALAHA  HARGEISA SOMALILAND 2022
10:45
AK Vlogs
Рет қаралды 44 М.
DHISMAHA ID 21 207' Cawo dhalad' Hargeisa. Tell +252636000091
2:19
Somproperty construction company
Рет қаралды 35 М.