BIYAHA YUUKA DAADANIN ANIGA KOKO SUNDUA SAAMIYA QOSOLKA ADUUNKA😂😂

  Рет қаралды 159,301

Amira Qurux

Amira Qurux

3 ай бұрын

Пікірлер: 358
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 ай бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa 😢😢😢
@user-vw5yb5bw1t
@user-vw5yb5bw1t 3 ай бұрын
Inta uxiistay amiira koko asad iyo ceyda inay wax isla duubaan🥺😁😭
@queenruun9709
@queenruun9709 3 ай бұрын
Waliba xukumada
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 3 ай бұрын
Wllhu said ugu xidy😢😢
@khadraaxmed4578
@khadraaxmed4578 3 ай бұрын
Wlhy xukumadii funy ahaa
@abwaannageye
@abwaannageye 3 ай бұрын
saan ugu xiisnay aa😍😍😍😍😍
@zahrahiireey2002
@zahrahiireey2002 3 ай бұрын
Ceyda flim bad buu ku washay 😂
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 3 ай бұрын
ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ
@hibomaxamed9451
@hibomaxamed9451 3 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@user-zg5id1ic3q
@user-zg5id1ic3q 3 ай бұрын
Scw
@ifraaxileys
@ifraaxileys 2 ай бұрын
Scw
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 ай бұрын
Amiira ceyda waan.uxiisny farxadiina iyo dhibkiina uxiisny qabqab
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️❤
@Almaazebeke
@Almaazebeke 3 ай бұрын
Suei❤️🤣😂🤣
@Almaazebeke
@Almaazebeke 3 ай бұрын
Sjsk*East and West money is the best 💰 😎❤️**East and West money is the best 💰 😎❤️**East and West money is the best 💰 😎❤️**East and West money is the best 💰 😎❤️**East and West money is the best 💰 😎❤️**East and West money is the best 💰 😎❤️**East and West money is the best 💰 😎❤️*
@user-ww5mi7qf9s
@user-ww5mi7qf9s 3 ай бұрын
😂🎉
@user-jk3fj7uq2n
@user-jk3fj7uq2n 2 ай бұрын
Scw
@SalmaanIbraahim-ox1vs
@SalmaanIbraahim-ox1vs 3 ай бұрын
Amiira adi io ceyda io koko io asad hagio io cumeer waan uxiisay inaad wax isla duubtaan isla sooduubo plz
@HawaSaid-vo2op
@HawaSaid-vo2op 3 ай бұрын
Haa wlhi
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 3 ай бұрын
Koko iyo amiiro warbal gabdhaha kalaqabta 😂😂 team gabgab meel walba dhiblee lajogan 😂
@user-iw3mf3ob4c
@user-iw3mf3ob4c 3 ай бұрын
Amiro vidiyow xalay baa hada noo sodhiga maxa xalay naku soo dhigi wasay❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 ай бұрын
Koko maxa kudacey wayadan maba la arke 😢😢😢 waxab wixi shaley dubten moho😮amira, koko cawa inte adey
@ilahaanOmar
@ilahaanOmar 3 ай бұрын
amiira aniga gabdhah ku hystaa siiba sundus wley aniga gace ey sundus ku jirin ha samenin qof waa funny aniga waan wataa ilahy cafimd ha u kor dhiyo dhamantiina ba i.a
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 3 ай бұрын
Hadal Afkaaga kasoo Baxa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohammadﷺ:📿❤️
@deeqocabdi-ls2zy
@deeqocabdi-ls2zy 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤scw scw the
@Mutaz-pr5wk
@Mutaz-pr5wk 3 ай бұрын
Amiro naxristada ayey arken ❤
@miskidiyeeshe
@miskidiyeeshe 3 ай бұрын
Amira vedio gii xly ino so dhigty ma soconeyso wxas ee cwa mid kle ino so dhig qrxy🥰😩😂
@queenruun9709
@queenruun9709 3 ай бұрын
Midka cawada la duubayna bariyaa lagu soo dhigaa iska sugo
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
AMIIRA adi iyo ceyda wa nii xiisny wlhi team qab qab 😢😭
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 ай бұрын
Haa walahi said
@ruya-lg2ps
@ruya-lg2ps 3 ай бұрын
Ayaantaan cayda maba la arko
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
@@ruya-lg2ps ceyda iyo ayda 90k sidoodi iskula socdan anga naga dhacen
@amranhajji
@amranhajji 3 ай бұрын
😂anigq iyo teamka qab qab kasi hor jeeda ayay ka shaqaynay inay kala hadhaan cunugas gabadha aa gabadha ku dhahdahjinysan naga dhaafa
@queenruun9709
@queenruun9709 3 ай бұрын
Markii lakeenana dhaha cunugaaan xaa kudaba dhigay adinka intee niga galaaa😂
@Sariyaabdihakiim
@Sariyaabdihakiim 3 ай бұрын
Hayeey amira comin soon 1M insha alah
@Iztaahilapdy
@Iztaahilapdy 3 ай бұрын
Amiira abaayo ceyda intuu ka dhacay. Teamka dhan kama soo muuqdo
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 ай бұрын
Waan uxiisny
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
Jamacadi u dhaman rabto wxa makeyaa imtaxan mashquliyy xita guriga asd ma imaado
@siraadkaahiye2118
@siraadkaahiye2118 3 ай бұрын
Teamka amiira qurux wamaxay qab qab ❤ ❤cayda
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 3 ай бұрын
al sundus wlhi pilaahi fani weeyi alh ku daayo apaaayo❤❤❤❤❤
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 3 ай бұрын
Waad soo dhow dahay 1mlyn insha alaaah isbuuca danbe
@user-eb3ty1wz1x
@user-eb3ty1wz1x 3 ай бұрын
AMIRAAA QURUX THE ONE AND ONLY ONE❤😂
@yuusufali3644
@yuusufali3644 3 ай бұрын
P3gegeoeghpehrg❤🎉😢😊
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 3 ай бұрын
Aar kuwaana dhibadanaa Sundus baa ugu daran hhhhhh istqfurllah waan idin jecelnahay hablo hore usocda😂😂❤❤❤❤ keep going our queen ♥️AMIIRADEENA
@KowsarDahir-ts6to
@KowsarDahir-ts6to 3 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@YaasiinCabdixaji
@YaasiinCabdixaji 3 ай бұрын
Samiya sundus koko iyo amiira Isla joogiina waa funny❤❤❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 3 ай бұрын
Boqoradeyda Amiira qurux is not Easy ❤❤🎉🎉 Keep going Team Qab Qab ❤
@Amirafan1
@Amirafan1 3 ай бұрын
Ayyyy samiya see amiiro ugu naxayso jah 🫶🏻💞❤️‍🩹
@Rayaan277
@Rayaan277 3 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 3 ай бұрын
Amira ayamahn ceyda meyey ne 😢😢😢
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 ай бұрын
Wan uxiisny 😢
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
Wuu mashquily ma leyaa guriga asd xita ma imaado
@user-zw4pl5fv2o
@user-zw4pl5fv2o 3 ай бұрын
Amiira love you wllo mar walap wan ku soo qoraa rebbley ii soo gal❤😢
@khadijobarkhadle8432
@khadijobarkhadle8432 3 ай бұрын
War dadkan suuraha mesha ku haayo maxaa waye Ceyda ma amiira dhashy maxa kawaydineysin😂😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
Amiira lee og ceyda wxu ku mashquuly wxa lo wedinyo coz wa jclkeda ayda lee ogan karto❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 3 ай бұрын
Wa jeclhy keda de no ❤❤
@SaabirimQurux
@SaabirimQurux 3 ай бұрын
Sax❤
@amranhajji
@amranhajji 3 ай бұрын
​@@tuneeyyyyy😂Jacayl Ku cun o Jajab
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
@@amranhajji jcl laga xumanyo waligey team koko le ugu imow ceyda amiira jclyah mana kal fogen kartan waa dalesn wxa ratan wa soo qori kartaan😂😂😂
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 3 ай бұрын
Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️
@Ishaan336
@Ishaan336 3 ай бұрын
Team amiira qurux one like 👍
@AnsalAhmed-gh5eg
@AnsalAhmed-gh5eg 3 ай бұрын
Ceyda kuwalatena dadka say no aflagadeyan waa aragtan naga dhaafa cunuga la aantisa inaa wax nahay aan tusna kuwii kale team amira
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 3 ай бұрын
War dadkas mafahmi kartid ceyda iyo amira be kala fogenayan sister anaga ceyda iyo amira farxadoda ba jecelnahy ayagi ba melaha kucalacalaya farxadoda ba dhibesa ha ku mashqulin tem riyo
@amranhajji
@amranhajji 3 ай бұрын
Wlhi Kula qabaa Fikirkaas gabadhan Ha Tusto dadka cungas La.aantii inay video duban karto iyadaba sharaf xumo u tahay inay cunug la Jogto 90ka
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 3 ай бұрын
Waan kula qabaa ha tusta la aantisa inay wax qabsan karta wax yaro kalsoni ah ha iska radisa😂sida koko 😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
Ceyda iyo amiira wa hal naf adi team amiira ma tihid ❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
​@@amranhajjiwaa daalanthy
@user-pn6fw3tz6v
@user-pn6fw3tz6v 3 ай бұрын
I am first today I love you Amira,koko,samiya and sundus ❤❤
@Amirafan1
@Amirafan1 3 ай бұрын
Dhiblooshinka teamka sundus amira samiya seddexdan wax ka dhib badan maba arkin 😂😂😂❤
@suhaybabdi-bl8nl
@suhaybabdi-bl8nl 3 ай бұрын
Sundus whi qoslki ayaa gadhamysee fani weyn sundus whi😂😂😂❤
@SomaliTiktok318
@SomaliTiktok318 3 ай бұрын
Samiya waa inan miskiin iyo ixtiramle leh Amira koko Sido kale❤
@fadumocali6908
@fadumocali6908 3 ай бұрын
Amiiro Asad iyo cayda bn uxiisnay 😢
@zabnaacabdizabnaa85
@zabnaacabdizabnaa85 3 ай бұрын
Iyo cumeer
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 3 ай бұрын
Sido kle wallahi wan uzisay wallahi 😳😊
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 ай бұрын
Said😢
@HalimoHali
@HalimoHali 3 ай бұрын
Walhi 😢saida cumeer
@Maimayususibrahim-xz4tl
@Maimayususibrahim-xz4tl 3 ай бұрын
Amiira cayda uxiis nay😍😖
@NaciimoCali-ho1yg
@NaciimoCali-ho1yg 3 ай бұрын
Team amira like❤
@shukrisaid7268
@shukrisaid7268 3 ай бұрын
Amiro abyo soo sameeya challengii made ka iyo dhagoolka iyo indhoolaha codsi noh ❤❤❤❤ aamro qurux ❤❤
@user-qy2dj3hn9b
@user-qy2dj3hn9b 2 ай бұрын
Amiira Qurux abayo waan ku jeclahay abyo
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 ай бұрын
Sundus Maseer ley waye Amiiro koko Kaligeed Iney U ahaadan jeceshahy😂😂Lagama Yeelin Samiya Kula leh😂
@nimcodeeq7679
@nimcodeeq7679 3 ай бұрын
Samia intaasay kuladirirsanthy kulaha mar ay samia kutiri iyado kaftamaysa amiira haku dhufn aniga igajar, ma anigaa amiira iga xigsanaysaa😂 waan yaabay wlhi ya ku idhi walaga xigtaysanaya😂😂
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 ай бұрын
@@nimcodeeq7679 Hhh Wallhi Waa Yaab
@CanabmaxamadAxmad-kw7dx
@CanabmaxamadAxmad-kw7dx 3 ай бұрын
Abayo amiira malinta xaflada adna dhar kugu dhagan haso xidhnin bls❤❤❤❤❤❤❤❤
@Doska-cy6ns
@Doska-cy6ns 3 ай бұрын
Sundus bahdilka kadhaafa😢 waxn waa ciyar Koko way qaldntay ahaa inanta ka arsanyso
@iqraabdi6343
@iqraabdi6343 2 ай бұрын
Amiira qab qab waxaan rajaynayaa 1m inaad gaadho 🥳🥳🥳🖐🖐
@user-uv9ig2ls6w
@user-uv9ig2ls6w 3 ай бұрын
Plz prt 2wiiilashaa
@AxlaanMaxamed-zj1tm
@AxlaanMaxamed-zj1tm Ай бұрын
Team sundus one like🎉🎉
@ifraahifka292
@ifraahifka292 3 ай бұрын
amiira waa naxariis badan tahay lkin koko xasid waaye u cafi xitaa wa diiday waa aarsana kulaha
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 3 ай бұрын
Naa waa qaldantahy koko not jalina😂
@umulhanidle-gz1qf
@umulhanidle-gz1qf 3 ай бұрын
My Queen amira qurux❤❤❤❤🎉😊wankujeclahay mcney❤❤❤❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
Amiira naag strong kugu ogeen aqwn ciyalka hadalkoda hau qabn aqwn ceyda rabnaa queeen ❤❤❤❤
@nimcofarhan5979
@nimcofarhan5979 3 ай бұрын
Wiilasha ku soo sameee amiira team gaagaabna geshiiya dheh😅😅😅
@Inacarale
@Inacarale 3 ай бұрын
Amiiro gsbdhaha kala qabo sundus iyo samiyo yaa isku diray sundus funny😂😂😂😂😂😂
@user-rj3zk9gj2w
@user-rj3zk9gj2w 3 ай бұрын
Ar sundusaaa umadena ma ahan wlhy 😂 marna way oyne marn way qoslee😂😂😂
@masbal9180
@masbal9180 3 ай бұрын
Amiira qurux Qabqab ayan rabbaa sidan xaq ma ahan nooken ceyda
@SaabirimQurux
@SaabirimQurux 3 ай бұрын
Imtixan usocdo jamada
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
@@SaabirimQurux jamacad ku mashquuly qab qan amiiradisa kama mashquli karee
@soumyos7802
@soumyos7802 3 ай бұрын
Ceyda😢😢aweey
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 ай бұрын
Wan uxiisny 😢
@soumyos7802
@soumyos7802 3 ай бұрын
Haaa wlhii😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
Eeeeeeee Masha"Allah Amiira Qurux Badan 🎉🍬🍰🍰🍰
@user-tf4os1hr6p
@user-tf4os1hr6p 3 ай бұрын
M.a fraxsanaada abidkiin❤❤❤😂😂
@user-ew4hb8rp2u
@user-ew4hb8rp2u 3 ай бұрын
Wlhi cadi ma ihidin😂😂
@sumayaaxmed-zc1xz
@sumayaaxmed-zc1xz 3 ай бұрын
Amiira iyo koko mar wlipa nagetive 𝗸𝗮 fikirooosaa nuuuun 😊
@YahyeKhalif-cj6rt
@YahyeKhalif-cj6rt 3 ай бұрын
An kusalino hab ibkena Mohamedscw❤❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 ай бұрын
Queen of youtube 🎉❤❤
@KhaderXasan-os7zh
@KhaderXasan-os7zh 3 ай бұрын
My team amiira waa kuwata horay usoco
@XamdiMaxamed-em3yf
@XamdiMaxamed-em3yf 3 ай бұрын
Masha allaah abayo isoboqo walashey ❤❤❤
@user-iv2wz1no9d
@user-iv2wz1no9d 3 ай бұрын
Amiiro caydan uxisnay soqabo
@maryamfaysal8548
@maryamfaysal8548 3 ай бұрын
Nayaa samiya ka lexi qoftan afka dher leh ee kaxunta😊
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 3 ай бұрын
😂suduus maseer anima amiro igaxigsne😂kulaha amiro in xgeda laga maro maba ogolaa
@Oz_maria
@Oz_maria 3 ай бұрын
Sundus shuupada intayy tiri wayyy jarann thyy kulhaa hdana😂😂😂😂😂😂😂😂
@sumeyaharun2142
@sumeyaharun2142 3 ай бұрын
Sundus kisto xishod kudar waxa ad kudax jirtid rag waye 🙏 tala walal
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 3 ай бұрын
Koko sundus tom jory isku yahin😂❤
@user-sw3tb4fw6y
@user-sw3tb4fw6y 2 ай бұрын
Ma argtay isku jecelhy ani💕😭😂
@XamdaKaaba-wl9ys
@XamdaKaaba-wl9ys Ай бұрын
Shuupada aaaaa ala sunduseyy 😂😂
@Amiirada2
@Amiirada2 3 ай бұрын
Amiira io teamko dhan waxy xilligaan uso jedaan sey anaga wax nogu so galiyan love you team27❤siba gabdhaha❤❤
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 3 ай бұрын
War sundus waa wataa😂😂❤
@msstaliso-mw8lh
@msstaliso-mw8lh 3 ай бұрын
Sundus caadi mahan wllh 😂qosol igu maharin 😂 allh kuxafido abaayo
@abwaannageye
@abwaannageye 3 ай бұрын
habeen dambe noosodub fllip the bottle hadii lagafo la isku qabay nayo adi, koko , cayda iyo cumeer 😇🥰
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 3 ай бұрын
Kkkk waad naga waa sheenaa qosolki oo dad ah😂😂
@iqraali5858
@iqraali5858 3 ай бұрын
Keep going apaayo❤❤❤❤
@yusufcumarr4336
@yusufcumarr4336 3 ай бұрын
Amiira cayda aaweyy 😮
@Khadraqr2qi
@Khadraqr2qi 3 ай бұрын
Amiira hooyo sharafle🎉🎉
@abwaannageye
@abwaannageye 3 ай бұрын
cayda away amiira maalmahan😍😍3😍
@SaharaSahruja
@SaharaSahruja 3 ай бұрын
Queeney amira love you sis team amira no hoos never give up ❤❤❤❤
@mohamedabdirahman9659
@mohamedabdirahman9659 3 ай бұрын
Hello Team Amiira ❤
@RumanMuhumed-nd6jg
@RumanMuhumed-nd6jg 2 ай бұрын
Kulaha sundus koko iga fogow yah hadiii kale hirbaca ku jara sikale kuma fahantide😂😂😂
@Doska-cy6ns
@Doska-cy6ns 3 ай бұрын
Sundus bahdilka kadhaafa😢 waxn waa ciyar Koko way qaldntay my ahy in inanta ka arsato
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 3 ай бұрын
Suuraha day naa mesha jiljileca looma imana waxay sameyaa lagu sameyya😂
@user-xo4zb5sz6c
@user-xo4zb5sz6c 3 ай бұрын
Hablaheyga❤😂
@user-cf4wx8eu9j
@user-cf4wx8eu9j 3 ай бұрын
All team 27 waa salaaman tihiin
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 3 ай бұрын
War asad gadal uufadhiyaa😂😂
@FardowsaMohamed-cc4dm
@FardowsaMohamed-cc4dm 3 ай бұрын
Amiiro ku aawey wansugilacanahay❤❤❤
@user-uv9ig2ls6w
@user-uv9ig2ls6w 3 ай бұрын
Plz part 2wiilSha
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 ай бұрын
Meshan kokk iyo sundus le iskarbashe😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ 🤲🤲🤲 لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَاوَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲🤲
@balqisacali4158
@balqisacali4158 3 ай бұрын
Scw scw scw❤
@Xabiibocqaadir
@Xabiibocqaadir 2 ай бұрын
Abayo amiiro cayda iyo Asad iyo cumeer kasoonikabaayo❤
@user-gb9lx5bz6u
@user-gb9lx5bz6u 2 ай бұрын
I like sundus wllhy she too funny
@Hidaya-fuadrh2yc
@Hidaya-fuadrh2yc 3 ай бұрын
Ar sundusaa wa igu marmarty kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-cj3mu5ky7v
@user-cj3mu5ky7v 3 ай бұрын
M.a amiradena ❤❤
@SabiriinMaxamed-oe4lz
@SabiriinMaxamed-oe4lz 3 ай бұрын
Team amiiro qurux iyo sundus ❤
@user-qk5kp5kv6h
@user-qk5kp5kv6h 3 ай бұрын
Asad baabartaa fadhiya ❤❤❤😂😂😂
@user-nu1bd3nc7i
@user-nu1bd3nc7i 3 ай бұрын
Asc Amiira ❤
@user-uk5qq6rr2x
@user-uk5qq6rr2x 3 ай бұрын
Ceyda maxaa ku dhacay
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 ай бұрын
Imtixan aya u socdo sida ayu team ka kaga maqan yahay
@user-uk5qq6rr2x
@user-uk5qq6rr2x 3 ай бұрын
@@Sarasiman123 sas miyaa oky
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
SUNDUS OO NAGA YAABSATAY GAME CUSUB QOSOL BADAN😂
8:38
Amira Qurux
Рет қаралды 153 М.
KOKO AYAA ISKU EKAYSIIYAY SIDA AN KUSOO BAXAY QOSOL ADUNKA 😃
16:37
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 151 М.
KOKO DADKA GADAASHAADA TAAGAN SHEEG OO 50DOLLAR QAADO
21:06
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 274 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН