BOOQASHADA GURIGI PROF. GAANDI IYO KEYDKA BUUGAAGTA

  Рет қаралды 26,979

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 111
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto, Gurigaas waxa cilmi yaalla waxaa kasii badan inta cilmi ka buuxday marxuumka, Sharmaake shaqo fiican baad haysaa adeer, Ayaanle adiguna aad baad u mahadsantahay, waa hanti iyo dhaxal Qaran.
@daymanomar9942
@daymanomar9942 2 жыл бұрын
Alhaunaxaristo abti adiganha cimirideer abti iyo cibaado ficaan
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 2 жыл бұрын
The professor was a rare intellectual asset. His education speaks for itself. Somalis divide themselves along with clan and subclan. Professor Gandi’s work was actually meant to challenge our delusional claims around our genealogical history by digging deeper into who we are. May Allah reward him for his contribution, forgive his shortcomings and grant him Jannah.
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 2 жыл бұрын
Professorku wuxuu ahaa hanti garaad naadir ah. Waxbarashadiisa ayaa iska hadlaysa. Soomaalidu waxay u qaybsantaa qabiil iyo qabiil. Professor Gandi shaqadiisa dhab ahaantii waxaa loola jeeday in uu ka horyimaado sheegashadayada dhalanteedka ah ee ku xeeran taariikhdeena abtirsiimada annagoo si qoto dheer u qodaya qofka aan nahay. Allaha ajar iyo xasanaat haka siiyo, wixii ka dhimanna ha dhaafo, Jannadiina haka waraabiyo. ibrahim nasir mahadsanid walaal.
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 2 жыл бұрын
@@tayoqaran.1446 Adaa Mudan, walaal!
@omarhariif5027
@omarhariif5027 2 жыл бұрын
Oky densamma för det är var vad inte meningen LLoch men ringa dig på på det det är inte bra exempel är ex och samma sak med fig ok FaceTime FaceTime med dig om
@Salahdiator
@Salahdiator 2 жыл бұрын
Wa saas weye
@mohamedsharifhassan7524
@mohamedsharifhassan7524 2 жыл бұрын
Prof Gandi allaha u naxariisto ummadda soomaaliyeed ayuu u adeegay waliba ayadoo aan cidina udirin. Xilkasnimo ayuu ku sifoobay. Allow dambigiisa dhaaf iyo intii dhimatee muslin ah. Qof dhaxal ka tagay ma dhiman ee waa uu dhuuntay ayey soomaalidu tiraa. Ayaanle adiguna waad mahadsanthy masuul.
@libanalicalmi582
@libanalicalmi582 2 жыл бұрын
Janatul fardowsa ilaahay hageeyo aamiin aamiin ❤❤❤❤
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Rabi
@abdirisaqsaid5865
@abdirisaqsaid5865 2 жыл бұрын
أللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك يارب العالمين
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Professor gandhi nin cilmi badan kuduugan yahay ayuu ahaa laba lecture oo isirka iyo taariikhda somalida oo tv kaduubay 2014 ayaan xasuustaa oo waxbadan kafaaiiday allah raxma proff gandhi #From Hargeisa#
@bcmoe1
@bcmoe1 2 жыл бұрын
Excellent Work. Amazing individual.
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Mashaa allaahi adeerkay naxariistii jono Rabi haka waraabiyo dhaxal fiican buunooga tagay
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Allaha uu naxariisto adduuniyo waa taas
@amaladan5579
@amaladan5579 2 жыл бұрын
Ilahey aabo Gandhi ha u naxariisto ilahey Samir iyo iman hakaasiiyo adiga iyo familkaaga amiiin. Muqdisho hadii eey leadahey history museum hala geeyo
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 2 жыл бұрын
Manshalah dhaxal qiimo badan ayuu nooga tegay allah ha naxariisto
@Salahdiator
@Salahdiator 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah illahay ha unaxaristo Somalia 🇸🇴 iyu udadalay.
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 2 жыл бұрын
Mashaa alh
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 жыл бұрын
Mansha Allah Allah haa uu naxariisto
@attakontitan2244
@attakontitan2244 2 жыл бұрын
Allaah unaxaristo waxuu ka tagay waax dhaxal galah oo waa layiri ado dhaxal reebi kara hanoqon dhiteaan latabin
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 2 жыл бұрын
Walaahi waa Hanti u baahan in la xifdiyo oo libarery muqdishu looga sameeyo Laguna keydiyo
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
Muqdishada aad sheegeysa waa meeshi lugu gubay kaydkii hore .
@youssoufsougueh396
@youssoufsougueh396 2 жыл бұрын
Excellent Work
@sacdiyocabdule7312
@sacdiyocabdule7312 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto janatu fardowsana allaha ka waraabiyo
@abdilahiaden5023
@abdilahiaden5023 2 жыл бұрын
AYANLE XUSSEIN WILKAN YAR EE AAD WARAYSANAYSO USHEEG VIDEOGAAS LADUUBAY KABACDI WALAALO BADAN IYO CADAW BADANBA INU YEELAN DOONO MARKAAS MASKAXDII ABIHII OODHAN AYA MAKTABADA TAALA MARKAS WILKA WAXAAN KULATALINLAHA INU ISKAJIRO CADAWGA UMADA SOMALIYED EE HADA XOGTANN SIFUDUD IYADII OO CAYDHIN
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Ku mahadsanid talada.
@maxamadcumar349
@maxamadcumar349 11 күн бұрын
Hay ha unaxariisto
@muhumedswyrah3161
@muhumedswyrah3161 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle ha ka daalin in aad ku raad joogto dhaxalka ubadka soomaalida
@adamosman4185
@adamosman4185 2 жыл бұрын
Eebe janadii haka waraabiyo dhaxal wanaagsan ayuu nooga taga prof maxamed cabdi gaandi, waxaan codsan lahaa in alaabtaas & sawaradiisaba la dhigo keydka qaranka Somalia 🇸🇴
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Wow , May God bless him and his family. Sorry we don’t have library
@shcyb1584
@shcyb1584 2 жыл бұрын
Allah marxuumka u naxariisto. Allah janatul firdaws ha siiyo.
@engabdirizakdahirmohamoud7844
@engabdirizakdahirmohamoud7844 Жыл бұрын
Allaha raxmaanka ahi haw naxariisto prof Gandi wuxuu ummadiisa uga tagay dhaxal aan duugoobayn janatu firdawsa alle haku casuumo.
@maryannnnn942
@maryannnnn942 2 жыл бұрын
Maashaa Allah waa dhaxal wanaagsan ee ha la xafido
@ikarade3274
@ikarade3274 2 жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso prof. Gaandi, waa ninaan la ilaabi karin. Hanoolaato fadlan waxaan jeclaan lahaa in tabaruc aad bilaawdao si loo xifdiyo hantidaan uu prof ugu tagay Soomaalida.
@munaabdulkadir8981
@munaabdulkadir8981 2 жыл бұрын
MashaAllh wadanka halakeno asna Allah unaxriisto
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 жыл бұрын
Manshalah brother great show
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 жыл бұрын
Ilaahow unaxariisto 🤲
@sagalc-karim7783
@sagalc-karim7783 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto Prof Gaandi. Inoosheeg meel aan kala xariiri karno
@AbdirizakHAdan
@AbdirizakHAdan 2 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH
@nasabkooshin6081
@nasabkooshin6081 2 жыл бұрын
Naxariis dhamays ah alle ha siiyo.
@daudabshir2903
@daudabshir2903 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto xeeldheere gaandi waxaa inagu waajiba in dhaxalkan ummadeed si wayn oo laxaad leh loo ilaaliyo
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 2 жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto Aaaaamiin
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
MashaAllah Alle haunaxaristo walalken
@sahraigal1493
@sahraigal1493 2 жыл бұрын
Masha alah alah u naraxiisto pro ka wax wanaag san buu ka tahay
@abdirashidhaji3405
@abdirashidhaji3405 2 жыл бұрын
Maanta waa kaydka kaliye ee taariikhdeen ka haysano
@abdiganimohamed6692
@abdiganimohamed6692 2 жыл бұрын
Assalam alykum brother ayanle please sharmaarke contacts and the way I can reach him if possible please salan sare ayanle
@mohamedG21
@mohamedG21 2 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo aamiin
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 2 жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto
@xiireyxiirey8384
@xiireyxiirey8384 2 жыл бұрын
اللهم ارحمه رحمة واسعة
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto
@suldaanyare5180
@suldaanyare5180 2 жыл бұрын
HANOLATO GAANDI MA AHEYN AQON SOMALIYED WAAYO TAARIIKHDA SOMALIYED BEN AYOW KASHEGIJIRAY MIDAKALE QABA ILADA SOMALIYED WOW KALA QADQA DIJIRAY
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 2 жыл бұрын
Haddad nin yar tahay waxaad ogaan inu khaldanyahay ra’yigaagu. The professor was a rare intellectual asset. His education speaks for itself. Somalis divide themselves along with clan and subclan. Professor Gandi’s work was actually meant to challenge our delusional claims around our lines by digging deeper into who we are. May Allah forgive and grant him Jannah.
@amaadin12
@amaadin12 2 жыл бұрын
Alla yaaraxma aamiin
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 жыл бұрын
Prof.Moxamed Cabdi M.ILLAAHAY ha u naxariisto.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 жыл бұрын
Waxaa jira cadawbadan Oo aanrabin in somaali yelato taariikh ooaykamid.somali waxaa jira dad aansomaali ahayn oo30wadankeena laguberay waxaajira dawladahii qaatay madxafkeena aykamidyahin kuwarer
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
Allahu Akbar walahi professor gangi Cilmi damestiran o Aqli iyo xikmad kabuxdu noaha Qabriga Alle hauwasiciyo InshaAllah
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 жыл бұрын
Awoowgey alaha unaxariisto
@ZaciimYare
@ZaciimYare 2 жыл бұрын
Allah Yarahma
@awdalwaaye.guleysoo.somali5211
@awdalwaaye.guleysoo.somali5211 2 жыл бұрын
Manshallah 🇸🇴 guleysoo
@adenmursal170
@adenmursal170 2 жыл бұрын
Alaha u naxriisto professor ka laakiin ayaanlow maad sheegi halka uu gurigan ku yaalo iyo sia lagula xiriiri karo Sharaarke
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
AHUN PROF GAANDI AQOONYAHAN AAD U QIIMO BADAN AYUU AHAA
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Alaha haunaxaristo yarabi
@cjabardeeqclaahi9829
@cjabardeeqclaahi9829 2 жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له ووسع مدخله
@Qaali12
@Qaali12 2 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo janatul Fardowsa Allaha ka warabiyo, adunkan sidan oo kale ayuu qof walba uga rawaxi dona runti pro dhaxal kii ugu wanagsana ayuu uga tegay dadkisa iyo dalkisaba
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 2 жыл бұрын
Ilaahay,ha,u,naxariisto,professor, juhdu,buu,ku,bixiyay
@Shihaab464
@Shihaab464 2 жыл бұрын
Allah agtiisa Ayow jiraaa maaanta Allah yarahmatha raahimiin Asaga iyo my father Haaji yusuf
@awdalwaaye.guleysoo.somali5211
@awdalwaaye.guleysoo.somali5211 2 жыл бұрын
He was my favorit.
@iam3824
@iam3824 2 жыл бұрын
WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO
@shafiaden5664
@shafiaden5664 2 жыл бұрын
runtii waxa uu katagay dhaxal aad muhiim u ah Alle ha u naxaristo danbigisana ALLE hadhafo
@abdiwaliasir6234
@abdiwaliasir6234 2 жыл бұрын
Prof ka alah hau naxariisto
@aishaali6473
@aishaali6473 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@mawjama831
@mawjama831 2 жыл бұрын
ilaahay baa shartiisa ummadda dhaafiyey. Qashinka iyo kufriga uu uruuriyeyna dab Allaha qabadsiiyo.
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 2 жыл бұрын
Alshabaab in the house soco oo isku qarxi.
@xagar77
@xagar77 2 жыл бұрын
soomaalidu qofku markuu dhinto ayay dhahaan Allah ha u naxariisto. markuu noolyahayna waa reer hebel. cudurkaas sidee looga bogsadaa?
@Hikma251
@Hikma251 2 жыл бұрын
Eebbe ha unaxariisto Aabbahey iyo prof isku mar bay dhinteen Eebbe ha janeeyo
@abdihakimwarsame8728
@abdihakimwarsame8728 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo maskinka aad ayan u jeclay
@QARDHAAS
@QARDHAAS 2 жыл бұрын
Marjac ama resource qiimo weyn leh waye in la dhowro oo research kasta oo la sameenayo laga soo xigan karo waye, hawl fican ayuu keydiyay, ilahey ajar iyo xasanaat eebe haka siiyo dambigiisana ilahey hadhaafo.
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Waa xagee meeshan
@maxamedcabdi5705
@maxamedcabdi5705 2 жыл бұрын
M.a
@GORGOEchannel2307
@GORGOEchannel2307 2 жыл бұрын
Cadow buu lahaan doonaa ee inta muhiimka ah ha qariyo
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Mansha Allah. Allah yaarahmu professor gaandi. We like more people like professor Mohamed gaandi.
@mariammohamed3834
@mariammohamed3834 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto prof Gaandi
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.
@farahjama1093
@farahjama1093 2 жыл бұрын
Qof walibo wuxuu hor mar saday baa ka horeeyo bal eeg in ta buug ee gurigaas Ka muuqdo haday ahaan lahaayeen Kutub iyo axaadiis kala duwan soo Looma sadaqeeyeen aloow aleh war iyo Dhamaan gaandi ale ha u naxariisto
@Yedo25254
@Yedo25254 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay in Aadan sheegin meesha uu ku yaala guriga
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Illahey ha unaxriisto
@awdalwaaye.guleysoo.somali5211
@awdalwaaye.guleysoo.somali5211 2 жыл бұрын
He was a monument
@omarsulaymanali7380
@omarsulaymanali7380 2 жыл бұрын
Rabi ha unaxariisto Proff gaandi shaqsi aqoon yahan ah dagan oo afgaaban buu ahaaa
@muhumedswyrah3161
@muhumedswyrah3161 2 жыл бұрын
Sharmarke noqo mid buuxiya kaalintii Aabihiis
@kamal171
@kamal171 2 жыл бұрын
Xagen kala xirirrna wilka
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 2 жыл бұрын
Cajeladaha waa in Digital loo bedelo, si loo bedelo waa in dawladaha somalida ama shirkaduhu maalgeliyaan
@abdulaabdula7757
@abdulaabdula7757 2 жыл бұрын
Hadiii la sòo booqdo wax mallaga aqrisan karaa
@salmacalinuur2564
@salmacalinuur2564 2 жыл бұрын
9 Ilmo SAMAALE & sub waaye taariikhda Somalia. Markaa kadib ayey yimaadeen dadka hadda sheegta in ay yihiin daaroodka oo iyagana meel kale ka timid. Waa intaa taariikhda dhabta ah ee Soomaaliyeed. Sub waa dad tiro badan, sida digilka & jareerta.
@issadihre2066
@issadihre2066 2 жыл бұрын
Xaawo taako maku jirtaa odeyga markaasu fashilmi lahaaye
@J0L3D
@J0L3D 2 жыл бұрын
Hala kaydiso
@abdulaabdula7757
@abdulaabdula7757 2 жыл бұрын
Soomalida waa isku luuqad iyo isku diin hadana waxan garan waayay waxa ay soomaalidu isu necebtahay sidi iyadoo aad ukala isir duwan Marka jaqaabtaasan rabaa cid iga jaahil bixisa
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Hanolaato saan kuufahansanahay ayaa iskula yabaa. Malinba waking cusub nokee .
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
been.magac u raadin nin ethopia ka yimid oo Qaxooti ahaa
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 2 жыл бұрын
Adiga maxaa kuu daran oo dhib kugu haya envious iska dhaaf
@abdiharman7451
@abdiharman7451 2 жыл бұрын
Jaamacadaha soomaalida oo dhan copy haloo geeyo tixraac fiican weeye
@J0L3D
@J0L3D 2 жыл бұрын
Halaga dhigo digital casriya si aanay u lumin
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
War bal reer banihaash nagaliya Nabi maxamed baan laqolo nahay hadaba saas kadhiga
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Salawaatullaahi waslaamu calayhi
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 81 М.
Wareysiga Todobaadka Universal TV & Prof Maxamed Cabdi Gaandi
50:10
Asalka Soomaalida Halkuu Ka yimid? Professor Maxamed Cabdi Gaandi KBF2019
27:00
Wareysiga General Maxamed Ibraahim Gober
51:26
Universal Somali TV
Рет қаралды 29 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН