BOQOL GABDHO OO SOMALI AH AYAA SOO QAATAY ILAA KA ARAGTID GABAR QURUX BADAN HA DABAAL DEGIN

  Рет қаралды 404,798

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

3 ай бұрын

Пікірлер: 1 100
@mohamedbashir8781
@mohamedbashir8781 3 ай бұрын
Gabarey asturnanta aya qurux ku tahay ogoow been maahan ii amin barnaamijkaan tusaale haku noqdo
@Nastexo-vr9yq
@Nastexo-vr9yq 3 ай бұрын
Sax waye wll walahi Gabadh asturan waa Dahab😢 ilaahay Hanooziyaadiyo😢😢
@FarxiyoXasan-mq7ut
@FarxiyoXasan-mq7ut 3 ай бұрын
​@@Nastexo-vr9yqaamin
@fathimamohamed8628
@fathimamohamed8628 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@jimcalejoofey2376
@jimcalejoofey2376 3 ай бұрын
I think you understand the meaning of hijab ❤
@MaryanMAXAMED-pm8br
@MaryanMAXAMED-pm8br 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 ай бұрын
Gabar xijaabin nina madiido alxmdulilah ilahaw adaa igusugay xijabka ❤❤
@AmuuniAhmett-cr8wk
@AmuuniAhmett-cr8wk 3 ай бұрын
Alhmdullilah ❤same
@aliabdallamoalim2137
@aliabdallamoalim2137 3 ай бұрын
Ninac Bac ku xiran iyo mid laga furay hadii lagu soo taago midee qaadan lahayd adiga akiid mida bacdeeda ku xiran qaadan lahayd
@HeeyWaeae
@HeeyWaeae 3 ай бұрын
😂nin dartiis ma isku asture
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 ай бұрын
@@HeeyWaeae hhhh nin dartii cid isku asturtaa majirto akhiradada iyo wax adi kuwanagsan weye lkn madama gabdho xijaban ladoortay sasan u iri hadalka ee wax walba ilahay dartii iyo akhirdada loo sameyaa 😎
@faizosuleymaan8686
@faizosuleymaan8686 3 ай бұрын
Alxamdulilaah
@user-cw6cf4gu8x
@user-cw6cf4gu8x 3 ай бұрын
Haplaha ku so samey asadow pls ❤
@MaaHiD_CHANNEL1
@MaaHiD_CHANNEL1 3 ай бұрын
Kuwan hablo maahan miyaa🙄😂
@Nadiaa_07.
@Nadiaa_07. 3 ай бұрын
​@@MaaHiD_CHANNEL1 qoraalka ku laabo
@Qaali-143
@Qaali-143 3 ай бұрын
@@MaaHiD_CHANNEL1mcnha gabdhaha team 27 iyagane markooda ha doortaan wiil kawadyaa 😂😊
@MaaHiD_CHANNEL1
@MaaHiD_CHANNEL1 3 ай бұрын
Ha gartey😂​@@Qaali-143
@Shoebillbird9
@Shoebillbird9 3 ай бұрын
Isodaweya please 🙏 channelkeyga
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 3 ай бұрын
Cumeer iyo cayda xijaabka way kahelaan gabdhaha xidhan mansha Allah
@sihaamcali2210
@sihaamcali2210 3 ай бұрын
Raga qaar ineey jecelyihiin gabdhaha xijaaban aa halkaas iiga cad so gabdhaheena waxaan leeyahay marka aad xijaaban tahay waxa tahay dheeman aan cidna helikarin mid nasiible mooyaane❤❤❤❤
@user-fm9ro9cq4q
@user-fm9ro9cq4q 3 ай бұрын
Xijabka waa qurux qiimo iyo wngba leh rabi ka yahy gabar walbo oo islama ah waxan leyahy xijabo abaayo xijabo adigo xaragonaya xijabka waa sharafteen 😢❤🎉😊
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 ай бұрын
@@sihaamcali2210ragga qaarkii maaha wll haan kusexee . Ragga aduunka kunool oo dhan i mean muslimka waxay jecel yihiin gabdhaha asturan ee xijaabka kaliya maahee dhaqan ahaan af ahaan af gaaban meelaha aan kamuuqan ka had hadlin xidhoodka badan ayay jecel yihiin majiro nin jecel gabadh qaawan ama carab dheer oo meelaha kabuuqda mid jidhkeeda qaawisa oo raggu wada daawado ayada iska dhaaf waa laga yaabaa ninka dhalin yarada ahi inuu iskala sheekaysto ama zxb lanoqdo asagoo jidhkeeda uun usocda balse mustaqbal maya lagama yaabo wataas sirta raggu ee dumarow qaata shaxdaas
@profinneupane6883
@profinneupane6883 3 ай бұрын
Cumeer gabadhuu doortay yaa yaqaan, makeup xitaa uma marsaneyn mashaAllah
@mahdimo6276
@mahdimo6276 3 ай бұрын
​@@sihaamcali2210 nin walbo naag xijaaban oo raba inoo xaas ka dhigto lkn gabdhaha is qaawiyo walagu dheedheelaa lee
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 3 ай бұрын
Halmar kusaliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 3 ай бұрын
Scw 😊❤🎉
@Adeshchanal1223
@Adeshchanal1223 3 ай бұрын
SCW 💗❣️❣️💯🧡💛💗
@seinabmohamedcqadir9828
@seinabmohamedcqadir9828 3 ай бұрын
Scw
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@ahmedhuud6-eb8dn
@ahmedhuud6-eb8dn 3 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤
@kowsarHappy
@kowsarHappy 3 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uy1jm5dn3m
@user-uy1jm5dn3m 3 ай бұрын
amiira iyo koko iyo sundus kusoosame pro
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@Safiyamaxamedcumar
@Safiyamaxamedcumar 3 ай бұрын
Cumeyr ba ugu dookh qurxoon wlh❤❤
@abrahman129
@abrahman129 3 ай бұрын
😂😂
@Safiyamaxamedcumar
@Safiyamaxamedcumar 3 ай бұрын
@@abrahman129 🤯
@abrahman129
@abrahman129 3 ай бұрын
@@Safiyamaxamedcumar what
@Us-is7qo
@Us-is7qo 3 ай бұрын
Aᴀᴅ ɪʏᴏ ᴀᴀᴅ😅
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 3 ай бұрын
Nasiib xumo majiro qof subiskaraabrr saaray saliga nabiga 😢😊❤
@Ghoctor.
@Ghoctor. 3 ай бұрын
Scw ❤❤❤
@ixsaanaxmed8153
@ixsaanaxmed8153 3 ай бұрын
Masha allh vedio gaan waxan ka faaiday in wiilkasta hamigiisu yahay gabadh xijaaban m.a wan idinku farxay wiilkasta oo somali ah waxn leyahay sidasay dantiina mustaqbal io ta caruuta aad adunka kuso biirin doontan i.a ayku jirta allh ha idinku arsaaqo hablo wngsn oo ehelu sharf ah oo xaqiina garta o madaxa idinsaarta😊
@fadumocali6908
@fadumocali6908 3 ай бұрын
Wiilasha sosame amiira iyo kokona keen Asad talented m.a abwe❤❤❤
@NaaNa356
@NaaNa356 3 ай бұрын
Ilaahey muu dhihin is astura ee wuxuu dhahay xijaab xirta ❤ waa tan gbr walbo ku dhaheyso waan asturanahay ayado qabta turaaxad iyo mari baati eh !! Taasi ma ahan jilbaabka uu amray rabigeen mana ahan asturnaanta saxda eh😊
@user-on6ou1dn8l
@user-on6ou1dn8l 3 ай бұрын
Ilahey cagahagii haku siiyo asadow wllky Caligari farxad ku noolow oo wax ku dhiba ha arkin wllky ❤😢
@rumaancumar216
@rumaancumar216 3 ай бұрын
Amiin hno 😢
@user-rx9wb5ft3w
@user-rx9wb5ft3w 3 ай бұрын
Asaad sxb amiira kooko saamiya iyo sudus kusoo samaay 4 toodas noo keen waanka sugaynaa sxb mahasanid
@Asadxasan122
@Asadxasan122 3 ай бұрын
Nin walba wuxuu rabaa gabadh xijaaban haku waana qaatan kuwa qoorta taraaxad ku xiranaayo ee dhahaayo waan xijaabanahay xijaabka saxda ah waa midka jidhkaaga dhan qarinaaya
@abdufitah1
@abdufitah1 3 ай бұрын
Hadal lataabo karo.
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 3 ай бұрын
Waa runtaa
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 ай бұрын
Sax wallhi
@jimcalejoofey2376
@jimcalejoofey2376 3 ай бұрын
Dadba umaleya xijabka Maro madaxa lagu xirto o kaliya lkn Sida mahaa
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 3 ай бұрын
Maashaa allaah cayd iyo cumayr gabar xijaaban bay rabaan ninkastoo caqlileh waa saas ❤❤ ku waano qaata waa idinka isoo kala hayee
@MuzeygaBoy-td3te
@MuzeygaBoy-td3te 3 ай бұрын
pause challenge noo soo sameeee inta igu raacsan one like team 27
@niciimocuuke962
@niciimocuuke962 3 ай бұрын
Ayyyy inbadan baan sugayay commentiga 1aad inaa noqdo lkn caawaan nasiib u heley I'm the first one big support asad hagio from jigjiga ❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 ай бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@mccofficial133
@mccofficial133 3 ай бұрын
Wilasha Soo samey inta igu racsan❤🎉 Team 27🎉❤
@NouriaAbdourahman
@NouriaAbdourahman 3 ай бұрын
Team27❤❤🎉😂
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 3 ай бұрын
Waxn dumar miya hada😂
@MaxamedAadan-vn9vv
@MaxamedAadan-vn9vv 3 ай бұрын
dooca cumeer ayaa shidan runtii isku doqanahay team cumeeeeeeer👍
@mohedibrahimmohed7662
@mohedibrahimmohed7662 3 ай бұрын
Dooqa Cumeer inaba Caadi Maaha, Masha Allah Gabar aa u Qurxoon♥️
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@SahraAxmed-ou6ws
@SahraAxmed-ou6ws 3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@user-qv8sm6gr6d
@user-qv8sm6gr6d 3 ай бұрын
Scwscwscwscwscw ❤🎉
@shamismaxamed5564
@shamismaxamed5564 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-kk2rl1hv6o
@user-kk2rl1hv6o 3 ай бұрын
koko shukulaat
@Amiira72
@Amiira72 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝ 👇 👇 👇
@deqo5553
@deqo5553 3 ай бұрын
Asc
@user-ew2qm7vy9u
@user-ew2qm7vy9u 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ifraaxileys
@ifraaxileys 2 ай бұрын
Scw
@user-tu1rr6wz9t
@user-tu1rr6wz9t 3 ай бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin mahadsanid wll🎉❤❤
@MaxaamedIbraahim
@MaxaamedIbraahim 3 ай бұрын
Asadoow ilaahay ha ku barakeeyo😢😢
@Khaled-Alyemany
@Khaled-Alyemany 3 ай бұрын
Barnaamijkani wuxu ku Tusinaya Wiilashu Inay Jecelyihiin Hablaha Asturan Habluhu Haku Waano Qaatan Qaawani Qurux Maaha🙏💯
@FadxaAhmed-kv9us
@FadxaAhmed-kv9us 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Caliya7
@Caliya7 3 ай бұрын
Maasha Allaah horta gabdheheena dhamaantood waawada quruxbadanyihiin ee Allaah hanoo soo hadeeyo. kuwa xibaabka weyn xirana waaba ugusitaan.
@Abdullofficial457
@Abdullofficial457 3 ай бұрын
Waxa farxad ino eh inan aragno mar un adhiga o lugahada kuistagto inshallah ducada dnkeyna wye niyada qeer usheeg lee❤❤
@AdoontiiAlle27
@AdoontiiAlle27 3 ай бұрын
Gabadha uu cumeer doorty baa igu shidan❤
@cabdikariim1077
@cabdikariim1077 3 ай бұрын
Dhamantooda wey qurxanayeen all somali girls❤❤😍
@Bushrasiciid100
@Bushrasiciid100 3 ай бұрын
Igula sali nabiga (Scw)
@radiyajeylaani
@radiyajeylaani 2 ай бұрын
Scw
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴Hablaha soomaaliyeed🇸🇴 Dahab io Xariir Tay doonaan baa dusha loosuraa😢👸🏻😭
@abdufitah1
@abdufitah1 3 ай бұрын
Hablaha soomaliyeed qaarka mudan be ku haboontahay dhamaantood maaha,iska fiiri gabar kkk
@Abdirisakelmi06
@Abdirisakelmi06 2 ай бұрын
​@@abdufitah1waa runta sxp dhamantod ma mudno oo dumarku ma wda fiicno , ma wda qurux badno oo ma wda asturno
@abdufitah1
@abdufitah1 2 ай бұрын
@@Abdirisakelmi06 caynkaa waye saxib waa sababta bini adamka siguud aan loowada amaani karin ileen horaa looyiri shanta farood ilaahay ma simin.
@SamiiraCabdi-bp6sj
@SamiiraCabdi-bp6sj 2 күн бұрын
Mashallah asad wllhi qof kulama simo wllhi bilahaya hore u soc taliye🤴💯❣️
@caaliyacqadir6730
@caaliyacqadir6730 3 ай бұрын
Omg wllhi xijbka wx kfcn mlhn maasha allh brti 2 wiilasha amira koko sundus saamiya ugbad kuso smee ok wll mcn cfmd taama ku rjena
@AbdilaahiBaarud
@AbdilaahiBaarud 3 ай бұрын
Waligay hal like xataa mahelin I camira zhpyal
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 3 ай бұрын
Caawa baan kuu hibaynay
@ita-y7e
@ita-y7e 3 ай бұрын
Hal ka badan waa helaysa caawa
@AbdilaahiBaarud
@AbdilaahiBaarud 3 ай бұрын
@@ita-y7e mahadsanid boqorad
@AbdilaahiBaarud
@AbdilaahiBaarud 3 ай бұрын
@@xaliimacali5595 mHdznd boqorad
@SULTHAN27
@SULTHAN27 3 ай бұрын
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@GuuledcaatoDayaxaxmed
@GuuledcaatoDayaxaxmed 3 ай бұрын
Nabiga ku sali scw❤
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 3 ай бұрын
Quruxda Saaa ku ogaa malaga bdly Horta wax qurxan maba ujeedi lkn cumeer gabadhoo doorty m.a she soo cute 😮
@user-ge4qy6fk1b
@user-ge4qy6fk1b 3 ай бұрын
Wee xijaaban thy quruxleyy❤🎉
@abdufitah1
@abdufitah1 3 ай бұрын
Muhiimada wa in dooqyada lakala ogaado,sidokale wax adiga kula toosan baa qofkale tuur la leh ama la qaloocan waxana wa iska barnamij ee macaanka iska ilaali😂
@AdnanAli-fe1wv
@AdnanAli-fe1wv 3 ай бұрын
Haa❤❤
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 3 ай бұрын
Haa❤
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 3 ай бұрын
Maseer baa soo u rayo tolow intu kaso urayaa🤥😂💔
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 3 ай бұрын
Masha allha cumer iyo cayda xijaabka ayey ciseyen alle haydin sharfo
@NimcoAli-du2is
@NimcoAli-du2is 3 ай бұрын
Asadow nolow weligaaaa youtuberska adaaa ku tageera ❤ weliga ha murugoon wllkey🎉❤
@abdiyare9467
@abdiyare9467 3 ай бұрын
Team ceyda one like 😢
@user-fz9zv5ze4e
@user-fz9zv5ze4e 3 ай бұрын
Aan ku salino xabiibkeena maxamad scw❤❤❤
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 3 ай бұрын
ceyda Iyo Cumeyr gabdhahy Doorteen Waa xijaabanyihiin kuwa Ka Qurxan Baa Jiray face Ahaan Lkn Iyaga Quruxdooda Xijaabka Soo Saaray 🥰ku dadaala Xijaabka
@Milyaanqurux
@Milyaanqurux 10 күн бұрын
Thanks brother adaa mudan ❤
@Liban_leo27
@Liban_leo27 3 ай бұрын
Asad hajio favourite person horay usoco wllka🤞🤩
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 3 ай бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 😢😊❤💝🕋
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@queenanisa1589
@queenanisa1589 3 ай бұрын
Walalayal quraanka inaa xifdiyo igu duceya 🥺🤲🤲☪️👍
@lipaanaliofficial7671
@lipaanaliofficial7671 3 ай бұрын
Muuna anoo arkaaya maan arkayaba gabsh kle alle ha ku siyaadiyo qurxdada iyo asturnata my quen 🎉🎉🎉❤❤
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 3 ай бұрын
Keap goin my bro asad hagio illhy hku caafiyo❤😢
@LuulIbrahim-nt8zb
@LuulIbrahim-nt8zb 3 ай бұрын
Gabdha ugu horeyso Amaani wllh waa Qurux bdn thye ❤❤❤🎉🎉🎉
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 3 ай бұрын
Wlhi anaa isdhahaaye hada amaani cibaar quruxkey wye abtigeya dhalay caadi iyo camera waa isku mid quruxdeda❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 3 ай бұрын
Team ASAD HAiGo one like my brother
@fardowsahmed875
@fardowsahmed875 3 ай бұрын
Znxjxi❤❤❤❤❤😢😢🎉🎉
@user-nt4zz9hq1i
@user-nt4zz9hq1i 3 ай бұрын
I'm your biggest fan My brother Asad Hagio...I'm planning to meet you one day in Sha Allah 💝💝🎉
@AbdibaithMohammet
@AbdibaithMohammet 3 ай бұрын
First comment on me one Love 💕
@isninaibrahim23
@isninaibrahim23 3 ай бұрын
Gabadahaa so same plz🙏🙏
@user-px2be8fm5n
@user-px2be8fm5n 3 ай бұрын
Hye quruxeey ❤❤❤❤
@user-vw2jn6rv6v
@user-vw2jn6rv6v 3 ай бұрын
Cumer kawarta udoortay qurux waye iskudooq nahay😂😊
@UbaxYuusuf-ns5wm
@UbaxYuusuf-ns5wm 3 ай бұрын
Hakadulqadin😂😂😂
@fardowsafilsan1565
@fardowsafilsan1565 3 ай бұрын
Mashalh ❤ gabdho qurux badan weeye qasatan walsheyda ikraan 🫶🏽🫶🏽
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 ай бұрын
Welcome back again guys keep going guys
@zakirboss143
@zakirboss143 3 ай бұрын
Nin kastaa wuxu doortay gabadh asturan oo xijaaban waana midaanu dhamaantayo wada rabno hadaanu Ragg nahay midka waalan ilaa mid ka Maalqabeenka ah. Gabdho Diini waa Asturnaan dookhna waa asturnaan.🙏❤️
@MOHHASSAN810
@MOHHASSAN810 3 ай бұрын
kusali nabiga scw
@aishaadaud2612
@aishaadaud2612 3 ай бұрын
Cumar big fan ❤❤ doqaada wey qurux badan
@ladanlucky3480
@ladanlucky3480 3 ай бұрын
Cayda ugu dooq fiican kuligod gbdha so beautiful wye m.a🥰❤
@ifraahifka292
@ifraahifka292 3 ай бұрын
ceyda inuu gabar xijaab wadato raadinaye yaa ila arkay😂
@user-qm8ti5fe3s
@user-qm8ti5fe3s 3 ай бұрын
Inta CumeerBigfan jecel in KZfaq ka sii joogo isoo raaca🎉🎉🎉
@user-cb3jd8mh8p
@user-cb3jd8mh8p 3 ай бұрын
Wll qimo badan asad hore uzoco alle wax ku dhipa ku matuzo ish allh nolol warta iyo 2m❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-rs8uf4rm2v
@user-rs8uf4rm2v 3 ай бұрын
First comment 🎉❤
@nadiiraabdiqani5149
@nadiiraabdiqani5149 3 ай бұрын
Plz part 2 gabdhaha inta igu raacsan one like
@Maxamed-salah11
@Maxamed-salah11 3 ай бұрын
Ku saliya nabigeena,suubanaheena muxamed scw scw
@SalmaAxmad-xk7gy
@SalmaAxmad-xk7gy 3 ай бұрын
Gabdhaha xijaaban ayaa ugu qurxoon ❤❤❤❤ asturnaanta waa qurux dumar❤
@user-xy9gk3pq2g
@user-xy9gk3pq2g 3 ай бұрын
First comment 😮
@IlwaadsanAhmed
@IlwaadsanAhmed 3 ай бұрын
Nabigeena maxamed ku saliya scw ❤
@AadanDradam
@AadanDradam 3 ай бұрын
Am first 😊😊🎉🎉❤
@hibaaqxuseen880
@hibaaqxuseen880 3 ай бұрын
Waaaw muniira quruxda hrgyza❤
@HousseinabdiKadrahoussei-su7ff
@HousseinabdiKadrahoussei-su7ff 3 ай бұрын
Part too Asad in team Gabdho Please ❤❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 3 ай бұрын
Azad hagio number one somali youtuber keep going
@ladanmaxamed7355
@ladanmaxamed7355 3 ай бұрын
Im First person ❤
@Zeynuuuu
@Zeynuuuu 3 ай бұрын
Cumer ugu shidn❤
@munonuur8487
@munonuur8487 3 ай бұрын
Wilal soo sameey amira koko sundus samiya keen
@user-bk2zc9fq6s
@user-bk2zc9fq6s 3 ай бұрын
Gabadh kasta oo qaawisa qaybo kamid ah jidhkeeda, ha ogaato xaga illaahay iyo xaga aadamaha midna inaysan karaamo kulahayn. Illaahay hayna soo wada hanuuniyo.🤲
@munirabdullahi12official46
@munirabdullahi12official46 3 ай бұрын
Walle meshan gabdho quruxsan wey ku jiran m Allah. Aniga doqeyga wan hesta. Online inoga yel asidio plz plz🎉❤
@kadijalove4769
@kadijalove4769 3 ай бұрын
Cumeer doooq baad Lee dahay Mashaa Allah❤❤❤
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 3 ай бұрын
Ceyda gabadhuu dorty m.a❤qurux ley wye ❤
@walidabdi16
@walidabdi16 3 ай бұрын
Maashaa'Allaah dhaman way qurxoonyihin balse gabdhoow xijaabka pls xijaabka wa iga talo ❤❤
@farhiyadahir3992
@farhiyadahir3992 3 ай бұрын
Guuleyso my brother ❤
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 3 ай бұрын
Cayda iyo cumeeyr dokhooda mansha allah ❤❤❤❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 3 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@hanny20
@hanny20 3 ай бұрын
Masha Allah Wiilal Masuliyin Oo Imanleh Waye…💯💯
@HousseinabdiKadrahoussei-su7ff
@HousseinabdiKadrahoussei-su7ff 3 ай бұрын
Asad keep going in 2000M❤❤❤
@BilanQaldane
@BilanQaldane 3 ай бұрын
Asturnan bu cumer ku dorty m.a❤
@user-uv9ig2ls6w
@user-uv9ig2ls6w 3 ай бұрын
Inta Ila argtay tan ceyda iney uku quruxsantahay like❤❤❤
@ifraaxchannel351
@ifraaxchannel351 3 ай бұрын
Waw m.a fadumo fariida cumer we qurxanthy ❤
@haniabdi3866
@haniabdi3866 3 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)
@haboondiini-fz5fh
@haboondiini-fz5fh 3 ай бұрын
cwda xanunsanhy izo duceya🥺team 27
@yoonismaxamed3619
@yoonismaxamed3619 3 ай бұрын
Allaha ku caafiyo 🤲
@HalimoHali
@HalimoHali 3 ай бұрын
Allah ku cafiyo
@RaYaNMoHaZ
@RaYaNMoHaZ 3 ай бұрын
Allah ku cafiyo 😢
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 3 ай бұрын
😭😭😭❤👍
@Nastexo-vr9yq
@Nastexo-vr9yq 3 ай бұрын
M. Asturnaanta wax udhigma maleh Gabdhaha walalehee ee soomaaliyeey abaayo xijaabka Aakudaalno blz😢😢😢😢🇸🇴
@BilanQaldane
@BilanQaldane 3 ай бұрын
Sas waye❤
@daganugaas9028
@daganugaas9028 3 ай бұрын
Msha allah tabarak wiilashena tankale gabdhow arka ooku quus qaata nin walbo gabar asturan ayuu rabaa xijaabkeynu waa quruxe ku adkaada❤
@dhayibmaxamednuur9760
@dhayibmaxamednuur9760 3 ай бұрын
Asad part two gabdhaha kaso dhig pls 🙏 ❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 3 ай бұрын
Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wq6sr1gw2y
@user-wq6sr1gw2y 2 ай бұрын
Scw.scw.scw. Scw.scw.scw
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud 3 ай бұрын
Kusali nabiga wll scw scw scw ❤❤
@xiiray880
@xiiray880 3 ай бұрын
masha allaah wiil kasta wuxu jecel yhy gabadh asturan
@user-tg9cj9tu9t
@user-tg9cj9tu9t 3 ай бұрын
Cumeer baa ugu qurux badan dorashada gabdhaha mansha alaah❤❤
@Sabariin977
@Sabariin977 3 ай бұрын
TEAM CEYDA ismujiiyaa iyo Dookh ceyda inta igu raacsan like saara🎉❤
@kadijalove4769
@kadijalove4769 3 ай бұрын
Doooq maleh Cauda😂
@samaarashariif2586
@samaarashariif2586 3 ай бұрын
Wallh waa run cayda dooq male
@user-bl2og3no4p
@user-bl2og3no4p 3 ай бұрын
haduusan doqaga noqon ceyda ku qanco hadey thy xijb iyo qurux imankiisa deqde kafuqa wiilka wah😂😂😂😂😅😅
@mariyamohamed-fw4zq
@mariyamohamed-fw4zq 3 ай бұрын
Team 27 ifrax qalif 300k karsiyah please 🥺❤️
AFKAAGA KA ILAALI MAGACA KUGU DHEGAN WAA LIS GAADAY
20:13
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 353 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 100 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 83 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
cayda  iyo amiro koko asad  dirtaan so saar
7:24
HASSAN official
Рет қаралды 3,7 М.
WAAN KUU XIISI DOONAA CADNAAN SAFAR SALAAMA 😭
14:14
Samia AHMED
Рет қаралды 66 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 100 МЛН