QISO DHAB AH OO JACAYL AH OO AAD U XIISO BADAN

  Рет қаралды 60,496

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

2 жыл бұрын

MARKHAATIGA: WALIGAA JACAYL DARTIIS ILMO KULUL DHABANADA MAKU QOYSAY ?JIRKA JARIIRACO MAKU JAJABTAY JOOG IYO JIIF MA DIIDAY?,
QISO DHAB AH.
Qoraaga Buugaan
CALAF IYO CUGASHO aadka u xiisaha badan halkaan hoose si toos ah oga la xiriir.
Mohamoud Ibrahim.
WhatsApp:
+44 7764585759
Twitter: MohamoudIbrahi1
m. story.php?stor...
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
financial education
financial education
brit somali TV
MAKING MONEY
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
providers dave ramsey
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin

Пікірлер: 141
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
DAAWADAYAASHA SHARAFTA MUDAN WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA IN AAD SUBSCRIBE CHANEL SI AANU GOAL-KEENA U GAARNO, FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO.
@safiyowarsame6650
@safiyowarsame6650 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘⚘💐💐💐⚘⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐💋💋🍎🍎🍎☂️🤎☂️🤎💗💗💗👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🦋🦋🦋🦋🙋‍♂️🙋‍♂️🦋🙋‍♂️🙋‍♂️💚💚💞💚💞💞👍👍✅✅♥️♥️🧡🧡💜💜💜🌼💗💗🏆🏆🏆🏆🏆☂️🏆🏆☂️☂️☂️☂️🤎👍🏻🍎🍎💋💋💐⚘💚💞💞🦋🦋👍🏻💗💗☂️☂️☂️☂️
@sowdoabdishakur1124
@sowdoabdishakur1124 2 жыл бұрын
Yyyyyý⅞ù⁸okķl
@siradaden5830
@siradaden5830 2 жыл бұрын
A xafid masha Alaah guuuuuuulayso insha Alaah ❤️❤️love maxamuud Ibrahin xaaji thank you so much
@hilaacmedia8210
@hilaacmedia8210 2 жыл бұрын
Buuga Inte ka helay naa
@Aya40874
@Aya40874 2 жыл бұрын
Where is the book 📚
@daahirlearningcentre9896
@daahirlearningcentre9896 2 жыл бұрын
Masha Allah! Cabdi- Xaafid Allah ha xafido qof kasta oo Soomaali ah oo jecel soomalinimada iyo waxa ay xambaarsantahay. Maxamuud, guul iyo gobanimo from Hargeisa.
@fathiomar2061
@fathiomar2061 2 жыл бұрын
Masha allh markas oo kalaan xaqiiqsadaa inuuwan dhamaan ragii somaliyeed ee sharafta iyo cisiga lahaa balse uu yaraaday balse wxaan qabaa in hadii wacyi galin badan lasameeyo sidaan lagu jiro maanta wxbadan iska badalali karto thanks ader mohamud u are Great man 🥰🙏🏻
@ayaanhussein615
@ayaanhussein615 2 жыл бұрын
Jiilkii hore Ayey Arxaawdeyda Aheyd lkn nafteyda iyo qolofkeygaba jiilkan ku soo beegmay😢 ma xumin ee inta xun naga xoog roonaday☹️
@thegunner971
@thegunner971 2 жыл бұрын
Jiilki hore maxa uu caada aha
@mrsayid3640
@mrsayid3640 2 жыл бұрын
Walaal isku mid Baan nahay xaqiiqatan, kama duwani inaan noolahay, 1960 ilaa 1977 kiii macnaha jiilalkii hore sidooda Baan u dhaqmaa tariikhdana waxaan u jacayl badanahay dhagaysiga jiilalkii hore xiligay noolaayeen, ayaaneey caqligaaad ka kortay wllo!
@sucdi1758
@sucdi1758 2 жыл бұрын
Masha alah gobonimada walo dhasha somalida waa dad fican ee inta xun aan u duceyno
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah ragii qiimaha iyo qadarintii lahaa wali way jiraan inkastoo ay faro ku tiris yihiin , waa ra,yi fiican in lays wacyigeliyo samaha la isu sheego xumahana la iska reebo , si wax uun u badbaadaan , mahadsanid tabiyaheena qaaliga horumar wacan wabilahi tawfiiq.
@duco.walid3372
@duco.walid3372 2 жыл бұрын
Mashallah Waad mahadsan tahay mihiimadu Waa inaan buga iibsana inshallah 🙏🏼
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Another one legend keep going ❤ guul guul wcn mar walbo insha Allah 🙏BRIT SOMALI TV 📺❤🙏
@badriahussein8291
@badriahussein8291 2 жыл бұрын
Nice story it is good to teach our children the beautiful Somali culture
@maxamedcabdixuseen9008
@maxamedcabdixuseen9008 2 жыл бұрын
massshaa allah waa sheeko cajiib ah waa qiso aan ka dareemey waayo arag nimo
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
Masha Allah, you are so right brother this is how Somali people used help each other in the early 1990s to mid 90s.We got help from Somali brothers just like him here in the USA . I don’t think we have people like that anymore. are like old days
@Fowzia69
@Fowzia69 2 жыл бұрын
Yeah you right there is no more good somali 👨 this days
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Mansha Allah Waa ragii Qiimaha lahaa ee Soomaaliyed
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
WALIGAA JACAYL DHAB AH MAKU SOO MARAY HADUU KU SOO MARAY SE MUXUU KU DANBEEYAY?,
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Haaa wan ku guulestay jaceyl keega Alhamdulillah ❤
@faisahassan8623
@faisahassan8623 2 жыл бұрын
Guul daro
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
@@faisahassan8623 sorry my sister qali
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Naa naa buu ku dhamaaday jcylkanagii yeelkeedse wax badan Baan ka bartay alx I'm still young 😅
@nimcohassan9699
@nimcohassan9699 2 жыл бұрын
Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hawaomarmohamud5763
@hawaomarmohamud5763 2 жыл бұрын
Maasha Allah marageenu sidaas ubadnaadaan wadan iyo Rag wanaagsan waan qàbna laakiin waxba nagudhacay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Thanks sharing with us brother 🙏❤.
@mohamoudibrahim5170
@mohamoudibrahim5170 2 жыл бұрын
Haddii aad buugga u baahato igala soo xidhiidh tel +447764585759. Meesha aad joogtid ayaan kugu soo gaadhsiinayaaye. Maxamuud Ibrahim. Qoraaga Buugga Calaf iyo Cugasho.
@munamahamud6211
@munamahamud6211 2 жыл бұрын
One in a million waa raggii ragga ahaa maxamud Ibrahim masha allah 🤗🙏
@farhiyafarah5659
@farhiyafarah5659 2 жыл бұрын
Mashaallaah waa.ragiii soomaaliyeed.oogobka ahaa.walaal.bookga.kenya ma.lagahelayaa caruutaydan uu akhriyilaahaa
@ak47erronny96
@ak47erronny96 2 жыл бұрын
Mashal Allah aqlika fican Waala Allah haakudayo🤲🤲🤲🕌⚘🇸🇴😘😘😘🥰⚘⚘
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Great man thanks sharing with us brother 🙏❤.
@fatmaahmeddiamondgirl8498
@fatmaahmeddiamondgirl8498 2 жыл бұрын
Booga magaciis uu sameeye abwaanka wllo masha'Allah....
@dunxx2140
@dunxx2140 2 жыл бұрын
Maasha allah waa qisoyin qiiro leh balse halkee ka helnaa buugga
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
CWS SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA .BRIT SOMALI.
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 2 жыл бұрын
Waa ku salaamey Cabdixaafid xagee ka helaa buuga
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Cajiib Yaasalam☺️♥️
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Waa hadal sax ah 100/85 Nin Somali ah oo laysku amino aad gabadh wanagsan aad ku aminto majiro.
@zeinabh3509
@zeinabh3509 2 жыл бұрын
Cajib 😪.Waa True story 🙏🇨🇦🇨🇦🇨🇦
@asmachec4347
@asmachec4347 2 жыл бұрын
Masha allaah alle ha idin xafido labadinaba❤❤❤❤❣❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamoudhaji6518
@mohamoudhaji6518 2 жыл бұрын
Aammiin walaal, dhammaanteenba.
@abdallasaid6149
@abdallasaid6149 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@nouraayaan8767
@nouraayaan8767 2 жыл бұрын
Mnsha allah ficnaan lahaydaa inaan ragaa hore la jiil noqon lahaa
@hodanelmi6438
@hodanelmi6438 2 жыл бұрын
hora u soco wll
@fardushirsi5687
@fardushirsi5687 2 жыл бұрын
Thats right adeero
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 жыл бұрын
Marka laga reebo kuwa wax tahriibiya Raga Somaliyeed badankoodu way caawiyaan Gabadha dhowrsoon ee Somaaliyed Aniga yaraan taydi meelo badan maray Ragoo dhami marka hore waa horor ama hungiri miidhan,laakiin gabadha fiican way caawiyaan wayna ilaaliyaan.Gabdhow weligiin ilaashada sharaftiina waa inta yaree aad haysataan hadi laydinku weeraro ku dhinta.
@Cafiifachannel
@Cafiifachannel 2 жыл бұрын
Asc asaxaabta fadlan isoo booqda waxaan soo gudbiyaa waxyaabo diini ah waxaan rajaynayaa inaad ka heshaan insha allah
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Walalkey wad mahadsan tahey
@Garorrebusiness
@Garorrebusiness 2 жыл бұрын
Waan kusalaamay Addoon Alloow
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 2 жыл бұрын
Cjiib wan idin salaamaa mxmd iyo cdi xfiid wa khiso cjiib ah
@cabdishakurxasan9015
@cabdishakurxasan9015 2 жыл бұрын
masha allah
@munaawad5159
@munaawad5159 2 жыл бұрын
Asc Abdixafid iyo martidada qiima badan waxad soo daysa barnamijyo qima badan mansha qaar kale oobadana waa kaa sugayna insha alla buga meel walba malaga heli kara Swedan oo kale?
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 2 жыл бұрын
Book iyo qiso cajiib aah wax yaba badaan ayaa ka xasuusta meelaha U ka sheekenayo walaalkey Xaaji inkasto aan yara waqtigas
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 жыл бұрын
Ninyohow Saxarla mays Calfateen ugu danbayn.
@mohamoudhaji6518
@mohamoudhaji6518 2 жыл бұрын
Buugga ayaad su'aashaas jawaabteeda ugu tegeysaa.
@bilansharaf779
@bilansharaf779 2 жыл бұрын
Cabdi xafiidow buugu magacii walal
@hooyomacaan1367
@hooyomacaan1367 2 жыл бұрын
Iga aamus jaceyl ha iishegin
@bintabdallah1117
@bintabdallah1117 2 жыл бұрын
Good background image.
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
Asc maansha allaah kkkkkkkk
@nimoali9964
@nimoali9964 2 жыл бұрын
The summary of the book sounds amazing ,is it written in English or Somali ?
@zeinabhajiyassin1654
@zeinabhajiyassin1654 2 жыл бұрын
Mashallah
@faisahassan8623
@faisahassan8623 2 жыл бұрын
Qofka puntuland jooga
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
Wax jira ayuu ka hadlay waa raggii hore ee dhiiga lahaa
@zeinabh3509
@zeinabh3509 2 жыл бұрын
Idakaaladku was qaali😪😪😪😪🤲🏾
@bmi.5434
@bmi.5434 2 жыл бұрын
Asc Abdihafid aad ayaa umahadsantahay. Amazon ayaan ka dalbanayaa insha allah
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
Kkkkkkk mashaAllah
@museaweys8825
@museaweys8825 2 жыл бұрын
Waxaan ugartay Jeceyl aan shumis Lahayn kahor guurka sida ciyaala suuqa maanta joiga...waa qisa fiican
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 2 жыл бұрын
Buuga intee ka heli karnaa
@ahmedyusuf3931
@ahmedyusuf3931 2 жыл бұрын
Soomaalid horta jeceyl ma yaqaanan horta
@yoonisahmed1159
@yoonisahmed1159 2 жыл бұрын
Sxb book xage laga heli kara somaliya
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
asc bro
@guushderis9490
@guushderis9490 2 жыл бұрын
Cabdi xaafidaw ana sugaan aan kasameeyay jacayl cajiiba oo aan yeeshay ayaan inoo hayaa sidee isuhela
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
@guush deris , +44737764 18 23 WhatSapp thanks
@hibosahal1862
@hibosahal1862 2 жыл бұрын
Walhi ragi somali ee layaqanay wakana war odaygani hooyadi aya nin dhashay magaca raga walaga simanyahay lkn ninkani wa fariid
@neimaibrahimomer4830
@neimaibrahimomer4830 2 жыл бұрын
Nice story Booga xagee ka heleynaa
@qammyali7683
@qammyali7683 2 жыл бұрын
Amazon
@dr.naimaomargaras4965
@dr.naimaomargaras4965 2 жыл бұрын
Asxaabta qoflii u soo gaaro reply haisoo galo fadlan waalashiin sama jecel
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 2 жыл бұрын
Walaal Book amazon baa lagu shegay mase hubo
@nasrehofarah5215
@nasrehofarah5215 2 жыл бұрын
Asc wll cabdi hafid xage laga helaya buuga
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 2 жыл бұрын
Where can I get this book in the USA?
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
Qoraaga Buugaan CALAF IYO CUGASHO aadka u xiisaha badan halkaan hoose si toos ah oga la xiriir. Mohamoud Ibrahim. WhatsApp: +44 7764585759 Twitter: MohamoudIbrahi1 m.facebook.com/story.php?stor...
@fatxisaid9942
@fatxisaid9942 2 жыл бұрын
Asc abdi xafiiid Buuga xagee kahelikaraan ree North America
@saeedofficial
@saeedofficial 2 жыл бұрын
Xariif waqtigaad nagu lumisaa
@farhiyafarah5659
@farhiyafarah5659 2 жыл бұрын
Abdixaafidow bookga iisoodir fadlan
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
Qoraaga Buugaan CALAF IYO CUGASHO aadka u xiisaha badan halkaan hoose si toos ah oga la xiriir. Mohamoud Ibrahim. WhatsApp: +44 7764585759 Twitter: MohamoudIbrahi1 m.facebook.com/story.php?stor...
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 2 жыл бұрын
Odeyga faan ayaanba ka dhageysan waayay gabar feeyl laga maro oo batari lagu guro xiliguu asagu wax baranayay buux ayay eheeyd, anagu xalaal baan eheen inta klena waa xaaraan sheeko la dhahuu wadaa magaaloyinka waaweyn ee yurub markaad tagto ninkaan da'diisa waa kuwa ugu qabyaalad iyo fadhi kudirir badan asaga kaliyana maahe si guud ayaan u hadlayaa😎
@marianabdulahi6633
@marianabdulahi6633 2 жыл бұрын
Abdulkaqir Abdulle adiga negativ badanida ma moryanti wax kufsanjirtad kamitahay koley meelba kugubaneysa meesha bukta iyo farta is og
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 2 жыл бұрын
Adeer malaha nin yar ama nin runta diidan bad tahay, ciyaal fay cali ba jiray iyo kuwo la mid ah
@Fowzia69
@Fowzia69 2 жыл бұрын
Hada ragii qiimahaaaa lahaaaa way dhamaadeen Hada waxaa jooga ragg la mood qiimo lahayn
@FearSEBEE
@FearSEBEE 2 жыл бұрын
Asc Walal waa isoo maray Jaceyl qaraarkiisa iyo faa,idadiisa labadaba hada la sheekeeyo musalsal ayey ka noqon laheyd Tv yada Somalida
@zamali3407
@zamali3407 2 жыл бұрын
haa wuu isoo maraay welibaa qisooyiin aad uu qiimo badaan baa nasoo dhexmartaay balse wuxuu ku dhamaday guuldaroo😌😌
@hodanelmi6438
@hodanelmi6438 2 жыл бұрын
hi
@mohamedm4924
@mohamedm4924 2 жыл бұрын
Geeraar gabay maaha,
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Wlaal description ka inaad noosoo dhigto baa fiicnayn lahayd Wax walbaa waa isugu jirnaa hadaa somali nahay ragg fcn sida ninkaan iyo kuwa kaleba
@nastexoawacali7494
@nastexoawacali7494 2 жыл бұрын
Halkaan kalhelayno wllo
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
Qoraaga Buugaan CALAF IYO CUGASHO aadka u xiisaha badan halkaan hoose si toos ah oga la xiriir. Mohamoud Ibrahim. WhatsApp: +44 7764585759 Twitter: MohamoudIbrahi1 m.facebook.com/story.php?stor...
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
You should translate in English.
@yoonisahmed1159
@yoonisahmed1159 2 жыл бұрын
Book mesha laga heli karo qofka somaliya joga sxb
@mohamoudibrahim5170
@mohamoudibrahim5170 2 жыл бұрын
Soomaaliya sannadka cusub ayaa qorshahaygu yahay in aan imaaddo, haddii Alle idmo. Qoraaga Buugga 2Calaf iyo Cugasho" Maxamuud Ibraahim
@deqashire2167
@deqashire2167 2 жыл бұрын
sidee u dalbankaraa
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Hada maya waagii hore haa
@shukrishacni9157
@shukrishacni9157 2 жыл бұрын
Alla soomaliya malaga helayaa gaar ahaan gobolada dhexe?
@aichaibrahim9777
@aichaibrahim9777 2 жыл бұрын
3
@faisahassan8623
@faisahassan8623 2 жыл бұрын
Booga see kuhelaynaa
@falhadomursal6212
@falhadomursal6212 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 2 жыл бұрын
Away dee buuga iyo meshii lagala xiriiri lahaaa bowe masugi karo inaan dalbado
@hamdiaden209
@hamdiaden209 2 жыл бұрын
Me too
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
Qoraaga Buugaan CALAF IYO CUGASHO aadka u xiisaha badan halkaan hoose si toos ah oga la xiriir. Mohamoud Ibrahim. WhatsApp: +44 7764585759 Twitter: MohamoudIbrahi1 m.facebook.com/story.php?stor...
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
Waxaan fiirsadey baafinta ILINTIR. Waxaa dareemey in dadkeena izo dalkeena meel fog la geeyey
@nouraaidid6567
@nouraaidid6567 2 жыл бұрын
Walhi rag waaa ragii hore
@habiboadow8461
@habiboadow8461 2 жыл бұрын
Abtiyow lambarkaaa wtupka iso dir qisaaa rawaa inan kulawadagoo
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
+447377641823 Whatsappka nagala soo xiriir, guulayso.
@habiboadow8461
@habiboadow8461 2 жыл бұрын
Oky abti
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙌🙌🙌
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 жыл бұрын
BARBARA/BERBERA WAXAY HABAR INGIRIIS AH, WAXAANA LOOGU MAGAC DARAY MAGAALADAHARGAYSA, BAAN MAQLAY. LAAKIIN WAAN SIGANAY, HADDII AYSANBA GOOBA BADAN ISKU MAGACAABIN.😂
@user-pk1st4uu8w
@user-pk1st4uu8w 2 жыл бұрын
Ninkaan muxu uyareysanaya assxaabaha wuu kugefay arinta saxaabada c/xaafid ninka kuburaaruji gefkaan inuu kalaabto inta saxan wan kuraacsanahy lakin waxa yabaha qar uu kuhadlay bari baan ka,ahy
@marianabdulahi6633
@marianabdulahi6633 2 жыл бұрын
muxu yiri oo gafa maba maqale Bisinka
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 жыл бұрын
Cunsuri weeye qofkani bal muxuu isuweydinwaayey waxa loo bixin lahaa muqdisho kismaayo iyo kuwaa uu guumeysanayey talyaani oo ah wadanka ugu musuqa badan addiunka burco iyo hargeisa iyo Shiikh berbera dhmaantood waa Uk 🇬🇧
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 2 жыл бұрын
Adiga cunsuuri ah maxaad oga xuntahay haduu magaalo somali shegeey history baroo British colony bu kahadlaya not Italian
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 жыл бұрын
@@sleepingbeauty.8359 British colony kama hadlayee isaaq xanuun layidhaahdaa idinhaya haduu biritish colony kahadlay why uu ugareebay boorama lascanod
@alxijaz1847
@alxijaz1847 2 жыл бұрын
haye hadda miad WADA joogtaan imisa ciyaala ayaad ledihiin
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
WALIGAA JACAYL DHAB AH MAKU SOO MARAY HADUU KU SOO MARAY SE MUXUU KU DANBEEYAY?,
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 жыл бұрын
Haa alxamdulilah mirihisan guranaya.igu duceya inu Allah ixafido qoyskayga.idinkana Allah ha idiin xafido qoyskina iyo intat jceshihinba Ameen ya Rabbi.
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Haa alxm haa wu iso mary wlina wn jclhy nloshyda lkn wli guri manan dhisan o waqtiga no diday isku dal mjogno rabbi hana mideyo anaga io inti isjecel aaamn ya rabbi 😢🤲
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 жыл бұрын
@@mariamelmiofficial7541 middoba oo obad kala hella abyo inshallah
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
@@xamdimaxamed3819 thanks abyo aamn adna alle ha ku xfido xajigaga io ilmahaga jiro joga abyo I.a
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 жыл бұрын
@@mariamelmiofficial7541 ameen abyo shugran
HOGGAAMIYIHII SIYAASADDA EE XAMAAS OO LA DILAY
29:26
VOA Somali
Рет қаралды 14 М.
DEG DEG: HISBOLLAH OO XAQIIJISAY KHAARIJINTA FU'AD SHUKR
12:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 13 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Qiso Jaceyl iyo Gabadh da'a yar oo laga raacey Gabadh Carmala
15:33
Horn Cable Tv
Рет қаралды 28 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 52 М.
WARAYSIGII UGU HOREEYAY IYO EHALADA FANAAN OOMAAR BAR BAR
13:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 48 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA HISBOLLAH | ISRAEL - HAMAS WAR
20:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
WEERARKA ISRAEL EE BEIRUT | XOG CUSUB  KALA BAX
19:26
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
БИМ БАМ БУМ💥
0:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 1,1 МЛН
БУКЕТ МЕЧТЫ НАСТОЯЩЕЙ СЛАДКОЕЖКИ😂😂😂
0:19
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 3,1 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 20 МЛН
MAGIC DRINK TRICK TUTORIAL 😱😳
0:20
Milaad K
Рет қаралды 31 МЛН