GO'AANKA SINWAR BAA LEH | AARGOOSI | ISRAEL - HAMAS WAR Q-2

  Рет қаралды 36,784

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

23 күн бұрын

#subscribe
Yahya Sinwar Helped Start the War in Gaza. Now He’s Key to Its Endgame.
Hamas’s leader in Gaza is considered an architect of the Oct. 7 attacks that prompted Israel to retaliate. As mediators seek a cease-fire, a deal depends on Mr. Sinwar as well as his Israeli foes.SOURCE : NYT
US does not support major Rafah ground operation: Blinken
US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 113
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 21 күн бұрын
PART 1 >>> kzfaq.info/get/bejne/fsWjlqlk26-yaYU.html
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 21 күн бұрын
Shaki kuma jiro in uurabo falastiin xora, ❤❤
@dmyma459
@dmyma459 21 күн бұрын
Yaxya Sinwaar waa nin dhulkiisi laku gumeystay oo ciil labaday waxa uu doonayaa oo keliyana waa falastiin oo xora qofkii aqlilehna waa fahmikaraa. Insha allaah Falastiin oo xora 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️✌️✌️💪💪🤲🤲
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 21 күн бұрын
Subax wanagsan Abdifaid, ❤❤❤❤
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 21 күн бұрын
Sinwaar wuxuu rabaa diintiisa iyo dalkiisoo xor ah waxaan caqliga sirdoonku is tusay maahan
@yasminabdurahman7961
@yasminabdurahman7961 21 күн бұрын
Yahye waa khalid binu waliidka zamankaan guusha & gaarka rabi allah u keeno Palestine ya rabi
@user-nj2wb9ih5e
@user-nj2wb9ih5e 21 күн бұрын
kusaliya nabigeena scw
@AbdillahiJama-js7yu
@AbdillahiJama-js7yu 21 күн бұрын
yaxye sinwaar wuxuu doonayaa insurance yuhuud iska dhiciyo kaxoreeyo qasa iyo dhamaan geyiga falastiin mustaqbalka falastiina ayka tashato Allah haguuleeyo falastiin
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 21 күн бұрын
Mr yahya sinwaar noolaw inta nololi jirto
@mahamedosman1035
@mahamedosman1035 21 күн бұрын
🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪 Guul. inshallah 🙏
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 21 күн бұрын
Waa wax iska cad doonitaanka yaxyaa sinwaar taasoo ah xornimada shacabka iyo dhulka falastiin allah ha guuleeyo geesiyaasha mujaahidiintaa
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 21 күн бұрын
Sabaaxal Kheir dhamanten Allaahuma Baarik Britsomali tv Yahye Sinwar wx dhinaneyn bu raba wana xoriyad aragtideyda , Arinku argosi ka weyn Alle SWT ha xifdio Aamiin Jzklh kheiran jaza 🌿🌿🌿 From Sweden 🌷
@dunka735
@dunka735 21 күн бұрын
Yahya siwaar waa nin rabo inuu xureeyo falastiin oo ka qaado sahyuniyiinta dhulka barakeesan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafidmohamed862
@hafidmohamed862 21 күн бұрын
Masha Allah abdihafid
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 21 күн бұрын
Sinwaar iyo shacabka reer falastiin ba waxay donayaan in dadkooda si xur ah ugu noladaan
@madinosalad8003
@madinosalad8003 21 күн бұрын
Yahya sinwar wuxuu rabaa falastine xor ah oo xuquuq leh oo aan hoos imaanin israel.
@sacidomu2794
@sacidomu2794 21 күн бұрын
Alaah ha xafido yaxya sidii cumar binu qidaab yuhuud looma jilco ilaah ayaana amray in aan loo jilcin Alaah ha gubo mujaahidiinta guul
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 21 күн бұрын
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cabdulxaafid Jaamac, Runtii Waa Caddahay, In Falastiin Guuleysaneyso, Shaki Kuma Jiiro, Inshaallah Aad Baan U Salaamayaa Bahda BSTV.
@sunari8818
@sunari8818 21 күн бұрын
Allahayow barakey Yaxye Sinwar caqligana u saaidi yahudna jabi guushana sii rer plastine insha allah
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 21 күн бұрын
Yaxye sinwaar waa mujaahid xornimo doon rabo in ay falastiin xoroowdo ee Allah ha guuleeyo hana ka badbaadiyo dhagarta cadowgiisa aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda walaalaha falastiin hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah cadowga Allah ha ku rido hurdo aan dhamaad la heen iyo indho la aan, dhego la aan ha ku rido aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin
@khalidxudayfa6564
@khalidxudayfa6564 21 күн бұрын
Xoriyo
@ShugriSheihkmaxamed
@ShugriSheihkmaxamed 21 күн бұрын
Guusha reer fastiiinan
@SalmaAli9290
@SalmaAli9290 21 күн бұрын
Guul inshallah🇵🇸🇵🇸🇵🇸🧏🏻‍♂️🦁🦁❤
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 21 күн бұрын
Salaan saare bahda BRITSOMALI TV iyo Abdihafid.
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 21 күн бұрын
Reer falastiin allah guuleeyo iyo geesiga sanadakan yaxye .allow ugargaar reer falastiin
@user-uu4jl8dx1h
@user-uu4jl8dx1h 21 күн бұрын
Asc yaxye sinwaar waxow doonayaa falastiin oo xor ah
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 21 күн бұрын
mareykan iyo yahuud waxaay rabaan in falastiin labarakiciyo carabta raali ayaay katahay balse illaahey ayaa u hiiliiyey falastiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin allah baabiyo kufaarta aamiin
@halimaahmed8756
@halimaahmed8756 21 күн бұрын
Yahyeh sinwar uu ku jooga
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 21 күн бұрын
Wuxuu rabaa waa dalkiisa xoraysta gumeysigna ka baxa ayaguba way og yihin ee waay is maahinayaninsha alaahu guul guul falastiin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
YAXYA SINWAR, WUXU DAGAALKA U GALAY, WUXU DOONAYA, DADKIISA IYO DALKIISA IN AY YUHUUDDA KA XOROBAAN.
@ahmedsaladnur5753
@ahmedsaladnur5753 21 күн бұрын
Sinwaar waa geesi doonaya inuu ka dulqaado gumeysiga mudadda dheer ay yahudu ku haaysay dadka reer falastiin Amma uu shahiido mahadsanidiin Bahda tviga brit somaali
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 21 күн бұрын
Yaxye sinwaar guul
@shacnishacniyos6230
@shacnishacniyos6230 21 күн бұрын
xoriyadbuu doonaya allah hasiiyo
@abdirahimmahamudhassan1814
@abdirahimmahamudhassan1814 21 күн бұрын
asc haye soo daay warka
@user-nk2ff1sq6w
@user-nk2ff1sq6w 21 күн бұрын
Hadafka 1. Wain owhelaa falastiin oxor ah
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 21 күн бұрын
Ilaaheyow markasta guul sii reer falastiin yaarabi Aamin,Israel masiibo ku rid iyo madaxdooda,ciidamadooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ku rid
@qamarahmed9236
@qamarahmed9236 21 күн бұрын
Kumanaan sano oo lasoo dhaafay ayaan beentooda barabagaandadooda iyo isku dirkooda dhageeysaneeynay anagoo wax saxa u maleeyna wexeey noo sheegaayaan laakiin sheekadaas umadu weey fahantay sinwaarna warkiisaba daa oo talaabo hadeey qaadaan waa nin labo talaabo qaadaya tanks
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 21 күн бұрын
Yahey sinwar allah guusha usiyaadi sinwar isaqa icey qa qocda waxwaliba guul ABA geeri
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 21 күн бұрын
Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin
@jimaldiyad
@jimaldiyad 21 күн бұрын
Yahya snwar wxu raba plasteane o xur ah
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 21 күн бұрын
Waa been tood waxay qorayaan sirdoonkaas beenta. Yahya sinwaar iyo reer falastin allaha xifdiyo. Waxay u dagalamayan xamas waa inay helaan reer falastin nabad iyo xoriyad inay helaan bay u dagaalamayaan. Ilahow xifdi.
@fuaadcabdi6473
@fuaadcabdi6473 21 күн бұрын
Salaan sare suldaan
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 21 күн бұрын
War bixintan >80% waa qalad
@khalidxudayfa6564
@khalidxudayfa6564 21 күн бұрын
iyo xoriyada falasiin
@guuleeyste66
@guuleeyste66 21 күн бұрын
YAHYE SIWAAR WAA HALYEEY WAA GEESI WAA HERO DOONDOONAYA XORNIMO IYO MADAXBANAANI IYO DAWLAD FALASTIIN OO ADUUNKA LAGA AQOONSANYAHAY... ABDIHAFID BRITISH TV AAD BAAD UMAHADSANTAHAY WARARKA HUFAN EEN KAHELNO
@AliDarar-vq2tf
@AliDarar-vq2tf 21 күн бұрын
waaxa uudonaaya horneem taam ah dawliimotaam ah
@jnoortayeser6212
@jnoortayeser6212 21 күн бұрын
Warkaasi waa hadalada Mustacmirka iyo kal-kaalayashiisa ee Yaxya Sinwaar wuxuu doonaya: 1- Freedom of Palestine 2-Two State Solution 3- peaceful for Palestine
@farxaanboozz2143
@farxaanboozz2143 21 күн бұрын
Abdihafiid waan ku salaamay wax kasta hadha haan iyagu laakin waxa cad isku soo wadaduuboo inuu rabo inuu dhulkiisa xoreeyo ugu yaraana qaza go,adoonka ka saaro dawalad falastiinana lo ogolaado
@SalmaAli9290
@SalmaAli9290 21 күн бұрын
🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤
@maryannur4299
@maryannur4299 21 күн бұрын
Maqaalkan eey soo qoreen waxan u arka madaama u yaxye sinar ey leyahin yahuuda shacabkeda bu siysad ahaan u qebiyay qoraalkane waxan ka dhedhesana iyagune ineey rabaan ineey yaxye sinar iyo shacabka falastin isku diraan oo kala qebiyan lakin mahan mid u surta galeesa galada waxa eey shegayan,,,,,, yaxye sinar waa halyeey eey horaay u cileen yahuudu oo ay 20 sano oo cimrigisa ka mida eey xabsi ku hayeen dadkisiine ey gumadeen,, hadane waa janiskisi u wax badan ku tamayay inu mar un ka cad goosto gumeeysiiga yahuuda siyaasad iyo dagaslba waa la galaya inta awoodiisa ah ilaheey ha xafiido yaxye iyo dhamaan falastiin oo dhan weeyna gulesanayan insha allaah waxuna og yahay dhamantern hadan muslim nahayne aan ognahay qofki tiisu gasho baa dhimaana mantane malin eey guusho ka showdahay sooma mariin falastiin 8 bilood oo gaalo oo dhan isu soo kashatay beey cagaha dhuulka ku hayaan taasi waxey daliil u tahay geesi nimaada ururuda dagalamaaya,,,,,waxaan kaloon rajeeyna ineey tahay fursad musliminta dhan u soo hoyatay oo eey bilabeen koxo aan dowlad aheen ineey mujiyeen in galada leeska celi karo,,,,,teeda kale qadiyaadi falastiin oo la olobay beey dib u soo noleeyeen aduunka dhan waan u jeedna ineey leyahin waa in la heela dowlad falastiina taasune iskama imaan ee waxey ku timid in eey 8 bilood cagaha dhulka ku hayeen oo ey tumben galadi laheed hala baabiyo xamaas ineena suurto gal aheen ,,,, hamaas waxey tagan yahiin ama geeri ama guul ilaheena waa tala sarteen anagane wax kale uma tari karo ducadaan la daba jogeena ilaheey guusha ha siiyo falastiin dhamaantood
@umaali194
@umaali194 21 күн бұрын
Wuxuu rabaa si sharaf iyo nabad in uu Ku noolaado wadankiisa
@AbdiRehman-kl7wj
@AbdiRehman-kl7wj 21 күн бұрын
yaxya sinwaar waa halyeega reer falastiin
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 21 күн бұрын
Ugu dambeyn Zinwaar waa Gobonimadoon Falastiini ah, waana Madaxweynaha Mustaqbalka ee Falastiin
@HassanmukhtaarHaji
@HassanmukhtaarHaji 21 күн бұрын
Tani waa dagaal Fikri ah. Darbiga eyey soo taabteen. Aniga dagaalka socdaa kheyr ayaa iiga muuqda inkastoo aan xanuun dareemayo dhibta loo geysanaayo walaaleheena
@cashayahya
@cashayahya 21 күн бұрын
Asc waxudonaya xoriyad tama oo kunolaadan Umada Falastin
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 21 күн бұрын
Sinwwar cidna maoga meel uuku noolyey
@user-sx6sw3ci1z
@user-sx6sw3ci1z 21 күн бұрын
Looma Boohna Sheeko Yahuudda Taageerta
@FaysalMaxamed-go4ul
@FaysalMaxamed-go4ul 21 күн бұрын
Asc anigu waxan leyahay Yaxye waa nin kadanbeya asxaabu badar warkodana waa see ayagu rabaan
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 21 күн бұрын
Dawlad falastiin leedahay oo awood leh 1967 xuduudaheedu yihiin
@safiaissa5917
@safiaissa5917 21 күн бұрын
Ninkan wejigiisaad ka argtaa.inuu khatar yahay .allaah guusha ha siiyo
@erumroble5081
@erumroble5081 21 күн бұрын
Yaxye sinwaar Israel waa lo gisi sharci mataqaan wexey iib geysaa Organ ilmaha Fastin 😢Sinwar shitiisa gacmood ha isaga reebo Israel cawaanta👿
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 21 күн бұрын
War ma haysiid xisa leh saka
@malyunmohamed2183
@malyunmohamed2183 21 күн бұрын
War bixintaan waa beentodii ay dadkooda iyo aduunka ay ka dhaadhiciyaan,
@gureyxasanxusen4922
@gureyxasanxusen4922 21 күн бұрын
Yaxya sinwaar wuxuu rabaa iney xorowdo umada reer falastiin wax intaas kahooseyana inuu qaato haka yaabin ama geeri ama xoriyad
@user-ql9bn7od4e
@user-ql9bn7od4e 21 күн бұрын
Dawladah carbta iyo cimartka iyo masr waxam madhan tit wayo jihadka musliminta ay marn hababinaysa oo afkarta yahuda soo kud binasa mu jahidida sawir xun ay ka kud binayas side yaxaye sin war
@abdirahman2697
@abdirahman2697 21 күн бұрын
Waxaas aad sheegtay waa dabeecadihii yuhuuda ee ha dhegeysan
@cabdirashiidawcali933
@cabdirashiidawcali933 21 күн бұрын
Xornimo
@sahroali1196
@sahroali1196 21 күн бұрын
Jab.hoog.halaaag.baaba.Alaha.kurido.sahnuniyada.&inta.xaqdarada.kutaageera Aaaaaaammmmiiiiiiiinnnnn
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 21 күн бұрын
Palestine oo xora
@saciidhersi1811
@saciidhersi1811 21 күн бұрын
They want to retain their country and ALASQA MOSQUE. THEY R NOT AFRAID DEATH AT ALL.
@muzamilali2949
@muzamilali2949 21 күн бұрын
Maqalkan wa war mustacmar mar kan oo kale so kale ayan loga faideysta usted abdixafid argosi bad ku celcelisay yaxye sinwar wuxu donation argosi ka weyn they need to minimise his intention yaxye sinwar wuxu dagaal kula jira cadowga Illahey kuwa moda in ay Illahey wax u dhimi karan wuxu raba dalkisa sirtisa iyo dalkisa oo xor ah beytul maqdis oo xor ah lakin lo tuso dadka nin argosi u socda oo qadiyad laheyn qadiyadan rag iyo dumar iyo carurta ba u go'ay mana istageyso haddu yaxye cawa dhinto marka ku celcelinta argosi micna weyn ma sameyneyso xaqa iyo gushuna wa wada dhashen
@IfrahAden-iw7xr
@IfrahAden-iw7xr 21 күн бұрын
As clkm subaax wwansan waxan ahay shaqsi ad u dawada dagaal xamas iyo Israel so xamas waxa.ka go an.inay xorooban yaa ama dhintan !!!!!! Ok.gumaysina sidas ayaa laga baxaa ma jirto guul ciyaar ku timad
@MN-rh1vy
@MN-rh1vy 21 күн бұрын
Fikir israaiil iyo mareykan madam ha u sheeting sava too ah wax sax ah kuma saleysna marka fikradahaas umada habeecinin
@muzamilali2949
@muzamilali2949 21 күн бұрын
Qalad ban kasaxaya qoralkeyga yaxye sinwar aratidisu ka weyn argosi dadkisa iyo dintisa iyo dhulkisa ayu ka xoreynaya cadowga intan so shegay
@mohamedfarah3030
@mohamedfarah3030 21 күн бұрын
Marki dara dabaqya ah dayuuraadku duqayaan dhofaysyo iyo luluqyo ku habka dagaalka dhifoo ka dhaqaaq ku haboon ayay isu bedellaan. Tankiyaduna ma Socon karraan. Sidaas owgeed Gaza waxay noqotay Liningaraad Hitler Rushku ku jebiyay 1943.
@calishaakir1
@calishaakir1 21 күн бұрын
ISAR44EL QOFNA DAYN MAYSO. HADDUU YAHAY YAXYA S4NW4AR IYO KUWA KALE TOONA.
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 21 күн бұрын
Waxyaabo baddan ayay been ku darayaan kuwa wax qoray
@badalabshir502
@badalabshir502 21 күн бұрын
Beentii qaaimiinta oo la suuqgaynayo weeye warkaan cabdi xaafidiw yuhuuda iyo maraykanku waa labo afle yaal beenaale yaal qaaimiin
@shukrinoor1788
@shukrinoor1788 21 күн бұрын
Yaxya sinwar.wuxu.donaya.infalastin.xorowdo.wana.nin.dadkisii.laleyno.dalkisna xoglugi.haysto
@mahamedosman1035
@mahamedosman1035 21 күн бұрын
Suxba wanasan
@user-cp2oo5ji5l
@user-cp2oo5ji5l 21 күн бұрын
Waxaas wax kama jirro falastiin waxaa ka go,an xurnimo waxkasta ha soo qoraan wargesyadda yahuuda ama fajiistaha ameerika
@abdilahihassan8484
@abdilahihassan8484 21 күн бұрын
Wuu raba xoriyeda dadkiisa dalkiisa xoraynta masjidka barakaysan
@user-pz6mx5se6j
@user-pz6mx5se6j 21 күн бұрын
Asalaamu Aliakum. Waxaa la yiri nin aad taqasn ma taqanid. Laakin dagaslka ka socoda falsysiin iyo meela ka oo ay yuhuudu ku qaaday dagaal gardaro ah ninkastoo muslim ahi waa yshay mid mundane in yuhuuda iyo kuwa la jira laga aarkoisto.
@ismahaanduale7479
@ismahaanduale7479 21 күн бұрын
Xoriyada wadankaaga ood udagaalantaa waa sharaf
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 21 күн бұрын
Waxa.uudonaya insurance.kataqaluso.yuhud.iyo..kuwa.tanta.galbed.jogq
@tusbaxlemacalin1913
@tusbaxlemacalin1913 21 күн бұрын
Shacabka fastin oxura dow lad madax banan ow arko
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 21 күн бұрын
Wuxuu doonayaa madax banaani iyo calankiisa oo babanaaya haduu taas helo oo uu sameeyo wuxuu sameeyay isku meel baan ooga soo jeesanaynaa
@abdisalamaden-xx8jz
@abdisalamaden-xx8jz 21 күн бұрын
Xornimo falsastiin buudoonayaa
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 21 күн бұрын
Ninkas danbe magaca carbedleh cadawgu soxigten hadayruntahay markisihoraba basas buaha xabsiga logeyay inusobasaso sinwar markuxogkawayayna isagategey ilahadana wakas shaqadisi wata basasnimo
@ayanosbella388
@ayanosbella388 21 күн бұрын
Waxudonaya Falastinxoracasimadabetulqudus
@araksanibrahim8732
@araksanibrahim8732 21 күн бұрын
Sonar wuxu rabo dax masarno wuxu raba wax wali o re Palestine aye rabaan horiyaduna ugu horeyso waha kale nimaankan sheg shegayan waxba kamajiran ee waa beentodi iyo waxay iyagu aye rabbaan .
@aliyonissougal964
@aliyonissougal964 21 күн бұрын
Sobax wanagsan somalimaxamed Fikirkayga yaxye sinwar waxa u donaya falastin oo xorha
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 21 күн бұрын
ALLA"AHAYOW falastininta ugargaar Yaa RAHMAAN.
@user-bt5de2yy8w
@user-bt5de2yy8w 21 күн бұрын
Taste sinwaaar xurnimo ayuuu dooonayaaa
@aliyussufosman1831
@aliyussufosman1831 21 күн бұрын
Waxan waa been yaxye sinwar wuxuu doonaya falastin oo xor
@ganimmjj2504
@ganimmjj2504 21 күн бұрын
ASC Hadaan fakar Kayga kadhiibto saxiiboow hadalkaaga waaa lagu maskax guirayaaa waayo waxaad leedahay waxa uu Rabay in UU aaarsado Adiga maskaxdaada see cal nin dadkiisa lagumaadayo oo 75year lagumaadayay ayaad leedahay waxuu rabay in uu aarsado common on hadalka ayaa lagaaa habaaray oh
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 21 күн бұрын
Taswamarinhabaabin lagumarinhababinayo dhismaha dawladfalastiin inlahelo wamaxay wuxudonayo sinwar? sinwar wuxudonayo waycadahay wanadalfalastiin yelato oxora madaxbanan iswaydi wamaxay shurudihisu 1)cidankina labaxa 2)xabadjojin rasmiya 3)dhaman maxabistena nasiya tinana qaata 4)kudhawaqa dawladxora ofalastin xududehedu yihin 1962 ayxadaysay QM cadawgu 4tas shurudod xaqa iyo cadalada ah haogoladen markakadib baysuaashodu imankarta hadi sinwar qanciwayo intakahoraysa hayelina dagalka maskaxda aywadan cadawgu
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 21 күн бұрын
Yaxye sinwar muxuraba baydhehen cadawgu tasbedelkeda aanwaydino maxadkuhaysatan dhulka rerfalastiin adnaudiidantihiin dawladnimadoda? watasmida cadawgurabo inuinagajediyo
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 21 күн бұрын
Yahye Zinwar iyo Askarta Natanyahu waxaa kadhaxeeya dagaal sidee loo orankaraa wuxuu dilay 4 afar Askari,New York times waxaa qora Natanyahu walaalkii CIA Maraykanka waxaa xukuma Natanyahu Abtigiis sidaas darteed waxa lasheegayo waa been iyo dhiigga caruurta reer Falastiin in laxalaalaysto.
@seynabhassanguled1892
@seynabhassanguled1892 21 күн бұрын
Yaxye sinwaar wuxuu doonayaa inay reer FALESTIIN helaan xoriyo waarta. Waxay sheegayaan waa been
@sahroali1196
@sahroali1196 21 күн бұрын
Afkii gaalada.ayaad.kuhadlee.wariye Shacabka.70sano.ayaa.laleynaayey
PROF J MEARSHEIMER: ''ISRAEL XOOGAGA KA GUULAYSAN KARTO''
22:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 883
SIR FAKATAY: MA KHIYAANA MISE WAA GUUL WAYN? HAMAS | ISRAEL
16:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 44 М.
Hot Ball ASMR #asmr #asmrsounds #satisfying #relaxing #satisfyingvideo
00:19
Oddly Satisfying
Рет қаралды 24 МЛН
Китайка и Пчелка 4 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 3 МЛН
✋😝✋ #neymar #brasil
0:13
Feno
Рет қаралды 10 М.
'DAGAAL CUSUB' ISRAEL VS IRAN | HEZBOLLAH | XOG XASAASI AH
14:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
KHIYAANADA SUCUUDIGA | ISRAEL IYO GUUSHA REER FALASTIIN-GAZA
16:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 65 М.
IRAN NUCLEAR LA'AAN MA JIRI KARTAA?  SINWAAR OO SOO HADLAY
18:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 49 М.
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
27:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 53 М.
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 86 М.
KHABIIR MILATARI OO SOO BANDHIGAY 15-QODOB OO KA DHAN ISRAEL
14:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
HAMAS - ISRAEL WAR: TONY BURKE PASLESTINE FLG | JORDAN | GAZA
9:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
1❤️#thankyou #shorts
0:21
あみか部
Рет қаралды 18 МЛН
Funny kid and Dad #shorts #funny #viral #comedy #youtubeshorts
0:15
mountainlion5
Рет қаралды 90 МЛН