No video

TRUMP SIDII DHAGTA DHIIGA LOOGU DARAY? MARKHAATIGA NOOL XOG

  Рет қаралды 155,794

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#subscribe
DONALD TRUMP SIDII DHAGTA DHIIGA LOOGU DARAY | MUUQAAL CUSUB | MARKHAATIGA NOOL | WAA KUMA THOMAS MATTHEW? • TRUMP SIDII DHAGTA DHI...
CREDIT: BBC
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Trump says bullet pierced upper part of his right ear
The former president has expressed gratitude for Secret Service agents who protected him and paid condolences to the rally attendee who was killed in the shooting.
“Nothing is known at this time about the shooter, who is now dead,” Trump wrote on his Truth Social platform.
“I was shot with a bullet that pierced the upper part of my right ear. I knew immediately that something was wrong in that I heard a whizzing sound, shots, and immediately felt the bullet ripping through the skin. Much bleeding took place, so I realized then what was happening. GOD BLESS AMERICA!”
'I'm not going anywhere,' Biden says as campaign struggles
Seeking to revive his struggling reelection campaign, President Joe Biden held a rare rally in Detroit on Friday, telling a cheering crowd he wasn't going to leave the race and warning that Republican Donald Trump poses a serious threat.
Biden, 81, is trying to shift the conversation from his mental sharpness and a growing number of Democratic defections to the impact of another Trump presidency, as he tries to reboot his campaign after a shaky debate performance on June 27.
"I am running and we're going to win," he said to a crowd that carried "Motown is Joetown" signs and chanted: "Don't you quit."
SOURCE: • Video
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.

Пікірлер: 93
@AbdulahiAhmed-ob1rr
@AbdulahiAhmed-ob1rr Ай бұрын
Aad baad u maxaadsan tahey wll adiga iyo BRIT SOMALI TV waraarka ad no so gudibisan o (clear & based on actual or real)
@off473
@off473 Ай бұрын
Waa ALLAH mahadii haddii uu dhadhamiyey dhiigiisa wax badan ayey Islamka gumaadayeen
@KumaxMedia
@KumaxMedia Ай бұрын
kusaliya rasulkeena salalahu caleeyhi wasalim
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi Ай бұрын
America no goverment no police no safety no nothing
@hamdiabdimohamed6715
@hamdiabdimohamed6715 Ай бұрын
Khayr Allaha kusiiyo sifiican baan u fahanay
@muniiramandeq9713
@muniiramandeq9713 Ай бұрын
😭America No Government no Safety no police no nothing 😂😂 ha kaasaarto gaalkiyooow
@istahiljimale7422
@istahiljimale7422 Ай бұрын
😂😂
@hassanmohamed-zg8cy
@hassanmohamed-zg8cy Ай бұрын
Waad ku sugtay😅😅😅
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 Ай бұрын
Sheekadii John f kenady ayaa meesha ka soo uraysa
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 Ай бұрын
Kkkkkk sidii dhegta dhiiga loogu daray
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
@barnialisalah5647 KKKK
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 Ай бұрын
Waa Dayacaadii ugu xumayd
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Ай бұрын
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@Bishar-to6zf
@Bishar-to6zf Ай бұрын
Dil qorshaysan oo dad waawayn ka danbeeyen ayu ahaa sida ninkan warkiisi laga dheehan karo lkn waxa falka fashiliyay xabada saniftay trump kadib ninkan wax toogtay oo shiishku sii saarna ayaa degdeg loo toogtay
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Ай бұрын
Ki wax trumph dil raway miya ladilay mise kukale o dambi lehen huno
@amalomar860
@amalomar860 Ай бұрын
​@@bahjabahja-8805kii dililaha iyo qofkale oo dadkii meesha joogay kamid ayaa dhintay
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 Ай бұрын
Waa nasiib badan yahay dameerka
@umomuslima8318
@umomuslima8318 Ай бұрын
USA ayaa amni ah ha iga hadho
@rahma_h2y
@rahma_h2y Ай бұрын
@@umomuslima8318 wlhi runtaa 😂😂
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Waa wax laysla ogaa baa laga yaabaa
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Kan Hadlaaya Naftirkiisay soo xiri doonaaan soo fiirsha
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Asc British TV
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Dhangta way sartay cajiib. Saacadiisa ma gaadhin
@user-mh2pk9cn3j
@user-mh2pk9cn3j Ай бұрын
Scw
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
illaahay baa mahad iskaleh oo aan kadhigin islaam ninkaa
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Ganactu ha go'odee dhugmo darana dhegyar baa xariigi gaadhey Malaa looxii buu isku jeexay baqdintii ee xabadi Kuma dhicin. Kadanbaa Dili Insha Allaah
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
Thanks for update
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
@caliphabdoe708 you most welcome, thanks for been here 👍☝
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 Ай бұрын
I’m scared of this man that is his future because he talking about the serious scary for government government
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Ай бұрын
Cabdixafid Wall jazkumalaah kheyr xaqiiqa si wangsan oo hagsrlan ah ayd nola qsybsat aqbaaradka dunida wan ilaaheye mahdis bac dig syn ku mahad celinya . Tan mant tagan odaygi maylka adka Ee naceyba soomalid Iyo kan islmka Iyo ajanbi naceybku Ka buuxaye wa sigtetey soomaalidu waxy tirahad nin sigtrye ma sugan
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 Ай бұрын
Dhagta dhiiga looma darin ee dhigtaa laga suntay
@Iimaancalibarre
@Iimaancalibarre Ай бұрын
Haddington.. turaam.inuu badbaado.maan rabin
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Haduu muslin yahay ama dunida 3 argagixisaa Lagu sheegi lahaa wax riisanana lomo sameeyen.
@HamdaMuhammed-gc7qv
@HamdaMuhammed-gc7qv Ай бұрын
Ninkan war baa uu yaal toloow ma nolaalyahay.
@user-ug6rq2vg4w
@user-ug6rq2vg4w Ай бұрын
Abdihafid am among ur follows please make sure ur using agood speaker we don't hear you clearly bro.
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
@user-ug6rq2vg4w Walaal waad ku mahadsantahay inaa ka mid tahay dadka sida tooska ah ugu xiran BSTV waqtigagaag iyo jihdigaaga iyo taladaadaba waa kaaga mahad celinaynaa waxaaadna qayb ka tahay dadka isbadelka ku sameeyay BSTV Intaas kadib maalmihii lasoo dhaafay waan xanuunsanaa mushkiladu maaha makrafoonka ee waa codkayga duray baa i helay anigoo horay u daalana da'na ahaa aniga iyo adiga weeye hadalkaan cidna ha u sheegin in la iga dareemo ma rabo guulayso. lol
@nasraibrahim8990
@nasraibrahim8990 Ай бұрын
@BRITSOMALITV abtiyo adigaaba in shegayo e waaxay hhhhhh anigana qof uma shegayo waa inoo sir abtiyo allaha ku caafiyo insha allah allaha ku barakeyo abtiyo aan iskuso duceyno insha allah mahadsanid abti
@nasraibrahim8990
@nasraibrahim8990 Ай бұрын
​@@BRITSOMALITV Abtiyo caafimad taam ah kuu rajeyna insha allah
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 29 күн бұрын
ABDI XAAFID YOU ARE YIBIR MOOMAN
@kadiirabdoosh
@kadiirabdoosh Ай бұрын
Bagaa
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Maraykan saacadan la joogo dawlad ma leh dalka maraykanka jidkii burburka ayu cagta saarey
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l 29 күн бұрын
Shaadhkiisa hal dhiiga ma leh, wXad moodaysaa in drama la jilay ahayd
@MohamedAhmed-mu2ml
@MohamedAhmed-mu2ml Ай бұрын
Aaway Faankii Trump Amerika hade save tahay oo Somalia save aheyn😂😂
@CabdiCagjar
@CabdiCagjar Ай бұрын
Inuu bakhtiyey ahayd Trump
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
Saxmadiisa .ayey karheen trupm nin waalan way isdhaafinayeen
@user-zk1nf1gi2u
@user-zk1nf1gi2u Ай бұрын
Waar way isla ogaayen in ka takhaluusan tisiban gelin
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Ай бұрын
Askari kasta waa usku wadda mid meelkastow aduunka ka joogaan shacabka warkooda ma dhagaystaan,ankee haddii loo waco waxay imaadaan waqti danbe oo waxii dhici lahayba ay dhacaan. Wax lala yaabo ma,aha,shaqadoodiyaa loo sheegay. Walina inay wax ka qabtaan marabaan,waa kuu cadahay inay sanabyo meesha iska jooga yihiin
@IfraaxCabdi-mo8qj
@IfraaxCabdi-mo8qj Ай бұрын
Tarab isaga isku dhuftay wa siyasad
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
In Trump la'dilo baa loogu talagalay si uu doorashada Uga haro Qatar buuna Trump ku yahay mareeykanka sababtoo ah taageerayaasha Trump iyo isaguba uma dhaqmaan sidii looga bartay reer galbeedka iyo mareeykanka
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 Ай бұрын
Markhaatiga dhinteyna
@abdulkadiradam7450
@abdulkadiradam7450 Ай бұрын
Waxu meshin bay ahayd. Dad badan baani dhici karta in ay ku jiraan
@user-pj5ni7rp9v
@user-pj5ni7rp9v Ай бұрын
Mar haddii falkii uu fuliyay in dhaawiciisa lays rapacityo waa si aan war loogahelin
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Asc waxaan la yaabaa qeybta dambe ayaan idiinku soo gudbineynaa hordhaca warkiina maxaadan qeybta hore ugu soo gudbineynin dhowr goor baan ka maqlay weriyeyalka qaarkod inaan kuba dhageysan sow ma awoodo intaad hordhicii warka iigu dambeysiin lahayd waaba iska xidhaa warkiina adiga iyo kuwa kula mid ah erergaa dartii
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 Ай бұрын
Hadu black ahen hadu muslin ahan Alx waye
@Salugla
@Salugla Ай бұрын
America ayaa la dhahaa dhacda kasta danbaa laga leeyahay waa in cid gooni ah la Saaraa si dan kale loo gaaro
@madinaali9925
@madinaali9925 Ай бұрын
Inow dhinto ayeey ahet cusurigas
@haniahmed7534
@haniahmed7534 Ай бұрын
SHAMURI Mareykana so bexee😂😂😂 Geesi
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Waxan waa ruwaayad.
@charkoshanghai
@charkoshanghai Ай бұрын
Wa siktay Trump yahuuda iyo CIA hala weydiyo .😅
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad Ай бұрын
Anagu su.aalo badan isma waydiinayno waayo gaalo. Talabaad Muslinka wada neceb waa jeclaan lahaa in Trump dhinto
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 Ай бұрын
Madax weyne maha weli
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
hala dilo cajuusyada ka hiiliyey umada reer palestine 🇵🇸
@Nuura2
@Nuura2 Ай бұрын
Edeesanaha wuxuu u egayahy qof autism shekadan wax ee ayaga kasoo sheqeyen u egatahy
@abdiabdillahi8798
@abdiabdillahi8798 Ай бұрын
Wad mahadsantahay cabdixafid lkn ogaaada trump waa nin xun,nin xuna ma dhinto waliba yuhuudigu
@abdighanigarow5651
@abdighanigarow5651 Ай бұрын
Your translation on the circumstance of Trump is not accurate. What the witness is explaining and what your translating is not making up.
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 Ай бұрын
Maalmahan adigaa ugu xog badan degeladii somalida KZfaq ka wax soo galin jirey
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
@maxamedxasan7484 Ustaad thanks
@segma1981
@segma1981 Ай бұрын
waxaa laga yabaa in FBI ama Mossad ey ka danbeeyaan maxey u qarajiyeen si aan u ogaano waxa uu ka damacsanaa🤔🤔🤔
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
ADUUNKA WAXAAN UGU NECEBAHAY MARKAAD NOO XAYEYSIISAAN GURYO DAL ISLAAMEED KU YAALA
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 Ай бұрын
Somaalidu waxaydhahaan timir lafbakujirtah, maxay ciidanku markiloosheegay wax ugaqabanwaayen waliba ninhubwataah?! 2/ maxay madaxa ugatoogteen dambiilaha sowma'ahayn indhaawacfudu oo laguqabankaro lagudhuftoh siloowaraystoh? 3/ malaysdhihikaraah sirdoonku waxbu'oga o hadininkalawaraysto fashilmilaha sirtiina wayduugen?!
@abdisalebanrahab7774
@abdisalebanrahab7774 Ай бұрын
ninka wax toogtay waa dadka maxa yaryar rer galbeedka ayay ku badan yihiin mana waalna hadana sida cadiga ah bay unoyihiin 😅😅
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Ай бұрын
Radio faqash ,garaadkii xabada dabada iska geliyey ka sheeke.
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Ай бұрын
Ma kuwii la baacsadaad ahayd
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Ай бұрын
@@hereaftergolory9114 Maya kii walashi wasi jiray 18 sano.khaniis kaa dhigay
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q Ай бұрын
Remember 25/08/23😂😂😂😂
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Ай бұрын
@@hereaftergolory9114 siilka walasha 18 sano ayan ku wasayey laaskhamri faqashay
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Aniga arintani maankayga way gaday in waxani prank yahay iyo xayaysiin trump ah! Maxaa wacay xabadan naxariista badan ee ankee iyadoon dhagta jeexin,madaxa,daanka iwm aan waxba gaarsiin dhiig yar keentay! Iyadoo cid aan si waaliya loo baarin meesha soo galin waa marin habaabin iyo dhabo qaldan oo doorashada.
@lebron2346
@lebron2346 Ай бұрын
Kaga daran waa xabad sniper ah oo awod badan dadka trump gadashis fadhiya cid kuma dhicin 😂😂
@user-fr3wr3yv3d
@user-fr3wr3yv3d Ай бұрын
Dhimooo 😂
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 Ай бұрын
Marka Arkay waxaa saxuustay Bush marku madaxwayna ahaa . Oo loso sheegay filimki 9/11 fake ahaa… Trump dhilka dhacayo iyo xabada dheceysa ismaba lahan… iyo Trump oo dhawaaqin /ama xanuunka muujin.
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Ай бұрын
😂 hhhhhh 😡ciil badana wu badbaaday lkn markale ayu badbadi doonin 😡
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@DahirAlale
@DahirAlale Ай бұрын
⁹⁹ooooooooooooooooooooooooòòoooooòòooooòoooòooooòoooooò
@muuseomarmaxamed8145
@muuseomarmaxamed8145 Ай бұрын
Fadlan dadka wararka beenta ka daaya. Ninka aad thumbnail-ka (sawirka) soo dhigtay maaha ninka rasmiga ee FBİ-du xaqiijisay.
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
The Trump campaign later said he was "doing well" and appeared to have suffered no major injury besides a wound on his upper right ear. Early on Sunday the FBI identified 20-year-old Thomas Matthew Crooks of Bethel Park, Pennsylvania, as the "subject involved" in what it termed an attempted assassination. He was a registered Republican, according to state voter records. The suspect was shot dead by Secret Service agents, the agency said, after he opened fire from the roof of a building about 140 metres from the stage where Trump was speaking. An AR-15-style semiautomatic rifle was recovered near his body. July 14 (Reuters) www.reuters.com/world/us/trump-shooting-raises-questions-about-security-lapses-2024-07-14/
@John-mu3vy
@John-mu3vy Ай бұрын
Jaalle Cadixafiid war kaagu waa caddyahay mahadsanid. Muuse ninka ka soo gar bax doqon yahaw futada weyn
@muuseomarmaxamed8145
@muuseomarmaxamed8145 Ай бұрын
@@BRITSOMALITV Magaca ninka looga shakisan yahay waa 20 jirka "T. M. Crooks", intaasi waa sax laakiin sawirka maaha kan rasmiga ah ee Crooks. İntaasi waa intaan ka hadlayey.
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
​@muuseomarmaxamed8145 Walaal marka hore waxaan kaaga mahad celinaynaa ku xirnaantaada BSTV iyo waliba ra'yigaaga saliimka ah aad nala wadaagtay Waxaan kuu xaqiijin karaa ninka aan soo daynay iyo ninka ay Booliisku sii daayeen inuu isku mid yahay oo magaca oo kaliya aysan wadaaginin ee magac iyo muuqaalba ay wadaagaan Hadii aad cadayn u baahan tahay heegan ayaanu kuu nahay Guulayso
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
@@muuseomarmaxamed8145 Walaal marka hore waxaan kaaga mahad celinaynaa ku xirnaantaada BSTV iyo waliba ra'yigaaga saliimka ah aad nala wadaagtay Waxaan kuu xaqiijin karaa ninka aan soo daynay iyo ninka ay Booliisku sii daayeen inuu isku mid yahay oo magaca oo kaliya aysan wadaaginin ee magac iyo muuqaalba ay wadaagaan Hadii aad cadayn u baahan tahay heegan ayaanu kuu nahay Guulayso TEAM BRIT SOMALI TV👍
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
Waa beentiis dabakh ayuu saaraa iyo waa gurguuranayey labaas aragti ismaqabtasn.
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Waa fake waa wax ay jilayaan
@user-mh2pk9cn3j
@user-mh2pk9cn3j Ай бұрын
Scw
PROFESSOR  SI-XUN DHULKA UGU JIIDAY NETANYAHU IYO BIDEN
14:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
DEG DEG: ILHAN OO WACDARO DHIGTAY MARKII 3-AADNA GUULAYSTAY
25:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 42 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
HALISTA WEERARKA IRAN | FASHILKA SHIRKII TURKI-GA | XOG CULUS
18:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
DOOD KULUL: DONALD TRUMP | ILHAN | XAALAD CULUS | US ELECTION
27:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 69 М.
WADA XAAJOODKII DFS | ITOBIYA OO FASHILMAY | SABABTA? TURKEY
27:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
WAA TUMA GABADHA SIDA XIRFADDA LEH U KASHIFTAY SIRTA ISRAEL?
30:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 258 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,6 МЛН
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 325 М.
Daahir Alasow: Oohin Dhibta Soo gaarey Gabadhan Walasheen Soomaaliyed
19:15
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН