'BIDEN OO KHAL KHALAY | IS4AEL | KALA YAACAY' | NATO | CHIAN

  Рет қаралды 45,369

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

24 күн бұрын

#subscribe
NATO to back Ukraine as Biden faces growing pressure
Ukraine on Thursday urged NATO to lift restrictions on use of long-range weapons against targets in Russia, saying it would be "game-changer" in its war with Moscow, while China slammed NATO criticism of its support for Russia as biased and malicious.
NATO members issued a declaration in support of Ukraine at a summit in Washington on Wednesday, promising additional aid and pledging to support its "irreversible path" to NATO membership. NATO leaders will hold a two-hour session with Ukrainian President Volodymyr Zelenskiy on Thursday afternoon.
Helicopter carrying Iran's president suffers a 'hard landing,' state TV says without further details
A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi suffered a "hard landing" on Sunday, Iranian state television reported, without immediately elaborating.
According to Tehran Times, Iran's Foreign Minister Hossein Amirabdollahian was also present in the helicopter.
Raisi was traveling in Iran's East Azerbaijan province. State TV described the area of the incident happening as being near Jolfa, a city on the border with the nation of Azerbaijan, some 375 miles northwest of the Iranian capital, Tehran.
US does not support major Rafah ground operation: Blinken
US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 86
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 22 күн бұрын
JUMA KARIM AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
@ashaoali8020
@ashaoali8020 22 күн бұрын
Waan yaabayba waxaan islahaay Cabdixafiid Maxamuud Jaamac woxoow aadey Holly day ee maxanuunsata Allah kucaafiyo shaqo ayaad noohesaye ilaahey denbigaada hadhaafo
@Maxamedosman-fs8pt
@Maxamedosman-fs8pt 22 күн бұрын
Jimco,,managsan
@mohameddiriye2304
@mohameddiriye2304 22 күн бұрын
Maashaa Allaah kheyr Allaah ha idiin siiyo inshaa Allaah
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 22 күн бұрын
C/Xaafid waan kuu soo ducanayaa, Ilaahay ha ku caafiyo. Aamiin
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 22 күн бұрын
Subaax wanagsan Abdihafid iyo bahda BRTSOMALITV iyo Marti sharafka Mohamed cawaale.
@alphakatun7878
@alphakatun7878 22 күн бұрын
Alla ha ku caafiyo ustaad
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 22 күн бұрын
Jimce Mubaarak. Allaah SWT cafimaad taama hakusiiyo
@user-ho5bx2fg2i
@user-ho5bx2fg2i 22 күн бұрын
Asc wall ilaahay ha ku caafiyo.aamin
@miskifarah4859
@miskifarah4859 22 күн бұрын
ILAAHEEY HAKU CAAFIYO WALAAL CXAFIID AAMIIN YAARABI JUMCO MUBAARAK
@somswed.5014
@somswed.5014 22 күн бұрын
SUBAX WNGSN JUMA MUBARAK ABDIHAFID WAXA TAHAY SUXUFIGA KALIYA E SO GUDBIYA BARNAMIJKA AROORNIMO THANKS A LOT
@abdisharif8315
@abdisharif8315 22 күн бұрын
Jumca mubaarak A.hafid
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 22 күн бұрын
Allaha kucafiyo wariye Laanta wa abar
@Godir9752
@Godir9752 22 күн бұрын
Ilahay cafimad iyo cimri dher haku siiyo cabdi xafid anaga oo shaqeneyna aya dhageysaneyno marka ilahay aya mahada iskaleh iyo adiga oo waqti nogaliyey
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 22 күн бұрын
Allah swt ha ku siyaadiyo caafimadaka wariye cabdixaafid legend 🤲
@Gacanlibax
@Gacanlibax 22 күн бұрын
Jimce mubaarik
@husseinaden7560
@husseinaden7560 21 күн бұрын
Dhamaantiin waa idin salaamayaa, c/xafid ilaahay haku caafiyo waa kuu soo ducaynaynaa insha allah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 22 күн бұрын
Allaah caafimaad taam ah haku siiyo A.hafid
@user-og4jx5br4g
@user-og4jx5br4g 22 күн бұрын
Mashalaah alah ha kalmeyo
@MacallinCumar
@MacallinCumar 21 күн бұрын
Alh ku caafiyo wll cabdi xafiid
@user-gp9oq4sd5q
@user-gp9oq4sd5q 22 күн бұрын
Allah hakucafiiyo Abdixafiid
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 22 күн бұрын
Allah ku cafiyo wll
@luulbaraale5253
@luulbaraale5253 22 күн бұрын
Ascw Walaal abdihafid alxamdulillaah haddii illaahey ku caafiyey ❤
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 22 күн бұрын
Ilahay Haku caafiyo Amiin ❤❤❤
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 22 күн бұрын
Alxamdulillah waa guul allah nagu sugay yahuud ooqaxaysa maxaad umalaynaysaa hadii muslimiintu taageero lahayd dadkaa reerqaza bil layslamagaareen
@reemali6728
@reemali6728 21 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جمعه مباركه عبد حافظ وا محمد عوالي
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 22 күн бұрын
Waan kuxiranahay British somalia television
@abdullahimohamedyaroow9763
@abdullahimohamedyaroow9763 22 күн бұрын
alle haku caafiyo
@abdula8967
@abdula8967 22 күн бұрын
Good health to you, brother.
@sadiaabdikarin6883
@sadiaabdikarin6883 22 күн бұрын
Jumca Mubarak A. hafid Allha ha Caaffiyo 🤲🏿🫶🏽 wllo
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 22 күн бұрын
Jumca wanaagsan ilaaheey ha ku siyaadiyo
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 22 күн бұрын
Allaha ku caafiyo Cabdicaafid
@Xaji.soubaneh
@Xaji.soubaneh 22 күн бұрын
Alaha kuu daaya caafimaad.kaaga.
@maxamedjibriil5258
@maxamedjibriil5258 22 күн бұрын
Ala hakucaafimaadiyo aamiin
@nasrosalah6431
@nasrosalah6431 22 күн бұрын
ilaahay haku cafiyo wll
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 22 күн бұрын
Allaha ku caafiyo walaal
@abdiazizali6198
@abdiazizali6198 22 күн бұрын
Brith TV A hafid qabiir Maxed cawaale Soo dhowow
@israa2491
@israa2491 22 күн бұрын
Allaha ku caafifo wariye qali
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 22 күн бұрын
Rabbi ha ku caafiyo ilaah baan barinaye
@AbdirizakAhmedHussein
@AbdirizakAhmedHussein 22 күн бұрын
Sadat muqda sualkadan
@xayaadloodh4971
@xayaadloodh4971 22 күн бұрын
Jumca wanaagsan illaahay caafimaad taama haku siiyo
@abdirahmansiad1711
@abdirahmansiad1711 22 күн бұрын
Ilahey ha ku caafiyo
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 22 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@ahnettek3298
@ahnettek3298 22 күн бұрын
Jumca mubarak allaaha kuu siyaafiyo caafimadka .xanuunku ku qabtayna alle hakugu danbi dhaafo allaahuma aammiin
@libanweheliye7660
@libanweheliye7660 22 күн бұрын
Caafi cafimaad cabdi xaafid 🫶🏿🫶🏿🫶🏿🫶🏿
@afrahap4406
@afrahap4406 22 күн бұрын
Asc salmaad i wll Illaahy haku caafo
@AbdirasaqFoosi-vv5qt
@AbdirasaqFoosi-vv5qt 22 күн бұрын
𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐜𝐟𝐲𝐨 𝐩𝐫𝐮𝐡
@cabdilahicaarshe216
@cabdilahicaarshe216 22 күн бұрын
Allaah caafimaad ka hakuu siyaadsho runtii waa ku tabnay! Intayadii tooska kuugu xirnayn aniga tellkaagiina qolofkii horuu iga raacay! Markastoon arko kabihii berigii aan martida Alpha Trust kuu ahaa waan ku xasuustaa! Walina waa hayaa!
@Qaali12
@Qaali12 22 күн бұрын
Lacag diris waba nacay, xawalad ha’ii shegin 😊
@user-gj6hv4bj7b
@user-gj6hv4bj7b 22 күн бұрын
Asc cabdixafid Allahakucaafiyo
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 22 күн бұрын
Turmap xataa waa laclac
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 22 күн бұрын
Asc Abdi xaafid waligeed madhicin Ameerika Dumar Madaxwayne kamanoqon waana taas tan siisay janiska Thom
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 22 күн бұрын
ASC M/CAWALE RUNSHEG DHEXDHEXADA
@abdimaalin4317
@abdimaalin4317 22 күн бұрын
Waan dhex taaganahay hadh iyo habeen British somali TY
@MaxamedAbibmuxumad
@MaxamedAbibmuxumad 21 күн бұрын
❤❤❤❤ 0:29
@bashirlaari6904
@bashirlaari6904 21 күн бұрын
Allaha ku caafiyo
@yuridanhaaji1101
@yuridanhaaji1101 22 күн бұрын
CAFIMAD,TAM,INSHA,ALLAHA,WL,CADI,,XAFIDO,,,AND,,,JIMCO,,MORAG
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 22 күн бұрын
Alx ilahy kuso salama yeeley dambi dhaaf allah kaaga dhigo xanunka caafimaad buuxa ilahey haku siiyo. Aamiin
@abdisharif8315
@abdisharif8315 22 күн бұрын
Odaygu waa khalkhalay runtii
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 22 күн бұрын
ASC ABDIXAFIID ILLAAH HA KU CAAFIYO AAMIN
@Khadijachannel10
@Khadijachannel10 21 күн бұрын
Abdihafid he also confused Putin and Zelensky. Not only he vp
@ibtihaalcadey285
@ibtihaalcadey285 22 күн бұрын
Cawa khal khal aya ku dhacay Biden Laba jeer ayu qaldamay cawa Cajiib marka laga tago Putin wuxuu yiri Trump aya madax ku xigeen i ah yab
@abdulkadirmohamed4776
@abdulkadirmohamed4776 22 күн бұрын
Asc Cabdixafiid Yahuida asalkooda ma ahan meesha ey ka yimaaden Falasdiin waa sheeka ey sam😢eeyen😮
@ibtihaalcadey285
@ibtihaalcadey285 22 күн бұрын
Scott ritter oo xalày dhagaysanayaya aya runta sheegay Puti wa Guulaystay
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 22 күн бұрын
Biden cuqubadii dadka masaakiintaa Reer Falastiin baa haysa 😳
@abdisharif8315
@abdisharif8315 22 күн бұрын
Asc wrwb
@kaafikaafi
@kaafikaafi 22 күн бұрын
MAREEYKAN, WAXAA KUSOOLAABTAY #DULMIGII, KAGALEEN #CAALAMU ISLAAM. ...JOE BIDEN, KALIGIIS MA "KHALKHALIN EE NIDAAMKA IYO SIYAASADA IYO DHAQAALUHUBA" KALKHAL AYAA KUHABSADAY!! #ADUUNKANA DHIBAATO WEEYN AYUU MAREEYKAN KUHAYAA.
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og 22 күн бұрын
Xisbigu miyaanu mushar kale keenikar waqtigan haray.
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 22 күн бұрын
Donal Trom
@Godir9752
@Godir9752 22 күн бұрын
Waxa kalojirta cabdi xafid Monday hada lasodhafey ayan shirney anaga oo dhalinyaro ah waxan kubalaney inaa sameno urur dhalinyaro ah siyasi danbe inan wax kasugin
@ibtihaalcadey285
@ibtihaalcadey285 22 күн бұрын
Wll inaga uubà la nagu qasba in dumarku m/w noqdane iyagu raali kama ah
@hamsecabdi3344
@hamsecabdi3344 22 күн бұрын
SAXI ALAHA KUCAFIYO LAKI TALAD MAQADA TID IN KAN ISKADA BAN KUGU IRI HADAF IN KAN AD ISKA DAN WAY DO WAX KALE BAD ARKI
@mahirabi6915
@mahirabi6915 21 күн бұрын
Abdi xafid wan idin slamay Wxan ka codsana abdi xafid waxa ka shaqaysaa danta dadka somaliyeed io dalkaba Waxa so qabata dhalinyarada tigtoga qabiilka ka hadla mar kasta Waxana waydiisa 1( cida kuso siisay mashruuca kicinta qabiilka io isku dirka dadka Waxa klo waydiisa 2(somali ma shegtaan mise way yihiin Wxa klo waydiisa 3(mxay u fahmi layihiin in habashada ay nagu hayso isku dir sona tababartay 5000 oo qof oo ku hadlaya afka somaliga kana shaqeeya isku dirka dadka somalida iyago iska dhigaayo somali qabiil caaya ama kuwa kle amaana Mhdsanid
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 22 күн бұрын
Wax lataliya biuhaystaa baden ee xasan dhiqo ma aha
@adenismacil6351
@adenismacil6351 22 күн бұрын
Naato waa wax marna maraynkanku furo marna xiro oo gumaystaha caalamiga ahi xiro marna furo oo möda,eedu waali iyo gumaysi
@abdulkadirmohamed4776
@abdulkadirmohamed4776 22 күн бұрын
Asc Cabdixaafid Yahùuda asalkooda waxey ka yomaaden yaman waa waxey ayaku abuureen kuli Madaxdii yahuuda iyo taariikhdoodii waxey ku taala Yaman xataa qasaradoodii iyo taariikhdii qabaailkooda wali waxey ku qorantahay Towraat dib u radi waxey sheeganayaan waa been Madaxdoodu waxey daganaayeen buura korkood kuwaas oo ku yaL Yaman xataa tujaartii Xamarweyne ee aan dhihi jirnay waa yaman waxey ahaayeen Yahuud yamana dib u baar Tarkhda.Cabdulqaadir Cagamadow.
@heersare6628
@heersare6628 22 күн бұрын
Somali maxamed maxaa laga wadaa?
@Xaji.soubaneh
@Xaji.soubaneh 22 күн бұрын
haduu sii joogo.nukleerka.buu tuuri..
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 22 күн бұрын
Ma tuuri karo nukleer
@ibtihaalcadey285
@ibtihaalcadey285 22 күн бұрын
Laakiin Dastuurka American marka laga tago dhabtu waxaay tahay Dumar in aayna wadanka m/ w kama noqonasyo ee sid kale mooye
@hodanjama2924
@hodanjama2924 22 күн бұрын
Ninka madaxweyha Ah inkaartii Muslim ka iyo Falistiin ayaa kudhacdey waayo waa ninka sida xun ayuu uxasuuqey waxeyna loo bixiyey Joe genocide
@ibtihaalcadey285
@ibtihaalcadey285 22 күн бұрын
Dhabtu wa Uqubad Caruurta yar yar ee la guubayo Biden xaqiidu waxaay tahay Wuu Guul daraysanay
Bernie Sanders Praises ICC For Issuing Arrest Warrant For Israel's PM Netanyahu
26:06
HALISTA KU GADAAMAN WEERAR KADHAN HIZBOLLAH IYO IRAN?
20:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 111 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
SU'AALO WAA WAAYN OO DUL-HOGANAYA KHAARIJINTII HANIYA YAAB?
20:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 62 М.
ICJ to make new ruling on Israel’s war in Gaza - watch live
1:48:56
Guardian News
Рет қаралды 44 М.
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
IQ Level: 10000
0:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 1 МЛН
Why Is He Unhappy…?
0:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 56 МЛН