BTS iyo Muslim ? Maxaa Ka jira Sheekada Jungkook iyo Suga ? Is K-pop against Islam?

  Рет қаралды 27,513

Baal-Dahab Tv

Baal-Dahab Tv

Жыл бұрын

Is K-pop really against Islam ? Ma run baa in bts xubna kamida muslim yihin
inoo like garee muqalka , subscribe channelka , una share garee asxabta jecel kpop
thnks

Пікірлер: 285
@saadodeeq2822
@saadodeeq2822 Жыл бұрын
20k aan gaadhsino channelka asxabey walahay wiilkan wuu inala shaqeeyaaye ,
@HANA_JIMIN_JIHAN1995
@HANA_JIMIN_JIHAN1995 Жыл бұрын
Kabadan ayu istaahila runti wuuna gaari doona i,a❤❤
@maxamedcaray1177
@maxamedcaray1177 Жыл бұрын
Insha allah wuu gaari doona
@HANA_JIMIN_JIHAN1995
@HANA_JIMIN_JIHAN1995 Жыл бұрын
@@maxamedcaray1177 plz subscriber iisar
@suusuhappy
@suusuhappy Жыл бұрын
muxuu nala qabtaaa
@maxamedcaray1177
@maxamedcaray1177 Жыл бұрын
@@suusuhappy waxa aad daa watid aa kuusondhiga nooh
@Hiba_218-93
@Hiba_218-93 Жыл бұрын
waa ku mhdsantay markasta sida quruxda badan aad noola wadaagtid shekoyinka kooxda waan jeclaan lahaa ine diinta islam ka qatan Allah soo hanuuniyo dhamantood
@asmaacabdiraxmaan2523
@asmaacabdiraxmaan2523 Жыл бұрын
Hsjdjf
@sacdiyo2461
@sacdiyo2461 9 ай бұрын
Aamiin ilahow noosoo hanuuni😭😭😭😭
@sagalmaxamedjamac9531
@sagalmaxamedjamac9531 7 ай бұрын
❤❤❤
@huriyaddhalaad4349
@huriyaddhalaad4349 Жыл бұрын
Jungkook iyo suga hadey muslim noqdaan waa hubaa iney kuwa kale qadanaayan❤
@zaynu_1
@zaynu_1 Жыл бұрын
Yes✅️
@zeynabibrahim8295
@zeynabibrahim8295 Жыл бұрын
Waa sugaynaa dhamantooda bpe 😫
@laki_314
@laki_314 Жыл бұрын
Uma maleeyo
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 Жыл бұрын
War waa been kan kuwas diinta muslimka meysan qaadan
@fardowsahussein9730
@fardowsahussein9730 Жыл бұрын
@@liibanboojo1673 cidbaa qadatay kuminihine way amin San yihiin bukudhay😏
@miirenews9212
@miirenews9212 Жыл бұрын
Baal dahab markasta waad nala shaqaysaaa Arinkan waaan sugayey Aad baad u mahadsanatay USTAAD
@xamdiabdala4821
@xamdiabdala4821 Жыл бұрын
Aamiin allaha soo hanuuniyo dhamantod iyo wixii kaloo aan diinta islamka haysan🤲🥰 wlle aad bad umahad san tahay saa noola socod siisay 🥰
@Jungkookwife1
@Jungkookwife1 Жыл бұрын
Wan rajynya inay so galan donya dhamntod Bts😭💜🤲🏻
@sacdiyoxuseen9644
@sacdiyoxuseen9644 Жыл бұрын
Wllhi waa wax lagu farxo jk iyo yoongi iney musliman jhope iyo kuwa kle wan sugaya I.a🔮💜
@samsianajama8087
@samsianajama8087 Жыл бұрын
Waan Hubaa Hadii bts Ay Islaaman Kpopka Kale Iney Islaami Doonaan🥺🥺
@ramiilaabdirisaaq6919
@ramiilaabdirisaaq6919 Жыл бұрын
Jungkook Qatar markuu jogay xita mar uu cunaye cake wuxu dhahay Bismillah ilahy haso hanuniyo ayaga dhan🤲😭
@ramlaabdiramlaabdi
@ramlaabdiramlaabdi Жыл бұрын
Bismillah Marar badan ayu dhhy ka hor qatar intuu Adin alxm xita wuu dhhy m.a xita wuu dhhy jungkook wu dabacsanyhy allaha so hanuniyo all 🥺
@izrasaleban5983
@izrasaleban5983 Жыл бұрын
Aamiin
@user-mp6tz1hr6p
@user-mp6tz1hr6p 2 ай бұрын
Amiin dhamandod
@sidriahope607
@sidriahope607 Жыл бұрын
Alla saan usugaaye waan delay sheekadan thank you yaaweey😊😊🙌💞💕
@Mariahappycabdla
@Mariahappycabdla Жыл бұрын
Ameeen amiin ilaahayow nugu xifdi diinteena macaan allahamdulilaah
@HANA_JIMIN_JIHAN1995
@HANA_JIMIN_JIHAN1995 Жыл бұрын
Aamin yaa rabbi
@zxinchoparkchimjiminjiminw2017
@zxinchoparkchimjiminjiminw2017 Жыл бұрын
I'm so happy this news jk and yoongi are Muslim and jhope he has another religion
@jamiilo5385
@jamiilo5385 Жыл бұрын
Masha Allah wa kufarxi Allow kule soo hadey oo walalaheen ka dhig💜
@hodoxuseen3843
@hodoxuseen3843 Жыл бұрын
Jimce mubaarak wallayal marka hore.. Marka labaad wxn lhadlyaa wllky: thnks walaalky sida aadka uqurxda bdanleh eed barnaamijyda nooogu faallayso amase nooga dabagyso macluumadka aanu maqalno fahmi waynona; go forward bro insha allh horumr kuurajynyaaa ♥️♥️😘😘🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️🥰🥰 Waxn inyar kataaban lhaaa informationkn wallky inasiiyy horta junkook wanmaqly isagooo kalmadahaas leh lkn suga ma maqal inkastoo dadkii isdhexglee oooimika mashaallh aywada idhaahdaan Muslim iyo gaalba. Haday sooo islaameen waaaa wax lagu farxo innaguna waanu sooo dhawynynaa waxaaanu leenhy kusooo dhawaada diinteena macaaan eee waxkste kudheehan yhy hady hannuun ahaaato iyo hday naxariiis ahaato iyo waxkste ooo waxa qadhmuun eed caabudaysaan laga hellyn alle haydin hanooniyee.Bili aaadamku isgooo adduunkaste haysta waaa daciif hadii diinteena macaan eee islaamku kamaqanthy. Inamadaas adduunkaste way hystaaan hdana markaste waxy idhaahdaan waxaanu nahay daciif ama waxaanu nhy kuwo daalan taaasina waxkle kma keenyso eee waxa kamaqan diinteena macaan eee islaamka waayo diinteenu waaa dagganaansho iyo hanooonin Waxn odhan lhaaaa alle hasoo wada islaamiyo dadka diinta ka lumsan anagana alle subxaana watacaalaaa jannada ha inawada geeyo aamiin aamiiin aaamiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 Жыл бұрын
shukran wll gobeey so dhawow wanan ka helay qoralkan quruxda badan alla diinteena ha inagu simo sharafta badan , iyaga iyo dhamaan umada nabi aadana cs hasoo hanuuniyo , dadka kpop waa dad magac wayn leh sida ciyartoyda caalamka oo kale hadii ay muslimana dad badan ayaa soo gali doona diinta macaan keda arki doona,, ha sarayso diinteenu allana hakuso hago wadada saxda wixii lunsan 😘😘😘
@sunli130
@sunli130 Жыл бұрын
Congratulations 12k i.a coming soon 13k♥️🥳
@Mss_harri_official
@Mss_harri_official Жыл бұрын
I hope I’m first 😢❤
@sarakookie
@sarakookie Жыл бұрын
ilahay haso hanuniyo jk , suga iyo dhammaantodba I.a yarabi kheyrka ayan la jecelnahe 🥺🥺🥺🤲
@farxiyofarxiyocusmaanibrah6157
@farxiyofarxiyocusmaanibrah6157 Жыл бұрын
Aad ayaan ogu faraxay allow Kuwa kalena noo soo hanuuni thank you so much brother
@btsarmygirlfm..s...7786
@btsarmygirlfm..s...7786 Жыл бұрын
Thank you so much my brother ❤❤❤💯💯
@bushrashidane2074
@bushrashidane2074 Жыл бұрын
Walal malin walba video noo soo gali 🙏🥺 iu io aktarka jongsuk ka soo hadal xiriirkooda
@abdiwalimahamed7410
@abdiwalimahamed7410 Жыл бұрын
Aamiin ilahayow noso hanuni intu uqalanto dinta muslimka
@naciimoqani1983
@naciimoqani1983 Жыл бұрын
allah so hanuniyo dhamantod🤲 aad ayd u mhadsnthy wll sad mar walba aqbaradka nola so codsiso.🤗
@aaminaxasan4369
@aaminaxasan4369 Жыл бұрын
Aamin ilaahy so hanuuni😩🤲mahdsanid San usugayay wlhi wa dalay thankz you
@HandaLm10
@HandaLm10 Жыл бұрын
Mahadsanid baaldahab sheeladaan saa u sugaayey waan daaley
@nasroabiib8931
@nasroabiib8931 Жыл бұрын
ilahay hana so wada xanuuniyo dhamaanteenba aamin ayaa rabi Mahadznid wll adna ialhay haku barakeeyo
@sundussundus4180
@sundussundus4180 Жыл бұрын
Aamin ya rabi 🥺 🖇 🤲 😭
@user-vh5cx7ve3o
@user-vh5cx7ve3o 11 ай бұрын
Aamiin aamiin allahasoo hanuuniyo iyaga iyo kuwokale oobadan 😢😢
@HANA_JIMIN_JIHAN1995
@HANA_JIMIN_JIHAN1995 Жыл бұрын
Wan urajeyna dhamaantod iney wada musliman 💜💜
@Jungkookwife1
@Jungkookwife1 Жыл бұрын
Aaamin😭💜🤲🏻 2:34
@wifekookie5907
@wifekookie5907 Жыл бұрын
Haa jk tusbaxa waxa u ka soo insaday dubia haa marskatan u adeg sada bismilaha iyo masha Allah bts odhan waxa LA sheega in ay diin haysan lkn jk iyo tae ayaa lagu tilmama in ay haystan diinta Christian ka lkn rm afkisa ayuu ka sheegay in anu diin haysan lkn bts maxa LA waydiyay gabdho nocey ayaad jecshhiin in aad gursta ayag dhan waxa ay dhaheen gabdho xijaaban 😭🥺ilhayoow bts soo hanuuni aamiin Aamiin yaa rabi 💔🥺😭
@mustaqiim9278
@mustaqiim9278 Жыл бұрын
Online alah😭
@farxiyacabdikarim5673
@farxiyacabdikarim5673 7 күн бұрын
May rm waa atheist jhope na waa Buddhism
@farxiyacabdikarim5673
@farxiyacabdikarim5673 7 күн бұрын
May rm waa atheist jhope na waa Buddhism
@falastiincraxmaan9820
@falastiincraxmaan9820 Жыл бұрын
Waxaan rajaynaa in ay dhamaan soo muslimaan suga waan farxilahaa hadaad qiran lahayd 💜💜💜💜
@ramuromafardowsa5394
@ramuromafardowsa5394 Жыл бұрын
ماشاء الله
@miimi542
@miimi542 Жыл бұрын
Illahow dhamtioda soo hanuuni 😭🤲🥺
@HANA_JIMIN_JIHAN1995
@HANA_JIMIN_JIHAN1995 Жыл бұрын
Plz azxapta baaldahab ku xiran plz subscriber iisaara channelka🙏🙏🙏🙏
@user-ov7cl3uw5g
@user-ov7cl3uw5g 4 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay sida fiican ee aad noola soo wadagtay ilaahay hasoo hanuuniyo ❤❤❤
@cabdulaahiibraahim291
@cabdulaahiibraahim291 Жыл бұрын
Wa Alxamdulilah hadii u allah wadadtoo sanku soohanuuniyaywankufaraxsanhay alxamdulilah ilahow adigamahadan iskaleh🤲🤲🤲🙄🙄🥰🥰
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 Жыл бұрын
Waxay u eg Tahay in uu aaminsan yahay afkaaraha islaamka ama la socdo walaw aan si dhaba loo hubin alla haso hadeeyo ayaan leenahay
@pretynimcogirl6319
@pretynimcogirl6319 Жыл бұрын
Hore usooco wllky allaha ku xafida hno✨️
@ellindahope9300
@ellindahope9300 Жыл бұрын
Saan usugayay waan daalaly wlhi thankz baal dahabow❤️‍🩹
@iqroabdiraxman3164
@iqroabdiraxman3164 Жыл бұрын
Masha Allah waan kahelaa video yaraada Allah xaa kuxofdiyo
@nafisoxasan3589
@nafisoxasan3589 Жыл бұрын
Baal.dahab TV thanks wll Wll kpopka ayaan rabaa in aan galo sharuu dihiisana way adag tahay ee iga shaaahil bixi pls wll❤️‍🩹🙏
@THV920
@THV920 Жыл бұрын
Inad ka mid noqoto miyad rabta mise ina tagero noqoto
@fathaabdullahi6613
@fathaabdullahi6613 Жыл бұрын
الحمد الله على نعمة الإسلام Wlhi haday ogyihiin macanka diintena way soo wada islaami lahayen ilahayow soo hanuuni 🤲🤲🤲
@halacyare1127
@halacyare1127 Жыл бұрын
Kpop ka in laga islaamo waxay qurux u tahay dadka islaamka soo galaya waayo waaa dad magac wayn oo caana waxana so galaya islamka dad badan allah hasoo hanuniyo dhamaan
@zeynabibrahim8295
@zeynabibrahim8295 Жыл бұрын
Allah so hanuune dhamaantooda 😫😫 mahadsaned wll 😌
@abdirashidsheikh7726
@abdirashidsheikh7726 Жыл бұрын
Allow soo hanuuni yaarab 😭😢🤲🤲🤲💜💜💜💜💜
@sahalonline3889
@sahalonline3889 Жыл бұрын
Hore u soco zxp
@last_king392
@last_king392 Жыл бұрын
Keep up
@nuuraaxmedcawil8789
@nuuraaxmedcawil8789 Жыл бұрын
Wlhi farxadeyda lama soo koobi karo am so happy
@horseedaadanmagal914
@horseedaadanmagal914 Жыл бұрын
Keep going bro 💪 🙏
@maryanruun1842
@maryanruun1842 Жыл бұрын
Ilaaheey ayaa naga og runta labadaba in ay islaam yihiin ilaaheey hasoo hanuuniyo dhamaan dadka
@zimshi_jarmy9807
@zimshi_jarmy9807 Жыл бұрын
Allah so wada hanuuniyo dhamaantood
@aishaarahman
@aishaarahman Жыл бұрын
Mahadsanid wll🥰❤
@bushrashidane2074
@bushrashidane2074 Жыл бұрын
Keep going bro🙏😊
@xaawocnuur4237
@xaawocnuur4237 Жыл бұрын
Thanks wll.ilaahay soo hanuuni🙌
@queensiman9956
@queensiman9956 Жыл бұрын
Keep going bro ❤❤❤
@YasminMohamed-nm7ft
@YasminMohamed-nm7ft Жыл бұрын
Aamiin yaarab 🤲
@Hamdisalad194
@Hamdisalad194 11 ай бұрын
Thank you my brother ❤
@nimcoguuto3488
@nimcoguuto3488 Жыл бұрын
Ramadaan k ariim 🌙 suga Jung kook Allah 😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hanacabdiqaniyuusuf3354
@hanacabdiqaniyuusuf3354 8 ай бұрын
Masha Allah
@zxinchoparkchimjiminjiminw2017
@zxinchoparkchimjiminjiminw2017 Жыл бұрын
Thanks dear
@nasroosman1584
@nasroosman1584 Жыл бұрын
Mahadsanid wll lkn noku so xiji Rm Istgaram post oo ka tiray laku heesto io mesha oo boqday
@xafsoxuseen575
@xafsoxuseen575 Жыл бұрын
Maxa waayo abyo bostigaas
@abdullahimohamed9177
@abdullahimohamed9177 Жыл бұрын
ءامين يارب
@sidiiqbaadi9625
@sidiiqbaadi9625 Жыл бұрын
Sheezan khan arinkiisa meel xun maraya ku xigsii sxp
@luckywomen6406
@luckywomen6406 Жыл бұрын
Shekadan intee sugayay mahad sanid wll qaali
@mahmoudibrahim1477
@mahmoudibrahim1477 Жыл бұрын
ALLAHA SOOHANUUNIYEY YAA MAHADALEH ILLAHAY HASOO WADA HANUUNIYO
@hananmohammad6717
@hananmohammad6717 Жыл бұрын
Amiin ya rabi 🥺
@saabirinmohamed9384
@saabirinmohamed9384 Жыл бұрын
Allow soo hanuuni dhamaantood
@maryanhajicirro8961
@maryanhajicirro8961 Жыл бұрын
Allah hasoohanuniyo mahad sanid baldahab tv
@miimi542
@miimi542 Жыл бұрын
Illahow no rumey riyooyinkeyna 😭💔
@maxamedcaray1177
@maxamedcaray1177 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@schuurcali1658
@schuurcali1658 Жыл бұрын
Aamiin aamiin 🤲🤲
@user-bb3fr7vr5h
@user-bb3fr7vr5h Ай бұрын
Amin😊😊😊😊❤❤❤
@Hamdisalad194
@Hamdisalad194 11 ай бұрын
Aamiin
@cabdifitaxcabdullahi5496
@cabdifitaxcabdullahi5496 Жыл бұрын
Straykids kasoo hadal please Allow bts soo wada hanuuni🔮🤲🤲🤲
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 Жыл бұрын
Kkk stray kids ilmhas yar yar yaa yaqano 😴😴kuwa waa weyn bts aa wejigood iyo mgcda ku warersan nhne
@user-vh5cx7ve3o
@user-vh5cx7ve3o 11 ай бұрын
Waxaan rabaa qisada iyo diinta uuhaysto jimin iyo jhope waxaan rajaynayaa I aan dalabkayga heli doono inshaa alaah
@kimmaria8543
@kimmaria8543 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@meria48
@meria48 Жыл бұрын
Wankuwarere ilahay hasohanuuniyo inta dintaislaamka haysan sidokale inosobadi xogtana okale🤗
@AbtiMaxamed
@AbtiMaxamed 10 ай бұрын
Jungkook makaa aa minaayi suga waa kaa aa minaa illahayow soo hanuuni bts😢😢😢😢😕⚔️🇰🇷😞🤲🤲aamiin dhaha inta army ah🎉🎉😮😅
@user-nt1ki6vr6w
@user-nt1ki6vr6w 18 күн бұрын
Ficnaan laheed inay noqdaan muslim ❤❤❤❤❤❤
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
Walakay magacaygu waa maryam Waxan ku dhashtay wadanka turkiga Mudo fara badan ayaa halkas ku sugna ilaa an ka dhameyeey herkii kowad iyo kii labad ee waxbarashada aniga waxa i dhalay hooyo turkish ah iyo aabo somali ah midan wan ku faraxsanahay Aabahay wuxu aha ciidanka turkiga Markaan waxbarashadii heerka dhexe dhameyey aabe waxa loo so baday wadanka SOUTH korea 🇰🇷🇰🇷 Kadib waxa ku qasbananay inaan u guurno ülkenin başkenti Seul'de SOUTH korea ugu danbeyn waxa dhamaystay waxbarashadii hada waxan jira 20 sano waxa tobobar 2 sano ah ku qatay dhanka qoobka ciyaarka waxa la sheeqayea shirkada musica ee jellyfish entertaimentshirkada waxay iso bandhigtay inaan la shaqeeyo iyaga madama aan ahaa qofki ugu wanagsana Taani wax dhib miyay keenaysaa maka so hadli kartaa arinkaas walalky
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 Жыл бұрын
facebook igala soo hadal walal ( xamse baal dahab ) waa sheeko aad u xasaasi ahe 😘
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
@@baal-dahabtv7398 shirkada waxan ka baqayaa cadadis xogan inaan kala kulmo waanka xumahay
@samiroomar
@samiroomar Жыл бұрын
Shirkada magaceed abayo
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
@@samiroomar The name of the company isJellyfish Entertainment Entertainment company
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
@@samiroomar ku qor google waa helaysaa
@barwaaqoyuusuf8030
@barwaaqoyuusuf8030 Жыл бұрын
Allah ha Soo hanuuniyo
@Amiiraboqorada
@Amiiraboqorada 2 ай бұрын
ilaahoow soo hanuuni aamiin😢😢
@hayatabdi1488
@hayatabdi1488 Жыл бұрын
Ilhw qalbigoda naxaristada ku ber wan jeclan lha iny musliman koxdyda bts
@saam3987
@saam3987 Жыл бұрын
Amiin wasax alle ayaaso hanuniye
@xafidluqman2173
@xafidluqman2173 Жыл бұрын
yes 👍
@leyloaxmedcismaan8466
@leyloaxmedcismaan8466 Жыл бұрын
Ayago dhamaastara,n mahelayaa
@mohamedcabdi4237
@mohamedcabdi4237 Жыл бұрын
i laahay ha soo hanuuniyo dhamaan dadka aan muslimka ahayn
@garweyneofficial7826
@garweyneofficial7826 7 ай бұрын
Amiin 🤲🤲🤲 Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@khadarojaamac4655
@khadarojaamac4655 4 ай бұрын
Ha and ishegay❤❤❤❤
@zaynajimin7551
@zaynajimin7551 Жыл бұрын
Amiin yarabi🤲🥲
@adnocqaadir5754
@adnocqaadir5754 Жыл бұрын
Ilaahi hasoohanuuniyo bts oo dhan
@xaawomaxamed9971
@xaawomaxamed9971 5 ай бұрын
Alla waa farxay ani
@maqdismohamed6801
@maqdismohamed6801 Жыл бұрын
JK ❤🤲🏻☪️
@nasriinmaxmed1122
@nasriinmaxmed1122 Жыл бұрын
Suga walaga yaaba inu Muslim yahay lkn JK ma aha waaya taatuugii yuhuuda aya gacan tiisa ku taaal
@nimcofarah7982
@nimcofarah7982 Жыл бұрын
@@nasriinmaxmed1122 taatuugu ma ba.o dee wllo
@saharcali-sn5jb
@saharcali-sn5jb 2 ай бұрын
Ilaahay ha soo hanuniyo dhamantod
@fatuushkim7276
@fatuushkim7276 Жыл бұрын
Kuligeena wa jecelnhy waana halka rajo aan lenhy muslim army hada nahay😭❤
@xaawoali7269
@xaawoali7269 Жыл бұрын
Aamiin insha Allaah 🤲 Allah hasoha nuuniyo kuweygii BTS dhamaan Tod insha Allaah yaa allah adigaa sohanuu ninkaree soohanuni all 🤲
@hanigaaid9836
@hanigaaid9836 2 ай бұрын
Amiin waala❤❤❤
@sabirinabdu8719
@sabirinabdu8719 Жыл бұрын
Xaflada maka qaygalaysa blackpink ka dhacayas lows angels Lisa halka million oo laga dhacay meshii ay ku danbaysay wali ka sugayna plz plz 🥺🥺🥺
@aaminaqare9595
@aaminaqare9595 Жыл бұрын
Alx ❤️😘
@jannahahmed236
@jannahahmed236 Жыл бұрын
Yaa rabi sohanuuni wilashaan 😩🥺🥺🥺🥺🥺♥️♥️
@saamiyamahamoud6174
@saamiyamahamoud6174 Жыл бұрын
Ilahay ha soo hanuuniyo
@cabdimaxamud2842
@cabdimaxamud2842 Жыл бұрын
waxa aan dhihila haa ilaahay hasoo hanooniyo 🤲🤲🤲
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 8 МЛН
ВЫКИНУЛА МОЙ АЙФОН?? #shorts
00:33
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
When Steve And His Dog Don'T Give Away To Each Other 😂️
00:21
BigSchool
Рет қаралды 17 МЛН
ГДЕ ЖЕ ЭЛИ???🐾🐾🐾
00:35
Chapitosiki
Рет қаралды 2,9 МЛН
My Favourite TAEKOOK (태꾹) / VKOOK moments | Army's Safe Haven
17:07
Army's Safe Haven
Рет қаралды 2,7 МЛН
I am Muslim Alhamdulillah ☪️🤲🌙❤️🕋
1:31
KIUF TV
Рет қаралды 19 М.
BTS touchy with fans 😭
15:02
MisuP
Рет қаралды 4,5 МЛН
QISADA      BTS     DHIBKEEY SO MAREEN IYO DILKII😰LOG HANJABEY
18:40
Hodan Online
Рет қаралды 125 М.
BTS not letting Jimin breathe in peace 😭
15:09
SugArmyy
Рет қаралды 1,4 МЛН
BTS commercial compilation
20:08
twin album
Рет қаралды 3,5 МЛН
МОЩНЕЕ ТВОЕГО ПК - iPad Pro M4 (feat. Brickspacer)
28:01
ЗЕ МАККЕРС
Рет қаралды 70 М.
Где раздвижные смартфоны ?
0:49
Не шарю!
Рет қаралды 854 М.
APPLE совершила РЕВОЛЮЦИЮ!
0:39
ÉЖИ АКСЁНОВ
Рет қаралды 506 М.
How To Unlock Your iphone With Your Voice
0:34
요루퐁 yorupong
Рет қаралды 21 МЛН