Bulshada Hargeysa oo iskugu ssoo baxay Fagaaraha Khayriyada.

  Рет қаралды 23,564

MM Somali TV

MM Somali TV

Ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 177
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 Ай бұрын
Hoyga nabada afrca somaliland❤❤❤❤❤❤
@egalosman9271
@egalosman9271 Ай бұрын
MAANSHA'ALLAH JECLIYAA SOMALILAND OO MIDAYSAYSAN WAXAASOO DHALINYARO AH MUSTAQBALKOODU WAA AQOONSI.GUUL SOMALILAND
@user-sj6eo5ms1i
@user-sj6eo5ms1i Ай бұрын
Somaliland wadan kaygi giiyoow ha jabin❤
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Ай бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo reer somaliland nabad iyo barwaaqa noosiyaadi aay rabi
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi Ай бұрын
Somaliland Somaliland Somaliland Ilaahow na dhawr wadanka ilaali😢💚🤍❤️🤲
@yasinismail2733
@yasinismail2733 Ай бұрын
Maansha Allah dadkagi noolaada waligiin jira oo jooga Somaliland ❤❤❤
@abuzaranda1vlogs225
@abuzaranda1vlogs225 Ай бұрын
Dad midaysan iyo dal xora kla grnaaya dadka neceb iyo dadka jecel kala dambeeyan xadaaraduna u dhertay allow isha nacabka ka ahy dadkayga❤iyo dalkyga somaliland ❤❤
@kadra825
@kadra825 Ай бұрын
اللهم امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء اخي الكريم 🎉❤🎉❤🎉❤
@mustafeshafeec9707
@mustafeshafeec9707 Ай бұрын
Thanks to our somali brothers we will unite as soo as possible when we get ou sea access we will unite our somali people to male greater Ethiopia to make one big nation you are my people we will unite as a big nation.. you are safe hands from up to know.. thanks to our president doctor aby Ahmed who make possible what we lost 35 years ago our sea access thanks to our somali people who pay precious part of their land sea
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Ай бұрын
Alloow wadankayga shar ha tusin.
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Ай бұрын
Guuuul Soomaaliland ❤❤❤❤❤❤
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Ай бұрын
Tasi waxau cadayin utaay qofka sta oo ku cadow ah in ay oog yihin ubaxa iyo dhalinyarada dalka u dhalin yarada xalasha ah in ay laxisab tami donaan cadowga niqaman ee basaska u ah faqashta malin in sidad oo kale loo gu so bixi insh Allah guuuuuul insh Allah SL guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah
@aididfamily236
@aididfamily236 Ай бұрын
masha Allah Tabaraka Raxmaan Ilaahay Nabada haynoo adkeeyo Insha Allah
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Ай бұрын
Maasha allah dhalinyarada allow noo dhowr sidaas baan idinka rabnaa mar walb
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
ugu celiya heestii Ay ka xanaqeen
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Kuwa Cadowga Somaliland la socdaa maaha siyaasiyiin dadka iyo Dalku leeyay laakiin Siyaasiyiin bay sheegtaan. Shacabka Somaliland iyo Maxkamada Sare ayaa ka Takhalusidoona dhawaan.
@mustafeshafeec9707
@mustafeshafeec9707 Ай бұрын
Thanks tou our somali brothers who gave a precious part of their land and sea that we lost a century before ... we will rise again when we got our sea acces we will ecery somali man who try to stop our gaining our seas access
@art_lto2450
@art_lto2450 Ай бұрын
cashimadi 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 ...Hᴀʀɢʏsᴀ✨
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Cududiina muujiya oo tusa oo u diga Huwan Faqash iyo Khawaariijtooda iyo Huwan Kalkaalka. Maa shaa Allaah dhalinyarada Somalilaand guuleesta guuleesta, cadawgiin ma liibaano, cadawgiin ha jabo. Jamhuuriyada Somalilaand ayaad ku dhalateen, u dhalateen, ku korteen, wax ku barateen , idinkaa iska leh ! Cadawga xaasidka ka difaacda, mustaqbalkiina iftiimaya, barwaaqadiina !
@user-cv9mr3ij2s
@user-cv9mr3ij2s Ай бұрын
Masha allaah somaalilad guul Nabadku noolada
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
MashaAllah nolada dhalinyarada reer Somaliland ❤️❤️❤️🩸❤️❤️❤️
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Ай бұрын
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ALLAH HA XAFIDO
@fawsanmohamed9920
@fawsanmohamed9920 Ай бұрын
Somalind ilaahow dhowr cadowgeeda ilaahow jabi ❤
@faizaabdi3100
@faizaabdi3100 Ай бұрын
Guuuuuuuuuuuul somalilan Insha Allah ❤❤
@user-oi7tf9rm1f
@user-oi7tf9rm1f Ай бұрын
Baga bagaaaaaaa guuuuuul somaliland❤❤❤❤❤
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Mansha alaah dadkayaw dalkaygow nimco iyo badhaadha ayaan idiin rajaynaya
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Mashaa Allaah Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland waxay leedahay Shacab Guun ah Oo Qsdiyadooda mara Aan cadaw ka duwi karin Noolaada Jira Oo jooga Guuleyta Shacab kayagii Gobta ahaa yoow 🙏✅👍✅ 💚🤍♥️💚🤍♥️🙏✅ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p Ай бұрын
ALLAHU AKBAR...SOMALILAND SAMO, WANAAG IYO NABAD SUGAN RABIYOW KU SII .... VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Maxaa ka jira maanta Hargaysa 🎉??
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge Ай бұрын
Waxaan aduunka mar un Aan rajaynayanaa in ilhy umada SomaaliYeed Oo danteeda akhiro iyo ta aduunba kashaqaynaysa ilhy mar natusoo aduunkana Tariiqbaa looga tagayee Tarikh oga tagta oo bal dahabaa ka Gagashaa aduunka 🤲
@siradm
@siradm Ай бұрын
Siyaasi baa ku ciyaaraya walaalo
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Waa hadal wanaagsan laakiinse xamar iyo garowe waxay rabaan inay hargeisa dhunto marka maxay somali sheegi nin walba degaankisa haa ilaashado intay ay somali cadaalad iyo sinaan ogolaniso
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
​@@prosl11 waryaa Cuqadadaasi waa tan Amxaar uraaya ku Hoos geeysey , bax oromyahow
@goojacade4325
@goojacade4325 Ай бұрын
Somalidu maxay ahayd waar niyow waxan ku odhan lahaa yaanu wakhti kaaga lumin umad dalkeedii iyo diinteedii iyo dadkeediiba tunka uridatey oo hormarkeeda ka shaqeysataye orodoo dadkagii wey ku sugayaane wax laqabso neefyaw iska hantaatacayaa
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
​@@Jaalejaale12Abdilaahi jusuuf oo darood ah marku soo kaxaysaniyeey amxaar maxay isga haystay miyuu ciilan yahay laangaab waxiid basd tahay ina atmisow
@user-wi9ey8ov5o
@user-wi9ey8ov5o Ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Ай бұрын
Mansha Allah
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Mashaallah Guul Somaliland
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j Ай бұрын
Masha.alaah Masha.alaah guul
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Dadkaygu Waamadaale 30 ka Cashee Bilwalba Waydabaaldegaan❤🤍💚
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
Manshala alaw ka ilaali isha xaasidka
@user-mu1xv8xt4l
@user-mu1xv8xt4l Ай бұрын
Alla Dhiiga Dhiiga il Xumi idinma Eegto❤
@AMalikMukhtar
@AMalikMukhtar Ай бұрын
Wow wow wow alah ha idin barakeeyo jamuriyada barakaysan❤❤🎉
@user-sj6eo5ms1i
@user-sj6eo5ms1i Ай бұрын
Inta maanta aan tagin Laakiin ay rabtay😂😂
@machealhamton8218
@machealhamton8218 Ай бұрын
I love you my people forever ❤❤
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
Walaahay waan jidhidhi cooday waxaan mooday inaan la joogo waxa ii gudan beeysay somaliland 23 sano waxaa jogay just 2 weeks waxaa la moodaa inaan la joogo imika❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi Ай бұрын
مشاء الله تبارك الله و بالله التوفيق.
@SahalMohamed-iv2pb
@SahalMohamed-iv2pb Ай бұрын
Asc man sha alaahu guulesta somali laandr
@user-dt3ou4qw3q
@user-dt3ou4qw3q Ай бұрын
Somalilan guuuuuul cadawga hajabo umada Somaliyed xagy kashaqysa lashega riyada katoosa
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 Ай бұрын
Guulesta somalilan ❤❤❤❤❤❤❤
@MURAADMEDIA-xf8tg
@MURAADMEDIA-xf8tg Ай бұрын
Somaliland ❤️💚🤍🧱
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf Ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah guul iyo Gobanimo qaranka jamuuriyada somaliland allow dhawet❤❤🎉🎉
@Amali2345
@Amali2345 Ай бұрын
Wixiii an Somaliland katirsanyn waxn leyay haskusodhibina melahanokle 😂
@user-wk6qi5gh1b
@user-wk6qi5gh1b Ай бұрын
ربي يحفظك يا بلدي🎉🎉🎉🎉
@filsonabokor6370
@filsonabokor6370 Ай бұрын
Guul Jamuriyada Barkaysan Ee Somaliland ❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🖤💚💚💚💚💚
@rajoo532
@rajoo532 Ай бұрын
Gulaystaa 🎊 xasiidka iyo munafaqa xamar mamula Allah idiin ma tuso Inshallah.
@abdimihindis7291
@abdimihindis7291 Ай бұрын
somaliland waxa garbaheeda siaa waa haweeenka illaaaahow nooo daaaa hablayaga wda quruxda bdan le hhhhhhhhhh
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Maxaa dhacay maanta
@royalcase1760
@royalcase1760 Ай бұрын
Maanshlh guuul iyo gobonimo JSL
@DuryanNews
@DuryanNews Ай бұрын
This is real dream wllhi we need reality, we don't need peoples dreaming a day 😏
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Masha alllah allow nabada nosiyadi❤❤❤❤
@Starisgoodatthings
@Starisgoodatthings Ай бұрын
Good guul somaliland
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k Ай бұрын
SOMALILAND IS KU DUUBNIDA WAAN BOGAADINAYAA DHALINTEENU WAXAY MUDAN YIHIIN INAY ADUUNKA RAACAN OO ICTIRAAF HELAAN ,,,INZHA ALLHA ICRIRAAFKA SADDEX BILOOD EE SOO SOCDA 12 WADAN KA HELNAA DADKUNA HA BARAARUGSANAY
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Oo maxay wadeen
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow Ай бұрын
Illahsy mana Hanoi siyasfiyo guul somali lan
@user-ti3vo5cl2t
@user-ti3vo5cl2t Ай бұрын
Masha allaah somaliland guuuuuull 💔🌹🌹🌹🌹🌹💔💔
@najaahadam6795
@najaahadam6795 Ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله الجمهورية صوماليلاند ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤دام عزك ياوطن صوماليلاند ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhaypzaki8499
@suhaypzaki8499 Ай бұрын
M…a midabkeenu iibmaaha 😂😂
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi Ай бұрын
Keep up the Somaliland proper govts institutions leadership ruling kulmiye knighthoods inspired by the worldly UAE DPW aspirations and their underwriters.
@user-zv3ug6ii8e
@user-zv3ug6ii8e Ай бұрын
Mansha alah
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@Nuro-wn1wy
@Nuro-wn1wy Ай бұрын
Mansha allah 💚🤍❤️🫡🫡
@shonahmed9821
@shonahmed9821 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Somaliland guul iyo gobanimo
@user-yr3fm2sf4u
@user-yr3fm2sf4u Ай бұрын
wuu diidi doonaa qaranimada iyo itiraaf Somaliland waa madaxweyne cadaw ah oo kaligii-talis ku ah Jabuuti taas oo kala saaraysa siyaasada Somaliland halisna galinaysa.
@user-db8wf1ge4s
@user-db8wf1ge4s Ай бұрын
Somaliland ❤
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Gull sland❤❤❤❤
@Galxoor91
@Galxoor91 Ай бұрын
iidoorku ma heesti jacaylka amxaraday inay qaadan u soo baxeen mamta🥱
@nuradinabdulahimahamed1585
@nuradinabdulahimahamed1585 Ай бұрын
Iska kayo daawo hoos na u ooy 😂😂😂
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Mshaa Allah shacbakaSomaliland
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Ай бұрын
dadkaasi ma oranayaan bal horta marka hore dalkii aynu wax isku darsanay dhinac ma u kala dhacnaa? Caruur iyo dumar iska qiireysan waxba laguma noqdo
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Ай бұрын
waa galbeedka hargeysa oo keliya mee bari iyo koonfur
@dereya99ify
@dereya99ify Ай бұрын
Waa umad wada marqaansan oo wada waalan
@user-wb5bp7ii1e
@user-wb5bp7ii1e Ай бұрын
The envy of the street kids
@user-cf1yo5gm2v
@user-cf1yo5gm2v Ай бұрын
Allow ninbarakeee
@kadra825
@kadra825 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️🤍💚❤️💚🤍❤️🎉💓💓🥰🥰☘️💨💗❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@kadra825
@kadra825 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم امين امين امين يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 💕 🤍 💚 ❤️ 🎉 💓 💞 💞 💞 💞 💞 💞 الصوماليلاندر ألف ألف ألف ألف ألف ألف ألف ألف مبروووك ماشاءالله تبارك الرحمن WASRADA WARFAFIINTA SIIFIICAN BUU UUJAWABAY MASHA ALLAH HORUMAR WACAN SOMALILAND HAMBALYO HAMBALYO GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO IYO WADAJIR IINSHA AALLAH MAGACIIN HAJIRO CADOWGIN HAJABO AAMEEM YAARABII AAMEEM YAARABII AAMEEM 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 Ай бұрын
Somaliland wadankaygiiyoow ha jabin
@siradm
@siradm Ай бұрын
Hadda un buu furihiinni helay, siduu idii Xabashayn lahaa oo Soomaali idiinla colleysiin lahaa oo xero isa ugu jiri leheedeen!, sharftiinna ilaashada iyo dadnimadiinna waa dantiinnee
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Oo miyaanu ka fogayn Awelba xabashi miyaanay hooyadaya Xabuusho iyo madaadabo ahayn
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Masha allaa Guul somaliland isku duubnada
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi Ай бұрын
Badeenu iib maaha . Lkn waa kiro.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Ай бұрын
WARIYUHU MA HEESTUU KA SOO HORJEEDAA!
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
mashallah war muse u ka badiyay !!!!! Adunkiyo dhan ayaa ka cabadaya somaliland waliba iyadoon la aqonsanayn maxaad u malayn hadii ay aqonsi haysani lahayd ????
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdixakiinibraahin-zy6jc
@cabdixakiinibraahin-zy6jc Ай бұрын
allow dadkayga io dalkayga barakee
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Horta dadkani camal ma laha miyaa dantoodii baa laga jeediyey oo malayacni lagu mashquliyay
@user-my8xr8yk6i
@user-my8xr8yk6i Ай бұрын
nasiib dara umadan ku dacday ilahow so hanuuni tiihi reer nabii israiil ban ku jirna
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Haa wlhi waan yaabanahay
@user-rj5xg9xc1w
@user-rj5xg9xc1w Ай бұрын
Ku tiiiriyaha waa ciiidiiisa
@MH__1__MH
@MH__1__MH Ай бұрын
Muuse iyo ina kaahin markey ku fashilneen siyaasadii hees amxaaro ah bey uga tageen jiilka cusub.
@user-jh6yc9pu8x
@user-jh6yc9pu8x Ай бұрын
Somaliland oo kle❤❤
@abdidheere1328
@abdidheere1328 Ай бұрын
Oo waa goorma
@abdimihindis7291
@abdimihindis7291 Ай бұрын
jawi kale aniguun ba ka, maqan hhhhh
@user-gq6sm4el3d
@user-gq6sm4el3d Ай бұрын
🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 Ай бұрын
Hargeysa on fire Burco shut down Borama shut down Cerigabo shut down Laascaanood disconnected Saylac shutdownd Barbara shut down Somaliland ma waxay noqotay Hargeysa iyo NIIIIIIIIKO
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Ceeb u dhinta isaaaqow by by aada xabashadiina 50 sano kadib ayaa inoo Balana ... nabday
@fawsanmohamed9920
@fawsanmohamed9920 Ай бұрын
Ilaahyba kuma gaadhsiiyo waqtiga adiga 😂😂
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 Ай бұрын
Ilinta Yaxaazka yaan lagaa dareemin Qadaad weyn
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
❤❤
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 Ай бұрын
Amxaaro jaceel baa loo dabal degayaa .. ceeb badana 😂😂😂😂😂
@user-qt3nw7cc4g
@user-qt3nw7cc4g Ай бұрын
Gul iyo gobnimo somaliilan
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Hada ma waxaa lasoo Dhoweenayaa Xabashidii ?
@fawsanmohamed9920
@fawsanmohamed9920 Ай бұрын
Dabaal dag hdaad aragto ma xabashi so dhwyn ayd u tqaana adeer wa dad wdnkoodo joogo waqti iska qaadanaye ama ducada raci hdi kle qdaad wyn ka ahow sxpo qli
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw Ай бұрын
Amxarland laafti naga
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye Ай бұрын
Dad midaysan ma jiraan,waa xaafad hargeysa ka mida,waa heego iyo taageerayaashoodii,anagu itoobiya waxay hoos ku wadato doonimayno, Soomaali baanu nahay.
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g Ай бұрын
Anaa kamida xaafdad sheeganayso hooyadaa somalidaad sheeganayso wase
Borama - Maxaa ka taqaan Far Gadabuursi || Magaaladii Aqoonta
13:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 47 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
iso soo bax ay haween dhigayaan oo Hargaysa ka dhacay
12:25
MM Somali TV
Рет қаралды 8 М.
4-sanno ma uu seexan Habeen kadib markii la siiyey daawo khaldan.
15:22
MAR QURA AYUU JAWIGII IS-BEDALAY MARKII "MUCJISO" LA TUSAY
18:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 44 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН