No video

BURUSHYADA WAX LAGU SAWIRO/WAA QISO CAJIIB!

  Рет қаралды 72,827

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

6 ай бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 234
@hibaturahman01
@hibaturahman01 6 ай бұрын
Best qiso😮 qisooyinkan cml noo soo badi
@IfraaxSalaad-nc3dw
@IfraaxSalaad-nc3dw 6 ай бұрын
Wallahi wa qisa cajiiba tankale meherada alle haku barakeyo xbbti
@anisakiincaliwehliye1995
@anisakiincaliwehliye1995 6 ай бұрын
Qisadi ugu cajibsana awid aan dhagesto walhi wan ka helay aad iyo aad bilowga qisada ayanba fahmay Dilagu romiyow yahay blase jisadiisa wu helay
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 6 ай бұрын
WA WAXYABAHA NA TUSAYA AWODA ALLEY SUBHANALLAH
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 6 ай бұрын
Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW Maasha,allaah Allaahu Akbar Allaahu Akbar Adeer Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Mahadsani Janadana ALLAHA nagu kulmiy dhammaanteen Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤/////////
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 6 ай бұрын
Qisooyinkii denbi baare nasri noo soogeli sawdaay ❤
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 6 ай бұрын
Qiso cajiib ah waye bilowgi nink wa ka shakiye mrku yiri aamusa cidna ya lo shegin qumaygu sawday qoyska magacyadoda ka shakiyey i feel like iny muslin ahayn chris tom mgcyds christainka ku ogaa
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 6 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-el2zp6ds4w
@user-el2zp6ds4w 6 ай бұрын
Qiso aan dhegeesty mida ugu cajiib saneed❤❤❤❤❤👍👍
@fardowsaabdullahiissack4077
@fardowsaabdullahiissack4077 Ай бұрын
Sowday cawa sheekadu Aadbey ii taabatey haqiiqdii😢 denbi baari ma ahi lkn marki cashada loo wacy walashi mar baa shaki yey marki sogootiskiina sidookale wan shakiyey hadana marki warqadi waayo wiilka mid ficn buu aha oo aan laga fileynin hoogo waan layaabey marki Aan asturno shekadan uu dhaxy ayaan shaki wey u qaadey ilaa laga heley asiga unbaa ku dheganaa cajiib wallahi inta u danbeyso Aad baan ula ilmeeyey😢😢
@foziafoziaabdullah3075
@foziafoziaabdullah3075 18 күн бұрын
Maansha Allah sowda waxan aad u jeclaaday sidad noo xasusiso xabiib keena maxamad scw takale waxa ka muqata inad tahay gabadh sharaf badan mansha Allah waxanka dhegaysta london
@IdilCabdi-vz3ld
@IdilCabdi-vz3ld 6 ай бұрын
Waa Qiso murugo badan WlllhY😢 Danbibàdhe Kariim Qisooyinkiisi soo gali SawdaY✋️
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 6 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo walasheyn waa Qisa Cajiib ah Waaye Allaah haku barakeeyo Insha Allah mahadsanid
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 6 ай бұрын
runtii xaqiiqada ayaa waxay tahay waxanoo dhan waxa fidudeeyay waa allaah si uu xaqa illaahay u daahiriyo xitaa ilma yar yaa waxaa lagaga dhigay wax ku daabacan maskaxdiisa
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 6 ай бұрын
Manshallaha waa qiiso aad u wanaagsan axsan qiiso shugran xabiibti sawda 🙏🙏🙏
@mohammedabdi1044
@mohammedabdi1044 6 ай бұрын
Waa qiso cajiib ah cilmi iyo khibrad badanna an kabaraneyna noosoo gudbi qisooyinka nuucan ookale ah
@fadumoomar7150
@fadumoomar7150 6 ай бұрын
Baraka laah aqligeeda maashalaah. Bismilaah. ❤❤❤❤
@SmilingMountainGoat-lv8lv
@SmilingMountainGoat-lv8lv 6 ай бұрын
Amiin yaa rabi Masha allah Allahu xafido walshy sawda❤❤❤❤❤
@SurprisedBambooForest-pm7uv
@SurprisedBambooForest-pm7uv 6 ай бұрын
Mashallah barakallahu fiiki shukran mizankada,akhira allaha kukaba qisoyinkanwanagsan osnalaso
@AhmedHiraab
@AhmedHiraab 7 күн бұрын
Masham alla Suwda maxamed allaha kuubarakeyo maskaxdaada aiming yaarabi wallaale
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 2 ай бұрын
hawo sowdo qiso anka dawadi an caqli iyo xik.ado wax walbo iziyasadi alx shukran ❤
@canabcnuur535
@canabcnuur535 6 ай бұрын
Mashallah tabarkallah allah ha ku barakeeyo hno ganacsigaaga hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@shacnisharaf5542
@shacnisharaf5542 6 ай бұрын
Wlhi anigu waxan aad ugu calol xumaday ninka maskinka ah oo dhinta oo malin walba lahabarayo marka lawayay ayanba aniga kashikiyay ninki waday wlhi in uu midkan sonoqonen oo laqarajiyay 😢😢😢😢
@sahraomar1039
@sahraomar1039 6 ай бұрын
Asc sawda abaayo setahay maasha allaah qisooyinka carbaha waaba ku haystaa
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 6 ай бұрын
Subxanalaah waa sheeko cajiiba
@hooyomacaan6516
@hooyomacaan6516 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@safiamahamed5759
@safiamahamed5759 6 ай бұрын
Asc Swaday cuntadtadi aya iga guubatay sidan ku dawanayay quruxey keep mesha Allah ducadad ayan insha Allah janada ku wada gali dona iyo saliga RASULKA (SCW) od marwalba ku salidid masha Allah ❤
@amalismail7772
@amalismail7772 6 ай бұрын
masha allah ilaahay ha ku barakeeyo bussneska
@khadaraaxmedxassan6043
@khadaraaxmedxassan6043 6 ай бұрын
Walaahy waa qiso cajiib ah dr layaab ayay lahayd
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 6 ай бұрын
Mashalaah tabaarakalaah ❤maanta dukaanka ayaad joogtaa❤
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 6 ай бұрын
Walshaay sawday qalbi aad ban ku salamya galkacyo caday ayan kaso salama wan ku jeclahy qiso ad ledahy ima dhafto dunkan allah ku barakeyo iso duce aniga culaysyo badan ba i haye o qalbi ka daremine
@moustafesamriye2594
@moustafesamriye2594 6 ай бұрын
Masha Allah sowda goulayso wll
@sucaadxaaji7014
@sucaadxaaji7014 6 ай бұрын
M.allah waa qiso cajiibah❤❤
@hibosahal1862
@hibosahal1862 3 ай бұрын
Machallah Mahadsanid sowda qisoyinkaga Machallah
@hooyo994
@hooyo994 6 ай бұрын
Masha Allah tabaaraka Sowda qurux❤
@user-zv4cm2xc2y
@user-zv4cm2xc2y 6 ай бұрын
Subxanalh walahi wa qiso ad u xanun badan😢
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 3 ай бұрын
❤❤❤❤allah haku barakeeyo walal plz noso badi❤❤❤❤❤qisooyinka Nocan ah
@lailafarahibrahim9976
@lailafarahibrahim9976 6 ай бұрын
masha Allah❤
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 6 ай бұрын
LA HAWLA WALA QUWATA ILA BILLAH
@xamseaadan6470
@xamseaadan6470 5 ай бұрын
WAAD MAHADSANTAHY QISOOYIN KAAGA WAANKAHELAY
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 6 ай бұрын
Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 6 ай бұрын
MashaAllah
@user-bc8xw7ws7v
@user-bc8xw7ws7v 6 ай бұрын
Masha allh wa qiso macaaan
@user-ep4zx5ku6m
@user-ep4zx5ku6m 6 ай бұрын
Insha allah wan soo boqan doonaa insha allah Dukankada In kastoo aan xogaa ka yara fogahay
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 6 ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo jimco mubaarak illahay haku brakeeyo tu kaanga maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 6 ай бұрын
Odeyga ma xisaabtimin wiilku hduu hantidu dhacay miyu is xirxiri lhaa hdi markiba u police ka warqada tusi lhaa wx walba waa kashifmi lhaa kaas xune sanadaha noola wna lgu sugy in dil lgu xukumy
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 6 ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartunOmar-sp7hm
@FartunOmar-sp7hm Ай бұрын
Wllahy runtii waakahelay sheekooyinkaan❤❤👄👄💋💋💕💕✅️✅️💯💯
@salebaanodawaa8571
@salebaanodawaa8571 6 ай бұрын
Aqoonto cajiib badanaa Cilmi nafsiga iyo denbi baadhista xidhiidh qotodheer baa ka dhexeeya
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 6 ай бұрын
Mansha Allah tabaraka allah, Sawda allaha kuu barakeeyo dukankaaga ❤.
@zeynababdi5130
@zeynababdi5130 8 күн бұрын
Xasbunullah waa murug qisadan
@Sulekhahassan123
@Sulekhahassan123 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SurprisedBambooForest-pm7uv
@SurprisedBambooForest-pm7uv 6 ай бұрын
Mashallah tabarakallah
@user-lt9bf8ss4i
@user-lt9bf8ss4i 6 ай бұрын
Cajiiiib waaan sii fahmay joorji inuu dhintay ninkaane ow dilay Shukran khaalo sowda nosoo badi qisaska noocaan ah ❤❤ Muxaqiiqin baaaba noqon rabnaaye😂
@wiilocali1539
@wiilocali1539 12 күн бұрын
??q
@user-hs5fb5gn3n
@user-hs5fb5gn3n 6 ай бұрын
Asc machaallah
@luulmohamud
@luulmohamud 6 ай бұрын
Maasha Allah Wkshy Allah ha kuu barakeeyo nuur calla nuur xamar cadey an joogaa waan iman dukankaaga insha Allah ❤❤👍👏
@user-ci1lm9om5f
@user-ci1lm9om5f 6 ай бұрын
❤sowdaay walaashey waiskaka jeclhy muqdisho maajogtaana kuso booqan lahaa mar un😢abayo
@Jhfzjg
@Jhfzjg 6 ай бұрын
Igu saal Lee aniga
@user-ci1lm9om5f
@user-ci1lm9om5f 6 ай бұрын
​@@Jhfzjg😢xmr majoogtid miyana abayo❤
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 6 ай бұрын
Maashaalaa Maashaalaa Alle baarig tukaanka❤ ishaalaa hadaan xamaryimaado waankuu imandoonaa❤❤❤
@user-pj8zn9qg5u
@user-pj8zn9qg5u Ай бұрын
I love your story Barakalaahu feek
@munahassan9271
@munahassan9271 2 ай бұрын
Subxanallah
@sacdiyasacda3136
@sacdiyasacda3136 6 ай бұрын
Manshalah abaayo illhaye ha ku barakeyo tukan iyo waxa walbaba Illhaye ha ku xifdiyo wll❤🎉
@user-lo2fh2xy3m
@user-lo2fh2xy3m Ай бұрын
Abaa qisoyinkan cml nooso badi😢
@user-fd8oo7ub7f
@user-fd8oo7ub7f 6 ай бұрын
Cajiib
@Mahmoudsadiya
@Mahmoudsadiya 6 ай бұрын
Shekadu cawa cajiib ayay aheyed abaayo mahadsanid keep going ❤❤❤
@halinakucheyy
@halinakucheyy Ай бұрын
Alla markuu yiri ana ku sii kaxaynaya ani iyo gabdheyda roomiyo markaasan kashakiyayy😂aan iska noqdo dambi baadhe niyow
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 6 ай бұрын
Masha Allah allahu akbar Masha Allah allahu akbar allahu akbar
@xabiiboaxmad1220
@xabiiboaxmad1220 6 ай бұрын
Masha alaah sowdy xafidaka alaah abaayo ❤🎉🎉🎉🎉
@RayaanAwil
@RayaanAwil 6 ай бұрын
Wlhi wan kanaxay maskinka hora lodhahay qofka wanagsan dunidan kuma waaro💔 thanks xapipti sowda qaalib
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 6 ай бұрын
Masha allah allow ku barakee marka koobaad een muqdisho imaado meesha ugu horaysa een booqan waa muniira cosmatic insha allah
@Mohamedabdi-zc3sk
@Mohamedabdi-zc3sk 6 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@asiaqurux
@asiaqurux 6 ай бұрын
Wcs wr wb, SCW Hubsiimo hal baa la sistaa 😢Alle hau naxaristo Ninka waxa iga daran Ninka kiiska loobay jaceyl inu jilo rabo sir maqabe Alle biyaa sab u celiya
@FaadumoSaed-en8ve
@FaadumoSaed-en8ve 4 ай бұрын
سبحان الله
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u 6 ай бұрын
Cajiib waa qisadii iigu yaabka badnayd intaan qisooyinkaaga dhagaysanayo alla ilmo nimadu dhib badanaa cunugtaas dhacdo sax ah ayaa riyo ku noqotay qaracan badanaa walle ilaahay waa shadiidul ciqaab qof kastoo dulmi fala
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 6 ай бұрын
Masha Allah Baraka Allah ukhti🎉❤
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq Ай бұрын
Mansha Allah a very interesting story. It really contains alot of incidents that cannot be imagined.
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 Ай бұрын
Ma run ba ma Riya un ban maqli jiray.
@Japo9910
@Japo9910 6 ай бұрын
Mashaa allah ❤
@nimcokadar2223
@nimcokadar2223 3 ай бұрын
Bismillah cajjiiib alla dadka imaanka unbaa xidha bas haduu qofku iimaan lahayn wax kastaa ka suurto gal ah wll sowday Allaha ku xafido meheraduna ha badato hana barakowdo insha Allah
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 6 ай бұрын
Masha allaah abaayo qaali wa ku salaamay abaayo qaali shukran ❤❤❤❤❤❤❤
@user-kx8gx1vf2w
@user-kx8gx1vf2w 6 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 6 ай бұрын
اللهم❤صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
@samsamhassan9481
@samsamhassan9481 6 ай бұрын
AX😅
@user-kr4dj6ns1x
@user-kr4dj6ns1x 6 ай бұрын
Masham Allah abaayo waa qiso xiso let wYny icajybisay❤❤❤❤
@aminanur3754
@aminanur3754 6 ай бұрын
M,a allah ku barakeeyo ganacsigaaga hawo marka diskonti jiro lee ii soo sheek
@fariyadhassan398
@fariyadhassan398 6 ай бұрын
M.a abaayo qanac si gaga ilahey haku barkeeyo ani tukanka ku ma shqulay ❤🎉
@user-pc4dt2gy5b
@user-pc4dt2gy5b 6 ай бұрын
Sawda wllhi waxan islaha talow sawda Mason daynayso miyaa cawa thanks wllshay kujeclnay meeshada wan dhex werega kulba qisan dawada
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 6 ай бұрын
Garoonka muqdisho markii hore magaaladu way koobneed oo waa fogaa garoonku balse dowlad lå,aanta ayaa lå dhistay
@user-fe3pt3yi1d
@user-fe3pt3yi1d 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwaliaxmed7276
@abdiwaliaxmed7276 6 ай бұрын
Dukanka sifiican noogu gad
@Jhfzjg
@Jhfzjg 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉👍
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 6 ай бұрын
MashaaAllh xabibti Alle haku barakeeyo ganacsigaga❤❤❤
@SamiroCabdullahi
@SamiroCabdullahi 13 күн бұрын
Wlhi xadaa ikacdey 😢
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 6 ай бұрын
Waaw waa sheeko mcn
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 6 ай бұрын
Hamplyo sister allah ku barakeeyo ganacsigag
@shukrisharaf
@shukrisharaf 6 ай бұрын
Allaahu akbar waxaan soo xasuustay ilmaha yaryar ee hooyadood hortooda lagu gubay😢😢
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢 allah haw naxaristo
@shukrisharaf
@shukrisharaf 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabi abaayo 😢😢😢ilaahow uxafid iyagana oo ka dhig kuwii waalidkooda xasuusto camal wanaagsan usameeyo😢​@@sawdamqaalib
@aminajaama685
@aminajaama685 Ай бұрын
Xaquu waa dilaaca
@SafuraHalac
@SafuraHalac Ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 6 ай бұрын
Masha Allah Allahu barik xabibti❤❤❤❤❤
@Baawal-fq9fi
@Baawal-fq9fi Ай бұрын
Haye aaa manooli wa arin layableh
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 6 ай бұрын
Mansha Allah Ilahey ganacsiga haku barakeyo Walasheey ❤
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 6 ай бұрын
Sawda Qalib ❤
MAXA IGA RACAY GUURKII AJINABIGA!@sawdamqaalib
57:42
Sawda Qaalib
Рет қаралды 17 М.
SIRTA QOYSKENA HAFAFININ/WAA QISADA NAJAX IYO RIDMAAN!@sawdamqaalib
31:48
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,3 МЛН
Casharrada nolosha 🥱⚠️ || Qiso xanuun badan 😭
1:31:07
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Sawda Billan
Рет қаралды 85 М.
DALXISKII ISUBADALAY MASHAQADA!@sawdamqaalib
39:17
Sawda Qaalib
Рет қаралды 52 М.
QISADA WUJUUD!!@sawdamqaalib
37:37
Sawda Qaalib
Рет қаралды 55 М.
2 KIIS OO SILAYAABLEH KUKASHIFMAY!@SawdaBillan
41:17
Sawda Billan
Рет қаралды 40 М.
HABEENKI AQALGALKA/WAA QISO CAJIIB AH!@sawdamqaalib
25:49
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Sawda Billan
Рет қаралды 40 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН