Buugga Samo-doon ee uu qoray abwaan Jiheeye, cilmi badan ayaa ku duugan, qaybta 2 -aad

  Рет қаралды 37,948

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 53
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
2badiinaba ilaahey ha idin sharfo oo kor ha idinka dhigo ❤❤❤❤❤❤❤guuleysta
@mohamedmohamud2193
@mohamedmohamud2193 Жыл бұрын
Msh allha wayo arag Hereri aad ayaan kaga mahadcelinayaa ku marti qadidaada aad ku marti qaaday shaqsigaa qiimaha badan ❤
@AhmedAbukarAhmed
@AhmedAbukarAhmed Жыл бұрын
Masha Allah, Abwaan Jiheeye, Waa Abwaanka Qarniga, alle haku xafido, keyd suugaaneed baad tahay.
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Mahadsanid Cabdi Salan inaad abwaan Jiheeye noo celisay. Labadiinaba waa idin salaamayay.
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Two legends always abdisaalan and abwan jaheye💯👍👍💪😅
@QurDhaale-zm6rj
@QurDhaale-zm6rj Жыл бұрын
Aad baan ugu baahanahay sugaanta nuucaas ah noo soo badi sugaanta iyo abwaanada mhdsnd
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
Abwaanka iyo wariyahaba waan salaamayaa❤❤❤❤
@cabdicaaqilkingcade7552
@cabdicaaqilkingcade7552 Жыл бұрын
Wow m.a hore u soco lknse xagee Ka helayaa
@jamaljamka7665
@jamaljamka7665 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak wariye sare herari iyo abwaan ka wayn jiheeye Intaa kadib waxaan kaa Codsanayaaa abwaanka ku xiga inaad weedhsame ka dhigto
@nasriinmohmed2698
@nasriinmohmed2698 Жыл бұрын
barnaamin ka xiiso badan baryahaa ma daawan
@maguled
@maguled Жыл бұрын
Heer sare, laakiin xaggee laga dalban karaa buugga Samo-doon.
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Wariye Rug cadaa hareri Ramadan mubarak
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 Жыл бұрын
mansha Allah mansha Allah Abwaan Jiheeye
@peyazahassan2303
@peyazahassan2303 Жыл бұрын
Masha allaaaah
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@faizaali2889
@faizaali2889 Жыл бұрын
Bawaanka waan taageeraa guulayso
@ahmedmaxamud2373
@ahmedmaxamud2373 Жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Wonderful
@MooDeik
@MooDeik Жыл бұрын
abwaan aan jeclahay {{ jiheeye }}
@Qathar708
@Qathar708 Жыл бұрын
Somali literature guru
@qataarqato1367
@qataarqato1367 Жыл бұрын
Abwaan jiheeye legend
@faysaldayib7944
@faysaldayib7944 Жыл бұрын
Msh allah ramadan mubarak dhaman muslimiinta abwan jiheye iyo hererina allah hydin barakeyo
@libanahmed2269
@libanahmed2269 Жыл бұрын
Waa af soomaali yaqaan mashalah
@abdiazisahmed5874
@abdiazisahmed5874 Жыл бұрын
Mazha allah laba mazuul
@user-go3sz2lg3p
@user-go3sz2lg3p 8 ай бұрын
Great
@dantiigarad1
@dantiigarad1 Жыл бұрын
Waxaa is helay wariye weyn Cabdisalaan Ibrahim Hereri iyo Abwaan Ismaaciil Yuusuf Cabdi Jiheeye oo ah Abwaanka calanka u sida suugaanyahannada soomaalida wakhtigan
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Waaaaaw
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Walaal xageen ka helaa buugaas
@mahamedyakub1421
@mahamedyakub1421 Жыл бұрын
Xagee ayaa buugaasi laga helaaaa
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Boogaan waan ubahay xgee laga helaya
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 Жыл бұрын
Caadi maaha abwaankani
@mohamedfarah2420
@mohamedfarah2420 Жыл бұрын
Afkenu waa hodan.
@AminaHassan-vn3sz
@AminaHassan-vn3sz 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 Жыл бұрын
Cajiib
@Aymanali252
@Aymanali252 Жыл бұрын
Wariye abdi salaaan abwaanka buugiisa xagee ka heleyna
@matamatamatamata
@matamatamatamata Жыл бұрын
Asc
@abdifitaahjamac9571
@abdifitaahjamac9571 Жыл бұрын
wll buuga see ku heli karaa
@saleebaanbashiir2756
@saleebaanbashiir2756 Жыл бұрын
Cajiib,afkeennu waa hodon.
@YousufHusseinAli
@YousufHusseinAli 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
degdeg+degdeg garadadii iyo khawaariijtii sool gubtay oo budhcadnimo iyo jijoyn ka bilaabay bedeecadii hawiyee !!!!! from saylac 👮🏼
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@hamzebarreh4809
@hamzebarreh4809 Жыл бұрын
Qabyaliste
@maxamedapple8657
@maxamedapple8657 Жыл бұрын
markab laba musbaar maqan tahaan meel ka kabayaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@rahmaynwa
@rahmaynwa Жыл бұрын
😂😂
@abdinoor6695
@abdinoor6695 Жыл бұрын
Xagee laga helayaa buugan samadoon?
@abdinoor6695
@abdinoor6695 Жыл бұрын
In East Africa
@Umareineacademia0196
@Umareineacademia0196 Жыл бұрын
Kenya please halken kahela
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
​@@abdinoor6695 Egland maso gaaray?!
@abdinoor6695
@abdinoor6695 Жыл бұрын
@@Umareineacademia0196 halkee ka helaynaa oo Kenya gudaheeda ah bro ?
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga Жыл бұрын
2 legends ba Is helay m.a Allah haydin xafido
@faizaali2889
@faizaali2889 Жыл бұрын
Mansha allah
Abwaan Jiheeye, hees dhaqameedka, qaybtii 3-aad.
19:49
Hereri Media
Рет қаралды 21 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Kaftanka Siyaasadda 403 oo aad u xiiso badan.
45:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 73 М.
Book Launch "Boqorkayoow Heedheh" A Biography of Abdi Iidan Farah by Abwaan Jiheeye
52:16
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 18 М.
Sheekada Maansada U Dul qaado Caashaqa Abwaan Jiheeye
11:16
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН