CABDI HANI XAASHI┇DHAAYAHAYGAAY ᴴᴰ┇LYRICS 2017

  Рет қаралды 1,084,858

ZACK FILMS

ZACK FILMS

7 жыл бұрын

HEES CUSUB CABDI HANI XAASHI ( DHAAYAHAYGAAY ) 2017 LYRICS BY ZACK FILMS

Пікірлер: 412
@iimaamoadam2330
@iimaamoadam2330 3 жыл бұрын
Ismuuji hadii aad nagaysanayso markuu c/hani fanka kabaxay lkn heestan aadan dayn karin dareen aad uqabto dartii ❤❤😥😥💔💔
@ahmedkopciye4204
@ahmedkopciye4204 8 күн бұрын
Yyyyyy
@ahmedkopciye4204
@ahmedkopciye4204 8 күн бұрын
Yyyyyy
@malikaahpap4738
@malikaahpap4738 3 жыл бұрын
2021.3.18.maxaa dhaawac ruuxi qabay midkii dhayi laha hadana uga dhiijiya 😭😭😭😭jacayl waa cudur😭
@farxiyadaahirmuze3953
@farxiyadaahirmuze3953 2 жыл бұрын
5sano kadib wali waan dawada heestan♥️🔐😭
@abdikadirmohamed9427
@abdikadirmohamed9427 Жыл бұрын
Walhi waa 😍 💖 ♥️ hees da
@xamdaqaali1992
@xamdaqaali1992 2 жыл бұрын
2022 hadii aad dawanyso like saar AbdiHani xaashi abdilaahi. Una duceeya Inuu rabi udanbi dhaafo 🥰🥰🥰🥰🥰
@mawliidmaxamed1636
@mawliidmaxamed1636 2 жыл бұрын
2022/04/05🥺❤️
@abdirahmanmoh5801
@abdirahmanmoh5801 2 жыл бұрын
28 jun 2022😭💔
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
2022 9 19
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
Kuu dhaartaye dhaayahaygaay Dhagahan maqalkoodiiyeey Dhab baan kuu jecelehee. Inaan kuu dhimanayaa, Kolay kaama dhaadhacdee, Dhibaatadan meesha taal, Dhabtayda ayaa ku furay? Maxaa dhaawac ruuxii qabay, Midkii dhay dhayi lahaa, Hadanna uga dhiijiyaa? Kuu dhiibee naftayda hoo, Dhirbaaxada hawga tudhin, Ku dheel dabeetana marka! Kuu dhaartaye olol dabiyo, Cishqigu waa dhinbiilo kulul, Annoo kuu dhololayaaad Dhagaha ka furaysataa, Kolay maba dhaadanide, Haddii aan ahay dhiggaa, Annoo aawadaa dhan-qalan Miyaad igu dheeli layd? Maxaa dhaawac ruuxii qabay, Midkii dhay dhayi lahaa, Hadanna uga dhiijiyaa? Kuu dhiibee naftayda hoo, Dhirbaaxada hawga tudhin, Ku dheel dabeetana marka!
@abdid8576
@abdid8576 7 жыл бұрын
Zack Films
@abdid8576
@abdid8576 7 жыл бұрын
Zack Films
@janadoon1
@janadoon1 7 жыл бұрын
Zack Films Waaa Hees Wnaagsan Iyo Fanaan Qaali Ah Top Top Weeeye
@Truppaa
@Truppaa 7 жыл бұрын
Zack Films 👏🏻💯 Thankss
@abshirmohamed7596
@abshirmohamed7596 7 жыл бұрын
Maxamed Muuse
@wardahapp888
@wardahapp888 7 ай бұрын
Ala heestan 😭😭😭wiil said ii jeclaa ayaa ii qadi jiray balse aniga ma dareen sanayn jacaylkisa ciyaaal ban iska aha 😭😭Ahmeto wllo illahay meelkasta od dunida ka joogto haku xifdiyo 😭😭💔💔💔
@AishaAbdiweli-wl4iq
@AishaAbdiweli-wl4iq 6 ай бұрын
😢❤
@WllKaalmeeye-cr8ye
@WllKaalmeeye-cr8ye 3 ай бұрын
Kuma cavin wll😢❤😂
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 3 ай бұрын
Qalbiga hayska siin ciyaal dhe bu qaadaya imika 🤣
@karamoige5268
@karamoige5268 5 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend AbdiHani. Ku dhaartaye dhaayahaygaay, Dhegahan maqalkoodiyeey, Dhabaan kuu jecelahee, Inaan kuu dhimanayaa, Kolay kaama dhaadhacdee, Dhibaatadan meesha taal, Dhabtayda ayaa ku furay.! Still listining 27/02/2024🎻🔥
@naimaalkadirmhmd8720
@naimaalkadirmhmd8720 2 жыл бұрын
Xasus igu ledahy🥺💔
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Halyaay fanka nagu cidleeyaay ayuu ahaa cabdihani cidii ugu raacsan like ha ila dhaafin Habeen isniin ah gooobtuna tahay burco jawiga jawigada Sacaduna tahay 9:55 tariikhduna tahay 19/6/2023❤
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 3 ай бұрын
Abti
@hamzeizmail4360
@hamzeizmail4360 Ай бұрын
😊😊😊😅
@nawalosman1663
@nawalosman1663 7 жыл бұрын
dhibaatadan meesha taal dhabteyda ayaa ku furay maxaa dhaawac ruuxii qabay midkii dhay dhayi lahaa hadana uga dhiijiyaa kuu dhiibee naftydan hoo dhirbaaxada ha'uga turin ku dheel dabeetana markaa wow abdi hani nc sng
@mansuurcismaan1226
@mansuurcismaan1226 6 жыл бұрын
R
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 10 ай бұрын
Maxaaa Dhaawac ruuxii qabay Midkii dhay dhayi laha Hadana uga dhiijiyaa😢 Heestan qof wax jecal ayaa dareemi kara 21/9/2023 6:05 galabnimo khamiisa ah
@tix-abuurcabdirashiidalfa984
@tix-abuurcabdirashiidalfa984 8 ай бұрын
Feeling 😊😢
@MohamoudLoolow
@MohamoudLoolow 7 ай бұрын
Dhiijiya maxa laga wada
@sahramaxamed181
@sahramaxamed181 6 ай бұрын
Heesta wxay ugu jirta damaq micnaha muxu ii damqaa qofki idhayi lahaa
@khadarbedel7626
@khadarbedel7626 7 жыл бұрын
hadadii an ahay dhigaa miyad igu dheelilayd jacayl nin haya garan wlhi
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 3 жыл бұрын
2021 Heestan iyo xasuusTeeda 😂😂😍🤩😘
@muzaawicoolio4443
@muzaawicoolio4443 5 жыл бұрын
Sigara utagra heestan Yaa ila imida #2019 💣
@museabdi2380
@museabdi2380 4 жыл бұрын
Anih
@habonedjibrilhassan2181
@habonedjibrilhassan2181 4 жыл бұрын
Anii
@suadbarkhad9173
@suadbarkhad9173 7 жыл бұрын
this guy waa fitnaadsocoota!! he's so talented...I don't usually listen to music buy this fanaan is irresistible
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Waa heesta kaliya-fankeenna oo dhan, ee xilli aan u baahanahay soo baxday. Dhibaatadan meesha taal Dhabtayda ayaa ku furay!
@nagmamohamed7477
@nagmamohamed7477 Жыл бұрын
Anigo dhawaca qaba 3sano waxa jecela waa qalbigase hadan mar labad daren kalay waxan ka baqaya kan inu cidleyo sababta karma lakin uni ii jeclayahay ogayhay ilhay ha isku kentayo💔😭
@maxamedaxmed4211
@maxamedaxmed4211 3 жыл бұрын
Ax ax hees dareen leh apdihani hashi
@daauudmohamed8185
@daauudmohamed8185 Жыл бұрын
“ kuu dhiibee naftaydan hoo “ “dhirbaaxada hawga tudhin” 😢❤️‍🩹
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 6 жыл бұрын
Dhab ban kui jecelehee ax ax xasuus hore kuso xasuustay heestan ❤️❤️
@abdikariimismail4766
@abdikariimismail4766 7 жыл бұрын
❤️inaan kuu dhimanaya ✔️ Kalay kaama dhaadhacdee Dhibaatadan meesha taal Dhabtayda ayaa ku furay 🔚
@abdirahmanomarbarre9634
@abdirahmanomarbarre9634 2 жыл бұрын
Wooww hees iyo mar wèye nasab qali waa waxa ihaysta wlhy masha Llanharan inay iga hadlaysa woòoowe
@najmaahmed8763
@najmaahmed8763 4 жыл бұрын
hesta yaa ila dhagysana 2019 dhamaadkisa
@inadahabo
@inadahabo 4 жыл бұрын
Inan kuudhimanayaa Koley kama dhaadhacde Dhibaatadan mesha taal Dhabteyda ayaa kufuray💔 #April 2020 #Quarantine😭 #Covid19
@hamzaizmailabdilahi
@hamzaizmailabdilahi 3 жыл бұрын
Apri 2021 quarantine 😇
@umadasomaliyed6688
@umadasomaliyed6688 7 жыл бұрын
walee heestan meel ayay i tabaatay aad ayaad u mahadsan tahay wllo zack films dadaal badan ayaad galisay thanks in badan
@ahmedessa6838
@ahmedessa6838 2 жыл бұрын
Jeclyab waan necey 2021
@ubaxjamcs9505
@ubaxjamcs9505 4 жыл бұрын
Axyaa hees xasuus ayey igu leedahey 2017 waagaa jcylkeyga kala harney
@nasrosheikhabdi7200
@nasrosheikhabdi7200 3 жыл бұрын
31/2/2021/ WAAD IDHAWCDAY WALIBA SI AN KA FILAN LKN WAN KU ILAWII 😭😭😭👏
@faaisodagan2836
@faaisodagan2836 3 жыл бұрын
Abyo srry ha ilmeyn😢😢😢
@malikaahpap4738
@malikaahpap4738 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@hanicosob6809
@hanicosob6809 2 жыл бұрын
Wakhti xusus mudan hesta qof wax jecel lee daremi kara sowmaha
@Uus998
@Uus998 5 ай бұрын
Dhagaha ka furaysataa, koley maba dhaadanidee, haddii aan ahay dhigaa, anno aawada dhan-qalan miyaad igu dheeli lady? Maxaa Dhaawac ruuxi qabay, midkii dhayi laha danah ugu dhijiya🤔🫀🥺🙇‍♀️😫💔
@mohamedaliomar4265
@mohamedaliomar4265 7 жыл бұрын
Way jirtaa heestani 👌
@siciidboqortyo2662
@siciidboqortyo2662 3 ай бұрын
Ku dhiibee naftaydan hoo dhirbaaxada ha uga tudhin”. Tue bada agteeda 🕤 9:30
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Fanaanka fanaanada Hobolkka Caanbaxay Abdi Hani Hashi Abdillahi 😍❤🧡💚❤🤩😍🥰💚😡💋💖❤💗💞💕💟
@queenhana1118
@queenhana1118 7 жыл бұрын
ax 😭 😭 😭 ax heestani xasuusbay wadta wale
@Tolmaan21
@Tolmaan21 3 жыл бұрын
Adiga moodo
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
anoo awada dhanqalan miyad igu dheelilayd❤❤❤
@ruthwayy7802
@ruthwayy7802 Жыл бұрын
Inaan ku dhimanayaa koley kama dhaadhacde😭⚰
@ahmadmustafa5235
@ahmadmustafa5235 7 жыл бұрын
wllhi meel ayay I taabty heestay afkaaga caana lagu qabay sxb Abdi Hani am support you
@Truppaa
@Truppaa 7 жыл бұрын
Ahmad Mustafa
@abdidaudsamatar9121
@abdidaudsamatar9121 7 жыл бұрын
Ahmad Mustafa
@suadbarkhad9173
@suadbarkhad9173 7 жыл бұрын
this guy waa fitnaad socoota!! he's so talented...I don't usually listen to music buy this fanaan is irresistible
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 7 жыл бұрын
Suad Barkhad 😂😂😂 Irresistible
@deeqahussenelmi970
@deeqahussenelmi970 5 жыл бұрын
woooow
@NasriinaMohamett-7
@NasriinaMohamett-7 Жыл бұрын
Waxaaan halkaan soo booqdat cawooy thy tariikhda 23 July 2023 Habeen isniin ah sacadu waaaa 22:21 Habeenino Heeesaha qaaar waaa nafir the best Fv song "Koleey maba dhadanide Hadii aan ahay dhigaaa anoo awada dhan qalan miyaad igy dheeli leeeyd,,🥺💔😭
@hibaakabdilahi9506
@hibaakabdilahi9506 2 жыл бұрын
qof walba jcylbu la ticaya oo xasuus ah nio anga xagu iga maray talow😅😅
@shugrishacni-ms3yo
@shugrishacni-ms3yo 2 жыл бұрын
Kaligaa ma ahan
@xaawobashiir5842
@xaawobashiir5842 2 жыл бұрын
aniga boggu igala baxay
@mubarikyasin9599
@mubarikyasin9599 7 жыл бұрын
sidaad doonto ugu galgaladii khadra sinimo ayuu Barbareeyey Cabdi Hani hahaha
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 7 ай бұрын
King of voice cabdihani xaashi fanku wuu ku tabey
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Adaan Kuu dhimanayaa Eeshcalaa Hees😘
@subayrwarsame8622
@subayrwarsame8622 Жыл бұрын
Wow caadi mahaan heestan cabdi hani xaashi alaha ku dhawro
@hinnaabdi5781
@hinnaabdi5781 2 жыл бұрын
2022/8/16 10:36Am 😭
@Truppaa
@Truppaa 7 жыл бұрын
Amazing songg 👌🏻💯 Thanks Zackk
@Shaakir-Talk
@Shaakir-Talk 11 ай бұрын
Dhagaha ka furaysataa, kolay maba dhaadanide, haddii aan ahay dhiggaa, annoo aawadaa dhan-qalan miyaad igu dheeli layd? Maxaa dhaawac ruuxii qabay, midkii dhay dhayi lahaa, hadanna uga dhiijiyaa? ❣️🫀
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane 2 ай бұрын
From 28/5/2024 friend zone m!gashay makabixikariwayday adoo qofka Rabba 😢
@MushtaaqBintucaatey
@MushtaaqBintucaatey Жыл бұрын
Kuu dhiipee Naftaydan Hoo.🥺💔
@cabdijamactirike9384
@cabdijamactirike9384 10 ай бұрын
Cabdi hani xaashi mid kamida xidigihii fanka shiday door muhiimana ka qaatay soo noolayntaa fanka soomaalida waxaa xusid muddan inuu laxan cajiiba saaro heesaha isaga iyo zxpkii bk oo aad looga xushmayn jiray boos muhiimana ufadhiyay fanaaniinta xiddigaha geeska ugu danbayn labadooduba way soo afmeereen guud ahaan fankii ay mudada kujireen waxaanay ogaadeen inaanu mustaqbal aduun iyo mid aakhiro toona lahayn waanay ka toobadkeeneen waxaana muddan in lagu taageero dhanka wanaaga iyo alle ka cabsiga Shakhsiyan anigu waxay ahaayeen labada fanaan aan heesahooda dhagaysto siiba bk
@caliaxmed9914
@caliaxmed9914 Жыл бұрын
Ax.ya.fanaan.iyo.badh
@hanicosob6809
@hanicosob6809 2 жыл бұрын
Kama dalo hestan runti qlbiga ayee xusus kuledahay aadban ujeclahay
@mohamedhukun8212
@mohamedhukun8212 7 жыл бұрын
thanks @zack flims dhagaha maqalkoodiyoow dhabaaan ku jecelahay
@Baabkasool
@Baabkasool 2 ай бұрын
Ninka raga wa ninka ninkale lipintisa qira Apdi hani Hashi Waa qirey inuu Fanan Yahay inti igu rac san Farta taga ❤🎉
@odhahsanabdirahman1493
@odhahsanabdirahman1493 7 жыл бұрын
dhagaha maqalkoodiyoow dhabaaan ku jecelahay 💗💗👈
@Mostafe_shiine
@Mostafe_shiine Жыл бұрын
Still watching 👀 😌 2022
@sharmaarkesama-wade1395
@sharmaarkesama-wade1395 4 жыл бұрын
Heestan si gaar ah u taageera 2019 love ii saar
@Waxkasta
@Waxkasta 4 жыл бұрын
Yaa dhegausanaya 2020 18 May. Ramadantaa maanta iga jaban.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Kuu dhaartaye dhaayahaygiiyey Dhagahan maqalkoodiyeey Dhab baan kuu Jecelahay.
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 жыл бұрын
Maxmed miyir xaaji Nin tariiq Wang san ka dhinty Alow kuu naxariiso
@ilkacaze1546
@ilkacaze1546 5 ай бұрын
Still 2024 i watching this song😢😮
@CabdiqaadirAxmed-ur2dd
@CabdiqaadirAxmed-ur2dd 3 ай бұрын
adaan kuu dhimanayaa
@salaandhere1849
@salaandhere1849 6 ай бұрын
Omg maxey hees tahayyy😢❤😊
@somalilandhargaysa6085
@somalilandhargaysa6085 7 жыл бұрын
Zak Ali Guray Keeeb Going Brooo 🙏🏽🤜🏼
@abdishakourosmanmouse
@abdishakourosmanmouse 7 жыл бұрын
axla fanan Zack films thnx
@ayaanitamacanitasulubita1310
@ayaanitamacanitasulubita1310 7 жыл бұрын
waw nice song calalka igu baxdaaa😂😂😂
@farhiaupdi6375
@farhiaupdi6375 4 ай бұрын
Abdi hani fantastic ha lgu sooceliyo😧💯
@ayaanmahamed4986
@ayaanmahamed4986 7 жыл бұрын
Zack films studio kacsan iga dheh ayantan isaga Le waregoyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Truppaa
@Truppaa 7 жыл бұрын
Ãyàâñïtô Mâcâñïtô Sûlûbîtõ 👌🏻👏🏻💯
@syedaleem4186
@syedaleem4186 7 жыл бұрын
+Saleban Adam lllllll
@zhacniqalpihnurah7150
@zhacniqalpihnurah7150 6 жыл бұрын
Xazuuz wllhi heezka my twin zhpty duruuftu nakala fogyzay ku xazuuzta 😭😭😭😭
@user-br6qq1yu1b
@user-br6qq1yu1b 7 ай бұрын
Abwan hestia. MAXAMED XAJI CABDI MIRE❤❤
@siyaasiga119
@siyaasiga119 7 жыл бұрын
cabdi hani xaashi axya fanaan
@nasreenali8237
@nasreenali8237 3 жыл бұрын
2021 hees iyo badh😭😭💔
@user-nh1om1du3h
@user-nh1om1du3h Жыл бұрын
waa heees aad umacaan❤
@nusaybaable
@nusaybaable 7 жыл бұрын
Alaylehe Cabdi Hani Xaashi hees IgA dheh noolow bro ❤❤ . Thanks in badan Zack Films
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
Adigaa Mudan Walal Nusayba
@lipanyouzuph2922
@lipanyouzuph2922 3 жыл бұрын
2021💔😂
@AbdirisaaqNaasir-xo1tl
@AbdirisaaqNaasir-xo1tl 5 ай бұрын
Kudheel deedna markaa😢
@mahdiismail9200
@mahdiismail9200 7 жыл бұрын
abdi hani wan ku jecelahay sxb magacayku wa mahdi heesahada ayan ka heela sxb adbay icajabiyeen runty codgaga aya baa ladhaca
@abdirsaaqhassan1935
@abdirsaaqhassan1935 3 жыл бұрын
who is here 2021
@omars4629
@omars4629 4 жыл бұрын
I'm in Love♥️😭
@walalsabco5185
@walalsabco5185 5 жыл бұрын
heetii dharbaaxo jaceel Al-fanan Akram Ak lyrics noga soo saara keep going
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 2 ай бұрын
🥲🥹2024/may /11 Heart broken 💔 (Maxa dhawac ruxii qabay midki dhaydhayi laha hadana uga dhiiijiya 😢😢🥹
@yahyeahmed3968
@yahyeahmed3968 Жыл бұрын
Heestan Aadbaan u jecalahay wllhi
@mariama78
@mariama78 6 ай бұрын
Maxa dhaawac ruuxi qabay midki dhay dhayi hadana ugu dhiijiya 😭😭
@ckmohayir.
@ckmohayir. 5 ай бұрын
my favorites songs
@kaydqodax4530
@kaydqodax4530 Жыл бұрын
Waa habeen khamiisa 15/12/2022/ 6:00 subax Nimo tahy sacadu Waan Ilaaa xalay. Waan soojeday heesdaa ayaaa I baxaysa yaaah
@ayaanmahamed4986
@ayaanmahamed4986 7 жыл бұрын
Wooooow Nice 😍😍😍😍🙌🏻
@Abwaanka433
@Abwaanka433 11 ай бұрын
25/8/2023 Hebeen sabti soo galayso heestan aad bay ii tabatay Wlhi dareen hadal waa dhaaftay 💔🥲
@munaahmed12muna40
@munaahmed12muna40 3 ай бұрын
😅😅
@user-qe7is1xr5q
@user-qe7is1xr5q 5 ай бұрын
Just 😢
@kawsardeeq
@kawsardeeq 7 ай бұрын
Dharbaxada ha oga turin
@simanhassan4615
@simanhassan4615 5 жыл бұрын
Heestan ad ban u jecelahay ninkega aya markasto iso diro
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 6 жыл бұрын
His voice is so beautifull and kind
@istahilomar4596
@istahilomar4596 7 жыл бұрын
woooow nice 😍😍
@mohamethawatle3682
@mohamethawatle3682 7 жыл бұрын
Wooow axyaa hees afkaga caano lagu qabay abdi hani xaadhi abdilaahi
@zamirajama9319
@zamirajama9319 6 жыл бұрын
Hees jcyl ah wlhy hestn dareenkeygey taabaneysaaa wxd moodaaa iney iga hdleyso
@sidiiqpogba4841
@sidiiqpogba4841 Жыл бұрын
Laxankii maxamed miyir alle how naxariisto
@farahsaed8329
@farahsaed8329 2 жыл бұрын
5sano2022 kadiba weli kama daalo dhegysigeeda kma xiiso goyn❤🙏
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
kudhiiibe naftaayda hoo dheerbixaada hawga tudhiiin ku dheel dabeetaan marka xasuuuso ayaay igaalisa heestaan wlllhi ax
@yartareerxajimohmed5580
@yartareerxajimohmed5580 6 жыл бұрын
thanks zack King somaaaliyeed
@maryamoadan1804
@maryamoadan1804 7 жыл бұрын
Zack thnkz cabdi hani axsan cod mcn
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 2 жыл бұрын
Cishqigu Waa Dhimbiilo kulul 🔥🔥🔥
@hoodoqani1975
@hoodoqani1975 Жыл бұрын
Waa been jacayl
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 Жыл бұрын
@@hoodoqani1975 maahee 😂😂
CABDI HANI XAASHI┇KAMA GALIN GAF CAASHAQA ᴴᴰ┇LYRICS 2019
4:55
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 12 М.
CABDI HANI XAASHI┇RAALIYADII I DEEQDAAY ᴴᴰ┇LYRICS 2017
5:45
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,6 МЛН
HEES CUSUB ABDI HANI 🎶 {WAA SHARAF JACAYLKUYE} LYRICS
4:19
SAKARIA OFFICIAL
Рет қаралды 241 М.
CABDI HANI XAASHI┇HEES CUSUB (ISRA ᴴᴰ)┇LYRICS
5:24
ZACK FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 21 МЛН