CABDIKARIIN YARE | REMIX ANA WAAN GURXAMAYAA | SOMALI MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 388,409

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

3 жыл бұрын

Buulo Show Hargeisa Goobta : Hiddo Dhawr
Produced by : MAAHIR MEDIA PRO
Cabdikariin Yare, Abdikariin Yare, Yurub Geenyo, Sharmo Boy, Maxamed Bakaal Ciro , Cirro, Kooxda Xidigaha Geeska, Hees cusub, Mursal, Najma Nashaad hees cusub, Mursal Muuse ,Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Showga Hargeisa, Qamar Suugaani, Kiin Jaamac, nimcaan hilaac, ugbaad aragsan, sharma boy, najma nashaad, hees cusub 2021, Maahir Media Pro,
#MaahirMedia

Пікірлер: 83
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 2 жыл бұрын
Salaantayda geeyaaa Si aad ii jaclaatee
@geeddidhookir6394
@geeddidhookir6394 2 жыл бұрын
Lama keenin
@kossaid8364
@kossaid8364 3 жыл бұрын
Wawo hestan yarantaydi ayan dhagaysan jiray
@shaymamahamed3252
@shaymamahamed3252 2 жыл бұрын
Asc
@shaymamahamed3252
@shaymamahamed3252 2 жыл бұрын
Boyga
@shaymamahamed3252
@shaymamahamed3252 2 жыл бұрын
Asc
@ningalbeedjira2222
@ningalbeedjira2222 2 жыл бұрын
@@shaymamahamed3252 wcs
@hananmuse4595
@hananmuse4595 3 жыл бұрын
احيا صوت🎤👏
@cbdurahmanibrahim8506
@cbdurahmanibrahim8506 3 жыл бұрын
Waw yasalam fanan aan raadinayay abdikarim aax codka alaha kuu siyadsho
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
WLhi kqn cod ma hayo
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Waad iska tidhi dookhu dadka wuu ukala duwan yahay walee malaha qamar suugaani dadka cod uyaqaana baad tahay waaba codkii oo qof ah cabdi kariin yare heesihiisa kale bal sifiican uwada dhagayso haday tani kugu socon wayday cod dagan oo ilaa turxaan ah weeye
@haboonmohamed7418
@haboonmohamed7418 3 жыл бұрын
Team khadar keeyow
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 2 жыл бұрын
Xasidku darbiyada ga jiidho 🤣🤣 Team socdaalba ilen na dhex joogay
@ayanlehsaid5773
@ayanlehsaid5773 2 жыл бұрын
Team fartuun miyaa tahay?
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 2 жыл бұрын
@@ayanlehsaid5773 maye timkaga ahy
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 3 жыл бұрын
Heeztan anoo yar ayey walaalahay dharka ku maydhi jireen Muxuu waayuhu ❤ Dad kala fogeeyey Idin jecelahay dhamanteenba
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 2 жыл бұрын
Aduunyo weeyan waqtiguna u carraya anba xasuus bey igu leedahay heestani
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 2 жыл бұрын
@@suldanabdirahman3970 haa Runtii walaal Xazuuzuhu waa kuwo aynu Qalbiga ku hayzano mar kazta
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 2 жыл бұрын
Ilawad walalha inaa jeceshahay ayan halka kamfahmy
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 2 жыл бұрын
@@fuwaascabdala9068 Walaalnimo Waa Wehel❤💯❤💯
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 2 жыл бұрын
@@fuwaascabdala9068 waqtigu waa cajiib walaalaha wuu kala fogeeyaa wax walba yaraanta ayey Qurux badan yihiin manta hablahaygii mid walba caruurteeda iyo gurigeeda ayey joogtaa wan u xiisay yarantaydii😪😪😪
@hudayassin1573
@hudayassin1573 18 күн бұрын
😊😊
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Heeska waa ku ciyaarey Dibjirakani xashiishlaha ah heeskani nin reer xamar ah baa leh maxaa kuu geeyey qowdhan miyaad ogeen inaad Garaabo cunto
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Heeskani waxa leh nin reer xamar ah oo dibjirkani uu kufsadey marna ay caynayaa xamarawiga ku hayaan marna heesihiisa kufsanayan reer marqaam
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Habrahani 90sano jirka meesha soo koraya nolosha kawada dhaceen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Dibjirkani heesaha waa kufsadey waryaa ka ceshta
@abdiomar5270
@abdiomar5270 3 ай бұрын
Axyaa cod fanaanka keep going bro
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Xasuustii Shariif Abdalla AHUN
@AhmedG36
@AhmedG36 7 ай бұрын
Wow🎉🎉heestii. Shariif.Abdala Waa ba Uuku.DJ.nayaa c/kariim.yare 🎉🎉🎉❤❤lejind sanaa
@zuldanzakir7487
@zuldanzakir7487 Жыл бұрын
M.a so cut voice zhpky apdikarin yaranTi wagii an malcamada qurankah wada dhigan jiraynay xagah codkah qurankah akhrintiza kalinta 1 ana kalanita labad kuwda tartami jirnay alleh zhp haku xafidoh wa adunyeh alleh hayna so hanuniyoh bro
@cabdihakiimmahamuud9623
@cabdihakiimmahamuud9623 Жыл бұрын
Sahra iyo abdifatah yare iyo dhammaanba akhyaarta wan salaamayaa .
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Жыл бұрын
Heesta siduu u qaadaayo 🔥
@alimoge8297
@alimoge8297 Жыл бұрын
.Laguna giijee mise Lagunma giirtee
@osmanmohamed1537
@osmanmohamed1537 Жыл бұрын
Waxa heesta laha fananki weyna ee Shariif cabdallah 😮😮
@yuusufwaylaqwaylaqyuusuf9275
@yuusufwaylaqwaylaqyuusuf9275 Жыл бұрын
Rrx
@youtubexayo8335
@youtubexayo8335 2 жыл бұрын
Hadad 20 22 ki dhagaysaxso like iisar
@abdirihmanhajji7992
@abdirihmanhajji7992 2 жыл бұрын
Legend keep going
@hjfuyigbk2667
@hjfuyigbk2667 2 жыл бұрын
Cabdalla shariif heeskiisiii erayo cajiib ah
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 2 жыл бұрын
Been ilaahbaa caayaye willkani waa SUPPER TALENT. Wuxuu kujitaa 5 qof ee ugu horeysa codka fanka Soomaaliyeed ee haatan.
@abdirihmanhajji7992
@abdirihmanhajji7992 2 жыл бұрын
Legend abdikariin yare keep going
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 2 жыл бұрын
3:01 exercise miyu samaynaya fananku
@mohapdyiraxmaan9705
@mohapdyiraxmaan9705 2 жыл бұрын
_ hollow
@saciidoqueen3149
@saciidoqueen3149 2 жыл бұрын
Xasus😥
@mohamedayusu2059
@mohamedayusu2059 2 жыл бұрын
788
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
Fadlan hees kale hasoo qaadin, 🤮 hadaad soo qaadeeysana mid kharbaana aad adigu leedahay soo qaad, heesohii hore we dahabigaa dhaxalka noo ahaa hanooga cayaarin.
@ningalbeedjira2222
@ningalbeedjira2222 2 жыл бұрын
Adeero ninkan gadhi mayside iska seexo waayo inuu legend yahay laysku raac🖕
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
@@ningalbeedjira2222 ilaaheeyba ima gaarsiiyo heerka uu taaganyahay ma wax lagu faanaa tumasho iyo fisqi ayuu dhex taaganyahay weliba mid copy ah uusan waxba aduunyo ah ku heleeyn. Thanks in aad ii ogoshaybabin aanan nuuciisa noqon.
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
Waar xaasid ayaad tahay Heesuhu masaajid maaha!
@shugrijama3544
@shugrijama3544 2 жыл бұрын
Cuqdad qabae waad bugtaa
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 2 жыл бұрын
He is legend this Guy
@mohammedhusen4181
@mohammedhusen4181 2 жыл бұрын
Hes waxan raba jacel ama hambalyo magacaa Isa iyo ahadha before December inshaAllah
@adamcawad5667
@adamcawad5667 2 жыл бұрын
Ssssß
@alibaax5346
@alibaax5346 2 жыл бұрын
Jawaan talow muxuu dhagta ugu sheegay gabadha?
@angalyjaajuumow8307
@angalyjaajuumow8307 2 жыл бұрын
Waaw abdi kariim yare cod baa heysaa boowe
@khairomohamed3616
@khairomohamed3616 2 жыл бұрын
Inkastoo Ankasojedo South Soomaalia Waxa un Nagadhaxeya Afka Soomaaliga &Diinta iSlamka?
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Hhhhh soth somaliyo wa xagee hh
@khairomohamed3616
@khairomohamed3616 2 жыл бұрын
Inaka yar hukeeney halkediina Hudhigay Alayacisak WOW Good Song Alayasamin WOW Good Song
@nimcohabi2531
@nimcohabi2531 2 жыл бұрын
Heestan xasuus bay igalisay😢💔
@caynboahmedali338
@caynboahmedali338 2 жыл бұрын
Hesmaha waxani
@ningalbeedjira2222
@ningalbeedjira2222 2 жыл бұрын
Yaa dhagayso Ku dhahay marka
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Different golden voice cabdikariim yare
@xaajilacag1549
@xaajilacag1549 2 жыл бұрын
Abdikariim yare boqorka qaaciga
@husseinmahamed9301
@husseinmahamed9301 2 жыл бұрын
You have the talent bro keep moving forward.
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 2 жыл бұрын
hargeisa houga fanka allaw ku dhawr
@kalabaydhjufa4604
@kalabaydhjufa4604 2 жыл бұрын
Gabadha cayilsan ma mobile phoneka ku cusub 😁
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
Wiilkaan qosalkiisa baa jecelhy 😹❤️
@salmanofficial8980
@salmanofficial8980 2 жыл бұрын
Hhhhhh makuu baaafiya hala yaaabo eee
@shiineofficialnindulqaadpad
@shiineofficialnindulqaadpad 2 жыл бұрын
Magaciisa ayaan kuu hayaa c/kariin bac miiko ciyaal qudhac dheer weeye
@mohasahal1771
@mohasahal1771 2 жыл бұрын
@@shiineofficialnindulqaadpad hooyadaa la wase maxaad nin ka uga ciidayn sumcad
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 2 жыл бұрын
Inaba caadi maaha abdiyare horey usoco oday
@munahassan6084
@munahassan6084 2 жыл бұрын
Illahy amarki abdikarin yare wuxu leyahay codka aan codadka ugu jeclahy heesuhu qadana waa heeso qimo badan oo micno badan lagala dhexbixi karo sida heesta Marwo iyo ninkeday kunoqdan iblayso amazing 👏 runahnti qof anan waligay ilabayna wanku xasusta
@mohamedbulbulmahamed6988
@mohamedbulbulmahamed6988 2 жыл бұрын
Horta yarkani maanu hees kalaba qaadin xabadan koobiga ah bas miyaa
@samis3261
@samis3261 2 жыл бұрын
Musical tacbaabana mana aha musicgeedii heesta codka%
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 жыл бұрын
🥰Gabal dhiciyo waabari Gurigaad ku nooshahay Afartiisa geesban Salaantayda geeyoo Miyaad iìgaclooteeeeen🥰
@libanahmed1457
@libanahmed1457 3 жыл бұрын
walayaabye abdi kariin yare
@bashiiraxmedsaleeban8867
@bashiiraxmedsaleeban8867 3 жыл бұрын
Hesska anoo yar baan kaga ciyaarnay hbn aroos Cigaal hotel burco Rag aanu zxb nahay oo aan so koobi karin ayaanu ahay Wixii dhinty ilaahy haw naxariisto wixii noola nooli kulanteen
CABDIRISAAQ ANSHAX  NEW REMIX SOMALI COLLECTION  MUSIC VIDEO 2021
6:14
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 2,1 МЛН
Shariif Abdalla iyo heestii anna waan gurxamayaa. OFFICIAL SONG. 4K .
4:47
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН
CABDI KARIIN MAXAMUUD|C/kariin yare | HEESTII |WAGAREEY ADUUNYADA REMIX 2021
6:30
Fansan Cabdinaasir Macalin
Рет қаралды 69 М.
HABOON NUURA -  BUURTA BUURA UDHEER - SAHRA ILAYS SHOW HARGEISA 2024
3:43
Heesta: Miiraale | Cabdikarin Yare
6:26
Astaan
Рет қаралды 146 М.
MARWAAN YARE I ANA WAAN GURXAMAYA I SOMALI MUSIC 2019
3:42
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 856 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
CABDIKARIIN YARE HEES MACAAN 2021
8:24
Fowsi channel
Рет қаралды 31 М.
MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023
3:34
Mustafe Dollar
Рет қаралды 10 МЛН
ИСТОРИЯ ПОВТОРЯЕТСЯ🧨
0:16
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 230 М.
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 45 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 24 МЛН