Cabdiqafar Ciise Cali - Wax ka ogoow taariikhda heesaha caan baxay ee uu qoray #Galaydh #Caynbaceyn

  Рет қаралды 101,061

HANOOLAATO

10 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: kzfaq.info
Follow us on Twitter: hanoolaatotv
Find us on Facebook: hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 137
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
waah waah markii horee aan magaca cabdi qafaar ciise cali un arkay waxaan moodayay ciyaalka danbe balse kadib baan ogaaday inuu yahay cabdiqafaar ciise cagoole waxaan soo xasuustay cabdoow barisamaadkii yaa salaam iyo galayryahow aun khadra daahir iyo cabdulqaadir bagaag
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 10 ай бұрын
Qalbi duugma yeeshee Maxaa qoom ba meeldegay Cabdoow qaaradaha aduunayada Qarnigaan dhibtiisii Qaxa iyo cararkii Qamar waga maqantahay Qalbigay ga kama goin Wali qncaayoo qaalibay nafta utahay Qorsho maxaad ka haysaa Dabaylaha qayoodee Hadba qaarad aadaan Qoraalada udhiibaa Qofkii garan ugeeyoo Qodheeda hadaad haleeshana Qumaati ugu dhiib baan Iyo ubax qaayihiisa leh Rubacaan qarniga tagay Subixii qaxu galay dalkeenii Niyaday ku qorantoo Qlbigaan ilaawayn Wali waan qadarisaa Tira guud qarkaasaar Qarni hadii aygaadhana Qorshaheedu waakii Yurub miyay qalo ku joogaa Ma afrikay ku qarantahay ma ameerigay qiyaastii Qoomtagay uraacdoo wali ay qandoodaa Asiya uga ma baqo Ustereeliya umaqalantoo Faalqaybshe iidiid Somaliya qorshaha daa Anay qaybkastaa maray Qolkastana ka eegoo Qawl waakamaqantahay Cadoow ila qiyaasoo Qoton waga maqantee Shaashada qorsheeyoo Qalowdeeda iidoon
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 10 ай бұрын
Maasha'Allah! Walleh meesha aan ku kulannay abwaanka ayaa iga hormuuqata.
@looyaan323
@looyaan323 10 ай бұрын
Cabdiqafaar ciise cagoole waa nin qiimo badan ku leh fananka soomaaliyeed 🙏
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 10 ай бұрын
Wariye ayaanle xuseen Cabdi runtii waxa tahay wariye Aan aad ugu farxo warbixin kasta iyo waraysi kasta oo aad soo gudbisid Abwaan cabdiqafaar ciise cagoole runtii Waxan islahaa cid waraysani ka qabanaysa ma Jirto balse maanta ayaanle oo wariye wayn ah baa Noo suurtogaliyay ilaahay ka sokow. ❤❤❤❤
@maryamhajiomar8630
@maryamhajiomar8630 9 ай бұрын
P
@abdirizaknoohibrahim1439
@abdirizaknoohibrahim1439 10 ай бұрын
Waxa wareysiga keliya ee aan xataa hal daqiiqo i dhaafin, Cajiib
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 10 ай бұрын
Waan xiisanayay falaqeenta heesta sheeko baraley woow mahadsanid Ayaanle hanolato🥰
@JAMHAD10
@JAMHAD10 10 ай бұрын
Maantay waxaad keentay nin weyn wax badan waan maqlay balse ma aqoon inuu yahay nin da’yar oo dhalin yaro ah, heesihiisa aad baan u jeclahay waana murti miiran oo dhaqanka soomaalida ku dheehan!!❤🇸🇴🙏
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 9 ай бұрын
kkk nin dhalinyar kulaha Alhamdulillah cimriga allah ha usai'diyo awowe yaran marabe .cafimaad iyo tobo suban wbt.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Ай бұрын
Waa 70 jir iyo ka badan.
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 10 ай бұрын
Mansha Allah Abwan Alle haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲❤️
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 10 ай бұрын
Ayaanloow Heeso fara badan Oo dhaxal gal ah Ayuu lahaa abwaanka Adna laba ayay kaaga dhagtay aaway heesihii Ahmed Ali Cigaal uu qaaday berisaamkii
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 10 ай бұрын
waa wareysi Qiimo leh oo aan Abwaanka ka faaiideysaney thanks
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 10 ай бұрын
Mansha Allah, waa waraysi aad u qiimo badan.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 10 ай бұрын
Ayaanle Mar Labaad Soo Wareeso Abwaanka Heesihiisa Oo Dhan Si Looga Bogto Waayo Wareeysigaan Inta Badan Sheeko Ayaa Ku Dhamayseen Muhiimadii Badneed Ee Fanka Kama Wareesan
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 9 ай бұрын
Abdiqadir Cise cagoole waa abwanada Somali ugu caansan heesha uu curiyo waa kuwa run u dhacay sida galler iyo cabdoo barisamadkii Mashallah caafimaad iyo cimri dheer
@siradhassan9297
@siradhassan9297 10 ай бұрын
Ayaanke asc abwaankaan kula tali in uu jacaylkiisa nololsha inta yar is la joogaan ❤❤
@abdibashe567
@abdibashe567 10 ай бұрын
MashAllah Abwaankan mudaan raadinayaa Taariikh faneenkiisa A/qafaar Allah ha ku xifdiyo
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 10 ай бұрын
Maashaaallaah waa suugaan yaha ninkaan, waa in buug laga suugaantiisa. Waa runtiis qabiil qaran ma noqdo .
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 10 ай бұрын
Waa runtiis Allaa weeyn🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥛🍒🍒🍒🍒🍒🍒
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 10 ай бұрын
Heesta galaydh waxaa laxanka saarey axmed cali cigaal
@user-xd2de1lj5d
@user-xd2de1lj5d 9 ай бұрын
Ninkas u shegayo baladweyne wa abahay alle ha unaxaristo
@istarcabdulahicabdi8473
@istarcabdulahicabdi8473 9 ай бұрын
Allaha unaxariisto aabo
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 3 ай бұрын
Ha noolTo tv in yar aan kugu darsado Marka aad abwaanka qisada Ka warastaso qista kasta bar dhamadkeda Heesta qisadeeda laga waramay so gali Si ay dadku u fahman oo uu warasigu naxwe u Yeesho fanaanka qaadana lo ogado Mahadsanidiin
@yoesefahmed5630
@yoesefahmed5630 10 ай бұрын
Op op nin wayn oo in badan la is waydiin jiray baad fagaaraha keentay mahadsanid ayaale xuseen. Abwaan C/qafaar waa nin suugaantiisu heer sare tahay
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 10 ай бұрын
Qur aan xifdidaa kaaga khayr badnaan lahayd
@AdamXuseen
@AdamXuseen 10 ай бұрын
Abwaanada Quranka ma yaqaanan miyaa lagu dhahay
@DamlaCajis-mp9ug
@DamlaCajis-mp9ug 10 ай бұрын
Adigoo naftada u shega kaga kharyr bad nan la laheyd😔 Hadan cashakeygi xadiska iso xasusisay waba la garay waqrigi like wa ku saray ficana social media yaa
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 10 ай бұрын
​@@AdamXuseenlaabi laba ula haday yaqaanana ma iya gaa wakhti siinayaba intay kuwareer sanyihiin hees iyo musik iyo wax riwaayad kushegaan
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 10 ай бұрын
Soo dhawoow abwaan
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 10 ай бұрын
Masha'alaah abwaan culus.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 ай бұрын
Cimrigaa Alla ha kuu siyaadiyo
@Mrindhayare-ld9cx
@Mrindhayare-ld9cx 10 ай бұрын
Mahad SANID WALAAL❤
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 10 ай бұрын
Cabdiqafaar Ciise Cagoole ahaa
@moussamomed3890
@moussamomed3890 10 ай бұрын
Scw hambalyo
@bashirabsher5011
@bashirabsher5011 10 ай бұрын
Abwaan caana oo taariikh jeceyl iyo heeso laga sameeyey leh waaye Cabdiqafaar Ciise Cali (cagoole)
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 10 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️
@CabdiyomaxamedMaxamed
@CabdiyomaxamedMaxamed 10 ай бұрын
😢😢
@ibrahimhusien9350
@ibrahimhusien9350 10 ай бұрын
Wcs. Mahad. Sanid. Sxb
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 10 ай бұрын
Maxaa meeshaan nebi dhex keenay?
@mohacosta3595
@mohacosta3595 10 ай бұрын
scw scw scw
@libandahir7953
@libandahir7953 10 ай бұрын
Adiga ma ganacsiga saliga baad Ku jirtaa????
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 10 ай бұрын
Abdiqfar ciise cagoole waxan bartay Aniko yar 9 sano kahor lkn manta markale bartay oo muuqisa iku horeeyo Allh daaye
@ak-kasim
@ak-kasim 10 ай бұрын
Dadkii Hore Qiima badnaayee Qadarin iyo qaaya badnaayee.. dadnimo iyo sharaf Badnaayee..
@axmedxirsi992
@axmedxirsi992 10 ай бұрын
Mnsha alla abwaan cabdiqafaar ciise iyo. Wariye. AYAANLE alle haydin illaaliyo. Heestaa waxaalahaa baxsaney hargaysaay waxaa lahaa alle haw naxariiste HADRAAWI
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 10 ай бұрын
Maashalah abdiqafaar cisa cagoole reer galkacyo axyaa wadani
@nuursalahburale
@nuursalahburale 5 ай бұрын
Ninkan wa lagu dhaga hadlay abwan mahadsanid ninkan asaga ayaaa umada wax xun usoo godbiyaaa
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 10 ай бұрын
dab iyo dhagax layskuma dhuftee kala dhowraay cali sugule ayaa sameeyay sxb
@jamaaxmed5659
@jamaaxmed5659 10 ай бұрын
Cabdiweli jaamac cawaale feedhacade waan garanaya waayo
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 9 ай бұрын
Andow barisamaadkii soo cabdiwali maleh
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 6 ай бұрын
​@@BadelFaraholaddee mayee kan hadlayaale ee la waraysanayo
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 10 ай бұрын
Dab iyo dhagax waxaa lahaa abwn cali sugule
@hargeisa24h
@hargeisa24h 10 ай бұрын
Hesta inaad saarto ayaa lagu Fahmi karaa ......
@ibaadosaleebaan2093
@ibaadosaleebaan2093 10 ай бұрын
❤😂
@mussali3427
@mussali3427 10 ай бұрын
nin reer mudug ah oo reer gaalkacayo ah oo hargeysaa la isku haybsadaa leh oo gaalkacayaa qabiil laga xishoodaa waa qiyaamihii addoonka
@drhasansheikhyousuf4790
@drhasansheikhyousuf4790 4 ай бұрын
kkkkkkkkk
@guureguurre338
@guureguurre338 10 ай бұрын
Wixii 1990 kadanbeyaan modaye wagaasna xabaalaha malaqodijiray?
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 4 ай бұрын
Tuuma kkkkkkk Ayaanle Mashalahu
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 10 ай бұрын
WALHI NINKAA WAX BADANU ISOO XASUUSIYEY OO WLLNIMADII UMMADDA SOMALIYED,
@tigernimcan
@tigernimcan 10 ай бұрын
Ayaanlow dhamaan meelwalba heestaasi taalo waxa kuqoran inuu laxanka leeyahay maxamed mooge sida darteed ayuu usoo qaatay ayaa laga yaaabaa
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 10 ай бұрын
XIN IYO XEEL XAALKOODU WAA XAALUFAN
@akhalif579
@akhalif579 10 ай бұрын
Gabadhii meeday? Tumah? Hh I like that.
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 5 ай бұрын
Abwaan heeso culus buu laah hadan caan saas um ahaan
@user-vc6ze9tr6z
@user-vc6ze9tr6z 9 ай бұрын
Cadimahan abwanku
@maxamuudcabdilaahi9119
@maxamuudcabdilaahi9119 10 ай бұрын
Waxan xog badan ka haya arinta sheeka baralay,halkeebuu ku nool yahay saaxiibkay cabdiwali .
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 10 ай бұрын
USA
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 6 күн бұрын
Saxiibtay Farxiya saciid Ahmed baa loo tiriyaay iyadda iyo odageedii abdiweli
@zakariyebashiir
@zakariyebashiir 4 ай бұрын
Ayaanle
@abdirizakbarre9565
@abdirizakbarre9565 10 ай бұрын
Xooga inaad heesaha lafalanquynayo namaste maqalsiiso ayaa ilahaboon maadama dadka qaar aaney oqoon heesahaa xiligaa ah
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 10 ай бұрын
horta adayashan ma anaga ayeeye no faanayan mise aduunka oo la si kale ah ayaan nimidi horta waa suaale??
@Ch.nks7
@Ch.nks7 5 ай бұрын
Waa midaan hada kafarayay😂😂😂 we came another planet 😂😂
@dahirali6422
@dahirali6422 4 ай бұрын
May hal berna ma uusheegin Heesihii hore iyo fankii hore waxay ku baysgaranayeen sheeko iyo qisooyin dhab ah oo dhaca Ninkan anaa aqaan waa dhab sheekadiusu waa nin reer gaalkacyo ah reer goldogob iyo dhudub ,ka yimid Sheeko baralay waxay ahayd silsilad dheer oo heeso la,isugu jawaabo Sidoo kale heestii baladwayn Iyo heestii hooyo ee hadraawi qiso ku dhacday. Buu ka tiiyay
@bazeera5520
@bazeera5520 10 ай бұрын
Cawaale allah haku xafido waxyaalo qiimo leh baad keenta
@wanakaadunkashidehish168
@wanakaadunkashidehish168 10 ай бұрын
Alla mxu run sheegay waba heeso an la kala garaneyn anigu na fahmo carurteydana waba igu qoslan markan dhaho heesahan ma kala garto qarami le taqan
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 10 ай бұрын
Ayaanle waa waraysi xambaarsan taariik dheer oo ku saabsan, qayb wayn oo ka mid ah fanka Soomaaliyeed, xiligaasi ayaa la oran kara fanka Soomaaliyeed aad ayuu u koray.
@cheyyene
@cheyyene 3 ай бұрын
Bukaan socodka liitaa Ragga waa ku badan yahaye Ha u baran nuglaanoo Ciilka baaxadiisee Barashadaan is nuugtiyo Axdigaagan baa ba'ay Haweyn baad u baratee Ka adkeysan weydee Haka daba balaan balin Baahidaada adiga isu Baanan karayoo samo Waxey bideysane kuumaan Barasho gooynine Dabkaan igu baxaayaa Boholyow igaliyee Aan is iri baqtiiyee Adaa kuu birmanayee Bash bash iyo barwaaaqiyo Baraaraan rajeeyee Adaan kuu birmanayee Samir weel ka buuxsoo Oo yaan dhankaagu beylihine
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 10 ай бұрын
Soomaaliya xaalkoodu waa 4 kaaf 1- kala dhiman nay 2- kala tagnay 3- kala rayn waynay 4- kalsamina iskuma qabno Dawaduna waa kaaf shanaad 5- korreeye ajnabi oo kor uga yimaada.
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 10 ай бұрын
dad wax badan og baa meeshan ku jira ani waligay ma maqlin nin kaan
@elmihassan6054
@elmihassan6054 10 ай бұрын
Waxaad ka hadleysid ma heestii Abdoow beri samaadkii ?
@subraarm4381
@subraarm4381 10 ай бұрын
Waxaan u malaynayaa in Gabadho Ciyaartay ahayd Dawlada hoose magaceeduna ahaa Farxiya waxay tegtay Dubay wiilkuna ahaa Ciidan Cabdoow beri samaadkii
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 10 ай бұрын
Khadra daahir waa qaaday Heestii sheeko baraley
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 10 ай бұрын
Runtii waa nin kuddayasho mudan
@durguf3993
@durguf3993 10 ай бұрын
INA CIISE CAGOOLE NINBA DHAN U BADI YAA SALAAM
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 10 ай бұрын
Wuxuu yiri shaikh cali fooxle QABIIL iyo QUUD QARAN MA NOQDAAN
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 10 ай бұрын
SOMALIDA DADKA BULSHADA KA DHEX MUUQADA HADI AYA AYUGU TARIKHDA SAXADA AHA LA WADAGI LAHAYEN CIDIBA BEEN KA SHEEGTEN TARIKHDA! LKN NASIIB DARO QOFA SOOMALIGA HADI LA YIDHA TARIKHDAD DUUB INTA NOSHAHAY IYGANBA YEELAYN AMA SHEEKH HA AHADO MAH QOF KALO BULSHADA TARIKH KU LEH HA AHAADO WAN KU LIDANA ARNTA. MARKA IN BULSHADU MALA AWOOSHO QALAD KUMA LAHAN. ADUUNKA KALE DADKU AYA QORA TARIKHDODA SI AN BEEN LOGU DARIN. CAR WAKASE SOO HEL QOFO SOMALIYA OK QORAY.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 ай бұрын
Somalida waa been ku nool walaal
@ahmedgarad2788
@ahmedgarad2788 10 ай бұрын
xasan sheikh iyo farmaajo ma aheeyn inay somalia xukumaan, ninkaan oo kale ayaa la rabay inuu qaranka hogaamiyo , isagaa u qalma , laakiin nasiib daro somalida , people who has high quality, dont want to lead the nation.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
CAYNBA CAYN ADDUUNYOOY CASHAR IYO LAYAABEEY,,,,,,,,COSOB IYO HIR DOOGLAAY,,,,,ABAAR LAGU HUNGOOBAAY.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 ай бұрын
Hargeysa illaa immika waa sidii waa lagu tohoyan....
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 10 ай бұрын
Raggu woow wada liita been maahan runtii
@cabdixaakin2366
@cabdixaakin2366 10 ай бұрын
Waxaan kuuhubaa heestaa sheeko baralay in ay kaculustahay talagajawaabay
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 10 ай бұрын
Duqa waa leelkase miyaa
@abdikalaakbarre2623
@abdikalaakbarre2623 2 ай бұрын
Waa marexaan
@Wonderer224
@Wonderer224 27 күн бұрын
Leelkase iyo Marreexaan midna mahee waa nin Majeerteen reer Maxamuud ah isaga iyo Bagaagba waa isku reer.
@hamzeabdillahi2089
@hamzeabdillahi2089 10 ай бұрын
@📌𝐼𝓈 𝒸𝒾𝒾𝓁 𝒸𝒾𝒾𝓁 📌: Video gan manta arkay wllhy 😢 18/08/2023 jimco galab 4:07 ayaa waxa dagmada xamar jajab , buundada , dakada saaran ✊🏻 laga xaday gabar 4 sano jir ah 🙏😢 @hanoolato ayaanle ogow maamule 🙏🙏
@SomaliMedia.114
@SomaliMedia.114 10 ай бұрын
Ayaanle Salaan sare kadib, Heesta Baxsaney Hargeysaay iyo Baro-riyaaq waxaa alifay Cabdiwali Jaamac Cawaale (Cabdiwali Kilwe Cawaale) Igu salaan abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 10 ай бұрын
NINKAN XOOGA XAGA DIINTA FAHAMKEDA WA KU LIITAA!
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 ай бұрын
Abdiqafaar kuwo badan oo la mida yaa ka buxo dibadaha aniga 1989 ayaa igu danbaysay
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 10 ай бұрын
Maanta waxad heshay sxb beenta iyo nacaybkii qabiilka kula wadaagayo,kacaankii waxan filayaa in aad waxa dhaame uuna nooga dambayan.kkkkk
@nurhirabe5989
@nurhirabe5989 10 ай бұрын
Ayaanle wan usalaamay abwan kale hadaad la ulan to iweeydi heesti salax qasun ee waagob beehanoolaato san uhelo waalawaayay
@JamaMohamud
@JamaMohamud 10 ай бұрын
Hhhhhh futaland waa dhab in qabiil loo xir xiran yahay.
@Cadar49
@Cadar49 10 ай бұрын
Walee qabiil iyo heebsi waa reer miye iyo reer gobol
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 10 ай бұрын
Ayaanle ilaahay utoobadkeen hees munkar ah sababo nasuul hadhihin
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 10 ай бұрын
Futo land, wallee waa runtiis inay yihiin futoland
@xanaanaxmed1887
@xanaanaxmed1887 4 ай бұрын
Beenawaas qucdad iyo jaahilnimo dishay ayaa tihiin doqonka dacad a leh
@guureguurre338
@guureguurre338 10 ай бұрын
Galayr waxay kamidtahay heesa kuwaan ugu jeclahay. Xitaa xalaybaan islahaa toloy yasameeyey mar aan daawanayey Cigaal oo ku hele Cabdisallaam hareeri anaa laxanka saaray
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
waxaa muuqata inaadan fanka udhuun daloolin sabab too ah heestaasi waa hees caan ah abwaan kaan baana sameeyay music axmad cali cigaal iyo sidoo kale heesa badan oo axmad cali cigaal qaado sida geeridii abwaan ka oo iyana cajiib ah
@guureguurre338
@guureguurre338 10 ай бұрын
@@CarabShiikh wll commentiga maad fahmin bay ilatahay. Intaanan Abwaanka ka ogaan inu isagu sameeyey, kahor baan raadin jiray cidda samaysay.
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
@@guureguurre338 mahadsanid sxb aniga sixitaan bay iga ahayd
@Mohamedarab49
@Mohamedarab49 10 ай бұрын
Ayaanle markan si fiican u dhugtey dadka aad wareysatid iyo sidad adiga ugu jawaab celisid waxaan kaa arkaa inad tahay dadka niyada ka neceb hab taliski dowladi kacaanki, lknse waxaan kuu sheegayaa necbow ama jecloowe dowladi siyaad bare wax ka fiican kana wadanisan masoo marin somalia mana soo mari doonto
@Caanodiid123
@Caanodiid123 10 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk in sida aad adigu rabta uu u hadlo miyaa rabtaa hadda adeer qofku waa xor wixii isaga ma fiican waa la fiican yihiin wixii la xuna waa xunyihiin kacaanka inuu xumaa dadkii joogay baa og
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 10 ай бұрын
Ma qalbiga walaalkaa ayaad ku dhex jirtaa wlll Allah ka baq. Dowlada Siyaad Barre ilaa hadda Dowlad dhaanta mahayno dhib iyo dheef ba
@Mohamedarab49
@Mohamedarab49 10 ай бұрын
@@ahmeddahir6224 sxb qoraalkeyga si fiican uma aadan aqrin ayaan umaleynaa, aniga dowladii siyaad bare wan taagersanahay, mida kale neh qalbiga ayaanle kuma jiri lknse waxaan daawadey wareysiyo badan ee uu qaadey iyo dadka uu ka qaadey oo ubadan dad ceeb iyo xumato bes lee ka sheega dowladi maxamed siyaad, marka qofne waxa uusan necbeeyn xumatadoda ma raadsho
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 10 ай бұрын
Qasab ma ahan in uu jeclaado
@Mohamedarab49
@Mohamedarab49 10 ай бұрын
@@FarhandhagacadeFarhaan taas kuma weydiin adiga
@abdirizaknoohibrahim1439
@abdirizaknoohibrahim1439 10 ай бұрын
Waxa wareysiga keliya ee aan xataa hal daqiiqo i dhaafin, Cajiib
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 46 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 21 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 9 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН