"Cabdirisaaq Khaliif Rasaastii ugu horeysay isagaa iibiyay" Guddoomiyaha Ururka Rajo.

  Рет қаралды 16,420

MM Somali TV

MM Somali TV

Жыл бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 124
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Жыл бұрын
Cabdillahi Dahab dahabkii ayuu hadalkii😂noqday Maansha Allaah
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 Жыл бұрын
Mm oow Abbey ayaa Saylac yiri waan qabsanayaaye awooda aad ku sheegayso Soomaaliland bal haku difaacdo Saylac, inshaa Allaah.
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Geesi geesi dhalay halyeey ah gudoomiye Abdillahi Dahab Nin Aan xaqiiqada iyo runta Aan ka gaban Xukumadda kulmiye Ee maanta waxaad Moodaa in Ay runtii Hamranayso garan mayno meel ay ka hamranayso e waar bal sidii rag u jawaaba mar Uun baanu leenahay xikumadda yadda 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Жыл бұрын
Ilaahaw muuse dabadii mid sidaada oo daacad ah insha alaaa
@abdurahman9645
@abdurahman9645 Жыл бұрын
Mmtv cunsuriyiin beerke niga ogsonin waxan kaxumahay inwariyashiine xamar tagano nabadne ugusolabtaano
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Жыл бұрын
Si fiican ayaad u hadashay nio lkn maad mar kasta hadashaan ileen dalksn kuwa mustaqbalka ka rabaa waa idinkoo miidhsne madaxwayne kalidii wax ma qaban karee dalkerna lagu soo duulsy inta caafimaad qabtaay aan dhexda u xidhsno
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Maxaad awal usheegi la ay deen Munaafiqiin iidoor
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 Жыл бұрын
مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك Rubaad sheegtay. Adiga oo kale yaa wadanku u baahanyahay
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 Жыл бұрын
machallah
@sharifsaleh7167
@sharifsaleh7167 Жыл бұрын
Absolutely C/hi Dahab laaxin laga jarimaayo.
@adangeydh7387
@adangeydh7387 Жыл бұрын
Gudoomiye cabdilaahi ale ha xafido
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 Жыл бұрын
waa haadal caad 🎉mashallah
@adangeydh7387
@adangeydh7387 Жыл бұрын
Guul Somalilan
@mohamedbasha5763
@mohamedbasha5763 Жыл бұрын
legend dahabi
@CaliCismaan-gp9cy
@CaliCismaan-gp9cy Жыл бұрын
Daamur allaha Duf kugu dil war ma waxaad leedahay dhiiga shacabkiisa muxuu uga dhiidhiyey Allah waxaan idinka baryeynaa inuuu masiibo idinku rido dulmiga nalagu hayo baad raali ka tihiiin
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Hayadaha shisheye ee somalia metelana caydhiya uma baahnine intay ina aqoonsanayaan
@sahraali6994
@sahraali6994 Жыл бұрын
Viva khaatumo state of Somalia 🇸🇴 ♥️
@hodanh2669
@hodanh2669 Жыл бұрын
That is true
@AhmedMohammed-oq5bp
@AhmedMohammed-oq5bp Жыл бұрын
Cabdirisaaq khaliif halyeey u hiiliyey dadkiisa iyo dalkiisa somalia. Lascaanood iska dhaafe hargeysa Iyo burco ayaa somalia 🇸🇴 ah
@user-yh7ge5ml4x
@user-yh7ge5ml4x Жыл бұрын
This is our real president..Mr..dahab
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Жыл бұрын
Talisey oo tallo dhaxagala kutaliseye illay haka jasa isoyo
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
WLH ninkan waa Libaax rasaas nool nool baa Afkiisa ka dhacaysa, Dalku Ninkan oo kale buu u baahanyay in ay Hogaanka u qabtaan
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 Жыл бұрын
maasha allaah run ayuu sheegey
@farhanadan7634
@farhanadan7634 Жыл бұрын
Waad cuqdadhadashay cod marabtid
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Жыл бұрын
Hadalkaga wanaagsanaa inoo kaca rabi iyo rag baa joogee
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Legend ❤❤
@naimaali2737
@naimaali2737 Жыл бұрын
Halyeey qaran cabdilahi dahab
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Жыл бұрын
ALLAHAYOW HA NOO WAAYIN CID RUNTA SHEEGTAA WAATAA RUNTIIIII
@Materno1
@Materno1 Жыл бұрын
Dahab halyeeey
@saynabxassanmaxamud5393
@saynabxassanmaxamud5393 Жыл бұрын
Allahu akbar wax wadinayabaan lagu ogayn oo wadaad dhalaye wabeeyadii ina khaliif aragnay wagaase somalilandeey wad aragtan dalkiina ilaashada rajana way sheegtay runtu siday ahyd
@kujoogclimatechangeomar4035
@kujoogclimatechangeomar4035 Жыл бұрын
Fariid
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 Жыл бұрын
Run buu sheegay
@sacdaayaan262
@sacdaayaan262 Жыл бұрын
Tuuug bay cumaamadeen oo yidhaahdeen raaiisul baarlaman ka dhigteen
@kamiuchihao
@kamiuchihao Жыл бұрын
Caaaac
@fj1914
@fj1914 Жыл бұрын
SomaliLand way Jabtay 😂🇸🇴
@omarabdisalam6807
@omarabdisalam6807 Жыл бұрын
Maalaa yacni af noolba wuu hadlaa
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 Жыл бұрын
Ina khaliif waa halyeey geesiya
@khadaraadan5764
@khadaraadan5764 Жыл бұрын
Daalinimada soomaalilaandaalinimadeeda haddii lasheego madhinacbaa yuu enkuna waa dhulbahante seeyeelaysaan reer isaaqoow
@abdirashidyaasin7897
@abdirashidyaasin7897 Жыл бұрын
Hadhuusin daaamurow ilmada cesho
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 Жыл бұрын
Guuuuuùuul ssc khaatumo❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Ina igare kkkk
@AbdiraxmaanAxmed-uh8cu
@AbdiraxmaanAxmed-uh8cu Жыл бұрын
Horaada ugasheegi lahay loomabaahano imika
@hallad598
@hallad598 Жыл бұрын
Waa yaab! Oo kaalay Laascaanood haddii ay tagtay ma miyir doorsoomaysaan? War weligiinba cabaada, qalaada, eedaara, Laascaano galbataye calaacalka jooja.
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Ninyahow xisbigaga aan u codeynee Wada hadalka somalia ma naga soo xidhaysaa ?????
@bowdcali6156
@bowdcali6156 Жыл бұрын
Afar bilood ka bacdi inad ku eedeyso rasaas ayuu iibiyey miyaad hore u sheegtid waar allah ka cabso allah ayaa idin xisaabin siyaasiyiinta waxan leyyahay waar runta sheega maanta waa if berina akhiro allah ayaa layshortagayaa sidaa maanta u hadlaysid beri u hadli maysid qofwalba waxan leyyahay waxad ku hadlayso iska hubi intaanad allah hortagin
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Aqonsi Somaliland uma baahna 26 june baa nala aqoonsadaye xuska maalintaas dib u soo nooleeya Midawga Somaliland iyo somalia sax u diwaan gashanba ma jiree dacwad ka gudbiya macal kuwa beenta inagu metela ee barlamanka somalia oo 26ka juun ka saraysiya 18 mayga bilaa caleeg hadaad donaysaan in laydin aqoonsado ileyn waa malintii UNta laynaga aqoonsadaye
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn Жыл бұрын
DOWLADNIMO ILAYN MANTA AYA LOO KACAY INTI HORE SASABO IYO BARYO AYA LAGU WADAY MANTA DOWLADNIMADA IYO SHARCIGA WA INU SHAQEYA
@hazranine
@hazranine Жыл бұрын
Gull and gull somaliland for ever and ever
@sacdaayaan262
@sacdaayaan262 Жыл бұрын
Fariidsanaa ninku waaka cashariyey huushtii
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Dadkaygi haduu tashado maxaa loo daba socdaaa ... Waar niow waxan oo nac naca iska daayooo tashada
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Taa J/Somaliland ayaa lagu yaqaaney haastaa iskana leh waanaad Saxantahay waayo waxaad tahay Muwaadin Reer Somaliland ah
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Жыл бұрын
Ssc vs snm
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Geeeeeeeeeeesi cabdulaahi
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Guul somaliland
@jmohamud8961
@jmohamud8961 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ninkan miyaanu is maqlayn miyaanu wax arkayn miyaanu wax akhriyin mise waxaa ka awood batay oo daah ka saaray xaqiiqda caadifada qabyaaladeed guud ahaan cida baadhitaanka samaysay Waayo cida go aanka gaadhay Waayo !!!!? Aan kuu sheegee waa golaha amniga keligood oo aan cidna Uga baahnayn inay wax uga sheegaan waxa dhacay!!!Waayo waxay awood u leeyihiin inay si live ah u soo bandhigaan wayna sameeyeen ,go'aan kan fal celinta lagaaga fadhiyaa waa keliya inaad samayso wixii lagu faray hadaad diidid!!!waxaan wada arki doonaa go'aanka iyo ficilka xigi doona😂😂😂,,,
@abdimadobe8803
@abdimadobe8803 Жыл бұрын
Xagee taa lagu sheegay idinkaa magacaa iska sheegtaye ergayga somalia la dhahaa iyo safiirka somalia ufadhiya dawlad hebel hada ka horna khadar xuseen baa sheegay xoghaya xisbiga wadi
@keysedheereeye2857
@keysedheereeye2857 Жыл бұрын
Cabdilaahi dahab waa mu,waadin dalkiisa ilaaliyay
@samirgaming3918
@samirgaming3918 Жыл бұрын
Mar hadi aad tahay siyaasi marka lagu jiro xaalado adag waxa wajib kugu ah in aad abuurto dood isku so dhaweey neeso xalada taagan
@theogatedman1
@theogatedman1 Жыл бұрын
🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉😂
@hodanh2669
@hodanh2669 Жыл бұрын
Hooyadii iyo aabehii waa labadiisa garab, waxaa kawayn dhaartii uu dhaaraty , yaa aaminaaya soomaaliya iyo dadka aabihii kasoo jeedo toona , codeeya doorta cidii wadanka wax kutaraysa, ilaahay haxafido j/ huuriyada barakaysan
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 Жыл бұрын
waxa.sodortay.dadkiisa.wuxuna.udhartay.dadkiisa..dadkiso.lalaynayuu.qomuludka.dhexfadhiya.
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Qosol badanaa😅!. Horgal miyaa ninku?.
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
Isku maaweeliya bahashiinii 😂😂😂
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Heesti moogiye meeday buu isoo xusuusiyey😅!.
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Ciyaari waa gelin danbee in yar na sug
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Xalku wuu fudud yahay, Wada hadalka Somaliland iyo Soomalia waa meesha laga saaro . hadal qoraal ahna laga soo saaro.
@ahmedismail5546
@ahmedismail5546 Жыл бұрын
kkk
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuul somaliland
@caydaruuscabdi-lr6qq
@caydaruuscabdi-lr6qq Жыл бұрын
Nin wen o nacnac leh😅😅😅😅😅😅😅
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
Wllhy cabdilahi dahab waa muwaadin dhab ah oo reer somaliland ah makaas iyo cabdirahman ciro ayaa siman oo ladhihikaraa waa isku hy
@abdifarhan8979
@abdifarhan8979 Жыл бұрын
Heego markaad dowladii aad burburiseen ayad ciro ciro odhanaysaan
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
@@abdifarhan8979 waar xooloyohow maxaa kaasiya heegada aad sheegaysaa 32 sanno ayey somaliland halkaa soo gaadh siisee maxaad ku darsatay cudur yohow bukaa
@cabdoocismaansaalax8883
@cabdoocismaansaalax8883 Жыл бұрын
Barteedaad abaartay khaayinul wadan buu ahaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Imaaraad ayuu kamasayray reer reer kale dowlad u sheegan karaa majiro laascaanood malihid qabiilkaagu maleh
@user-ct6bh7gq6c
@user-ct6bh7gq6c Жыл бұрын
Waala idinka dan gaadhay lacagtana idinkaa laidinka qaadayay hadhowna la idin kula dagaalamayay abaarsooy
@hussein1211
@hussein1211 Жыл бұрын
Marqanland maqusato miyaa?
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Жыл бұрын
Dadkan gudomayaha Af lagadeynayaa ma huwantiiba
@mohamedahmedmumin7103
@mohamedahmedmumin7103 Жыл бұрын
Ha ma tolkiisa ayuu Ka bixi lahaa 😂😂😂😂
@kamiuchihao
@kamiuchihao Жыл бұрын
Sooraac dee maxaad tari
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Жыл бұрын
War dadka beenta kadaaa
@maskamohamed3986
@maskamohamed3986 Жыл бұрын
Somaliland wax layiraahdo majirto edab yeesha
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 Жыл бұрын
maqaranbaa.tahay..qabiil.habrihii.kusodhaenbaatahaye
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 Жыл бұрын
Maansha allah, somaliland guul
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Жыл бұрын
Caqli xumadiina qaramada midoobay ayaa idinka eexanaya mala waa daarood qaramada midoobay!!? Miskiin war waanu idinku sandullaynaynaa midnimada somaliya horraanna waan idinku sandulaynay
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Жыл бұрын
Hadalka debeda yuu kaa wada iman ee madaxweynaha Ila tag wixii Talo ah
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 Жыл бұрын
Ninkaan oohinta ka dhamaatay masaasad afka u geliya.
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Жыл бұрын
Afqudhmuunkiinii iidoor khaniisiin baad noqoteen !!? Miskiin irbad dhuub magalisaan afkuna waa idin dheer yahay !!???????
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Жыл бұрын
Isaaq laand
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Жыл бұрын
Rasaastii ugu horreysay ee dhulbahante lagu laayey haddii uu iibiyey muuse biixi maxaa diidaya inuu cabdurazaaq khaliif iibiyo rasaasta uu dhulbahante isku difaacayo !!!? Bal caqli gaabnidaas iidoor fiiriya !!?
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Жыл бұрын
Dhuuso wayney halyeey ina khalif geesi D5 yaad mooday
@Zakiika
@Zakiika Жыл бұрын
Lascanood bas ma ahne hargaisa xita wa somalia 🇸🇴 waligaba isduuduub 😊
@abdiwarsame2397
@abdiwarsame2397 Жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkkkkk Kkkkkkkk you wish 😊
@ahmedissex8438
@ahmedissex8438 Жыл бұрын
Xoolo
@ahmedhassan3271
@ahmedhassan3271 Жыл бұрын
Labada wasaradood oo uu Abdilahi sheegay labaduba waxay u baahan yihiinn in la bedelo wayo labada wasiirba way fashilmeen
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Жыл бұрын
Waarun ka u fadhiya U.N. ta ayaa xoga farabadan oo beena bixiyey waa inan gumeed somaliland weligiiba necbaa Somaliland xaga arimaha dibada aya jileec badani kajiraa
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Cabdullahi daamur caqliga ayaa daamur dabooley adeer qabiil iidoor yaa tahey cabdirisaaq waa nin dhulbahante oo harti ah waligiin qaran noqonmeysaan siyaasada UN IYO dagaalkaba wuukaga adkaadey December ilaa juun waa adiga Laascanood tagila waxa ku hortaagana waa cabdirisaaq UN anaga aa ufadhina cabdirisaaq oo hawiye ah oo meel walba hadalkiisa gaarsiineyna
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 Жыл бұрын
Ma adigaa iska leh labada gobol sanaag iyo ceyn bal kaalay waxaad ka hesho cabdiqani dadkiisa iyo dalkiisuu u shaqeynayaa dhuusada iska daa iyo calaacalka beenta uf
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Жыл бұрын
Xuduuda Somaliland waxaa aqoonsatay boqoaradii ingiriiska elethapeth dhulmahante waa laga adkaaday dhulkaa gumaystihii ingiriiska ayuu ku wareegayay dadkii deganaa waxaana loo yaqaan Somaliland(dhulkii somaalida)' sidaa waxaa qaba inta badan halka dhulmahantana dhahayo gumaysgii hadii rabi naga weday dhulka anakaa lahayn una harnay arikayga anakaa iska leh.
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 Жыл бұрын
Iska hadlaa tahey adeer l/caanood kugu soo noqon meyso ee baroorta jooji
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh cabaad wayn yaa Ina muuse juudaan qomaluudka hargeisa joogaa talo kaaga baahan caamayahay ingiriisku guursaday oo raaciyada uhayd ilma abaarso beenta iyo maaweelada kadaa dadkaaga waad ogtahy in cagta lamariyay maleeshiyaadkii argaxisada snm ahaa
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
Beenaale xaare ah
@mash-allaha7166
@mash-allaha7166 Жыл бұрын
If someone being grew up in fake dream, it’s hard to make him to believe fact is truthful.
@user-px8ow2jz3y
@user-px8ow2jz3y Жыл бұрын
Waa nin Laba xinyoodle muuse ismaaciil HY ceerigaabo rageedi
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
Wlle muuse ismaaciil waa ragrag ah anigaa kuu qiray sxb hj
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk war ninkaa yaa naga aamusiya kulahaa g/sool kaarar lagaqaadanayaaa kkkkkkkkkkl
@deqowarsame1354
@deqowarsame1354 Жыл бұрын
Oo Caynabo, Oog, Yagoori iyo Adhicadeeye miyaanay Sool ahayn
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Жыл бұрын
@@deqowarsame1354 burco ayaa la'iskuqabsanayaa
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 Жыл бұрын
Waad waalateen isaaqland been ayaad isagu sheekeeysaan
@nabiilzameye4268
@nabiilzameye4268 Жыл бұрын
Waxaas hinaase aan loo meel dayan 😢😢😢😢😢😢
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 Жыл бұрын
isaaqu markuu jabo waa oohin miidhan
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Жыл бұрын
Isaaq hargaysa berbera burco ceerigaabo way u shidanyahine ada jab ku jira isaaq wa ka ganacsabaya ee dekadahisu shaqaynayan ee hargaysa u siradantay ee way is canananayan isaaq wa dad hadal yaqqn ah oo dooda oo wax isu sheega
@abdullahiyousef4192
@abdullahiyousef4192 Жыл бұрын
Adiga waxaan jirin ushegaayo wayoo safiirka ingariiska waxa warkhadaha ka khabilay xasan adigana waxa tahay kuwa dhaho safiirka somaliya iyo soomalian xagee ku argatay safiir la dhaho safiirka labada dal
Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo ka hadlay Xaaladda Laascaanood.
8:36
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Maxay ka dhigan tahay doorashada la doortay Yahya Sinwar?
18:55
MM Somali TV
Рет қаралды 2,7 М.
4-sanno ma uu seexan Habeen kadib markii la siiyey daawo khaldan.
15:22
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
WARKA SUBAX EE KNN 08 08 2024
12:30
KNN
Рет қаралды 731
" Rajo ururka Qabyaalad ku socda Maaha " Gudoomiyaha Ururka RAJO
10:39
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН