Cabdullahi Y. Hanuuniye - Qalbigaagu yuu jabin lyrics

  Рет қаралды 340,069

Rageedii™

Rageedii™

3 жыл бұрын

#subscribe
Lyrics by Maxamed suryaan
Barta aan Facebook ku leenahay
/ dhiblaawe-me

Пікірлер: 177
@ajr8256
@ajr8256 3 жыл бұрын
Delicate to my beautiful wife to be Safiya Omar. Nothing but love ❤️ sweetheart.
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Wooow 👏👏👏 Rag oo dhan lagama helo dedication 😂
@ajr8256
@ajr8256 3 жыл бұрын
@@Rageedii sxb we always do it. Ninka qaadayaa Somali maha!!
@hooshyare2649
@hooshyare2649 3 жыл бұрын
@@Rageedii 9999
@suweyz2788
@suweyz2788 2 жыл бұрын
Illahay ha idin barakeeyo wllo🥰🥰🥰
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@Rageedii War foodo badnideeda 😄 🤣 😂 😆
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Allah noo caafio fanankeena marna abwaankeena soomaaliyeed
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Heestan waxay tahay balan ay Kala Galayaan laba qof o Kala Tagayo O isku balamayo Ana waxay i saameneysa qof aan jecla ba igu yiri Anba wn ku jeclahay lkn Duruufta waxay tahay halka aad joogtid iyo halka aan aniga jooga wayo aniga Dalka baan jooga yaduna Qurbaha bey jirtaa Iyada waxay Doonto ha u dhahdo hadalkaas run iyo been Lkn Aniga dareenkayga hadaan idin sheeGo jeceylka aan u qabo wayga Dhab Mrk waxaan nafteeda leeyahay qalbigaaaga yu jabin alle lagama quusto 😥 Mahadsanid hadi aad Waqti galisay qoraalkan 👍
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
Libaaax waan wada saaranahay safarka xiriirada kala fog ( long distance relationships ) alle ha noo fududeeyo haddii kheyr inoogu jirro oo calafkeena yahay haddii kalena dhib iyo xanuunkiisa alle ha naga yareeyo..... 2 years plus 4 months. ......
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Maxay kuu dhoofin weyday, wax kasta ha samayso, haddii jaceyl dhab ahi jiro oon qosol iyo sheeko been ahayn adeer qiil iyo darriiq lama waayo, while there is a will there is a way.
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
@@mhassan0163 bro maxay i dhoofin Dhoofba mesha ma taagne mida kale 2 years ka hor un bay Tagday halka ay hada joogto mrk Dhoof iyo waxaasba ma jire mida kale jeceylka marba qof bu si xoog u haya labada qof e wada socda malaha Kan wa kaygii o anaa Dhibka iyo lurka Dareemayo iyadu se maalin aan waxba ka Qaban karin bey Dareemi Si Kastaba ha ahaate Wa laga bixi Un Dhib walba Wn ku salaamay brother 👋
@axmadnuur1759
@axmadnuur1759 Жыл бұрын
@@dabiyobiyo9880 aad iyo aad lpx qalbigagu yuu jabin alle lagama qustee waxan u maley haa ninba mar ayey hestan qalbiga ka tabanee waa col keygii lkna my brother alle lagama qusto
@mowlidhassan882
@mowlidhassan882 3 жыл бұрын
Yaa klee halkan imid ka dib yurub geenyo iyo galin hore clipkoodii
@Hamzalii1
@Hamzalii1 3 жыл бұрын
😂😂 in too
@nimco4922
@nimco4922 3 жыл бұрын
Anigaa
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 3 жыл бұрын
Wlhi aniga maba aqoon Heestan yurub geenyo ka hor
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 2 жыл бұрын
Waqtigu wa haben barki waxan dawanaya ciyaarti finalka koobka africa Senegal io Egypt wali ciyarta dhinac uma dhicin balse egybt an tageraya lacibka weyn e mohamed salah inkazto an mane azna uciyaro kooxda an tagero e liverpool kaso gudup taaso wxa idher hees mcn an jclhy an daremoya ine dhirigalin isineso aya dhagaheyga ku raxesanayan xili an is deynay jaceyl aye xasus igalisay hestani cwa 'qalbigaga yu jabin alle lagama quuste' Wxan si farxad ku jirto ujclestay ina la wadago wllheyga somaliyed qormadeydan inta aqrin donta aad ayad u mhadsan tihin.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Ysa hada maa habeen ah xamar joog maalin waaye
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Mahurudey
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 жыл бұрын
Ok
@cabdinaasircadow6737
@cabdinaasircadow6737 2 жыл бұрын
Habinkan xabsi ayan kadawanaye poland 🇵🇱 alx hada xuriyadeyda dib ayan u helay
@foziaosman5483
@foziaosman5483 2 жыл бұрын
Habenka senegal 🇸🇳 ayan tagerayay haben dhawaydna real madrid ♥ Athens casimada Greece 🇬🇷 ayan jogay labadaba
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
😀👏👏👏👏👏👏👏👏🦻🦻🦻🦻 QALBIGAAGU YUU JABIN QARANIMOY!! WAAD QIIMO WEYNTEE!!!!👏👏👏👏👏👏
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
Allah lagama quuste❤
@aapokhalid2538
@aapokhalid2538 2 жыл бұрын
Inta 2022 dawaneyso ha iso raacdo
@apdalleadaam9854
@apdalleadaam9854 Жыл бұрын
Waa Qalade ma ogtahay Qoolka Aan iraahdaba haduu kula qalooc dee Hesta Intasa wax lasiista lahayn wa waxa u badan oo xirirada kala tagoda u sababa hello reerr jacayl🤣❤
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
Cawga waxan ahay safar from Eldoret to Nairobi via Nakuru ALLAHAYOOW Amuraha sahal I love ❤ you fardowsa
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Fika salama bro 👍
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
@@Rageedii ahsante nimecha fika
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Waad qiimo wayntahee 😢❤️
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 3 жыл бұрын
Burburka iyo khasaraha jacaylka galo baa lagu daweeeya heesahan oo kale
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Allow cimre dheer Ku sii dadka qaar waxa u yaqanaan dooladii fanka dadka qaar waxa u Yaqanaa shoodhe mooge waxa loogu bixiyay maxamed moge liban isku cod yihiin Allow u naxariso mooge
@zakifreefire6336
@zakifreefire6336 3 жыл бұрын
@@xoxo-yg6gb kkkkkkkk
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
Qalpigaaaga yuu Jabin ❤️ Ilaheey ayaa mahad iskaleh qalbigeeygana kabaya ❤️
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Qalbigaagu yiu jebin roowds.alle lagama wuuster shoow aniguuba tabansys
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Alalagama quustee qalbigaagu yuu jabin
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 abwe 🥰❤️
@AbdullahAbdi-s1n
@AbdullahAbdi-s1n 4 күн бұрын
Boqraney ❤
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 күн бұрын
@@AbdullahAbdi-s1n abwe🫶
@abdirisaakabdi6633
@abdirisaakabdi6633 3 жыл бұрын
Qalbigaagu yuu jabin alle lagama quuste
@hanaloulahanadjama4285
@hanaloulahanadjama4285 Жыл бұрын
heestan Naftaydaan Ugu heesa Qayrka kamad hadhi.....🤩😍 we love U abee Hanuniyeh from Jibuti
@muzamilmuqtaar4121
@muzamilmuqtaar4121 3 жыл бұрын
kalgaceylka qalatka iyo qasaraha udiid qosol beena ha ujabin
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 3 жыл бұрын
Wa qalad ma ogtahy Qowlka aan iraahdaba Haduu kula qaloocdee
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Cimri dher iyo caafimad Allah ku siiyo hanuniye
@deeqacabdi5396
@deeqacabdi5396 3 жыл бұрын
Waa qaali wacadkuye
@salebanciise5123
@salebanciise5123 3 жыл бұрын
Arintii aan qorshanaynana qabyo yaaany naga nqon. Waaa qaali wacadkuye. Ereyo gadmay yaaa Salaaam.
@mohamedmadkoos3412
@mohamedmadkoos3412 2 жыл бұрын
Still listening this song ❤️
@naasiral1058
@naasiral1058 3 жыл бұрын
Allah haku naxariisto cabduulahi hanuuniye🥰
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
aamin aduun iyo aakhiraba
@naasiral1058
@naasiral1058 3 жыл бұрын
Haah sax wll inuu dhintay uhaystay allah cimriga ha ubarakeeyo haduu noolyahy
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 2 жыл бұрын
Wuu noolyahay fanaanku xaafada ex fiyore ee muqdisho ayan ku ogaa dhawaanataan Alle hacaafiye
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 3 жыл бұрын
Heestanba hadad so galisay legend ba thy wakhti hora igu dambaysay libax
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Kabanka Siduu u dhawaaqaya😭🎻🎧
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Waa sababta aan kabanka u bartay sxb
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@awilmohamed3257 Anigaan nasiib uyeelan weli💔
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 waa baranaysaa sxb
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@awilmohamed3257 Idim Alle Saaxib ustaad Filfil ayaan ka faaidaysan doona mar dhaw in shaa Allah
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 filfil gudbinta waa looga fiican yahay sxb way of teaching wax la dhahaa jira kaban hadaa rabtid inaa baratid hees lagama bilaabo ee hikaadaa la bartaaa markaas waxaa kuu fududaanaya inaa tumi kartid hees kasta lkn hadaa hees ka bilowdid waxay lamid tahay adoo afka soomaliga ka bilaabay magacyada tusaale hadii lagu baro maxamed iyo cali bari ma qori kartid wax kale. Lkn hadii lagu baro Hikaadda wey kuu fududahay inaa qortid magac kasta.
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 2 жыл бұрын
Waa hees culays iyo dareen mugwayna iyo marxalad gooni ah xanbaarsan run ahaantii qof kastana ma fahmi karo qofkii sojabay unbaa garan Kara heestaan erayadayda 😥
@cabdiqanimaxamedcabdi401
@cabdiqanimaxamedcabdi401 3 жыл бұрын
Waxn ka miday dadka ku xidhan rageedi waa meel soo noloysat cabkii hore msha allh
@abwangaleyr5139
@abwangaleyr5139 2 жыл бұрын
Qosol beena ha u jabin
@omerapdi1903
@omerapdi1903 2 жыл бұрын
Waaw heesta waxan ku xasuusata habeen an meel ubaxaynay aniga iyo rag badan an inta ubadan an ahayn saxiib dhaw marka laga reebo mida an saxiib dhab ah ahayn wan kaxumahay arin baan qorshaynayay oo an kubaxaynay nasiib xumo waanaga qabyobay marka intanu naga qabyoobin ayaan qadaynay aniga iyo xhpkay xusuus wayn igu leedahay waxay ahayd 2018-10 way
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
Waa qaali wacadkuye 😍 💖
@nadudasaid7648
@nadudasaid7648 3 жыл бұрын
I LOVE THIS SONG.💯❤❤❤❤ THE LYRICS IS BEAUTIFUL..
@happyface5372
@happyface5372 2 жыл бұрын
Hees Xasuus igu leh Marki igu Horaysay Ee an wax jeclaado iso Xasuusisay✔
@ayaanaomar4946
@ayaanaomar4946 2 жыл бұрын
Wllo heestan ifahansii maa qof laguutufaya loqaday mise qof laa jacayl yeey plz?
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
I was remember for star hutel in hargeisa in hargeisa somaliland 2022
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Weligey hinda said walaahi kama ilaawi doono xbb macaan love you aduunka
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Hana udgoon badan I love her really love her 💖
@mohamudabdulle7516
@mohamudabdulle7516 2 жыл бұрын
Legend Hanuuniye🙏🙏
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 2 жыл бұрын
Qalbigaagu yuu Jabin🙏💔☝️🥺❤🔐
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
QALBIGAAGU YUU JABIN!! NR 7! NOW!!😀😀👍👍👍👍👍👍👍👍
@ayananita5551
@ayananita5551 Жыл бұрын
Markn hestan dhagesty runti wax badn u qalpigyga tabya inu ku dhirida ayan ka fahmy Wa qalad ma ogthy qoolka an irahadba hdu kula qalocde Qeyrka kman harin nasibkna kuman qadin wad qimo weynthy naftyday Qalpigagu yu jabin alle lgama quuste😔💔💔💔🤕🥲 25/9/2022 malin axad sacduna ay thy 10:50 barqanimo allow qalpigyga ka ilaali murgta 🤲
@abdulkadirmohamed5492
@abdulkadirmohamed5492 3 жыл бұрын
Allow maxaa radshey heestan
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
thanks boss
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 жыл бұрын
Heesta qalinle ee ah inan yahay nakala sadab dibna yaanan kui arag
@abdirashiddhagacade8157
@abdirashiddhagacade8157 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuustaa 2019 markii ugu horeysay aroos miyi ka dhacay degaanka caraancaray, waa markii ugu horeysay een maqlo runtii waa hees iyo badh. Caawana waa 2022.
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 3 жыл бұрын
Old is Gold 🔥❤️
@mohamedgurey3056
@mohamedgurey3056 2 жыл бұрын
Qalbi kaagu yuu jabin Alle lakama quustee
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 3 жыл бұрын
Great song iga dheh
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 3 жыл бұрын
Rageedi legend ba thy
@salmaomar936
@salmaomar936 2 жыл бұрын
Arinti an qorshaynana qabyo yanan Naga noqon wa wa qli wacadkuye qayrka kamad hadhin nasiibka Kumad qadin wa qiimo waynte qlbigagu yuun jabin Alle lagama quuste filing 🥺💞 16/1/2022 time 4:55 subaxnimo
@kamasadan350
@kamasadan350 3 жыл бұрын
Rageedii wn idin salaamay runtii aad baan idiin taa geeraa sxb wxn idin ka cod sanayaa hees aan asxaab badan u diray balse ay ku guulaysan waa yeen inaad soo raadisaan hadii laheli hanuuniyaa qaado malab iyo sabiib midho canab tufaax laga miirayeey muuqaal sameey adaan kugu matalay midabkana shabaha bay odhan jirtay wd mhd san tihiin
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Malab Iyo Sabiib* Anaa meel walba umarayoo wayay
@kamasadan350
@kamasadan350 3 жыл бұрын
@@dailyxiin Wlhi waan ku daalay heestaa
@trustdotcom8242
@trustdotcom8242 3 жыл бұрын
alle lagama quustee YAASALAAAAAAAAAAAAAAAAAM
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Love you aduunka xbb macaan badan
@idaajaayoutube
@idaajaayoutube 3 жыл бұрын
Waa ereyo aniga si gaar ah ii taabtay. Waayo waxaan ka tagay meel aan kawada shaqeyneynay aniga iyo ruux aan is jecelnahay. Xalay oo dhanna waxaan raadinaayay ereyo ku habboon. Sow tan imikadan aan ka helay Raggeedii Chanal. Mahadsanid walaal
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
adaa mudan
@faysalmaxamud6962
@faysalmaxamud6962 2 жыл бұрын
💗💗💗
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 3 жыл бұрын
Waa qalade ma ogtahay Qowlka aan iraahdaba Haduu kula qalloocdee. Raggeedi Mahadsanid Sxb
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Xoosh nicna maya dhageetsii haa mahadsanid gadalka ksdaa you tubka
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hoosh toosi qaladja
@adamjilibey7073
@adamjilibey7073 2 жыл бұрын
Sxb rageedi heestii malab iyo sabiib oo hanuuniye uu ku luuqeeynaayo noo soo raadi adoo mahadsan
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
AlLa lagama quustee🥰
@deeqismail253
@deeqismail253 2 жыл бұрын
Waad jiimo wAytE QalbiGaGu Yuu jabin🥲😪 28 fep 2022
@chicken4820
@chicken4820 2 жыл бұрын
Old is golden 🥰🥰🥰🥰
@aliomardeerow5104
@aliomardeerow5104 Жыл бұрын
Old is gold
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Woow it's a beautiful song i letson ever
@farxaanomar3905
@farxaanomar3905 3 жыл бұрын
Halaasi qarami TNX
@abdifatahahmed5569
@abdifatahahmed5569 2 жыл бұрын
Kama Daalo Inaa dhagaysto Heestaan 💯 ThankS Rageedii❤️
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
A.fatah thanks
@cadardiomond9085
@cadardiomond9085 Жыл бұрын
Love it 😍
@abdirisakabdirashid7354
@abdirisakabdirashid7354 2 жыл бұрын
Qalibaagu Yuun Jabin
@mahamudali8667
@mahamudali8667 2 жыл бұрын
qalbigaaga yuu jabin
@ahmedabdi5857
@ahmedabdi5857 3 жыл бұрын
Wad qiima wayntee.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
This song its a must beautiful and nice song I leatsone ever i love this song
@shafigani1649
@shafigani1649 2 жыл бұрын
Shamis Hiil-Agoon 💔❤💘
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 жыл бұрын
Qalpigu yuun jabin
@malelehussein6345
@malelehussein6345 3 жыл бұрын
I subscribed just bcz of this song.
@adenabdi6141
@adenabdi6141 3 жыл бұрын
How this song takes you ?
@malelehussein6345
@malelehussein6345 3 жыл бұрын
I like his voice, it's cooler than the other side of your billow.
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan u hibeynaya gacalisadeyda🥺
@muzamiilaxmed4063
@muzamiilaxmed4063 2 жыл бұрын
Granyunba garanya waad qiimo waynteee
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
SALAAN SHARAF TO XOOGSSATADA SOMALIYEED EE QUURSIGA DIIDE! QALBIGAGU YU JABIN!!!
@muhudinkhalif1641
@muhudinkhalif1641 2 жыл бұрын
old is gold
@moismail2675
@moismail2675 3 жыл бұрын
I needed to hear this song today 🙌🏾
@suweyz2788
@suweyz2788 2 жыл бұрын
Ana manta ubahna ina maqlo 🥺🥺🥺
@moismail2675
@moismail2675 2 жыл бұрын
@@suweyz2788 Waad qiimo waynte, qalbigaagu yuu jabin.😘👍🏾
@moismail2675
@moismail2675 2 жыл бұрын
@@suweyz2788 ma reer UK baad tahay?
@suweyz2788
@suweyz2788 2 жыл бұрын
@@moismail2675 thanks wllo🥺❤️
@suweyz2788
@suweyz2788 2 жыл бұрын
@@moismail2675 Mya wllo Nairobi
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 Жыл бұрын
Heestan ilaa sanad ka Hor baan KZfaq ka ka raadiyay ilaa Haatan aad baan u xiiseeyaa dHagaysiga heestan
@musaadan7744
@musaadan7744 Ай бұрын
watching now...30/6/2024....17:15
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Codkani kii hanuuniye maaha halkaa dib ugu noqo
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@alisaladahmedomar4459 my wll maaha codku
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@alisaladahmedomar4459 anu ma diidani in uu heesta isagu leeyahay Laakiin qofkan hada qaadaya ayaan ka hadlayaa
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 жыл бұрын
Wuuuuuuba Jabeeeeeeeee
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
❤❤❤
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
ZXB WAXAAN KA CODSANAYAA HEESK ALBUM KULAJIRAA HEESKA ....,... DUCO IYO SAMAAN AN SALGURLAHAYN BAAN GUUDKA SURAY
@isma_dhibe5101
@isma_dhibe5101 2 жыл бұрын
Dahab💕
@walalcasko7175
@walalcasko7175 3 жыл бұрын
❤️
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 2 жыл бұрын
2022 Yaa ila daawan
@cabdishakuur4136
@cabdishakuur4136 3 жыл бұрын
Codsi: Ina adeer Adigoo Mahadsan, hees uu Hannuuniye Qaado oo ofhan jirtay “ Malab iyo sabiib Midho canab tufaax Nafaqiyo macaan Laga miirayeey..” Inoo soo raadi Rageediiyoow
@Abdinasir_ise
@Abdinasir_ise 3 жыл бұрын
Heestaa anaa haya Channel kayga ayaan soo galinaysa insha alaah Malab iyo sabiib Midho canab tufaax Nafaqo iyo macaan Laga miirayee muuqaal samee Sida maalin roob Mayeygu ku da.ay Kala soco channel kayga
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 жыл бұрын
@@Abdinasir_ise sxbw heestaas aad sheegtay inaa heesid waxaa raadiyo dadka oo dhan aad ayaa loo dalbadaa soo geli hadaad heesid mahadsanid bro
@Abdinasir_ise
@Abdinasir_ise 2 жыл бұрын
@@axmedcsalaan6005 insha alaah weekend ayaad soo galinayaaa
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 жыл бұрын
@@Abdinasir_ise Sxbky waxaan kaa sugeennay heesti aheed "Malab iyo sabiib" oo na dhahday anaa haayo waana soo gelinaaa aaway hee sxbw mahadsanid
@mohammeddayax5298
@mohammeddayax5298 3 жыл бұрын
Hiijoojaa
@qalocowmaxamuud6417
@qalocowmaxamuud6417 2 жыл бұрын
Rageedii
@abuukarbosstown1050
@abuukarbosstown1050 3 жыл бұрын
Rageedii sxb raadi heeso uu isla hanuuniye qaado oo labo ahbaa iga maqan muddo dheer Mid laxankeeda unbaan aqaan Wan ku gunuunuci karaa Midna waxan ka xasuusataa Erayga ah Dusha kaa yureeyaa laxankeedina Wan xasuusataa mahadsanid masuul❤️🙏
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Adoo ganuunacaayo soo duube dhiblaawe u soo dir sxb 😄😄😄
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 3 жыл бұрын
😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@Rageedii Walahi waad iga qoslisay🤣🤣🤣🤣
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Dhiblaawe aan madaxa u galinaaye waana iska kaftan. Yaanan la ii qaban. 😁
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@Rageedii Laguu qaban maaye wlh ilaa hadda wan qoslaaya🤣🤣🤣
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Lakes
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
hanuuniye waatolka waa murusade walaangaab marka madhagaysanayno
@najahahmed2006
@najahahmed2006 2 жыл бұрын
Yaaku dhahay bini Adam aaakala sareya adunka 😒
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 2 жыл бұрын
Adi muu tolkaada yahay mase rageedi
@abdiqani123hasssan5
@abdiqani123hasssan5 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh wlh wan qoslay garac baa helay odaygii hanuuniye
@zakariyecadceed8353
@zakariyecadceed8353 2 жыл бұрын
Yaatahay adigu marka hore garacyajoow Murusade waa curadka hawiye Karanle kibirjabshe baro marka hore nijaasyaheey qudhuntay Laandheere ayagaa laga bartaaba Magacooda eeg Karanle Kibir jabshe 3&9 Nolada
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
curadku ma sabdi ii foorculusaa hawiye gablanye
@ahmedahmedmoha3388
@ahmedahmedmoha3388 Жыл бұрын
Jb
@bashirmxmd3250
@bashirmxmd3250 3 жыл бұрын
Waa qaali wacadkuye
cabdale yuusuf hanooniye dushaan kaal ilaashaa?????
8:11
MUJAAHID lyrics
Рет қаралды 142 М.
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Caashaqa Wax Muu Noqon
8:50
Rageedii™
Рет қаралды 719 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 91 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
KABAN|Saado Cali Warsame - Waaceensi lyrics
8:24
Rageedii™
Рет қаралды 227 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Cabaas Showqi Heesta | Qalbigaagu yuu jabin | Astaan Music 2020
6:40
CABDALLAH Y HANUUNIYE QURUX BADANIDAAYEEY WITH LYRICS
5:25
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 124 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 694 М.
SAMIIRKII AYUUB//HANUUNIYE//ERAYADII YAMYAM//KABAN//LYRICS
11:47
QOORYARE Studio
Рет қаралды 110 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 84 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН