CABDUQAADIR OROMO, SOOMAALIDU XAGEEBEY KUSOCOTAA

  Рет қаралды 12,946

Kalsan TV

Kalsan TV

10 жыл бұрын

Пікірлер: 26
@fadumoboru5557
@fadumoboru5557 6 жыл бұрын
Best Somali political author ever may God bless him in fardowsa
@romantrenton3644
@romantrenton3644 3 жыл бұрын
instablaster...
@nimaabdi1254
@nimaabdi1254 10 жыл бұрын
Allaha una xariisto waa ka naxay,waa ninkii ugu horeeysay ee aan arko oo qabiilkiisa ku leh waa khaldantihiin.ilaahay ajar ha kaasiiyo
@abdirahmanmohamoudahmed7777
@abdirahmanmohamoudahmed7777 2 ай бұрын
Muwaadin ayuu ahaa xalaal ah.
@isacjama
@isacjama 6 жыл бұрын
Ilaahoow u nariiso ilove him
@nimaabdi1254
@nimaabdi1254 10 жыл бұрын
Allaha una xariisro soomaali qofkii runta usheega waa necebyihiin
@MohamedAli-df6du
@MohamedAli-df6du 6 жыл бұрын
alaha unaxariisto c/qaadir Oromo waa shaqsiga runta Sheehan oo Somali kujiray
@shaam24tv
@shaam24tv 5 жыл бұрын
ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo naxariisna ha siiyo
@abdisheikh6791
@abdisheikh6791 9 жыл бұрын
Allaah yarxam hu. Waxa aan ALLE SW ugu baryayaa JANNA diisa.
@isacjama
@isacjama 6 жыл бұрын
Showr sano ka hor ayuu sheegay waxa hada socda masha alah
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 6 жыл бұрын
allah yarxamuuu
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 10 жыл бұрын
ilaahey ha u naxariisto
@abdurashidali537
@abdurashidali537 10 жыл бұрын
Anigu waanba jeclaaday ninkii oromo ahaa
@sayidaliahmed8214
@sayidaliahmed8214 3 жыл бұрын
Rabbi hakuu unaxariisto qoraaa
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Ustaad oromo allaha u naxariisto
@aahmad7412
@aahmad7412 10 жыл бұрын
runta maleesku naco bale waa leesku amaanaa wowna ku mahadsan tahay Oromo sida uu xaqiiqada uga hadlay hadii aan runta isku sheegi laheen waan hagaagsanaan laheen
@hiboosmaan4092
@hiboosmaan4092 3 жыл бұрын
Alhn qoragi umada somaliyeed hawlkar dadkisa iyo dalkisa jecel
@makalaango
@makalaango 10 жыл бұрын
c/qaadir oromo waa qoraa runta ka sheega waxiii jira waloow qabiikiisa ha ahaadee ninkaan oo kale loo baahan yahay ..in kastoo loo baaqo oo sheego barwaaqo rag bay meeli bugtaa
@sharifahmed45
@sharifahmed45 2 жыл бұрын
Mr. Oromo is using wrong terms when he is talking about Puntland people because Dhabayaco was never a name considered in that part of Somalia. Dhabayaco is a slang term used by Ogadeenis to those Somali who use DH instead of R - Ma Gadhan Kadhaa instead of Ma Garan Kartaa. Puntland before colonialism came to Somalia was referred as " MAJEERTENIA AS OPPOSED TO OGADENIA. Hope it help.
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Dhabacayo, waa erey afsoomaali ah. Ku noqo ama qof ka agdhow la kaasho.
@TheGarmaqaate
@TheGarmaqaate 10 жыл бұрын
War kan qoraa ma aha. Waa danbiil. Waa oday asaasaqay, oo af-xun. Ilaaheey umada ha ka qabto. Waa nin neceb reer Puntland, oo weliba taariikh been ah ka sheega. Wuxuu ka qayb qaatay dagaaladii Cali iyo Caydiid, isagoo adeerkiis Caydiid u qori jiray joornaal la dhaho Xogogaal. Inshaa Allaah maxkamad ayaa la soo taagayaa
@mohamed51904
@mohamed51904 10 жыл бұрын
KHAATUMO LA,AAN ALLAH KUGU DIL AR QOFKU BEEN BADANAA
@fadumoboru5557
@fadumoboru5557 6 жыл бұрын
Best Somali political author ever may God bless him in fardowsa
@abdulrazakabduljalil664
@abdulrazakabduljalil664 Жыл бұрын
Waa xanuun badantahay runta la isku sheego habaarkana waa kugu kaligaa.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 19 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Kaftanka Siyaasada 210 "Puntland, Somaliland iyo Dowlanda Federaalka
47:11
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 56 М.
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
BOQOR BUURMADOW GARAAD JAAMAC WAA WACAL
22:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,8 М.
BARNAAMIJ KU SAABSAN SHIDAALKA SOOMAALIYA 17 09 2015 KALSANTV
33:14
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 3 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 7 МЛН
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 20 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 7 МЛН