Cadho Ka Dhalatay Hadal Xasan Ku Sifeeyey Ingiriiska

  Рет қаралды 15,743

Hashi

Hashi

7 күн бұрын

#SubcribeHashi

Пікірлер: 203
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 6 күн бұрын
Soomaali haday duceysan tahay xasan sheekh illaaheyba naguma soo celiyeen umada soomaaliyeed illaahey ha u noqdaan.
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 6 күн бұрын
Run
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 6 күн бұрын
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo myaa bArakaysan
@hanad6666
@hanad6666 6 күн бұрын
@@salmanbashiir1712adiga io kiikudhalayba kanbad laqiyamtihiin 🫏🫏🫏🫏waxksata waxad kufirin inhaha dameetka io qapyalad 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🥚🥚🥚🥚🥚
@zahrahassan5808
@zahrahassan5808 5 күн бұрын
@@salmanbashiir1712Doqon Doqon Doqon👎👎👎
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 5 күн бұрын
@@zahrahassan5808 farmaajo inuu abii ahmed wasayay 5 years cidwalba ogeed
@user-xr2nv5rv9p
@user-xr2nv5rv9p 6 күн бұрын
Walahi ingiriisku waa cadowgeena Aniga waxaan dareemay Aniga Oo joogo madheera kenya dabcan waa magaalo soomali hooyaday Oo joogto dhinaca kale Doolow Adow dabcan waa magaalo soomali lakiin waa Ethiopia waa u tagi waayay hooyaday waayo sharci keen darteed yaa sameeyay waxaas Oo dhan waa gumeystihii xuma ingiriiska
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 6 күн бұрын
xasan shiek wa duli oo damiirka ka dhintey
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
Nin ayaad tahay hadana sidii dumarkii ayaad u caytamaysaa
@maxamudladane-media
@maxamudladane-media 6 күн бұрын
Qoomkii nakal jaray Qiyam baan wadaagnaa Qoraal inaan ku qeexdaa Ama qawl ku sheegtaa Waa qasaaro waynoo Qabka jabisay qarankee Bal qofyohow is dabo qabo Waxaan u jeedaa waa xassan sheikh maxamuud
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 күн бұрын
Haka reebin gumaystaha jecel, u adeego, una jaajuuso.
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 6 күн бұрын
💔😭🇸🇴 Xasan Waa Xasan 😠😭 ninkan madaxwene ku sheega ah ma aha Nin u Qalma in u hogaaminta wadanka 😭💔 Somaliyed 😭💔
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 6 күн бұрын
ingiriiska waa ninka saan ugalay somalia 5 u qeebiyay
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f 6 күн бұрын
Qiyamja ka dhexeeyaa waa,jaalay dalkayga ila dhac diyaar baan kuu ahaye😂😂😂😂😂
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 6 күн бұрын
Garguurte khof Akhon dro Dantisu racayaa
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
Caaaaaaac CBB
@zahrahassan5808
@zahrahassan5808 5 күн бұрын
@@user-ul3si4fk2nDoqon👎 Doqon👎 Doqon👎👎👎👎👎
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 5 күн бұрын
Xoooooolo
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 6 күн бұрын
ingariis waa kan kala khebiyeye burbur iyo masiibo allah kurido aamiin
@leylanur3645
@leylanur3645 6 күн бұрын
Mw Xasan sheekh namamatalo hadaan nahay shacabka Somaliyeed waa nabahdilay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 6 күн бұрын
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo myaa qabkeena sooceliyay
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 6 күн бұрын
Xassan duufle gurgurte wa qof ducufa ah waxas Aya hada rajo lagu sugayaa😮😮😮😮
@ayanabdulaziz8377
@ayanabdulaziz8377 6 күн бұрын
Xasan waa quusa halabaadho maskaxiyan .
@khadarxaaji5096
@khadarxaaji5096 4 күн бұрын
Ingiriis wax inagadhexeya majirto waana cadowga kowaad ee ummadda somaliyeed From hargeysa
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 6 күн бұрын
Cadaawad baa naga dhexeysa ilaa iyo qiyaamaha uk
@user-gm9wg4ge7w
@user-gm9wg4ge7w Күн бұрын
Nin ku wasshay XSM. Keep quite, waa laga dhex hadlaya. Hambalyo Mr Prime Minister.
@sahroali1196
@sahroali1196 6 күн бұрын
Xasan sheekh.washisheeye.kalkaal.weli.maaragten.asaga.odadka.somaliyeed.utacdiyeynas
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
Caaaaaaac CBB
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 6 күн бұрын
Asc.walaal hashi hassan waa mid cuquubo ku dhacday mana aha madaxweyne soomaaliyeed alla hanoo dhaafiyo si deg deg ah allaahumma aamiin aamiin aamiin
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
@@yusufabdille3448 nin raga habartamaya ceeeeeb is adkee ninyahow ninraga ayaad laah ka dhigaye wadan dalxoreeye ayaad xukuma ku aad la rabto buuska Hassan haku riyoon in ay wadanka kuso labatan
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 6 күн бұрын
@@yusufabdille3448 ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo myaa wanagsaneed
@bashiirmaxmed1697
@bashiirmaxmed1697 6 күн бұрын
Waamunafaq xasanshiidk
@aminaadan4545
@aminaadan4545 6 күн бұрын
Xasan Sikh waa han iyo hanan dowuladnimo maleh waaa qof aan fiiro dheer alahiin waana nasiib darada hiisata waxa loodoorto maalin walaba dalka somali Uqubo aan hariin baa hiista dalka somali
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
bacaaaaaaaaaaac dalxoreeye we love you ❤❤❤🎉 xasidakaa hajabo ileen tim farmaajo ayaad ku nacebe
@khadijaabdalla7192
@khadijaabdalla7192 5 күн бұрын
​@@user-ul3si4fk2nwahwahwahwah adigaa iyo intaad u sacbinaysaba in sha'allaah mar dhow waa la idin xuraynaya ee waxba ha wahwahwah leenin
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 5 күн бұрын
Kkkkkkkk yaa IGA xoraynayaa ma CBB tiim farmaajo Miskin naa wadan dalxoreeye ayaa waligiis xukumaya ee ISKA aamus
@cabdiraxmangoud1891
@cabdiraxmangoud1891 6 күн бұрын
Waxyaalaha aan layaabo waxaa kamida in shakhsi fikirkiisa iyo aragtidiisa uu ummada uga dhigo sida uu isagu jecelyahay
@aminoahmed9005
@aminoahmed9005 6 күн бұрын
Shisheeye jaceyl badanaa Hassan sheikh, mxuu udaba dhareraaa gumeystaha!
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k 5 күн бұрын
Xasan shiq Waa jaajuus shaqaale u ah Ingiriska 😢😢😢😢😢
@user-xi5hv7ih3h
@user-xi5hv7ih3h 6 күн бұрын
Walaahi kani waa Waa nin aan soomaali xasan sh.u shaqayn ninkuu u shaqeeyo adinku sheego, Allow kan na dhaafi
@ahmedbusuri4264
@ahmedbusuri4264 6 күн бұрын
Xasan waa mashruuca haatan ugu halistabadan ee soomaaliya haysata qofwalba oo waxgarad ahina wuu ogyahay
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 5 күн бұрын
ASC.Mansha Allah Madale Walalkey Suleyman Xaashi. M.X.SH.M.Mafurgurte layaab Malaha oo wuu Xanunsan yahey ee yaa Nadhafiya kan ooaan uduceynaa Allaha ukenee waanu karahsanayee
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 6 күн бұрын
XASAN MAYAQAANO SIDA. SHARAFTA DALEED. IYO. MIDA SHAQSIYADEED. LOO. ILAALIYO
@OmarXassan-rr4eh
@OmarXassan-rr4eh 6 күн бұрын
Xasan dhiiqo ma mudna in madaxweyne loogu yeerro,waayo ma ahan nin soomaalinamada ku dheer,waa nin caado qaate ah ma ahan nin mas'uul qaadi karo,baarlamaanki doortay iyo isaga waa tuugo isku bahaystay inay dalka iyo dadkaba u san duleeyaan shisheeyaha.
@nadranadra2130
@nadranadra2130 6 күн бұрын
Qiyam nagama dhaxeeyo. Waa cadowgayaga koowaad ee aduunka kunool. Madaxweynaha laftiisa ayaaba cadowga Soomaaliya ah nurtii.
@dahirmohamed7116
@dahirmohamed7116 6 күн бұрын
Boorsadiisii safarka wuu diyaarsaday.
@mohamudshukri565
@mohamudshukri565 5 күн бұрын
😂,,😂😂😂 haa haaye diyaradisa shidaal lagu shubayaa hda
@superfun1819
@superfun1819 6 күн бұрын
Hasan Sheekh Allaha dhadhafsiiyo😮😮😢😢
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
Caaaaaaaaac habarka jooji dalxoreeye ayaad wadan waligiis xumaya
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 6 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin 🤲🤲 ilahay ha n'a dhaafiyo 👍
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
😂😂😂😂 habar
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 5 күн бұрын
Asc wll waxuu rabaa lacag buu ka rabaa waxu rabaa in uu dhaho wax kasto baad ledahay wadankaba ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@abdirashid3322
@abdirashid3322 6 күн бұрын
Xasan shekh xaxbo kama naxo dalka iyo dadkuba waxbo uguma dhisno
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 6 күн бұрын
Xasan sheekh ma fayoob ayeey ila tahay mise diirka waa Soomaali ee waa hoosta waa gaal
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 6 күн бұрын
😂👍 Waa runta 👍
@osmangure6040
@osmangure6040 6 күн бұрын
S/c war soomaliyey xassan sheekh waa xaarwawaal waxab kama xishoodp waa dammmmin aad qiimo yar aad u dammmmin u ah. Waxa fiican in uu is casilo waayo Waa qof aad dammmiirba lahayn.
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 6 күн бұрын
😂👍😂
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 6 күн бұрын
Kan madaxweyne maahan sharaftii umada soomaliyed buu ku ciyaray allaha nadhafiyoe
@MohamedAbdi-ws2ec
@MohamedAbdi-ws2ec 6 күн бұрын
Wakiritan.xasan.shekh.maha.nin.mala.shacabka.somaliyed.alaha.dhafiyo.ninkan.bilamowqif.ah
@zalmawadani
@zalmawadani 6 күн бұрын
SubxanalaAh subxanalaAh
@KhadraFarah-qw9ku
@KhadraFarah-qw9ku 5 күн бұрын
Waa socdaa asagaa intaa qolqolaya oo jeebkiisa u madaxwayene ah
@Omarlibaax
@Omarlibaax 6 күн бұрын
Kkkkkkkkk oo wali ma cid baa Hassan shiikh u takhaan madaxweyne?
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 6 күн бұрын
Mar walbo hob side Ayuu Ku Jiraa MD Hassan Sheikh Siyaasad Ma Barto Miyaa?
@alx502
@alx502 6 күн бұрын
Leef leef aan caadi ahayn haduusan sameynin see uqadayn xassan sheikh😂😂😂
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 5 күн бұрын
Asc wll waxaa ka dhaxeeya boob ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 6 күн бұрын
Intaasoo dhan XSHM. , oo in yar qiiro soomaalinimo ah ku jirin , haddana hambalyadaas aan caadiga aheen uu u diray RWrha cusub ee Ingiriiska wuxuu quud darreeynaaya armaad taagero dhaqaale SHAKHSIYADEED ka heshaa si ganacsigiisi sare ugu qaado .......... ALXamdu Lillaah ..
@ubahmahamud9046
@ubahmahamud9046 5 күн бұрын
Xassan waxba kama xaragoodo Somalia masiibo ayaa haysa ilaahay ha u gargaaro
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 6 күн бұрын
Ax ax xasan gubayste uniikeye allow naga qabo
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 5 күн бұрын
Xasan #hunguri_xanuun baa Ku dhacay haduu #hungurigu kaa xanuunsadana #qiyam iyo #diintoona xeerin maysid
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 5 күн бұрын
Qalbiga foorara cawaankan mnta ano reer Hargeisa ah wxn ugu necebahay ummadi xayawaankan sacabka u tumi jirtay meel kasta akhastiisi way nagu so gaadhay
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v 5 күн бұрын
Sahnuniyadu waa walaalo mana ahan qof somaliya muslimna ah xasan ee waa kabaxay taas waxbana kama khuseyaan somaali xasan ilaahow naga qabo oo kursigaas noogakici xasan qofAllah yaqana Allah hanoo geeyo
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic 5 күн бұрын
Asaga waa ninay soodababaren weeye xasan sh kiristan uraybweeye
@halimohassan3109
@halimohassan3109 6 күн бұрын
Hassan allaha ka badbaadiyo qiyamku inuu yaalaa
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 6 күн бұрын
Xasan waa dhimi qolfigiisaad aragtaan 😂😂😂😂 waa meenaale
@Caliya7
@Caliya7 5 күн бұрын
Ingiris waa kan dhulkeena kala dhigdhigay una gacangeliyey cawaan aanaan qiyam iyo qeerba wadaagin ee Allaah hanaga qabto Xasan dhiiqo.
@maxamedfarax4280
@maxamedfarax4280 6 күн бұрын
Kani wariye mahe waa dagaal ooge qalbi xun
@abdirizakhersi7406
@abdirizakhersi7406 5 күн бұрын
Hashiyow aduunyada waa is badashey waa la i xasuuqey camal aad wadaa wax macna masameynaso xasan waa saxsan yahey tariikhdana somali ay gaar u tahey.
@Omarlibaax
@Omarlibaax 6 күн бұрын
Anigu waxaan Hassan Shiiq ku arkey inuusan waxba iska saarin shacabka soomaaliyeed
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p 6 күн бұрын
Xasan shiikh waxkale u amaani maayee wuxuu ka rabaa xoogaa kharasha ah inuu ka helo
@omarelmi4568
@omarelmi4568 5 күн бұрын
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 6 күн бұрын
Ina dunidu aakhir saman tahay waxad ku garneesa bal ilaahay baan igu dhaarshe ka madaxweyahan inoo ah eeg Soomaaliyay😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@elmimaalin3612
@elmimaalin3612 6 күн бұрын
Asc Hasan Somali maaxan wa shshey qolakle ushqeya
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 4 күн бұрын
Xasan sheekh washisheeye kalkaala in soomaaliya waxa kanoqdo waxaa keenay niman isaga kaliita
@Masudmcc17-f5d
@Masudmcc17-f5d 5 күн бұрын
2000 shabaab a dilay.. lkn UK waxay Dishay 250k. Ethiopia waxay dhisay in kabadan 30k ila iyo hadana way dishaa lkn waa walaladeen. shabaabna oo ah Somali waa cadawgeen ..meshaas maxaa kaga sooobaxay hmmm meesha dowlad kama jiro waa adoomo yurupian cidii ka hor imaado waa argagixiso
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 6 күн бұрын
Hashi waan kaxisa dhacay hadalka hasane inaga daa wl
@hooyoMacaan-iq8rf
@hooyoMacaan-iq8rf 6 күн бұрын
Xaashi adigaiyo barnaamijkaa waxaatihiin waawadaognahay ninkaat u ololeeneesidinuuwadanka inuuwax uqabto baqti iyo xaaraanee jatahay idaacadaada idaacad soomaaliyeed maahan eeidaacad nimeed waaye madaxweene xasanshiiq maxamuud hajiro oo hajoogo madaxweyne xasan shiiqmaxamuud
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 күн бұрын
Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo cid aad madaxweyne u tahey majirto oo Dameeroley ayaa u tahey madax
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 6 күн бұрын
Rabi hanaga wado kaas umadii wa isku diray
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 күн бұрын
Waxaa laga yaabaa inuu sidaas u fahmsaneyn ereyda oo qorayo odaga. Badbaado alle allow hogaamiye umadn samta bixiyo sii
@muhuboadan331
@muhuboadan331 5 күн бұрын
Hasan sheekh ma yaqaano taariikhda somalia iyo ingriis wixii dhaxmaray
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n 6 күн бұрын
waa nin baahan xaladis oo dhulka yaala markasto 😂shacabka somaliyed oo dhan intey isu tagan dacwad ha ku soo ogaan ingiris oo laayey shacab badan ee somaliyed maxkamada aduunka icj halaga geeyo dacwad si looga qaado magdhow shacabka somaliyed u laayey 😂kani madaxweyne maha waa nin somaliya dhulka geliyey siyeyna badeni Ethiopia iyado imaradka ay ku qasbayan inuu saxixo oo hortisa muuse biixi u saxixey😂waa sax wana runta xaashi dhalinyarada somaliyed fadhiga ha ka kacaan❤️🇸🇴🇪🇷🇹🇷🇷🇺
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 6 күн бұрын
Reer caaaaaaaaaclayel CBB ilaahay ayaa wadanka idinka qabtay markaas ayaad dalxoreeye u quri la adihiin waxa uu mada u qabtay kolay reer muqdisho hadana nahah waan ku dirsanay dalxoreeye
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 күн бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 күн бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 5 күн бұрын
Aragti gaaban oo uu leyyahay KY xumee somaalnd ayaa ka keentay
@user-yi8kl3yi8k
@user-yi8kl3yi8k 6 күн бұрын
Kan wax uu Kal og yahay ma jirto ee wadanka halaga qabto
@CabdirashiidAxmed-lx3qu
@CabdirashiidAxmed-lx3qu 6 күн бұрын
Nacabku haciyi xasan sh waa nin rageed dalkana xoreeye
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic 5 күн бұрын
Sabtu waa kiristan kanisad ingiiriska laguuso tabaray 2001
@engciileeydeexeey2782
@engciileeydeexeey2782 6 күн бұрын
Adeer kuma ayaa soomali ah
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 6 күн бұрын
Hassan Diqo ummada Allah kaqabto
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 6 күн бұрын
Tribal politics
@sahroali1196
@sahroali1196 6 күн бұрын
Dowladi.ayuu.dadka.necbyahay
@farahsugow
@farahsugow 6 күн бұрын
Fadlan caafimadka🎉madaxwryna laso baaro!
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 6 күн бұрын
😂qiiyamka kadhexeya wa miid.shekh siyaded oisaga iyo ingiiska ugar ah😂
@superfun1819
@superfun1819 6 күн бұрын
Hasan Sheekh doqon😅
@user-wp7rg6jm3j
@user-wp7rg6jm3j 5 күн бұрын
Hhhhh Kani wax lago telmamo malahan garac nasib badan madax lama dhi Karo illahay umada Somalia 🇸🇴 haka qabto Hasan dhiqo wa doqo xita qimahisa garanen
@user-cl4ii5mw6t
@user-cl4ii5mw6t 6 күн бұрын
Hassan Aqoontisa ayaa intaas ah
@abdirahmanibrahim322
@abdirahmanibrahim322 5 күн бұрын
Madaxweyne marku qofka intaas fakarkiisu le'egyahay ku noqdo waxaad sugtaaba waa natiijo intaan kasii foolxun, war muxuu yiri values baa inaga dhexeeya!
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 6 күн бұрын
Xasan sheekh waa daba dhilif shi sheeye kal kaal ah magaranaayo waxa loogu daawa nayo dalka
@user-xe2sg9bj8d
@user-xe2sg9bj8d 6 күн бұрын
Wuuxuu rabaa inuu lacg kadoonto dantiisaa kujirta inuu waxaa kuhalo nikan baran masaan miyaa maalin dhow lsagoo aaday baa arkasan
@Mogadish446
@Mogadish446 6 күн бұрын
Kaas ilaahay Hanaga Qabto.
@Ardhylsoofe
@Ardhylsoofe 6 күн бұрын
Warninkani waareeryurub malaa
@Shiine-u7g
@Shiine-u7g 6 күн бұрын
Wa halka qarax lagaso ababulay sol
@khadarhajji8793
@khadarhajji8793 5 күн бұрын
Iimaanka allaha ka qaado xasan guurguurte 😅
@omaaryare8376
@omaaryare8376 5 күн бұрын
Xasan sheikh waa ninka ushegeya dowladaha shisheyaha marka shaqadii loo dhiibay ayuu qabsanayaa oo inuu Somalia babiya
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z 3 күн бұрын
Waa mooryaan waxba dowladnimo kama oga
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 5 күн бұрын
Walaalayow dadkan waa qof #maskaxiyan aan caadi ahayn marka wadanka sidee looga badbaadiyo ha laga hadlo Qofkani aniga qof caadiya iilama muuqdo
@AAAhmed-bw1ev
@AAAhmed-bw1ev 5 күн бұрын
Malaa Hassan Sheekh waxaa dhicikarta inuu hambalyathan uu meel kasoo guuriyay oo micnaha ay xambaarsantahayba uusan fahamsanayn. Ma aha qof afka ingriiska si fiican u yaqaan. Waxaad dhegheysata conference press kiisa markii Addis Abeba Abiy Ahmed ku xannibay.
@nadifoali7658
@nadifoali7658 6 күн бұрын
How about he's healthy. 😅😅
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 күн бұрын
Xasan dal xaraashe Xasan dabadhilif shisheeye kalkaal wa maxaan cuna
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 6 күн бұрын
Britain waa kuwi kala jar jarey dhulkeena hoyo nfd iyo Somali galbeed iyo jaziirada scotra
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 6 күн бұрын
Wuu saxan yahay xasan sheikh values uu sheegaaayo waa kan asagu leeyahay ee ma ahan kan umada somaliyed 😂😂😂
@awilmohamad2551
@awilmohamad2551 6 күн бұрын
Xasan dameer laawe
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 5 күн бұрын
Hassan sh waa nin NGO ee ma ahaa
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 5 күн бұрын
Xassan sh maxamad Ma gala yaqano cadaw iyo sxb kan oo kala inu hogamiya noqda mudaha kala ma aqbalan
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 6 күн бұрын
Xasan habralaaye hanyare hasan haawey layaab maleh
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 6 күн бұрын
odayga xasan.shiiq dhiiqo ayuu lugaha la.galay engariiska waa cadaw geena koowaad isku.dhaqan ma nihin runti
WAREYSI GAAR AH ISMAIL OMAR GUELLEH
29:29
Universal Somali TV
Рет қаралды 108 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 67 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 34 МЛН
XOG CUSUB:TAGSIILIHII SOMALIYEED EE KU EEDAYSNAA ''KUFSIGA''
33:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 80 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 339 М.
''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta
45:56
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 19 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН