No video

CAFI WALALKA KUFSI BEN AH AYE KU NABTAY 3SANO OO XABSI AH AYUNA SO MARAY IYADO MARKI HORE GALMO WEYD

  Рет қаралды 60,848

Ahmed Kallaa

Ahmed Kallaa

Күн бұрын

#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
FOLLOW

Пікірлер: 144
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 11 ай бұрын
Suuratul yusuf baan xasuusta Masha alaah Cunugaas runtiis hadeey tahay Kuwa hadhka ilaahay harsada malinka aakhiro ilaahay haka dhigo
@ArnoldYare
@ArnoldYare 11 ай бұрын
Aamiin
@MOHAMADJanan-ss4sy
@MOHAMADJanan-ss4sy 11 ай бұрын
AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲
@hamdijama168
@hamdijama168 11 ай бұрын
Amin ... Wa runtis iyidha Aya qireysa
@ISharma612
@ISharma612 Жыл бұрын
Shekadaan intaan Aqaanay waa dhaaftay! Subxanallah.
@NaturesBestOne
@NaturesBestOne Жыл бұрын
MASKIIN wiilkaan😱waa cuur yamisay shaqadiisa waxbarashadiisa walidkisa dhawa garay😰😭 niyad jabka rafadka xariga nafaqa la aanta xabsiga hurda xumada yaarabi ilahoow jano ugu badal aqiro wiilka dhalin yarada ah😭😭😭
@truecomment3650
@truecomment3650 11 ай бұрын
Subxaanalaah Ilaahay hanagu kalifin inaad dad dulmino. Beenta marwalba waa xaaraan. Gabadhaan haday oran lahayd waxbuu ii hagaajinaayey amar la aantaada hadaan qolka keenay raali noqo xaaji. meeshaas ayey ku dhamaan lahayd.❤
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 8 ай бұрын
Sheekaad haysaa waa khalad naag la qabo in qolka hurdada lala galo inuu guriga kali geed la joogo ayaaba khalad ah
@truecomment3650
@truecomment3650 8 ай бұрын
@@mustafehirsi592 waa sax lakiin ayadaa xumaanta dalbatay hada nabtay. markay xumaan u soo bandhigtayna wuu diiday marka ayadaa labo dambi gashay
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
Subxanallah my baritan sameyan ku wi Xirayna way qaldanyihin baritan aya la sameya Miiskin Allah aya u maqan
@user-sl5jd3rx3g
@user-sl5jd3rx3g Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah brother hore usoco
@samira-dg3qd
@samira-dg3qd 11 ай бұрын
Waxan run uma eko wayab somaliyey maxenilatahy 😮😮
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 11 ай бұрын
Ha cafin wecesha feeraha weyn qof buuran oo aqli leh la waa wiilkan weyba dhali kartaa halkey ugu hoos noqotey ilmaha ka Yar belada feeraha weyn ish ha cafin eedo
@NASRAAMAMAAY
@NASRAAMAMAAY 11 ай бұрын
masha allaah wiilka wuu qalbi wanag sanyahay m.a alle haku barakeyo
@RaHmaDaahir-kw2ey
@RaHmaDaahir-kw2ey Жыл бұрын
سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله!!!!!!!
@SeymabCisman-fe4et
@SeymabCisman-fe4et 10 ай бұрын
Waa qisadi nebi yuusuf
@user-mr1xy7od7i
@user-mr1xy7od7i Жыл бұрын
Sheekadaan wiilka ku dhacday umayyad ekoo this nabi yuusuf scw ku dhacday
@user-yx1ke5fe6r
@user-yx1ke5fe6r 11 ай бұрын
Qisadii Nabi yuusuf ayuu ixasusiyeey
@muhaabooco8246
@muhaabooco8246 Жыл бұрын
Asc walaalow xeebaha muslimiinta inlafaafiyo waaxaaraan ilaaheykacabso hafiirsan kaliya dantaada
@-ur9jx8ee1c
@-ur9jx8ee1c Ай бұрын
Qisadii Nabi yuufuf caleyhi salam banso xasustey😢
@abdirazakmahamadhassan7747
@abdirazakmahamadhassan7747 11 ай бұрын
Gabadhaan sheekadeeda uma bagin wax la soo diyaariyay Camal. Baranki ayeey aniga iila ekaatay raalina iga ahaada.
@NaturesBestOne
@NaturesBestOne Жыл бұрын
SUBXANA LAAH 30 bilood xariga 😭 wiilkan waba wiil yar Naagtan sino diyaar u aheyd baastarad , Iyada ba jeer ah buuran ma wiilkan maba kuf san karo baastarad
@DeeqoDeeqo-hg7vm
@DeeqoDeeqo-hg7vm 9 ай бұрын
Illahaw nag iyo naarta naga ilaaali dulmi maficno
@user-pr3dg2lf2q
@user-pr3dg2lf2q 2 күн бұрын
الظلم طلمات يوم القيام يجب رجال القضالـ ان يفکرو فبل ان يصدرو حکم❤
@jhg5545
@jhg5545 Жыл бұрын
Dadaka qar subxanalah war dulmiga is ka daya walihi qufbini adano la dulmiyo Allah xage la ga gala
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 11 ай бұрын
Subxaanalaahi ya rabi adiga awoda iska leh 😢😢😢
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 11 ай бұрын
War islaantaan wiilka ayey rabtay inay xoogto laakiin Allah wax kasta waa arka waa naag mooryaan ah oo ku kortay dagaal sokeye
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 11 ай бұрын
Aakhiro zamaan sow maahan hadiiba naagihii raga ey kufsanayaan waa wareey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 tan aniga hala ii soo diro anaa rumay khatar ah u haayee see weeye walaalayalow diif aan baxeyn ban ka keenayaa
@Xananqurux5117
@Xananqurux5117 11 ай бұрын
Malaiskucamiroya mse warun waxan somaliyey anga shaki aya igagalay iney benyihin cml
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh Жыл бұрын
Mida kale qofka su,aalo macquula weydi qolka hadeba kudhahde uga har qolko intu ahaay masii qurxono haba qaldanaade waa dumar su,aalahagane hanoqdan kuwo sojiidashole qofka iyo dawadayaashane muhiim u ah🫡
@rorobano6907
@rorobano6907 Жыл бұрын
Waa another level
@bmb8251
@bmb8251 11 ай бұрын
😂😂😂 nin aysan aqoonin siday u aamintay halaayo ku aragtay ish cabsidii illahay bay ilowday iyo maalinka qiyaamo
@deeqoibraahim3181
@deeqoibraahim3181 10 ай бұрын
Qisoyinka nabiyada wa cibro qaadasho
@mahammedabdi8544
@mahammedabdi8544 Жыл бұрын
Qisadii nabi yusuf ayaa yarkan ku dhacay oo kale
@zamzamfarah2188
@zamzamfarah2188 11 ай бұрын
Subhanallah 😢😢😢
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 11 ай бұрын
Subxanallah so sad 😢😢😢😢
@osmanomar5467
@osmanomar5467 Жыл бұрын
Bilaashaay uwareeysani walhi wareeysigaada wax badan baa kaaqaldan 😊
@ZainXx-dt5ds
@ZainXx-dt5ds Жыл бұрын
Hee wax qaldan maa jiro wll
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu Жыл бұрын
Waa mooryaan si xin lacag iyo magic ku raadinaya. Dadka muqdisho ku nool maanta oo idil baa dambiyo galaxy oo guryo dash leeyahay wada haaystee kuwaas yaa cafinaya?
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Naagtan waa mid sharafka iskaqaadeysa waxkasta weykasuurowdaa
@user-gp9oz4ze8n
@user-gp9oz4ze8n Жыл бұрын
Shakada run maiyana kagan wax bakadhiman soo dhamastir
@user-mr1xy7od7i
@user-mr1xy7od7i Жыл бұрын
Sheekadan wiilkan ku dhacday uma ekoo tii nabi yusuf ku dhacday
@sarahali1958
@sarahali1958 Жыл бұрын
Subaxan ALLAH
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Maaha waa inkaar qabto Cahill so waaye xasid dadka qaar imaan daran aa Subxaana laah
@naimoyusuf6245
@naimoyusuf6245 11 ай бұрын
Waxan run miyaa mise film waaye?
@cabdifaraxfarax8532
@cabdifaraxfarax8532 Жыл бұрын
war somaliyey beenta iska dhaafa wax walba fayuus bad kuradi naysan beentu wa xaaran wax aad isla ogtihin weye
@gedefletv6049
@gedefletv6049 10 ай бұрын
Walaal iska cafi gabadha
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Iyada waxay tiri dahayga ii xir baan qolka ku so geliyey dahna ma hallaysleen haye isaga wuxu yiri dahii baan hagajiyey wuna qoslayey wuna ogaa in waxan loogu yeray hadan marku ka ah3keyey kulahaa aniga ma imadeen 7nay tan tahay maxq qaldana?
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Жыл бұрын
Sxb waxan arsaqad dhaanta rabi haku siiyo nin naag kufsedey iyo nag lakufsedey waxan arsaqad uma arko
@saidosman8029
@saidosman8029 Жыл бұрын
Kkkkkk😂😂😂😂 wlh wa sax waa sheko walan
@caasha93
@caasha93 11 ай бұрын
Naa awdan tayahay xumi hada odaygii makuqabaa maxishotayahay imaanka la cunuga yarka maxa kadontahy maa odaygaga nolaysatid hada dube rabtid😢
@CANOBORECABDI
@CANOBORECABDI 11 ай бұрын
Waxaa fiicneed inuu really yahay barnaamijkaan
@shauaahauauaa-ym3fi
@shauaahauauaa-ym3fi Жыл бұрын
سبحان الله سبحان الله
@user-iu5pn1ek8d
@user-iu5pn1ek8d Жыл бұрын
gabadha waa isbadbaadineesay markiileeskuqabtay qaladkawaalabadooda
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
Sheekadan ma Fahmin Naag soomaaliyeed saan ubma hadasheene sheekadan waxay ila tahay Samays iyo Views
@FadumoYusuf-ur5ir
@FadumoYusuf-ur5ir Жыл бұрын
Magdhaw waa inay siisaa cafiska markaas buu imaan karaa Qof aad god dheer ku riday si sahal ah kuma cafiyeen Tan kale sharciga ha la horgeeyo naagtaan iyo ninkeediiba
@waqalwstudio4
@waqalwstudio4 11 ай бұрын
Subxaanalaah aduun yadu malinba maalinta ka dambaysa ayay gaabaabsi noqonaysaa
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 Жыл бұрын
الظلم ظلمات يوم القيامة يجب رجال القضاة أن يفكرو قبل أن يصدروا الحكم 😂
@khadraaxmad2947
@khadraaxmad2947 Жыл бұрын
معك والله 😂😂😂😂
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
معك حق !
@deeqabdilahiyuusuf8575
@deeqabdilahiyuusuf8575 Жыл бұрын
KKKKKKKK BARNAMIJKAN WAX JIRA MA AHA DADKAN LACAG AYAY QATEEN WAY MATALAYAAN
@sadam1318
@sadam1318 Жыл бұрын
dhiigiisey gashay kalabta
@NasteexoNalka-zy4ne
@NasteexoNalka-zy4ne 10 ай бұрын
Subxaanalaah
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Maxaatiri waa noocan
@SiciidaDahirHassan-mv6lr
@SiciidaDahirHassan-mv6lr 11 ай бұрын
Masha Allah was will dagan
@sadam1318
@sadam1318 Жыл бұрын
good man ha cafinin
@user-io4go3wk4c
@user-io4go3wk4c Жыл бұрын
Madhume beentaa waaye anaga waan isna qaanaa 😮hooyadaa was nagadaa foodada 😮horta lacag maqaada tay nio ? Waaba u jeedaa inaa fayus lagugu raad sanooyo 😮😮😮😮isku xaafax ayaaba nahay Isma kadineeno 😂
@user-wo7bw5pj4b
@user-wo7bw5pj4b 11 ай бұрын
Bisinka Ile adunka wax noo dhimn majiraa. Nagah dhan aniga cml ban modaa ninka may isk furto oo runta shegto o dhahdo ninyahaw aniga bhidyda ma gudi kryid ee iska ky fasax sharciga ayaaa ubaneyee meshy dnbi gali laheed
@abdiweliabdullahi2032
@abdiweliabdullahi2032 Жыл бұрын
Ninkaan qisadii Nabi yuusuf oo kalaa ku dhacday innakeydakunna cadiim!!
@halimahussein9060
@halimahussein9060 Жыл бұрын
Waxan sax miya
@user-dy1mh8bn2p
@user-dy1mh8bn2p 11 ай бұрын
👉😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲☝🏻
@caasha93
@caasha93 11 ай бұрын
Naag waa shedaan markii la dhahayo waa markano kale
@fahmaahmed2328
@fahmaahmed2328 11 ай бұрын
Adiga sheydaan miyaa tahay ileen naag ayaad tahaye
@caasha93
@caasha93 11 ай бұрын
@@fahmaahmed2328 anigu jumlo ama odhah ay somalidu haray utidhi ayanso qatay e ani ahaan iskama hadlin dumarka inay shar badanyihiina waa la ogyahay oo nebiga ino shegay scw inay naarta ubadanyihiin inyar oo Alle unaxaristay moye waa dhibadanyihine Alle Haina wada hanuunsho
@zakisomli1188
@zakisomli1188 11 ай бұрын
Asibo Majiro Dadaas
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Asagaa xaq u leh inuu cafiyo inuusan cafin mida labaad qaladka ayka gashay waa qalad wey uu naftiisa kuwayi karay iyadoo damacday markuu kadiidayna nabtay inkasto ay fiicantahay inuu cafiyo hadana haduu yiraah macafinayo xaqbuu uleeyahay wax danbi kasoo gaaraayo majiraan intii qaf ladulmiyaa hadana cafis laweydiinaa kutasho labo inuu saamaxo inuu ku saamixiwaao
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
30bilood ilmuba ahaa kan waxan wax jira maba aha yahuu wiilka kala hadlaayo
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Waa muqaalifo bal eeg intay damacday ayay sii nabtay arsoomaali maxay is dulmiyeen
@user-xq4ym3mz6g
@user-xq4ym3mz6g 7 күн бұрын
Subaxallh
@daahirsiyaad300
@daahirsiyaad300 11 ай бұрын
Waad fiicantahay wll lkn qodqodka badan iyo fashilka badan kadaa ujeedada karaac barnaamujka
@user-dn5ef2eo8s
@user-dn5ef2eo8s 11 ай бұрын
Xalimo Caloley Xishot Waga Damaday 🤣
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Жыл бұрын
Barnaamijku wuu fiicanyahau lakin wuxuu ubaahanyahay qof utobobarin xalinta khilaafaadka oo balaaqo uleh isusoo jiidka dadka Wariyahan kuma fiicna hawshan
@Jannahawkhalif
@Jannahawkhalif Жыл бұрын
Tan waa beenteed ayada wax kufsan rabatay why qolka jiifka ugu wacday marka hore haday waxkale damacsaneey timir laf ayaa ku jirta
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Жыл бұрын
Iyaday ahayd in la xidho wiilka waa laga xaqdaranyahay .jalbaab ayay isku qarinaysaa
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
Barnaamijkan runmiyaaaaaa
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 11 ай бұрын
Waa miskini wiilka yara Somalia du dulamiy jecala
@mohamedhussein68
@mohamedhussein68 Жыл бұрын
30daan bilod wa 2 saano iyo 6bilod waye
@caddebeeso2710
@caddebeeso2710 Жыл бұрын
Sxb sheeko been ayaa noolla imaati miyaa kkkk
@Adanmahamedshale12
@Adanmahamedshale12 2 күн бұрын
Kkkk cadi ma ahan nagta
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Acuudu billh bal mey iska furto kadib midkey rabto guursato fasiqad dulmi badan
@sadam1318
@sadam1318 Жыл бұрын
maskiin
@abdirazakmahamadhassan7747
@abdirazakmahamadhassan7747 11 ай бұрын
Dumarka wajiyaashooda ha furaano si aan u kala ogaano run iyo been waxa eey tahay sheekadu,
@user-mt1zw9yx3e
@user-mt1zw9yx3e 4 ай бұрын
Habarte sheydaan sana
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔🤭🤭🤭🤭
@nasraxasan3657
@nasraxasan3657 11 ай бұрын
Kaasi isaguba wuxuu khiyaamayay ninkii qabay
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Waxaan ma brangy miyaa Haa waa waxlaysku ogyahay
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 11 ай бұрын
Sheekadaan inaan garaneeynay waa dhaaftay Ar amay ii dhex tahay
@qnus6858
@qnus6858 8 ай бұрын
Wa nag dalumad ah
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Жыл бұрын
Iyadoo marki hore hee ciwanka inta mafhmine
@SeymabCisman-fe4et
@SeymabCisman-fe4et 10 ай бұрын
Subaxanalha 😭
@qnus6858
@qnus6858 8 ай бұрын
Madhume maskin waye yaa alaah
@user-du8cu1xc3w
@user-du8cu1xc3w Жыл бұрын
sxb markasta dadka hadlaya codkooda aad ayuu ugawanyahay
@deeqobishar9848
@deeqobishar9848 Жыл бұрын
Sheekadan waaa been abur wat kala hadlaayan
@abshiromahamud5030
@abshiromahamud5030 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@makoahmed7381
@makoahmed7381 9 күн бұрын
Suxaanallah iyadoo laqabo maxay ula sheekaysatay?
@haawoeybakarisa7293
@haawoeybakarisa7293 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 11 ай бұрын
Bisinka waaba naag yaab leh
@hawaadan4740
@hawaadan4740 Жыл бұрын
Laba sano iyo lixbil
@user-tb7nx7gy1b
@user-tb7nx7gy1b Жыл бұрын
DAAH II XIR AYEEY KUTIRI
@user-id1mr1ll4q
@user-id1mr1ll4q Жыл бұрын
Ayadoo laqabee qaraawataa
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 11 ай бұрын
Qof dhahay dembi magalin oo laxiray yaab somaliya .
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Жыл бұрын
Hhhhh
@qnus6858
@qnus6858 8 ай бұрын
Tan wa in laxera tomansano wasaqda
@qnus6858
@qnus6858 8 ай бұрын
Nagtaan masgaratada ah o feraha weeyn
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 20 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY
14:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 79 М.
CAFI WALAALKAA !!! AAD DADKA UGU SARAYSIDE || Sh Maxamed Macalin
14:01
Daacad Production
Рет қаралды 28 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 20 МЛН