No video

Calamadaha lagu garto sixirka lacunay ama lacabay iyo sida fudud ee laisaga daaweeyo +254722996252

  Рет қаралды 15,745

Sacdudiin herbal center

Sacdudiin herbal center

4 жыл бұрын

Пікірлер: 47
@CabdilaahiMaxamed-wn9mi
@CabdilaahiMaxamed-wn9mi 4 ай бұрын
Mashlah sheekh alle mahadi waan tijabiyay malabki lagu daray xabatu sawda lagu daray Sadriga ka dibna laysku walaqay kadibna lagu akhriyada ayaadah sixirka ee ku jira suradaha kala duwan ee aad no sheegtay sheekh alle mahadi colosha ayaa I socotay nafisna waa ku daremay alle misanka xasanadka ha kugu daro inshlah
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 4 жыл бұрын
Maasha Allah Sheekh Jazakallahu kheyr Allaha kuu Barakeeyo Cilmiga iyo Diintaba amiin.
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 4 жыл бұрын
Aaamiin kuligeen walll
@mawliidabdi2707
@mawliidabdi2707 2 жыл бұрын
Sheekh allaah khayr kaa hakaa abaal mariyo laakiin caleenta gobku ma mid qalalan baa mise waa mid qoyan jasaaka allaahu khayr
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
Mida qalalan
@maxmedcukaashcali1289
@maxmedcukaashcali1289 2 жыл бұрын
maasha allah
@koulmiyehibrahin6446
@koulmiyehibrahin6446 2 жыл бұрын
Jazakallah machallah sheekh
@sabirinasabirina4428
@sabirinasabirina4428 3 жыл бұрын
Jasaklah shekh jasaklah Biyo marka quraan kutufto Timo aad uyaryar iyo dumo aad uqafifa somataga waan nafisa marka matago Hdana sheqaw wili igama tagin xanunka calamadahas dhan waan isku haya wiliba caajiska badan Sheqaw talo maxad isiin xaganse Kala soo xirira wllo minfadlik ina is dabiibo diyar uahay wlhi sheq isojawab
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 3 жыл бұрын
Alle hakaacaafiiyo wll +254722996252 whatsapp
@maryanmuqtar7116
@maryanmuqtar7116 4 жыл бұрын
Masha Allah shukran sheikh nolow 🌼 🌼 ya rabi 🙏 🙏 😍 😍🕋 ⚖️✔️
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 4 жыл бұрын
Aamiin wll sidookale
@jamiilobasaale2031
@jamiilobasaale2031 2 жыл бұрын
❤️🤩🤑😝🤔🤫😂🤣🥰❣️💕💓🖤💜💙💚💛🧡👅👁️👀
@user-ie5xd4lw6d
@user-ie5xd4lw6d 3 ай бұрын
Shiikh ala ha ku xafiido akhiro io aduunba ok malabka io gobta xabad sowdo io miskii ga madow mia leesku daraya oo ma cunaa
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 жыл бұрын
Sheekh jasakalahu khayra
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 4 жыл бұрын
Cafwan wll
@omarmuss7523
@omarmuss7523 2 жыл бұрын
Asc sheki jazakumallah kara sheik waxa fcn baada isheegta baalsa lkn waxan raaba doonta waxaba ii fadaya sheik waxas ban fahmilaya sheik
@katett3
@katett3 2 жыл бұрын
Xabat sooda iyo malab. Kuwa kale maxaa ladhaa? Mafahmin Gob, maxaa lagu dhahaa English?
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
Sidri ayaalagu dhahaa carabiga ama gobka kuqor google geedka usoobaxaa oo markaas waafahmee
@katett3
@katett3 2 жыл бұрын
Waa mahad santahay,
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
@@katett3 adigaa mudan
@amranahmed4971
@amranahmed4971 3 жыл бұрын
Wlhi waa tabta la ii haayo sixir inuu ihaayo waan ogahay lkn noocuu yahanan ogayn wlhi ilahay cadaabka bilaash umusan samaysan
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 3 жыл бұрын
Alle hakaadulqaado wll
@khadraali7062
@khadraali7062 2 жыл бұрын
@@sacdudiinherbalcenter1785 zidri maxeey tahay
@abdirahmangarad2622
@abdirahmangarad2622 10 ай бұрын
Màsha Allah
@user-ii2vy3eh2n
@user-ii2vy3eh2n 5 ай бұрын
Shiiqow gobta ayadoo caleen qoyan ah ayaan heli karaye maxaan sameeya takale shiiq labada qaado markaan cuno subixii okale wax biyo ah maka daba cabi karaa
@tusmodegan6838
@tusmodegan6838 Жыл бұрын
Miski aswad afsoomali igu sheeg sheikh
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 8 ай бұрын
Sheekhoow malab ,iyo gob iliyo xabasawda waan gartay kan kale sidee loo isticmaalaa muda labaad muxu yahay
@ibtizaamahmed
@ibtizaamahmed 2 жыл бұрын
Sheikh' xage kala so xiriira
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
+254722996252
@khadradhool1343
@khadradhool1343 2 жыл бұрын
Sheekh misk aswad Somali maxaa lagu yidhaahdaa, barakallaah.
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
Miski aswad leeladhahaa halkee joogtaa
@shukrimohmed7923
@shukrimohmed7923 2 жыл бұрын
Shiqow nin marku iso waco wa naxa maxa waye
@fartunaden9148
@fartunaden9148 2 жыл бұрын
Iskumida nahay wlhi anasidasokala wa sixirka calosha kujiro
@ugbaadmaxamed4486
@ugbaadmaxamed4486 Жыл бұрын
@@fartunaden9148 wllo masixrba naxdinta wanleye
@omarmuss7523
@omarmuss7523 2 жыл бұрын
Markan ana dharamay xanunka waxan iska arkay Afkaii oo qalalay oo
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
Wll markaa sidaas isku aragto biyo badan cab insha alaah
@omarmuss7523
@omarmuss7523 2 жыл бұрын
Asc sheik arina kal oo dharamayo ba jirta sheik jirkag oo xanun ana ka dhermayo sheik iyo xangoo ana waxa liqayo iyo ana ku xaangoonayo sheik
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
@@omarmuss7523 ilasoo xariir wll +254722996252
@khadraali7062
@khadraali7062 2 жыл бұрын
@@sacdudiinherbalcenter1785 waxaa aad ka hadleyso waa jareynaya lugahaa sidaa xuulaha u gariiraya
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 2 жыл бұрын
@@khadraali7062 alle hakaa caafiyo wll
@dahraanxaajishadoor452
@dahraanxaajishadoor452 Жыл бұрын
asc aniga malab iyo cabadu sowda ma isticimali karo hadii an isti cimalo calosha ay Ii bararee bugana wa Ii xanuunaa isla markan cuno wlhi
@samraali4860
@samraali4860 3 жыл бұрын
Sheikh kheyr Allaha kusiiyo lkn qofka gaska qaba soma dhibeyso
@sacdudiinherbalcenter1785
@sacdudiinherbalcenter1785 3 жыл бұрын
Gaaska waadhoor nooc noocee waaye
@cabdiraxmaanfaarax9792
@cabdiraxmaanfaarax9792 7 ай бұрын
Shiikh hooyaday 4bilood wax macunin
@user-tu1fm6pd6n
@user-tu1fm6pd6n 7 ай бұрын
Asc sheikh calool istag ma ku keeni kara sixirka la cuno
@XaafidYare-q6t
@XaafidYare-q6t 3 күн бұрын
Haa
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
🔴 Toos: Casharada Dawrada 2aad || Maalinkii 72aad
3:35:26
Dawra Ta'siiliyah Official Channel
Рет қаралды 105 М.
isha ama cawrida sheeq sacdudiin +254722996252 Nairobi kenya
42:05
Sacdudiin herbal center
Рет қаралды 1 М.
RUQYADAAN KU OGOW IN UU SIXIR YAALO CALOOSHAADA ||SHEIKH CAYDARUUS
58:43
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 30 М.
40daqiiqo kaliya dhagayso farahane iska xidh /ruqyah jinka /sh caydaruus
42:35
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 2,4 МЛН
“Cilaajka Sixirka Madow ” “Xasadka.Hadaba Dhagayso Si Ad Ooga Taqalusto” √√√
2:39:39
AWS Certified Cloud Practitioner Training 2020 - Full Course
3:58:01
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 6 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН