No video

Cali Xaamud Jibriil oo si adag uga hadlay Dacwadda laga gudbiyay Xildhibaan Maxamed Abiib.

  Рет қаралды 89,522

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 192
@topmanbirmingham464
@topmanbirmingham464 Ай бұрын
Ali Hamid thank you for delivering a powerful speech that highlights the importance of unity and equality for everyone in our community. Your words have inspired us to work together towards a more inclusive and harmonious society. Keep up the great work!
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Cadowga gudaha Alleh ku qabay
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Shallay Dhulbahante aya iniga tegey maantana Samaron iyo Ciise aya ini nacay 😂 . Somaliland way burburtay , soddon sano beenti waysoo dhamaatay
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg Ай бұрын
waa runta walahi cisse iyo samaran 💪💪💪💪💪💪💪❤
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Kkkk 30 beena hadaad uu haysataye waxa laku soocdo maa garaan gaartiid oo fagash iyo jahiil aya tahaye ee somaliland walla ciidi waax kaa qadii maayso oo somali oo dhaan waaxba waay kaa gaadiwaayeen
@aichaali7463
@aichaali7463 Ай бұрын
😊 0:09
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Ай бұрын
Ninkani waxaabu Faatoon ku eedaynayaa in Aanu dhulbahante Raacin, war ninkan isagaaba wax maagan why waabu cadaystay wuu hanjabayaa
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
The new generation of Isaaq born after 1994 are shocked and bewildered to see that the fake dream of a isaaqland is crumbling in front of their eyes 😂
@LarryNelsonShorts
@LarryNelsonShorts Ай бұрын
😂
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Ай бұрын
isaaqow kibirka kalataga samaroon hadiikale waa meshay magaca Somaliland ku baa bilahaa
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw Ай бұрын
Awdal state way goaysa soon
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Ай бұрын
Huwanta gudaha ee jabuuti dabada ka riixayso waa in laga sifeeya somaliland kani waa hadhaagi gacan yaraha u ahaa cabdirisaq khaliif waa munaafaq
@MoSaid-ih2pk
@MoSaid-ih2pk Ай бұрын
Silki hooya Iya huwan ilmo zina
@xidigahafilms3361
@xidigahafilms3361 Ай бұрын
labada reer ha ku dhex walan hoyada la wasyee waaba laba reer
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Gurigandadbaaiskaleh
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Waruuntaa
@jiidhe1970
@jiidhe1970 Ай бұрын
War mesha maamush waan idiin dhaafney.
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 Ай бұрын
Eshcala xildhibaan afku kuma go,o xabaal ba xigto ka maarmi weyday ❤❤❤❤❤
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Xaamud waa lagu garab taagan yahay ee cadaladu ha sarayso Mohamed abiib waa lagarab taagayay xaqtaro dhicimayiiso ee xaamud is teji maajori adaa hasta from burco
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
RAGII QARANKA XAGAL DACIYAY ONE BY ONE BAA HAW SHOODA LOO GELAYAA
@Dowrada_Cilmiga_Borama
@Dowrada_Cilmiga_Borama Ай бұрын
Cali.xaamud.xaqbaad.ku.taagan.tahay.waanu.ku.garab.joognaa.hore.usoc
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi Ай бұрын
SNM MAANTA WAY JILICSANTAHAY
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Tuugta waa la qabqabanayaa adiguna waad ku xigtaa tuug tuug dhalay
@Burcawi24
@Burcawi24 Ай бұрын
Jilicsan orod soo qabo dee Waa hargeysa ka doobinaye Yaa ku dhaca 😂😂😂😂😂😂
@cabdiqanifuunyo6341
@cabdiqanifuunyo6341 Ай бұрын
Adna waad kuxigtaa
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 Ай бұрын
Aamusnayaa Hooyadaabaalawasaaye
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 Ай бұрын
😂walhi waan qoslay
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 Ай бұрын
@@aslidhaladali2573 Sabb Wll
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
WAA HIIL CAD OO U MUUJIYEY HAAMUD OO REERAYSAN.
@kayseduale1771
@kayseduale1771 Ай бұрын
Haddaa maamuuska ka xayuubin waydaan waa dadwaynaha Somaliland meesha idiinku soo dhacaan ,sidee aan loo taaban karin xildhibaan ku sheeg dawlada shisheeye u basaas ah , kan daafacayaa miyuu Somaliland ka wayn yahay
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
😂 iska hadle aamus lax yahay
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
GUDD. HAMUD IYO M.ABIIB WAA HORGAL CUSUB. HADALADA GAFKA AH AYAAD KU JIRTA.
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi Ай бұрын
Walaalayaal kaalaya na hogaamiya maanta SNM maalin ay ka liidato malaha
@user-yw5to3de4l
@user-yw5to3de4l Ай бұрын
Geesi inaxaamud muuse daba lameer
@user-yw5to3de4l
@user-yw5to3de4l Ай бұрын
Muuse dhaandhaan
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 Ай бұрын
Sharcigu ma inta kulmiye rabaa inay sidaydoonaan usocdaan idaydoonaan lakulmaan cid laxisaab tantaa jirin inay hadana xildhibaanadii mucaaradka ay taargad gareeyaan Waawax laga xumaado
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 Ай бұрын
Marka horeba ma ahayn in nin dadkiisii tegay inuu ka hayo xilka maanta hayo faratoon waa Walal
@abdallahjama4586
@abdallahjama4586 Ай бұрын
Xil. Ali Hamudow adi iyo ina abiibba waxa tihiin tuug iyo tuug kalkaal. Isaga bal yuu kala tashaday inuu la somalia la shiro ????!!!!
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w Ай бұрын
Dhamaan wariyaashuna waa ii door
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Ай бұрын
Bal waxa eega huwanta ushaqeeya inan abiibu tageeraya udoodaya muqabtu sharciga isagu kudhaqmo cabdirasaaq khaliiba kadhex hadlaya qiiqu isku qarinaya fathom wuxuku haystaa muxu ina khaliif uraaci waye6 wey cadeysteen xumaantey ay soalilans kuhayaan inkaai idinku dhacdey
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Ninka qaranka ka horyimaada taayirka ayaa lamariayaa Adeero Golaha
@badrayusuf417
@badrayusuf417 Ай бұрын
Maalin dhaw waan sugaynaa inaad fakato sidii dawdar
@user-xn8xe5tv9x
@user-xn8xe5tv9x Ай бұрын
Dadkisu ka hadhay ayu yidhi hadana u isbadalay 😂😂😂
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 Ай бұрын
Marka horeba ma ahayn in nin dadkiisii tegay inuu ka hayo xilka maanta hayo faratoon waa qalad
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Ай бұрын
Ina abiib waxa lagu baacsan qabiil waa tabtii dhulbahante u goosteen waxaa tiraahdeen reer muqdisho iyo reer garowe iyo laascaano baydhabo iyo dowlada jabuuti
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 Ай бұрын
Waxaan ka yaabay halka ay ka siloonyihiin raga Gadabuursi, walahi waa raga kaliya ee somaliya oo dhan hogaamin kara balse isma oga
@user-sy2fe4zm5f
@user-sy2fe4zm5f Ай бұрын
Maxamed abiib guul
@user-td8tn5mt9t
@user-td8tn5mt9t Ай бұрын
Idoor waanu wasaynaa
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n Ай бұрын
Duli aan waxba kala ogayan baad tahay isaq maxaad yeeli kartaa caaaaaaacow
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Good Step ❤ M.Abib must be punished & jailed
@cabdiqanifuunyo6341
@cabdiqanifuunyo6341 Ай бұрын
Ilma ooyaaye
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 Ай бұрын
Marhoraankuudigy Nacalahoyadaakuyaale
@wabaxa
@wabaxa Ай бұрын
WAR ISXAAQ MAHA UMAD LALA NOOLAAN KARO
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Abiib runta ayuu sheegaa waana sababta waxa loogu habjabayo
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto Ай бұрын
Ina abiib iyo inta lamidka ahba waa laqabanayaa .
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 Ай бұрын
Hooyadabaxataakujirta
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto Ай бұрын
@@cabdiraxmaanmuxumed1638 ada walashaa
@ahmedMadani-z4k
@ahmedMadani-z4k Ай бұрын
❤samaroon siciid waa cadyar oo isaaq dhex joogaa miyaaa❤
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 Ай бұрын
Muuse bixii waxuu is leeyahay waxay kuugu badisaa burburka waxuu ka quustay doorasho
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Ooyaaye waxa laga hayaa clios laga soo duubay xiligii Djibouti.
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Ай бұрын
Tuugta marka laqabto ayey qayliyaan.
@user-qq2ll6zs8h
@user-qq2ll6zs8h Ай бұрын
Waraya..sharCigakama.waynid...maxakaagalay..maxamed..Abiib..waadaiileqaran..hadaanunahay.shacabka somaalilaand..waasax..talaabada. inlaagaqaado
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto Ай бұрын
@@Abdirahmanmohamed5104 haa wlhi guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul
@RodaAbdi-k4k
@RodaAbdi-k4k Ай бұрын
Uskak batahay wax niga tuugsan majirto
@maandeeqxaji1798
@maandeeqxaji1798 Ай бұрын
Kkkkkkkkkk iskaceliya sidayadii aan isga celinay reer awdal Waan jeclahay jabka snm
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
SAMARONEY ADIGA HALKAA ISDHIGAY DUGAAG BAA IDIN HAN DADA
@ahmedMadani-z4k
@ahmedMadani-z4k Ай бұрын
❤samaroon siciid waa had yar oo isaaq dhex joogaa miyaaa❤
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
Samaroonow kolba haldoorkina isaaq anigu hor gowraco? War kaca o iska xooreya reerkan madaxa nikaga jooga,wani sidee samaronow? Dhiigini meedey? Ma waxa ka naqan tihin
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 Ай бұрын
Allhy ka baq oo dad aad dabka ku guubabinayso ka joog rabi hamoodin inuu moog yhy waxaad qorayso wll samaroon wa dad agoon yahan illhy jiihilin kamuu dhigin
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
@@ayuushiftin6416 waxa isku diri ma jiro wll ee run ba shegaya,reerkan issaq la dhaho oo kuwi dhambiyada Waweyn gestay dhabada marsaday ,maxay ka arkeen samaron?
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
Faqashtaa guudahaa 👀👀👀👀
@MoSaid-ih2pk
@MoSaid-ih2pk Ай бұрын
Faqashtu nasab koda kama baxan iniga wada xaran kuwada dhashey
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 Ай бұрын
Oo Ninkaani ma Naftiisuu u hadlayaa mise Qof kaluu u hadlayaa
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Kuli waa adeege dad kale alle idin qabay
@abdimadobe8803
@abdimadobe8803 Ай бұрын
Hal mid baan ka iibsaday ninka reerkiisii ka hadhay kkkkkk
@user-hs2il1ui2s
@user-hs2il1ui2s Ай бұрын
Mudane Cali xaamud jibriir geesi geesi dhalay waan ku garabtaaganahay waa runtaa gudoomiye isaaqu waa gudaafad gudafadna waa lagubaa gub qashinla
@user-bh1yx1rg2i
@user-bh1yx1rg2i Ай бұрын
Haqabali mudane sharciga waxa baalmarsan samaroonta iyo s/land labadaba waad matasha adiguna awood baad uleedahay libaax❤
@user-kn5hg9nm6t
@user-kn5hg9nm6t Ай бұрын
Viva samaron kabaxa gumeysiga
@abdirahmanomer2313
@abdirahmanomer2313 Ай бұрын
Samaliyed bu ku yidhee janiska Wariye maxad u dayacdey
@user-yj8bf3bl5g
@user-yj8bf3bl5g Ай бұрын
Adeer guul runta ayaad ka hdashay m.a
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m Ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✊💪✊✌️✌️💪💪💪💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m Ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm Ай бұрын
Faqash watad ilaawi wayday maha rag ciyara
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm Ай бұрын
In laysu wenifo horta maxay Reer woqoyi Ku falan ganbadh baaba laysu qadanaya
@saadocabdi5860
@saadocabdi5860 Ай бұрын
Waxan usheegayaa Cali xaamud jibriir maah maah baatidha ninkii qayrki loo xirayow sooqoyso adiguna wll adiguna iska casil meeshan maqaaxidan reer baa iskale
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Ай бұрын
Viva faqash.
@NimcoCarab-eb6rd
@NimcoCarab-eb6rd Ай бұрын
masha allaha geesi ❤❤❤❤
@user-si6lh5lh1t
@user-si6lh5lh1t Ай бұрын
Ha. Ujeededunu wax
@user-si6lh5lh1t
@user-si6lh5lh1t Ай бұрын
Gududa joogtidi malaha xili lkn wax ay leyihin aqoon yahan ka foog
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 Ай бұрын
Anigu ma ihi Samaroon lakiin ciyaarta ha laga daayo
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Niin walba deggaankiisa ha maamusho . Habar Jeclow inukuna deggaankiina gooni umaamusha , dekeda Berbera xoog ku qabsada . Meesha wa lagu kala tegey , udhamaaday filinki , No more Somaliland....finished .
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Iska Celiya SNM meesha dawladnimo wax la yidhaahdo kama jirtee
@amuunmohamed5040
@amuunmohamed5040 Ай бұрын
Waxas ino fadhiya dalka wuxu ku leeyahy aniga uso dagalsmay kkk huwan gudah nacal ku yaal
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 Ай бұрын
Muuse xukuumadiisa jileecaada ayaa sabab u ah kooxdan buka inay sidaa u kibraan
@nimcoaden1737
@nimcoaden1737 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j Ай бұрын
Dawladii meeday Sharcigii mer
@ahmedMadani-z4k
@ahmedMadani-z4k Ай бұрын
Muuse biix iyo mucaradd ayaa isku haystana Dalkeith qurux badnaa ,
@mustofahmad6091
@mustofahmad6091 Ай бұрын
Adigu hda dadkagi ka hartey anigu dadkayga kama harayo hadalkaas wa xabad Landhere aya ahey dadkaga la go an noqo dufaco dadkaga Faratoon wa midgaan so sexis ah xalalna mahan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
War shir gudoon maahee muuse ayuu metelaa fara toon Belo.ku shirgudoomisay war muuse ayuu u shaqeeyaa faratoon
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Orod soo dagaallan haddaan doonto af qadhmuune
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
Adeer tan lagu kala tag hadii lagu heshiin wayy wixii laisu datsady
@fuadsaleban
@fuadsaleban Ай бұрын
Gudoomiye waad mahadsantahay sharciga ha sareeyo
@AaminaYuusuf-s3d
@AaminaYuusuf-s3d Ай бұрын
Adriana waa lagu racin war is again waa Isagana maamuuska ka xayuubiya
@abdimadobe8803
@abdimadobe8803 Ай бұрын
War meesha isaga dareera reerkani waa badheedhay guryihiina aada
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t Ай бұрын
Doqon hadlaya xaamud masul QARAN muqalmo halagaxyubiyo xaamud laftisa sil hadlaya
@nimcomahadqalinle
@nimcomahadqalinle Ай бұрын
Geesi
@zidrajama
@zidrajama Ай бұрын
Sharciga cidna kama sarayso
@ismailjama3411
@ismailjama3411 Ай бұрын
Baarlamaanka waxa Ka buuxa dad caqli xun.
@abdirahmanomer2313
@abdirahmanomer2313 Ай бұрын
Wariyayal qaranimada ilaaliya oo hadalka isu daaya
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Ай бұрын
Beesha isaaq wixii shaley ay kadagaalantey ayey dadka darafyada ku cadaadineysa oo midba mar ayey cuneysaa ilaa ay iyagu is cunaan
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 Ай бұрын
Can iyo ina abiib waa idku mid waa labs khaayin
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 Ай бұрын
Maykuwaseen Dhilooy
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 Ай бұрын
@@cabdiraxmaanmuxumed1638 maya walaashaa Bay wasaan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Cabdi risaaq khaliif hooyadii ayuu wasay si fiican ayuu jeegaan dhulka ula jaray iyagoo iska fadhfadhiya ayuu ka adeegtay laan dheere laan dheere dhalay ayuu ahaa
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 Ай бұрын
Qaran ayaanu kuu dhiib waaxay reerakayagaan raacaya
@user-wd8qo5qq2g
@user-wd8qo5qq2g Ай бұрын
Wadani
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Hargeisa waa goobciya gooriyaa iyo giibriiya oo kuwii kuu dhaargay siida uu haadlan oo démocratique waaxa oo sii xuun loo isticmalaye samaron somalia iyo djibouti baa waaye jookaan oo edaab aye kuu jokaan ee kuu waa hargeisa maxaa siidaan kaa dhiiqaye
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan Ай бұрын
Ninkan hadi la tageeri lahaba wax kasta waxa dhafinaye fudaad iyo qaylo 😂😂😂😂😂😂
@Qooyskena
@Qooyskena Ай бұрын
Aqli an faqash ehen maqaban iyo waa nala laayay
@user-gs4xo8ok4m
@user-gs4xo8ok4m Ай бұрын
Kana ha la kibir jabiyo ma waxaan xildhibana
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Xeer ilaaliye Muuse ina adeerkii ah miyaa wax ka qaafikara Maxamed Abiib? Futada ayuu ka hadlay..
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
Cida Qaranimada Somaliland meel kadhac keena maxkamadaa lasoo taagayaa, muu ahaado M.W.Muuse Biixi. guul laanderiska ❤🎉🎉
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Ай бұрын
Waaar waaa layaaabay dadkani sida ay u,jecel yihiiin in ay ismaamulaan maxay hadaba ugu diiidan yihiin reer awdal estate iyo reeer ssc amaba qaatimo qof walba deegaankiisa ha,dhisto oo ha,difaacdo naftaada waxaad la,jeceshahay la,jecloow walaalkaaga muslimka ah
@saadocabdi5860
@saadocabdi5860 Ай бұрын
Waxan lahadlaynaa beesha isaaq reerkan barigiihore waxaqabanjiray odayal sharafle oo runta ushega ooykamid ahaayeen suldankiiciidagale odaygii ragbadan soomalilantana iskuhayay lkn hada majiran cid isqabatana majirto waxakadaran waxay yeesheen cayayaan baraha bulshada cay ku wada
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t Ай бұрын
Guddomiye faraton guulaso Xaamud guldaro kudhac
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Doqontii Hilaac cuntay oo dhan maanta ha qaaq leeyaan, haddii matalaadiinu dhab tahay miyaad miiska keentaan Xaqa Hilaac. Sawtaad u niikinayseen 3da beesha dhexe. Ma matashaan gobolka ee is casila intaan la idin casilin!!.
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Ай бұрын
2:11 Kibir kunooqo faqaashti. Aad. Kabaha usiiday waba lagu sharfay
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n Ай бұрын
Qaaaq. War maxu yidhi
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Ай бұрын
Dalkaba waxa duminaya kii wax ku qabay ee kaan waxba ku qabin maxaa laga filayaa
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 Ай бұрын
Kana jinkii muxamed abiib ayaa Ku soo wareegay EE isna halaga xayuubiyo
@ismailjama3411
@ismailjama3411 Ай бұрын
Muxuu Ka doonay maxamed Abiib safaarada somaliya
@sundusabdulkadir8860
@sundusabdulkadir8860 Ай бұрын
Dee nin soomali ah shacabka weer Somaliand soo Kuwa safarada passport u doonta
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 36 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Dhawaaq Hurdada u diiday Shacabka Somaliland Oo ka soo Yeedhay Halgamayaashii SNM
12:18
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 36 МЛН