Cali Xuseen Bille Wareysi #2/2 - Halganka Jabhaddi Oromada iyo doorki Soomaaliya

  Рет қаралды 15,182

HANOOLAATO

HANOOLAATO

4 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 100
@user-pp7mx2eo5h
@user-pp7mx2eo5h 4 ай бұрын
Somali waa 5 ✋ 5 taa waxa dhafsen Nagamiid maxa Dir Ciisa From (Dirdhaba) 🇸🇴🇩🇯
@yuuye4739
@yuuye4739 4 ай бұрын
Waa hal wanna qoomiyada somapiyeed
@asmarshow2400
@asmarshow2400 4 ай бұрын
Xabashi I bar 😂
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 ай бұрын
Sheekadaan orromadda is not easy; waa mashruuc
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 ай бұрын
Masha allah qayr allaha ku siiyo boqortooyadan Ethiopia oo ay gumaystaha abuureen waa in la burburiyaaa Oromo wa in ay xurowdaa somalina waa in ay xurooban
@abdulciise6989
@abdulciise6989 4 ай бұрын
Odeyga miskiinka hadalkiisa wuxuu ula jeedaa , Somalida iyo oromada waa walalo tan siyaasada shaqo kuma lahan waa nin wanaaga iyo walalnimada ku baaqayo . Anaga Somali ah ayaa dad isku mooqif ehyn qolo kasta sii wax u araktaa dabcan iyagaba sidaas ayey u kala duwan yihiin . Odeyga kheyr Allah siiyo Hadalkiisa wuu fiicanyahay
@yuunusshigshigoow8623
@yuunusshigshigoow8623 4 ай бұрын
Soomaali ayuu kala qaybinaa saw ma aragtid
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 4 ай бұрын
Haduu fiican yahay gurigiisii haku noqdo
@fnw8688
@fnw8688 4 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@ahmedabdullesheikh6068
@ahmedabdullesheikh6068 3 ай бұрын
Waa run oroma iyo Somalia waa isku mid
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 4 ай бұрын
Sheekadan mashruuc weye larabo in nalagu asalguur iyo dhalinyarada oo waxaan jirin lagu qanciyo odagan ookale ku awoowga uyahay ayaa malinkasta naga cayin baraha bulshada somali waa somalia wadankana iyaga iskaleh intaa wixii kaso hara waxba noma aha markii wayeelkii sidaas uhadlo oonakala qaybiyo maxa laga filan siyasigoda iyo dhalin yaradoda dadkan wey notashadeen midkasta afbuuxa ayuu laso fariisan reer hebel waa oromo yaarabi kuwan waanu kudan babini nadhafi sharkooda
@user-st6of1lg5v
@user-st6of1lg5v 4 ай бұрын
Oromo waa saamaale vivaa oromo
@user-gm3ji8iw4p
@user-gm3ji8iw4p 4 ай бұрын
Mahalla waaa Oday aqiiido fiican islamnimadana wax kasta kawayn
@user-ro3sz6vf2v
@user-ro3sz6vf2v 4 ай бұрын
Waa nin fican somali badan ayuu ka wadanisanyahay
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 4 ай бұрын
Adeerkaa weeye
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 ай бұрын
​@@Abdulfataaahqaf muslim wlga ha lidin
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 4 ай бұрын
Waaqoow guuto kenya ayaan wada joogney,,, kadibna maraykanka ayuu dibu dejin ka helay ,,,, waana la qaaday isaga iyo dad badan oo uu watey oo ilaalin jirey. Qiyaastii labo jeer ayay Tikreegu shirqool u maleegeen laakiin alle ayaa ka badbaadiyey,,,
@user-gd8fx7md6h
@user-gd8fx7md6h 4 ай бұрын
no vios😢
@BilaalCabdalla
@BilaalCabdalla 3 ай бұрын
@hanoolaato
@user-on4kz4rm1h
@user-on4kz4rm1h 4 ай бұрын
Dadkan oromada okale nosoraadi aan wax ka faidne sxp mahadsanid😅
@inaali8861
@inaali8861 4 ай бұрын
Marki maxkamadihi baxeen waxa jiray oromo badan oo garash misanka dhuxusha kuyalay lagusodadiyey dadki xafadas degana ayaa kalaqebsaday oo qariyey balse ilaa hada waxan isweydinaya sabab ayee intas oo oromo ah usogalen wadanka weliba maxkamadihi ugatirsanayeen?
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 ай бұрын
Asagaa somali ah babili waa dhul somali
@khalidmohammad367
@khalidmohammad367 4 ай бұрын
Waar ma reer babili ayad ahayd sxp
@rahh4137
@rahh4137 4 ай бұрын
Hawiyow Waa la idin ilaashaday ee is jira dhulka ayaa la idinka rabaa.
@yareys3919
@yareys3919 4 ай бұрын
Shiikha kheeyr badan iyo soomaali jeceel kaagama fadhiyo illaah ayaase og uurkaaga Mida kale wareeysiga nin oromo ah iyo waqtigaan jahwareerka maxaa isku soo beegey ? HAWIYO ayaan walaalo nahay kuye Oromo moow na jecleeysiin rabaa
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 ай бұрын
Oromo badigeeda waa somali waxa jirta somali oromowday mala’s zanabi ayaa horey ugu yiri oromoy half idinka mida waa somali hadad iswashan somalinimadooda ayan u cilineynaa
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 4 ай бұрын
Qolo Gaar ah ayaa Dhulkooda Lawada Leeyahay. Barlamaan an Dhul Laheyn wa Barlamaan Leysku Karaamo Seegay.
@88mahamed
@88mahamed 4 ай бұрын
Waxaan hubaa in oromo badan aay ku latay dagaalkii éthiopien waliba si xad dhaaf ah ugu latay
@arabahmedmohamed7637
@arabahmedmohamed7637 4 ай бұрын
Laftii nagAa
@user-rt3yu6zz2p
@user-rt3yu6zz2p 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂🎉
@user-st6of1lg5v
@user-st6of1lg5v 4 ай бұрын
Baabile hawaye
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 4 ай бұрын
Otomo Aamkn ma leh
@yuunusshigshigoow8623
@yuunusshigshigoow8623 4 ай бұрын
Dadkaan haday dhaw yahiin hadaan wadanka laga saarin cawaaqib xumo ayaa noo dambayn doonto
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 4 ай бұрын
Aad iyo aad
@rahh4137
@rahh4137 4 ай бұрын
Oromiya gaadhi intaad raacdo ma dhex mari kartid iyaguna waxay ku leeyihiin wadanka waan kula leenahay er caqliga ma gashaa ?
@user-xz7qt6bc4m
@user-xz7qt6bc4m 4 ай бұрын
20:46
@rahh4137
@rahh4137 4 ай бұрын
Soomaali hurudooy toos oo maqal waxa laguu sheegayo oo fahan hadalka Waa laguu sarbeebay.
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 4 ай бұрын
*"Xaq baan ku leenahay wadanka."* *Xaq aad ku leedihiin wadanka ma jiro.*
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 3 ай бұрын
Kalay adi xaq sii😡nin nakala qob qobayo oo dowladena bur burned qeeb ka qatay maa dalkeyga wax ku leh wale mesha ku arko warba galayo
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 4 ай бұрын
Leftnagaa oday ali maxad ugu duceyn weyday...
@baakaytube
@baakaytube 4 ай бұрын
Horuuba kabilaabay odaygu😂
@noornorway4094
@noornorway4094 4 ай бұрын
Sheeqaan dalka xaq buu ku Lee yhy wax badan buu usoo dagaalamay
@nimcomusse9429
@nimcomusse9429 4 ай бұрын
Ader anaga hanna kala baxin oramo walaalo manahin anaga ,mida itooboyaanka hadaa rabto in aad ladagaalnto wadankaagi aad anaga somali hadaa nahay ormada wadankeeni ayada ku soo duushay xataa somali galbeed dhulki oo dhan weey qaadatay , maatadi ayeey dhameeyeen .
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 4 ай бұрын
Odeygaan. Wuxuu dhaamaa kan wareyasnayo. oo itobiyaanka taagersan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
Ninkan iyo ragiisi wixii nool in lawareysto oo tariikhda la diiwan geliyo bafican lkn Ayanle cuqdad badishey
@user-jm3uv5mn4k
@user-jm3uv5mn4k 4 ай бұрын
Maxaa ka wadaa,cuqdad basis hay? Bal fahfahi!!!
@shamisali4599
@shamisali4599 4 ай бұрын
😂😂😂
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 ай бұрын
Oromo waxay wadaan waa edeb-darro. Inay maanta Soomaali kala qaybiyaan ayay marayaan markay doqonimada Soomaalida arkeen!
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 4 ай бұрын
👍🏼👍🏼👍🏼
@mohamedceero1957
@mohamedceero1957 4 ай бұрын
Absolutely
@shamisali4599
@shamisali4599 4 ай бұрын
Inee na is ku keyn xoqane kenen itopiya marke timid sarakil noqden bentis waye dadkis la safana yaa ka yelayo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 ай бұрын
Aniga waxan amisanahay bani adamku wY isu bahan yihiin
@mahamedali6038
@mahamedali6038 4 ай бұрын
Odayga an waa run buu sheegay aa odaygii samaale bay nala yihin qaar Oromada ah
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 4 ай бұрын
Hadii aan nahay Somali hadii oromadu ay nasoo martiyaan waan Ogalnahay taas, balse wax intaa labadan maya,
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 4 ай бұрын
*Soomali iyo Oromo wlaalo ma aha, waligood-na ma noqon.*
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 ай бұрын
Viva Òroma
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 4 ай бұрын
Leftnaga asha Viva somali.
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 4 ай бұрын
Wariyaha waxuu dhulka soomaalida ku dhiirigalinayaa oromada, isagoo u tusaya oromada iney dhulka soomaalida xaq u keeyahiin
@abdelkadir1243
@abdelkadir1243 4 ай бұрын
Bin aversion koriyoow Adigaa u aayee axdi malahan ethoianka lagu aaminaayee ee iska jiradadkaan Waa iska wadanka aragti Shula iyo dad ayey raa do ayaa Waa sirloin Nagy she’d duqoowey ee iska jira
@somalianopinion
@somalianopinion 4 ай бұрын
Sanamyada ka dhex jira bulshada ee lagu hungoobo aaminadooda Bulsho walba waxay leedahay sanabyo ka dhex aloolsan dhexdooda oo lagu hungoobo aaminaadooda. Bulshada Soomaliyed waxa dhexdooda ka jira sanabyo badan ay aaminsan yihiin balse ay ku hungooben. Waxa ka mida (FIKRADA 5NTA SOOMAALIYEED). Ma jiran wax la yidhahdo 5nta Soomali balse waxa jira Hal Soomali oo ka mideysan wax walba. Somalidu waa umad muslim ah, oo Diin, Dal, Sooyaal, dano, Cadow iyo saaxiib, la wadaagta Muslimiinta. 5n Soomali baa jirta , MAXA KU DAABAN? Waxa ku daaban balse anan laguu muujin , iney jiran Somali kala duwan dhaqan ahan iyo sooyaal ahan. Fikrada 5nta Soomali waa falsafad gumeysi oo u adeegeysa iney meesha ka saarto hal qoys oo Soomali ah. (MAXAA LOOLA JEEDAA FIKRADA SOOMALI WEYN)? Weedha Soomali weyn, sideeda haddad u eegto waxay u muuqada wax caadi ah balse nuxurku wuxuu noqonaya wax la isku keen keeney! Calashan waxaa loola jeeda waa dad anan wada dhalan , balse waxa mideeyey uu yahay hal dal, oo loo yaqaan SOMALIA. ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------- إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ إِخْوَةٌ فَأَصْلِحُوا بَيْنَ أَخَوَيْكُمْ ۚ وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ Muslimiintu waa hal umad, oo isku damqata, oo hal jidh leh. Muxuu Illahay Muslimiinta ugu diidey iney qoomiyad, qoomiyad ugu kala jaban? Ama ay u dagaalaman FIGRADA AH HAL QOOMIYAD? Muslimiintu haddii ay qaatan figrada ah qoomiyad, waxaa meesha ka baxaya xadiiskii Rasuulka ee ahaa (كمثل الجسد الواحد) Waxana mesha ka baxaya iney muslimiintu isku hiiliyan,isku damqadan, ama waxa iman kara iney xuduudo kala sameystan. Figrada Qoomiyada oo lagu dhaqan gala , waxay keenta dad kalo dano ah , kala cadow duwan, ama kala saaxiib duwan, kala sooyal duwan, waxayna mesha ka saareysa iney Muslimiintu yeeshan hal dal, hal dan , hal cadow iyo hal saaxiib. SOMALIAN OPINION
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 4 ай бұрын
Oromadu walaalo manihin dantooda adyee dalkeena u imaadeen waana tagidonaan
@yuuye4739
@yuuye4739 4 ай бұрын
Hhhhhh orom abihii wasay dheh
@ahmedshirwac6474
@ahmedshirwac6474 4 ай бұрын
Odaygu waa tuug
@mohamedabdukerim7607
@mohamedabdukerim7607 4 ай бұрын
Jid khaldan Baku dagalatay iskagatgi yusan kucuni
@rahh4137
@rahh4137 4 ай бұрын
Soomaaliya Oromada wax walba way u sameeyeen hadana dhulkooda waan la leenahay ma dhahno ee maxay dhulka yoga u qaadanayaan oo ay u leeyihiin xaq baan ku leenahay.
@hanthalaomari4470
@hanthalaomari4470 4 ай бұрын
Nafteedan u huray kulahaa, soo tan Aad noshahay, mise intaad u dhimatay baad soo nolatay 😂
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 3 ай бұрын
Hawiyaw Oromo khalad baad ka aaminsan tihiine. Nimanka karanle wax waydiiya , kuwaas baa yaqaane. Ma jiraan Oromo Dhul soomaliyeed doonaysa inay qabsata. Somalida iyo Oromada deriska ahna waxay Isku laayaan odaygu wuu sheegay . Waxba kama duwana daaqsinta ay somalidu ba dhexdooda isku laayaan.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
Abaal raga ragbaleh AA oromo iyo Somali Waa walalo and is hureynin insha allah Wana kamidey nayaa
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 4 ай бұрын
Dhuuso.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 ай бұрын
Oromo waa oromo somali waa somali lakiin afrikan banu nahahay muslim hadu yahay waa sii walaalonay
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 4 ай бұрын
???? Xalka waa in oromada dalka soomaaliya laga tarxiilo. Odaygaan jaajuus inuu ahaa bay u badan tahay,?khaasatan dahaaladii maxkamafaha. Waa nasiib darro in nin Ethoopiyaan ah Muqdisha lagu waraysanayo asaga oo si cad afka ugu ballaarinaya inuu dalka leeyahay, soomaalidana ooma tahay. Sababtuu afsoomaali u baran waayay ??? Sirdoonka aduunka iyo jawaasiista aad bay u waji badan yihiin
@abdiomer9214
@abdiomer9214 4 ай бұрын
Odaygu xaqiiqda wuu kafogyahay,waayo ogaadeen kaliya madagana xuduuda oromada ee maxaa qabaa,iilada kale oromo uweerartaa dhulkoodana uboobaysaa, waa isbariinayaa odaygan miskiinka ah laakiin xaqiiqda jirta kama hadal iskadaa xuduuda ee waxay usocdaan ilaa bada taana dunida dhan baa og markaa war aan laga aaminayn waxba yuun iskudaalin sheekadan.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
War hadalku runta kama reesto AA gadaalka gaar gobdumis hanoqonina reer mogdishow Oromo aniga tariikh dheer ba igala dhaxeesto iyo dhalashaba Ilka iyo carabba isugu dhow wey isoman sidaas darteed coladu WA Laga gudbaa walalo ayaa nahay mana inkirayo from raxaween
@yusufamiin76
@yusufamiin76 4 ай бұрын
Qofka Soomaaliga aduunka kale haduu tago oo 10 sano joogo inuu sheegto oo xaq ku lahaado meeshaas uu tegay ayuu jecel yahay qofka ayaga dhex degan oo muddo 60 sano ah ku nool inuu Soomali noqdo ma ogolo waa cajiib
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 4 ай бұрын
Ma dalalka gaalada? Passport bay bixiyaan, waana bilaa diin¿ WAX WALBA MA KAGA DAYANAA???
@najibab2138
@najibab2138 4 ай бұрын
@@Abdulfataaahxayawan qashin ah ayad tahay sxb cuqdad aya kugu fogatay ee Allaha ka saro maan gaabnimada abti
@yusufamiin76
@yusufamiin76 4 ай бұрын
​​​@@Abdulfataaah aniga ereyga kaga dayasho kuma oran gaal iyo muslimna ma sheegin walaal marka annaga oo muslim ah maxaan ka doodnaaa, islaamkana waa walaalo dhamaan tan kale qofka haduu degaan ku ahaado meel uuna ku ilmo dhalo waxaa lagu tiriyaa dadkaas marka xaqqa aan ka dalbano dunida kale soo dadka nala nool nagu ma lahan
@abdiqaniabdullahi2888
@abdiqaniabdullahi2888 4 ай бұрын
@@yusufamiin76 Aabaha Maangabka kawas Somalida Khaliijka kudhalatay ee Ciqaamada iyo Cabsida kunool orod sharcisii dalkan ama Hooyada hakudhalato ama Ayeydaaye hadaanad Somali ahayn shisheeye sharcidaro kujooga ayaad tahay sugayana in dalkiiso laguceliyo. Orod islaanimo Xaramka kutagbal in Xabsi iyo Tarxiil la iskugukaaso dariwaaye
@abdiqaniabdullahi2888
@abdiqaniabdullahi2888 4 ай бұрын
@@najibab2138 @yusufamiin76 Aabaha Maangabka kawas Somalida Khaliijka kudhalatay ee Ciqaamada iyo Cabsida kunool orod sharcisii dalkan ama Hooyada hakudhalato ama Ayeydaaye hadaanad Somali ahayn shisheeye sharcidaro kujooga ayaad tahay sugayana in dalkiiso laguceliyo. Orod islaanimo Xaramka kutagbal in Xabsi iyo Tarxiil la iskugukaaso dariwaaye
@guntigarasho6897
@guntigarasho6897 4 ай бұрын
duco oromo oo aysan kujirin laftanagee madhamaystirna
@nuursh2895
@nuursh2895 4 ай бұрын
Oromado nimo laguna colaadin karo Dadka muslimiinta Ah
@rahh4137
@rahh4137 4 ай бұрын
wuxuu yiddhi qofka Baabili jooga Soomaali ma ah ee sidee loo rumaysan wuxuu sheegayo. Baabili Soomaali ayaa leh ee Oromo xoog bay sheegatay.
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 4 ай бұрын
Lafti nagaa micnaheeda maxa u weydin wasyi Ayaanlow
@khalidmohammad367
@khalidmohammad367 4 ай бұрын
Lafti nagaya waxa weyan dhulku wa nabad
@hadsmohamed5671
@hadsmohamed5671 4 ай бұрын
Lafti nagaaa in uu dhaho ayaan ka baqayey Sheikhu
@rahh4137
@rahh4137 4 ай бұрын
Hada ka dib lawada noolaan mayno waxba iskuma nihin. Soomaalida Itoobiya hoogta wadankioda ayay ku noolyihiin ee wadan Oromo kuma noola.
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 ай бұрын
Latinagaa ayaanle laftinsgaa ayaad noqotey oromo ayaa noqotey aynle lifting nagaa
@nawalkl1113
@nawalkl1113 4 ай бұрын
Ino soomali kala qaybiyo mxaa ugu jira soomaliyey dan wye 😂oromada in la raafo ayuu ka baqaya
@guuleedaxmed979
@guuleedaxmed979 4 ай бұрын
Kulahaaaa xaq ban kuleyahy somalia war orodoooo dhulkaaaga aaad. Oromo waxba naga ma dhexeeeyan
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 4 ай бұрын
Qabiilooyin oromo ah ayaa kula jooga, Gabra
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Adigaba oromo kula jogta markasd cid kle eedynysan hawiyow caqli xumadina wakas 😂😂😂
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 4 ай бұрын
Oromo maxay tahay waa dad liita qashin ah
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 4 ай бұрын
Dalkiisii ha lagu celiyo, muxuu ka qabanayaa Soomaaliya?
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 4 ай бұрын
Wadanka qofki 6o sano joogay xaq waa ku leeyahay oromada xamar joogta somalida lagama garto siba raxanweynta ayey isku egyihin luuqada xitaa wey isshabahaan hala tixgeliyo
@user-ib6df2tq2c
@user-ib6df2tq2c 4 ай бұрын
Waxa waa sheko
@user-ib6df2tq2c
@user-ib6df2tq2c 4 ай бұрын
Waa didnay somalia somali baa lee bass
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 11 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 22 МЛН
Waayaha qurbaha with jamal ali husein
1:00:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 16 М.
President Ruto's  Full Speech today at State House
12:21
KBC Channel 1
Рет қаралды 11 М.
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
7:50
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 69 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН