#qiso

  Рет қаралды 9,643

canab channel 1

canab channel 1

7 ай бұрын

Пікірлер: 52
@user-vc4kc4mt3w
@user-vc4kc4mt3w 7 ай бұрын
ASC walaashey Marki 1waad horti ilaahey dartiis Ayaan kuujacelahay marki 2baad allah kuxafido qisooyinkaadini waalisocodaa wax badin Ayaan kaafaaidey walaasheey waan kusalaama janadini alaah nagu kulmiyo aaniin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 7 ай бұрын
Jasaakallahu kheyr abaayo aniga shanta aayadod hore ayan xifdiyey oo aqaristaa salaad walb gadaasheed alxmdulilah aniga xataa aaman dhameyay quraanka had ayan is leeyhy aad gurig ku bartid wan kicin karaa quraanka Alxm
@MunoAli-sm6cy
@MunoAli-sm6cy 28 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalim
@fardowsasheikh-kt7me
@fardowsasheikh-kt7me 7 ай бұрын
abyo qaali cafimada taam ah Allaha kusiiyo iyo intii muslimin ahba alhuma aamiin yarabi😢
@MunoAli-sm6cy
@MunoAli-sm6cy 28 күн бұрын
Qur aanka aa culeys iga saran ee abaayo hala ii sooduceeyo laakiin adkaarta waan aqriya carabka kama qaado laakiin qur aanka Mar kaan aqri is dhaho cu leys aa iga saran hala ii soo duceeyo in shaa allaah
@farxiyamalin
@farxiyamalin 7 ай бұрын
Abayo allaha kaa qaado culuska❤
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 7 ай бұрын
Allaha ku caafiyo hmcn culeeska allaha kaa qaado fiyoobi allaha ku siiyo insha allaah
@ridwanguyaar472
@ridwanguyaar472 7 ай бұрын
Mudo 2saniyo dhowr bila wada abayaal hala aqriyo suradas wlh faidaded inta kuma sokobi karo alxmdulilah cafimad dagnan waxbadan arki Balaba suratulbaqra
@suusuukhalif1209
@suusuukhalif1209 6 ай бұрын
صل الله علیه وسلم❤❤❤
@xafsomohammed8516
@xafsomohammed8516 7 ай бұрын
Alle caafimaad taam ah haku siiyo abyo
@MaryamCldirisaaq-pj3jp
@MaryamCldirisaaq-pj3jp 7 ай бұрын
iLahay hakucaafiyo abyo
@XalimaAbdi-st6tr
@XalimaAbdi-st6tr 7 ай бұрын
Allaha ka dulqado abyo culyska
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤❤
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 ай бұрын
Ilaahau hakas dulqaado culayska asd dsrermayso sna kula mid basn ahay e iisoo ducee walalo masnta ayaa iigu kaa horaysa anoo nelashas isaerg eegaya uun basn kan gu soo rascay xijasbka wayn
@user-qd9ub3vn7z
@user-qd9ub3vn7z 3 ай бұрын
Allah ha ku xafido abaayo mcn
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 7 ай бұрын
Abaayo allh haku barakeeyo lkn sidee 40 maalin isku xigto u aqrin karaa asbuucii fasaxa soo iima soo galaayo😢
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 7 ай бұрын
Masha allah abayo ❤❤❤❤
@user-wl1fg2pv8y
@user-wl1fg2pv8y 7 ай бұрын
Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha
@maahiracabdi4155
@maahiracabdi4155 7 ай бұрын
مشاء الله تبارك آلرحمن يجزأك الله الخير اختي حبيبتي 💖 ❤❤
@SowdaSheikhcumar
@SowdaSheikhcumar 7 ай бұрын
Allah ku caafiyo abaayo culeka Allah ka dul qaado
@MunoAli-sm6cy
@MunoAli-sm6cy 28 күн бұрын
Aamiin abaayo
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 7 ай бұрын
Mashallah allah Ku caafiyo dhaqtar u tago dhiiga soo bar
@xalwaahmed854
@xalwaahmed854 7 ай бұрын
Allah haku cafiyo abaayo
@safiyaisse6091
@safiyaisse6091 7 ай бұрын
Walaal allaah ha ku caafiyo insha allaah allaah ha ha ku xiftiiyo
@kawterabdirahman6294
@kawterabdirahman6294 7 ай бұрын
ALLAHA ku barakeeyo manta ayaa kugu soo biirey
@FaatimaHersi-ru8fw
@FaatimaHersi-ru8fw 7 ай бұрын
Abyo shukran wlhi cawan igu ka horeysa waxbadana waan ka faiday wlhi aniga cuslaysa saaid iga saaran wax aqriska jamacad baan dhigan mar waliba waxaan is dhahaa wax akhris hadan bilaaban wan ka cajisayaa sidoo kle salada waqtiga kuma tukanayo oo anoo is qasbaya baan tukada
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 7 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اختي Ilaahay Cafimaad taam ah hakusiiyo walaashay😍
@CawoAsyaf-wb7kh
@CawoAsyaf-wb7kh 7 ай бұрын
Wll isha bil aadanku wa masiibo ani way I haysa wnan la dhibanhy maxa sameya 🥲
@hudaxasan8533
@hudaxasan8533 7 ай бұрын
Masha Allah ilahey haku bara keyo
@nyg1162
@nyg1162 7 ай бұрын
Masha Allah sis❤👍🏽👍🏽
@user-kr8ze8vs9s
@user-kr8ze8vs9s 7 ай бұрын
Allah kaqado culeska abyo
@XalimaAbdi-st6tr
@XalimaAbdi-st6tr 7 ай бұрын
Aamiin😢
@degelkhayr
@degelkhayr 7 ай бұрын
Abaayo Ilahy haku caafiyo oo culayska hakaa dulqaado
@indhouroon2812
@indhouroon2812 7 ай бұрын
Jazaka allh abyo❤
@KALTOUMABDILLAHIARITE
@KALTOUMABDILLAHIARITE 7 ай бұрын
Amin hn
@xassankhadra8922
@xassankhadra8922 7 ай бұрын
aamiin.aamiiin
@user-nq3wb7wg3z
@user-nq3wb7wg3z 7 ай бұрын
Abaayo see noqotay xaladaada kawarn
@samiraissa-cn3pz
@samiraissa-cn3pz 7 ай бұрын
Aniga xita abayo sidas ayan ahay allah hakucafiyo amiin🤲🤲
@AhmedDube-ek5tv
@AhmedDube-ek5tv 7 ай бұрын
Asc walaashey canab waan ku salaamay salaan qaali ah
@amuunaxmedxuseen9282
@amuunaxmedxuseen9282 7 ай бұрын
Abyo wxa culeys iga saranyhy inan wax akhristo marwalba markaan isdhoho examka diyaarso marwalba wxn isdhaha hader iskada hadhow akhri sidedi bn uga soconaya abyo adna ilahy culeyska haka dulqaado
@bisharoabdiosman8461
@bisharoabdiosman8461 7 ай бұрын
Abayo wan ku jeclnahay wana ku ciranay your page abayo shaydan aya ku didaya ina khayrka badiso marka shadanka iska naar marksta 2 ragaco tuko markd cajis darento illahay barayada kubadiy inu xanunksa ka gaxayo habenkiy xilidame sokac illahy muradkagag u shego shadan waa daciif lkn wuxu ka hor istagaya ina janada gasho
@nimcokiin2681
@nimcokiin2681 7 ай бұрын
Allecaafimaad❤taama hakusiiyo wlo
@user-ow3fc2pg4r
@user-ow3fc2pg4r 7 ай бұрын
Ma
@OmarOmar-sf7ju
@OmarOmar-sf7ju 7 ай бұрын
Subxaanallah
@MaryanAadam
@MaryanAadam 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد canabeey aniga waswaas ayaa igu dhacay cibaadada dhan would iga celiyey mar dhowna salaada oodhan waa iska dhaafey
@ZimanAbdullahi-ck5vk
@ZimanAbdullahi-ck5vk 7 ай бұрын
Abayo noso badi saa uku dhirano suratul baqra kahadlideyda😍😍
@ridwanguyaar472
@ridwanguyaar472 7 ай бұрын
Subxana allh riyoyinka waaniskuarke lkn ani salad cules igma sarnen
@momahedmaasim7348
@momahedmaasim7348 7 ай бұрын
@sumayo2093
@sumayo2093 3 ай бұрын
Abayo isoducey inte commentigeyga arkeso murada leyahay adna allah culuska kahayo ina video dubta allah kaqado
@user-ow3fc2pg4r
@user-ow3fc2pg4r 7 ай бұрын
Sorry mcto ilahay igama kaqado mcnto. Ma
@ahmedketoofficial2999
@ahmedketoofficial2999 7 ай бұрын
#qiso hadii  ad dhageysatid saliga nabiga scw ma dhaafi doonit
23:21
canab channel 1
Рет қаралды 51 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 53 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 80 МЛН
#qisadan dhageyso qof dambe ma qiyaani doontid
15:38
canab channel 1
Рет қаралды 3,1 М.
NINKEEDA WUU YASI JIRAY HADANA BOQORAD AYAY UTAHAY SABABTUNA
27:38
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 16 М.
#qisadan hadad dhageysatid wax badan aya noloshada iska badi doono
17:30
qiso adiga igu dhacday iyo dhibkii ando maray
21:46
canab channel 1
Рет қаралды 14 М.
# qiso hadi ad dhageysato saliga nabiga ma dhaafi doontid  insha allaah
23:32
Season1- EP: 01: JACAYLKII RASMIGA AHA- Albaaqiyat Podcast
25:43
Amal Abdilaahi Bade
Рет қаралды 31 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42