Caruurta baadiyaha iyo howl karnimadooda masha Allaah dhaha

  Рет қаралды 129,043

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

2 жыл бұрын

Facebook page dhaqankaaba

Пікірлер: 356
@mohamudaden4436
@mohamudaden4436 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah tabarak Allah. Illahay ha indin xafido dhamaantiin. Boqorada youtubeka ( dhaqankaaba)👑👑👑 aad baan ku salaamay. Inshallah waad gaadhi 100 millions subscribers
@fardowsaadan8476
@fardowsaadan8476 2 жыл бұрын
Mashallah
@khadradahirxasan3208
@khadradahirxasan3208 2 жыл бұрын
masha allh fariidyo alle hano daayo
@ahmedelmi6866
@ahmedelmi6866 2 жыл бұрын
As
@maghniaelousrouti1627
@maghniaelousrouti1627 Жыл бұрын
​@@fardowsaadan8476 7kj.
@user-hb4vy5wp2c
@user-hb4vy5wp2c 2 жыл бұрын
Wlh wiilka yar iga qosliya kulaha libaxa beerkan ka laagi😂Masha Allah Ilhow xifdi waxaraha xariga lagu xirayo xita waa I xasuusiyeen waanba ilowsana markan arkay horaan Ka gartay qoolka waxaraha baan dhihi jirnay baadiye 10jir baan Kuso gaaray hadana inaan tago ayaan Ku rajo waynahy Ilhow ii fududee inaan aado mar un🥲
@iqradahir946
@iqradahir946 2 жыл бұрын
These two children are smarter the all the people in Europe and American combined mashallah tabarkallah xxxxxx
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 2 жыл бұрын
And because they are so smart it's so sad that they can't get an education 😪😪
@iqradahir946
@iqradahir946 2 жыл бұрын
@@netflixfaiza6229 babe they don't need education natural knowledge is the one you can't buy
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 2 жыл бұрын
@@iqradahir946 so what about the rest of their life?
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 2 жыл бұрын
@@iqradahir946 education in today's world is as important and as necessary as breathing, is just sad that someone somewhere thinks otherwise.
@AFDiini1722
@AFDiini1722 2 жыл бұрын
@@netflixfaiza6229 Don't be so shallow. Education comes in many forms, getting a pass paper from a known institution is not a barometer for intelligence or education. Theirs is also education, a different type of education. besides they will prob have happier, more fulfilling life than navigating all the stress, anxiety and mental health issues modern metropolitan city life has to offer
@apnavillagevr3231
@apnavillagevr3231 2 жыл бұрын
🌹بسم اللہ الرحمن الرحیم 🌹 رسولﷺ رسولﷺ رسولﷺ ❤ رسولﷺ رسولﷺ رسولﷺ ❤
@cismanhasan1332
@cismanhasan1332 2 жыл бұрын
Ilmaha masha Allah af ka somaliga Si wacan ugu hadlaayo🇸🇴🇸🇴
@sadamhusen1840
@sadamhusen1840 2 жыл бұрын
Masha Allah gabadha kali ahi ee aan KZfaq-ka darteed usoo galo, waxaan rabaa in aad ila soo xiriirto walashey qaaliga ah ❤️🙏
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 2 жыл бұрын
masha alah caruurta alle habarakeeyo caruurta miyigu waa hawlkar hadii waxbarasho loogu dari lahaa iyagoo miyigooda jooga dad adag oo mustaqbalka waddanka wax ka bedela ayay noqon lahaayen
@Captain_Muudey.
@Captain_Muudey. 2 жыл бұрын
Gabar dhiiran geesi reer dhagan kaabo mash alah alah idin xifdiyo walaale wan idin jecelahy💖✌
@user-nq8mc6wz2s
@user-nq8mc6wz2s 2 жыл бұрын
Masha allah iyagoo intaa leegba duunyo iyo dadba lagu aamina Waqti lasoowada maray ninkii soomara nin nimo kufaana💯💯💯👋👋
@najwaamohamed8299
@najwaamohamed8299 2 жыл бұрын
Masha Allah ciyalka yaryar Waxan ku qoslay bal aamu naciimay Marku kuyidhi
@abdisheikh6791
@abdisheikh6791 2 жыл бұрын
Sidoo kale…..lol. Waxaa ka go’an rag in uu hogaaniyo dumar ka ama uu isagu taliyo. Waa dabiici.
@najwaamohamed8299
@najwaamohamed8299 2 жыл бұрын
@@abdisheikh6791 Warun
@saynabhassan7488
@saynabhassan7488 2 жыл бұрын
😂😂😂
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 2 жыл бұрын
Hhh
@mohamudaden4436
@mohamudaden4436 2 жыл бұрын
Mashallah tabarak Allah waa curuur fariidah ❤
@ahmedosman8802
@ahmedosman8802 2 жыл бұрын
Masha allh waan soomarnay waqti xasuus leh
@omaralinour3377
@omaralinour3377 2 жыл бұрын
Asc, Adeero maansha Allah xasuus Maansha Allah Waa meel barwaaqaa Maansha.Allah
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 жыл бұрын
Masha alh abayo Guruxey alah kudayo masha alh cajiska aya iga qada muqalka hadan dawado mnata caror yar o farid ah aya kentay alah kudayo abayo mcnt ilxun kuma aragto
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 жыл бұрын
Mansha allah allayaa xafidag caruurta soobar baara kuwa iyaga leg magaalka joogaa iyagaa laraaca sida xoolaha weliba kuwa qerbaha
@abuakram9184
@abuakram9184 2 жыл бұрын
Maasha allah tabarakalah Waa caruur fariida ah oo aan camera 📷 Ka qaloonayaan Dhaqan kaaba Wll halka dadaalka kasii wad . Waxan filaya dhulka Rooba ka day waa barwaaqo ' Yaa rabi dhulka kale ee somaliyeedna barwaaqo ka dhig 'abaarahana kasoo jabi Allahuma amiiin
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 2 жыл бұрын
Msh allh. waa caruur aad u fir fircoon msh allh msh allh. Dhanqan kaaaba Mar walba youtubkaada indhahaa ku hayaaa😳 la, aantaa Abaar wyo keep giong wllee
@ibrahimdeeqabdiraxman9480
@ibrahimdeeqabdiraxman9480 2 жыл бұрын
Mansha allaah caruurta caadi ma aha waa aan yaraa baan soo xasuusti boqorada baadiyaha in aan isla jaan qaadi karna soo ma moodid
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Dhaqankaaba Dhaqankaaba allah yaxfidak wllo 💚💚💚
@bashiirofficial4667
@bashiirofficial4667 2 жыл бұрын
Libaax kama baqo kulahaa 🤣🤣 Wa xaraha libaax ka celiyaa kulaaa Yarka Funny waa wlhi 🤣
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 2 жыл бұрын
Kan yar wuuba is cajabiyay’ kulaha taryar reerkoodu malaha maba yaqaanan magaalada😂😂
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
😁😁
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 si niyadaan uqosley
@abduwkill3485
@abduwkill3485 2 жыл бұрын
Waa libaax somaliyeed fiiri inta uu leegyahay iyo geesinimada ka mooqata xitaa libaax beerka ayaan ka ladaya ayuu dhahay geesi iga dheh ilahaysw dawlad na sii
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Dawld iyo dalba wa leyahy e kuwina Alle ha siiyo sidano kale
@sacdiyoabdi916
@sacdiyoabdi916 2 жыл бұрын
Mansha Allah waxay iso xasuusiyeen wagan badiyaha jogay alle haydin xifdiyo
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH MAXAMED IYO NACIIMA ALLA HA XIFDIYO AAMIIN
@hamdikasim
@hamdikasim 2 жыл бұрын
Ariga magacaa ku qurux badanaa😁 Masha Allah🥰 Ilmahaan iyo ilmahaa qurbahaa inaa leysbaro wayee😁😁. Dagaal lagu kaalatakii lahaay😄
@hibaqmohamed8409
@hibaqmohamed8409 2 жыл бұрын
MashaaAllah farxad iyo nolal qaboow halkas bay taala 😍😍😍😍
@abdirahmanc.c.a9346
@abdirahmanc.c.a9346 2 жыл бұрын
Masha Allah dhaqan kaaba keep going sister.
@Munalalachenell
@Munalalachenell 2 жыл бұрын
Manshallah xafidakallahum yaarabi ciyaalka amiin
@Tlie_____Raajuu__2008
@Tlie_____Raajuu__2008 2 жыл бұрын
maasha Allaha ❤️ 2 fariid waaye ❤️
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
Ngaaha yar kulaa fariid baa tahy m.a naciimo yar ❤❤❤❤
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
Maasha Allah alle ha idin xafido idilkiinba Xusuus mudan. Wan shakaalan.
@user-wh2ul5cz3x
@user-wh2ul5cz3x 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله ارضكم طيبة بارك الله لكم فيما رزقكم
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 2 жыл бұрын
Mashallah mohamed he is the king..
@somalisaynis6204
@somalisaynis6204 2 жыл бұрын
Horey usoco mar walbo oo muuqaal inoo soo gudbiso waayo arag ayaan kaqaadanayaa alla ha ku hifdiyo
@dahabocabdidaahir1897
@dahabocabdidaahir1897 2 жыл бұрын
masha allah carurtayadi ban so xasustay bari aan baadiyaha ugu tagay
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 2 жыл бұрын
Mansha Allah jazzaka Allahu khyran wlo sida aad noogu soo gudbisey wax walba😘
@shaaficicabdulqaadir3280
@shaaficicabdulqaadir3280 2 жыл бұрын
Gabadha dhaqankeenna wacan si dhab ah ugu dhaadataay Hiddaha dhowraay walaal Waxaa tahay dheeman iyo dhamays dhal gobeedahoo WAX dheertahay dhigaaye Ilaah wax ku dhibaya iyo Hakaa jiro dhagar ibliis
@maxamuudcali1646
@maxamuudcali1646 2 жыл бұрын
Masha allaah waa ilmayar oo fariid ah
@mci7052
@mci7052 2 жыл бұрын
Maasha Allaah waa Bar-warbaahineed oo Xiiso leh. Mahdsanid Walaashay.
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 2 жыл бұрын
Mansha Allah 1991 baa laigeeyay baadiyaha 1998 walaiga soo kaxeeyay xirfad Iyo ad adeeg ayaa laga sooqaadaa walaahi xasuus ayaad igalisay dhaqan kaabo dalkeena hooyo sida aad noogu sootabineeyso waad ku mahadsan tahay
@saleebaanwadani2515
@saleebaanwadani2515 2 жыл бұрын
kkkkk caruurtaan waan ku qoslay wlhy waa fariido maansha allaah
@sahriinasiman320
@sahriinasiman320 2 жыл бұрын
Masha allah xafidahullah adiga iyo caruurta yaryarba xasuus ariga intuuna iman ka hor waxaraha soo xarey la igu dhihi jiray
@sahalyare2329
@sahalyare2329 2 жыл бұрын
Nabiga kusaliya scw
@saharah9558
@saharah9558 2 жыл бұрын
Mashalaha carurta dhaqankaba hadayad sii waxay kufarxan ugad adiga udhawe lajogee
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 2 жыл бұрын
Masha Allaha Allaha idin xafido soo barbaara ❤️❤️❤️
@faaidochannel718
@faaidochannel718 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@shukriaydiid1575
@shukriaydiid1575 2 жыл бұрын
Masha allah masha allah walahi waa fariido
@rahmaabdi8987
@rahmaabdi8987 2 жыл бұрын
Ubaxeey waan kusalaamay wll mcn waadku mahadsan tahay sidaquruxda badan eed noogusoo tabiso dhaqankeena iyo dhulkeena quruxda badan mansha allah xbbti quruxeey horay usoco dhamaan KZfaq barada Soomaliyeed waxaan ugujeclahay dhaqan kaaba💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@hassanmoh6286
@hassanmoh6286 2 жыл бұрын
Mashallah look how happy they are with nothing 😍❤️
@asliali5685
@asliali5685 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@caaliyoadoontaallekusoow2872
@caaliyoadoontaallekusoow2872 2 жыл бұрын
Ma.sh.allah
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Mashallaah guleeso walashey macan 🥰🥰🥰🥰
@mohaqays2146
@mohaqays2146 2 жыл бұрын
Mnsha allh carruurta yar yar Maxamed waa legend sida uu ushekaynayo
@shurealiim9996
@shurealiim9996 2 жыл бұрын
MashaAllah i like this somali inta meshan kujirto ana isoduceyaa inuu illahi owlad bariyin isiiyo
@farhiahussein8441
@farhiahussein8441 2 жыл бұрын
Mnsha Allah mnsha Allah ciyaal yaryar oo funny ah make me laugh wlhi wiilka yar waa fariid mnsha Allah xafidulaah
@its___me_____simaney6027
@its___me_____simaney6027 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Mashaallh Wllai waaay igaa qosliyeen caruurta Lahjadodaa Jecllhy 🖤🖤
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 2 жыл бұрын
Masha allah waa caruur yaryar oo fariido ah
@fadumashur9141
@fadumashur9141 2 жыл бұрын
Siday ubaaxeey ukeyihin quruxbaadana manshallah
@yusufahmed6970
@yusufahmed6970 2 жыл бұрын
Mansha Allah Maxaan taagooyinkii dudumo dheer iyo qarsoodi soo qotay nayla badhiga iyo mawada
@MaxamedAhmedhoch
@MaxamedAhmedhoch 2 жыл бұрын
ManshaAllah
@roodomohamud5163
@roodomohamud5163 2 жыл бұрын
Keep going mcnto from kenya
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Maansha alaah wiilka yar waa fariid inanta yari wey xishoonaysa naa horta ma iiday mala reerkinu ma yaqaan kulaha tayar waa iiday mar fogayd odan nala joogin ale haydin xafido
@abdiwaliabdi1968
@abdiwaliabdi1968 2 жыл бұрын
Masha allah wan uxiisay noloshaan
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Жыл бұрын
Masha alaah walaahi mooqaalkani aad iyo aad ayuu icajabiyay kabax
@Hawd
@Hawd 2 жыл бұрын
Inaanta ii so dhiisa 🌷🌷ubaaxey 🌺🌻🌼
@badramuse3342
@badramuse3342 2 жыл бұрын
Manshalh manshalh manshalh soo barbara habo mcn catuur qaliya
@hoodoyusuf8177
@hoodoyusuf8177 2 жыл бұрын
Kkkk mansha allah reer koodu malaa maba yaqaanan ku yee uu iga qosliyay mansha allah mama alle ha idin xifdiyo
@munamworsome2710
@munamworsome2710 2 жыл бұрын
Mansha Allah 😍
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 жыл бұрын
Maashaa allaahu waa barnaamij aan ku raaxeystay daawashadiisa wllhi waana ku nastay marna waaban ku qoslay ilmaha yar yarka xasuus bay igaliyeen😁 Alle ha idin sharfo🥰
@milosharafkamil2300
@milosharafkamil2300 2 жыл бұрын
Mnsha allah dhulka qurux sanaaaa
@bedelabdirahman6567
@bedelabdirahman6567 2 жыл бұрын
Nin adag waye🤣😆🤣😆🤣yariiska walhi dabaduu uqabtay cidna kamaqabo kulaha xtaa libaxa hariiti kabadinaa kulahaa nin adag ika dheh big love🥰😍
@fatimamahdiismail6535
@fatimamahdiismail6535 2 жыл бұрын
M.a allh Naciiima iyo maxamed Kora oowaynaada😍😍🥰
@wadaniforever5894
@wadaniforever5894 2 жыл бұрын
Maansha allaah waxaan kayar hadalkiisa ka dhex maqlayaa burco goobe waa meel aad igu qaaliya burco goobo waxaan dib u soo xasuustay noloshaydii baadiyaha markaan yaraa ee aan ayeyday lajoogi jiray ayey caruurtani i xasuusiyeen caruurta aradbaa ka muuqda laakiin waa iska nolosha baadiyaha sidaas ah Dhaqan kaaba alle haku barakeeyo qaaliyeey
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@caydaruusyare9458
@caydaruusyare9458 2 жыл бұрын
Burco goobo waa halkan ku dhashay wlhi xasuus so dhawow wlo dhaqan kaaba
@jiminzedboy1625
@jiminzedboy1625 2 жыл бұрын
@@caydaruusyare9458 waa gobolkee???
@jiminzedboy1625
@jiminzedboy1625 2 жыл бұрын
Waa gobolkee walal
@Independent-girl1
@Independent-girl1 Жыл бұрын
@@jiminzedboy1625 waa dhul hbar yoonis dagto
@saalaxaxmed4439
@saalaxaxmed4439 2 жыл бұрын
Masha allh carur iga dheh farida
@user-qp9jt8go4g
@user-qp9jt8go4g 2 жыл бұрын
Maasha allah
@nimcohappy311
@nimcohappy311 Жыл бұрын
Ma.allH wiiLka yar Funyy weeyeh😍😂
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
U baxeeey saan Chanel kaan u daawanaye baadiye baaan u xiisy wllhi waan tagi goor dhow insh
@sabiriincabdicasiis4643
@sabiriincabdicasiis4643 2 жыл бұрын
M.a nolaada waliba mid aakufaraxsantihin m A soobarbaara wiilka iyo gabar 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲
@umcadil5660
@umcadil5660 2 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@faadumonoor3989
@faadumonoor3989 2 жыл бұрын
Masha allaah carruurta naima iyo maxamed allaha xfdiyo ubax adigana allaha kugu xfdiyo xiiso badan iyo farxad aan la soo koobi krn
@halimomohamed1790
@halimomohamed1790 2 жыл бұрын
Ma sha Allah 🌹❤️
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 2 жыл бұрын
Maashaa allaah waa caruur yaryar oo aad u firfircoon alle haydin xafido kuwa magaalooyinku wax ay yaqaanin ma jirto waa in ubadka intay yaryar yihiin miyiga la geeyaa
@jabracadeofficial
@jabracadeofficial 2 жыл бұрын
Masha Allah Wlashey aadbaa ugu farxay marnaamishkaani horay usoco
@honisxaaqbootaan7883
@honisxaaqbootaan7883 2 жыл бұрын
Maash alaahi payo anaaba baadiyaha ijacliisey payo
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
M.a waagan waxara ilaaalin jiray baaad isooo xusuuusisay ubaxeeey horey u soco wlshy mcn Allah ku xifdiyo 🙏🙏🙏🙏🙏
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 2 жыл бұрын
Fariid Baad Tahay Dhaqankeenii Suubanaa Ayaad Ku Dedaashaa Inaad Nala Wadaagtid Mahadsanid 100%.
@deeqacadey8499
@deeqacadey8499 2 жыл бұрын
Masha alaah abaayo ubax quruxbadanaa❤❤❤❤💜💜💜💜🌷🌷🌺🌺👌💐💐👍👍⚘⚘🌹🌹💙💙
@shugrixasan4612
@shugrixasan4612 2 жыл бұрын
Masha alla ❤ ♥ 💖 😍
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 жыл бұрын
Aad ban ogu raaxeystay wll Caruurta yar yar iyo sida ay maamulka u yihiin. Dhulka qyruxdiisa iyo xoolahaga. 👍🏼👍🏼👍🏼
@sahalyare2329
@sahalyare2329 2 жыл бұрын
Masha Allah abyo dadal kaga horey uwat
@saladohasan5844
@saladohasan5844 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakalah. Illahay ha deesto.
@umuyahya6866
@umuyahya6866 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 2 жыл бұрын
Masha allaah
@suleimanhassanhirsi6451
@suleimanhassanhirsi6451 2 жыл бұрын
Cubaxeey waan ku salamayaa waa Abwaan Saleebaan Cirro hambalyo halkaa ka sii wad حفظك الله اين ما كنت
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
Mahadsanid abwaan🥰
@bahjaali5413
@bahjaali5413 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤💪 baadio waa jeclahy
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 2 жыл бұрын
Berkan ka ladaya wu cararqya kulaha wle inu hg yahey dah ma sarna masha alah so bar bar edo mcn
@zeinabismail969
@zeinabismail969 2 жыл бұрын
Maasha Allah Tabarka Allah ♥️🥰🥰
@diyarahassan6922
@diyarahassan6922 2 жыл бұрын
mansha Allah tabarakallah
@ahmedkeyse227
@ahmedkeyse227 2 жыл бұрын
Kkkk...mansha allah......waa geesi...
@mohammedtolmoone3864
@mohammedtolmoone3864 2 жыл бұрын
Masha Allaaah Wax badan ka faa'iday oo Dhaqankeena ku saabsan Dhaqan kaaba Hore usoco wll
@Stoover_capon
@Stoover_capon 2 жыл бұрын
mashaallah tabarka raxmaan dhaan tiin allahaidinxifdiyo
afurkeena galabta iyo baadiyaha
17:48
dhaqan kaaba
Рет қаралды 269 М.
Waxan noqday adhiraac hal maalin | A day in the life of adhiraac
10:13
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Rati dad cuna iyo waxa nakala qabsaday🥵
18:01
dhaqan kaaba
Рет қаралды 275 М.
Vlog nolosha dhabta ee baaddiyaha----
4:43
nasir haroun
Рет қаралды 6 М.
Caruurta baadiyaha iyo Saabiriin
8:14
dhaqan kaaba
Рет қаралды 25 М.
NOLOSHA REER  BAADIYAHA IYO QABKAN UGU NOLEEN
26:42
Riyaq Abdi
Рет қаралды 143 М.
Afurkeena iyo dhaabe ama RUUb😋
19:42
dhaqan kaaba
Рет қаралды 162 М.
Медвежий папа
1:00
Timminator
Рет қаралды 7 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 29 МЛН